No video

9 calaamo ku garo sixirka quruxda wajiga laagaga xumeeyay

  Рет қаралды 74,768

Habib Abdirahman

Habib Abdirahman

Күн бұрын

Пікірлер: 135
@queenhikam1275
@queenhikam1275 2 жыл бұрын
😭😭😭 Dhibaatooyinkan uu sheikha shegay sanado badan ayaan ladhibanahay yaa Rabbi caafimaad nasiib😭🤲
@Ma_Ah_Mo
@Ma_Ah_Mo Жыл бұрын
Ameen
@user-sr9oe9go1b
@user-sr9oe9go1b 3 ай бұрын
Asc wllo aniga ladhibane maxaa kaga baxaday
@kunkaroon8399
@kunkaroon8399 2 жыл бұрын
Anaa qabo waji nabro hadaa boomato marsado iga ma baa bi iso🥺 iyo riyoo yin xun xun🥺Allow cafimaad 🤲🥰
@adoonti_allah.acisha6865
@adoonti_allah.acisha6865 2 жыл бұрын
Abaayo allah kucaafiyo xabiib aniga xitaa wan arki jiray riyooyin xun xun lkn markow allah isoo hanuuniyay alxmdulillah wan fiicnaday hada
@AragsaninaHassanAragsaninaHass
@AragsaninaHassanAragsaninaHass 15 күн бұрын
Isku mid nahay 😢 ilahow cafimaad nasii 🤲
@zainabmohamud1975
@zainabmohamud1975 Жыл бұрын
Allaha caafiyo caafimad taama Allaha siiyo dhamaan umadeena muslimkaa
@amiirabuujaa7563
@amiirabuujaa7563 Жыл бұрын
Ilahayow iga korqaad 😢🤲🤲
@adontiiallaaahali1420
@adontiiallaaahali1420 2 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته شيخنا جزاك الله خير
@AsadIsmaciil
@AsadIsmaciil Ай бұрын
Mashallh
@baxsanqaali4616
@baxsanqaali4616 Жыл бұрын
Wajigeyga qurxdisi iyo dhehiisi wuu iga tagay aad ban u madobaday wajiga iyo labta dushana finan yar yar Oo madobanayo ba iga so yacay arageygane aad ayu u yaraday okiyalo ayan wax ku arka habenki markan sexdo maamo aan eedo leyahay ayaa indhaha wax birqaayo iiga qabato waxan so booda ango ilmo badan iga baxday Oo indhaha ixnuunayan mar nagtas lugaha ayey biyo kulul iiga shubtaa mar lugaha ayey iidhigta wax imudaayo mrkey imudan ayan soo boodaya hurdada illahey aya wax walbe ka awood badan😢😢😭
@cabdidheere5037
@cabdidheere5037 2 жыл бұрын
Waxaa ihaya xanuunka xasda waxaan dhagystaa quraanka kadib waan dubaaxiyaa daacao badan
@mannish.mmk.
@mannish.mmk. 2 жыл бұрын
marmar adoo caadi iska joogo jirka melaha qaar dhagdhag maku dhahaan sida gacmaha dhabrka meelo badan
@falastincookingbeutychanne2952
@falastincookingbeutychanne2952 2 жыл бұрын
Subxanallah allow nacafi timiheyga wanba ku daley wan jarey xita waxwalbo fcn wan marsada wana sidood cawa odhan ahadan jifo subixi qof cawa dhan lugeyneysey cml ayan ahay lugaha xita wey idamqanayan
@naciimorooblekhayre3237
@naciimorooblekhayre3237 Жыл бұрын
Jazakallh barakallah Sheikh xanundas qar kamid ahba ihaya iso duceya i.a
@hamdibayo
@hamdibayo 2 жыл бұрын
Thanks 🙏🏻
@farxiyamohammed4976
@farxiyamohammed4976 2 жыл бұрын
shukran sheekhana allhu mabaarik
@umuzekiyakhadar6401
@umuzekiyakhadar6401 2 жыл бұрын
جزاك الله كل الخير
@rrffy4535
@rrffy4535 Жыл бұрын
الله يحفظك يا شيخ
@hamdimohamed1407
@hamdimohamed1407 2 жыл бұрын
