Aamusnaanta waxay faa'iido u tahay caafimaad qabka maskaxda iyo jirka. Jiil Media.

  Рет қаралды 13,855

Jiil Media

Jiil Media

Күн бұрын

Aamusnaantu waxaa laga dhaxlaa faaidooyin farabadan oo ay kamid tahay mid maskaxeed iyo jireed. Sirooyin badan ayaa ku dhex qarsoon aamusida hadii ay ahaan laheyd, Diiniyan , caafimaad ahaan, iyo mid shaqsiyadeedba. Waxey waxtar u leedaahy naftaada, waxayna daliil u tahay dhamestirka iimanka iyo wanaaga islaamka, waana kan aad ku badbaadi kartid, halka hadalka laga yaabo in halis badan aad ku gasho wax ka dhashay wixii aad dhahday.
Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
Sidoo kale Nagala Soco
Facebook Page: / jiilmediaa
Instagram Account: / jiilmedia
Twitter Account: / jiilmedia
Tiktok Business Account: / jiilmedia
Linkedin Page: / jiil-media
#jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

Пікірлер: 45
@hassankeeyeditor8815
@hassankeeyeditor8815 Жыл бұрын
Walee waad igu gaadday ilbiriqsiyada ugu horeeya
@Zoona777
@Zoona777 Жыл бұрын
inta codka talefonka dheereyse😂😂😂
@MohamedAhmed-ly4yg
@MohamedAhmed-ly4yg Жыл бұрын
Alle amarkiisa ani qof iska amusn ayaanba iska ahy😂😢
@BalqiisaCabdi-zj5ld
@BalqiisaCabdi-zj5ld Жыл бұрын
Sallallahu caleyhi wasalim ❤️🥀
@ismaciilahmed-cx2kr
@ismaciilahmed-cx2kr 11 ай бұрын
aamusnada waa u dhashtay alx🥺
@sadiiqmuqtaar8569
@sadiiqmuqtaar8569 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@saidoomer7269
@saidoomer7269 5 ай бұрын
Waa naka de
@maymuunmohamed-gt2ph
@maymuunmohamed-gt2ph Жыл бұрын
Ilaahayoow warkabadan igayaree😅😢😢😦
@xabiibodaahit
@xabiibodaahit Жыл бұрын
Ameen isku midaanahay
@nimcocumarckiriin961
@nimcocumarckiriin961 Жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@historynerd7549
@historynerd7549 Ай бұрын
Scw
@Drs__InaApdu123-io4qf
@Drs__InaApdu123-io4qf Жыл бұрын
Muuqaalka inta ugu horeysa🤣😢
@AhmedmohamedAbdulah01
@AhmedmohamedAbdulah01 Жыл бұрын
Abdihaliim Ali Away
@User-wrg23se4
@User-wrg23se4 Жыл бұрын
Wlhi ano mopilka dherenayo u igu qabtay 😂😂❤
@AxmedYuusuf-wj7th
@AxmedYuusuf-wj7th 6 ай бұрын
Waad igaaday😮😅
@xamdimaxamuud1854
@xamdimaxamuud1854 Жыл бұрын
M.n alah tabara ka alah
@anbem
@anbem Жыл бұрын
❤ana ugu horeyo
@aminCaraale
@aminCaraale Жыл бұрын
Af daboolan waa Dahab ❤😅
@DeeqoMaxamed-he5pb
@DeeqoMaxamed-he5pb Жыл бұрын
الاهم صل علامحمد
@rawdamahad
@rawdamahad Жыл бұрын
aan hadalno wax yar
@Anviiapdi
@Anviiapdi Жыл бұрын
See ussmee yaaa
@Balaandosman-d6y
@Balaandosman-d6y Жыл бұрын
waw❤
@wllmohayre9950
@wllmohayre9950 Жыл бұрын
Wllkow carabka maaa,Iska karaa
@MrShuceyb-en9kr
@MrShuceyb-en9kr Жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤❤❤
@ZimanAbdullahi-ck5vk
