AARGOOSIGA IRAN '3 ILAA 4 MAALMOOD AYUU QAADANAYAA' XOG CUSUB

  Рет қаралды 64,293

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

#subscribe #ukriots
XIZBULLAH OO WEERAR CULUS KU QAADAY WOQOOYIGA ISRAEL XALAY SAQDII DHEXE.
• AARGOOSIGA IRAN '3 ILA...
Keir Starmer has told an emergency meeting police will remain on high alert, after a week of violent disorder sparked by the killing of three young girls in Southport 10 days ago.
The prime minister chaired the Cobra meeting of police chiefs, ministers and officials on Thursday evening as part of the government’s emergency crisis response - the third since unrest broke out.
Sir Keir said there was "no doubt" rapid sentencing as well as having police in the right places across the country had "acted as a deterrent" to prevent the further unrest that had been expected on Wednesday night.
Officials the BBC spoke to resisted the idea a corner had been turned.
More than 50 officers injured in hotel riot
The number of officers injured in the Rotherham hotel riot has been confirmed as 51, South Yorkshire Police said.
They suffered injuries including broken bones, concussion, bruising and head wounds during the violence outside the Holiday Inn Express in Manvers on Sunday, the force said.
Police horses and dogs also suffered injuries, with one horse having to retire due to a hoof injury, a spokesperson added.
Frontline officers were targeted by missiles, which included concrete blocks, chairs, branches, fire extinguishers, glass bottles and cans, during the "horrendous disorder".
The force said officers who had been unable to resume frontline duties as a result of their injuries were "now part of the team trawling through footage to gather evidence".
Assistant Chief Constable David Hartley thanked the community for their kind messages following the weekend's "horrific events".
Election Live Updates: Harris Meets With V.P. Finalists in Pivotal Test of Chemistry
Kamala Harris was conducting interviews in Washington with top contenders to be her running mate - including Senator Mark Kelly of Arizona and Govs. Tim Walz of Minnesota and Josh Shapiro of Pennsylvania.n SOURCE: NYT

Пікірлер: 96
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Ай бұрын
#SUBSCRIBE, #LIKE THANKS👍👌😍
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Ай бұрын
SUBAX WANAAGSAN A.HAFID
@simbavlogs8944
@simbavlogs8944 Ай бұрын
Allah dhibka ka qaado palestine 🇵🇸 inshallah ❤❤❤
@ElmimuguielAbdillahi
@ElmimuguielAbdillahi Ай бұрын
❤vive palestine
@rafiq5722
@rafiq5722 Ай бұрын
Maxaad ula yaabeysaan Baidan asigaaba siiyey Hubka lagu gubay Caruurta😢 Ilah baa ka aari doona insha'Allah
@fartun9503
@fartun9503 Ай бұрын
Guul Insha Allah 👍
@Janna9756
@Janna9756 Ай бұрын
Wariye somaliyed Abdixafid wad mahdzanthy wll gulayso i'm from Canada 🇨🇦
@hafidmohamed862
@hafidmohamed862 Ай бұрын
Mahatsanit abdihafid
@user-zb2mp5og1x
@user-zb2mp5og1x Ай бұрын
Ilaahay kala carar idinku salid
@AxmedmaxamedShaacir
@AxmedmaxamedShaacir Ай бұрын
❤❤❤❤
@deeqawliyo293
@deeqawliyo293 Ай бұрын
Israiil.macidbay.dhegaysataa.mise.balanbay.leedahay.taasi.waa.fulaynimada.cArabia.mahadsanid
@hanihassan3448
@hanihassan3448 Ай бұрын
Ilaahow falastin ugaalmee ilaahow yahuud jabi saan ulaheen waan daalnay ducada ilahey SWT nagama aqbalaayo you knw why cuz dulmiga xaraanta faasiqnimada lacaadeestay dhiiga islaamka micno darada lodaadinaayo islaanimana lasheeganayo that's why ilaahey nooga aqbaleen ducada dowlada islaamka dunida kunool wee iska daawanayan dadkaas muslimiinta oo sidaa loogumaadayo weena awoodaan inee gaalada kujahadaan lkn daciifnima kujirto ilaa islaam dhaba lanoqdo lohugoonsamo ilaahey SWT xaqa iyo xaraanta lagala karto Hal xabo nalagama aqbalaayo ilaahey wuu awodaa inuu yahuud one second uuga guuleeyo yahuud falastin lkn waa imtixaan xag rabi ah subxanalah