Jasakallaah qeyr shiiq aniga masas ayaa idhibay markaan musqusha galo cabsi marmar godga waan kacsadaa
@cawomaxamed3226
@cawomaxamed3226 2 жыл бұрын
Asc sheikh wan ku salamy sheikh intaaba wan isku calamdood ed sheegtay mxn isku daweeya
@izgokui78595
@izgokui78595 2 жыл бұрын
Mashaa aallh ilahay haa ku barakeyo shek jazakalahu qer
@ilhaandahir6198
@ilhaandahir6198 2 жыл бұрын
wlhi she wlhi waxad shegtey wlhi wan wada qaba
@yussraissaq9535
@yussraissaq9535 2 жыл бұрын
Asc sheq Allh kubarakeyo wallhi billahi calamadahas kulli waleyahy xita waxa idher rerke carurty waa nacy inkaar aya igasoharty siba curudkey waa 13sano wuu idhibdady ada udhecbhay sheet ila sotali please Namarka shada makaso wici karaa iso jawaab please 🥺🙏
@zuzuelmi3919
@zuzuelmi3919 2 жыл бұрын
Apyo zero acne marso anaa sidaas Aha nabro wa weyn walibo mad madow ah taas is ticmalay wune ba iyey
@kaafiyajaamac6567
@kaafiyajaamac6567 2 жыл бұрын
Shiikh illhy khaayr padan hku siyo❤❤❤
@nimoahmed913
@nimoahmed913 2 жыл бұрын
Sheekh indhaha ayaa igaabiyey moyaaead ayaan qaaty waxan imaytarin timiha way daataan inyar ayaa igu soo hadhay markii hore timo dhaadheer ayaan lahaa dadka ayaa iga day waayey inanta timaha dheer
@deeqaabdilaahi7251
@deeqaabdilaahi7251 2 жыл бұрын
Jisaka allaah. Sheekh
@izrazuu7652
@izrazuu7652 2 жыл бұрын
Walahi intaasba anaa qaba Subxanallaah
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 Жыл бұрын
mansh allah
@maxamedcabdi6197
@maxamedcabdi6197 3 ай бұрын
Sheekh nabaro iyo qolof ayaa muddo i hayay dhakhaatiir badana waan la tagay wali ma hayo caafimaad jidhka oo dhanna waa i xanuunayaa muddo
@shukriarraye8243
@shukriarraye8243 2 жыл бұрын
‏السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@AsadIsmaciil
@AsadIsmaciil Ай бұрын
Jiisalla kharr sheekh ❤
@maryanruun4720
@maryanruun4720 2 жыл бұрын
Shiikh intaba wa ku leyahay wajiga dhabarka iyo laabta maxa daawo u ah
@queenqurux1213
@queenqurux1213 2 жыл бұрын
Asalaamu calaykum shiikhoow waakusalaamay adoo mahadsan shiikhoow xanuunadaas aadka sheekeynayso ayaa ihaya eeshiikhoow wasabka eey baarliinkuqorantahay iiguu faahfaahi daawadooda
@user-cz3qv6st7b
@user-cz3qv6st7b Ай бұрын
Sheikh jasaka allaah
@aziizaabdulaahixaaji5128
@aziizaabdulaahixaaji5128 2 жыл бұрын
Masha allaah
@sundussaidabdi1445
@sundussaidabdi1445 2 жыл бұрын
Sheqa wa jiga nabaro ban ku leyahay isoo ducaya sheekhow plz 🙏 😢
@kamilofarah8364
@kamilofarah8364 2 жыл бұрын
Aniga siadas ahaa wlhi nabro waa weyn wajiga dhan mirayadii oo dhan waa nacay in aan is fiiriyo creem waa nacay alx hada naag aa idhibtay waa kaguuray alx nabrihii markaas baa iigu dambeysay alx ilahey iguma soo celiyo
@adoontiallah6609
@adoontiallah6609 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا ❤
@sahrafarah3527
@sahrafarah3527 2 жыл бұрын
Subxan allah ilahay haa naga hayo
@ayaanabdirahman6865
@ayaanabdirahman6865 2 жыл бұрын
Sheekh warunta waxaba imatarto dawkastoon masado dhabark & jibuhuna way ixanunan hurdadana waxad moda inlayga toosiyo kumana noqdo riyaduna way igu badantahay cabsida leh
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 2 жыл бұрын
Sheekhow anaa iga hadlaysaa kareemkasta hadaan so gato marsado iima shaqeeyo elerji baana ka qaada
@farhiyoali9179
@farhiyoali9179 2 жыл бұрын
Asalam caleykum sheekhow ma anigaa iga sheekeyneysaa subxaanaAllh
@idmansiciidjaamac8715
@idmansiciidjaamac8715 2 ай бұрын
Alhmdulilaa waa daremaa xanunka wlhi ilaaahy hanaa cafiiyo is ciljiina ma awoodo
@hodanibraahin1598
@hodanibraahin1598 Жыл бұрын
Alla shiikh alle haku barakeeyo wllhy intaaa aad sheegtyba wan leyahy lacagtii dawa iga dhamaysay mudo 1 years ah wajigayga finan saliid aduu waxaa ad shegtyba waa ani xagee klaso xiriira sheekh
@halimamohamed4926
@halimamohamed4926 2 жыл бұрын
Sheekh Saudi miyaa joogtaa
@sahraabdirahmansaid8054
@sahraabdirahmansaid8054 2 жыл бұрын
Allaha afkaaga kubrky wligy ma mql astmha leyhy qof kshekenyo siiba nbrka dhbrka , laabta wjiga xita dhqtr wn tgy wn kdly astaantaa shegto dhn shiekhow wn leyhy wjikeyga cram kla qusty
@shuherahmed8515
@shuherahmed8515 2 жыл бұрын
Sual private kuwaydiin lahaaa xageee lagugu sooqoraaa sheikh
@user-cz3sx5qq2z
@user-cz3sx5qq2z 10 ай бұрын
Yaa rabi hada sidaan man sixranhy😢alla ilaahow sidiii wacan ada og ee khayrka i waafaj
@happyoct7301
@happyoct7301 Жыл бұрын
Kuli waan iskuhayaa arimahan😭😭😭😭😭 waxaa iidheer waxbarashadii baa igu adag iyo xifdinta maadooyinka 😭😭maxaa xal ah OO aan kudaawoobaa quraanku laygukarimaayo xataa salaada ayaan si daduuc ah kutugada saxna umatukado waan islasheekaysanayaa markaan salaada tukado waan khalkhalaa markaa dadku iyimaadaan ama dad badan lajoogo waan neefduurayaa ma awoodo inaan hadlo markaas baa cabsi laygusootuurayaa xataa barasantayshanka jamacada wuu igu adagyahay waxaan soo diyaariyo markaan dadka hortooda istaago way igamasaxantaa waxaa iqabata waxbarashada kahar xalna mahaayo awwal saas maan ahayn qofkasta OO ilahadla markasan cabsi laygusootuurayaa inaan ooyo kusigta 😭😭😭😭😭😭qofna lama hadlo inaan meel cidlo ah tago Rabaa farxadna madareemo waagaa bari OO murugbaa iigudhaamaadn maalmaha
@wardawarda1214
@wardawarda1214 Жыл бұрын
Anpa wll inbadan kla mid ahy ee Alle bari oo ducayz0 saliga Nabiga badz0
@Deeqsan123
@Deeqsan123 Жыл бұрын
Ilaahay haku caafiyo wll
@Amiraqurux796
@Amiraqurux796 Жыл бұрын
Wllo ilaahay ha kaa dulqaado intaas aadsheegtay iyo kabadan baan qaba wlhi waxbarshadana 5 mar baan 1 class ku dhacay 4 sano oon qabo xanuunkan noloshu way iigu adgatay waalid iyo ehelna lama joogo meel cidlo ah baan kaligay jooga qofkasta oo muslim ah ilaahay dartii iigu soo duceeya qofkasta oo muslim ahna meeshi dhibi ka hayso alle swc Haka dul qaado.
@Happ147
@Happ147 Жыл бұрын
@@Amiraqurux796 alle haku caafiyo abayo
@ainamadam8314
@ainamadam8314 2 жыл бұрын
Ilaahay hana caafiyo😑
@habibaabdi6720
@habibaabdi6720 2 жыл бұрын
Msh allah
@niciimamohamed7644
@niciimamohamed7644 2 жыл бұрын
Sheeekh khayr Alle haku siye maxaa uu dawo aah
@nicmodaud3767
@nicmodaud3767 2 жыл бұрын
shiiqoow intaasba waan isku arkay dhaqtar waan kudaalay iyo kareem aadban uwalacay maxaan sameyaa iisosheeg shiiq ilaheey qeeyr haku siiyee🥺
@munaisse7745
@munaisse7745 2 жыл бұрын
Sheikh asc aniga inta calaamad aad sheegtay waan leeyahay lkn kadida marba in aya iga imanaysa ilaa inbadan ay igu qaadato, habeen ayan seexday wajigayga madaw malahayn subixii waxan ku so toosay labada qawlal madaw ka bilaabmay ila daamanka agtoda ku jooga wax kasta wan mariyay wax iska badalay ma jirin, bilo ka dib ayan habeen kale seexday subixii ayay dadku ileeyihiin wajigagi maxa ku dhacay madaw ka bilaabmay camanka xagooda sare gaadhaya ilaa daamanka o ah sidii meel jug ku dhacday green dark ah maalmihii danbana wuxuu isu badalay mar madoow mar danbaska midabkiisa, gadhkana madaw aya marsan, sanka laftiisa dheer madaw gudub la ii mariyay aya ku yaal sheikh suunida bidix dusheeda iyo timaha dhexdoda madawgu WU marsanyahay yacnii imika ayan ogaday wajigayga in lagu falaadayo,, mashallh waligay fin ma yeelan rabi midab ka ugu wanagsan ayu igu karameeyay ana dhibkasta wan ka dhawran jiray imikase finance wan leyahay, lkn sheikh imika aya imtixaan igaga socdaa, timahayga Markan saliid mari dhaho ayayba gacmahaygu buuxsamayaan dhawr jeer, anigaan feedhin, wagi hore anigoo yar ayuu habeen madaxaygu cadaan isu badalay lkn imika way iga so yaranaysaa ciradaas way is badbadashaa marba si, sheikh jazakallahu bi cafwih Halkaan wax ka bilaabaa.
@lindamuxudingermany7760
@lindamuxudingermany7760 2 жыл бұрын
Cirada maxa ku babiisay wll
@lailaismail1317
@lailaismail1317 2 жыл бұрын
Xamamka inaad jeclaatid macnehede ma in qofka kaadidu ku badataa oo uu suuliga ku noqnoqdo ilay si kale suuli loma jeclaadee ta kale aniga madow iyo finan wejigaa weeye bes iyo xasaasiyad dusha kulayl iyo finan dusha intaas bes hurdadana dhib ba ka jirta lkn wax kale maarag
@ilyaasaadan3085
@ilyaasaadan3085 2 жыл бұрын
asc shiiqow aniga waxa ihaayo xanuun mudo 8 sano ah wajiga waxaanku leyahay haaro labada dhinac oo feerha hoostoda ah waxaanku leeyahay is da wajiga oo kale waxaan dhageestah quranka wajiga dhan waa idhaqaqa waxaan leyahay daco badan markaso ah hadan gari saranahay iyo hadii aan dadlajogo macelinkaro dhor mar waan matagay waxaad la yabesid madaxu waa ixanuuna markasto marka maxeey kula tahay maxaase lagu daweya mahad sanid shiiqow
@AbdikariinMuxamedxasan
@AbdikariinMuxamedxasan 22 күн бұрын
Shadow wamahad Nantahala. Waxanun sanaya
@lindamuxudingermany7760
@lindamuxudingermany7760 2 жыл бұрын
Adunyada waxa igu daran san u fadhiyo calosha leyga qabanaa suliga galaa intaa galin wan ka walwala markan galo suliga sidii aan wax u rabay manonayan sidi markii hore urabay
@imrllabd
@imrllabd Жыл бұрын
Shiekh qunah hadii aan waxaan dhan heysatay ku calamadahan iisheeg maxaa si dhaqsah ku sameeyah
@isabellaali7835
@isabellaali7835 Жыл бұрын
Asc walalahayga isoo duceeya wajiga haaro iga galay
@fatimaqali3747
@fatimaqali3747 Жыл бұрын
Wcs wllshy aniga xata wanku dhibanahay Walhi kalsoonidaydi wax walba eber iga noqdeen
@maxamedkhaliif153
@maxamedkhaliif153 Жыл бұрын
Sheeq qerbadan allaha kusiyo waxbadan ban ladhibana wajiga oo igadudanayo iyo timaha oo igadadanayo iyo nabro xabadka iyo dusha igasoo baxaya hada ayan dhagestay ruqyada wan ku xanun saday wana matagay
@axlaanaxmed6098
@axlaanaxmed6098 2 жыл бұрын
Waxn isku arky dhowr calamadood okamida Sida finanka wajiga iyo labta iyo dhabarka sidokle jirkayga wuudiiciufay sidokle wan madoobady sidokle wanxan yeeshy modmadaw haarocamalaa ah waxn any gabar yar 20sano ayanjira anoocareemo aan marn ayan wajigu fiicna umanabaahnjirin cream.
@samiirowarsame5570
@samiirowarsame5570 2 жыл бұрын
Intaasba waan isku arkay shiiq ila iyo hadana wajigyga ma cafimad qabo wxa qasaba finin ine igu yalan mar wlpo wana kuda dala ila dhaqtar ban aaday iso duceye umada islaamka Ino ilahy icafiyo 😭
@claahimahamedtaqal8521
@claahimahamedtaqal8521 2 жыл бұрын
Asc
@claahimahamedtaqal8521
@claahimahamedtaqal8521 2 жыл бұрын
Xageen kaahelikara
@nimcocarraalemaxed1027
@nimcocarraalemaxed1027 2 жыл бұрын
Shiikha intab wan leyhy maxa samey had 😢
@wadnahatv6356
@wadnahatv6356 2 жыл бұрын
Whats appkaaga noo soo qor walal shiikh alle ha ku barakeeyo
@falismohamed3228
@falismohamed3228 2 жыл бұрын
shekh waa saxan tahay aniga intasba ah 😰😰
@NeimaAbdi-re4hh
@NeimaAbdi-re4hh 5 ай бұрын
Masha allah mahadsanid
@cabdidheere5037
@cabdidheere5037 2 жыл бұрын
Waxaan rabaa calmada daacada xiliga quraan qofku dhagysto haduu daaco farabadan maxy ka turjumaysaa
@mannish.mmk.
@mannish.mmk. 2 жыл бұрын
Daacada farabadan anba waa qabaa marka quraan dhagesanayo
@salahmuktar29
@salahmuktar29 2 жыл бұрын
Asc😥
@axlaanaxmed6098
@axlaanaxmed6098 2 жыл бұрын
Cream madu waxbo imataran iny wax iyeelanmaahee
@naciimohassein6623
@naciimohassein6623 2 жыл бұрын
alla wa isku arka qaar ka mid😢😢
@rahiimamuuse5469
@rahiimamuuse5469 5 ай бұрын
sheekh waxaaso dhan waan way ihaystan
@naciimorooblekhayre3237
@naciimorooblekhayre3237 2 күн бұрын
Allow naga badbadi wax yabo badan ban isku arke
@samiramohamed9392
@samiramohamed9392 2 жыл бұрын
Waan dowahay wll
@maxamedcawad5275
@maxamedcawad5275 2 жыл бұрын
Sheekh sixirka saas kuma buurburiyo ee sheeg wixii lugu furi lahaa oo mundawad ah hadii rabto in lugu daawado wax leyskudaro mundawaad sheeg hadii dhabkaa tahay
@balwainasheick9176
@balwainasheick9176 2 жыл бұрын
Warun sheikh aniga isku arkey
@axlaanaxmed6098
@axlaanaxmed6098 2 жыл бұрын
Sha sakalahulkhray
@shukriarraye8243
@shukriarraye8243 2 жыл бұрын
Shekhow dadk hatiiaad kaga shegeysid jin sixir ila waxaye kacabsanyan intaas siasan ugu dhicin Awaye dacwadi Rabi noo aburaye dadka uga shegaye Rabi sidaas baa nabiyas loosoo tieaye
@AbdikariinMuxamedxasan
@AbdikariinMuxamedxasan 22 күн бұрын
Aslam caleykum
@user-tw7ug4ox8m
@user-tw7ug4ox8m 3 ай бұрын
ايوه صح كل الاعراض اللي تكلمت عنها
@shukrijama3200
@shukrijama3200 2 жыл бұрын
Wll waxaa aad sheegtay wll waan kusuganahay
@samiramohamed9392
@samiramohamed9392 2 жыл бұрын
Wcs wll
@amolachannel5486
@amolachannel5486 2 жыл бұрын
Sheekh anaa isku arkay
@AbdikariinMuxamedxasan
@AbdikariinMuxamedxasan 22 күн бұрын
Xagen idikasoxarira. Harmon Ayan idinsoban dhigini
@canabcanuuni3421
@canabcanuuni3421 2 жыл бұрын
ita xano shegata wan khawa jiray isbitalna wa khadlay wax igo morga ba najirta tita iyo dhawarkha lafta hose xasiyata wajiga khabixeni mod lar latcalay laxmulilah
@fardosofarah9082
@fardosofarah9082 2 жыл бұрын
Ala shiqow ana wajiga haro iga yalan drna wn kudalaye mxn kusameya pls ii so jwb
@kaafiyajaamac6567
@kaafiyajaamac6567 2 жыл бұрын
Calmadaha qaar padan paan haya
@ahmedbulale1837
@ahmedbulale1837 2 жыл бұрын
Telefonkaga Noosoo Dir shiikh
@HodanHassan-kh6vu
@HodanHassan-kh6vu 8 ай бұрын
Wllhi intaba wan leedahy 😢
@sacdiyoaxmed1296
@sacdiyoaxmed1296 2 жыл бұрын
Shaqgabarxanuunsanayaanahay
@AmaalMaxamed-uh8wi
@AmaalMaxamed-uh8wi Жыл бұрын
❤❤❤
@SomaliRuqiyah22
@SomaliRuqiyah22 Жыл бұрын
kaalay is Dawee walal 🖐❤www.youtube.com/@SomaliRuqiyah22/videos
@ShugrifarahCismaan
@ShugrifarahCismaan 14 күн бұрын
Sheikh aniga waxn qaba cudur jirka ibood boda waa naxa ano cid iga nixin😢
@kawsardaahir2280
@kawsardaahir2280 2 жыл бұрын
Shekow ani wxn ahy qof cad o iska qur xon lkn hada finan ayaa laydaba dhigay cuqdad ayaan qaday
@user-cn2nc4wl4b
@user-cn2nc4wl4b 10 ай бұрын
Shiiqaw kuli waan isku arkay maxaa udawaa iina soo ducee
@fadumoaziiz-wh7uk
@fadumoaziiz-wh7uk 10 ай бұрын
Asc shekh waxan isku arkay madax xanun said ah maalin kasta duhurki waxi ka dambeya tintana wey iga dadata mar kan gacanta san u mariyo wey buxsameysa maxaa sababa
@fadumofiyo
@fadumofiyo 11 ай бұрын
Shekha wajiga finanki Kaa baxyo😭😭😭
@ayaanomar7542
@ayaanomar7542 Жыл бұрын
wllahi adeer aad u dada yarahy sanado badana waan la dhibanhy meel walbana waa lay geeyay midwalpa waa erlaji idhahaa dadkuna waxay igu dhahaan waad qurux badan thy timo dhaadheer kahaa lkn iminka waxan moodaa inaan xeerty
@bilanrose8193
@bilanrose8193 Жыл бұрын
Sheiikh wajiga waxa iga soo daatay finan yar yar ilaa indhaha xasasiyad mana aha waxaan ku sameeyo ayaan garan la asanyhy 😢 sheekh ii jawaab plz
@hodhmanosman7845
@hodhmanosman7845 2 жыл бұрын
Sheikh dhibkan wa ihaya
@haniqueencrystal8356
@haniqueencrystal8356 2 жыл бұрын
Asc Sheikh aniga number kaga Ayan u bahanahay
@amiirmire4159
@amiirmire4159 2 жыл бұрын
Waxan dhan wan layahay
@user-et1jx3kl1d
@user-et1jx3kl1d Ай бұрын
Intas waa I heyta wlhi indhahey Hal mar ayey is badalen umada dhan waxey dhahen indhaga maxa waaye said ayey u yaraden warshe waa noqotay wajiga noc kale ayu noqday wajiga duub duub ayu yeshay aragtid wey yaraatay dadkaneh labo labo aya u ah arka awal Wajigeyga qurux qalal indho qurux bdn aya laha aad waa u xarako jecla ilahey ha I gargaaro bal maxey iga raban 😢
@nimcoaxmed7101
@nimcoaxmed7101 Жыл бұрын
Wan leyahay
@Tuusha
@Tuusha 11 ай бұрын
Aniga ma aqano in lisixre sbbta ma aqab oo lisixraayo 😢 ilahy haicafiyo wejigayga nabarha anoo 10 sano jiro iga sobxen hdana waxaa jira 17 sano😪
@aminafarah7494
@aminafarah7494 Жыл бұрын
Sheekh aniga leh haraha wajika iga badale
10kan Qalad ka ilali Wajigaga Wuxu Ku Sababaya Wajiga in u ka Halabo
10:02
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 123 М.
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 12 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 43 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 12 МЛН
7calaamo oo guurka lagaaga xidh xidhay sixrtu tacddiil
22:34
Habib Abdirahman
Рет қаралды 88 М.
Hadii aad isticmaashid wuu kaa bixi sixirka jinka iyo ishaba
27:45
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 399 М.
5Calaamadod  Hadaad ilmahaaga ku Aragtid ogoow in lagaa ileeyay
17:43
Habib Abdirahman
Рет қаралды 452 М.
5calaamo hadaad isku aragtid Sixir baa caloosha kuu dhex fadhiya
29:15
Habib Abdirahman
Рет қаралды 81 М.
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 12 МЛН