No video

ABDALLE JAMAL OO CUNTO CAJIIB AH KARIYAY TIJAABI TAYADA KARINTAADA Part-2

  Рет қаралды 188,970

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

‪@nasra_abtidoon‬ ‪@abdalajamaal‬

Пікірлер: 968
@abdalajamaal
@abdalajamaal 2 жыл бұрын
Waa my first time aan Isku dayo ha la ii dulqaato 😂😂😂😂✌🏾
@deksimoudadendeksi2418
@deksimoudadendeksi2418 2 жыл бұрын
Waad keentay libax
@nastehoyousef
@nastehoyousef 2 жыл бұрын
san uqoslayay ayan oyay Abdala imtixan bad thy😹😹😹😹😹
@iqramallay3746
@iqramallay3746 2 жыл бұрын
Adi iyo sxbtada magalka ka bashaloyo arkee meshan wax mo gosit ma ahe wa lala imaan kara hada u fahanto neh wa lagu tusaa😂😂 iga waali ina Adeer♥️🤝👩‍🎓👏✍
@rakia143
@rakia143 2 жыл бұрын
Inyarey igaga dhacday😂😂
@iqramallay3746
@iqramallay3746 2 жыл бұрын
Cawa qosol uso jedaa🤣🤣😂😂 48hr No sleep 😂😂👩‍🎓👏✍
@amranmaxamud6813
@amranmaxamud6813 2 жыл бұрын
M.a hpptii part 3 Abdullahi kashka so qaboh 🥰
@wardaibrahim7869
@wardaibrahim7869 2 жыл бұрын
yes abdullahi kashka
@queenilhaam7254
@queenilhaam7254 2 жыл бұрын
Soo qbo kashka
@namelos2963
@namelos2963 2 жыл бұрын
Kaashka intuu qoslaayo 🤣🤣ayeey ba cuntaduba gubanaysaa kkkkkkkkk kaftan pls 3 kaashka keena😁🤣
@bushragaaz5762
@bushragaaz5762 2 жыл бұрын
Kashka plzzzzz
@axlaamali7560
@axlaamali7560 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣kazhka zooqabo nazrooy wll🤣🤣
@Ina_mohamet
@Ina_mohamet 2 жыл бұрын
Our Teacher 👸Nasra👑 Good bless 🙌❤♥️ Next Kashka Ama OmreYN plz 😂
@ahmedgaaleri3876
@ahmedgaaleri3876 2 жыл бұрын
Noo soo qabo dalmar yare
@haaruunrashiid4299
@haaruunrashiid4299 2 жыл бұрын
Next Cabdullahi kashka plz
@rukiamohamed7346
@rukiamohamed7346 2 жыл бұрын
Nobalamiya kashka
@jacaylojecel5414
@jacaylojecel5414 2 жыл бұрын
War nio aniga saka way iga xumatay wllahi 2ba Ukun Bilal qureec🤨
@nimcoxasan7815
@nimcoxasan7815 2 жыл бұрын
Masha alah cabdala aad iyo aad
@somiyaaabdullahimohamed7787
@somiyaaabdullahimohamed7787 2 жыл бұрын
@@jacaylojecel5414 🤣🤣🤣
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 2 жыл бұрын
Sidaan kuu jeclahay Allah hakuu jeclaado gacalo Abtidooneey❤❤❤❤
@Queen-rg9fc
@Queen-rg9fc 2 жыл бұрын
I can’t wait omereyn 😂😂😂😂😂
@kowserb1241
@kowserb1241 2 жыл бұрын
Nin reer waqooyiya oo fadhiga wax logu ayey basal udiraysa😂😂 raggan fadhiga loogu shaqayo rabta jiko inay galiso 😂
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 2 жыл бұрын
Next cabdullahi kashka please nasro😂😂😂
@maryamabdi632
@maryamabdi632 2 жыл бұрын
mansha allah cabdale Jamaal hore usoco💚💭❤
@princesshoodo105
@princesshoodo105 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂Astaqfrllah wuu ku raftay Waa idin salaamay Abdale iyo nasra from somaliland
@quruxdumar78
@quruxdumar78 2 жыл бұрын
Ninkan level kle ayu wax kaso barty barbarooni mirihi lagu jarjarayo iyo basal qobkeeda lagu jarayo kadibna gadal laga so xasuusanyo🤣🤣🤣🤣🤣
@hodanabdi433
@hodanabdi433 2 жыл бұрын
Ma hargysa taliw sida wax looga jarjarkkkk
@drsriimayuusuf3975
@drsriimayuusuf3975 2 жыл бұрын
@@hodanabdi433 🤩😀😀qofyahay magalada hanaga ceebayn isagu waa inan maba yaqaan jiko waligay waxkuma karin ayuu yiri
@hodanabdi433
@hodanabdi433 2 жыл бұрын
@@drsriimayuusuf3975 wlo anigu mba cayin siduu ujarajar ka helay wiilka baayo
@drsriimayuusuf3975
@drsriimayuusuf3975 2 жыл бұрын
@@hodanabdi433 hye walalky 😄
@fadumafarah6229
@fadumafarah6229 2 жыл бұрын
@@drsriimayuusuf3975 Rageysa cunto wacaney
@k_key.
