AAMINA MUUSE VS AXMED FAARAX IDAAJAA | QISADA BUUGGA MAANA-FAAY | MAXAA KA DHACAY XAMAR 1970S/80S ?

  Рет қаралды 14,862

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

BUUG IYO MUSALSAL CAJIIB AH
QISADA MAANA-FAAY
MAXAA KA DHACAY MUQDISHO
1970s & 1980s | BIRMINGHAM UK
........................................
Bulsha Kasta Waxay Wax Ku Tahay
Jiritaankeedana Kaalinta Wayn Ka Qaata
Waa Ku Dhagaanata Iyo Ku Dadaallidda
Horumarnta Afka, Dhaqanka Iyo Diinta
Ummad Waliba Leedahy,
Akadeemiye Goboleedka Afsoomaliga
Waa Urur ay Ku Mideesanyihiin
Aqoonyahanka Soomaaliyeed,
Ururkaaso Ku Howlan Hurumarinta
Iyo Ilaalinta Afka Soomaaliga.
Haddaba Uruka Aga
Iyo Avecinna Academy Birmingham
Oo Iskaashanayaa Ayaa
Waxay Ku Kulan Bllaadhan Qabteen
Xaruunta Dream Chaser Youth Club
Oo Ku Taal Xaafadda Small Heath
Ee Birmingham Untied Kingdom…
Martida Ka Hadashay Bandhigga Buugga Maana-Faay
Aadan Maxamed Cali - Wasiir Hore Waxbarashada
Dowladiid Kacaanka - Bililiqada Loo Gaystay
Manjakii Waxbarashada Soomaaliya,
Qoraa Sare - Axmed Faarax Cali Idaaja
Wariye - Aamina Muuse Weheliye…
Professor Ruumi - Madaxa
Akdeemiye Goboleedka Afsoomaliga
Laanteeda UK
Dr Maxamed Daahir Afrax Qoraagga Buugga Maana-Faay
Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka Afsoomaaliga,
……………..
BANDHIGGA BUUGGA MAANA-FAAY BIRMINGHAM UK
PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
......................................................................
Sheeko Iyo Qiso Jaceel Ah - Daabacaaddii 4aad
Sheeko La Qoray 40 Sano Ka Hor Oo 2019 Weli Suuqa Haysata
Buug Si Cajiib Ah Loo Tifatiray, -- Qoraaga
Dr Maxamed Daahir Afrax -- Best Somali Novel
Taariikhda Farta Soomaaliga ..
.................................................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 29
@nuurtohassan8524
@nuurtohassan8524 4 жыл бұрын
Galabta 17 june 2020 oo aan buugan maanafaay akhrintiisa bilaabay ban muuqaalkan daawanayaa waa buug cajiib ah ilaahay qoraaga caqliga cilmiga iyo cimrigaba ha u barakeeyo❤
@abdirisakabib7292
@abdirisakabib7292 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@shaaficidici8369
@shaaficidici8369 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Dr Maxammed Daahir Afrax.
@khalisuleman9389
@khalisuleman9389 5 жыл бұрын
Waa dadkii ugu qiimaha badnaa umada Somaliyeed ilaahay haa noo kiin xafido👍👍
@Aabe9
@Aabe9 5 жыл бұрын
Inta qof o jecel in somalida hormar garto dhan walbo fadlan subcribe i ku daqar🤣😆🤣
@samataryare3770
@samataryare3770 5 жыл бұрын
Masha allah dad walba waxay wax ku yihin afkoda iyo dhaqankoda Allah ha sharfo abwanka buga qoray iyo abwanada iyo aqon yahanahada soomaaliyed
@alibaba8340
@alibaba8340 5 жыл бұрын
Mnsha allh AbdiAskari tube lipax thnkx
@aniso8807
@aniso8807 2 жыл бұрын
Ilahay hau naxaristo prof:- mohamed faarax idaaja
@iqbaalmukhtaar4745
@iqbaalmukhtaar4745 5 жыл бұрын
ABDI ASKARI wll mcne waan ku jclhy ma heli karaa meel aan kaala soo xiriiro plz qof jclhayo waa taqanaa ee ii nax
@maymuunmaxamed7648
@maymuunmaxamed7648 5 жыл бұрын
❤❤❤❤ luuqadeyda aadban ujclahay thanks
@Wonderer224
@Wonderer224 2 жыл бұрын
Afrax Allaha u naxariisto.
@kawsarhashi9301
@kawsarhashi9301 5 жыл бұрын
Soomaaliya hanoolaato cadowgeeduna hajabo 💙💙💙💙💙🇸🇴
@danwadaag9488
@danwadaag9488 5 жыл бұрын
First view For ABDI ASKARI TUBE
@amraninabarwaaqo6458
@amraninabarwaaqo6458 5 жыл бұрын
Wllo buugan xageenka helaa kenya ayaan jooga hee adigoo mahad san
@walaalmaankaofficial9712
@walaalmaankaofficial9712 5 жыл бұрын
1k Oo subscribed waxaa igaaga harsan 60 qof kaliya halkaan maka heli kartaa 60 qof oo sbscribed idhahdo
@riyaaqismail9852
@riyaaqismail9852 5 жыл бұрын
Wn ku saray wlloh ❤️💯
@iqbaalmukhtaar4745
@iqbaalmukhtaar4745 5 жыл бұрын
Ane waan ku saray wllo keep going broo
@alibaba8340
@alibaba8340 5 жыл бұрын
Wnku saray wllo adna isaar wllo
@alibaba8340
@alibaba8340 5 жыл бұрын
@@riyaaqismail9852 wnku saaray wloo adna isaar mahad sanid
@alibaba8340
@alibaba8340 5 жыл бұрын
@@iqbaalmukhtaar4745 wnku saaray wllo adna isaaar mahad sanid
@xayaatulqalbi8758
@xayaatulqalbi8758 5 жыл бұрын
afkayga hooyo❤❤❤❤❤
@aminahussein5802
@aminahussein5802 5 жыл бұрын
Waa wax lagu farxo in Madashan lagu falanqaynaayo Afkayga. Waa Af-Somaliga. Ee Hirgeliyaay. Af-qalaad Aqoonta Miyaa Maya Maya. Waa intuu Qofka Eebe geshaa.
@amaalibrahim31
@amaalibrahim31 5 жыл бұрын
Intee lagahilaa booga mana faay ❤️
@alibaba8340
@alibaba8340 5 жыл бұрын
Asxaapta qliga ah illhy jannada hayna wada geeyo aamin subscribeta igu caawiya
@WarbaahintaTubtaToosan
@WarbaahintaTubtaToosan 5 жыл бұрын
*Igu Imow Lyrics Diyarsan*
@cazuzyareahmed3224
@cazuzyareahmed3224 2 жыл бұрын
Buugaan halke ka iibsan kara. Amazon waa ka dhamaaday 🤔
@abdiukur207
@abdiukur207 2 жыл бұрын
Waxaa layaaba sheekada. Soo muu qorin maxamed aadan shiikh. Xiligii ay kara idka Ku soo bixi jirtay
@wanagaadunka8647
@wanagaadunka8647 5 жыл бұрын
Shekadan waxay ku so bixi jiray jornalki xidigti oktobar
QATBYII SIDEEDAAD: QISADII MAANA-FAAY
18:56
Farhan Jimale (Farhan Jimale)
Рет қаралды 17 М.
Soomaalinimo Conference Ahmed Idaajaa
1:00:41
Ahmed Abanur
Рет қаралды 31 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 13 МЛН
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 59 МЛН
Idaajaa iyo  siyaad barre wixii kala qabsaday 1992 iyo Taladii idaajaa
43:50
Gabayo goos goos ah iyo abwaan yam yam 👍❤️
14:15
Murti Dhawr
Рет қаралды 41 М.
مع هشام الشواني
1:47:47
Saad Alkabli
Рет қаралды 8 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 4 МЛН
CISHQI IYO COLAAD ( 2 )  ISNICII BEELAHA  Iyo Buuga Koora-dadab
22:36
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26