Abdi & Habiba - Qaahira

  Рет қаралды 49,267

Jabuuti TV

Jabuuti TV

Күн бұрын

Пікірлер: 44
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
Cabdinuur Qardajeexa socodkiyo Qalqalooca geediga Inaad qarisay mooday Waan ogahay qiyaanadaa Anna quruxda caashaqaa Ku qotoman ujeedadaa Hadaad qaybi leedahay Ood qiimahaygiyo Quudhsanayso sheekada Xaajadii qallibanto Qalinkay u rogan tahay Anna kaa qatooboo Qaydhiin iyo bisayl baan Wadaa qaadan waayee Qaayo yaabay aniguyee Jacaylkaagu Qaahiraa Ma qudbi buu ku leeyahay Xabiiba Quruxdiyo kalcakiyo Lama qoomo sharaftoo Qalbi aan ku nicin wali Qalad laguma sheegee Qoraxdiyoo ayaankaa Qayiraaya noloshoo Qardajeexa keenee Qaybtii shalaytaa Kaqawaday haweenkuyee Reerka qoysku leeyahay Ayaa qoobka naga xidhay ? Oo qaraabadii iyo Yidhi meel ha qabanina ? Waa Qodob su'aale Qalinkii saxeexiyoo Bal halkuu ku qoran yahay Qotadiisa ii sheeg Cabdinuur Sidaan kuu qaddarin jirey Qardo kaaga bi'in jirey Kuu dhaafshay qayrkaa Uma qiimo galininee Qun-udhaladka caashaqaa Ila qaybsan weydee Waxbaa kuu qarsoonaa Intaad ii qoslaysee Qalbigaagu meelkale Haddii u ku qoran yahay Isku qaylin meynee Anna quusta ii daa Addiguna qorsheysee Kii kuu qalmaba raac Waase qodob su'aalee Jacaylkaagu Qaahiraa Ma qudbi buu ku leeyahay Xabiiba Qabanqaabadeeni Naffo-qaybsigeeni Qalbigii fayoobaa Amba waan ku qaabilay Kaa raacay qayrkay Kula qaaday caashaqa Ha ii quusin hadalkee Maxaa ii qarsoona Miyaa layla kaa qabay Sideed iigu quudhaa Waxaan meesha qabaneyn Waxaad qoonsaneysee Qabaxduna ka joogtaa Ma qaraar ad gaadha Qalinkii saxeexiyoo Bal halkuu ku qoran yahay Qotadiisa ii sheeg
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 8 ай бұрын
Merci farha pourtant elle date des années 85mais vous n êtes a ce niveau
@souleimandahirgod8504
@souleimandahirgod8504 Жыл бұрын
Inoubliable chanson 04 juin 2023 Paris
@almukhtaarihajihussein5626
@almukhtaarihajihussein5626 4 ай бұрын
Ruwayadaa waxan Daawaday 2006 Ana caruura TV la dhihi jiray Jvc
@gorillastalker9103
@gorillastalker9103 6 жыл бұрын
Ana Ana quusta ii daa adiguna qorshaysay kii kuu qalmaba raac waxba ka dhacay!
@omarmohamed9427
@omarmohamed9427 Жыл бұрын
Qaahira my city ❤
@Mn_9000
@Mn_9000 Жыл бұрын
Bal isu eega heesa maanta iyo kuwii hore Wax weyn ayaa u kala dhexaya Xitaa anshaxa hobolada Rag iyo dumar waa dad Garanaya heesta iyo dadweynaha daawanayaa inay mudan yihiin tix Gelin
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 8 ай бұрын
Bravo a celui qui a numeraliser
@maryamiita6834
@maryamiita6834 7 жыл бұрын
Walee heestan waan ka helay
@sh-ka3494
@sh-ka3494 4 жыл бұрын
Waa ladalay side lodagaa soomali soomali soomali heshiski itoobiya faransa keenya
@Ayyuomar
@Ayyuomar 6 жыл бұрын
Amina afrik iyo aj aa ka macaan markey qaadayaan❤️
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 6 жыл бұрын
Mgc an jclahy wa wadataa ee pal gaap so hestan fananiintii hore si live aye uqadayaan ciylkan hdso pxy isla garap dhigin hana iga xanqin wlshy
@adoursouldan5757
@adoursouldan5757 Жыл бұрын
Ninka saxaphonka afuufay magacii? Mase nool yahay? Ayaa ii sheegi kara?
@nimcoxusenxade4843
@nimcoxusenxade4843 6 жыл бұрын
Waa fanaanintii aan play back ku heesi jirin ee ogaada
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 9 ай бұрын
Ki peut egaler ma tante habiba
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 8 ай бұрын
Les archives de l etat
@صداميةوافتخر-ف5ح
@صداميةوافتخر-ف5ح 4 жыл бұрын
Muuqalka dada loosameyo waa mid Susan fahmikarin inhotelo lagukulmo shaqalaha shaaha Shiva lacag cheered latino dooma masada lagasaro lagusawiro micnabadan oo indhaha arkikarin ana Watson indha quransho caqli gaalo Lamar arko
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 8 ай бұрын
Sa c etait riwadi le caire lorsk un parasidiquz comme sa
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 8 ай бұрын
Tu va t étonner
@adoursouldan5757
@adoursouldan5757 Жыл бұрын
Kuwa miisiga tumaaya maxaa nool ?
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 8 ай бұрын
S il vouls il vous plaît
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Muqadirad jadan ujeda wakajira
@oubahbonne4681
@oubahbonne4681 7 жыл бұрын
machaallah mes stars
@gamaleh33
@gamaleh33 9 жыл бұрын
Le beau vieux temp,,,inedit
@makoawale408
@makoawale408 8 жыл бұрын
gamaleh33
@farahibrahim2845
@farahibrahim2845 2 жыл бұрын
@@makoawale408 rcvccbbcfgvbvn .
@camayabdi1153
@camayabdi1153 7 жыл бұрын
Qaahira
@أجلسحديقة
@أجلسحديقة 6 жыл бұрын
Siyad bare ciyalak dugsi sare kasoobaxo waxuu udiri jiray qaahiro jabuti fanaanintod sedey kunoqden carab hadana kumuducayo iney ragan laweyn doono yaaxaday siyad ilaaiyo hadana dagaalamayo itoobiyo iyo jabuti kuhishiyay basabor jabuuti inla badalo soomali lagudumiyo awalna wadadada lagudiro lagana dhofiyo shirkadaha jabuti mar hadii maskaxda lagaa dilo muruqa waa moolo oo soo tuurta aba difacda hadiba qalbi wax maqla hadana hadli karin oo labasbeseyo jabuti malaga qaataa qamarka aba shukada itobiya iyo jabuti maxay kusaaxiben qamarka hadiilaqato qalad meykafahmen maxesa matalan hadii qamar sooroyin qaatan iyaga shuko miyey hastan mase shaqalo shukoaa waiyaga kudumiyay basabor aygoni uyeshen hada iyaga kacaawan yihin mase jar itobiyo afriko beecsaneso kulasaxibtay mase masar iyo qadaraa hishis kugalay iney jabuti gaaleyan soomalina dhig uguqubeyan ilen hadal iyo iskulado lasaxaa kufilned soomali dad jacel quran iyago dhamen iskul matagi jirin ilbax nimada mid indhaha lagu baxsho mase mid indho kuuyesho
@صداميةوافتخر-ف5ح
@صداميةوافتخر-ف5ح 4 жыл бұрын
Muadinkii mursal sheeko war waatagay haduu walaalo leeyahay
@barkadchine1171
@barkadchine1171 2 ай бұрын
hi
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 8 ай бұрын
On sait ki t envoit
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 8 ай бұрын
Mr trapéziste il faut acheter tu es un enfant appprend la politique djiboutienne
@صداميةوافتخر-ف5ح
@صداميةوافتخر-ف5ح 4 жыл бұрын
Dadka markey ruushka bixiyen baa bilawatay ganacsato wax kamabnuc sacudi in lagusoo xajisiyo oo mid xabaro curyanka ilen inlonaxarisanayo balaogyahay sidoo kale macalaminta dugsiga oo badi iney dhigtan iskulada masar loo soo dabalayay bal wax kotoraban oo dowladada aba abnigaga midkad utageyso midkad katageyso ongolen iyo xaj ahaan maisweydinaa hawenka oo howsha ubadnaa oona caruurtod usoosarinjirayiyo cidii lageynaya xajka masar gaal iyo muslim weyledahay masidas baalaladonayay dadka maxaa mursal adinkalogudilay xaanshidaa wax laguxukumaa gaalo lahed oo kaxasasiyotay aaway baafintii carabi muslim diyaradaha subaxdii laguwajibiyaa gaalo dhoorey hada iyo dan maxan kubadalnaa raga heesaya hadana suqgeynayay hawenka haweynkana udodaya naftod waa inlaqorsheya nolosha wax lagabartaa kii lamoreyay dhul localamadeyay dagan iyo kan naagaha baashalinaya qalad leslaleyahay hawenka ha baran ciyal gabdho siqaas ragana sidoo gale hawenka askartana goono shati gacmo dher adanko loxiro baqaladaha weynenta alaah balse jabuti yeey matashaa oo dhisay elatarena yey matashay ee dhistay yaana kalailalinayay doowladi dhexfadhiday matahay midiyada ushaqeysa alaah darti oowadanked kudhaqma shareco mase midba meel baalagamaquniyay mid dhulbaa loocalameyay midna firii baalagmamusay
@umrumr7437
@umrumr7437 5 жыл бұрын
Sheekadi maslaxadada maqaar eeyaa loogu seexdaa Naag Madow m A ra l Ooma quuro aba maqaar eraya L Asiiya laba maqaar eri waa xa laal laba maqaar eeyaa lasiiya naag gaduudan geed labeg kujirtaa hal oogalo naagtii walaalo lahey wargeeley naagtan walaal Lo lahen n waneey eri
@umrumr7437
@umrumr7437 5 жыл бұрын
Fananintana baryahan weydugesay keenyana meletari kuxadkudbo dariska afdub doowladed ee anago wadankena joogna albaabadi cabsi ufuri weynay markasa dadka naleeyahay shabaab matihin maxaa qarinesan albabka maxa uxirten inala qash qashado xuriyadna leega horjosado anigo adab iyo isanimo inan kunolado leega horjoga
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 8 ай бұрын
Il faut élever cette voix
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 8 ай бұрын
Hassan trapèze tu va m supplier avec 1:18 ta tête de trapeze
@ak.0-010
@ak.0-010 5 жыл бұрын
jabuti taarixda bilaha islamka ma kamideysan yihin masa qofba xaafadod bey aftaqan oo mida iskuul bey lashirtagta afsoomali oo bilaha magcyadod kumedeysan maleeyihin gobalada ilen dariska bilash nogama faaideysan axsan shar noguma badalen
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 8 ай бұрын
On vois tolere vois allez trop mal lakin
@أجلسحديقة
@أجلسحديقة 6 жыл бұрын
Roobow iyo soomali bariga laxiray itobiya maanta maxirin markey faransa jabuuti goosatay itoobiya galo muslim iskudaran soomalina iney saskadhigto kutalagashay amerikana saasey qarash iyo dagal uguhesa soomali siyadna kubahdilay diinta dalka inudhiso kudhiriya dadkana diinta lagaxado hadana uaburay kuwa usufiyowa kuwa udibad warega kuwa udagalamo mana dhamaneso dhaqanki horana duuga qabilka isagaa kalita afgabigi looga faaidestay mucaradna uhoreysay hadana dowlad dhacday lacag dhuntay raadiyo intaba looshaqeynayay sar dhig mid niko mid dowlad lootumayay muhimadu madhisnaa doowlad shuko dayus gaal iyo midmuslim maudiidnaa dayuuska dayusnimo maisafgaranaa badow islami mamujinaa dhagaxda maqaadna saxibahod baanunahay majerten dagal sokeye madeynaa doowlad loodhanyahay manoqonaa mase mariixanow saaxibkaa kutusnaa kaga dhignaa cadaw isfaham la aantin hawiye mid waa marixan midna waa majerten maiska deeynaa iyana hais fahman inana aan isfahamno aa wada jirno gobaladod weyso dhisten inaga unbaa gobaladen iyo sumcada dalken dhulka taala iyana taanki hoos joogan labadod aaniskudeyno elen doowlada hawiye iney tahay baalagu baranburaa waana sax intanba abgaal keenay difacana waa habargidir maskaxda hashaqeso talada sheeqyada culumada marixan majerten aan isku warejino idukuna sidii itoobiya daaha ugala yaana nilaga hosbixin cidii kuxad gudubta sidey itobiyo uxira intey madaxweyne dad kadhigtay hadana kasiibaran dagtay sidey ugutalinlahed keedi iyo kiidariska wadanka gudihis wax kaxirtay hargesana waa dhaqaqdo xududka wey kagudubtay sacudi jinsiyadis lasoobaxday marka adiguu dhalan farmajo qoshaha lawaday hada sidaad diin iyo dal kubabadin ileen malihin gaalo islaami kusoorog fasax shabaab magicis bes wax kudhismi qaf iyadoo gacanta laga qaban doowlad waa nidaam guud nidamkuna waa magac magacuna waa lagumelmaraa hoowsha masahlana intaaso doowlad baa duurka ugujiro iney kadhidhiyan dayuusnimo qalad haufahmin bes soomaliga howlgali masuliyad uukulaleyahay waana mid difaco lagudilo gurigis waana nuucyo badan kanheso kansheq kancadig hool kaafarabadan
@anwarmarjan9574
@anwarmarjan9574 4 жыл бұрын
Heso magnolia
@dayibahmedadan9076
@dayibahmedadan9076 6 жыл бұрын
original iyo copy jaysku laaqin sxb
@anwarmarjan9574
@anwarmarjan9574 4 жыл бұрын
Magool
@shugriyaasiinali329
@shugriyaasiinali329 6 жыл бұрын
I like amina better
Djibouti: Habiba Abdillahi & Abdi Nour
9:24
Assajog Studio
Рет қаралды 98 М.
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
FAADUMO AXMED - YAA U KALA WARAMA
6:47
Jabuuti TV
Рет қаралды 295 М.
habiba iyo abdinour-CONCERT DJIBOUTI 1991
8:28
mousta volcan
Рет қаралды 21 М.
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 6 МЛН
Qalanjo iyo Samatar   YouTube
9:48
Abdi wahab
Рет қаралды 780 М.
Legend Cabdi Tahliil Warsame. Mahad Allaa leh.
7:31
Raad Raac Qaraami
Рет қаралды 13 М.
Abdi & Jawahir
10:34
Jabuuti TV
Рет қаралды 245 М.
Heestii Siraadeey - Xasan Aadan Samatar
5:18
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 1,6 МЛН