Aadan Madoobe oo diiday in la baaro meydka Pro Jawaari, waa la isku qabsaday Meydkiisa.....

  Рет қаралды 20,208

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

Пікірлер: 54
@zaytum
@zaytum 3 ай бұрын
Baahane xasan ayaa ka danbeya dilitaankii jawaari waxaana loo diley arinta bada somaliya wuna ka soo horjedy ibsiga bada somaliya
@NimcaMohamed-i6v
@NimcaMohamed-i6v 3 ай бұрын
Walahi idinka meshii la idinku cadabayo ilahy ima geeyo sixun wax u sheeg sixir wu ka darNyahy
@maxamedcalixasan9233
@maxamedcalixasan9233 3 ай бұрын
Alle ha u naxariisto aamiin
@hawayassin7172
@hawayassin7172 3 ай бұрын
Cidna wax madili karto,ee allah wax dila wax nooleya ,oo baaqi ah wbt
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 3 ай бұрын
XASAN DAL XARAASHE UMADII DALKII IYO DADKII WUU DHAMEEYEY. QOFKII XASAN MADHERGE KA ARAGTI DUWAN HADDII UU ARKO IN LA DILO. TUUGAN DALKII XARAASHEY ALLAHA NAGA QABTO.
@SalaadoAhmed-b1g
@SalaadoAhmed-b1g 3 ай бұрын
FAMIKA hadey ubahan yahin inalabaro ISbitalaka halageyo
@XalimoYusuf-me2nl
@XalimoYusuf-me2nl 3 ай бұрын
Wa runta waxed ka garan karta hadalki u jediyey pro jawari alle ha unaxaristo
@Keway603
@Keway603 3 ай бұрын
SUBHANALAAH ALLAH YARAXMA PR Jawarii AMIIM YAARABII Ifkaa wax kuharay malex Tariq wacan xalaagata ISHAALLAH GUUL Tamba Raja wacan YAA ALLAH Solv our problems AMIIM YAARABII SCW SCW SCW calaa mahamad
@mahamudali2655
@mahamudali2655 3 ай бұрын
Inaad ka hadasho ma fiicna kan dhintay iyo modoobahan
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 ай бұрын
DASTUURKA WUXU XASSSN SHEKH, KU SOO KORDHIN RABA 3 JEER IYO WIXI KA BADAN IN LOO OGOLAADO IN UU ISA SOO SHARAXO, IYO XASSAN OO DOONAYA IN UU SHIRKA TURKIYA UU BADDA KU IIBSAN DOONO.
@BbbCcc-uj6mo
@BbbCcc-uj6mo 3 ай бұрын
Ilaahay rabiga raxmaanka ah waxaan kabaryaynaa in aysan kadanbayn cidii kadan baysay oo laga daba aaso ilaahayna fadeexadeeyo ceebtoodana banaanka alle keeno sidhakhso ah.marxuumkana ilaahay ha,unaxariisto sabir iyo iimaana alle hakasiiyo qoyskiisii iyo umada soomaaliyeedba .walee qofkasta alle waa mid ujeeda kana jaraya wuxuu galay
@AhmedAbdi-md5lt
@AhmedAbdi-md5lt 3 ай бұрын
ASC imaaradka uu cayriyry
@AhmedAbdi-md5lt
@AhmedAbdi-md5lt 3 ай бұрын
ALLAHA UNAXRIISTO Bedelkiisa ALLAHA INOO KEENO
@AhmedAbdi-md5lt
@AhmedAbdi-md5lt 3 ай бұрын
Geesi Go,aan lahuuAhaa
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 3 ай бұрын
walalkiis Balwaan, waa sax qabiil, 40 Sano ayuu nagu qaatay Oo is Jiidjiid ah waana Sheeko Somali Dibada looga Soo guurshay waayo, si kale Dalka Somaliya, Badiisa Barigiisa iyo Nimcada taal aal Gaal Muslin Madow Asiyaan iyo Carab kuma Hanti karto waxa Somali lagu kala Dili Karo Oo loga Faaidaysan karo Waa Qabiil, Somaali Oo hal Ah Dalkoda Badoda Barigod iyo Diintoda lama Hawaysan karo, Ee halkaa kawad Balwaan, Qabiil iyo Qabyaalad Qof uu U Akhiro, U Shafeeci Doono ma Jiro, Somaali Qabiilka Awrku kacsiga ah Allaha Ka Madobeyo Amiin👍🏾
@AxmedXuseen-l7x
@AxmedXuseen-l7x 3 ай бұрын
Cabdulaahi fadlan mikrafoonka afka u dhawee si codkaagu faseex u noqdo mahadsanid
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 3 ай бұрын
