La soco qaybtii sideedaad ee qisadii xiisaha lahayd ee Maana-Faay, oo ka mid ah sheekooyinka ugu xiisaha badan, looguna jecel yahay ee abid lagu qoray Af-Soomaali. @FarhanJimale #MaanaFaay
Пікірлер: 12
@mohammedabdihussen41814 жыл бұрын
Farxanow sheegada waad soo daahisa si xariir ah uso kali ugu yaran isbuucii dhawr jeer mahadsanid
@abdiqadirmohamed34663 жыл бұрын
Asc farxaan jimcaale salaan kadib sheekada maana faay ma qaybta 8aad ayay Ku egtahay inta KZbin kaaga ku jirta
@mohamedgadhoose57214 жыл бұрын
Odaga hawshii qaranka uu u hayay ee dib uheshiisiinta soomaaliya iyo soomaaliland, ayaa uu ku hawlanaa mindhaa markii uu duubaayay.
@ahmedcawke68164 жыл бұрын
Waxbaa is dabamaray nio ma argty qeebta 6xaad sidee ku dhamaaty io 7 aad sidee ku bilaawatay ismaleh
@luckydubbad82364 жыл бұрын
Abti haaye waxa si wacan noogu soodaa wxay todobadkiibad video soo galinaysaaye
@shafiesaid41174 жыл бұрын
Mudane book ga maana fay meel aan kala xariiro iisheeg please Mahadsanid
@fuaadsamotalis13974 жыл бұрын
Farhan aadbad umahadsantahy waa sheeko aad u macaan waxaan kaa codsanayaa inaad qaybaha kale oo dhigto