Пікірлер
@naasirali1396
@naasirali1396 2 сағат бұрын
WAA GUUL UU GAARAY MADOOBE GUUL XASAN SH HAKA GURO
@FarhanAhmed-hj7pu
@FarhanAhmed-hj7pu 5 сағат бұрын
DOOFAAR SAMAALE ALLAH IDIN QABAY
@art_lto2450
@art_lto2450 5 сағат бұрын
wadankygu waa 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝..From zaylac🇩🇯😁🙌
@Hurusocod
@Hurusocod 5 сағат бұрын
Kkkkk
@ikhyaaradan2359
@ikhyaaradan2359 7 сағат бұрын
Xafidullaah axmed maxamed islaam ayaan xasuusannaa
@osmangure6040
@osmangure6040 7 сағат бұрын
S c war hoy soo.aaliyey haddii wax la isku toltolay ay wax tarayaan itoobiya ayey tari lahayd. Markaa ninkii haybtiisa naca cidlaa leh .
@AhmedAhmed-hr5dc
@AhmedAhmed-hr5dc 8 сағат бұрын
Munafaq waa isbedishay dufkubax
@lulanor9383
@lulanor9383 8 сағат бұрын
Taas sax maaha addunka sidaas uma dhaqmo adder federal saas maaha waxay xaq u leeyihin in diyarsdu roos uga degto gobolada dowladii sidaas yeesha maamulada iyagaa leh adeer aqooda o ah in ay ka tuuraan madaxwaynaha ileen parlamanka muqdisho lixdan kaliya waaye arrintu haday halkaa gaarto goboladu dowladas way ridayaan awood ee da bay leeyihin iyo xildhibanada ugu badan
@kingmohaofficial4296
@kingmohaofficial4296 8 сағат бұрын
Axmed madoowe Meesha Boqortooyo miyuu ka dhigi rabaa, waa yaabee 😂😂 dadka kale fursad ha siiyo
@aliabdi8347
@aliabdi8347 9 сағат бұрын
Ninyahow qabyaalidista baa tahay
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 9 сағат бұрын
Adkeyso deh Xassan sheikh Ahmed madowe hajiro oo hajogo😅
@cazkapoy1665
@cazkapoy1665 9 сағат бұрын
Axmad kursiganisagaa oskaleh
@jamayasin2155
@jamayasin2155 9 сағат бұрын
Waa Run Xasan Sheikh shalay isaga oo Madaxweyne Qaran soo maray Ayuu Madaxweynihii xilka hayey xilligaas Farmaajo Baadil uga hor yimid kuna taageeray Axmed Madoobe iyo kuwii la midka ahaa
@dontgiveup1472
@dontgiveup1472 10 сағат бұрын
Labadii xaqdaro kuheshiya xaqa ayay kudiriran soomaha waa urursamle
@taqwatube1372
@taqwatube1372 11 сағат бұрын
kzbin.info/www/bejne/gmGugKiEnctpaassi=FdAXWeUwTEkMgpZP
@shanyfahiye919
@shanyfahiye919 11 сағат бұрын
Baclwaanow waxaan ku weeydiiyay HSM hadduu isaqubaa dastuurka lawada oglyahay haddu bedeshay isagaa yaa u diidayaa inuu bedeshimo.HSM sharcigaa haddu ku tuntay qofwalva wu ku tumanayaa sidaa ulaa soco.
@osmankhalif7094
@osmankhalif7094 12 сағат бұрын
Ada kamidahaa balwaanow😂😂😂😂😂
@mohamedkhalif7942
@mohamedkhalif7942 12 сағат бұрын
Balwan adigabo qaain bataxay wayo hassan asagabo dasturki somaliya asagaa kalige badashe maxad noshege marka
@fuadomar7831
@fuadomar7831 13 сағат бұрын
Ahmwd madoo e duñmiga waxa kuña socday Xasan sh haka xaaxaabiyo Viva Ahmed madobe👑👑👑👑👑
@bileali5368
@bileali5368 13 сағат бұрын
ASC Adigoo og siyaasadda Xasan Shekh waxa ay tahay ayaad kula talisay inuu Dalka Banduu kusoo Togo si uu keligii u xukumo. Aniga waxaan kamid ahaa dadka si joogta ah u daawada barnaamijyadaada haddase niyadjab weyn aan ka qaaday markii aad Xasan Shekh kula talisay Mucaaradkaada diyaaradda kalasoo deg kaddibna xabsiga ku gur.
