Aas aasaha urrurka Hillaac Proff Axmed Samatar oo si weyn loogu soo dhaweeyey Hargeysa.

  Рет қаралды 41,739

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 148
@lamandhbbf3639
@lamandhbbf3639 2 ай бұрын
Waan ku wadanaa Prof, taladaasana waanu kaa sugaynaa, From Tageeryaasha Hilaac ee Reer Togdheer ❤
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw Ай бұрын
Somaaliland ❤ guul ❤ guul ❤ loov ❤
@abduge1237
@abduge1237 2 ай бұрын
Soo dhaweyn ma ha ee waxay ka rabaan xaqal qaatka. Markii hore uu yimid todobaad buu joogay ka dib wuu cararay siday u shaxaadayeen.
@ahaiban1
@ahaiban1 2 ай бұрын
Ma cidbaa u diiday inay Xisbiyo sameystaan, waa maxay 3 ilmaadeeraa ka madax ah 3da xisbi qaran...
@salihasaliha-ww8gs
@salihasaliha-ww8gs 2 ай бұрын
Wa runti 😢issaakland
@Alamagan210
@Alamagan210 2 ай бұрын
Prof. Saw kii horay u sheegay inuu ka tanaasulay oo uusan ka qayb galayn tartarnma ururada maadaama la qabyaaladeeyay. Maxaa cusub ee isbedelay ma waxaa loo ovolaaday inuu madaxweynenimada u tartamo❤ Anigu maan garan?
@amiirxaamud9857
@amiirxaamud9857 2 ай бұрын
Well coming back prfs axmad I am one of your campainer
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 2 ай бұрын
Soo dhawoow madaxwayne wadanka cadalad ku hogaamiya inaad noqotaan ilahay kaga rajaynaya soo dhawoow Axmeed ismaciil samatar guuuuuul from burco somaliland guuuuuul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤
@Cabdirashiid-ct9ui
@Cabdirashiid-ct9ui 2 ай бұрын
❤❤❤❤ guuuul
@gamemodesecret
@gamemodesecret 2 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@axmedcabdimaxamud4214
@axmedcabdimaxamud4214 2 ай бұрын
Alla qaadku marqaan wacana
@Banuhashim237
@Banuhashim237 2 ай бұрын
😂😂😂 MARAYKAN OO DANTIISA KA ARKA SOMALILAND AYAA SOO CANAANTAY OO YIDHI TAAGEER QADIYADA SOMALILAND 😮😮 KANI WAA MISKIIN JAAHIL AH.
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
Profku waa dadka inagaga fadhiya ictiraafka❤markaa aan fahano oon soo dhawayno🙏
@gamemodesecret
@gamemodesecret 2 ай бұрын
Masha Allah
@hooyoosman8308
@hooyoosman8308 2 ай бұрын
Odaygani sowkii cararay
@ubahyusuf1064
@ubahyusuf1064 2 ай бұрын
WELCOME BACK PROFESSOR A.I.S❤❤❤
@alisamater-yi5cs
@alisamater-yi5cs 2 ай бұрын
Dadku waxay Uu haystaan ninka juqurafiga Bartay inu yahay aqoon yahan waa jahil Waydiya inu tukado
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 2 ай бұрын
Maanshalaah
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ай бұрын
Waar ceebtan lugaynaysa maxaad dalka ugu soo dayseen????? Reer somaliland maalinba wixii la doonaa loo sheegaaye ninkii shalay caayaayay muxuu toloow u sheegay maantana??????
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 2 ай бұрын
Professor adna somaliland shicibkeda ka farxiyaaa 6 gobolbaa coodka isiyaaa dheee kana farxi shacabka somaliland kamid bad noqonaysaa isla jirka iyo somaliland lawada leyahay
@yusufahmedalidualeh4714
@yusufahmedalidualeh4714 2 ай бұрын
Waa run
@iftin2024
@iftin2024 2 ай бұрын
Maxaa kan inagu soo celiyey meel u dhaantuu waayey, dadkana wuu isku diraa waana cadowga somaliland ildheer ha loo yeesho, dhalinyaradii buu inuu isku diro u soo noqday.