@ibrahimhusien9350
@ibrahimhusien9350 Ай бұрын
Wcs. Mahad. Sanid. Cabdi
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Ай бұрын
Alloow adaa awoodle israil iyo maraykan ingiris alloow dhulka lajar oo wax aan jirin illaahow kayeel alloow xamaas awoodaada Ku xooji guul iyo gobonimo falastiin gaadhsiyo caasimadu qudus xamaas xakunto bariga dhexe aamiin
@abdinasirisak6701
@abdinasirisak6701 Ай бұрын
Subax wanagsn waxan kaso salameya dalka Uganda 🇺🇬
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Ай бұрын
@abdinasirisak6701🤝👍
@shandhaysahmed3278
@shandhaysahmed3278 Ай бұрын
Israail ayey badbadinayan lakin eebe waa wax ma mooge ninwalbana wuuxuu keysto ayuu dhadhamin israail iyo kii u hiliyaba cadab bey gali. Ilaahey waxan kaberyeyna in umadas dhibka kadulqado amiin Amiin yarabi
@kawsarmuxumed7814
@kawsarmuxumed7814 Ай бұрын
Mash Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Ай бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@user-rm2tq7dn6w
@user-rm2tq7dn6w Ай бұрын
WAA WAX LAGU FARXO IN ISRAEL XALEY LA GARASCEY
@Carfon-ly5hv
@Carfon-ly5hv Ай бұрын
There is free American state
@delpierobaidoa394
@delpierobaidoa394 Ай бұрын
WAXA SAX AH ILALINTA ISRAEL HADU WERARKAN DIB LODHIGO XITA WADA HADALKAS WAXBA KAMA IMANAYAN
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 Ай бұрын
Thanks 👍🙏💯😊
@Carfon-ly5hv
@Carfon-ly5hv Ай бұрын
Horgalada carabta waxay ku hagooganayaan Israeli
@user-eg5po7xp1j
@user-eg5po7xp1j Ай бұрын
Iiraan jawaab maheysee hanjabaaadeeda mareykan ayey wax uga bisleysaneysaa.
@abdirizakkali5556
@abdirizakkali5556 Ай бұрын
Iraan way daahday
@abdirazakhajiali2415
@abdirazakhajiali2415 Ай бұрын
Waa difaac loo sameynayo kuwa gumaadka maalin walba u gaysto walaalahooda carabta
@fartun9503
@fartun9503 Ай бұрын
Wanagsan Brother 👍👍👍
@user-wi8yn1kk9l
@user-wi8yn1kk9l Ай бұрын
wararka carabta yuhuda ineyilalinayay ayuudowyahay
@user-sx6sw3ci1z
@user-sx6sw3ci1z Ай бұрын
70 Askari Calooshooda U Shaqaystayaal Sahyuuniyad ah Ayaa Lagu Laayay Yemen Lakin Adigu Maad Sheegin
@Mukhtaarali6
@Mukhtaarali6 Ай бұрын
Asc waxaalabadbaadina yaa israa iil waana dbadhif yadooda
@libanfarah-l6f
@libanfarah-l6f Ай бұрын
Asc all brothers and sisters from Canada
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Ай бұрын
Waxaa khasaaray kuwa laga qadiyay jihadka qasa ya Allah noo fur albabka jihaadka
@abdirashidomar3680
@abdirashidomar3680 Ай бұрын
Carab waa gacanta israail
@hamuudiyasin
@hamuudiyasin Ай бұрын
Waa gantaal ee madfac maha,labada kala baro mudane Abdihafid
@SheikhAdow
@SheikhAdow Ай бұрын
لا نعرف
@user-eg5po7xp1j
@user-eg5po7xp1j Ай бұрын
Ruwaayadaha xizbullah iyo iiraan maad nagadeysaan 🤯🤯🤯
@SalebanJaamac-ci9nc
@SalebanJaamac-ci9nc Ай бұрын
شرق اوسط كيف سنوار
@yogolabdifath
@yogolabdifath Ай бұрын
Asc ku bilaw
@ashaali6663
@ashaali6663 Ай бұрын
Aniga waxay ilatahay inay ayagu soo weer ariga lagaayeen waayo balan magalaan
@JireAden
@JireAden Ай бұрын
Asc
@muhuboise751
@muhuboise751 Ай бұрын
Iraail aya dhifacayaan
@XidigadhuuntaCirjiidh
@XidigadhuuntaCirjiidh Ай бұрын
Asc Abdi xaafid isra.iil ayaa laga ilaalinayaa inaanay waxba garin sidaas ayan aaminsanahay
@udbiabdi742
@udbiabdi742 Ай бұрын
Subax wanaagsan
@mohamedmohamud-zi2mm
@mohamedmohamud-zi2mm Ай бұрын
iraan booto kaliya ay meesha ku haysaa ..
@badalabshir502
@badalabshir502 Ай бұрын
Boqorada carabtau cadowga ayay dabb xeer u yihiin
@AadanMaxamed-dd5lc
@AadanMaxamed-dd5lc 29 күн бұрын
Muslimiinta guubaan urajeynayaa
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Ай бұрын
MARAYKANKU WAXAY DHAHEEN CIIDAMADA ISRAEL WAA SAXAN YIHIIN OO SHACABKA WAA ISKA ILAALIYAAN.WAA DULI MARAYKANKU WUXUUNA OGAADAY CADAAWADA DAWLADAHA KHALIIJKU U QABAAN REER GAZA AMA FALASTIIN
@user-qh8qe6oe5v
@user-qh8qe6oe5v Ай бұрын
Israil waxay katirsantahay fedarlka maraykanka waqabta ama gobalka kuyaal bariga dhexe
@mohamedomar712
@mohamedomar712 Ай бұрын
Carabtu isreal ayay ilaalinayan mareykankana amirkiisa ayay fulinayay
@ahnettek3298
@ahnettek3298 Ай бұрын
Carabtu marka ay israaiil.ay dileysay hogaamiyihii nabada ee reer falastin allaaha u naxariste maxay uga celin waayen .iyadoo wada hadalku socdo aya dishaye.marka cabsida iyo iney isiraaìl ilaaliyan ha joojiyen .bulaynimo carab laguma ogeyne .israaiil.dukumdaakum allaaha ka dhigo allaahuma aammiiin
@Adamhagler
@Adamhagler Ай бұрын
Waa been Iran waxba ma samayn karto
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Ай бұрын
Asc wr wb
@kadarahmed9574
@kadarahmed9574 Ай бұрын
Cabdixarid carabta manta waa yuhud yar yar oo yuhuda la safan
@SaciidSaacid
@SaciidSaacid Ай бұрын
Asc Cabdixaafid Aniga waxey ila tahey in an la raacin carabta shekadooda e in laguna Duulo yuhuda oo la tuso xanuunka palestine.
@AbdiwahabSheikmohamed
@AbdiwahabSheikmohamed 29 күн бұрын
Warkaa.waa.wax.kamajiran.waxana.larabaa.in.xooga.midaysan.in.lak.kaladhantalo
@khaliifcabdi6106
@khaliifcabdi6106 Ай бұрын
Waa been iyo badbaado israaiiil waa carabtii naagaha ahad
@roobiyorays8398
@roobiyorays8398 Ай бұрын
Iiraan Waa qawda qawda gaadhsii, waan sugaynaa jawaabteefa, shic8bkooda ayay film u dh I gayaa, aan aragno
@abdi6533
@abdi6533 Ай бұрын
Carabta maxaa ka qaldan ayaga haday baqaayaan cida weerarayso maxaa ka galay
@Qaali12
@Qaali12 Ай бұрын
Subax lamid’ah wllo, aroskan digowgisa waqti hore aya la bilabay, waxan rajaynaya inuu u dhaco sida loo qorsheynayo😅
@Abdicasiis-yq4zk
@Abdicasiis-yq4zk Ай бұрын
Waxay u dhowdahay in la ilaalinayo israail
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 Ай бұрын
Wll wadmahadsanthy
@abdullahimjimale-um9vo
@abdullahimjimale-um9vo Ай бұрын
Asc waa imaaraadka iyo urdun labadaas ayaa u shaqeeyo yuhuuda
@Carfon-ly5hv
@Carfon-ly5hv Ай бұрын
Wax kasta oo Israeli lagu tuuro dhacwac fudud baa laga sheega
@HawaisMohamed
@HawaisMohamed Ай бұрын
You should be call box amaexpess
@MohamedabdiMusa
@MohamedabdiMusa Ай бұрын
Abdihafid waa bentot falastin dan umahayan hayan e israil ayey bad badinayan
@aliyonissougal964
@aliyonissougal964 Ай бұрын
WADANADA ARABTA KUWA SIDA U HADLAYA WA KU WA DIFACAYA ISRAILL ALAYAHADIG
@daahirshiine-ey6kv
@daahirshiine-ey6kv 29 күн бұрын
gaalowadil markasta
@AbdiwahabSheikmohamed
@AbdiwahabSheikmohamed 29 күн бұрын
Iran.waxad.moodaa.waxeeda.in.booto.yahay..waxana.muqatay.xisbulaa.la.sasabanhayo.si.quwadoda..loo.kala.dhantaalo 6:32
@ffartuunCiise
@ffartuunCiise Ай бұрын
Israil halaageeda soo dhawaaday 😂
@cabdulaahidaahir8059
@cabdulaahidaahir8059 Ай бұрын
carabta USA yadiraysa waxay.udanaynaya israil umadanaynayan qaza iyo falastin
@SalebanJaamac-ci9nc
@SalebanJaamac-ci9nc Ай бұрын
Hodadaabamaraykan dabakariiixayo yaydiideen
@Najma-id2xt
@Najma-id2xt Ай бұрын
Madaxda carabta caqligoda kuma socdane waxa dabada ka riixaya mareykan iyo Israel iyagaana xisbullaah u diraya because waxay ilaalinayaan Israel ee xamaas weyku marmarsiiyadonanayan
@nasrabashir3958
@nasrabashir3958 Ай бұрын
Maraykanka asagaa dagaalka kujira asagaana waxaas xad gudub ah na iyo xasuuqa qaza asagaa samaynaya
@Abdullahialisheikh124
@Abdullahialisheikh124 Ай бұрын
Israel ayaa laga ilaalinayaa dagaal jahooyin banana uga furma
@sahroali1196
@sahroali1196 Ай бұрын
Dhufaanada.carbeed.sahnuniyada Ayey.badbaadinayaan.ee.reet.Qasa.ayagaba.dil.carab
@RaxmoJaamac-tv1jo
@RaxmoJaamac-tv1jo Ай бұрын
madaxda carbed wa munafaqiin islaamka lugaha haya
@tusbaxlemacalin1913
@tusbaxlemacalin1913 Ай бұрын
Israil ayada dirstay dadka carbed igala hadla waye xisbulahi wey cabsanen baqdinta ey qabto waye
@YuusufJeeri-tv2tm
@YuusufJeeri-tv2tm Ай бұрын
Iyadaba boqol boqol beeydishaye maxaa usabab ah cabsidheh ninaan cabsan waalocabsada been israel miyaa heshiis rabta maxaa been looshegaa iiraan xitaa dagaal maqadeyso carabtan iney ilaaliyaan veeyrabaan israel been yaan laguu shegin inneey qaxaan ayaa laqatay berina waa boqol kale danaano dadakayaroo lagadiley kusodugtaa muslim walaa carab nin nuuxsankaro keen waakaye cabsida watnaha weey dhaftay markey dhuunta sida watnaha kuudhagleeso casi tii uguxuneed waaye in halmar lees qadimo maraban carabtan dadkakalane iyagaa la eeganayaa iiraan beyba udharsan yihiin carabta oo lagadha dhiciyay calolxumo ayaa kudileyso turkigu meeqajeer ayuu iskuugu yeeray haldal oo yiri malaha islaamkow isuguimaada aan iskadhicino yaasovaxayo watnaha ayaa halbowlaha aktiiisa garacayo
@AbdiwahabSheikmohamed
@AbdiwahabSheikmohamed 29 күн бұрын
Iran.waxad.moodaa.waxeeda.in.booto.yahay..waxana.muqatay.xisbulaa.la.sasabanhayo.si.quwadoda..loo.kala.dhantaalo 6:32 6:32
@MohamedHassan-jt1xr
@MohamedHassan-jt1xr Ай бұрын
Xaaladaan katagan bariga dhexe waa xalad foolaneysay sanada badan oo lasodhaafay laakin waxaa soo dedejiyey ocktober7 xeli ay ooda jabsadeen dagaal yahaniinta xamaas israiil iyo xulufadeeda waxay indhaha kuhayeen abooda bariga dhexe ee iraan oo xowle kusocota sedii mar uun loo dumin lahaa weliba meel aysan kasoo laban karin sanoyin dhow logaarsiin laha maanta dheriga wuu karaya halkii lagu kala qeybsan laha lagu cuni laha ayaan sugeeyna
@DjamahGaraad
@DjamahGaraad Ай бұрын
Way baaqaayan caarabtu waaxay u daanaynayan israil wayo maraykan ayaa dabaada kawada naagas
@abdikarinalihashi9777
@abdikarinalihashi9777 Ай бұрын
Iran ruwayad bay wadaa iyo booto been ah kkkkl
@kosaweleh8461
@kosaweleh8461 Ай бұрын
Asc. Hadi dagal u qado xisbulah u Car qalad ku noqonayo wada hadalada maxabista lagu kal warejinayo. Maxay caqabad u noqon wayday. Anigu waxan u arka in Carab intoda badani illaalinayso yahuuda.!!!!!
@calisaalim4510
@calisaalim4510 Ай бұрын
Waxaa trunts ku taagan Xisbullah .midda xamaas bir mageetadu u geysaneso wax kama jiraan miya?
@FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg
@FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg Ай бұрын
Waxaas run miyaa mise waa been waanku farxayaa in srael ay naxaan gaalka eyga doofarada ah
@Abdixakiin-xp8re
@Abdixakiin-xp8re Ай бұрын
C[xafid.waxaa iga daa.carab imisa.yuhuudadhintay,aan,farxee.c[xaafidow,khabiir band tahay carabna.maanta.inay.xabad Joojin.kahadlaan.waalayaab.mise.waa.hadaan.kooyaa
@AbdirahmanMo14
@AbdirahmanMo14 Ай бұрын
Qasaaro ba'an aa mise coows bay gubeen Kkk Xisbullah iyo iraantu ma iyaga cidkala ah sow israil un islamawada ah Wali waxaan layabnahy dadka iraan iyo Israel labo ukala haysta 😂😂😂
@user-eg5po7xp1j
@user-eg5po7xp1j Ай бұрын
Hhhhhh sidaad ufahamtay may muslimiintu ufahmaan.✅️
@ruweidah.b7668
@ruweidah.b7668 Ай бұрын
Hhhh, wlhi cid fahmaysa baa yar arintaa.
@ShaxmedJigre
@ShaxmedJigre Ай бұрын
Cabdul xaafidaw waa axmed jigre waa markii kobaad een kulaxidhiidho mahad sanid
@Mahametthasan-h7q
@Mahametthasan-h7q Ай бұрын
Carabtu israaiil ayey ilaalinaysaa waxayna fulinayaan amarka maraykanka Alla may wadnaha joojiyaan Waaxidbaa jira e
@abdiwalifarah1680
@abdiwalifarah1680 Ай бұрын
Tan danbe ayey runtu tahay
@Abdullahialisheikh124
@Abdullahialisheikh124 Ай бұрын
Asc
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | RUSSIA | UKRAINE | N KOREA
19:18
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 24 М.
PROF KEYNAN: DFS | ITOOBIYA | MUSUQA | DASTUURKA | XOG CULUS
39:35
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 4,2 М.
ДОКАЗАЛ ЧТО НЕ КАБЛУК #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 995 М.
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 1,4 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 17 МЛН
DHACDO FILAN WAA AH OO KALA 'QAYBISAY  ISRA DIBAD & GUDO'
16:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 26 М.
SH M DIRIS OO KU TUFAY "DOWLDA XUMADA | AS. ITOOBIYA & MUSUQA
29:47
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 17 М.
SIR LAGA HELAY WEERARKII IRAN AY KU QAADAY ISRAEL HAYAAY?
35:54
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
DFS CAQABADAHA MoU | ITOOBIYA | MASAR | SL ''GUUL'' | SSC
34:22
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 23 М.
DOODII QARNIGA | DAGAALKA GAZA | TRUMP |  ARIN FILAN WAA AH
24:52
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 36 М.
TRUMP IYO KU XIGEENKIISA OO MINNESOTA UGA HANJABAY MUHAAJIRIINTA
5:50
WASIIR OBSIYE: MAXAMED ABIIB ''WAA LA AF-DUUBAYE LAMA XIRIN"
25:31
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 42 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | RUSSIA | UKRAINE | SOMALIA
22:02
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
KHUBARO WAAWAYN OO SOO BANDHIGTAY XOG LAYAAB LEH | HALIS CUSUB
20:37
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 70 М.
ДОКАЗАЛ ЧТО НЕ КАБЛУК #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 995 М.