@ZimanAbdullahi-ck5vk Жыл бұрын
Hhh Ala sa inxay lee😂
@Wllrashka11
@Wllrashka11 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@MusseAbdi19
@MusseAbdi19 Жыл бұрын
Carabtu waxay dhahaan [ way adag tahay inla ugaarsado kuluunka afkiisa xiran yahay ] 😂
@Drs__InaApdu123-io4qf
@Drs__InaApdu123-io4qf Жыл бұрын
Carab baa taha mia adiga mase carab baa rabtaa inaa ugaarsatid🤣🤣🤣
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 Жыл бұрын
War yaa ila mid ah Ani ma war badni lkn waxaa jiran dad aan ka aamusi karin inta ay ila joogaan mana ihi qof aamusnaan badan ee waxaa jiran dad aan lahdli karin wax waliba oo dhaca.
@RoodoSiciid-i9v
@RoodoSiciid-i9v 3 ай бұрын
Isku dabeecad nahy wllhi ❤
@nimcocumarckiriin961
@nimcocumarckiriin961 Жыл бұрын
Waigufahantay😂😂😂
@AzZz-yn2ql
@AzZz-yn2ql Жыл бұрын
👍👍♥️♥️♥️♥️
@MohamethAbdishukri-kr2de
@MohamethAbdishukri-kr2de Жыл бұрын
👍😵
@anyaaaadan2636
@anyaaaadan2636 Жыл бұрын
😂😂waxan isdhahay maxaa gaabiyay vodka 😊❤
@aishayariisey3769
@aishayariisey3769 Жыл бұрын
Same
@xafsoali9707
@xafsoali9707 Жыл бұрын
WALLHI AAMUSNAAN LEYKU NACAY AAMUSNAN TEDA DAD BADAN KU WAYEY
@NasiibGeeleOlaad
@NasiibGeeleOlaad 10 ай бұрын
😂
@umuzaakir4296
@umuzaakir4296 Жыл бұрын
lkn soomalida dhaxdeeda ninka kaa hadal badan dhaxal kaagu kula qeebsada 😂😂
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 3 ай бұрын
Waa ufilaayay faankii faarax intuu qooro gooy lahaa inuu siil fartesahaaya wagi hore dagal waran jiray iyo barshin qori laga sameyay daka dibadaha itabada usameyaan iyadokujifto dharcad xiran dhul aqon uu yimid colna kasocdo marku dilay qoraha afka ugali saa waba gabar
@ikraamikranitapea9800
@ikraamikranitapea9800 Жыл бұрын
anga ma uhoreyo mse Ana modo😂
@toxowfiidow6516
@toxowfiidow6516 2 ай бұрын
😂😂😂
@MariamHassan-rg5hu
@MariamHassan-rg5hu Жыл бұрын
Amuuska was shay dadko Dhani kugu nacan maxa sababa xita asxaabta
@khaledkhaleda4724
@khaledkhaleda4724 Жыл бұрын
😂😂😂😂😅no
@princessafsomali04
@princessafsomali04 Жыл бұрын
youtube.com/@cabdihorror8911 sooyaca
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
OGAANSHO
Рет қаралды 337 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 29 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 14 МЛН
QOFKAAN XIRIIRKA U JAR WUU SOO NOQON💔🤔
5:38
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 248 М.
xiriirka u jar !  Nooca saaxiibada kamid ah , tilmaamo xun xun
12:35
AWOODA AAMUSKA HA FUDUDEYSAN, SİDDA QOF LA İSAGA CELİYO-1AAD
18:52
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 49 М.
Aamusnaanta  | Awooda Qarsoon ee aamusnaanta :
10:17
OGAANSHO
Рет қаралды 491 М.
Luuqadda mufakariinta u gaarka ah | Awoodda aamusnaanta.
6:14