OMREEYN MUXUU KARIYAY || TIJAABI TAYADA KARINTAADA PART_5

  Рет қаралды 273,264

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 1 400
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 жыл бұрын
Waa kanaa kanaalka Omareyn pls Booqda 200k Waxyar uga dhiman gaarsiiya kzbin.info/www/bejne/e6KViJiDlJplnrM
@sacdiyosiman222official8
@sacdiyosiman222official8 3 жыл бұрын
Fadaln yaxye halntr
@haaruunrashiid4299
@haaruunrashiid4299 3 жыл бұрын
Next alkana sister kan Cabdullaahi kashka io dhanteye prank la jilo soo qabo ✊
@zamzamwarsame8874
@zamzamwarsame8874 3 жыл бұрын
Wlhi nasquuyeey qosol iguma harin cumreyn masha allah markan arko wn iska farxaa dajo haduu kuhelin wxuu kuhely qaraaxada
@Umcabdallah
@Umcabdallah 3 жыл бұрын
nasra kan soo celceli qosol buu igu dilay
@ayuubmuhudiin7165
@ayuubmuhudiin7165 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣kan war ayuu dhagudil bals waxa ma haayo
@khadijasamater7211
@khadijasamater7211 3 жыл бұрын
😂😂😂Omareyn, he's funny guy I like him keep going my brother ❤❤❤
@abdinasiryussufmaalim4119
@abdinasiryussufmaalim4119 3 жыл бұрын
Omareena waan kuwaata sxp keep going ban kuleyhy sxp
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 жыл бұрын
Inta ila jcl Omreeyn like isar legend 👍❤
@kamilofarah8364
@kamilofarah8364 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣 wiikan qosol uu igudilaa omareyn funny waaye nasro horumar wacan abayo 😍
@Mohamed-abdalla24.
@Mohamed-abdalla24. 3 жыл бұрын
Abaayo fikirkaaga wanaagsan ee wacyigalinta dhalinta maanta xagga karinta waa mid faaido inoo leh dhamaan hadaan nahay wilasha soomaliyeed❤️love you sister qaali🔥💜
@hopef6487
@hopef6487 3 жыл бұрын
Mashallah🥰 intaan barnaamijkaan la socday omreyn waa qofkii igu qosolka badnaa😅🤣🤣🤣 waa igu raacsan🤚
@fatuushfamily
@fatuushfamily 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk Omarey dhibadanaa. The funniest 🤣 😂 😭 to watch mashallah.
@saadaqmohamed3376
@saadaqmohamed3376 3 жыл бұрын
Maasha allaah rag badan kugu xiran oo ani 1 ka ah ramadankii waad naga fujisaa thanks abaayo
@hodangabobe7453
@hodangabobe7453 3 жыл бұрын
Masha Allah xbbti barnamijkaga xidiguhu dhafay Omeryn qosolkii oo qofa 😂😂😂😂 Indho karis ku laha 😂😂😂😂
@Girl_1n
@Girl_1n 3 жыл бұрын
😂😂omar caadi maaha mar labaad noso celi😂😂😂🔥 he's best
@ayanwarsame9742
@ayanwarsame9742 2 жыл бұрын
haaaa noso celi plz codsi wye
@maryammohamud7561
@maryammohamud7561 3 жыл бұрын
Omreyn ugu dambeyn waad keentay Nasra, Mahadsanid abyo. 👏
@umumuscab3015
@umumuscab3015 3 жыл бұрын
Maashaa allaah dadka reer jabuuti waa dad qalbi wanaagsan oodaacada🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamedhoussein2012
@mohamedhoussein2012 4 ай бұрын
sauve ce qui manque de confiace🙂
@selmi4459
@selmi4459 3 жыл бұрын
I like this guy he's so funny keep going brother
@Xariif_1
@Xariif_1 3 жыл бұрын
I love this guy is funny🤣
@fartuunqaasim3659
@fartuunqaasim3659 3 жыл бұрын
Omreyn waa qosol iska socda wllhi wan tagersanhy waani salaamy ❤️❤️
@amliishaabdulahi1034
@amliishaabdulahi1034 3 жыл бұрын
OMREEYN miyaan fahmi waayeenaa waa another level cunta karintiiisa Really✌🥰😍❤
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 3 жыл бұрын
Indha karisow waku wadanaaa wuuuw👀 ifow😁😂😂😂maskhoow
@rahmaabdi7804
@rahmaabdi7804 3 жыл бұрын
Reer djabouti ismuujiya 🇩🇯🇩🇯💖😍✌️
@yahyeabdi7144
@yahyeabdi7144 3 жыл бұрын
Next hanad omar inta iku raacsan like ❣️❣️❣️
@سلوىعلي-و9ز
@سلوىعلي-و9ز 3 жыл бұрын
Nasraay huuno hadaadba ogtahyba dijaajku 5daqiiqo ku bislaada lkn waxaa dhibaya tomatamka bees ma xuma masha allh ❤👏👏👏👏
@marwaaadan9122
@marwaaadan9122 3 жыл бұрын
😂😂😂alla kan inbadan sugayey wllhy 😀😂 Omreey Ilove you 😘
@dhhol77
@dhhol77 3 жыл бұрын
Msha Allh wn fhmeynaa omareyn wlh waa qosolkii oo qof ah guleyso wll🥰😄
@Somali_Voice
@Somali_Voice 3 жыл бұрын
Mashaallah omreeyn 😋 🇩🇯 from djib . Keep going nasra sis 👏 i can wait the next
@zaraiprahim2166
@zaraiprahim2166 3 жыл бұрын
19:57Kuwa ila ShaqaYsanaYa Wa la ShaqeysanaYaa 😅😅 Ku Lhaa OmreeeeeYn🤣🥰. SO Cute 😁😇
@xamdikaise3659
@xamdikaise3659 3 жыл бұрын
Omreeyn qosolkii oo qofaa 😂❤🥰
@queenk5558
@queenk5558 3 жыл бұрын
Naskho ku yee ala kana walhi he's funny keep going omreyn iyo weliba walashay nasra one love😍👌
@fartuunahmedsaafi6016
@fartuunahmedsaafi6016 3 жыл бұрын
Kan waaba qosol socdo Nasraay abayo aad baan kuugu Hambalyeenayaa sida quruxda badan ee aad noo dhira galiso hadaa nahay umada soomaaliyeed one & love ❤❤❤❤
@sacdicabdi3158
@sacdicabdi3158 3 жыл бұрын
Omareyn wa qosilkiyo qofa walahi waa funny allaha xafido narso thanks adigana 🥰🥰🥰🥰
@KARANBOY-u1r
@KARANBOY-u1r 3 жыл бұрын
Mako da,uud 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣ala ma nole omrayn you so funny ❤️🤦
@nimoabdulle868
@nimoabdulle868 3 жыл бұрын
This Guy he's so funny I can't stop laughing hahaha
@hodanabbas1333
@hodanabbas1333 3 жыл бұрын
Masha allh wlhi omayr markii aan arko waan iska qoslaa 😂😂😂waa qosolkii oo qof eh wan kutaa wllo keep going
@lielaosman8710
@lielaosman8710 3 жыл бұрын
Saqidaada lama shaqesto alla waan furay wlhi alla 10 ku ceshtay
@princesszabiba8702
@princesszabiba8702 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk omareyn tu as bien fait huno machallah t'es un très bon cuisinier🤣🤣
@aboubakerahmed2298
@aboubakerahmed2298 3 жыл бұрын
Zabiba☄
@iqrocabdulahi6383
@iqrocabdulahi6383 3 жыл бұрын
Hhh ale shactirole cumaren of ayu kadhacay makaone inti kale waigadhumen ukudaraye magac nasro waku rafte nasqu kulah mashaa allah gacanta allah kubarakeyo walalkey
@zalma1437
@zalma1437 3 жыл бұрын
Mahadsanid nasra codsigeeni waad tixgalisay 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@abdiraxmanhussein9619
@abdiraxmanhussein9619 3 жыл бұрын
Nasro Alle dartii ban kuu jeclahy. Keep going sister😍😍
@janaabaqdad6030
@janaabaqdad6030 3 жыл бұрын
Omreyn wa funny wlhi hormar wcn abayo nasra abtidoon one love from guriceel galmudug
@nourahassan2434
@nourahassan2434 3 жыл бұрын
Ala manooli 😁Omareyn he is so funny wllhi😍😍
@saramahamett2447
@saramahamett2447 3 жыл бұрын
Legends omereyn and nasraabtidoon keep going
@nimcoxasan7815
@nimcoxasan7815 3 жыл бұрын
Masha alah abyo nasra
@haawodagan5472
@haawodagan5472 3 жыл бұрын
Omareeyn dhib bdnaa kulahaa yaanyada dffrta dhakada weyn leh imala shaqeyneyso ane sidaa baan ku daayey😁😁😁🤣🤣 reer Djibouti 🇩🇯waan wataa👌👌
@naruronalka
@naruronalka 3 жыл бұрын
Iswada gala kulaha omreryn inabada caadi maaha 😂❤️❤️❤️👑
@المحبهفاظمةالزهراءالمحبهفاطمةا
@المحبهفاظمةالزهراءالمحبهفاطمةا 3 жыл бұрын
ماشاء الله،أختي نصره.الله يبارك فيكم.❤
@fatimaabdi7036
@fatimaabdi7036 3 жыл бұрын
Wuxuu karinayo maa fiirsana mise qosolaa la dhacnaa 😅😅😅😅omreyn umadena ma aha runtii 😅
@xumeyraamohammed6350
@xumeyraamohammed6350 2 жыл бұрын
Intan soo daawada ragga ka qeybqatay taijaabi tayadaada cunta karin vedioga wiilkan cumarny aya ugu commen badnaa🤣🤣👍👍 1.k comment MashaAllah
@xaraweofficial6275
@xaraweofficial6275 3 жыл бұрын
Omreyn waa farxadii oo qof ah shaqsi hadalkiise iska funny yahay 😂😂😂😂😂
@mouslimosalah7974
@mouslimosalah7974 3 жыл бұрын
Omreeyn frère well done. Ravi de te voir. 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Lool aad baan uu qosleey to the heeps
@madinamoumin2474
@madinamoumin2474 3 жыл бұрын
Omereyn the legend🇩🇯🇩🇯
@fartuunsiciid1528
@fartuunsiciid1528 3 жыл бұрын
Basasha wadankeenaba indhaha wa xanuujisaa waad ooyaysaa wlhi wxba laguma darin omeyr
@douzaabdirahman7179
@douzaabdirahman7179 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣dacaaad uqoslay 🤣🤗eeg waxaaan dhakada ween kulaha🤣🤣🤣🤣❤
@farxiyofaraxsan2163
@farxiyofaraxsan2163 3 жыл бұрын
Hhh🤣🤣🤣🤣Alla omreyna waan wata ninkaan keep going wallkey adinah mahadsanid wallshey nasra madama aad inoo tixgalisay codsigeyna thanks my siis😍😍🥰🥰🤩😘
@anisohassan2354
@anisohassan2354 3 жыл бұрын
Omreeyn so funny 😂 😂🤣
@theadalos2226
@theadalos2226 3 жыл бұрын
Omar fataaale wan kuwata awoowe wlhi inee ceriin tahay baastadas wan udharan kara howshada wado sxb nasra mahadsanid salman jamal kuso dar asigane aan aragne 🙆🏽‍♂️🤣🤣🤣
@najaxcqaadir1028
@najaxcqaadir1028 3 жыл бұрын
Nasra qalbi uroon waanku ku jeclahay qaaliyeey 🥰🥰🥰
@souhairbahaoui2709
@souhairbahaoui2709 2 жыл бұрын
Happy 600k horeey soco
@matahayqofnaftiisaaaminsan359
@matahayqofnaftiisaaaminsan359 3 жыл бұрын
Lkn abaayo qofka dadaal badan iyo waqti buu galiye xoogaha xitaa niyada ayaa loo dhisaa lkn in aad niyada ka disho ma aheyn mcnto
@munahilwa9490
@munahilwa9490 2 жыл бұрын
May abyo meshaa waa tartaan Oo dacad baa laiskaa rabaa
@zeynabadam5212
@zeynabadam5212 3 жыл бұрын
Omareyn the best 😂😂
@samuunamohamed5204
@samuunamohamed5204 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣 Omreeyn So Funny Waaye Indha Karis Kulahaa Wllky Keep going
@abdillahimou5138
@abdillahimou5138 2 жыл бұрын
Cette plat est le plus mineur de Djibouti
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarikalha Allah ha ku xifatiyo
@qayaadiina2394
@qayaadiina2394 3 жыл бұрын
Team omeryn me from turki xlay ban wlahie karsdey isla bastdaa iyo sida ba uiskgu dray😅
@queensa1357
@queensa1357 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 wlhi qosolkii wa iga dhamaday qofkan cuntada san inogu karinayn marabno 🥰🥰
@ikhlasxubi1305
@ikhlasxubi1305 3 жыл бұрын
Abyo mohamed akshey next video asiga nogadig plz yaa igo Racsan 💖💖dadka igo racsan farta sotaga plz ☹️☹️ I hope inad ugalanesid
@aishaibrahimmuuse8284
@aishaibrahimmuuse8284 3 жыл бұрын
Nasro abayo omareen saa wax ugu duubty manooli wllhi kkkkkkkkk keep going sis
@ayanhussein9773
@ayanhussein9773 3 жыл бұрын
Thank u abyo sidad codzigeena u tixgalisay
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 From Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 nolow omreeyn
@gandhiye67
@gandhiye67 3 жыл бұрын
Indha karis faan waad dhamaysay waan kuwataa Sxb omreeyn
@sadaamabdicawke5443
@sadaamabdicawke5443 3 жыл бұрын
Nasqoo is the lagend funny 😂😂😂😜
@ayaangeelsugestyle4294
@ayaangeelsugestyle4294 3 жыл бұрын
Kkkkk horey usoco nasro abtidoon wuunaga waaley omareyn
@najiibkaarshe2765
@najiibkaarshe2765 3 жыл бұрын
Baraabur ayuu kudhameeyay caadi mahan OMEREYN✌
@nimomohamed4174
@nimomohamed4174 3 жыл бұрын
Kkkkkk omreyn wlhi wa funny omreynow goormay xafadihii mahmah isi bedeleen🤣🤣🤣🤣
@zeinmalik2874
@zeinmalik2874 3 жыл бұрын
Inta omreyn iyo nasra tagerto love👍
@quennisha0
@quennisha0 3 жыл бұрын
Omreyn anigoo qosli jirin buu iga qosliyay my brother keep going
@Mohamett72
@Mohamett72 3 жыл бұрын
Omreyn so funny 😂😄 👸nasra👑
@yasminfarah9140
@yasminfarah9140 3 жыл бұрын
Omareeyin waad naga qoslisay 🤣🤣🤪🤪adi cunto karin iskuma soo baxaysiin ee comedian kufiicantahay 🤩😝
@a-kanitechconsumer49
@a-kanitechconsumer49 3 жыл бұрын
Kkkk olololololo🤣🤣🤣iska qabo basasha 🤣🤣aaaa😂😂 iska qaado tan baasto ma ahanee😁😁
@adanabdullahi4434
@adanabdullahi4434 3 жыл бұрын
We qosol igu maharin wlhi wlee kanaa keep going dum
@hony1435
@hony1435 3 жыл бұрын
Inaba cadi maha this man his funny🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sacdiyabishaar6438
@sacdiyabishaar6438 3 жыл бұрын
Hhhhhh tan baasto kaama raacin indhaha maba kahelaayaan 😁😁😁😁😁😂balse qosal nagudilay wlh😂😂
@shamsoxajijeylani8909
@shamsoxajijeylani8909 3 жыл бұрын
Hhhhhh ninka kaliya ee xitaa hadii aan xanaqdanhy iga qosliya 😂 alwalaqatu
@gopadgawido304
@gopadgawido304 3 жыл бұрын
M.allah wilkan wlhi wafunny laguma cajisayo inta luqad uu yaqano halmar bu kawada maraya u kawada hadlaya🤣rabi haku hifdio bawe
@faisamahamed1629
@faisamahamed1629 3 жыл бұрын
Masha allaha tabarakalaha
@abdisalamyuusuf9215
@abdisalamyuusuf9215 3 жыл бұрын
waaw kan wan kahelaa
@mohamedhoussein2012
@mohamedhoussein2012 4 ай бұрын
@@abdisalamyuusuf9215 nasro dit que tout et mal cuissine. mais pourquoi elle fait sa omareen
@kingmohaz1192
@kingmohaz1192 3 жыл бұрын
Thank my dear sister Waxan rabanaa inaad inoo kento hanad Omar mahadsnid
@ladankhadar6227
@ladankhadar6227 3 жыл бұрын
Wiilka sifcn wax nogu baar nasray marku mo imado hano kariyee😂🤤😂
@samrocabdi8769
@samrocabdi8769 3 жыл бұрын
naa wiilka hanaka caayin jikin 1mints kubislaada lii caato waa amaa neese wiilkeena maxaad ucaynee dhiiga biyo ma ahan🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤my flag
@hiboaxmee7837
@hiboaxmee7837 3 жыл бұрын
Ninka kaliyen ka helo walhi waa funny😂😂❤❤
@zeinabibrahim6750
@zeinabibrahim6750 3 жыл бұрын
Naskhooo waan ku salaamey 🤣🤣🤣
@haninora533
@haninora533 3 жыл бұрын
Maka daud🤣🤣🤣🤣🤣omereyn le meilleur ❤️🌺🌺🌺🌺🌺👍🏼
@kifaxcabdi4145
@kifaxcabdi4145 2 жыл бұрын
Masha Allah
@saidaali412
@saidaali412 3 жыл бұрын
Qosolka aad iga dhameesay omareen dugsiga waan isku aftirsanaa
@xaliimosacdiyo5250
@xaliimosacdiyo5250 3 жыл бұрын
Omareey caadi ma ahan walhi waan iska jecelhay asaga iyo qurux ku dhiigle
@asmaaabuubakar3065
@asmaaabuubakar3065 3 жыл бұрын
Wilaaha dalaca ay ku dhib qabaan😂😂😂😂😂😂😂😂 Kashka lee ka raayey oo dhahay qeyladeeda iga daboool😂😂😂
@ahmedanshur
@ahmedanshur 3 жыл бұрын
Wllhi qosalka iga dhamaday legend tageyro ku ahy hore usoco lpx mr omareyn
@zagaltigey8001
@zagaltigey8001 3 жыл бұрын
omreeyn wllky aan jeclahay keep going😍
@kaahanuuraahmed3695
@kaahanuuraahmed3695 3 жыл бұрын
Inshlh dream chiefs malin uun wan rumeyn donaa riyadas hadii rabi ogolado
@nafizanabbe2467
@nafizanabbe2467 3 жыл бұрын
Qosol iguma harin wlhi hore😂😂. Usoco omereyn🤣
@maxamuudclaahi4991
@maxamuudclaahi4991 3 жыл бұрын
Nasro Rijaal keen plz
@adnasiciid6553
@adnasiciid6553 3 жыл бұрын
Waan fuurey wlhi😂😂😂😂😂😂😂iska qabo basasha aaaaa🤣🤣🤣so funny
@abdisalamyuusuf9215
@abdisalamyuusuf9215 3 жыл бұрын
hhhhhhhh
@Maxamed-Salad-Gurey
@Maxamed-Salad-Gurey 10 ай бұрын
Mush Kabiir Lkn Saqiir😂. Carabiga waa La Daadshayba😂 Cumareeym Wixiiba War Ayuu Nooga Bixiyee Yaa Noo Balamiyay😂😂
@asmalove3463
@asmalove3463 3 жыл бұрын
Masha allah omreeyn qosolkii oo qof
@كوين-ذ9ز
@كوين-ذ9ز 3 жыл бұрын
عموري تسلم يدك والله ضحكت من قلبي دوم خفيف ماشاء عليك🍝
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 114 МЛН
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 1,5 МЛН
RIYADAADA DHIS / Omreyn ✅
14:36
Abdullahi kashka
Рет қаралды 147 М.
Aad ayaad u mahadsantihiin asxaabteyda 🙏💋
17:10
somturk family
Рет қаралды 61 М.
Day in my life routine || qado aad umacan iyo nadafada cooker ka.
9:51
Life with malika
Рет қаралды 2,5 М.
✨CHALLENGE TIME !!!avec OMREEYN et MOUSS BILEH ✨
18:11
Nina Med
Рет қаралды 35 М.
QARAAXO😂:Labo qof caan ah isku guuri 😂
12:14
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 63 М.
ROUTINE RAMADAN MAXAAN QABTAA🤔
13:17
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 237 М.
HANAD CUMAR MUXUU KARIYAY || TIJAABI TAYADA KARINTAADA PART -5
11:11
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 78 М.
MORNING ROUTINE  IYO TURKI MARKAAN IMID MAXAA ISKA BADALAY!
19:55
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 310 М.
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН