Aabe iyo hooyo midna ma haysato waxaa loo dili gaaray maxa u radinaysaa hooyo waana gabar badax bana

  Рет қаралды 73,075

Illintir

Illintir

Күн бұрын

Пікірлер: 128
@FoziaHodan
@FoziaHodan 3 ай бұрын
Amin ya rabi
@AbdibasitAhmed-k4j
@AbdibasitAhmed-k4j 19 сағат бұрын
Abaayo salika nabika badi casis walal ilahay haku xafido hadaladada wa wada naxariis
@fatumaali1463
@fatumaali1463 3 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭 gabadha way iga oohisay ilaahay ciilka iyo calool xumada ha idinka reebo
@bisharonur8100
@bisharonur8100 3 ай бұрын
Illaahow kuu soo sahal Yaa Rabilaalamiin 🤲🏾🤲🏾.
@falisa576
@falisa576 3 ай бұрын
Ilaahoow hooyadeed u so sahal O so dhawee wa runteed hooyo mcn O geeri iyo nolol melna ku sheegin Wel wel iyo xasuus bay kugu ridaysaa Wallhi gabadha hadalkeda qalbiga I Xanuujiyey ilaahoow murugadas Farxadi ka denbayso Amiiiiiiin
@MaryanDaacad-g4b
@MaryanDaacad-g4b 3 ай бұрын
aamiin
@Isyourrgirl_Manii
@Isyourrgirl_Manii 3 ай бұрын
Axxx walL ilaahay hooyo hakuu sahlo adiga dhMaan inta walid kamaqan yahayba caafimaad sareecan ah iyo risaaqad khayr qabta ilaahay haydin siiyo
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 3 ай бұрын
Illaahay ha kuu soo dhaweeyo hooyadaa Macaan amiiin amiiin yaarabi
@osmanabdi2081
@osmanabdi2081 2 ай бұрын
Illaahay ha u soo sahlo Hooyadeed
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 3 ай бұрын
Ax ax ilahyoow u soo dhawee hoyadeed amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin
@Khadijo60
@Khadijo60 3 ай бұрын
ya rabi mexey soo rafaaday walaasheen ilahayow u saqir hooyadeed
@xaragoxaaji1782
@xaragoxaaji1782 2 ай бұрын
Ilaahoow ugargaar yaa Allaah.. ooyin baa isku celinayaa
@MumtaasXasan1
@MumtaasXasan1 3 ай бұрын
Allow usoo sahal yaa rabbi
@MataanYare-k4i
@MataanYare-k4i 2 ай бұрын
Illaahay hakuu soo dhoweeyo hooyadaa
@fadumojama22
@fadumojama22 3 ай бұрын
Ilahay hausodhoweyo amiin
@SagalMohaned
@SagalMohaned 3 ай бұрын
Allaahu akbar Alloow usoo.sahal Nimco hooyadeed yaa allaah
@AbukarAmin
@AbukarAmin 3 ай бұрын
Allaah ha u sahlo hooyadeed
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 3 ай бұрын
Allaah hooyadaa hakulakulmiyo hooyadaa ree abtigaana xidhiidhi waxkasheegoodana kagaabso
@HawaGassim
@HawaGassim 3 ай бұрын
Allah hakuu Sahlo hooyadaa
@nastehomohammed2020
@nastehomohammed2020 3 ай бұрын
Allaha kuu sahlo hooyo
@ashawooo
@ashawooo 3 ай бұрын
illahaya ha idan sahalo walidan rabi ha ku sahalo Hooyo macan rabi ha soo saqira inshallaha faraxda waye idan dabesa rabi inta kala maqana ha isku kena Abdiaz illahaya qeera ha idan siya
@saxafiabdirizakahmed7588
@saxafiabdirizakahmed7588 3 ай бұрын
Allaha usoo sahlo
@NimcoCawad
@NimcoCawad 3 ай бұрын
Ilahay haku sodhaweyo isha alaah
@haaliyassin5440
@haaliyassin5440 3 ай бұрын
Illahay haw sahlo hooyadeed waa qof iimaan ka muuqdo
@hodanabdifarah9371
@hodanabdifarah9371 3 ай бұрын
ALLAHA. Kusodhaweyo. Hooyo. Macaan
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 3 ай бұрын
Illahow kuu soo sahal hooyada. Wax ku dhibana allaha idinka badbaadiyo
@FatimaAli-b7q
@FatimaAli-b7q 3 ай бұрын
Allaha ku soo sahlo
@emraanahmed
@emraanahmed 3 ай бұрын
Ilaah ha u sahlo walaasheen waa murug wallaahi,
@امةالله-ج6و4ي
@امةالله-ج6و4ي 3 ай бұрын
Alaha u sahlo gabadhaan hooyadeed si deg deg ah allahuma aamiin
@manshaalaahsheikhfadumo5997
@manshaalaahsheikhfadumo5997 3 ай бұрын
Ilaahey u sahalo
@AbshiroHasan-f1s
@AbshiroHasan-f1s 2 ай бұрын
Ilaahay ha ku salo hooyadiin
@cabdulkhaaliqbashiir7989
@cabdulkhaaliqbashiir7989 3 ай бұрын
ILAAHOOW u gargaar
@aminadaud7256
@aminadaud7256 3 ай бұрын
Inshaaa Allaah waa la heli doonaa
@QGprincess
@QGprincess 2 ай бұрын
Talow hooyadeed meheshay???😢😢😢
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql 3 ай бұрын
Illaah waalidkaa sifudud hakuugu soo iftiinsho Aamiin Yaarabi
@MahdiAbdullahi-o8f
@MahdiAbdullahi-o8f 3 ай бұрын
Allow usahal yaa Allaah Adigaa wax walba awoodee yaa Rabi Aamiin aamiin aamiin aamiin
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 3 ай бұрын
Allaha ha u sahlo Abbeheed iyo Hooyadeed aamiin Yaa Rabi
@haldhaa2420
@haldhaa2420 3 ай бұрын
Abahed wuu geeriyoday wllo hooyo kamaqan
@sahroali1967
@sahroali1967 3 ай бұрын
Allahu akbar alla swt hau sahlo hooyadeeda si fudud yaarabi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@sahroali2547
@sahroali2547 Күн бұрын
Allaha ku so sahlo hooyada walalo
@umumascuud3307
@umumascuud3307 3 ай бұрын
maamada waxa ay sameysay wx la yaab leh ilma yar yar oo aan aabe iyo adeer mid n laheyn ay ka tagtay 😭
@samowsamale3490
@samowsamale3490 3 ай бұрын
Waxa laga yaabaa in aanay xagga maskaxda ka fayoobeyn midda kale dhib hooyadeed u geysatay sidan dad qaraabo ah ka maqley ayay wadanka uga carartay
@deqamohamed8960
@deqamohamed8960 2 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭​@@samowsamale3490
@MaandeeqCadey-o9i
@MaandeeqCadey-o9i 3 ай бұрын
Yaa allaah hooyo la.aan waa xanun ee allow usoo ifi oo murugta ka qaad gabdhahaas anoo hooyaday dhimatay oo god ku hubsaday 20 sano wali waa saarin la.ahay hooyo waa naxariis aduun
@SagalMohaned
@SagalMohaned 3 ай бұрын
Alloow uqabooji qabriga iyadiyo intii naga dhimatayba😢😢😢😢
@MaandeeqCadey-o9i
@MaandeeqCadey-o9i 2 ай бұрын
@@SagalMohaned aamiin xbbti
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 3 ай бұрын
ABAAYO ALLAAHU HAKUU SAHLO INAAD HESHO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Maryama-idil
@Maryama-idil 3 ай бұрын
Baadi goobka umada soomaaliyeed ku lahaa Ilaahayoow Somali weyn u gargaar. 🥲
@umumascuud3307
@umumascuud3307 3 ай бұрын
hee so somali maahn wxa la isku radinayo
@MahdiAbdullahi-o8f
@MahdiAbdullahi-o8f 3 ай бұрын
Comment,yada Negative ka'ah waxaa looga baahan yhy Dadka TikTok iska caaynayo ee meshan kala tag
@umumascuud3307
@umumascuud3307 3 ай бұрын
@@MahdiAbdullahi-o8f 😃😃😃 sax qof aan dhib arkin baa iska hdlaayo
@asli1087
@asli1087 3 ай бұрын
Allaah ha ku Sahlo. Hooyada idanka Alle Amiin Amiin Amiin
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 3 ай бұрын
Walaal qaali ilaahay waxaan kaaga baryayaa inaad soo noqotid adoo faraxsan ilaahay hooyo hasoo sahlo waxaad soo marteenba korte hada laakiin hooyo maqnaanteeda baa xanuun ah ilaahay ha idinka farxiyo ilaahay hooyo hasoo sahlo
@sofia1977_
@sofia1977_ 3 ай бұрын
😢😢😢😢 ilaahayoow kuu soo sahal idiina soosahal. Aamiin aamiin yaarabi 🤲
