AAMIN YARE FT SHAADIYO SHARAF [ IGU WEYNIDAA ] OFFICIAL VIDEO (2024)

  Рет қаралды 2,619,651

Shaadiya Sharaf Official

Shaadiya Sharaf Official

Ай бұрын

AAMIN YARE FT SHAADIYO SHARAF [ IGU WEYNIDAA ] OFFICIAL VIDEO (2024)

Пікірлер: 975
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 Ай бұрын
Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤❤
@bashiirwadne7502
@bashiirwadne7502 Ай бұрын
Orod masajidka intaad aado ku Akhriso Halkan Qur'anka Like Haku raadsane
@user-vh5wk4mv8z
@user-vh5wk4mv8z Ай бұрын
Oo adiguba wakhigagii malayacni kudhamase io nago xishodkii kadhamaday cuutryanimada inad kucibroqadatay ahayd oodan masjikakabixi o
@khadraciise2044
@khadraciise2044 Ай бұрын
​@@user-vh5wk4mv8zhhhhh kii saxda ahaa ma aha ee qof magiciisa iyo sawirkisa wata😂
@omaamir1444
@omaamir1444 Ай бұрын
​@@user-vh5wk4mv8z ninka islaameed ha ku qaldmin shaqsi kale waaye qofkan asadna asaga music barnaamiyada qaar ma lahaadeen shaley asagaba adoo kale ayuu ahaa maantana waa taas adigana yey kugu imaan hadalkaga sax qof ku qaraabanayo magac uslaameed sawir islaameed inuu yahey waa u jeedaa
@SamiilopezAdow
@SamiilopezAdow Ай бұрын
Angaaa kugu racsaan runtiii❤
@Maftuuxmahdi
@Maftuuxmahdi Ай бұрын
Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
@ZarhaCaday
@ZarhaCaday Ай бұрын
😮😮😮😮
@Mohamed-bc7fz
@Mohamed-bc7fz 27 күн бұрын
ScWscw
@mohammadrashid5039
@mohammadrashid5039 22 күн бұрын
اللّهم صلى و سلم على سيدنا محمد علية الصلاة و السلام
@oubahiyeh33
@oubahiyeh33 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤que Dieu ne rapproche de notre prophète notre bien aimé la meilleure personnes de se bats monde notre exemplaire dites amine
@Ahmedabdilahiciisehido
@Ahmedabdilahiciisehido Ай бұрын
Ilaahow reer Palestin u gar gaar yaa rabi cadowga baa.biinaya masakiinta Dhul gariir ku rid🇵🇸😭🤲
@NasteexoCabdicasiis
@NasteexoCabdicasiis Ай бұрын
Amiin amiin amiin amiin amiin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲
@fartuunfarah5169
@fartuunfarah5169 Ай бұрын
Aamiin
@user-oy2wl2lc1v
@user-oy2wl2lc1v Ай бұрын
Ameen ya Rab 😢
@user-jt2sr2mk1l
@user-jt2sr2mk1l Ай бұрын
Aamiiinn
@souhaibbileh9950
@souhaibbileh9950 Ай бұрын
Aamin
@nimcuushmalabo1634
@nimcuushmalabo1634 Ай бұрын
Waxaan hees lama oran kro 1m mrkyy tagty Like iisaar😅😅
@Naleey
@Naleey 4 күн бұрын
2.4😂
@NiciimaAbdirashiid
@NiciimaAbdirashiid 22 сағат бұрын
2:5M.😂😂
@cishqistudio5500
@cishqistudio5500 Ай бұрын
Amiin hablaha marka u la heesayo gavmaha ma qabsado full respect 🙏 👏
@MaryanFaarax-m8e
@MaryanFaarax-m8e 13 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤A❤〰️❤❤🇸🇴🇸🇴
