Masha allah ad iyo aad bad u mahadsan tihiin all barnaamijka kaftanka siyaasada Soo gudbintiina muqaalka wanagsan iyo waanada wanagsan iyo runta ad sheegtaan 🙌🙌🙌 gar ahaan Ali haraare iyo yaasin du,aalle Mahadsanidiin 👍👉I like My name is cllaahi Foreman
@abdihassan465 жыл бұрын
Asc ali xaraare marka hore waan idinsalaamayaa adiga asaxabtaada barnaamijka kaftanka waxaad siisaa shahaadada qosolka sxb kaa kulawada barnamijka kaftanka
@khadijahali2527 жыл бұрын
War waa rag rag dhalay waa sheeko qurux badan
@elyeesdc60217 жыл бұрын
Ohne Badri ist besser Brüder
@gamalolaad74557 жыл бұрын
Abtigii baa laaluush kìi uu qaatay waxoogaa usoo tuuray markaa sheekadiisu dhinac bay ka rarrantay ilayn lacagtu waa sunee meesha ay gusho samayn bay ku yeelanaysa siiba marka ay lacag xaarana tahay kolkaa la yaabimayno xaajiga. Laakiin waxaan leenay haku fogaan munaafaqada duul hore ayaa ku bukooday.