Xuutiyiinta waaye idinka abyi sow ma ceshan waayin. Markuu leeyahay bad baan ka rabaa marinka baabul mandab. Ma ogid miyaa in xuutiyiinta ineey ethiopia halkooda ku baabin karaan.
@Nimcoabshir-l2h3 минут бұрын
ilhay ga keenay hanaga qado🤲🤲🤲☝️☝️🥰🥺😭
@jiifiwalaalkaa21839 минут бұрын
❤ love u dear mom there is no way I can pay you back but my plan is to show you that I understand 🙏 and appreciate you ❤️😘
Itobiya ilaahey naar ayaa dhulka u somariyay oo lagu halaagayo cirkiina waad aragtaan gantaal naar ah ayaa kudul socda hadaba cirkiina iyo dhulka labadodaba naar ayaa lagu sorogayaa
Laba qof oo waawayn oo xanuunsanaya waliba been cad isku Isugu jiibinaya waxaan se kuu sheegayaa dhulkayaga iyo dadkayagii haddii qaxoonti ku sheegtay waynu arki doonnaa kolay futo dhiigleh uun baad Kala tagasaa
@AboubakerSoubaneh3 сағат бұрын
Illahow Marayhanka babi o Masibooyin waweyn ku riid. Amiin ya rabi
Dhibaato ma jirto arap gangs ayaa indho indhayn wada 😂
@saidhashi28564 сағат бұрын
Waxaas waxa ladhahaa "meteor shower" waa dhagxaan farabadan oo holcaya markay hawada dhulka soo galaan. Meela badan aya laga arkaa caalamka. Waxayna leeyihiin xiliyo gaar ah iyo dhul inta badan laga arko.
@jubbavalleycarrierllc93194 сағат бұрын
Qabiilka turkaana ee kenya, dawlada kenya ayaa tababar iyo hubka siisa si ay isaga difaacaan qabiilada ka soo talaabayo itoobiya iyo Uganda
@salatamin52904 сағат бұрын
JamAc fllri wan Soo. Qorey
@salatamin52904 сағат бұрын
Yuflka wa saxuunta duusha
@jubbavalleycarrierllc93194 сағат бұрын
SNM shacabkoodey ka timid, waa isku mid
@abukardhaay83604 сағат бұрын
Jaamac galad waxa uu aqrinayaa warqad itoobiya ka soo baxday ee uu soo saaray abii axmad waxaana la soo dhexmariyaya jaajuuska itooboya axmad madoobe, waddanka soomaali ayaa leh waxaana ka taliya dawladda dhexe ee soomaaliya, ee uu madaxweyne la yahay m.xasn shiikh rw ka yahay xamse cabdi barre, dawladda itoobiya idin ma difaaci karto, ee ku tala gala
@jubbavalleycarrierllc93194 сағат бұрын
Thank you dhabta tv sidaad xaqiiqada aad u bidhaamineysid, ha u bixin cayda faraha badan oo ay kuu soo qorayaan yeynan ku aamusin
@ugassabdilleiman70044 сағат бұрын
Waxaan sii daagdag oo gaa suugayna puntland state of somalia inaay Ii yaada Soo qoorta mooqifteeda
@CaliKhadardayib4 сағат бұрын
Ilaahay dabka hawsiyaadiyo cadawgiisa
@CiiseYaasiin-x7g5 сағат бұрын
Waar meeshan jaamacaw ka carar adigan ku daawan jire wa maxy waxa caawa meeshi so galay xanuun isaaq ba haye ku wane mad meelaha ku xeraysan
@dhamecabdi3575 сағат бұрын
Cagdheer caqli xumaa bal qofkan wayn ee sida ciyaalka u sheekaynaya eeg
@ahmedadan53935 сағат бұрын
Waxan tagersanahay Dhabka
@JeeriAbdi5 сағат бұрын
Allahu akbar
@AAMINAOmmer5 сағат бұрын
Alaahu agbar ilaahay baa awoodle awdii at sheeganyeen away ilhaahay baa qasa u hiiliyay