Ani waxan Bilabay suratul baqarah intanan ku baran ka hor waligeyna 2 mar ama 3 mar kaliya Ayan dhameyay mudo labo asbuc cml na wan wadey arin farxad leh an ku riyoday haben, habenada kamida 3 biri ka bacdina Riyadi aaaa si run ah igu timid Alxamdulillah lama filan cml. Lakin wan joojiyay madama an xanunki dardi an u wadi wayey. Xanunkuna wa mid farxad leeh. Hada wan so ficnaday wan Bilabi raba In Shaa Allah so duceya Asxabta. Muna dhiri galintada wad ku mahadsan tahay.
@suusaanclcasiis3 ай бұрын
Maashaa allaah inaad walacday baan ufahmay Allaha kuu adkeeyo anagana illaahay hana waa fijiyo
@abshiroahmed2 ай бұрын
Mashallah illahey haku adkeyo anagane alle hano fududeyo inshallah ❤
Mansha allah wll jira dhiirigelintaada iyo wacyigelintaada ilahay ha ku barakeeyo amn ❤
@hanefa283Ай бұрын
Suuratul baqarah waan kuliibaanay mashaa allah
@fariidoxaaji87382 ай бұрын
Maasha Allaah Socialmediaha wax qeyr leh baad ku soo kordhisey sidaas oo kale ayaa la rabaa inuu uga fekero qofku wuxuu bulshada u soo gudbinaayo
@hanefa283Ай бұрын
Adkaartaan markasta ayaan aqristaa waa cajiib MASHAA ALLAH TABARAKA RAXMAAN🎉
@Shayaa10102 ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء ❤❤
@Nasrobxersi82662 ай бұрын
Abaayo wajigaada waa la jecleysanayaa baarakaalh
@FhhgGgff-ph2bwАй бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@fardowsaabdullahiissack40772 ай бұрын
Kheer Alle ha ku siiyo waan Aqaana lkn qaar ma hifdiisaneyn hada dhamaan waan qortay sanadaan dhanwaan hanuun sanaa shaley ayn wadaad u tagey il iyo af baniaadam ayaa kugu buuxu ayaa la idhaxay ii soo ducaya inuu ilaahey cafimad i siiyo
Walahi anoo soo jeda halbar boodaya si qof naxay cml
@Umo5803 ай бұрын
MAANSHALLAA ♥️
@FhhgGgff-ph2bwАй бұрын
Haa❤
@bedraqani944162 ай бұрын
Haa wlhi waxad muudaa inaad aniga iga hadlayso
@nuuraalinoor36303 ай бұрын
Thanks mcny
@SharmaarkeMaxamed-pr9is2 ай бұрын
Wlhi waa sax hada ka hor ani waxa igu dhacey haben habenada kamida ayaa mel kaso dahey yacni bacdul maqrib ayaa shir yar ku dahey yacni ma aan tukan cishihi mar waxan isdhahayey marka xafada aad tagto tuko kadib waaba iska ilaweyba marka aan sexo is dhaheyba cajib hurda wey iga iman weydey xaqiqatan hurdadi nag waa Isla yabey
@Shayaa10102 ай бұрын
Inaa meel fadhiisto albaqro ma aqrin kari hadaa aqrinaa aadhahane hurdo leygu sootuuraa iyo caajis iiduceeya walaalahey😢
@MonaQisso2 ай бұрын
Yaa alaaah ilaahy caajiska hakaqaado wllo
@dalsanhiran16352 ай бұрын
Asc abaayo aniga sadex sano iyo bar ayaan xanuunsanaa waxaan noqday qof dadka rabin oo ka cabsanàyo hurdo malaheyn waan cabsan jiray quraan ayaa ley saarijiray waxan laasimay in aan baqro aqristo dugsi ayaan bilaabay in aan dhigto walaahi waxaan dareemay farxad iyo nashaad iyo reynreyn iyo caafimaad taam ah marka walaalayaal ku dadaalo in aad barataan qur'aanka kariimka ah hadaad aqrisato waa faa.iido weyn hadii aad aqoon dhageyso waa iga dardaaran aakhiri iyo aduunba waa idin anfacaa wllayaal
@Shayaa10102 ай бұрын
Wll see ku bilaab wade hadaa aa aqrinaa aa dhaho hurdo iqàwneeso alx dugsi waadhigtaa marar bdn waan ha miyey inaa xifdiyo al baqra lkn baga kowaad hadaa manta kabaxo Kan lawaad Maka bixi kari oomeeshaa ku joojinaabo
@maryamabaazi2981Ай бұрын
Masha alaah jazakalaah qeeer
@JaqqoowCadaawe2 ай бұрын
Hadan bilabo shekadeyda waxan ahay guri fadhiye mahadle hal qol ayaan ku jiraa afar iyo labatan saac labo hadal o afsomali ah iskuma tosin karo marka qof ihor yimado afar sano sidan ayaa ahay si dokale hiyadey wey qaylisa o wey qayli badan tahay o hadal mafahmeyso xataa waxa laga yaa baa in anan wada hadlin halmalin anago hal guri isla jogno sarirta iyo dhulka aya u dhaxeya iyo mar mar o masajidka ado iyo dugsiga o afar malin ah waxa igu daran hadalka wa gef gefa jumlad tosan is kumakeni karo marka an qof lahadlayo please ilataliya o ilatali jasaka allahu kheyr
@XXx-xp8ll2 ай бұрын
Maansha Allah tapaarakallah, inaad Masajidka iyo Dugsiga aadi karto Ilahey ku mahadi. Aniga waxaan ogahay wiilal aan guriga ka bixin. Waxbarasho, shaqo, Masajid iyo hadal iska joojiyay. Qolkooda dhex fadiyo. Ilahey caafimaad degdeg ah Insha Allah aamiin yarabi
@Shayaa10102 ай бұрын
Ana wxaan kula talinaa wllo salaatul leyl ukac oo ilahey Bari waqtika kasta iyo sikin walbo istiqfaarso ilahey garabkaaga ha gale
Abyo ani wan aqrista surah al baqrah weliba wan badiya tahlilna waka tufta ee dibka waxa waye habenki mrkan tahlisha cabo an korka marsadho subixi xanun korka dan salada subaxa xita matukan karo maxey kulatahay saladaha kale waqtigothi wantukadha
@MonaQisso2 ай бұрын
Kuwad qali hadhaafin xanuunkas waxa laga yaba in wixii jirkaaga kujiro ay dhipsadeen tahliisha kuwad ilaa ay kadhamadan ilahy cafimaad taama hakugu daro qali
@FhhgGgff-ph2bwАй бұрын
haa😂
@SharmaarkeMaxamed-pr9is2 ай бұрын
Runtii wax badan ayan kaa faaidey
@CismaanNuunow2 ай бұрын
Abayo afsoomali nooqo qor
@JaqqoowCadaawe2 ай бұрын
Asc Walashay waxan ahay will 20 jir ah rabo mustaqbal waxan raba in an kaga shekeyo wax yaro aniga igu sabsan waxana raba ina ila taliso halkan qoralka iideqi mayo lkn wan ku so goy goyna
@AyaanAxmed-y7h3 ай бұрын
Abaayo caaji badan baan daarema quranka makan aqarinayo udaran dhinayad meewaba waa iixanuuna quran badana maaqan baqara magarin
@madingakok3 ай бұрын
Dhageeyso hadaad aqoon akhrinta baqarah. Waad samaan inshaAllah.
@suadabdullahi14512 ай бұрын
Ana kor kaaga sobilaabaye ila soxariir iso jawab hada diyaar tahy numbarkayga kuuso qoraaye free waaye