@k_key. 2 жыл бұрын
Next omreyn soo qabo ninka yar yar😂😂
@sucadshnouh8613
@sucadshnouh8613 2 жыл бұрын
Maansha Allah Abadale jamal legend 🙏waad ka baxsatay is xariifis
@Siham5473
@Siham5473 2 жыл бұрын
Wlhi bilhi wan somanahaye wan rabay inu ku xigo licato abdalle jamal msha alllah wll keep going
@jamiiloxuseen3762
@jamiiloxuseen3762 2 жыл бұрын
Mansha wallah walashey nasra wa kutagera walhi waxa yabo badan aan kabartey mcndeyde horey usoco waxa rajeyha inu malin ilahey ila kakulmiyo xubi😍😍😍😍
@samaaraaquen4326
@samaaraaquen4326 2 жыл бұрын
Abdalla jamaal waa wataa keep going 😂😂 Abdullahi kashka ku soo xeji Abyooy nasra plz plz🙏❤
@abdimohamed6386
@abdimohamed6386 2 жыл бұрын
Wow,masha allah isku day fiican. Nasra anu xalwada ayaan ka bartay. Inkasto cuntada karinta aan sifican u aqaanay oon hoyodey macaan ka bartay. Lkn nasra xawladi nolashayda ugu horeyay ayaa sameyay, dhowr mar ayaan xafada ku samaystay. Qaarna waaba hadiyeyay. Thanks alot byo
@salmaabukar273
@salmaabukar273 2 жыл бұрын
Nimanka somalida hooyo ayaa dhaqanka ka haleysan 😞
@nawalally1551
@nawalally1551 2 жыл бұрын
Abdala jamal walaale quruxoow reer mudugga maxaakuu galy indha adaygaan aad wadid waa maxay😂keep goin boowe🥰
@bushracabdulecilmi2364
@bushracabdulecilmi2364 2 жыл бұрын
waaw waaw mash alaah cabdale waa la soo qabtay lkn fuleesanaa wlhi waa iga qosliyay
@rakia143
@rakia143 2 жыл бұрын
Inanku suu wax ujarjaraayo ayaan kahelay😂❤❤❤
@nimcojaamacbuuay3492
@nimcojaamacbuuay3492 2 жыл бұрын
Masha allaah cabdale jamaal noolow wll kay dar illaahay ayaan ku jeclay noolow❤❤❤❤❤💘💟💟💘💯💯nasra abiti doon hore u soco walaahi waan ku xiisnay cabdalow❤❤❤
@nasiixashekhaxmed6523
@nasiixashekhaxmed6523 2 жыл бұрын
Bari subax inan sas u samesto waye i liked ukunta cabdalla congrats Nasroy comreyn no keen iyo kashka qaali👌❤
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 жыл бұрын
Alle hano Xafido wilasheena nasra qaali horumar wcn 500k comming soon i.a
@hamdiahmed8005
@hamdiahmed8005 2 жыл бұрын
M.a hormud dumarey keep going 💪 👏 I proud with you ❤ 👏 ♥
@Livekudhigle13
@Livekudhigle13 2 жыл бұрын
Mashallah😍😍❤️❤️❤️
@raqiyahooyo5982
@raqiyahooyo5982 2 жыл бұрын
Next Abdulahi Kashka❤
@hebakhassan7968
@hebakhassan7968 2 жыл бұрын
l am proud with you AbdAllE Jamal ❤👑✊✊👩
@zaraiprahim2166
@zaraiprahim2166 2 жыл бұрын
U have Gd Job for Somali society🥰🥰 Nazra ApTi Doon🤩 Aso Abdella Tried So well😅😇
@mobambam4594
@mobambam4594 2 жыл бұрын
💖💖🧸😊Nasra 💖💖🧸😊 Best cooking teacher love u qalbi Wax badan ka faa'ideystay😁😁
@naruuracadey7798
@naruuracadey7798 2 жыл бұрын
My favourite youtuber nasro abtidoon iyo Abdalla Jamaal
@mukhtarcqadir9322
@mukhtarcqadir9322 2 жыл бұрын
ABDALA Jamaal wa ninka klye an sugaayey thanks nasra abdidoon
@hodandaahir4255
@hodandaahir4255 2 жыл бұрын
Masha allah ❤
@asmacumarelmi6955
@asmacumarelmi6955 2 жыл бұрын
Abdalla jamaal Abdalla Uu kabaxsaday nasraay next abdullahi kashka
@safiyosafi5720
@safiyosafi5720 2 жыл бұрын
Masha Allah hore u socda walaladay🥰🥰
@lipanmo6
@lipanmo6 2 жыл бұрын
Mcha alah @Nasra Abtidoon great person keep going sister ❤🙏
@fatxiyacarab5937
@fatxiyacarab5937 2 жыл бұрын
Next nasra abayo plz no keen omreeyn
@aziamohamuud9283
@aziamohamuud9283 2 жыл бұрын
Cuntada barta wiila sheena soomalieed geesi yaal baad tihin nasra thanks 😊
@user-bm5zf7bf3u
@user-bm5zf7bf3u 2 жыл бұрын
ماشاء الله.معلمة ممتاز أختي نصره،الله يبارك فيك،أرجوك بالخير.دئما وأبدا،أختي.❤
@yasfishariif5116
@yasfishariif5116 2 жыл бұрын
اب تثجحخ
@cabdulahimacaani3722
@cabdulahimacaani3722 2 жыл бұрын
First one i said to my sister Nasra Abtidoon keep going I am chosen dhanteeye I like this man We love you my big sister Nasra Abtidoon ❤❤❤
@naruronalka
@naruronalka 2 жыл бұрын
Qof nasra wax ka barte walle cuntoo karsho fra ka dhuuq ee naqee 😋😂 masha allah keep going❤️❤️👑
@aanisasusu994
@aanisasusu994 2 жыл бұрын
Candle guul iyo gobonimo ana igu soo Martin qaada Nasra hablaha kusoo dar qaali
@bossmoh
@bossmoh 2 жыл бұрын
Masha allah
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
Nasra abtidoon waxbadan waan kaa barty macalimoo jasaa akalaah xbbt khyr allah ku siiyo hormuudka dumarkaa thy waana ku aaminsanhy anigu hadaad itaqaano muuqayga wax walba oo aan kaabrty wan kaga mahd celin lahaa baayo qurux ♥️💯
@quenikhra3886
@quenikhra3886 2 жыл бұрын
Isku deygu waa wadada gusha keep going bro 💪
@raymanfunnes9496
@raymanfunnes9496 2 жыл бұрын
Keep going my sister from cabadale jamla mash allh wallhi wad ka baxaste wllky
@ummusacad4003
@ummusacad4003 2 жыл бұрын
Masha Allah Abdale jamaal wlh way qurux badan tahay ukun ta Keep going ❤️❤️ Nasro thanks sister ❤️🥰
@bahjofaarah54
@bahjofaarah54 2 жыл бұрын
abdlla jaMaaL wa ku wataa LegeNd manch lhh hpo Nasraaay kep goiNg❤❤
@aaminomohamedaaminadaacad8595
@aaminomohamedaaminadaacad8595 2 жыл бұрын
Masha Allah keep going cabdala Yummy ❤
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 2 жыл бұрын
Maashaa Allaah Wll Nasra Waan Ku Taageeraa Waliba si Qalbiyana Legend Abdalla Jamaal Vlogs Guull iyo Gobanimo From Afgoye Somalia
@hoodabdi4315
@hoodabdi4315 2 жыл бұрын
Mansha allh hore u soco wllshy🥰🥰🥰🥰
@hooyadamaanta6220
@hooyadamaanta6220 2 жыл бұрын
Waa barnaamij qatar walh nasra oona qosol miiran ah. Mahadsanid. Wiilasha soomalida badanaa cuntada raaxo ayey ku cunaan. Bal ha arkaan dhibka laga maro. Nin dhan oo weyn oo leh waligey wax ma karin oo qurbahana joogo. 2021 lamaraa iney waxaas iska badalaan waaye.
@rasmiqurux7064
@rasmiqurux7064 2 жыл бұрын
Abyo nasro next abdullahi kashka soo qabo 🙏😁
@naciimanimra8889
@naciimanimra8889 2 жыл бұрын
Www m.a waa arin fcn wllhi Cunta sifcn ubarat si aad hadhaw noo karisaan 😃😛🥰
@ifrahabshir6492
@ifrahabshir6492 2 жыл бұрын
Mansha Allah keep going abyo mcn
@sahrasheikh4373
@sahrasheikh4373 2 жыл бұрын
mashallah Nasra dib badanaa wa iga qoslisay wiilshi somaliyed cebtoodi banaka kentay
@iqroibraahimmuudeey6829
@iqroibraahimmuudeey6829 2 жыл бұрын
wcs my queeen nasraaa horay usoco ❤
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 2 жыл бұрын
Masha allah walalkay abdalla jamaal caadi ma ahayn waa ka baxsatey 👍good cooking 🍳
@yasminxasan8380
@yasminxasan8380 2 жыл бұрын
Masha allaah abaayo wiilasha caawi ilaah ajar hakasiiyo macaanto
@youtubestatuses1154
@youtubestatuses1154 2 жыл бұрын
XAN DEG DEG AH HALKAN KA DAAWO kzbin.info/www/bejne/rnWxq2NqZd5pY8U
@ashaalimohammud2646
@ashaalimohammud2646 2 жыл бұрын
Number one Abdallah jamaal
@nasrahassansheikhali9276
@nasrahassansheikhali9276 2 жыл бұрын
Asc....MashaAllah waa muqaal wanaagsan wiliba barbarooniga sida laa jaray 🤣🤣 waa fantastic...walee huu dadaalay
@farhiyahassan9229
@farhiyahassan9229 2 жыл бұрын
Mashaallah Abdullahi kalay abowe cadhi mawa tihide anigu waxan tagera raaga cook ah
@hanikhaliif4944
@hanikhaliif4944 2 жыл бұрын
Masha Allah waa iskuday Fiican keep going
@queens5170
@queens5170 2 жыл бұрын
Qaabkuu wax ujarjaayo wakaa hekay abdala🤣🤣❤😭 Kashka iyo dhaanteeye sugeene nimankaas cooker yaal waaye🤣❤❤
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 2 жыл бұрын
Masha allah abdalla jamaal waad ka baxsaday waxi indhaha kaa daaqay calooshana waa kaadeeqay
@sacdiyoabdirizaqmohamed9733
@sacdiyoabdirizaqmohamed9733 2 жыл бұрын
Maasha alaah nasro abayo aniga neh gormee itijaabinesa cuna karinta❤️🙈🙈
@nicimamattan7768
@nicimamattan7768 2 жыл бұрын
Next omreeyn iyo Abdullahi kashka inta igu racsan ismujiya
@Msskavya9139
@Msskavya9139 2 жыл бұрын
Abdalla jamaal waa xaraape wlhy🤣big legend👑💯
@aaminaupdikadiraaminaupdik9505
@aaminaupdikadiraaminaupdik9505 2 жыл бұрын
Abdullahi kashka noo soo qabo❤❤❤❤❤plz🥰
@samuunamohamed5204
@samuunamohamed5204 2 жыл бұрын
Masha Allah Wlshy Mcn Hormar WaCan ❤😘
@hamdakafiya5482
@hamdakafiya5482 2 жыл бұрын
Isku day fiican keep going bro abdalla jamaal
@hebakhassan7968
@hebakhassan7968 2 жыл бұрын
AbdAllE Jamal good job🖒🖒🙌🙌
@nuurtofarax9472
@nuurtofarax9472 2 жыл бұрын
Masha allah waa wiil cajiiba Adigane Allah haku xafido Xabiibti
@hodmanfilms5769
@hodmanfilms5769 2 жыл бұрын
Keep going sister
@asadnuur6986
@asadnuur6986 2 жыл бұрын
masha allah nasra abtidoon cousin caawin aa u baahanahay
@nafisanaaleyenafisanaaleye2296
@nafisanaaleyenafisanaaleye2296 2 жыл бұрын
Abdullahi Kashka🥰
@user-ij1wk2sg3t
@user-ij1wk2sg3t 10 ай бұрын
❤❤❤❤waw m.a horay usoco inshal
@hoodoayaan5163
@hoodoayaan5163 2 жыл бұрын
Maasha AllH 🥰
@farxiyofaraxsan2163
@farxiyofaraxsan2163 2 жыл бұрын
Hhh🤣🤣🤣🤣masha Allah koley Abaayo nasro soo qabo kashka dhanteyana kusoo xiji plz Abayo mcn🥰🥰🤩🤩😍😍😍🤣🤣cabdala keep going wallkey adnah😍😍
@nasrosiciid4915
@nasrosiciid4915 2 жыл бұрын
Next kashka ❤️
@yahyamustaphaismail9422
@yahyamustaphaismail9422 2 жыл бұрын
Walaal Nasraay Omreeyn Soo Qabo Adoo Raaliya
@salwa8962
@salwa8962 2 жыл бұрын
Suu waxa u jar jaraayo astaqfurulaah wlahi salan sare from burco 😅😅😅😅🤣🤣
@fadnanoor5121
@fadnanoor5121 2 жыл бұрын
Mashacala
@runeycabdiofficial999
@runeycabdiofficial999 2 жыл бұрын
Love you mcnto❤❤❤💯💯
@zowdiina344
@zowdiina344 2 жыл бұрын
Dhanteye so khabo ninkas legend waye🤩🤩
@falisali7686
@falisali7686 2 жыл бұрын
inta barnaamij kan ka heshey like❤🤞
@youtubestatuses1154
@youtubestatuses1154 2 жыл бұрын
XAN DEG DEG AH HALKAN KA DAAWO kzbin.info/www/bejne/rnWxq2NqZd5pY8U
@hawakiinchannel453
@hawakiinchannel453 2 жыл бұрын
M.a nasra Abtidoon hormar wacan xpiipti ♥️♥️
@feysalmaxamedcabdinuur5482
@feysalmaxamedcabdinuur5482 2 жыл бұрын
cabdulaahi kashka ✔👌
@ikraanfaraax4602
@ikraanfaraax4602 2 жыл бұрын
Waan kugu raacsanahay 😊
@nimcoshiiq3920
@nimcoshiiq3920 2 жыл бұрын
😅😅😅😁 wllhi wiilka wuu iga qosliyay cadi mahan noo soo badi kuwaan okale xppti
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin 2 жыл бұрын
Great👍
@quennisha0
@quennisha0 2 жыл бұрын
Masha Allah
@maymunhersi2289
@maymunhersi2289 2 жыл бұрын
Naasroy inamada inoo taba bar hablihii baa jikada ku casaadee xaga ka wad shaqo fcn baa noo hysaa walshy 😃😃😃😃🤣🤣😂
@ubaxhassan8178
@ubaxhassan8178 2 жыл бұрын
Masha.allh.qli
@fosiyaomar6660
@fosiyaomar6660 2 жыл бұрын
Manshallah
@ayaanjaamac1710
@ayaanjaamac1710 2 жыл бұрын
2:52 youtuberka caankeee reer hargeisa 😍🥰 Abdalle Jamaal
@mohaabukhaaraa1064
@mohaabukhaaraa1064 2 жыл бұрын
Part 3 soo qabo abdullaahi kashka aan aragnee asagana tayada karintiisa
@sahroali2647
@sahroali2647 2 жыл бұрын
Cabdalh horo usoco wllkey
@AliizaAliiza-ee5wy
@AliizaAliiza-ee5wy 2 жыл бұрын
Abayo part3 Qeys qeysar soo qabo plse waa codsi
@genyadasoomaliland9160
@genyadasoomaliland9160 2 жыл бұрын
First 😍
@usaameusaame3594
@usaameusaame3594 2 жыл бұрын
From abdala jamal
OMREEYN MUXUU KARIYAY || TIJAABI TAYADA KARINTAADA PART_5
25:52
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 272 М.
ABDALA JAMAL VS KASHKA KABTAN BAARA OO SIXUN U GALAY hhhhhh
18:14
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 42 МЛН
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,2 МЛН
KAFTAN & SU’AALO DAGDAG AH
14:19
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 108 М.
MUSALSALKA ILMADII QARSOONAYD S2  XALQADDA 8 AAD
22:25
Xogmaal Media
Рет қаралды 221 М.
ABDULAHI KASHKA VS QAWDHAN CHALLAGE ADAG
13:58
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 116 М.
WALIGAA MA SAMAYSAY @QaysQeyser. VS @abdalajamaal
20:44
Munir Obsiye
Рет қаралды 73 М.
ABDULLAHI KASHKA OO KARIYAY CUNTO AAD U MACAN OO CAADI AHAYN TTK PART3
20:54
[ Waligaa ma samaysay ]? 😂 Suaalo qosol badan part three
15:44
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 42 МЛН