PROF KEYNAN: DFS | ITOOBIYA | MUSUQA | DASTUURKA | XOG CULUS

  Рет қаралды 17,791

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 58
@axmedmaxamuud2890
@axmedmaxamuud2890 6 күн бұрын
Cabdi Xafiidow maxaad aqoonyahankan aad mar hore noogu keeni weyday! Aqoonyahankan wax badan ayuu iftiimey, isagoo si akaademi ah u qaadaa dhigaya... Somali ha noolato, ha jirto oo ha joogto waligeed. Salaantii Boorama.
@aesse7702
@aesse7702 6 күн бұрын
Professor Xasan Keynaan -- aqoon, xikmad, iyo maskax xor ah. Caafimaad, cimri dheer, iyo cibaado suubban ayaan u rajeynayaa.
@CaliMaxamuud-l3h
@CaliMaxamuud-l3h 6 күн бұрын
Waan Salaamayaa PRoF Ka Sida Fiican Ee Uu Ufaahfaahiyay Khaladaadka Hortaagan Dhimaha Qaranka
@abdullahifarah610
@abdullahifarah610 6 күн бұрын
Run ahaantii ma garan karo aqoonyahan aan uliqo aragtidiisa 100% sida Prf keynaan❤
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 6 күн бұрын
Mashaaa Allhaa wa run tehi❤❤❤❤
@abiibc78
@abiibc78 6 күн бұрын
AMXAARKA DOWLAD JIRTA UU WATAA EE SOMALI YAAN LASEEXIN AAN ISDIYARINO VIVA SOOMAALIYA
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 6 күн бұрын
Waa mahadsantahy macalinku ilahaw naga qabo xasan shiekh aamin wa tuug
@liibaan123
@liibaan123 6 күн бұрын
Koleey kuwi oromo baad tahay ama kuwi 21 waxna baran hantida Hawiye iska cuna yeen baad tahay waa inaad shaqeey sataan weey dhamaatay Hawiye hanti diisa la iska cuno gedo ilaa hada waa abaar
@Fawaaz57
@Fawaaz57 7 күн бұрын
Brit somali tv hoori usoco ❤ king cbdi xfid
@AdeeroSheekh
@AdeeroSheekh 6 күн бұрын
Alaahu akbar away milatarigii soomaaliyeed hadii jiro shakiwayn ayaa majiro soomaaliya inay leedahay milatari soomaaliya haduujiro away may afgambi kulawareegaan talada wadanka soomaaliyeed kana qabtaan Khaa imul wadanka
@zainabosman6991
@zainabosman6991 6 күн бұрын
Xassan Tuug baa cuney, waa tuu lahaa uma baaxnin ciidan xoog badan. Mooriyaantiisa ayaa u difaaceysa
@aliawad2288
@aliawad2288 5 күн бұрын
Walaalkay cabdxafid iyo aqqonyahankan maskaxda badan aad iyo aad baad u mahadsantihiin.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aliawad2288
@aliawad2288 5 күн бұрын
Masha Allah Soomaaliya Hanoolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@saja9892
@saja9892 6 күн бұрын
Soomaalida dhulkooda iyagaa dufaacanayee xasan munaafaq baa boqol weji leh oo wax qasaya
@ibrahimyusuf6408
@ibrahimyusuf6408 6 күн бұрын
Adigu qabyålada ma ka madhantahey.?
@heesosomalicusubchannel9263
@heesosomalicusubchannel9263 4 күн бұрын
Sharfanid Professor sifcn ufaahfahisay
@abdirahmanalirageh8533
@abdirahmanalirageh8533 6 күн бұрын
C/xafidow mar walba Waxan ubahanay Aqoonyahan Perosoffier Keynan oo kale no keen ruuxda bulshada ayu Aqoonyahanku nooleenayaya
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 6 күн бұрын
Dowlada hada jirta sow waxa ay kashaqeyneyso maha dowlad dhisida kuwa diidan oo farqaha heysta oo u adeega cadowga Madaxda dowlada waa saaxiibo ceeb kuma aha waxey fududeyneyna howshooda
@CamuudAwed
@CamuudAwed 23 сағат бұрын
Guul iyo Gobanimo Jamhuuriyadda Somaliland ✅🙏✅👍 💚🤍♥️💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️
@abdirizakfarah2209
@abdirizakfarah2209 6 күн бұрын
Nin wax garanaya ayaan u arkaa❤
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 6 күн бұрын
Weli Soomaali Maryooleey, Titles kasta ha sheegato run la isuma sheegin.
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 6 күн бұрын
balaa calaykum halkuu raysal wasaaruhu kashaqeeyaa 4.5 baa lagu shaqeeyaa dawladu waa qabaail manadoonayo in uu matalo
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 6 күн бұрын
Falanqeeyaha waa runtii xasan sheekh waa all in one waxaan daawaday isaga iyo w gaashaandhiga oo wada jooga masar oo heshiis saxiixayo waxaan is iri hamze miyaa madaxweynaha loo bedalay oo xasan miyaa noqday prime minister
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 6 күн бұрын
Tug Axmar ah warkisa laguma joro e Dhis like horay u qado
@haboon180
@haboon180 6 күн бұрын
Somalia u soo xaar taga Lascanod. Awoodinu iyo garashdiinu waa intaa. Kina jooga Djibouti, Kenya, kilinka 5aad iyo Somalia u xaar taga Lascanod.
@saja9892
@saja9892 6 күн бұрын
Waa run dawlad soomaaliya maamusha ma jirto Niman dhaqaale urursi ah oo aan siyaasadba garaneyn keliya jeebkiisa moodaya in madax loo noqdo iyo kuwo lagu shaqaysto baa meesha ka muuqda soomaaliyeey ha ku habsaaminina oo yeysan idin hodin
@mohamedomaraden-fz1bm
@mohamedomaraden-fz1bm 6 күн бұрын
Raysul wasaraha iyo wasiirka waxbarashada iyo taliyaha boliska wa itobiyan xasan gargurte waxow u arka inay dantisa ku jurta
@faizaali2889
@faizaali2889 6 күн бұрын
Adkaatay. Somaliland hanoolaato ilaahay baa wata qaran Somaliland
@abbehassan5529
@abbehassan5529 6 күн бұрын
Odaygan inuu majeerteen yahay qofna weydiin maayo. Waayo hadaad aragto qof federal baa la duminayaa ku haya waa from Puntland. Somalia waxa 2012- hada la haray waa federal waxaana dan ugu jirtaa oo kaliya Puntland. Federal iyo Somalia awood leh iskumeel ma galaan
@aesse7702
@aesse7702 5 күн бұрын
@@abbehassan5529 Federaalka waxaa diiddan kuwa doonaya in mar kale wax kasta Xamar la iskugu keeno si ay u bililiqaytaan, iyo kuwa aan dhul lahayn, iyo kuwa aan dhulkooda maamulan karin in loo maamulo mooyee.
@abdirashidaliyuusuf357
@abdirashidaliyuusuf357 6 күн бұрын
Adeer barlamankan madaxwaynaha raysal wasaraha golaha wasiirada Ma ahan waxa umada soomaliyed keensatey marka kuwan umada kale ayey ushaqeeyan marka ilaa laga helayo wax umada iyada keensatey ila ay ka imaadan dalkan ilahey aya umaqan lakin kuwan umada uadeegaya ma ahan
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 6 күн бұрын
Allaha hanaga qabto Xasan tug
@faizaali2889
@faizaali2889 6 күн бұрын
Muqdisho wa magaalo abgaal. Where are you from?
@khadarmaxamedmire4021
@khadarmaxamedmire4021 6 күн бұрын
DAWLADNIMADA SOMALIYA WAXAA LUGTA HAYA SIYAASI AAN ILAHAY AQOON GANACSADE AAN ILAHAY AQOON OO WIXII DAWLADI LAHAYD KALIGOOD DAN SHAQSI KA DHIGTAY OO ISTICMAALAY ARIN QABIIL KU ISTICMAALAYa OO AAN OGOLAY NIDAAM DAWLAD
@issemohamed8701
@issemohamed8701 6 күн бұрын
Kan Waxba Laga Macaashi Maayo. Hor Dhaciisa Ayaan Dhegeystay
@BashirAliBotale-xo2zg
@BashirAliBotale-xo2zg 6 күн бұрын
Dhanbay kararatahay Britt tv
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan 6 күн бұрын
Ino yahay oday culuus waxaad ku Karaan sidu wariye sare cabdi xaafid u xaasiilay
@mohamedafyare3275
@mohamedafyare3275 6 күн бұрын
EEdeyn iyo dhaleeceyn somaliya waxba u tarimeyso ninkii waxtarahaya ha I sa soo sharraxo hana hogaamiyo ummadda
@fabulous-dy7kq
@fabulous-dy7kq 6 күн бұрын
😅😅😅😅😅this guy is talking rubbish 😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 6 күн бұрын
Habartaa macmac😂ku heyso prof.xaal qaado
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan 6 күн бұрын
Aqoonyahan culus sidaan ku oga
@abdulrizakelmi7692
@abdulrizakelmi7692 6 күн бұрын
cabdixafid adiga waxad tahay hanolato labad markasto naceyba marexan aya kugu jira Farmajo naceyb
@abdillahiahmedcheik7645
@abdillahiahmedcheik7645 6 күн бұрын
Warya kan Hassan sheekh bu sheeqaa il mah jahilka aya garanaya Hassan iyo dawladnimo inay meel wada jogsan. Hassan sheekh wa qabily wana moryan alshabab n'a xirir ba ka dhaxaya
@xaawamaxamed3217
@xaawamaxamed3217 6 күн бұрын
Wadaadkan Tolkamiyaa Kkkkkkkkkkk
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 6 күн бұрын
Dowlad nimo kama jirto somaliya aa qarabasho iyo Midgaan nimo gunnimo ah ba kajirte hala kala diro
@haboon180
@haboon180 6 күн бұрын
Somaliland oo Somalia la midowadaa waa ey matgiisi ku noqday. Passport ka waxa lagu qoroyaa, Federal Republic of Ethiopia and Somaliland passport. Lacag cusub oo lagu midobay ayaa la samaynayaa.
