aa Kuma Prof: Maxamed Ciise Trunji? Qaybta 1-aad.

  Рет қаралды 4,079

Juxa Video Research Archive

Juxa Video Research Archive

Ай бұрын

Waa Kuma Prof: Maxamed Ciise #Trunji? Waayihiisii Waxbarasho iyo Shaqo.
Taxane muhiim ah, qaybtii 1-aad.
Tariikhdu waa #marag iyo meel lasoo maray.

Пікірлер: 13
@AAY205
@AAY205 9 күн бұрын
Geelle Allaha unaxariistee waba maxadin. Positive. Laakiin waxuu ahaa Siyad Barre's right tool for wrong doing.
@Jibriil571
@Jibriil571 25 күн бұрын
Duni inkaaran iyo dad soomaliyeed oo is cunayaa kusoo beeganay !! Duni wada doolar noqotey !! Hargeisa kasoo salaamayaa adeer
@AbdiRoble-mu6cz
@AbdiRoble-mu6cz 20 күн бұрын
Geelle sharciga wuxuu ka hormarin jiray fulinta amarka taliyihiisa,
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 8 күн бұрын
Turunji Iyo aabheey isku Jin
@abdulkadiradedhussein-cg4vn
@abdulkadiradedhussein-cg4vn 8 күн бұрын
Profesoorka waa ceeboobay ma wasiir sintinoow ayaa wareystay😂
@kismachannel
@kismachannel 11 күн бұрын
6 sano ayaa lagu dhameen karaa quraanka
@HassanAhmed-np2ys
@HassanAhmed-np2ys 21 күн бұрын
Haa wuu ku dhameen karaa haduu maskax fiicnaa macalin fiicanna uu lahaa, teeda kale waxaad ogaataa inuusan dhihin quraankaan xifdiye. Quraan Dareeris uu ku dhameen karey mudadaas, hadii aad soo martey dugsi quraan waad garan kartaa bowe.
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 23 күн бұрын
1943 ayaan dhashay kadibna 1950 ayaan iskool bilaabay anigoo quraan dhameeyay waa 7 jir quraan dhameeyay aniga kama yeelin Trunje ee adinka ma ka yeeshen
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 21 күн бұрын
Kkkkk
@hugdheh
@hugdheh 19 күн бұрын
anaa 6 jir ku dhameyay madax adkida adi
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 19 күн бұрын
@@hugdheh Wixii faan ah waa meesheeda sh Shaafici ayaa taariikhda lagu hayaa 7 jirr ku dhameeyay
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 7 күн бұрын
Anigaa ku dhameeyey oo caruurteyda laba ka mid ah ayaa ku dhameeyey 3 sano ayaa lagu dhameeyaa quraanka . 6 jir ayaa leygu geeyey dugsiga 9 sano markaan jiray xaafid ayaan ahaa
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 7 күн бұрын
@@axmedsixteen8509 anigaba markaan jirray 9 sanno 2 jeer ayaan dhameeyay ee waxaan diiday 7 jirr ayaan ku dhameeyay
Astaamihii Hoggaamineed ee Madaxwayne Aadan Cabdulle Cismaan iyo Raggii uu Amaanay.
14:18
Afgambigii Askarta iyo Iska-takhaluskii Dhexdooda ahaa. Qaybta 5-aad
21:18
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 1,8 М.
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 169 МЛН
Qaxii Majeerteenka ee Kismaayo Prof: Jurile 1991.
25:04
Ahmed Tooyo
Рет қаралды 33 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 26.07.2024
20:05
VTV Somali
Рет қаралды 3,8 М.
Maalmo Kamid Ah Nolosha SUUKE
16:24
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 4,3 М.
HALGAMAA AXMED GUREY OO QABIILKIISA LA SHAACIYEY...IYO DEEGAANKA UU
36:16
Waraysi Xiiso leh  Aqoonyahan Daahir Mire Jibriil
1:10:46
SAAB TV
Рет қаралды 59 М.
Netenyahu iyo Maraykanku maxay isla gaadheen, iyo Debedbaxa lagu sameeyey
17:47
ASAASKII PUNTLAND 1998 IYO DHISMIHII POLICE-KA.GEN:  SAMATAR. Qaybtii 4-aad.
17:31
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 1,5 М.