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
Wllo dadkii dalka udhabyba markaan cadow kusheegno, iyaa inoosoo hadhaya❤Somali odhan ayaa cadow inagu ah, ee inteena niyada ma udhisnaa🙏
@iftin2024
@iftin2024 2 ай бұрын
​@@Ahmed_Rainfall.10wll waa run oo ma fiicna in reer somaliland la kala saarsaaro laakiin markaan arkay hadaladiisii uu jaamacada ka jeediyey, doorashadii markuu iska diidey ee ururkii ka reebay sida uu mar walba rabo reer awdal inuu ka dhaadhiciyo waa laydin dulmay,.inuu marwalba 3 reer ku soo koobo somaliland oo aflagaadeeyo sadexdaa reer somaliland way ka badantahay cadowga somaliland na wuxuu tusaa in somaliland tahay meel xun siduu doonuu u hadlaa isagoo somaliland ka bixinaya tusaale xun markaa dad ka uu ka soo jeedaa waa dad sharaf leh dalkoodana jecel.
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 ай бұрын
Guuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 2 ай бұрын
Horgalaad ku sifaysan tahay waayo. Sidii qof jaahil ah baad marba gees taagan tahay
@Rahim123Jr
@Rahim123Jr 2 ай бұрын
Kani waaa asaaaasaq maaaaha profeseeer
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 ай бұрын
To form our nation's future
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 2 ай бұрын
wuu dhaqn xun yahay kani ha iska badalaan
@iftin2024
@iftin2024 2 ай бұрын
Wuuna isla weyn yahay meel loogu soo hagaagona ma laha
@abdiladifahmeddhamac4217
@abdiladifahmeddhamac4217 2 ай бұрын
Professor ka waxaan leenahay ,tartanka gal waan ku dooranaynaa, xisbiga 3aad ee sobaxa ku hami, xulafaysi siyaasadeedna samayso lkn fudaydka iskayaree
@khadradahir-d2j
@khadradahir-d2j 2 ай бұрын
Waan soodhaweynayaa gudoomiyaha ururka hilaac anoo jooga dagmada daarasalaam waqooyiga hargaysa guuuuuuul somaalilaan 🎉
@CaliMaxamuud-l3h
@CaliMaxamuud-l3h 2 ай бұрын
Ninbaa Wuxuu Yiri Ma Anagaa Waalan Mise Cadanbaa Lagaheesayaa Maanta Waxaan Leeyahay Ma Prof Axmed Baa Waalan Mise Soomaliland Ayaa Waalatay Mise Wixii Uu Diidanaa Ayaanjirin Maxaa Isbedelay Waansugeynaa Wixii Isbedelay
@abdinuur370
@abdinuur370 2 ай бұрын
Pro axmed nin culusbaan moodayay Laakiin waa nin aad ufudud
@Mo_hakiimidaadar
@Mo_hakiimidaadar 2 ай бұрын
Soodhawoow Axmed maanta somaliland way garanaysa ninka wax gaadhsiinkara e sosaari kara Guul Hilaac💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 2 ай бұрын
SII SOCO SOO SOCO SII NOQO SOO NOQO FANAAN KU GO'AAN ADAG HA QAATO MUXUU LA MEERMEERAYAA
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
Wllo wuxuu kaxoogsadaa Maraykanka lacagta lagu dhaqaajinayo ururka, markaa madayn karo. Madaxwynayaasha Africa lacag ay qaadan ayuu kaqaataa🙏
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Waa guul hadaan hooyaa Waa inuu meel muhiim ah ka bilaa ololaha. Waa loo heelan yahay in xisbi reer awdal soo baxo.
@CabdallaxaajicusmaanXaaji
@CabdallaxaajicusmaanXaaji 2 ай бұрын
NINKA QUUSAN WAAYA ISAGAA QUUS AH.
@AbmedDaahir-mx6xc
@AbmedDaahir-mx6xc 2 ай бұрын
samoooooroon sooo saaarka xisiba
@HiboMohamed-l4b
@HiboMohamed-l4b 2 ай бұрын
Dee la sobax xusbi huuneyahan
@Mariamitio
@Mariamitio 2 ай бұрын
Professeur Samatar inabti dhulka inoo xafiida. Somaliland 🤍❤️💚🤍❤️💚
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
Pro A.I.S wxu kamid yhy dadka awooda bdn kuleh A. dibada ee inagaga fadhiya Ictiraafka Hala fahmo oo xisbigiisa bartaa haloo dhigo
@saeddahir7600
@saeddahir7600 2 ай бұрын
Professor ka waanu garanaynaa waxan kale maanaa midhba kagaranaya
@suberh8985
@suberh8985 2 ай бұрын
Soo dhawoow prof Samatarow oo cadhada inaga yaree oo wax iska dhici oo xisbigaaga taageero iyo cudud u doon oo la soo bax salla caleeeeee
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 2 ай бұрын
Dad badan oon somali land degaan u ahayn Ayaa ku caytamaya qoraalka waa laga horeeyaa masaakiinta. Welcome professor Ahmed Ismail Samatar
@xuseenwarsame8357
@xuseenwarsame8357 2 ай бұрын
Taxun ayay ku alla taqaanaa Miyaanu ahayn kii lahaa wax soomalind layidhaa Oo la aqoonsanaya majirto Miyaanu ahay kii lahaa waa lakala tagayaa Maxkamada tag dheh Nin aqoonyahana oo kula lahaa ayaa ururka loo dhiibew
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 2 ай бұрын
Anu lama yabani niinkan dacayda dheerleh ee waxan layabanhaya ddakan issir ahanta loneceb yahay ee hadan aan waxba fahmeyn ee waliba uu olaleynaya, nacalatulah
@AhmadNouh-h8d
@AhmadNouh-h8d 2 ай бұрын
Soo dhawow Axmed samatar.
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 2 ай бұрын
Welcome professor Axmed ismail samatar soodhawoow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kawsarcabdiraxaman7495
@kawsarcabdiraxaman7495 2 ай бұрын
Waa ku dooranaynaa insha allaah
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 2 ай бұрын
Gudomiyi iyo professor so dhawaaw somaliland oo dhaan baa rabtaa inu xisbigu so baxooo 6 gobolbaa inshallah ❤
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 2 ай бұрын
BULSHO AAD CAAYEYSO MARKAAD DOONTO COD SIDEE IGA HELEYSAA. RAALI GELIN HADAADAN NA SIIN COD MA JIRO HA IS DAALIN BOQOL SHAHAADO HAYSO HADAAD DOONTO.
@alijama3401
@alijama3401 2 ай бұрын
QAACI SHOW AYAA SUGAAYA. BUULEXUUBAY IYO KAMANKII WAA DIYAAR HHHH
@horijoogmedia
@horijoogmedia 2 ай бұрын
Professor ha la soo saro
@owi2056
@owi2056 2 ай бұрын
Siyaasi Somali, aqoonyahan Somali shaydaankii ayaa ka cuudibilaystay. Dhagahooda iyo afkooda isma maqlaan. Shalay hadal maantana hadal kale cajab. Wakhti ayaa udhiman somalidu.
@Sparta112
@Sparta112 2 ай бұрын
Welcome Axmed Guul Hilaac✊️❤️🤍💚
@Maxamed-ym7xt
@Maxamed-ym7xt 2 ай бұрын
😮Bal,xoolahan day intuu,odhanayo 3,ilma adeera oo,3,xisbi ksla,hogaaminaya wuxu,umuuqdaa xaasid,waayo cid,udiiday may,jirin xisbi,inay samaystaan ciddii samaysatay wax,aan looba dii,din isaga waa ku ceeb,inuu weeraro imikana la,tartan intaad iska dhaafto,duqsi,dhabashada cunsuri nimadu kugu dullaysay wiilashii ururka hilaac,ee,yidhi pro,Axmed is xilka waanu ka qaad,nay ayuu reer la,doontay markiiba hadday reer,ahaayeen cidda ururka ku darsatay ma,reer,bay ahayd wax,aan xishood,la,hayn baa afxumo ku raadinaya hoggaamin axmed,is maaciilna iyagaa ka sax,sanaa waxayna dii,deen badhaasuq,nimada uu,meelahaa kolba ka,dhurmayo
@amarozzyork
@amarozzyork 2 ай бұрын
Samaroon ilahay Samatarna waa ka dhaliyay Bayle iyo Cabdirashiid ayaanle na waa ka dhaliyay 😢
@Mo_hakiimidaadar
@Mo_hakiimidaadar 2 ай бұрын
professor Axmed ismail samatar soodhawoow dadku siwayn ayay kuu sugayeen welcome Manta Sln waxay ubaahantahay qof wax kala hagi kara qofkasina waa adiga soodhawoow Axmed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahinur5327
@abdullahinur5327 2 ай бұрын
Dacaayad Axmed ad iyo aad baan ka helley waar xaggaad ku socotaan QADIDA SOMAALILAND BAAN IIBGEYNEYNAA
@amiirxaamud9857
@amiirxaamud9857 2 ай бұрын
Madaxwenaha mustsqballka somaliland
@mohamedarts8485
@mohamedarts8485 2 ай бұрын
aniga xisbigayga kowaad waa Hilaac kayga labaadna wa Hilaac ka sadexaadna waa Hilaac. walahi haduu pro. Axmed haduu sida ku maqnan laha cod danbe oo somaliland la igumamaqleen
@MohamedSuleman-f3s
@MohamedSuleman-f3s 2 ай бұрын
Maanta guul ama guul daro soomalilan talabda uu qaado samatar
@guleit89
@guleit89 2 ай бұрын
Oo malin dhaweed Kama tagin 😂😂
@DheemanDheeman-q5n
@DheemanDheeman-q5n 2 ай бұрын
Aadbaanu usoo dhaweeyn.naaynaa burusoorka Guul iyo gobonimo
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 ай бұрын
Ha noqdo wasiirka arimaha dibada.
@asadaxmed218
@asadaxmed218 2 ай бұрын
Oo maxa soo celiyay sootii shaqaalihiisii lahaa waan erenay hhhh
@xidhintamedia3893
@xidhintamedia3893 2 ай бұрын
Professor soo dhawaya
@MaxamedXasan-bw3wl
@MaxamedXasan-bw3wl 2 ай бұрын
Reer boorama waakuwa maalin walba hanjabayee balwaakaase hasoosaaraan ururkooda waakuwa isku dhererinaya reer sh isxaaqe soomanasaari karaan sidaan u arko
@Mo_hakiimidaadar
@Mo_hakiimidaadar 2 ай бұрын
Yaakuyidhi maso saari karan anigoo G36 ayaa taageersan rer sheikh isxaaqna imika way arkaan cida horumargaadhsiinaysa Guul Hilaac✊️
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 2 ай бұрын
Musuq maasuq iyo ku shubasho. Baa lagu sameeynayaa maxeey soo saaraan
@nuuraibraahim6398
@nuuraibraahim6398 2 ай бұрын
Waanu ku garabtagny habar yar
@AbdishakurAli-i6x
@AbdishakurAli-i6x 2 ай бұрын
Axmed nasiibkiisa ayuu ciideeyay waa ninka isaga oo aan is tijaabin cadhooday ee isagoon waligiiba dalka u shaqayn kabo ka waawayna isu tolay😂😂😂
@Elmibarkadleh
@Elmibarkadleh 2 ай бұрын
Guulayso kildhi baan madaxa lagalay waxkasaara Ayaan u baahanahay😅😅😅😅😅
@HalyeeyGA
@HalyeeyGA 2 ай бұрын
3da xisbi doorashay ku yimaadeen , kasoo qayb gal madashu way furantahay
@KUSOWQAWDHAN-f6c
@KUSOWQAWDHAN-f6c 2 ай бұрын
Profka ma waxaa soo dhoweeyey "hido-dhawr"?!
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Yes hiddo dhowr sow codka ma hayso, sow guusha ma hayso sow dadkiisii maaha. ma budhcadii cirro ee gacanlibaax mayd garaacaa soo dhawayn lahayd mise fictional awdal state cadaw dawarsato
@Elmibarkadleh
@Elmibarkadleh 2 ай бұрын
Waan Hanbalyaynaa Ahmed ismaciil samataŕ shaqa da qabso waadtahay ❤❤❤❤❤
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 2 ай бұрын
Soodhawoow soodhawoow Pro Axmed ismail samatar wanu kugarabtaaganahay marwaliba❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 2 ай бұрын
Soo dhawayn adiga ah maaha Samatarow ee kujabin dhaqdhaqaaqii ka gobolka iyo in beeshaadu maamul hesho
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 2 ай бұрын
Prof. Samatar waa laba wajiile aan deegan kiisai waxba u qaban karin.
@elmimusa3630
@elmimusa3630 2 ай бұрын
Prof wuu isyara dheq dhaqayaa we’ll see hhh
@Noobify101
@Noobify101 2 ай бұрын
Habaryar soo dhawoow wadan aad todoba cisho joogto saw ma rabtid inaan maamusho
@khaalidkhadar3984
@khaalidkhadar3984 2 ай бұрын
Waka samaroon aqlideedi
@rayalefifty3069
@rayalefifty3069 2 ай бұрын
Kani waa aqoonlaawe waana bilaa go'aan kolba wax loosoosheegayo. Ismaan lahayn beenta ciyaalka loosheego ayaa ninweyn oo aqoonyahan sheeganaya loosheegi oo uu rumaysan doonaa
@jirojoog
@jirojoog 2 ай бұрын
Omg masha allah❤
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev 2 ай бұрын
Abti gurcud ayaad gudaysa REER abtiga snmland waa jiin &TOLKA INSI AYEY MODAYEEN IN XEESHI LAGALEEN
@asadaxmed218
@asadaxmed218 2 ай бұрын
Tolow ofayga ayaa soo sasabay gobolka lagu dejinaya si kale umusan soo noqon
@ZeesoIpo
@ZeesoIpo 2 ай бұрын
Wanu kutaageersanahay pro pig fun guul hilaac❤
@ahmedsouleiman2137
@ahmedsouleiman2137 2 ай бұрын
Dabgaal
@ubahyusuf1064
@ubahyusuf1064 2 ай бұрын
VIVA HILAAC ❤❤❤❤ GREETINGS FROM BURCO💪💪💪💪
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 2 ай бұрын
Xayawaankan fiiri war Awdal xoree. Idoor ka hoos bax xayawaan yohow
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 2 ай бұрын
Awood Bay doontay inad issaq kaxorowdo kakkaka xanfajo iibujii guudabuur
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 ай бұрын
Ahmed samter sida qolada catholic ayuu gacanta u taagaa sababtu waamaxay odaygu sow muslim maha tan kale dee haduu isaga is walaay dee xusbiga wa lagala wareegi war odaygan wadankan naf uma hayo waa caytamay dadkii buu cayay faan iyo maal aduun buu ugu fanay umada war odaygan xusbiga ha looga qado qof kale faiido wlaee kama soo jeedo odaygan dabeecadna malaha dadkana ma yaqnao
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 2 ай бұрын
Odeygan dintuna wey kuyartahay naag indho yar ahna wu qaba, dinta laysku qabo ha i weydiin kakkaka isiir nacaybna wukujira waliba isago ladhalay oo wax labaray, wuxu kificn a meshi xamar ee codkisa moye kukaleba una helin
@alitani5045
@alitani5045 2 ай бұрын
Axmed samater the so called professor and disputed leader of Hillac political party is a Camelon.yesterday he was counseling his tribal basic to boycott the coming legal election which is a crime in my book and samater should be held accountable Now he is welcome in hargeisa by his trival mates cause the professor is close to losing his leadership.of hilac, which proves my point that he is in it for himself.
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 2 ай бұрын
Yaab samatar caqliigaagu matasu ku tusay kulmiye yaa u kuwaalin ee jaaha wareer yan lagugy ridin uruur ma jiree cimiri tegay ceeb haku sobootiyin uruuru soo baxaya majiro
@Halgame334
@Halgame334 2 ай бұрын
RER BORAMA HA OGADAN TARTARN INUU ADUUN KO DHAN YAALO TARTSMA DOOSARA DHANKIINA
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 2 ай бұрын
Waa sax barfaser taageero from hargaysa
@rahmakhalif6891
@rahmakhalif6891 2 ай бұрын
Isaaqu waxay wax ku lee yihiin dagaal inla iska celiyo axmed ismaaciil ma matalo gadabuursi ee isaaqbuu mataalaa horgale
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Isaaqii ku daayay ee ku saamaxa maslintaad qiyaamihii ifka taagneyd ku soo kala qabo. Isaaq waxaan ahsyn oo wax xoreeya, dawlad dhisa dumin Karana la waa. Hus waxba yahay
@rahmakhalif6891
@rahmakhalif6891 2 ай бұрын
@@jamaadnuura10 hadaad wax xoraynso orod soo xoree laascaanood duliyad yahay
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 2 ай бұрын
Awood aad issaq kula dagalantan ood iskaga celiaan miyad ledihiin xanfajo iibujii guudabuur adoon bad uu ahanaysa issaq waligiin, bililiqo nacalatulah
@rahmakhalif6891
@rahmakhalif6891 2 ай бұрын
@@sagiimamoula2263 waxaan ka adag nahay isaaqbaa jira tii ka dhacday laascaanood tukadaran sug insha alah
@MustafemuuseMuuse-wl4gg
@MustafemuuseMuuse-wl4gg 2 ай бұрын
Waruntis sadixda waiskuras ilahaybarunjecel isaaqna wuxulasimanyahay samaron cise warsangali kulmiye waleyahay ninborama kasojedakuwareji silanyana burcukasojeday muse nawuxukasojeda gabilay waregtahanoqoto
@mrshabazg6647
@mrshabazg6647 2 ай бұрын
Fr qurulugud professor ayaan wataa ninka keliya ee markuu hadlayo wax macquula ku hadla
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs 2 ай бұрын
Dhiigu Biyo Maha adero professeur Ahmed ismail samatar ❤❤ inolow
@AhmadMoumin-wj4gq
@AhmadMoumin-wj4gq 2 ай бұрын
Geesi qaran
@abdulahi5330
@abdulahi5330 2 ай бұрын
Odeygan bilaa mawqifkaa ...horta muxu gobolkiisa la dafiraa oo u gebiiley iyo meelo uma asalkulahyn isugu dhejiyaa.....adeer gobolkaga sheego intaad degmo anad lahyn ad shegeneysid.....farabuto....
@engbashirali9592
@engbashirali9592 2 ай бұрын
Waa sheekadi dhulbahanta sanaag ku sheeganayee oo kake lkn weli sacad muse ma fahmin in ay samaroon gabilay iyo wajaale sheegtan maalin walba.
@NuuraMaxamed-gi4zr
@NuuraMaxamed-gi4zr 2 ай бұрын
Nacas buka ayatay adookale iyo aabahaaba wuu ka can sanyahay waareer gabilay 7awowyadiiba ku aasan xoogsade ayaan a abtigiiya soobaro horta
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 2 ай бұрын
Absolutely, we are welcome 🤗 the professor and hilaac welcome home Habo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdilaahiabdi3193
@abdilaahiabdi3193 2 ай бұрын
Soo dhawaw waanu yaabnee
@gabileywada5404
@gabileywada5404 2 ай бұрын
Kkkkkklll you are so cheap. All Samaaron
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 ай бұрын
SAMAROON WAXA KU DHACAY AADBAAN UGA XUMAHAY ILAAHAY HANOO GARGAARO MANA SUGEEYN INUU PFOSKA INUU MARDANBE DIB UGA HADLI DOONO ARIMO SOOMAALILAAND
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 2 ай бұрын
Silkii hooyada meel kusheeg xanfajo iibujii, wad kuqasban yihin inad issaq adomo unoqotan, dawaro ,bililiqo nacalatulah
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 ай бұрын
@@sagiimamoula2263 Abahaa iyo HUUSHTII QARAFEEYSABEYSAY markii siilkooda wax faliwaayey wase adigaa adoon MAREEXAANA oo weli lafihii dhabarka ku sita oo qalbigu ku jabanyahe hadaan sidaadii orod ugu noqon weydo xabashidii aad farshada la cabi jirtay eed magan satay markeey dumatkaagii ka dhergeen nimakiinii naageeystay ood gaajadii aad xaarka riyaha u shidan jirtay dib kaguugu celin waalo oon ku qasi waayo kursiga iyo dawlada beentaa kugu qabsan waayo oonaan isla baab'in waxaan sheegnaa beena yaa IIDOOR DABA QADHMUUN LA WAREEGE WAXAAD TAHAY DAMEER AAN SAARNAHAY DHUUSADIISU WAXBA IGA QAADI MEYSO aana kubaday inaad abeey axmed hootagto anaa ku baday inaad yuhuud isku xoqdo anaa ku baday inaan jabuuti kaa soo xidho itoobiyaba waan kula joogaa yaa IIDOOR
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 ай бұрын
@@sagiimamoula2263 IIDOOR QARAFO LAFAAN WATAA YAA ALAH WAX SIIYEY 😂😂LAGU XANTO LAGU XASUUSTAA KA ROON DHIBIIL MASKAXDA KAGA TAAGAN WEEYE SAMAROON SICIID DAMEER AAN SAARNAHAY DHUUSADIISA WAXBA IMA YEESHO YAA IBNU ADOON MAJEERTEEN SOO GUMEEYSTAY HOOYADAANA MURGNBAA KAA DHALAY EE DHIIGA DNA ISKA BAADH ISAGOO AABAHAA QABO AYAA HEEEEE😂😂ADDUGU DHAMEEYSTIRO IIDOOOR
@AidrosOmar
@AidrosOmar 2 ай бұрын
Walaahi waan wadanaa profesorka markup doono ha nagu kaco mar kaliya oo uu ii hadlp ayaa igu filan soo dhawow
Suldaanka Beelaha Makaahiil Samaroon Ayuu Doorashadda Dhisayaa?.
42:34
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 11 МЛН
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 2,4 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 39 МЛН
Nin dadk dhici- jiray oo magaalada Hargeysa lagu soo bandhigay.
7:06
Dhawaaq ka Farxiyay Xukuumada Biixi Oo Bariga Hargeysa ka soo dhacay
15:40
Dhamays Media Production
Рет қаралды 23 М.
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4 МЛН