@MaxmedAbdulahi
@MaxmedAbdulahi 7 күн бұрын
​@@MaryanFaarax-m8e💔💔💔💔💔
@zaakidhanad
@zaakidhanad Ай бұрын
Wakiiliya naftani wehel baad utaho Waqtigan ku tabo wey kan baad tiraa Wabi caashaq baad I waraabisaa Walaac iyo dhibtaa iga waanisaa War-warkoo dhanbaad iga waa bisaa Wadadi janada aad ani igu wadaa Adigaa wadnaha qalibigay laran Walahi dhaar igu weynidee Weligaaba jir oo waligaaba joo Sida waalidkii waagii baryaba Qofka ii war-wara ee iga war-wara Waa tahay mcn waanan kuu ogahay Wajiya isfahmoo isku waarayaan Kala weecanay weynu leenahe Isma waayine wacadkeena dhowr Isma waayine wacadkeena dhowr Adigaa wadnaha qalibigay laran Walahi dhaar igu weynidee Weligaaba jir oo waligaaba joo 💜💜💜💜💜💜💜💜💜 Asxaabta like ta ha ila dhaafina
@HooyoLuul-yv1nk
@HooyoLuul-yv1nk Ай бұрын
🥲
@Mohamed-bc7fz
@Mohamed-bc7fz 27 күн бұрын
Mashallah waad haisa heestaa😂😂😂
@TALIYE___UMAN
@TALIYE___UMAN Ай бұрын
WAXAA KUGUU WEYN SAALIGA NABIGA [s.c.w] YA IGU RAACSAN☝♥
@MohamedSaid-ju8mb
@MohamedSaid-ju8mb Ай бұрын
Ani walalo
@UbahAden-gh4qr
@UbahAden-gh4qr Ай бұрын
Scw
@user-nw5en1ey8c
@user-nw5en1ey8c Ай бұрын
aniga
@fodatehneima2588
@fodatehneima2588 12 күн бұрын
y740🎉glyphe de façon très 😊gy9
@AbdinassirAbdullahi21
@AbdinassirAbdullahi21 Ай бұрын
Dhamaan intaa heestan daawatay iyo inta daawandoontaba wnaagbaa urarajynyaa Anigana daawatay igusoo cimaamada🙏
@Sabirin59
@Sabirin59 20 күн бұрын
❤❤❤❤
@CabdilaahiChama
@CabdilaahiChama 11 күн бұрын
❤😊
@axmedcilmi2024
@axmedcilmi2024 Ай бұрын
Iso raac hadad heesta 3mar kabadan dhegeysatay oo aad save ku tidhi playlist gaaaga😂⛓️‍💥📌😊
@NimcoMaxamed-j9e
@NimcoMaxamed-j9e 8 күн бұрын
Heesha waxaa ka macaan quraanka ❤❤❤❤
@IndaartuIndaartu
@IndaartuIndaartu 17 күн бұрын
Naya hesta maafacna quran is the most powerful ❤😢
@canabquen380
@canabquen380 13 күн бұрын
Waa wada ognhy lkn adi mxa kaso doonty😂
@Mohamed-bc7fz
@Mohamed-bc7fz 27 күн бұрын
Masha😅Mashallah shadiyo iyo amin quruh hestii adunka uguu mcn ii soo jawa bah please 😂😂❤❤❤❤❤
@Mohamed-bc7fz
@Mohamed-bc7fz 23 күн бұрын
Woow
@ameinzead6472
@ameinzead6472 Ай бұрын
Inta og inay heestu Million dagdag kugadhayso 🎉✋✋ wad idin wata amein Yare iyo queen of the city shaashka 🫡❤️❤️
@Xasankaafi-ou8fu
@Xasankaafi-ou8fu 27 күн бұрын
Mar hore ayeyba gaadhay😂😂
@fitaaxdaahir6082
@fitaaxdaahir6082 Ай бұрын
Qof hestan ii qado meshan ma ka heli karaa yaqey✌️✌️
@user-ek3gz4uh7i
@user-ek3gz4uh7i Ай бұрын
Haa quraanka ayaa ka macaan hees waxba ma taraso❤❤❤
@NoAhTaNi01
@NoAhTaNi01 Ай бұрын