ASC wll Balwaan.sax Fi sheey Dastuur iyo Bada. Ina lillah waina iley rajicuun Janada Allah ha ka warabiyo.😢
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 3 ай бұрын
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh
@BollinaBolli
@BollinaBolli 3 ай бұрын
Aamiin ya raaaaabi 😢😢😢😢😢
@SowdoBiryar
@SowdoBiryar 3 ай бұрын
RABI tALO KU FILAAN inshaaalh
@luulhussein7191
@luulhussein7191 3 ай бұрын
Taasi way iska cadayd gurguurte wuxuu katagayaa qabiilo hubaysan iyo ciidan baabasan inkaar soomaali ku dhacday weeye gurguurte
@luulhussein7191
@luulhussein7191 3 ай бұрын
Sidii khadiijo diiriye looqaarajiyay ayaa loo qaarajiyay gudoomiyaha allaha u naxariisto marxuumka
@Gureey-l6k
@Gureey-l6k 3 ай бұрын
Subxaana laah war nin yahow adinkoo padan meel xun buu idinka galay hunguriga
@Dulmidiid-b7x
@Dulmidiid-b7x 3 ай бұрын
Danbal jadiid ciidamadii qaranka ayey laayeen hadan siyaAsiyiintii magaca laheed ayaA lalaynayaA
@bahjamohamed-y8f
@bahjamohamed-y8f 3 ай бұрын
Waa waxan kujecalahay gulaso balwan
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 3 ай бұрын
Odagaas wuu dhintaye waa 90 jir balawad leh he is died
@mbadi818
@mbadi818 3 ай бұрын
WAARYAA MIAADAN RABI AAD KA CABSANEEYNI XGEE KA KEENTA BEENTAAN WAAR UMAAF HA ISKUDRIIN SOO CADEEY WAXAAD SHEEGYSO
@gigachad9879
@gigachad9879 3 ай бұрын
Aas qaranaa loo sameynaa Qabuuraha qarankaa lagu duugaa bil kedibna waa la soo wufaa lafahiisa si lacag looga sameeyo. Dhan Jadiid ma dhergayaal
@ismaacilmaxamedsiyaa9472
@ismaacilmaxamedsiyaa9472 3 ай бұрын
Aasc sxb ii sheeg taleefankaaga
@muhammadsheikh676
@muhammadsheikh676 2 ай бұрын
Asc madaxda sare 😄 dowlada hoose miya 👍
@farhiaibar5606
@farhiaibar5606 3 ай бұрын
Warbeenta dhaaf abgaal keliya ayaa hubkii la siiyey kuwii kalena ee hawiye waa la laayay
@اسداللهالاكبر-ك3ق
@اسداللهالاكبر-ك3ق 3 ай бұрын
Waad mahadsantahay wllkey qaali ah
@Dulmidiid-b7x
@Dulmidiid-b7x 3 ай бұрын
Jawaari dilkiisa waxaa kadanbeya koxdan umada somaliya iskulayneyzo oo uu ugu horeyo xasan oo uu ku xigo adan madowd
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 3 ай бұрын
Maxaa laga aasi kolba xasan baa dib usoo faagi doonee maydkiisana canshuuri doone.e maxaa baydhabo loogu aasi waayay xasan dhiiqo iyo aadan digsi iyagaa is mashimi doona labadii xaq darro kuheshiisa xaqqa ayaa isku dira somali ilaahay haka badbaadsho maafiyoda kuhabsatay aamiin wariye mahadsanid
@ClaahiCusmaan-s3j
@ClaahiCusmaan-s3j 3 ай бұрын
Cabdulahiyow mar hadii uu isbaro u ahaa dastuurka horana aan u ogeen in garmajo uu hortagnaa hadii ay dhacda xitaa dhinaca madow aan ka eegna xitaa maxaa dhiba oo ku jira masa ogtay waxaa horay loo yiri labadi xaq dara ku hishersaa xaqa ayay ku dagaalaan
@casalasal6466
@casalasal6466 3 ай бұрын
ASC WLLE ADAN DHUXUL IIMAANLAWE CUNAHA LA QABAYGA MA MEYDKUU CANSHUUR KA RABAA HABAAR QABAHA MUXUU U DIIDAA IN LA BAARO MEYDKA MA A ISAGAA SUMEEYEY OO DILAY MAXAASE KA GALAY EHELKIISA AYAA XAQ U LEHE MA BRLMAANKII UU QAYAANADA TUUGANIMADA IYO DHACA AYUU MOODAA
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 3 ай бұрын