@AXMADCabdi-iu7ob
@AXMADCabdi-iu7ob Күн бұрын
Insha.alaah.waad.heli
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 3 ай бұрын
Allaha awooda leh u sahlo adaarta ha badiso
@Umo580
@Umo580 3 ай бұрын
ALLAAH HAKUSOO DHOWEEYO HOOYADA MACAAN
@amohammud7236
@amohammud7236 3 ай бұрын
😭😭 Allaha kuu sahlo
@halimahabdilah5178
@halimahabdilah5178 2 ай бұрын
Allaha kusahlo hooyaded
@xaragoxaaji1782
@xaragoxaaji1782 2 ай бұрын
Ooyin baan isku celinayaa Ilaahoow ugargaar yaa Allaah ❤❤❤
@foozia426
@foozia426 3 ай бұрын
Ilahay hakuu soo fududeeyo hooyada insha allaah
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 3 ай бұрын
Allah ha ku sahlo hooyo macaan
@Zbsb-r1s
@Zbsb-r1s 2 ай бұрын
Abdiaziz gabadha caloosheda waadeeydiisay calaakuĺi xaal dadka unending caawinaad
@abdullabdul8785
@abdullabdul8785 3 ай бұрын
Allow u sahaal hooyadeed
@hawakiin6929
@hawakiin6929 3 ай бұрын
Allah ku sahlo
@NimcoAbdulahimaxamud
@NimcoAbdulahimaxamud 3 ай бұрын
Allha hakusahlo hooyo mcn inshaa Alh 😢😢😢 abayo
@NastehoJama-y5e
@NastehoJama-y5e 3 ай бұрын
Alaha hausahalo
@sowdoxassan1859
@sowdoxassan1859 2 ай бұрын
Abaayo kurbadaada Allah faydo in shaa alaah si dag daga
@UbahOkiye
@UbahOkiye 8 күн бұрын
ax ax ax allaha ku so dhaweeyo wllo mcn
@mohamednur1696
@mohamednur1696 3 ай бұрын
DEE BILLOO AANEY NOOLAYN BA
@HaweyaAhmed-o3z
@HaweyaAhmed-o3z 2 ай бұрын
Walaal alle hakusosahlo hoyadaa iyadoo nabad qabta insha,allaah
@SacdioCabdulaahi
@SacdioCabdulaahi Ай бұрын
Yaa alaah usahal masaakiintaas hooyadeed
@alisharif1997
@alisharif1997 2 ай бұрын
Allah yaaraahmaa🕋
@DahaboAbdullahi-zk4cq
@DahaboAbdullahi-zk4cq 3 ай бұрын
Allaha kuu sahlo walashey
@UmaMaryama-g7k
@UmaMaryama-g7k Ай бұрын
Yaa alaah ilaahayoousahal
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy Ай бұрын
Allah Haku so dhaweyo 😢aamin yaarabi
@kayserimedia
@kayserimedia 3 ай бұрын
Allah Kuu sahlo Hooyo Walaal Abdiaziiz Allah Kaa Abaalmariyo Wanaaga Uheysid Umada Somaliyeed
@Cosob22
@Cosob22 2 ай бұрын
Ilaheya ha kusahalo
@maslah345
@maslah345 3 ай бұрын
ALLAHA USAHLO HOYADEED OO NABAD QABTA
@NasroYusuf143
@NasroYusuf143 3 ай бұрын
Yaaaaarbi
@MuhiimaJamaal
@MuhiimaJamaal 13 күн бұрын
Allha akbar
@alisharif1997
@alisharif1997 2 ай бұрын
Allow ussahaal🕋
@shankaroonahmed-w3y
@shankaroonahmed-w3y 3 ай бұрын
Hoyadood Allaha u sahlo gabdhahaan
@messil8080
@messil8080 3 ай бұрын
illaahay hakuu fudu deeyo ❤
@ah5023
@ah5023 2 ай бұрын
Habo Ilahayow hooyo ku soo dhawee
@AminaOsman-b5k
@AminaOsman-b5k 3 ай бұрын
Ilaaahy ha usoo dhaweeyo oo kurbada haka qaaaado 😢😢😢😢
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 2 ай бұрын
Amiin
@SagalMohaned
@SagalMohaned 3 ай бұрын
Habo Samir hooyo hadaynosha hay intaa mey aamusnaateen ama wey buktaa allaahu aclam alaah SWT ayaa og waa dhibaato
@CawoCawo-d2h
@CawoCawo-d2h 3 ай бұрын
😢😢ilhy ha ku so dhaweyo wllo
@luuluemaxamed6326
@luuluemaxamed6326 3 ай бұрын
Allah ha ku sahalo
@yusufmao475
@yusufmao475 3 ай бұрын
Ilaahoow u fududey in la helo Hooyadaas maqan
@NimoCismaan
@NimoCismaan 2 ай бұрын
Amiin amiin amiin alle hakuusoo dhaweeyo wllo Nimco
@wllcaska9689
@wllcaska9689 3 ай бұрын
Allaha usahlo
@fartun9503
@fartun9503 3 ай бұрын
iska Samar insha Allah
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 3 ай бұрын
SXB WCS 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ALLAAHU AKBER ☝️
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 3 ай бұрын
Illaahow gabadhaas qalbi jab weyn ba ka muuqdee Illaahow si deg deg ah hooyaded oo caafimaad qabta u sahal
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 3 ай бұрын
Allah sahlo haday no shahay Hoyaded wa xanun
@Ruuney-te6xl
@Ruuney-te6xl 3 ай бұрын
Sorry abyo ilaah hooyo o nabad qabta ha ku keeno
@umaimaumaimaa5224
@umaimaumaimaa5224 3 ай бұрын
Ilaahay hakuso dhaweeyo hno
@fadumafarahahmed1031
@fadumafarahahmed1031 3 ай бұрын
Hooyo been matshegen 35 sano ayaan Reerkena masrfiya
@abdirizaqmohamed-k7d
@abdirizaqmohamed-k7d 2 ай бұрын
Alaha sooaruriyo Ami Amiin yarabi
@samowsamale3490
@samowsamale3490 3 ай бұрын
Waxaan la yaabaa qof dhibaateysan marka uu dhibkiisa social media yaha la yimaado maxay dad aan marka horeba wax ugu fileyn isu hor taagaan weliba hanjabaad loogu daraa. Somali dulmi ayaa rogaya
@MukhtaarFaarax-t7u
@MukhtaarFaarax-t7u Күн бұрын
Ad Banujaxumahay Wa arin waxkaqabasho ubahan wana la iskuegaya insaanka
@AmatuAllah2
@AmatuAllah2 3 ай бұрын
Walal xawqalada aqri oo afka ha ka qaadin
@AbdibasitAhmed-k4j
@AbdibasitAhmed-k4j 19 сағат бұрын
Dhabaryaryar
@fartun9503
@fartun9503 3 ай бұрын
Sorry Abaayo😢😢
@BintoAli-v6g
@BintoAli-v6g 3 ай бұрын
Sod afrika karadi abayo abtiyashana iskada abti wahoyo nasla ana iskada abayo mcn
@sbofficial3140
@sbofficial3140 3 ай бұрын
Daahir Calasow baaba u heley ee maxaa qaladan
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 3 ай бұрын
Waaba yaabanahay gabadhaan so maaha tii utagtay daahir .
@umusumaya-mq5ms
@umusumaya-mq5ms 3 ай бұрын
Gadhan hooyadeed koofur afrkay joogtaa waxaa sheegaayay daahir calasow. Iyadoo tikid loo raadinaayo ayaan ogaa
@SagalMohaned
@SagalMohaned 3 ай бұрын
Haduu qofkaa maqan yahay madaaleysid goorma loo helay???? Iyadoo waalan Sout africa lagu sheegay Been noqotay dabcan ha raadsato Wey ku saxsann tahay ccasiis wu uhelaa inta badan hadey halkaan timaado ceeb ma aha Sidaas ufahan​@@hamsahassan5788
@umumascuud3307
@umumascuud3307 3 ай бұрын
dahir in ay ka baafisay wy shegeysa ba ee waa la yiri un weeye wx kale ma heyso
@IsmahanOmar-t9b
@IsmahanOmar-t9b 3 ай бұрын
​@@umusumaya-mq5msqof kale inay noqotay aa laga yaba ama lawaayey gabadhii ileen qof walan meel looguso hagaago malahane😢
@saidoabdille52
@saidoabdille52 3 ай бұрын
ASC ABAYO alahakuusahlo amorta amiin yaa alah
@SacdioCabdulaahi
@SacdioCabdulaahi Ай бұрын
Yaa alaah usahal masaakiintaas hooyadeed
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 3 ай бұрын
Asc wr wb abaayo iska samir ilaahey ha ku soo sahlo. Ilaahey caafimaad ha idin siiyo.
@Degmociise123
@Degmociise123 3 ай бұрын
Sow tii Daahir kuu helay ee lagu sheegay South Africa 🇿🇦 iyadoo xanuunsanaysa ? Ma been bay noqotay ?
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
SUBXANALLAH: GABAR 12 JIR OO AWOWGEEDA IYO ABTIGEEDA UUREYEN KIIS CULUS
50:48
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН