Walal waxad wareeysataa ragii kulaqayili jirey waad ogaandontaa mar un inaad warertey
@XalkeenАй бұрын
3 adeeradey iyo aabahay way ku dhinteen qaadka. Mid ila dhasheyna hadda ayuu ku xanuusadey. Geedkaan wax lagu daro la garan maayee iska dhaaaf
@maxamedcabdulaahi-z7jАй бұрын
Allahuakbar
@barrehsouguehahmed94172 ай бұрын
Allahu akbar allahu akbar ❤❤❤❤❤❤
@Mohamedabdimalik723 ай бұрын
In kastoo culimo in wax laga sheego fiicnayn hadana raggan hadllay sheekh mustafe iyo shekh xassan mooyee intooda kale waxay kahadleen horta waa sheekooyin la allifay waxay ahayd inay caqligooda kugartaan waxani inay yihiin wax dhab udhacay iyo in ladhisay qabri buu soo dull istaagay dedna wuu kusibirixooday buu midi yidhi haku sinbirixoodee ninka qabriga maxaa keenay xilli waliba habeena wax dhici kara ma aha inaad dee dadka waal waalan oo wax waliba kasuuroobo umalynaysan inay mirqaansanyihiin mooyee intaad danbaabi lahaydeen oo waxay daan hubin dadka uga sheekayn laheeydeen waxan idikula tiliayaa Inaad soo dirsataan dhowr culimo oo aad kukalsoontihiin si ay uhubiyaan dabeecadaha qayilka itus oo itaabsii baa kafiicane hadal lagaaga sheekayey e kaalaya qayyila nimanyahow😂
@alijama672328 күн бұрын
KAA WAA AQAAN GABDHA HA QAAWANIDA KU SALAAMAY MAGAALAN WADA JOOGNAA AF KIISUU IGA SHEE KEEYEY
@leilaamar8056Ай бұрын
😂😂😂😂😂 he's asked question... man rabuka as angels
@XalkeenАй бұрын
*Nin ilmihiisii oo jiifey sariirta go' saarnaa inta uu qaaday hurgufey oo ilhihiisii labo habeen jirey gidaarka ku jiidey inta uu go moodey ayaa wlh arkay. Ilmihii dhaqtarka oo lagu hayo ayaa iigu dambeesey nolol iyo geeri*
@mataanbudhyar74683 ай бұрын
Somalida Waa baabiyey Canada inagaa ka xun
@KhalidsheekhKamal4 күн бұрын
الله اكبر
@falisali83264 ай бұрын
Waa daraagis qaadku😢
@buthulahmed70842 ай бұрын
I passed this of chewing but didn't reach that level the sheikh is talking about....neither not possible unless under influence of additional drug
@KhadraXasan-qb2czАй бұрын
Allah akbar Allah akhar
@Gudbiyaha34khyrkaАй бұрын
Allah akbar
@hodanitanajmanita66642 ай бұрын
💝 ماشاء الله تبارك الرحمن عليكم علماؤنا الكرام💝 💝🌴 اللهم يعزكم و يحفظكم و يسعدكم و يبارك فيكم جميعاً عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 شكراً جزيلاً لموضوع مفيد جداً ... و مهم جداً أن يتركون المسلمون جميعاً إنشاء الله تعالى بإذن الله الكريم و جزاكم الله ♥️ الجنة الفردوس الأعلى ❤ 💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 💝💝💝
@farhiyajamaa77173 ай бұрын
Subxanallh Subxanallh Somalia qadaku wuu diladay
@AmiinAxmad-s8yАй бұрын
Alahuakbar
@AyaanYusuf-u2jАй бұрын
Subxana laah
@AsadKhaan-b7gАй бұрын
Mashaa alaah
@IKRANUpdulaahiАй бұрын
allah akbar😢
@bigYare-h3wАй бұрын
Mashaa allaah
@IlyasCabdi-fj2vrАй бұрын
Allah Akbar
@CPTNROMARIOАй бұрын
ALLAHU AKBAR ❤
@HanadFarxaan-j1wАй бұрын
Allaahu akbar
@ABDIALI-f8u8 күн бұрын
Illohow nakabadbadi jadka
@abdourahmanfarah8440Ай бұрын
❤❤❤
@AbdiAli-b2rАй бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤✅✅✅✅✅✅✅
@Alleyesonrafah102 ай бұрын
6:57 maxaaaa ka wadaaa la waxeee sheikh subhanallah 😂😂
@XalkeenАй бұрын
La kari cml. Lahjada waqoyiga aa sidaas ah. Aqliga waxun haa kaa gashee😂
@qadarfilqe4 ай бұрын
Hahahaha @09.50 qosolka man rabuka
@saalimshariif39644 ай бұрын
Sawirka ka deji ninka qaadka afka ku heyst wuu xanuunsanyahay hadii kale illaahey baa sidiisa kaa dhigi karo
@AsadKhaan-b7gАй бұрын
Waa xaqiiq
@AhmedIbrahim-e6m4dАй бұрын
Waxaas dhab maaha waqtiga haa iskiiga dhimanin
@AhmedAbdi-x5w2 ай бұрын
Allahu akbar
@medali8972Ай бұрын
Waxan yaa dadka ka Qabta
@CabasAxmed-w8p2 ай бұрын
سبحان الله
@MunaObsiiyeАй бұрын
❤❤ sscw
@AbdhirCatiq2 ай бұрын
Benale shekhu sodoh jeclaaa 😂
@HamseabdirahmanmaxamedАй бұрын
Sheekh sheekadu sidaas maaha qofbaa dhintay kadib xabaashiisii iyadoo la qodaayo oo dhamaystirkii wax yari uga hadhsanyihiin ayaa roob aan badnayni soo daatay kadib waxay dheheen war intu roobku qaadayo inaga keena kadib ninbaa ragii kasoo yara horeeyay oo hag hagaajinayay iilka kadib mid kaloo isna kuwii kale kasoo dheereeyay dabeedna kii kaloo ku jira qabriga ayuu ugu galay si kaftan ah ayuu intuu cunaha qabtay ugu yidhi maa rabuka masuu yidhi war aniga ma dhimanin ee maydkii waa lasoo wadaa😂😂
@XalkeenАй бұрын
Kkkkkk😂😂😂 malak muu sidaas ka leeyahay 😂😂😂 marqaan waa dhaaftey
@Abdi-uy2jj3 ай бұрын
kkkkkkk sax dantada ku jurto waxkasta aay diiday diinta
@MaxamuudCismaan-os9psАй бұрын
ninkan kama hadle hadlo cabdirsaiid dahab shiil markuu hotel maamuus ku xaraystay maxay tahay sababtu maxay ahayd
@AligaffanehHassan3 ай бұрын
Sodo ahy guriga maxa qenhy
@AbdiasisSaleban-f4p2 ай бұрын
dad miyay waalayihiin sodoh day waxaa iigeeyey meelay joogto
@HoodoFarxaan-oe2rtАй бұрын
Suxanll
@abdikarimismail442Ай бұрын
❤❤🤣🤣🤣
@MohamedAhmed-z7d6t3 ай бұрын
Ragani mid waliba wixii soo maray ayuu ka sheekeyay marku qaadka Cuni jiray yaa
@Saxiix-h3gАй бұрын
War Illaahey ka baq oo culumada ka xishoo
@medali8972Ай бұрын
Beenale kadaab ilaahay ka go ay
@jamaljama72843 ай бұрын
Beenawaas beenawaas dhalay oo qabyaaladu madaxa ka gashay....Xanuunbaa ku haya waanad u dhiman.
@XalkeenАй бұрын
Adoo marqaasan miyaa cmnt bixisay. Quudka xoolaha u dhaaf. Neefow