Wejiyo iS Fahmo iSku Waarayon Kala Weecanayn Waynu Leenaho iSma Waayane Wacadkena Dhowr!💟 Axyaa HeeS Shaashka Waa Na Waalysa iYo AmiiNka DuuLa💯
@JuweeriyaAbdirisak
@JuweeriyaAbdirisak Ай бұрын
😢😊
@NoAhTaNi01
@NoAhTaNi01 Ай бұрын
​@@JuweeriyaAbdirisak Madaxa KorKiiSa Wall QaLi❤
@Eng.Shiiqaalow
@Eng.Shiiqaalow Ай бұрын
Wijiyo is fahmoo Isku waarayo oon Kala weecaneyn Weynu leenahee Isma waayinee Wacadkeena dhowr Axyaa ereyo..❤ xaqiiq waa ereyo dhabtii lamaane dhab isku jecel oo aayatiin guur waara iska raba ay is oran lahayen, Allow qofteyda aan aadka ujeclahay calaf iigu dar iyada un baa 4 ii ehee
@xoriyo7349
@xoriyo7349 Ай бұрын
Aaamin wll
@AyaanAxmeddiiriye-bt1cy
@AyaanAxmeddiiriye-bt1cy Ай бұрын
5/6 2024 sacadi 15:32 malin arbcah❤
@Ciidle1
@Ciidle1 Ай бұрын
Abwaan sugan yahan sxbkay Abdishakur Badmadow midhaha iyo laxanka iska leh codka Aamin yare iyo Shadiyo sharaf
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 Ай бұрын
Lol shaadiyo good luck waad isdadeeysay 😂😂🌺🌸🌺💙🌺🌸🌸🌺😅
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 Ай бұрын
welcome back Two legendery Muuqal diyaar saan waaye kan education 💯 Editing 🎥 🎞 💯 🎹🎤📽📹🔥🎻❤ Melody 💯 🔥 fire
@Nastexo-bm9ig
@Nastexo-bm9ig Ай бұрын
Omg Hees way dhaaftay lkn jeceel imagalin wali😂😂❤❤❤Alx Haduu igalo wuu igu galoocan umaleena sida koolada Dhab❤😂😂😂
@mohamedcawil5485
@mohamedcawil5485 Ай бұрын
My ee waa ku nasan😂😂
@MohamedMohamuud-kw5zg
@MohamedMohamuud-kw5zg Ай бұрын
Shacdiyo sharaf see wax ueeshay🔥❤️🙉 waxa niyestay ina love ❤️ isarto
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Ай бұрын
Wow 👌 👏 😍 Shaadiyo sharaf ft Aamiin yare❤ Another level 💯 Coming soon 1m subscribe insha allah 🙏 ❤❤
@zakiabdirahman9788
@zakiabdirahman9788 Ай бұрын
Cida dhageesanaysa 06/1/2024 like ta hayla dhaafin❤
@CcabdiraxaanCali
@CcabdiraxaanCali Ай бұрын
M😘
@kaamilkaka9485
@kaamilkaka9485 Ай бұрын
Lkn C/fitaax yare in o laqaado bey eheed shashka wa gabar qalpi futan❤
@TheTrendyTypist
@TheTrendyTypist Ай бұрын
One of the best songs so far my favourite 🎉❤🎉❤🎉
@saidaMAYOWAHMED-hb3hp
@saidaMAYOWAHMED-hb3hp Ай бұрын
Istaqfurlah wadadi janada igu wada ku laha 😢
@Samia_Abdi
@Samia_Abdi Ай бұрын
Yacni qof mar walbo Alle ka cabsi ku shegaayo cml sas u fahmay wll
@raysoosman5057
@raysoosman5057 Ай бұрын
Wll istaqfurlah mahan ee wa astaqfirulah
@AmaalMaxamed-xi9sm
@AmaalMaxamed-xi9sm Ай бұрын
@@raysoosman5057sabab wll
@Kujecliyaa
@Kujecliyaa Ай бұрын
Gabdha usaara 1m ha gadhee Somali shadiyo kor usooqadaa dhaxay naga qoslisay iyo andifatah ❤️❤️❤️ 1m coming soon 🔜
@mihimjimcale8870
@mihimjimcale8870 Ай бұрын
Duhur daaaawanaya adna 2024😅❤
@halimsaadiaadow657
@halimsaadiaadow657 Ай бұрын
MashaAllah all is beautiful just that shaadiya seems uncomfortable with the dress 👗
@hooyoahzab
@hooyoahzab 28 күн бұрын
Her dress is beautiful 🤩
@AxmedsomaliaOfficialchannel
@AxmedsomaliaOfficialchannel 23 күн бұрын
Hooyo mcn waan ku jeclahay xaflada 1million youtbe xamar anagaaa kuu shidaynaa hbo mcn❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 coming soon
@khadraciise2044
@khadraciise2044 Ай бұрын
waxaan hees Lama dhihi karo omg igu waynida Waligaba jiroo Waligaba joog❤❤❤❤
@JaweeriyoCabdulaahi
@JaweeriyoCabdulaahi 14 күн бұрын
😮
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Ай бұрын
I've watching more than 30 times 😢😢
@nasrinmohamedabdirahman2239
@nasrinmohamedabdirahman2239 18 күн бұрын
every where somaliyamen🤣 i only came here search whether if you comment or not🤣
@somaliyameni202
@somaliyameni202 18 күн бұрын
@@nasrinmohamedabdirahman2239 ariana what are u doing here 😭😃😃😃
@YaskapoiPoi
@YaskapoiPoi 10 күн бұрын
Are you crazy 🤪
@somaliyameni202
@somaliyameni202 10 күн бұрын
@@YaskapoiPoi am not cuz I love some body
@shamsomaxamuud4661
@shamsomaxamuud4661 Ай бұрын
Wajiyo isfahmo Isku waarayaan Kala weecanaynin Weynu leenaho Isma waayine Wacadkena dhowr❤qaalideyda
@alcadaalachannel3675
@alcadaalachannel3675 Ай бұрын
shadiyo fanaanad aan taageero 1million subscribe coming soon
@ConfusedChrysanthemumFlo-vs9eo
@ConfusedChrysanthemumFlo-vs9eo Ай бұрын
Marka haysto qof ku jecl oo jeceshahy heed Mcn so baxdo ku raaxayso❤
@mubashircumar2173
@mubashircumar2173 Ай бұрын
Best song of the year 19/6/2024/ 1:13 hbenimo 🔥❤️🖐🏻
@user-zf8dl7sb3r
@user-zf8dl7sb3r Ай бұрын
Naag la qabo oo saan ah subxanallah
@najmaamien8275
@najmaamien8275 Ай бұрын
Hh
@Rihanna145
@Rihanna145 26 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂👀
@SOMALINOMUSIC
@SOMALINOMUSIC Ай бұрын
TEAM NO MUSIC WAN SOO DHIGAYA TIKTOK
@Sacdiyo-fg9tx
@Sacdiyo-fg9tx Ай бұрын
Thanks
@user-hj7rn2tm1k
@user-hj7rn2tm1k 28 күн бұрын
Heeee❤
@calijeenyo8539
@calijeenyo8539 Ай бұрын
Waligaa Jir Oo Joog Magacaana Ha Jiro Shaadiyo Abdullahi Abiikar❤
@xamdimohamed553
@xamdimohamed553 Ай бұрын
Shaashka see wax yesheen Erayada 100 Laxanka 100 Music 100 Labo legend baaa ku raxeestay
@xaliimogaraadcabdixayaat-pi9gw
@xaliimogaraadcabdixayaat-pi9gw 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊💖💖💝💝💝💝💌💌💯❤️‍🩹🫀🫀👄🫦
@mohamedabdulkadirarale3421
@mohamedabdulkadirarale3421 Ай бұрын
Mudan isdhahayay tolow amiin yare iyo shaashka goorme so wada qaadi donan🔥🥳 waka baxsaten yqy.
@IqroKhaliif-is4fp
@IqroKhaliif-is4fp Ай бұрын
Shading, wish mee spray awrka😊
@user-ks5wx5gw4w
@user-ks5wx5gw4w Ай бұрын
1m Hala karsiyo shashka asxapey
@CaaishaSeeraar111
@CaaishaSeeraar111 Ай бұрын
Ilhow adiga Aburay waa Adonkaga aniganah waa jecladay ee Nasiibkeyga ka dhig oo Marwadisa aan noqda io sunadii Nabi mohamett nagu kulmi isaga kalia Qlpigeyga ku jidha I.a mar un waan noqon xaskisa xalasha Hanad Abdiqadir mohamett 😢❤
@anabmohamed9342
@anabmohamed9342 Ай бұрын
masha allah, gabadha wee qurxantahayee, magaceda lee maqli jirey , si fiican uma arkin wiligey
@CaliMuse-rx8uk
@CaliMuse-rx8uk Ай бұрын
Isma waayanee wacadkeena dhawr❤❤❤❤❤❤
@seynabqaaliofficial6844
@seynabqaaliofficial6844 Ай бұрын
Ninkeeda ineey laqaadaa kamaceed
@aishaahmedmohamud3947
@aishaahmedmohamud3947 Ай бұрын
Shadiyooy download ka inoo fur😂❤
@user-fq9ld5mf3r
@user-fq9ld5mf3r Ай бұрын
Some speak for us 😂
@xamdiliiro1613
@xamdiliiro1613 Ай бұрын
Waligaba jiro waligaba joog❤😊
@abwaannasto4400
@abwaannasto4400 Ай бұрын
Ollax wadadii janada🎉
@SuleimanHassan-co1uu
@SuleimanHassan-co1uu Ай бұрын
3:24
@abdirahmanabdalla8462
@abdirahmanabdalla8462 Ай бұрын
I am the thirty one
@user-zd3sy3oy6r
@user-zd3sy3oy6r Ай бұрын
Plz shaashka garsiya 1m waxba ugama Harin 🙏🙏🙏🙏🎉🎉🎉🎉🎉
@aadandeero4943
@aadandeero4943 27 күн бұрын
Hees way dhaaftay waaba cunta caadiya waah waah😮
@anwarabdiCabdulaahi
@anwarabdiCabdulaahi Ай бұрын
Mansh allh in adeeer cod iyo qurxo baad isku darstay xamar dhan adiga baaas baaa fananada ka ah oo ka muuqdo guleyso waligaa l.i 9m tow day🎉❤
@user-ol2mf3ty7b
@user-ol2mf3ty7b Ай бұрын
Beautiful song as always and amazing collabo with Amin yare
@SawaadppePpe
@SawaadppePpe Ай бұрын
Dadka nabiga lovta kuradsada nace wllhi😢
@user-ux5rr5te5v
@user-ux5rr5te5v Ай бұрын
Alla Aniga Igu Weynida Wllasha Qalbiga❤❤
@RuweydoMohamud-jm3ch
@RuweydoMohamud-jm3ch Ай бұрын
Fanku kama. Maarmo shashaka io al fanan aamiin yr❤🎉🎉
@Abdullahiahmedxallane77
@Abdullahiahmedxallane77 Ай бұрын
Heestaan waxaan dhageysanaya anigoo ka sii baxaya Burco maalin axada 2 bisha 6 June.
@Kafi_adde
@Kafi_adde Ай бұрын
Shaashka On the way Hit song 🎧
@mariishcabdalla9614
@mariishcabdalla9614 Ай бұрын
Shaaashka dhan kasto wanaga giijisay marna noo hees marna naga qoslisiii way oo way shaaaashla nagu waynideee waligaaba jiroo waligaaba joog❤❤❤
@ahmedmooge.4295
@ahmedmooge.4295 Ай бұрын
Ayy pest song 🎉🎉hestn lamanayasha ayey anface❤❤❤❤
@yaasiriid
@yaasiriid Ай бұрын
Taagerayaasha aamin yare like😊
@MaryamaHassan-in6dy
@MaryamaHassan-in6dy Ай бұрын
Shaashka❤hala❤gaarsiiyo❤1m❤fanaanadii❤uhoreysay❤oo❤gaarty❤1m❤iyo❤gabdhii❤3 ❤somaali 🇸🇴 oo❤gaarty❤1m❤in.a❤waa❤ku❤salaamay❤shaadiya❤
@dhemaninaqasimali76
@dhemaninaqasimali76 Ай бұрын
Wadadii janadaad ani igu wadaaa kulahaa Subahaanallah wadada janada haka been sheegina
@abdifatahmo9931
@abdifatahmo9931 Ай бұрын
Meel wanaagsan buu kawada ayaad igu wada Meel loosocdana jano ayaa ugu wanaagsan
@user-jb4po9wi3w
@user-jb4po9wi3w Ай бұрын
❤❤
@Axmed-uu8vp
@Axmed-uu8vp Ай бұрын
Shadiya. Wish. Maa saray awrka wa su ale 😂
@SadiaJam-zk3pk
@SadiaJam-zk3pk Ай бұрын
Aso fadhiyo kortay nh😂
@Mimi-ju9cz
@Mimi-ju9cz Ай бұрын
Isku fakiira nahy wlhi
@zakinasiib
@zakinasiib Ай бұрын
Maya awr maba ahee 😂😂😂ee geel waaye 😂😂😂 anaana saaray ha i aaminin hadaba hadaad rabtana i aamin been loow ahay 😂😂😂😂😂
@user-du8si8jf2o
@user-du8si8jf2o Ай бұрын
May isagoo fadhiya lakoraa 😂😂😂
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 Ай бұрын
Aar adigaa istqfurllah waa su aal iswaydiin mudan 😂😂😂😂😂😂
@cawilkoyla
@cawilkoyla Ай бұрын
Axsan hees amiin yare best singer ✌️✌️🎤🎤
@ladanabdi4242
@ladanabdi4242 6 күн бұрын
Kksjksks😂😂😂😂😂
@cabdimahad8663
@cabdimahad8663 25 күн бұрын
Heesa quraanka ka mcn inta iraacsan😢😢😢❤❤❤
@abdulmaaliknoor5630
@abdulmaaliknoor5630 23 күн бұрын
Ax yaa fanaan qiimo badan leh jiroojoog nincaan keenaa
@Sayga_Rushka
@Sayga_Rushka Ай бұрын
Best song of the year2024❤❤shashka quen of the city👑💯💋
@SadaamKhadar-yg6ui
@SadaamKhadar-yg6ui Ай бұрын
❤❤❤❤
@Saffo132
@Saffo132 Ай бұрын
Shaadiyo sharaf 1m wax yaraa kaaga dhiman insha allah inaa garto aa rajeenaa❤❤❤❤
@user-bh8kd1ys8c
@user-bh8kd1ys8c Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@KhaalidHiez
@KhaalidHiez 22 күн бұрын
Waliga ba jiro waliga ba joog😢❤
@hodanabiib5299
@hodanabiib5299 Ай бұрын
.........walacaiyo dhiptaad iga wanisaysa ❤.........😊
@Mizkimanyow0123
@Mizkimanyow0123 Ай бұрын
First sxbayal like isara ❤
@Yaz985
@Yaz985 Ай бұрын
Heestiinaa jecelan uu qabo darteed waa markii imisad ee Aan ku cashto
@user-hi7qc2lh9s
@user-hi7qc2lh9s Ай бұрын
12/6/2024 waa hbeeen arbaca heestan markay soo baxday waxa ii soo dirtay gacaliyahayga wlhi xasuus igu leedhay ilahayoow dhan ha ii dhaafin Wajiyo is fahmoo isku warayooo kala weecanaan waynu leneeee isma wayneee wacadkeeena dhaar ❤❤❤ Gacaliyahayga ❤
@MaryamaHassan-in6dy
@MaryamaHassan-in6dy Ай бұрын
Hees dagano micnaheeda lafahmaayo ayey shaashka iyo amiin yare ku dheereyaan❤❤❤❤
@AxlaamIbrahim
@AxlaamIbrahim Ай бұрын
Tani hees wey dhaftay❤🥹
@mohamedcawil5485
@mohamedcawil5485 Ай бұрын
Hees dareen wadata😮😮❤
@MohamedHussein-dm7ns
@MohamedHussein-dm7ns Ай бұрын
Dadkan mesha quraanka liketa uga radsanayow illahay la baqa
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 Ай бұрын
Hoos usoco koley comment raadis baa tahay sidaan comment u akhrinayno hadaan waxbarashada ogu dadaali laheyn, waa horaan aduunka la tartami lahayn😄😁😂😂
@RahmaRose-wn5tj
@RahmaRose-wn5tj Ай бұрын
Best song 🎵 ever with the unique voices of shadia and amin well done 👏 guys❤❤❤❤
@YahyeCabade
@YahyeCabade Ай бұрын
Asc 0:12
@user-ds8oh4rx4u
@user-ds8oh4rx4u Ай бұрын
Heseteydiiiii
@yahyemadar7517
@yahyemadar7517 27 күн бұрын
Walee shaadiya fankeedu waa talent
@AminhajiAhmedgani
@AminhajiAhmedgani Ай бұрын
❤❤oo wadadii janadaad ani igu wadaa
@MuuseMALI
@MuuseMALI Ай бұрын
Aamiin yare fananka kaliya aan tageeno aya ila tageera❤❤l
@user-cw9ks5op2h
@user-cw9ks5op2h Ай бұрын
Queen.shaadiya barteda dhigtay.,.,....,lagenka kaa 👋🏿✌🏿
@Only_v.1995
@Only_v.1995 Ай бұрын
Shadiyo sharaf please let us download
@abdimoh
@abdimoh 29 күн бұрын
Waligaaba jiroo waligaaba joog Hooyo❤
@halimoab1221
@halimoab1221 Ай бұрын
Meeshu meel kale maha wa Xamar Cadeey 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@africanmusic1122
@africanmusic1122 Ай бұрын
Shaadiyo Sharaf + Amiin Yare Song Name/Igu waynidaa Ereyada iyo laxanka-_- BADMADOW Wakiil iyo naftani wehel baa utooo Wakhti gaan ku tabo waykan baa tiraa Wabi caashaq baa iwaraabisaa Walaaciyo Dhibtaa iga waanisaaa Warwarkoo dhan baa iga waabisa Oo wadadii janada ani igu wadaa 2× Adiga wadna Qalbigayga waran Walahi dhaar Igu waynidee Waligaaba jiro Waligaaba joog 2× Sida waalidkii waagi beryaba Qofka ii warwara ee iga warwara Waa utahay maacan Waana kugu ogahay 2× Wajiyo is fahmo isku waarayon Kala weecanen Waynu leenahe Isma waayine wacadkeena dhawor 2× Adiga wadna Qalbigayga waran Walahi dhaar Igu waynidee Waligaaba jiro Waligaaba joog 2× Ax yaa hees❤❤❤😮
@AhmedGurey-xk2yv
@AhmedGurey-xk2yv Ай бұрын
Legend ❤❤❤❤
@BoorsoXade
@BoorsoXade Ай бұрын
Nice song 😢
@JejeyMoonty
@JejeyMoonty Ай бұрын
❤❤❤😂
@apdalesaiid7270
@apdalesaiid7270 Ай бұрын
❤❤
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 Ай бұрын
Hees weya dhaftay shadiyo 🎉❤❤wadaadi narta igu wad dheh lkin😅😂😂😢
@user-qg9pu5dy3q
@user-qg9pu5dy3q 24 күн бұрын
Xamarna waa hoyadii xaruunta somaaliyeed❤🥰
@user-ut3fg2ih8y
@user-ut3fg2ih8y 25 күн бұрын
Hesatan and the
@warsamewarsame9035
@warsamewarsame9035 Ай бұрын
Waa hees an inaba cadii aheyn ❤❤❤
@MasnamahdiJamac
@MasnamahdiJamac 19 күн бұрын
Waligaba jog shadiyay❤
@kaamilcadesamanjecel6991
@kaamilcadesamanjecel6991 27 күн бұрын
Best song very heart touches❤
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 11 МЛН
SHAADIYO SHARAF FT MAHAMED MAAME ( HAB ISA SIINAY) OFFICIAL VIDEO 2023
3:01
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 7 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 167 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 39 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 59 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 39 МЛН
DAYAX DALNUURSHE OO RUXAY MASRAXA HEESTA (WAA ADIGA) BANDHIGA SHOWGA CIIDA [2024]
3:25
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 2,4 МЛН
AMIIN YARE MIYAAN KUU CUNTAMI WAAYEY NEW OFFICIAL VIDEO 2023
4:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 14 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 710 М.
SHAADIYO SHARAF BEST HIT MUSHUP SHOWGA QARNIGA ISMAACIIL AARKA 2021
5:45
Goodax Media Production
Рет қаралды 15 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 20 МЛН
SHAADIYO SHARAF HEESTA UGU SHIDAN SANADKA 2021
5:36
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 9 МЛН
ToRung short film: 🙏baby protects puppy🐶
0:37
ToRung
Рет қаралды 85 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
0:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 11 МЛН