No video

Hadii aad isticmaashid wuu kaa bixi sixirka jinka iyo ishaba

  Рет қаралды 399,154

Somali Ruqyah Tv

Somali Ruqyah Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 1 000
@failsmuxudiin9786
@failsmuxudiin9786 4 жыл бұрын
dhamaan inta xanuunsaneysa allaha caafiyo waxa alle ka wada baryeyna dhamaan islaamka meel walbo ow joogo ku caafiyo amiin ya rabi
@fartacali6936
@fartacali6936 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbii 🤲🤲🤲
@daahirmuuse8408
@daahirmuuse8408 2 жыл бұрын
Daahirmuse
@daahirmuuse8408
@daahirmuuse8408 2 жыл бұрын
Daahirmuse
@daahirmuuse8408
@daahirmuuse8408 2 жыл бұрын
Daahirmuse
@xaliimosiidcali8027
@xaliimosiidcali8027 2 жыл бұрын
🙌🙌🙌
@nasronasib
@nasronasib 4 жыл бұрын
Suuratu baqaro laasima Anigaa tijaabiyay oo Aad u xanuusanaa waana caafimaaday Alhmllaah waan joojiyay waana la igu soo laabtay hadaan bilaabay hadana illaahayoow caafimaad Nasii Yaarabii illaahayoow caafi umada xanuusan dhan
@faidochannel7486
@faidochannel7486 4 жыл бұрын
aamin ya Allah meqa waday
@hulughotv4073
@hulughotv4073 Жыл бұрын
Meeqa waday walaal
@mohamedahmed-xs2kk
@mohamedahmed-xs2kk 5 жыл бұрын
ALLAH haku barakeeyo sheekh sida mutadawac nimo da ah ee aad dadka ugu garaarayso
@fartunomer2757
@fartunomer2757 4 жыл бұрын
Sheekh Allah hakaa ajirsiiyo wanaaga aad noosoogudbinayso marwalba Aamiin yaa Allah sheekh qabayska mawaxaan kabilaabayaa madaxa mise luqunta ama qoorta
@jamacjookar9364
@jamacjookar9364 4 жыл бұрын
Sheekh allaw iii soo duceeya in alle caafimaad isiiyo Aniga iyo inta xanuunsanaysaba
@user-hd4cr8lx6n
@user-hd4cr8lx6n 5 жыл бұрын
Iteekahelaaaa taleefanka sh alaha xafido alaha nawada caafiyo yaarab 🙌🏼
@hodanroble5337
@hodanroble5337 4 жыл бұрын
Jasaakalah sheik caydarrus Ilaahay Ayaa mahadleh umada kuudiray inaad Quran kudawayso Quran ku sixirka ayuuburburiyaa Ilaahay baamahadaasi u sugnaatay
@xamdacabdi1356
@xamdacabdi1356 2 жыл бұрын
Shiikhe saliida mageeceda noosheg
@mohayareofficial8640
@mohayareofficial8640 4 жыл бұрын
Shiikhow ilahey waxan kagabarya oo kaliya jannatul fardowso walahi ispitalbatan lacag wow igadhameyyeyy waxnna wala igawayey lkn waxan dhagesta marwalbo ducoyinka ayadaha iyo kuwa isha sixirka waxen darema inan kaficnanayo ilahey ajir iyo xasanat hakasiyo xanuunkanna waxan ispitalkadaba warego shansano mantana waxan kutixanahy cashiradada dhagesta sidirabo aan ucabsado dhagta sarta ❤💯❤❤
@umsuumayaxayaatii5712
@umsuumayaxayaatii5712 5 жыл бұрын
Rabii ajaar iyo qeer aan kadhamaan ha ku siiyoo aqii
@konte5222
@konte5222 4 жыл бұрын
Allah bless you dear sheikh, many thanks indeed
@fadumosamatr3614
@fadumosamatr3614 4 жыл бұрын
Lahakubarakeeyo
@asliinaabdulahi6818
@asliinaabdulahi6818 4 жыл бұрын
Masha allh ilahy haku xifdiyo wlll like hala igu qabto hada so tusey
@osmanabati4299
@osmanabati4299 5 жыл бұрын
asc sheikh masha allah horta aad ayaad u mahadsantahay , teda kale waxaan kaa cod san laha quranka iyo ducooyinka aad aqrineysay iyadoo qoraal ah noo soo gudbi , shukran wajazakallahu kheiran.