Misagaa Basriyay Salaamad
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 ай бұрын
subxaan allaah waa ladilay jawaar waa cadahay mooryaantan illaahaay hakaqabto dalka
@AbdinasirCali-tm4of
@AbdinasirCali-tm4of 3 ай бұрын
Baada🌊ma Somaliland baa leh mise😊
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 3 ай бұрын
fii shey
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 3 ай бұрын
Wcs
@ZeynabNoor-md3uz
@ZeynabNoor-md3uz 3 ай бұрын
Maasha Allah walaal balwaan waxaad tahay geessi wadani ah qaranimadana ku weyn tahay guuul waarta
@Hirsifarah-u3z
@Hirsifarah-u3z 3 ай бұрын
Ehelunaar weeye xasan sheekh hadii Saas sameeyey ilaahbaa a ka jaasa marinaya isagoo iimaam soomaaliyeed inuu ISU hubeeyo umada isirka iyo diirka midabka dhaqanka wadasgta intaba iyo DIINTA islaanimadiisa a shaki kujirta ilaahna waxaa kabaryeynaa masuulka labaadee dhinta in ilaah kadhigo UMADDA islaamka a isaga iyo kuwa lafekeraba reerkastoy noqdaanba allaah swt kadhigo saacadana saacatu ijaaba intii UMADDA dhibtay iyo intuu hubeeyey iyo wuxuu lunsadsyba waa Laga daba tegayaa xilli dhow khasab BAANA Lagaga qaado isagana hsntiduu lunsaday waa Laga daba tegi Soomaaliyana bogeeda burcad Allaha ISU mariyo xaqdarada aadan madoobe ayaa Ku hor boodaya oo waayeel haweenii kacabanayso oo kitaabkii saan kunedeley iyo macalinkii quraan guru dadaw Nin xaaraana kuhaysta oo cimrigaasa oo LGB u ololaynaya waa out of islaam balwaan been masheege mahadsanid UMADDA soomaaliyeed haqaateen tebinta XAQIIQDA ah EE balwaan kuna xirnaada xaqa maqariyo
@khadarfarah1562
@khadarfarah1562 3 ай бұрын
Jazakalahu khayran brother balwan, ilahay baa junuudiisa kugu xoojinaya, ku dhimo runta. Qabiil waka halkaa ina dhigay
@احمدسعيدعثمانعبدي
@احمدسعيدعثمانعبدي 3 ай бұрын
Dulmigu maguulaysto soo soco siraadeey
@hersijama6742
@hersijama6742 3 ай бұрын
Asc.waar balwaan.dawlada somaliyeed ma dhihin ,intuu m biixi gadan lahaa bada anagaa gadanayna.marka jooji fowdada aad wado.nacaybka madaxwaynaha yuusan kula tegin meel fog.
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 3 ай бұрын
Xasan haduu cararo waxleejiro waxaa dhimanaya Nin Somali mahiim ah ayaa maqan
@XalimoYusuf-me2nl
@XalimoYusuf-me2nl 3 ай бұрын
Wad ru
@guledsm
@guledsm 3 ай бұрын
Balwaan, waa Wariye Qaran oo Alle ka koriyey cadiifad Qabiil.
@dontgiveup1472
@dontgiveup1472 3 ай бұрын
Subxaana Allaah
@xalimoxassanshero7663
@xalimoxassanshero7663 3 ай бұрын
Benta Yaa kaa cafin doono Adiga
@AbdiAhmed-x9c
@AbdiAhmed-x9c 3 ай бұрын
Kkk shalay cali mahdi farmaajo ayaa dilay ayaa dhaheesay maanta jawaari ayaa ladilay miyaa hadana ogoow farmaajo kuma hilmaamin ogoohee warkaas
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 3 ай бұрын
Adigu munaafaq baad tahay miyaad arkaysay cidii dishay mise maxkamadda illahay ayuu ka baxsankaraa ninka qof Islam hoos u dila mase ogtahay adiga in uu danbi kuugu sugan yahay
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 105 МЛН
БЕЛКА СЬЕЛА КОТЕНКА?#cat
00:13
Лайки Like
Рет қаралды 2,8 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 33 МЛН
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН