A. ababa Heshiiska Canfar & Somaali Itobiya caqli Xabadi Gashay ledahay

  Рет қаралды 23,912

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Пікірлер: 52
@loulaloula9520
@loulaloula9520 2 ай бұрын
Allahou rayamou aux martyrs musulmans somalies states sitte
@MahdiAbdibadal-k9c
@MahdiAbdibadal-k9c 2 ай бұрын
Guul guul guul ayaanleeyahay
@jamaomarjamaomar9815
@jamaomarjamaomar9815 2 ай бұрын
Mash Alah hambalyo Hambalyo Guul iyo gobanimo Somalia Guul
@AhmedAbee-xt4eb
@AhmedAbee-xt4eb 2 ай бұрын
tough.allah.kagway.benale.chaytan.vanpir.folhoumo.wajidayer..ich.ich.ouf.ouf
@aadengeesaale9101
@aadengeesaale9101 2 ай бұрын
❤ jaamacoow waaruntaa wallaahi ilaahayoow soomaaligalbeed jaamac ookale kadhik aamiin
@tahirbulale2819
@tahirbulale2819 2 ай бұрын
Haday somali is raci lahayd iska da,a canfar ee sudan iyo somali wax uma dheexeyen
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 ай бұрын
Guul iyo gobanimo dds 💪🖐
@snw9257
@snw9257 2 ай бұрын
Maya Ethiopia waa tii 400 oo shacabka Somaliyeed ah daawanayey iyaga oo laxasuuqayo😢😢😢
@ahmedmohamedabdi8814
@ahmedmohamedabdi8814 2 ай бұрын
Waa runtaa
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 2 ай бұрын
🎉🎉
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdirachidWacys
@AbdirachidWacys 2 ай бұрын
Wallahi waa runtaada jamac galad haddi aan nahay dadka soomaali ee heer siti aad iyo aad ayan ku xiisayna
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 2 ай бұрын
Waa runta ee allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
@GalolPro
@GalolPro 2 ай бұрын
Maxaa lagu la Heshiyey Kol Haddii Dhulkii Qayb la haysto?
@OmarCigeeDarar
@OmarCigeeDarar 2 ай бұрын
Waa heshiyey beahaa
@rirachekheyr188
@rirachekheyr188 2 ай бұрын
Wax heshis ah majiro. Wana heshis munaafaqad ah. DIGNIN SIDE LOO AMINIKARA CIIDAMADA FEDERALKA IYO DOWLADA ITOPIYA OO TAGEERAYSA CANFARTA. ISKAJIRA DABINADA KALA DUWAN EE LADONAYO IN LUGU XASUUQO LIYUUGA POLICEKA IYO SHACABKA REER SITTI. DIGNIN DIGNIN
@adenharedomar9310
@adenharedomar9310 2 ай бұрын
Asc jamacow 6 sano maaha ee wa 10 sanno oo xidhiidh ah waxaana ku dhintay ku dhawaad 11000 qof oo 1500 ay yihiin liyu police waxaa ku bara kacay ku dhawaad 250000 illa 300000 qoys heshiiskana Somaligalbeed ayaa lagu khiyamaynaya canfarta ayaana loogu hiilinaya si xabada looga joojiyo wa waqti ay canfartu isku soo abaabusho
@ahmedwais1763
@ahmedwais1763 2 ай бұрын
Heshiis kan yaan lays kuhalayn’tigniko halaa’iibsado lidka’taangiyada anti aircraft sida’stingers iwm hos’hoos
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 ай бұрын
Heshiiskaas waxaan uarkaa midey kugub uruursanayan nadisweeye promo injirey
@idrissaidarous-hi3mf
@idrissaidarous-hi3mf 2 ай бұрын
Jamacaw wa sidaas cagjar uu xarbiyey wa madaxweyne aad u culus
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 2 ай бұрын
Guul iyo gobanimo
@KTCMyrrh
@KTCMyrrh 2 ай бұрын
War ninyahow somalida hakala qeybin oo hakuwicin ogaadeen
@Rahmmaaaa
@Rahmmaaaa 2 ай бұрын
Wll Somali ma uusan kala qaybin kaliya wuxuu sheegtay dhul magacii oo layidhaa Ogadenia
@farhanmeilingf3438
@farhanmeilingf3438 2 ай бұрын
Hadii ey sidaas tahay warku waa cad yahay Ogaadeen ha ka hoos baxo gumeeysiga madoow ee aduunka aan ka jirin!
@AmirAbdullahi-cn9ui
@AmirAbdullahi-cn9ui 2 ай бұрын
Khayano waaye ee waxan heshiis maaha.Shacabka ya ilaalin? Wexey rabaan inay shacabka xasuuqan.
@nuurabdi8821
@nuurabdi8821 2 ай бұрын
03 April 2019 go'aankii golaha wisiirada ee sababay dagaalkii dib uga qarxay Somaalida iyo canfarta ee keenay khasaaraha balaadhan ee labada dhicba saameeyey ayey DDS hadda ka tanaasushay,
@idrissaidarous-hi3mf
@idrissaidarous-hi3mf 2 ай бұрын
Wan ku laamayna dhulkeena
@OmarCigeeDarar
@OmarCigeeDarar 2 ай бұрын
Waa. Ruata jamca ee wan diidtonayaane
@sharifhassan4756
@sharifhassan4756 2 ай бұрын
Bardooda iyo kora wixii kasokeeya dhismaha ay kadhistay shacabki ay sobarakisay aya dhaxli doona jamacaw
@ahmednur2922
@ahmednur2922 2 ай бұрын
Ku dar baydhabo iyo luuqba gps waxay sheegayaan Ethiopia maxaad u qarinay oo beenta u sheegay
@HussainNoor-fh1tp
@HussainNoor-fh1tp 2 ай бұрын
Maxaad ku sheekaynaysaa... ma ogtahay degmooyinkan inaan soomaali keliya degenayn.. dhuko col iyo abaarba ka dhego la'
@ShugriMukhtaar-v6x
@ShugriMukhtaar-v6x 2 ай бұрын
Awwoodd baa u run sheegtay
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 ай бұрын
canfar waa inaan lala heshiin hadaanay kabixin dhulka soomalida ciidanka soomalidu dhulkiisuu joogaa see dib loogu qaadayaa markaa hadaay doonaan iyagaa dagan dhulkii hadii aftilaqaado soow oyaga ucodaayn maayaan waa yaab waa khiyaano taasi jaamacoow illaa dadkii soomalida ahaa ee halkaa daganaa ilaa aay kunoqdaan waa inaan aftilaqaadin oo hal qof oo canfari intuu dagan yahay dhulka soomalida waa inaan afti laqaadin weeye hal of oo canfari macodaay karo
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 2 ай бұрын
Cagdheerey jigjiga iyo dhul somaliyeed cida bixisaa waa adi…munafaqadiisa fiiri awdal baa oromo qadaneysaa buu ku leeyahay xaasha lilaa…cidii canfar u saxeeday dhul ciise miyuna ina iley ahayn
@ahmednur2922
@ahmednur2922 2 ай бұрын
Hadii dalka aad ogadenia ku sheegtid. Maxaa loo difayaa dalka ogadeen dhul ogaden idinku sheeganayo iskaga darsada canfarta iyo oromada because kuwa Ethiopia ayay sheeganaya ciisaha iyo dirta Ethiopia oromada iyo canfarta dhulkiina ku darsada
@xamdidhicis8841
@xamdidhicis8841 2 ай бұрын
Zenawi ayaa bilaabay
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 2 ай бұрын
Jaamacoow wadan Ogaadeeniya la yiraa ma jiro oo Ogaadeen waa qabiil Soomaaliyeed ee halkaas ku laabo oo wax ka bedel oo weliba dheh Soomaali Galbeed. Kelmadaas dhiilada ximbaarsan afkaada ka dhowr
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 2 ай бұрын
Adigu maxaa ku luraaya dhulka waa ogaadeeniya adigu magacaad rabato ugu yeer adigu hal maalin ma u hiilisay gobolka siti dhiig ma u hurtay mise afka noole xaarka cun baad tahay oo komintiga un soo qor xaar kama kace
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 2 ай бұрын
Maxaa dhiilada la dhahaa ma magacaa ku dhibaaya waxaad heeyaso soo daa yaa malcuun
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 2 ай бұрын
Adigu iidoor baad tahay waligaa gobolka siti dhiig ma u shubteen afka noolayaal afkaa idin dheer cir bad dun ma galisaan af qashin layaal
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 2 ай бұрын
Dhulku waa ogaadeeniya ciise iyo ogaadeena wiil uma dhexeeyan karo dhiigaan isku shub naa dhulkaa naga dhexeeya dhalashaa naga dhaxeeyasa
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 2 ай бұрын
Ciise dhulkiisa sow cagdheer uma saxeexin canfar ina iley…idoor maxaa idin sudhey dhibka somalida itiopia cagdheer baa ka kow ah iyo liyu police keeda
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 2 ай бұрын
Ciidamada xoogga Ogaadeenia kulahaa waar dhulka waxaa xoreystay wiillal iyo gundhataale ciise Ogaadeen dagaal mayaqaan 😂
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 36 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
EMS Special ጀነራል ተፈራ ማሞ ይናገራሉ Oct 2024 F
14:57
EMS (Ethiopian Media Services)
Рет қаралды 64 М.
Hanjabaadii AzraiIl ma waxay Ahayd Hadal & Habaar 2-Todobad kadib
23:36
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 36 МЛН