@user-pn6mf5jm9i
@user-pn6mf5jm9i 2 жыл бұрын
..
@nasraaali7283
@nasraaali7283 5 жыл бұрын
Asc wallaahay iso duceya in alle muradkeyga ii sahlo cafimad isiiyo allow i cafi
@abdiabassshabdi1975
@abdiabassshabdi1975 5 жыл бұрын
Alle haku sahlo wall
@rakkoalyusfi7465
@rakkoalyusfi7465 5 жыл бұрын
Illaheey ha kucafiyo walal
@maryanadan152
@maryanadan152 5 жыл бұрын
Wax walboo niyadaada ku jira oo uu kheyrka kugu jiro allaha ku siiyo
@ashahassan2635
@ashahassan2635 5 жыл бұрын
Qureshtii godey gacalo gacalo Allaahum Amiin wallaalo ILlaahay haku cafiyo dhamaan teenba
@munamahmed1572
@munamahmed1572 5 жыл бұрын
Ilaahey ha ku sahlo hadii uu kheyr kuu yahay
@hindamahamud3032
@hindamahamud3032 5 жыл бұрын
sheekh illaahay Janatu fardowsa hakugu martiqado uyadii biyaha lagu tufayay Eed Nabartay waan sameeyay waanan ku fiicnaday hadana tan waa inaan sameya khayr Alla hakusiiyo
@mowlanaamulle3431
@mowlanaamulle3431 4 жыл бұрын
Manshalah manshalah waa arin laga gaabiyay?
@ubahhussein206
@ubahhussein206 4 жыл бұрын
geedku waa nocmana maxad isku darty wll
@maryanhassan8875
@maryanhassan8875 4 жыл бұрын
Asc
@fahmasahara276
@fahmasahara276 3 жыл бұрын
@@maryanhassan8875 asc
@fahmasahara276
@fahmasahara276 3 жыл бұрын
@@maryanhassan8875 shekha wan xanun sanahay
@bilanyasin5520
@bilanyasin5520 3 жыл бұрын
Alle ha ku xiftiyo Amiin Amin wallh wan isk ilmnyaaa ilan na joogsan & Haalka qalbgaaad o xoog ixnsaa 😭😭 Alle ha Cafiyo intii xanuusanayn Amiin 🤲🤲
@fatumafx169
@fatumafx169 3 жыл бұрын
Sheekh caydaruus shukran wlhi jazaakalaahu khayr
@naimamahmud8708
@naimamahmud8708 5 жыл бұрын
masha allaah sheekh caydaruus ilaahy haku xiftiyo adiga iyo awlaadaada
@cmkcdjdk3820
@cmkcdjdk3820 5 жыл бұрын
👌
@abdulkadirali3981
@abdulkadirali3981 5 жыл бұрын
Sheekh jidhka I gubanaya gaar garbaha dhabarka badhida afarta calcaalood indhaha caloosha gudeheeda
@naimamahmud8708
@naimamahmud8708 5 жыл бұрын
@@abdulkadirali3981 alle haku shaafiyo walal
@abdiadan269
@abdiadan269 4 жыл бұрын
@@abdulkadirali3981 sxb qur aan isi saaaraan
@hamsearnav1258
@hamsearnav1258 4 жыл бұрын
Alle wayne ha ina caafiyo dhamaanteen
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 4 жыл бұрын
Ilaahow aamiin aamiin yaarabi naga qabo jinka sixirka lasoo diray aniga iyo intii muslim ah oo dhiban aloow naga dulqaad adigaa caadil ah ilaahow aamiin yaarabi
@hulughotv4073
@hulughotv4073 Жыл бұрын
Aaamiin
@iftinmidiyaa2379
@iftinmidiyaa2379 3 жыл бұрын
Mahii Quranka Alha mahinee wa Kalan amino majirto guriga mesha milhi ku shuptey Adii Quranka Darsatit waba Majiran gurigina Ka firso Dawaduu wa Quranka Alha Subahanu watala
@iqlaasaadan9889
@iqlaasaadan9889 5 жыл бұрын
Ilahey ha cafiyo umada muslimiinta ah
@koosmohamed4338
@koosmohamed4338 5 жыл бұрын
Qof aan waxba hayni makumagran karaa cafimad ahaan sheekh lambarkagana nosoo qor sheekh
@koeahmed9293
@koeahmed9293 4 жыл бұрын
iqlaas aadan
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 4 жыл бұрын
Amiin
@abdiaziizmahamad5025
@abdiaziizmahamad5025 4 жыл бұрын
suaal sh musqul
@abdiaziizmahamad5025
@abdiaziizmahamad5025 4 жыл бұрын
maku qubeysn karaa
@amaalkhadar5990
@amaalkhadar5990 Жыл бұрын
Sheekh jasaakalah Dawa iisheegtay Allah ajar badan haka siiyo
@user-xn9gk3nz9o
@user-xn9gk3nz9o 8 ай бұрын
Aaaaamin Aaaaamin Aaaaamin Aaaaamin Aaaaamin Aaaaamin Aaaaamin Allah ha caafiyo dhamaan muslimiinta
@mariyainasuldaan2938
@mariyainasuldaan2938 4 жыл бұрын
Walalhy xanuusan ilhy ha inaa caafiyo Insha allh caafimd ban inii rajen🤲🤲🤲
@adoontialle8886
@adoontialle8886 5 жыл бұрын
ALLahumaa aaamiin jisakallaah qeeyr sheeq ceeydaruus
@yusrabile8324
@yusrabile8324 5 жыл бұрын
Masha allah sheekh ilaahay ku ciseeyo sheekh isha sida shaadha ayaa Aniga u tahay
@Shukri127
@Shukri127 4 жыл бұрын
Alah Swt ha ku xifdiyo ya Sheikh
@runimodonkiisyl6278
@runimodonkiisyl6278 4 жыл бұрын
Amiin sheq Masha Allah qer alle hakasiiyo qerka noshektay
@halimaahmed8503
@halimaahmed8503 3 жыл бұрын
Alahaku barakeeyo shiikh anana hanagu caafiyo
@HALBEEGTRADE
@HALBEEGTRADE 5 жыл бұрын
Asc. Sheikh . Ado ku mahadsan Wanaaga iyo Qeyrka Alle iyo aqoontaaada aad nala wadagtaubwaad ku mahadsantahay... in badan Alleweyne ka sokow.. Jazakalah Qeyr Lkn dadka Shardi ha uga dhigin iney sii qeybiyaan muuqaalka muhiim waxa ah in aad soo gudbisid aqoonta Alleweyne SWt ku siiyey qofkii Wanagaas Rana isaga so donanaayo Insha allah Qeyr..