@farhiaali3873
@farhiaali3873 6 күн бұрын
Shame on you
@KhalidOmar-s1y
@KhalidOmar-s1y 6 күн бұрын
Abdifitaaxoow in aad nin SARQAANSAN noo keento waa mid adiga meel kuu taal
@faizaali2889
@faizaali2889 6 күн бұрын
Aduunka waxaa ugu daran dad islaam sheeganaya oo hadana xasad ah. Oo kaagadarane aan isba ogayn meesha dhibku kaga socdo. Somaliland hanoolaato.
@Fawaaz57
@Fawaaz57 7 күн бұрын
Asc
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 6 күн бұрын
Waar somalida iyagaa ku heshiyay oo isu doortay inay ku dhistaan nidaamkan casri jaahiliga ah oo uu ilaahay inoo soo diray nabi muxamad scs, inuu baabiyo nidaam ka jaahiliga ah ee ku dhisan qabyaaladii reer qureesh ku dhaqmi jireen MAANTA SOMALI TII BAY SOO CELISAY OO AY KU HESHIIYEEN WALINA SII RABAAN MARKA MAXAA XASAN SHEEKH KALIGII IYO DOWLADA EEDA LOO SAARI SOMALI OO IDIL BAA DOONAYSO 4.5
@malikadam95
@malikadam95 6 күн бұрын
Abdihafid. Ma news buu so gudbiya mise dowladnimada Somalia buu ka so horjeeda malin walba nin maskaxda loga jiro oo nacayb iyo qabyalad ka buxdo buu keena asaga muu iska caytamo oo xukumada cayo muxu isku qarinaya Ninkan hala ogado somaliyay marwalba wuxu kena nin walan oo masaxwaynaha caynaya ama raisulwasaraha caynaya Wa wax uu la ogyahay👎👎👎👎
@BashirAliBotale-xo2zg
@BashirAliBotale-xo2zg 6 күн бұрын
Dawlada WM Xasan Sh Somalia mametelikarto sorry
@xaajia2219
@xaajia2219 6 күн бұрын
Mar haduu Hawiye ka dhashay ma dowladnimaa u dhiman! Waligeedba dalka ayagaa difaaci jiray, Somalida kale badankood waa mid Ethiopian ama uu gumeesto ama futada u leefa Sida Puntland iyo Somaliland. Runta ayaa indhaha la iska Galinaa Hawiye ayagaa Dowlada dhabta ah caadi iska dhig🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@CaliBurdheer
@CaliBurdheer 6 күн бұрын
Soo digaa is la baxay naasirow.weriye ayaaan kugu ogaa so warama ma will iyo madaxnimo ayaad rabtaa
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | US | SOMALIA | ITOOBIYA
21:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 24 М.
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 7 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 52 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 55 МЛН
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,5 МЛН
هواة مقفي..!
13:17
Maen Q
Рет қаралды 67 М.
ZAKARIYE: DAL KALA QAYBSAN | DAMACA ITOOBIYA | MASAR | SL
29:23
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 21 М.
UAE ከኢትዮጵያ የምትፈልገው ምንድነው?
14:00
Abel Birhanu 3 / World
Рет қаралды 86 М.
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 7 МЛН