Si gabadhan Soomaaliyeed ee dhibaatadu qabsatay loo caawiyo maadaama bil Ramadaan ay soo dhowdahay, barnaamijka share gareeya ALLAHA idin barakeeyo. Mahadsanidiin
@fatmasamatar3776 Жыл бұрын
Mawliid ilaah ha ku caawiyo caarkeena baad asturtay caarkaaga ilaah ha kuu asturo aakhiro iyo aduun liibaan
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Maan sha allah Mawliid xaaji ilaahay haku barakeeyo walaal
@wayraxali2944 Жыл бұрын
Ma sha Allah hambalyo Amina
@NastexaKurow6 ай бұрын
Weriye mowliid ajar iya xasanaaf fara badan allaha kusiiiyo adigana.
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Maan sha allah Gabdha Soomaaliyeed waa inay iska ilaaliyeen raga ajnabiga ah
@aadancumar2387 Жыл бұрын
Masha allah dumarkuu soomaliyeed ajaanib jacaylku dhib inu ugeysanayo ma oga marka hore
@mahadhassan2894 Жыл бұрын
ليس لنا إلا أن نقول حسبنا الله ونعم الوكيل. نسأل الله أن يجعل الله لها مغفرة منه وفضلا
@jawahirmohamed81476 ай бұрын
Maanshaa allaah alxamdulilaah
@sharmakeshyonshasan341 Жыл бұрын
Manshllah allaa mahadas iska leh ku so badbaadiyey qaali
Gabar somaliyeed e ajanabi gursatay wlhi in eeysan cawin iku arkeen
@abdirizakhassandini3625 Жыл бұрын
Masha Allah Allaha ayaa mahad iskale
@HassanMohamed-cx7ho Жыл бұрын
Saudi ha ulaaban Nolosjada intaad noshahay
@mrali3601 Жыл бұрын
Sacuudigu wa dad baas, gabdho badan ban maqlay USA iyo Europe intay caruurta ka dhaleen dabadeed xiriir ka u jareen, Xata caruurta oo dad waweyn ah dhalashadi u dideen, meesha miyayan cadalad ka jirin, Maka iyo Madiina xurmadi meeday