@cabdirashidliiban172
@cabdirashidliiban172 4 жыл бұрын
Shardi ma'aha walaasheey hadaa aqoonin ha is kalifin hadaa taqaano gaarsii ajir baaka heleesa ok
@asiyamaxamud8613
@asiyamaxamud8613 3 жыл бұрын
Amiin Amiiin ilahayow naga.qaabo
@FardawsaAhmedAhmed
@FardawsaAhmedAhmed 3 ай бұрын
sheekh.ceydaruus.alaah.hakubarakeeyo
@sumayosumayo827
@sumayosumayo827 5 жыл бұрын
Ascs sheekh kheralaha kusiiyo waadnofaideysey mashalaah tabarakalaah
@faraxaxmed7988
@faraxaxmed7988 4 жыл бұрын
Mashaa Allah sheikh waad mahad San tahay👍👍👍💎
@mohamedabdilahi9647
@mohamedabdilahi9647 3 жыл бұрын
Sheekh Walaahi Aniga Matag ayaa iga yimid waan Matagay Culays baana iga dhacay
@ubaxmawlid451
@ubaxmawlid451 Жыл бұрын
Ilhy inta xanuunsan ha caafiyo
@fadumaabdi6549
@fadumaabdi6549 4 жыл бұрын
Mäasha allaah ilaah ajar hakaa siiyoiyo xasanaat shukran
@mhmdtaher6688
@mhmdtaher6688 4 жыл бұрын
Aamiin ilaahownaga qabo xaasidiinta
@cosobali5861
@cosobali5861 Ай бұрын
Dadaalka aad umada islaamka ah ufaa iidaynayso jasaakumulaahu khayran .wa khayrun jasaa
@hodonhabi6161
@hodonhabi6161 Жыл бұрын
Masha allah wll waxan daremay xanuun badaan urkujiirta odhaan Ban kadaremaya xanuun markad akhriday quraanka
@fatimahersi7397
@fatimahersi7397 5 жыл бұрын
Baaraka Allaahu fika
@cacaca6794
@cacaca6794 5 жыл бұрын
asc cayduruus wll ilaah Dartiis ayaan kuu jeclay
@mastuurmaxamed2409
@mastuurmaxamed2409 4 жыл бұрын
Mash allah
@sahradhunkal5219
@sahradhunkal5219 3 жыл бұрын
Sheik salama"aleyku waaxan dareemay garbo xaanun marad u malayan waxa ii asiibay please ii soo jawab
@mustafeawed5693
@mustafeawed5693 4 жыл бұрын
Shkh ale ha ku barakeeeyo
@aliabdi1566
@aliabdi1566 5 жыл бұрын
Maasha allah sheek alle khayr haku siiyo
@abshiramohamed9137
@abshiramohamed9137 5 жыл бұрын
Mashaallaah sheiqow jazakaalahu qeiraan
@maskaxmaalofficial1942
@maskaxmaalofficial1942 4 жыл бұрын
Wllo iisooduceeya inuu ilahay Muraadkaygah oo bilaa macsi ah ilaahay iifidaydiyo
@ji8698
@ji8698 4 жыл бұрын
Amiin amiin amiin
@yaaskacmcofficialpage6427
@yaaskacmcofficialpage6427 4 жыл бұрын
Allah kuusiiyo wax aad rabto walaal
@cumarlaki884
@cumarlaki884 4 жыл бұрын
___Aamiin Alle hakuu sahlo___ Zxp __qaali
@user-gy9dd8yy2j
@user-gy9dd8yy2j 4 жыл бұрын
Maskax Maal Official alaha kuu sahlo muraadkaaga iyo muraadkeena iyo muraadka muslimiintoodhan
@asmaismaciil6844
@asmaismaciil6844 3 жыл бұрын
ilahay haku fudwdyo
@xabibaxussen2381
@xabibaxussen2381 2 жыл бұрын
Sheq Kheir illahey hakusiyo inta xanunsan illahi hacafiyo
