Shirkii Qadar Ujeedada Laga Laha Waxay Ahayd Somaliland Duminteeda & Inan La Aqoonsan Aqonyahn Sicid

  Рет қаралды 11,736

Hamze Hariir

Hamze Hariir

Күн бұрын

Shirkii Qadar Ujeedada Laga Laha Waxay Ahayd Somaliland Duminteeda & Inan La Aqoonsan Aqonyahn Sicid

Пікірлер: 96
@cabdirisaaqmaxamud7003
@cabdirisaaqmaxamud7003 Ай бұрын
Kinaalkani wuxuu soo kordhiyey wargelin joogto ah hadba halka ay wax marayaan. Mahadsanid Xamsow. Aqoon yahan Siciidna wuu mahadsan yahay. Keep going dhammaantiinba.
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 Ай бұрын
We need more public space like this, and adding more people.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
Well said ❤
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db Ай бұрын
Ilahay cadawga somaliland ha jebiyo
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
Amiin Amiin Amiin
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya way waasheen
@jamalportal73
@jamalportal73 Ай бұрын
Burco iyo Hargaysa Dowlad noqon mayso. Ilahow dhulbahante noo daa.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
@@jamalportal73 gobolka saaxil ee berberi ku taal ee lagu hirdamayo ayaad ilawda Sanaag daad madheedh hawda gabilay iyo wajaale sool iyo caynaba intiisa badan isaaq dego inu dawlad yahayna waa la ogyahay idinba dadawlad baad noqoteen idinkoo kala qabaaila anana sidaa ayaanu wax uwada dhisanay
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
@@jamalportal73 waaad ducaysan kartaa laakii Soomaliland burco iyo hargaysa keliya maaha kkkkkkkkkkkkkk
@ismailhafaa2611
@ismailhafaa2611 Ай бұрын
Somalilanderku shir ha ku qabsadeen Imaaraadka.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
SICIID ALAAH HA KU XIFDIYO AAMIIN
@mohamedismailmohamed71
@mohamedismailmohamed71 Ай бұрын
Siciid , abyan , xamse iyo rag badan oo aan xusin walaahi way mahadsan yihiin halgan afka iyo qalinka ah galeen waxa looga baahan yahan Somalilandersku in la taageero waa niman aqoon yahan
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MacalinCukaase-tp5rn
@MacalinCukaase-tp5rn Ай бұрын
Adeer Nacaybka somali talyani waxay baraarujisay Bulshadii reer SL....bal eega siduu ilaahay wax u qaawinayo reer talyaani iyo jabuti....iyo Doqon isaaq sidu Alle u dilay iyo.....sida eebe SL kor ugu qaaday .....iko......الحمدلله رب العالمين.....ما شاء الله لا قوة الابالله ......صدق وصدق ...مع الشاهد والشاكر....
@JamaTarabi
@JamaTarabi Ай бұрын
Haa waa sidaase, Shirkarar kan ka dhacaaya Qadar iyo Turkiga ee Somaliya, waxay ku saabsan yihiin gebiahaaba hagardaamada iyo duminta JBSL. 😮🤔😐👹👹👺👺😱😱😱
@mostafeahmed5214
@mostafeahmed5214 Ай бұрын
Labadaa dhinac waa laba xaasid oo ku tartamaya xaasidnimada somaliland. Xaasidkuna waligii ma guulaysto.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
MIDGANI INTYE GUUDA KALE ASLYSO GUD HEEYDU QUUDHMA INTEEY XUMANTE SOMALILAND KUU FOOGNYAN BEEYE HOOGYNO BEEYN GUULE SOMALILAD ❤❤❤❤❤❤❤😂
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Ай бұрын
QADAADWAYN, WALAAHI WAA CADOW AY CID WALIBA KA DHOWDAHAY, WAAR TAAS HALA OGAADO DOBAD IYO GUDABA!!!!!!.
@jamalportal73
@jamalportal73 Ай бұрын
Adeer wax iska celi dagaal baa soo socda From Khatumo state.
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Ай бұрын
@@jamalportal73 ADEERKAA AFWAYNE SIDII LOO AASAY, BAAD KU DANBAYNAYSAA!!!!!.WALAAHI INTA YAR EED SHEEGANAYSO AYAAD KA TEGI!!!!!!.AAD BAA LAGUU DHOWRAYEY, OO WALAAHIYA!!!!!!.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
KUWA SOMALIAND U DHASHAY EE SHIRARAKA LOOGU TASHANAYO BURBURINTA SOMALIAND KA QAB GALAA HABEEN MAY JIRIN WAA BILAA DHIIG AMA DHALAD MAAHA
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db Ай бұрын
Waa in laga hortaga dawladu aad bay u gabinaysa kartidiba waa ka maqantahay waa in ay friferconi samayso guul somaliland ❤❤❤
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Cabdisalan hereri waa nin la shaqysta huwanta hala xidho ninka waa wariye ingu dhex dhuumanya qadad weyn huwan bu u shaqeya
@princesshawd6859
@princesshawd6859 Ай бұрын
Lama shaqaysto siyasad na magalo waraysiyo ayu samaynaya ka xishod
@Saeed-me6gq
@Saeed-me6gq Ай бұрын
Hal yeyoo qaran Somaliland guul ❤❤❤❤
@princesshawd6859
@princesshawd6859 Ай бұрын
Somaliland guul iyo gobanimo ❤
@IfrahMaxamed-ui9nr
@IfrahMaxamed-ui9nr Ай бұрын
Faqash iyo galgalashadii u danbaysay. Waxaynu leenay ma didee hargoolow haygu tumin durbaanada iyo daasadaha madhan.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
KOLAY CADOWGA SOMALIAND DHAQDHAQAAQYO AYUU WADAA AAN YARAN REER SOMALIAND WAXAA LA RABAA IN AY ISKU DUUBNAADAAN OO FICIL IYO IWADASHAQAYN LA YIMAADAAN
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db Ай бұрын
Ninka Siciid oo miidhan baynu u bahannahy geesi dhalay nolow waa hadal yaqan in aad gudaha jogto baa fiicnaanlahayd halkana ka Maa musho adiga iyo Ibrahim caydiid
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 Ай бұрын
Absolutely, I agree ☝️ Somali is always been the enemy of somaliland, but our people didn’t believe that special the young ones until the kill Abdirahman muse 😢.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
LABADA GURUUBKA XASAN COOFLE IYO KA XAARMAAJO WAXAA KHATARA KAN XAARMAAJO
@yaasirgeele9648
@yaasirgeele9648 Ай бұрын
Aqoon yahanada aad umahadsanyihiin sida ugu difaacayan dalkena somaliland ee lootashaday burburintena
@Sonic22905
@Sonic22905 Ай бұрын
Filim dhamaaday.
@madoorankareealownoodooral770
@madoorankareealownoodooral770 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 Ай бұрын
Faqash jabtay rumayso ama ha rumaysan xasan duufle xabaal baa ku duntay
@aishamuuse3003
@aishamuuse3003 Ай бұрын
cilmi waa intaad barato caqlina waa kii eebbe ku siiyo mar haddiiba dadka social mediaha ka qayliya ay ka dhigeen aqoonyahanno somaliya waxay noqotay nin daad qaaday xumbo cuskay 😂😂😂 guul iyo gobonimo somaliland masha allah♥♥♥
@princesshawd6859
@princesshawd6859 Ай бұрын
Qadar wa ARGAGIXISO
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
Asxaabay bal ii soo sheega sidee ayaa space yadan loo la xidhidhaa waxaan rabaa in aan soo galo fikir kaygaka dhiibto si aynu isku waydaarsano figrado xal u ah somaliland
@hamzehariir
@hamzehariir Ай бұрын
Ilasoo xidhiidh walal
@abdifataharabayto9551
@abdifataharabayto9551 Ай бұрын
Inankii labaad ee hadalay waa nin aad ucaqlibadan waxa uu ka hadlay sidii ay yuutuberkena lagu hanan lahaa ee lagaga horkeenilahaa tiyoo laga dhigaayo nin caana oo some udhexeeya sidii kuwii lassa odd lahaa dhex ayaan kahay
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db Ай бұрын
Waa in layska qabta cida reer somaliland ah ee ka horjeda qaranka ta ugu weyni waa taa
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
HAMSE RAGEEDII HORE U SOCO
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Qadar waa cadwga somaliland iyo itopiya
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
LAAN GADHE MACRUUF CABDI SALAAN HERERI HHHH WALIGAY WAAN DAREENSANAA
@aadanmahamoud3762
@aadanmahamoud3762 Ай бұрын
Wanku salamayaa xamse xariir iyo siciid ka qeyb galayaasha keleba guul guul guul somaliland
@mohamedismailmohamed71
@mohamedismailmohamed71 Ай бұрын
Halasoo liis gareeyo liiskooda kuwa Somaliland ka yimi aynu ka digtoonaano
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
DOWLADU MAXAY WARQAD UGU QORI WADAY GADAR WASAARADEEDA ARIMAHA DEBADA UGUNA SHEEGAYSO DHAQDHAQAAQYADA LAGA SOO HORJEEDO SOMALIAND EEDAKEEDAKA SOCDA MISE WAA LA IS OGAYAHAY OO WAA LA ISU CADAYSTAY
@yussufahmed2984
@yussufahmed2984 Ай бұрын
Goorma ayuu faysal Ethiopia Noqday. Yaa axmuq
@mulki4516
@mulki4516 Ай бұрын
Reer somalilan kaca oo dalki na difaaca dhalinyaroy rag iyo dumar
@Yusufliban-ty2tl
@Yusufliban-ty2tl Ай бұрын
غضبان هذا =kani wuu cadhaysan yahay
@CamuudAwed
@CamuudAwed Ай бұрын
Aqoonyahan ku wuu saxan yahay Soomalia maanta xaq uma laha in ay Somaliland tidhaahodo cod halaga qaado waxay xaq u lahayd 1981-1988 kii waanay garan weydey hada Somaliland waa Wadan ka mid ah Wadamada Geeska Africa Ugu Dawkad nimada wacan Ama Africa ba waa Wadan Ka sumcad wanaagsan Soomalia waxay Aqoongaab ku soo qaataan South Sudan Sudan baa Aftuda ogolaatay South Sudan Iyo Somaliland kays maaha Maxaa yeelay Somaliland waa Dal xoriyadiisa ka qaatay Britain 26/6/1960 kii Waa ay Aqoonsadeen In ka badan 35 Dawladood Waa Dal iskii ugu biiray Soomalia intaadi waa dhinaca taariikhda dhinaca waaqiciga South Sudan Markii ay Aftida u Ogolaanaysey North Sudan 2005 tii Ciidamada North Sudan Ayaa heystey Caasimada South Sudan waxay ahayd South Sudan Jabhad Dagaalamaysa May Ahayn Dawlad Sida Jamhuuriyadda Somaliland mar kaa Somaliland iyo Soomalia waa laba Dal Oo Aan shuqul iyo shaqo toona isku lahayn waxaa keliya Oo u banaanina waa in ay noqdaan laba Dal Oo Cilaaqaad iyo Deris Wanaag Leh 💚🤍♥️
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
HAA UU TAAGYN ARGAGAXISDA OO DHAAYN BAA MEESHE BOOTORNYE LOOSERSKI DAROOD IYO INTEE ILLAHEYE NACAAYE EEYAGE BAA KAALE YAACYE😂😂😂😂😂
Ай бұрын
Taariikhdu ma aha mala awaal iyo sidan ayaan jeclahay, ku laabo archive British colonial office iyo U S. Congress Liberery , halakaas ayey sharciyaddu taalaa, caalamka aad wax u sheegeyso wuu ka dheregsanyahay, waana sababta 30 sano laguu maqli la'yahay.
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 Ай бұрын
Taariikhdu ma'aha ta aad u turjunto sidaad rabto e"TAARIIKHDU WAA SIDAY TAHAY IYADAA IS QORTA ADIGU MA QORTID " DUNIDU FAQASH "QADAADWAYN" U MAY DHALAN WAY JIRAYSAA WALIGEED 😅😅😅😅😅😅😅😅😅 30 HADAY AQOONSI RAADINAYSAY ADIGUNA WAAD IS CUNAYSAY WALINA WAAD IS CUNAYSAA ... HUBKII YAA ETHIOPIA KA SOO GATAY ?SHEEG 😅😅😅😅😅😅😅
Ай бұрын
@@simanmohamed6353 miyaanad arkeyn Anigoo is cunaya oo Fail groobey ayaa haddana sharciyaddii heystaa, haddaad shaci leedahay waa laguu garaabi lahaa waayo dunidu makala jecla somaliya iyo somaliland. Haddii kale ku calaacal kursigeyga ayey ku fadhidaa qadaad weynta.kkkkk
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 Ай бұрын
DOOD DACIIF AH BAAD HAYSAA KURSI HADDII AAN KARABO FAQASH IYO QADAADWAYN 1993 GII "CAYDIID GARLEH CALINA GARLEH BAANU UN KA SOO JEEDINTOODII YEELI LA'HAYN WAABASE IMIKA OO DAD IYO DUUNYO AY IS CUNTAY OO DHUXUSHA DHIRTIINA LAGU SHITO DUNIDA ."MADE IN SOUTH SOMALIA" GAR BAA MOGADISHU TAGA JOOGA OO CASHUURTIINA KU DHISTA DEEGAANADOODA . OOD KU OGOSHAHAY KALIYA YAAN BEENTEENU DHAMAAN E HA INALA JOOGAAN . WALIBA AY KA NOLOL WANAAGSAN YAHIIN "XAYTIRI" DULMANUHU SOW ADIGA MA'AHA ?
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 Ай бұрын
Abiy waa cadawga somalyeed. Dhulkeenii ayuu haystaa, hadana intii hadhay ayuu rabaa inuu qaato. Somaliyey Toosa!!!°
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db Ай бұрын
Ilahay waxa aan ka baryaya in aqonsigu inoo soo degdego wuu nagu rageye beednilah
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp Ай бұрын
👍
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
LAAN GADHE MACRUUF CADI SAAL HERERI HHHH WALIGAY WAAN DAREENSANAA
@deeqyasin3881
@deeqyasin3881 Ай бұрын
Qoofkaga qiimaha le yaan lagudir ee waxa danbeyee uu galaa waxay utaala dowlada somalilan.iney la xisaabtanto
@Maxamad-wq9ck
@Maxamad-wq9ck Ай бұрын
Yuhuud
Ай бұрын
Waxaan catow iyo dhaleeceen aheyn kama faa'idin.
@kaysenur1592
@kaysenur1592 Ай бұрын
Inaad soo gasho ayaa khalad ahayd waayo kuma khusayso adiga .
@IB_Adam
@IB_Adam Ай бұрын
Waa dad naxli,naceyd,xaasidnimo,cuqdad iyo cadaawad dhaqan ka dhigtey oo had iyo jeer dibnaha ruugaya! Caku iyo SNM!
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy Ай бұрын
BRITISH SOMALILAND 26/6/1960
@IB_Adam
@IB_Adam Ай бұрын
@@AshaAbdi-rd8fy British Somaliland ended June the 26th,1960 and it was replaced by the republic of Somalia 🇸🇴! “Sareeyoow ma nusqaamow,aan siduu yahey eegnee,kanna siib,kanna saareey “-Cadillahi Suldaan Cima-Cadde.
@se1059
@se1059 Ай бұрын
⁠​⁠@@IB_Adamlet me wake you from your coma bro. Republic of Somalia was also replaced federal of Somalia which Somaliland wasn’t part of it. Somaliland separated from Somalia in 18 May 1991 And “sareeyow ma nusqaamow aan siduu yahay eegee kana Saar” was replaced “Canyahow na kaafi saddex Midab u gear tahay magac guule iyo nabi guudkiisa lagu qoray…kii hore kuwuu gabay iyo gacaladoodii ayaad gaar u noqoto iyaga ku Gaya abid iyaga ku Gaya abid…. Gobalan iyo a goon baa… geesaha ka joogo….Lafo geesi iyo dheeg ayaan kugu galbinaya”
@IB_Adam
@IB_Adam Ай бұрын
@@se1059 Waa dhab oo calanka kooxda gooni u goosadka SNM. It will make the great Somali patriot Tima Cadde roll in his grave to witness that there are many quislings running around in Hargeisa waving a tribal flag and arresting anyone who showed the blue flag that he hoisted on June 26,1960.He will also be shocked to his core that some sons and daughters of Hargeisa are giving away his land and Sea to Amxaaro and in the process expressing their love for Xabashi and their visceral hatred towards their fellow Somalis!
@se1059
@se1059 Ай бұрын
@@IB_Adam on the contrary the great somali patriot Timo cade was soo disappointed in his last days about the union and iam sure he is happy and in peace in his grave. Because people has regain her sovereignty they are the ones who control their land and has the right to who they will have political relations with so stop crying Somalia and take care of your own people and country
@mohamedsuleiman5342
@mohamedsuleiman5342 Ай бұрын
Masha allaah Somaliland guul guul
@UhideSloww
@UhideSloww Ай бұрын
Hadii somalida looga kaco qadar iyo turkiga ama meel kale ma idin kala yaqanan mase idin kala socayan mudane???
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Ай бұрын
ANAGAAN RABIN, QUDHUNKA KOONFUR IYO BALAAYAFAY MALEEGAYAAN!!!!!!!.
@ahmedgod6945
@ahmedgod6945 Ай бұрын
Website hamze waa very interesting
@aadanmahamoud3762
@aadanmahamoud3762 Ай бұрын
Wallaahey wad iga qoslisaa siciidaw halkaa kaga hey halganka adiga iyo raga kaleba niyaw lkn nin ayan magaciisa deydayaa inta badan doodaha iyo falaqeynabaha kala qeyb gala isna wan salaamayaa waayo uqushuucaa doodihiisa indhahana wey furaan hadaladiisu
@abdirahmanmohamed7795
@abdirahmanmohamed7795 Ай бұрын
Maasha Allah Aqoonyahan Siciid
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
Kuwan markan dhegaystoh wan lah yabah fankodah Adigu miyadan somali Ahayn waa dad ku nol khiyalih benah 33 sanoh bay ku nolayen ben iyo khurafad benah iyo dacayadoh kkk waxay is modan inay somali dhaman
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd Ай бұрын
Anaga somali manahii wxn ahy somaliland
@princesshawd6859
@princesshawd6859 Ай бұрын
100 sano danbe ayay ku nolanayan E tuladada u tali kuwan hawk kutala maha
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
@@AbdirahmanMohamed-hm8nd Adeer 34 bad qad ku cunaysay burcoh bodh badan iyo hargaysah Qadhmun o aan biyoh lahayn maxad dhertahay somalih hadad somali rabin maxaa ku kenay xamar Qaxotinah waxad ku tahay somali way ka muqatah doqonimadu mantah waxan jeclah in aad Amxar dhulkinah u so fasaxdan si lo wayoh magac idor
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd Ай бұрын
@@abobasement346 ader anago intay ayn kuu kalsonahy adiga dhulka hodanga iska hayso ader daantayda iska raca anaga tayda nooda filkn dawolda al hawiye iyu daroodi way dhamtey
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Ай бұрын
SOMALI TALYAANI MA NIHIN!!!!!.DHAC , BOOB, MAGAC XUMO IYO XUMAAN BAAD MEEL WALBA LA JOOGTAAN!!!!!!!.MA NIHIN WAXAAD TAHAY!!!!!.
@maxamedbaaskiil8910
@maxamedbaaskiil8910 Ай бұрын
Caruurtuna sidaan uma hadasho been xasad cuqdad &:isla weyni ayaa madax martay reerkaan..
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Ай бұрын
HADAAN KAA TASHADAY, MA CEEBAA?????.HADAAN IDHI, QUDHUNKAAGA MA RABO, MA CEEBAA????.MIYAANAD DAMIIR LAHAYN, OONANAD NOOLAAN KARIN LA,AANTAY??????.
@IdkIdk-tv6lj
@IdkIdk-tv6lj Ай бұрын
Idinksna xaasidnimadii ayaa ilaahay idinlagooye
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Ай бұрын
Kowan beyn naxli aya laga hadla siciid aqoonyahyay aya ladha wxo og yahyay ma jirto
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 44 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 4,7 МЛН
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 48 МЛН
LAFTGAREEN IYO VILLA SOMALIYA 6 September 2024
20:04
Somaliya TV
Рет қаралды 4,5 М.
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 44 МЛН