@bileali5368
@bileali5368 13 сағат бұрын
Balwaanoow waxad mar walba noo sheegi jitay Xasan Shekh inuu aan ballan lahayd haddase waxaa muuqara inuu xil sare kuu ballan qaaday ama lacag maxaa yeelay ma aadan siin lahayn talo uu Mucaaradka ku gumaado
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 13 сағат бұрын
Iwad sheekada diyaaradaha ma eyeydiiis ba leh caqliga irir transit kuma lho 😂
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv 13 сағат бұрын
ADIGUNA BALWAAN WAXAAD NOQOTAY WARIYE DEKTEYTER AH XASSAN WAXA UU YIRI MADAXWEYNE XASSAN SHEEKH PUNTLAAND LOO JOOJIN MAAYO MARKA SIDEE LOO XALIN WARIYE BALWAAN THANKYOU.
@bileali5368
@bileali5368 13 сағат бұрын
Keligii Taliye ayaad taladii uu dadka ku gumaadi lahaa siisay Balwaano. Waxaa u egtahay qof maskaxda ka xanuunsan. Bal dhakhtaka maxkaxda u tag daawo ha kuu qoree
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 13 сағат бұрын
NARKUU LAHAA NINKA SIJUWIGA AHAA NAAG AAN UUSIGA AQOON MEEL KA GUBATAA XASAN SHEEKH SACAB IYO QOSOL AAN KALA JOOGSI LAHAYN BUU ISKU DAREY
@bileali5368
@bileali5368 14 сағат бұрын
Waxaan u malaynayaa Xasan Shekh inuu kuu ballan qaaday inuu Wasiir kuugu magacaawo. Hambalyo
@bileali5368
@bileali5368 14 сағат бұрын
ASC Balwaanoo ma waalaray? Ma waxaad Xasan Shekh ka dhigtay nin Wadani ah. Waxaad doonayasaa in Siyaasiyiinta Wadanka oo dhan habsiga uu Dhigo marka aad ku talanayso inay Muqdisho tagaan? Balaayo aad ku talasay mise qabyaalad ayaad u iilatay? Adenbile
@Abdiyare17
@Abdiyare17 14 сағат бұрын
Ahmed Madobe libaxaas waxba lakama qadayo
@user-gr6gu8bs6q
@user-gr6gu8bs6q 6 сағат бұрын
Axmed Geedo naar daalim shacabka Allaha ka qabto.
@laasabdirishiid9599
@laasabdirishiid9599 14 сағат бұрын
balaan air kenya jirto duulimaadka shacabnkaa soo maraya ahmed wax hor itaagi karto ma jiro.xaqa usku direy
@laasabdirishiid9599
@laasabdirishiid9599 14 сағат бұрын
ascbalwasn
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv 14 сағат бұрын
Ahmed is great man, we the OG family we will keep our area in jubbaland save and our president will stay until death
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi 12 сағат бұрын
Yup 👍 we are OG viva Ahmed madoobe he will be next president of jubaland
@LST25
@LST25 10 сағат бұрын
​@HassanAli-xf8qi Then If that's the case. Why do you say want democracy?
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi 10 сағат бұрын
@@LST25 why you worry about ahmed madoobe jubaland you should worry abou alshabaab and Somaliland and Ethiopia
@Caruurtaofthekorn
@Caruurtaofthekorn 14 сағат бұрын
Cawalyan iyo jidwaaq ma yeelayo 😂 dagal culus soon 🔜
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 15 сағат бұрын
Awdal state guul iyo gobanimo🇸🇴🙌🦁
@axmedwadan-tb5kt
@axmedwadan-tb5kt 15 сағат бұрын
❤guuulsh
@nasarsaedf7524
@nasarsaedf7524 16 сағат бұрын
War Balwaanow lacag miyaa kaa soo gaartey xasan? Wadanka diyaaradaha halaga joojiyo?😂😂😂
@ahmedelmi8173
@ahmedelmi8173 16 сағат бұрын
Alle kacabsi iyo dulmi kacarar
@luulluul1427
@luulluul1427 16 сағат бұрын
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO MADAXWEYNE AXMED MADOOBE GUUL GUUL GUUL HA CAMBUULAYSTO KKKKKKK MAXAA U DIIDAYA XASAN SHEEKH SOWKA IS CALEEMO SAARAY EE KALIGIIS WAX KASTA ANSAXSADAY WAA SAX KKKKKK
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 16 сағат бұрын
Irir samaale awalba wax jira may ahayn ina ibraahin cigaal baa sameeyay isaaquna dagaalkii laascaanood ayay isticmaaleen inay hawiye iyo ismail omar geele taageero kaga helaan lkn waxaa ceeb ahayd laascaanood oo soomalinimo u taagnaa in soomali nagu daawanaysay 8 bilood oo duqayni ku socotay waxaadse moodaa in kooxda snm hadafkoodii manta soomali wada aragtay nacaybka ay qubaan soomali oo dhan viva ssc khaatumo !