@FaisaIlays-ve8tj
@FaisaIlays-ve8tj 3 ай бұрын
Maashaa allaah shekh allaha kuxafido aamiin faiza
@samiirabilan5034
@samiirabilan5034 4 жыл бұрын
Allaha ku xifdiyo sheekh
@fowziadahir9829
@fowziadahir9829 5 жыл бұрын
Sheikh wamahadssntahayshiikh caydurus qayr illahy hakusiyo wanakuimanene ee nubarkada nosodir
@iskaashiofficial5286
@iskaashiofficial5286 4 жыл бұрын
Fowzia Dahir khàr
@salmancade8875
@salmancade8875 Жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa allah jazakallah sheqow Waxan ahay xas xanuunkas qabto shifoyin badan wntagay alxamdulilah sidan hor ahay Wan kaficanahay waxaleyga hayaa hada dhabarka inta dambe iyo walega iyo Macdonata hoose
@aminaislegchannel5383
@aminaislegchannel5383 5 жыл бұрын
Sheq aniga sixir ihayo markad hargesa timidna wanisku kariwayay inan kuimado maqaan waxnsameyo
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 3 жыл бұрын
Abayo qaali hada see tahay❤🤲
@samiasiman9643
@samiasiman9643 5 жыл бұрын
shiikh waxaan ahay arday dhiban waxaa rabaa inaa kula soo xariro
@osmaanmaxamudxassan75
@osmaanmaxamudxassan75 4 жыл бұрын
Masha alaah
@hibohassan1180
@hibohassan1180 5 жыл бұрын
Masha Allah wll Allaha ku barakeeyo sheekh
@sacdiyoxasan4963
@sacdiyoxasan4963 4 жыл бұрын
sheg marka qoflayirah do wasixranuahay jirka waa ijiri ricida ama qamandhaca igu jajabta sad utaqan wanfahmiwayay arinkas shiikh
@SaynabAhmed-q5f
@SaynabAhmed-q5f 29 күн бұрын
Jasaakallaah sheikh lablabo ayaan daresay
@khadijahajiabdi4438
@khadijahajiabdi4438 4 жыл бұрын
Many Allah bless you inashaAllah
@fadumoek5527
@fadumoek5527 4 жыл бұрын
Asc walaalow ama walaaley ii sodu ceya muruk badan baa iheeso in.uu allah iga qaado inta ila mid aha sidookale
@sharaafbadaan4163
@sharaafbadaan4163 4 жыл бұрын
Wa strees xabibtii
@xaashixagaley3704
@xaashixagaley3704 4 жыл бұрын
Asc 10.sano aan.sixranahay.wlhi.waxaan.dareemaa.cirii.joogtaa.waxaa.iga.dhex.hadlo.nin.aan.kalatagney
@wadani12channel11
@wadani12channel11 4 жыл бұрын
Murugta alle haka qaado
@user-rc1ls7xy5r
@user-rc1ls7xy5r 4 жыл бұрын
Aamiin wll
@saynabomar5360
@saynabomar5360 4 жыл бұрын
Rabi raxaman ah ka qaado walalo
@demeabdoulaye161
@demeabdoulaye161 4 жыл бұрын
Machallah je vous souhaite une longue et heureuse vie
@cabdilaahicabdi5659
@cabdilaahicabdi5659 2 ай бұрын
Mashaa alaah ilaahay hakaa abaal mariyo wixii bukana alaah haku shaafiyo Aaaaaaaaamiiiiiiiiin
@fadomahakim1726
@fadomahakim1726 5 жыл бұрын
Mashallah mashallah Jzkhayran sheekh
@hawasamey6244
@hawasamey6244 4 жыл бұрын
Gaseli
@layloaadan8347
@layloaadan8347 3 жыл бұрын
I kii k
@kadra421
@kadra421 5 жыл бұрын
Alle khayr badan haku siiyo sheikh
@farxiyomaxamed3038
@farxiyomaxamed3038 5 жыл бұрын
Msha allh sheiq alle hku barakeeyo wxaa idhiby aniga kasoobxyo sheiq mxan ku daaweeyaa wlibo wxy iga soo bxayan wajiga mdxa waa qrka hore
@wararkamm5521
@wararkamm5521 4 жыл бұрын
Macalin aad ayaad u mahadsantahay maanshaa Allaa
@fadumoaxmad-hl4mn
@fadumoaxmad-hl4mn 5 ай бұрын
Geedka intaakahelaa iisoo jawaab baliis degdeg❤❤
@zakixirane6796
@zakixirane6796 5 жыл бұрын
Masha Allah wallkay soomaliyeed Allah kuilaliyo
@ruunofficial5098
@ruunofficial5098 5 жыл бұрын
Masha allah yaa sheik baaraka allahu fiika
@maxamedmawliid3823
@maxamedmawliid3823 3 жыл бұрын
Sheekhow jidhkoo ikulaada marna qabaw badan waan arkaa goaan qqdasho laan wax qabad kaygii oon muuqan guur laaan wax dhigasho laan anoo shaqa aan waayin
@munacali7728
@munacali7728 4 жыл бұрын
shehow ilahay ha iidinka abal mariyo ina so duceya ale darti inan iyo inan igu so duceya
@axmedobsiiye3124
@axmedobsiiye3124 5 жыл бұрын
Insha ALLAAH sh cayduruus adigaa ka adkaanaya shayaadiinta anagunq garabkaanu nahay
@hawadhool3060
@hawadhool3060 5 жыл бұрын
Masha allah
@user-wl1ir7kd7k
@user-wl1ir7kd7k 3 ай бұрын
Isoo duceeya waxaa ahay gabar yar OO xooga Iska Murugsan Isoo duceeya in lahay waxa walbo qalbigeyga rabo isiiyo aduun iyo aakhiro ba
@FaisaIlays-ve8tj
@FaisaIlays-ve8tj 10 ай бұрын
Jazaakalaa allaha kubarakeeyo sheikh caafimaad tama Allah kusiiy waadnadeeqdee
@faaraxxasan1829
@faaraxxasan1829 4 жыл бұрын
Asc wll iisheeg qiyaasta lagu darayo ee biyo ah jazaaka allahu khayraa
@Somali338
@Somali338 5 жыл бұрын
Ilahay umada ha ka qabto shadadiintaa . Adigana Ilahay ha kaa abaal mariyo
@abdishakurxajirnuur6627
@abdishakurxajirnuur6627 4 жыл бұрын
Maashaa allaah
@hindiyomuxumed3604
@hindiyomuxumed3604 11 ай бұрын
Masha Alaah Alaha ku barakeyo
@fartuunmaxamaddubad2177
@fartuunmaxamaddubad2177 3 жыл бұрын
Sheekhow Soo badi mudaawaadka
@abdifatahabdifatah3920
@abdifatahabdifatah3920 5 жыл бұрын
Maanshaalah Sheek cydruz
@sheebasuleiman837
@sheebasuleiman837 5 жыл бұрын
Amiin Amiin Allahuma Amiin
@cmkcdjdk3820
@cmkcdjdk3820 5 жыл бұрын
Wsc
@umuguuleed1316
@umuguuleed1316 4 жыл бұрын
asc xafidulaah shiiq
@YaasmiinFaarah
@YaasmiinFaarah 3 ай бұрын
Mashalaha.ala.haku.barakeeyo
@ohsayless6123
@ohsayless6123 4 жыл бұрын
Walaal jirkaa ii daran .dhabashada Iyo caarada ka warran .
@ramlaomar8909
@ramlaomar8909 5 жыл бұрын
Sheekh allaah haku barakeeyo dambigaagana ha dhaafo waxaan isticmaalay sadexdii cisho sadex goor maalintii wax badan baan ka arkay waan ku ceshadaa mar walba kana waan samayn in sha allaah ❣
@mariyainasuldaan2938
@mariyainasuldaan2938 4 жыл бұрын
Allh haku shaafiyo walal
@hibo1238
@hibo1238 2 жыл бұрын
Masha aallah
@hibo1238
@hibo1238 2 жыл бұрын
Amiin amiin
@asoushkeize4292
@asoushkeize4292 4 жыл бұрын
Sheekhow hada ka hore wn ku xanunsady markan dawady qurankan waxn aady cilaaj waxyna noqotay sixir io xasad iminka wan ladahy dawadiina wey ii dhamaty dawadan ku meedhan jiray sheikh dawadan ma is ticmali karaa iminka ruqiyadan ima dhibin alhmdulilah wn fiicanhy jasakalahu khayr
@samarabukar2839
@samarabukar2839 4 жыл бұрын
Asc Sheikh allh haku xfido moqdisho joga qasil walaga hela lkin cus bada carurt side utala cusbada kale tan cunada lagu darasado mahino
@rayaanmohammed4293
@rayaanmohammed4293 4 жыл бұрын
Mida caruurta la siyo waye ona dawada laga galsho
@miskibanahadi1754
@miskibanahadi1754 4 жыл бұрын
Iso duceya dhamantina adigana qer illahey haku siyo
@amatallahwaan9678
@amatallahwaan9678 4 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ماشاءالله تبارك الله
@faraxbaari996
@faraxbaari996 5 жыл бұрын
Huudo iqabatay markan dhagestay iyo maxa oo ad ixanuunay wan sameysanayaa insha allah allaha idin barakeeyo
@faadumomaxamed3410
@faadumomaxamed3410 4 жыл бұрын
Wlhi aad ayaan u hurdooday madaxane xanuun dhormar ayaan damxay inaa demiyo vedio
@faadumomaxamed3410
@faadumomaxamed3410 4 жыл бұрын
In sha allh waan sameyndoonaaa
@user-dy8hi4zs4h
@user-dy8hi4zs4h 18 күн бұрын
shiiqow allaha kubarakeeyo in sha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@naciimaabuukar7443
@naciimaabuukar7443 4 жыл бұрын
Yaa sixroyo dadka waan yabaye dadka dhan waay xanuunsanoyane
@faidochannel7486
@faidochannel7486 4 жыл бұрын
mala ogo wana jiranahy yaab kasa la arakay
@ashahassan8398
@ashahassan8398 5 жыл бұрын
ماشاءالله شيخ عيدروس الله يحفظك
@hindarobleh8579
@hindarobleh8579 5 жыл бұрын
macha allaah jasaka llaah
@Khadra-iz6rm
@Khadra-iz6rm 4 жыл бұрын
Hasaa kalaahu khayr
@sirtaquruxda
@sirtaquruxda 5 жыл бұрын
sheikhow cusbada caruurta lagama helo wadankan joogo ee sidee yeelo kheyr allah ku siiye iigasoo jawaab
@mahamedfarah9651
@mahamedfarah9651 4 жыл бұрын
Milixba waa kuu galaysaa wllo
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 4 жыл бұрын
Wadanka aad joogta wadan noocee weeyo friends 👫 can mail sister
@asmakayse5596
@asmakayse5596 4 жыл бұрын
ماشاء الله شكرا اخي جزاك الله خيرا
@aminahassan8277
@aminahassan8277 4 жыл бұрын
Wax fudud maaha hadii Alaah kaa saaro mooyee anigu 20 sano baa ii dhamaatay 1999 july baan xanuunsanahay waa wax dhib badan oo aan minit iga maqnayn oo nolasha igu silciyey waa n daaley sheekh uma tago hada noloshu caafimaadka ayey raaxo ku leedahay Alxamdulilaah calaa kuli xaal Alaah ha ka saaro aniga iyo walaalaha kale ee cadowgu helay
@caashogabooye8764
@caashogabooye8764 4 жыл бұрын
Aamina Hassan Aniga waxaan xanuusanahay igu biloowdey 1991 ilaa 2020 mana dhimin mana nooli silic dhan waa ka soo dhargey markaasne 14 jir ahaa hadane 40 kor u dhaafey Alxamdililaah
@aminahassan8277
@aminahassan8277 4 жыл бұрын
Safia Muuse Elmi wall Abdul xaq weli ma u tagtay. anigu weli wuu ii dhiman yahaye Alaah wall haynaga dulqaado waan kuu ducaynayaa. wall waxaanu is farmi dadkaanu isku dhibka qabno
@caashogabooye8764
@caashogabooye8764 4 жыл бұрын
@@aminahassan8277 Wali ma u tagin Aniga xanuunkeyga waa nooc kale Jinn baa i qaba mudo dheer oo guurna ii diidan
@mrmtwesi7859
@mrmtwesi7859 4 жыл бұрын
allaah hana caafiyo
@jamaadelmi96
@jamaadelmi96 5 жыл бұрын
Jasakallah kheryn sheikh cusbada carurta magaced igu waci English ama Somali
@nayaadofficial1981
@nayaadofficial1981 4 жыл бұрын
Ilmo fara badan iyo jidhidhico iyo qadh qadhyo ayaan isku arkay ilahay xanunada Hainaga dulqado
@SouguehKadra-vw6tn
@SouguehKadra-vw6tn Ай бұрын
Machallah Allah haku barakeeyo
@sadiamohamudibrahim3944
@sadiamohamudibrahim3944 4 жыл бұрын
masha allah mahadsanid shiiq caydaruus
@abuzakiahmed2138
@abuzakiahmed2138 5 жыл бұрын
Maansha allah sheikh allah haku caafiyo
@abuzakiahmed2138
@abuzakiahmed2138 5 жыл бұрын
Amiin sheikh dhamanteenba
@khadrakayfbintuyaziinbarre2765
@khadrakayfbintuyaziinbarre2765 4 жыл бұрын
Sheekh ani gortan dhagystay jidhidhico madax xanuunn iyo dhaxan cagaha ubadan ayn daremay emxa jira aya LA odhan kara
@abdiadan269
@abdiadan269 4 жыл бұрын
@@khadrakayfbintuyaziinbarre2765 allha ku càaafiyo abaayo cilaaj tag ama qur aan isisaar anaa hada dhbaatadas kasoo gudby
@khadrakayfbintuyaziinbarre2765
@khadrakayfbintuyaziinbarre2765 4 жыл бұрын
@@abdiadan269 aamiin Wllo alle hayna wada cafiyo anakiyo intena xanusanba mhdsnd wll insha allh wn laxidhidhaya cilajyada qur,aanka
@laylafaarax652
@laylafaarax652 5 жыл бұрын
Ilaahay ha ku xiftiyo sh caydaruus
@amuunaaaminoladan6882
@amuunaaaminoladan6882 5 жыл бұрын
Sheekh ajar allaha kaa siiyo
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 4 жыл бұрын
Masha Allah tabarakAllah jazaqAllah qhair 10000000jeeer Sheikh
RUQYADA|LUGAHA||MAKAANKA||CALOOSHA||DHABARKA /SHEIKH CAYDARUUS
49:19
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 29 М.
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 24 МЛН
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 47 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 14 МЛН
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 76 МЛН
QISDUL HINDI Daawo Mucjiso Ah Nabiguna Aamanay Farxada Lamaanaha..
20:53
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 403 М.
Ducada Ugu Wayne  Ee Sixir Iyo Isha Ay Kudhamaadaan
32:46
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 398 М.
GURIGA SIXIRKA UU YAALO IYO CALAAMADAHA LAGU GARTO
10:25
Baabu Cilmi
Рет қаралды 29 М.
mardambo il xasad jini sixir iskuma arki doontid
5:20
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 73 М.
RUQYAH JINKA KUGU DHEX XIDHAN IYO ISHA XABISAN ISKA FUR ||SH. CAYDARUUS
50:05
Sidan isaga dawee jinka isha sixirka iyo qisadaydi
17:32
Hinda Haji
Рет қаралды 27 М.
Dhagayso Ruqyah ilma galeenka iyo ilmaha soo dilma
19:24
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 990 М.
sheydaan ayaa kujiro daawo subxanallah ||sh caydaruus
25:07
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 31 М.
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 24 МЛН