Asc shiikh mar kaan kago waalidkeyga had ixomeeye kawaran
@Maxamediidow-l4yАй бұрын
Scw
@cabdiaxmad-c9qАй бұрын
mashaa alahaa
@abdulkadiromar9335Ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@abdulkadiromar9335Ай бұрын
ما شاء الله تبارك الله
@abdulkadiromar9335Ай бұрын
الله يحفظكم يا رب كلكم
@SacdiyaYuusuf-l7kАй бұрын
Alaahu akbar
@Ahmed-q7p4qАй бұрын
Allow kuwa diinta ku dhaqmo naga dhig adaa awood lehe
@rodamahamoudАй бұрын
Allahu Akbar
@mohameddagane1170Ай бұрын
N😢 mom
@InsaanWardheere14 күн бұрын
Subxanalah ninku xaqbu lee yahay hoyona xaqbey ledahay yaab yabadanaa hoyo diii iwalacday urkeeda markan ku jiray aduun iyo aqiro udiiday markey I umuleysay la jar jaray jaray dhiig baxday in badan aan hurdo u diiday ikoriday dusheda issartay inbadan dhabteeda an kusaxariday ma Amin sani ruux la xaq ah ayaa aduun ka saran hoyo fadumo cilmi ciyow kulama Simi karo ruux markad ikoriday dhibkad araktay iga so martay kadib anigo quruxbadan aad iguso dadashay calaf ale igu daray kulama Simi karo hoyo mcn fadumay lkn xaq ayuu igu leyahay ana wan kaleyahay Wana rali galin sowjkeyga lkn hoyo Adan ku jaclahay jaceyl dhab ah oo aan isbadalin duugobin intaan nolnahay
@osmanahmad8509Ай бұрын
Jazakalah sh shibli ayaan isleeyahay waa asiibay mas'aladaa waana sida iila sawaabsan siduu sh shibli uga hadlay raga laftiisa qaar ardaaliin ah ayaa isaga jira oo si mudlaq ah layiraagdo ninka ayaa waalidka ka xaquuq badan laga yaabaa inuu ku tagri falo waalid ka gabadha sida aad u ixtiraamaysid waalidkaa waa inaa u ixtiraamtaa ayaduna sidoo kale