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 17 сағат бұрын
Xassan sheikh soo isaga tastuurka katoshay shaati laeg axmed cade maxaad kula yaabi
@afbile1
@afbile1 17 сағат бұрын
Qabyaaliste Balwaan
@ragehussein124
@ragehussein124 17 сағат бұрын
Axmed madoobe waa axmed madoobe go,aanka axmed madoobe waa inta uu nool yahay inuu jubaland madaxweyne ka ahaado axmed madoobe cid wax ka qaban karta ma jirto waa xaqiiqda
@dekamumin5283
@dekamumin5283 18 сағат бұрын
Xasan sheekh oo sool ninki8 salad shacabka madfac ku garaacayay ayaad jabuuti la fadhiday, Mackay iska kociyeen oo jebiyeenna wuxuu yiri Keena maxaabiista haddaad diiddaan mamul idinma aqoonsani ,ciyaartoyda kama qeyb noqoneysaan sababtoo ah muse biixi baa idin madaweyne ah somaliya ma tihiine somalilland baa tihiin. Ka sheekee maanta Irir samaale meel ku sheeg. Madaxweynaha irir samaalow maanta sida dameerkii labada lugood oo dance ma idinku narrative baga baha mar labaad. Muse biixi ku soco, badda khalkhal geli, hahaha mar kale ku celi diyaaradaha ka celi. Urur samaale ma aha buu yiri anigu Itobiyan, Promo vaan nahay oo xasan sheekh waa doqon bey dheheen . Waa runtood doqon m9ciya dheer waaye. Nabsiga xasan sheekh diyaarad baa sidda deg deg buu u helaa. Hagardaamadii cunsuriyadda ku dhisnayd jawaabteeda waad ka heshay muse biixi. Viva muse biixi waan ku wataa, waaba kugu heystaa adiga civil kuuma qabo baroda ayaan dhulka kuugu dhuftay raggii iyo waxay heysteen ba waan soo dareersaday. Rag iyo hub qaniimo zero bey iigu jiraan intay Eileen 25 Sano marlin kasta boqollaal bin kaa dilay oo caga baan kugu aasay 15 Sano wuxuu delay saacado baa looga dilayeey 100 jibbaar baa kaa dhimata7 waxba kuuma harinbakumannaan baa kà maqan. Adiga civil kuuma qabo muuse biixi waanba kugi heystaa xadan sheekh sifiican u karbaash
@dekamumin5283
@dekamumin5283 18 сағат бұрын
Luwii shalay dulmiga ku difaacayey waa xasan sheekh iyo Siciid deni iyo kooxdii disha ku wadatay, maanta meel ma isku sheegaan? Xasan sheekh waxa maanta dhacaya adaa shalay xambaarey. Baga baga. Xasan sheekh wax kasta uu shalay ku hadlay nabsogeeda wuu Helen wax kasta uu maanta sheego ,shalay buu ka jawaabay. Wixii shalay xam aarsaday Ahmed madopbe dhabarka buu ka qa qaniinay Xasan sheekhoow baga. Maamul gobpleedkii dowlad shisheeye u canara ninja madaxtpoyada jooga baa sababay. Kenya oo baddii nagu heysatay waxaad lahaud Kenya wey saxantahay farmaajo baa khaldan, anigu haddaan kursiga fuulo badda ayaan wada hadal ka geli doonaa
@fiicaneeyfarduus4331
@fiicaneeyfarduus4331 18 сағат бұрын
CABDULAAHI BALWAAN ADIGAA KOW KA AHAAA, JUBALAND WAANBTAGAYAA .....MA HADA AYU XUMADEY AXMED MADOOBE
@CabdiQaadir-qf2hn
@CabdiQaadir-qf2hn 18 сағат бұрын
Haduu xasan.sheekh .cunaqabateen.diyaaradeed uu soo rogo..waa.in.ay.saameyso dhaamaan.maamul goboleedada..ay.hargeysa kow katahay..hadii somalidiika hargeysa aan.laga joojin.xasan.shekh.diidka kismaayo lagama joojin.karo..KEEBAA DARAN.SOMALIDIID IYO XASAN.SHEEKH DIID...CAR WAKAASE .HARGEYSA OOY DIYAARADAHA KA DAGAYAAN..KISMAAYO HALAGA JOOJIYO.
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 18 сағат бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👍👍👍👍👍👍
@user-dc5ug4sk8n
@user-dc5ug4sk8n 18 сағат бұрын
Masha allah wariye balwaan geesi halgama run sheeg ah
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 18 сағат бұрын
💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕 💕💕 💕Viva Ahmed islam 💕💕💘 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@user-gr6gu8bs6q
@user-gr6gu8bs6q 6 сағат бұрын
Allaha ka qabto shacabka masaakiinta ah Daalimka Axmed Geedo Naar degaankii wuu xaalufiyey
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 18 сағат бұрын
💕💕💕💕💕💕💕💕💕 💕 Viva Ahmed islam💕 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 18 сағат бұрын
Axmad islam, he is father of jubaland state and he will stay Presedent For lifetime !!. Viva Ahmed islam💘💘💘 !!!