Abdi hani | SACAB IYO MUSHXARAD | Official Video Music HD

  Рет қаралды 2,996,997

Somali New Entertainment

Somali New Entertainment

4 жыл бұрын

Abdi hani Sacab Iyo Mushxarad Official Somali Wedding Video
Saredada nimcada muuqatiyo saaca quruxdiisa
Sinjig iyo afkii lugu yaqiin dhaqanka soomaali
Sawddkiyo mushxaradav baxdiyo sacabka yeedhaya
Lyrics: Xamse Xadaarii
Melody: Cabdi hani
Music: Axmedweli furinle
Edited: Somali New Entertainment
Click ‪@SomaliNewEntertainment‬

Пікірлер: 341
@suhaybcali2708
@suhaybcali2708 4 жыл бұрын
Wixih jecel ilahay like izarah plz🙏
@bushraismail9277
@bushraismail9277 4 жыл бұрын
Heesbad ku leedahy like saara Walibana ılhay ku xidhysa
@shucaybhonest
@shucaybhonest 3 жыл бұрын
@@bushraismail9277 qqqqq
@diamondsamebeuty6763
@diamondsamebeuty6763 3 жыл бұрын
Kale waxan kuweydiye mesha hesaha maxad ilahey ukeneysa walibo ado like kuradineyso
@shaymabashiir4185
@shaymabashiir4185 3 жыл бұрын
Waa ruun meesh hees ma ka socotaha
@mahamedxeyle8911
@mahamedxeyle8911 3 жыл бұрын
Aniga waxa aan jeclahay in aad ii sartid like plz🙏🙏
@cabdisalaamqarni4744
@cabdisalaamqarni4744 3 жыл бұрын
Markuu fanka kafaristey kabacdi hada so gashey like ha ila dhafin
@khadiijohassan4822
@khadiijohassan4822 2 жыл бұрын
Shekh cabdi hani allha ayaa kamdobeyey fanki Alxamdullah hada qeyr ayu dhexda ugu jiraa🥰
@nasabboy3580
@nasabboy3580 3 жыл бұрын
Abdihani xaashi abdillahi wuxuu sheegay inuu fankii isaga baxay gebi ahaanba aan u ducayno in illahay ugu badelo wax ka khayr bdn wlloyaal❤
@shamsomohamed5157
@shamsomohamed5157 3 жыл бұрын
0
@nasteehasaid5832
@nasteehasaid5832 3 жыл бұрын
Qp
@shariifhilaal5767
@shariifhilaal5767 Жыл бұрын
But
@camiircade5938
@camiircade5938 Жыл бұрын
Amiiin
@CaliaadanHurre
@CaliaadanHurre Ай бұрын
❤❤❤❤❤😂😂😂🎉🎉🎉😅😅😅😅 2:40 ​@@camiircade5938
@wanaagabadso903
@wanaagabadso903 2 жыл бұрын
Mansha Allaah codka Macan ayu iminka ku akhriya qur’anka iyo xadisyada guul insha Allaah❤️🥀🦚🌿
@ayanahmed6717
@ayanahmed6717 4 жыл бұрын
Dadka dhagaysata hees 2020like isaar 👍
@axlaaamabdulkadir7482
@axlaaamabdulkadir7482 3 жыл бұрын
Inter daawanaysah markuu abdi hani fanka ka baxey
@ismahaanxuseen6586
@ismahaanxuseen6586 3 жыл бұрын
Heesta 2021 yaa Ila dhageysanaayo o Ila jecel
@shaakirmohamed8404
@shaakirmohamed8404 3 жыл бұрын
Aniga nooh
@ak-di9nn
@ak-di9nn 3 жыл бұрын
Iam here 21 3 2021 sunday 6:55
@samirasiman8716
@samirasiman8716 3 жыл бұрын
Aniga 😂✌️
@asmadawlo9748
@asmadawlo9748 3 жыл бұрын
@@ak-di9nn whetw😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄
@asmadawlo9748
@asmadawlo9748 3 жыл бұрын
@@shaakirmohamed8404 wwww💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯❤🤍💚
@haaruunmohamud515
@haaruunmohamud515 3 жыл бұрын
Cabdi Hani Legend of legends.... Wlal Mcn Markii Aad Fanka Ku jirtay Waan Ku jeclaa Hdaanse Kaa Sii Jeclahay Oo Aad Rabigaa Raali Galisay Fankiina iskaga baxday Eebe Wax Ka Kheyr Badan Kana Sharaf Badan Hakuugu Badalo Sheikh Cabdi Haniyow Eebe Weyne Waxa Uu Yiri “Qofkii Alle Kheyr Ladoono Diinta Ayuu Fahmasiiyaa “ in Rabi Xaqa Ku Fahamsiiyay Ayaan Marqaati ka Ahay Nasiib Wacan iyo Mustaqbal Qorux Badan Wlal Mcn
@cumarmaxamed2075
@cumarmaxamed2075 2 жыл бұрын
Wanag bad ku dhaftay umadan kle oo dhan wll guleyao
@abdisamatabdinasirfolley8835
@abdisamatabdinasirfolley8835 Жыл бұрын
Imakaan odaaygu wa Sheekh ilaahay baa xanunka iskaa leh . Walaalken Abdihani siidu raaba alle ha u yeelo inshaallah inakaane Allah dhamkeene ha dhaafo.
@Alonebird575
@Alonebird575 Жыл бұрын
Heestan aroos wxaan aad ugu xasusanaya arooskii wlshy mcn ee shukri bullo Ilaah ha isku barakeeyo iyada iyo saygeeda oo ilmo udhashay haatan ❤❤06/04/2023 🎉🎉❤❤
@hoodoayaanbashiir
@hoodoayaanbashiir 8 ай бұрын
Oky
@yahyehussein
@yahyehussein 2 жыл бұрын
انا من الصومال عمري 30 تقريبا ولم يتزوج ادعوني الزوجة صالحة واذرية طيبة عاجلا او غير عاجل ولكم بالمثل قولوا امييين
@Asmara_143
@Asmara_143 2 жыл бұрын
امين يارب العالمين
@cabdirishidmaxamedjamac4820
@cabdirishidmaxamedjamac4820 Жыл бұрын
Cabdi hani illaahay baa Soo hadeeyey maansha alaah
@fardosahassan9655
@fardosahassan9655 3 жыл бұрын
Abdi hani qurux iyo cod bad isku darsatay mansha allah wanku tagersanahay boqolkiwaa boqol huno
@hindaomar8022
@hindaomar8022 26 күн бұрын
Haddd ilaaa heestan waan jecelahi 2019 ilaa 2024 😊
@hooyomacaan6929
@hooyomacaan6929 4 жыл бұрын
Insha alaah soon aroosad ban noqonaya 🤲 ilahow ii khayree 4/8/20❤
@farduuzcali433
@farduuzcali433 3 жыл бұрын
hada ma aqal gashay hee😉
@mightycommander258
@mightycommander258 3 жыл бұрын
Amiin macanto
@cutiebun566
@cutiebun566 3 жыл бұрын
Ma guuursaty wll hada🙃
@yazier_4456
@yazier_4456 3 жыл бұрын
wx ma dhashay imika😂😂😂😂
@gabdhtuulo5922
@gabdhtuulo5922 3 жыл бұрын
@@yazier_4456 haa labo caruura dhalau
@mohammedengabdikarinmohamm5943
@mohammedengabdikarinmohamm5943 3 жыл бұрын
Heestii ugu macanayd ee aroos ayay agtayda ka tahay heeskani
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love
@deqalul1096
@deqalul1096 4 жыл бұрын
*Best song cabdi hani❤🔥🎤 aroskeyga wain ladaraa hestaan majirtooo BCS WANKA HELAY🤣🥰*
@iskaashichannel143
@iskaashichannel143 4 жыл бұрын
anaakaqaadayaa insha allaaah
@deqalul1096
@deqalul1096 4 жыл бұрын
@@iskaashichannel143 waa ok runtii waso dhawenaa taas thank you wax badan
@iskaashichannel143
@iskaashichannel143 4 жыл бұрын
@@deqalul1096 thnks
@fatumaadanabdi7375
@fatumaadanabdi7375 3 жыл бұрын
💞💞💞💞
@omaralijimale5799
@omaralijimale5799 3 жыл бұрын
Arooska hessta makadartay misee🤣🤣🤣
@fartunhussain3374
@fartunhussain3374 2 жыл бұрын
Daqanka somali markee thy daqanka habardigir iguso dhacdo waxe ahato manshllh wye hesta✊😘😂
@deeqsan9422
@deeqsan9422 2 жыл бұрын
Al habar gidiriyah😍🥰❤
@fatushawil1787
@fatushawil1787 Жыл бұрын
Al hgnimo ❤️💋
@deeqsanqueen3536
@deeqsanqueen3536 4 жыл бұрын
Maash allah heeskani aad ban u jecelhy Abdihani xashi nolaw waayo badan huno
@shariifhilaal5767
@shariifhilaal5767 Жыл бұрын
mansha allah...💯💯❤❤🥰🥰🇸🇴🇸🇴
@hdtv5157
@hdtv5157 4 жыл бұрын
Xasuus ayey iitahay heestaasi waayo waa magacii mohamed oo ila dhagaysanaaya hada 2020/1/26 Monday Greece Moria 💋😍❤️I love Mohamed
@riyaqhabalyowalakey57
@riyaqhabalyowalakey57 3 жыл бұрын
M.a afka kaliya oogu cud mcn
@xamdisaciid1591
@xamdisaciid1591 Жыл бұрын
Hadana inaa isla joogtaan baan rajeena 2/september2022❤️
@cashanura1739
@cashanura1739 2 жыл бұрын
Heesta yaa ila dhagaysanaya 2022 oo ila jecel
@siciidaxmed5711
@siciidaxmed5711 2 жыл бұрын
2022/ 1/1😂😂🖐
@kingmustafe7223
@kingmustafe7223 3 жыл бұрын
Nin Ciise Muuse ah Arooskiisi weeye .
@Internut1985
@Internut1985 3 жыл бұрын
Wuu soo furay 🤣
@anisoabdullah1674
@anisoabdullah1674 2 жыл бұрын
Siraadka baxayee ee arliga intaasan isoo galayba😅😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@anisaahmed7237
@anisaahmed7237 4 жыл бұрын
Wwww mansha allah Ani Afar sano kadib raabaa inaan arooso heestan aalaiishidaa waan ku heestaa mcl runtii❤️❤️❤️❤️🥰😭🌹🥀
@anisaahmed7237
@anisaahmed7237 4 жыл бұрын
Insha Allah
@hamdisheikhadan5075
@hamdisheikhadan5075 3 жыл бұрын
Afar sano kadib aaaa 🥺🥺🥺🥺😳😳😳😳ha isomarin
@amiirahhassan7048
@amiirahhassan7048 3 жыл бұрын
@@hamdisheikhadan5075 hhhhh alle ha usoo dadajiyo
@hamdisheikhadan5075
@hamdisheikhadan5075 3 жыл бұрын
@@amiirahhassan7048 amin😅😅
@shaakilxaraf5692
@shaakilxaraf5692 2 жыл бұрын
Arooskaaga munkar haku bilaabin baayo wax rabbi raali kayahay isticmaal
@khadiijohassan4822
@khadiijohassan4822 2 жыл бұрын
Tolow ninkii saaas dhan lagula daradarmay gabdhas mafuraya hada🥺😣😓
@aribhaibaiamdhsfcdt3908
@aribhaibaiamdhsfcdt3908 2 жыл бұрын
2022 haabenkii arooskeyga ayaan ku bartay walhi ❤️❤️
@xafsaaxmed7885
@xafsaaxmed7885 2 жыл бұрын
Hhhhh pro
@maancade5510
@maancade5510 2 жыл бұрын
Cabdi hani xaashi ❤️❤️❤️❤️✌️✌️✌️ sacabka yeedhaya ✌️
@TIGERMEDIA7
@TIGERMEDIA7 4 жыл бұрын
Abdi hani haashi cod nin buu leeyay run AHAANTII waan tageraa hees shidan iga dheh
@sundushasan8556
@sundushasan8556 3 жыл бұрын
Yaaa cod nag leh nh 🤣🤣🤣🤣😂😂😂
@fardowsaabdullahi1324
@fardowsaabdullahi1324 3 жыл бұрын
@@sundushasan8556 😂😂😂😂😂adi no
@sundushasan8556
@sundushasan8556 3 жыл бұрын
🤣🤣😂😂 ala wadnaha ila mid Aya thy fardowsay
@fardowsaabdullahi1324
@fardowsaabdullahi1324 3 жыл бұрын
@@sundushasan8556 hada miya dawanysy
@sundushasan8556
@sundushasan8556 3 жыл бұрын
Haaa quruxeey
@user-tl6dk7xy7w
@user-tl6dk7xy7w 6 ай бұрын
Walahy hes way dhafty❤❤❤
@mohamedsuldan9117
@mohamedsuldan9117 4 жыл бұрын
C.hani legend of legends Arooska qarniga xildhiban Mohamed H.ali iyo asma saban
@shariifhilaal5767
@shariifhilaal5767 Жыл бұрын
mohamed suldan
@BUUQ__SIRAATE
@BUUQ__SIRAATE 4 жыл бұрын
Inta cabdihani tagerta tagerta like
@xafsaaxmed7885
@xafsaaxmed7885 2 жыл бұрын
2022 yaaa dhagysanaya ilove 💖
@shariifhilaal5767
@shariifhilaal5767 Жыл бұрын
💯💯❤❤🥰🇸🇴
@AhmedIbrahim-ho3bi
@AhmedIbrahim-ho3bi 2 жыл бұрын
Tan wa laga shida aroooskeyga insha alh
@MB_Podcast1
@MB_Podcast1 4 жыл бұрын
Al fanaan abdi hani halkaa kaga hay zhp heesaha arooska ku cod macaan tahee intii taageersan like saara
@wardacali5187
@wardacali5187 4 жыл бұрын
waaw
@mustalifaahmed7577
@mustalifaahmed7577 4 жыл бұрын
MshaAllah
@bushraomar224
@bushraomar224 Жыл бұрын
Insha allaah my wedding 3/5/2023👸🏻👰💍
@hamzistudio9444
@hamzistudio9444 4 жыл бұрын
Good song😍😍
@Rossehawomahamed2408
@Rossehawomahamed2408 2 жыл бұрын
Lplll L L Ok See L
@zakariyemaxamed4651
@zakariyemaxamed4651 2 жыл бұрын
Legend wa ninkn✍️big fun ❣️✊
@muscuut
@muscuut Жыл бұрын
Ahaaay🔥🔥🔥
@user-tq3cq9nd4v
@user-tq3cq9nd4v 11 ай бұрын
Mahamed sidii goobta sidiii ayy xajigeyga allah hayga dhowro mcn❤️🩸💎🎉
@xamdiahmed3553
@xamdiahmed3553 Жыл бұрын
Wwww wax kle hes way dhaaftay 💖💖💖💖💖🎊🎊🎊🎊👏👏👏👏👏
@Abdirahmanyasiin-qz4kk
@Abdirahmanyasiin-qz4kk 26 күн бұрын
Alla alla alla mcn sli❤❤❤🎉🎉
@mustafeanshaxahmed3756
@mustafeanshaxahmed3756 3 жыл бұрын
Masha Allah hees aros oo shidan cabdi hani
@SuhuurXasan-y8l
@SuhuurXasan-y8l 16 күн бұрын
Zxip ma arooskisi baa halkani ninka❤❤
@c.rshidrashkaboy4226
@c.rshidrashkaboy4226 4 жыл бұрын
Janaal kaan hoos ayuu ka socdaa yaaa ila arkaa like
@xaawocali663
@xaawocali663 4 жыл бұрын
Hes waay dhaftay tan❤
@kowtharnoor971
@kowtharnoor971 4 жыл бұрын
Wan kula qabaa taa
@user-up9ko3ip6p
@user-up9ko3ip6p 4 ай бұрын
M.a wllo keena udaceeye fanka wuu ka baxay
@safiyanaasir2827
@safiyanaasir2827 Жыл бұрын
Insha Allah arooska aniga iyo gacaliyahayga Sacad waan ka shidan doonaa.🤍🤲🥺😭
@maxamadkhaliif5818
@maxamadkhaliif5818 4 жыл бұрын
Legend waaye
@mohamedaxmed1388
@mohamedaxmed1388 4 жыл бұрын
Waa Ğøød IYo NiCE hees iga dheH
@user-is4pu3ft2s
@user-is4pu3ft2s 10 ай бұрын
M allah qali xalada kawaran
@cabditifoowcali6818
@cabditifoowcali6818 4 жыл бұрын
Masha allah
@abdirahmaanibrahima3749
@abdirahmaanibrahima3749 2 жыл бұрын
Waaw the best song
@lastshactirs5915
@lastshactirs5915 4 жыл бұрын
mnzHa AllaH AlleH Codka Hakuu Zii ziyaadiyo
@hodanmohamed6749
@hodanmohamed6749 2 жыл бұрын
What a wonderful song
@mohamedabdi8895
@mohamedabdi8895 4 жыл бұрын
Aptigay apti abdi hani
@ayaanhazzan6019
@ayaanhazzan6019 4 жыл бұрын
c.hani alle codka haaku siyaadiyo💖💖💖💕💕💕💟💟💟💔💔💔💞💞💞💝💝💝💘💘💘💘💗💗💗
@nadarcaddeey7399
@nadarcaddeey7399 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤💘💘💘💘💘💓💓💓💓💘💘💘💘💘💘💞💞💞
@shariifhilaal5767
@shariifhilaal5767 Жыл бұрын
Hambalyo English ❤❤🥰🥰
@hoodoayaanbashiir
@hoodoayaanbashiir 8 ай бұрын
Hee stii and hani
@pilanabdi1999
@pilanabdi1999 2 жыл бұрын
Am willing this song inaa kadaarn doono my day 🥰❤️
@user-cj5dl8jn1i
@user-cj5dl8jn1i 4 ай бұрын
On top 🔝🔝🔝
@kingmustafe7223
@kingmustafe7223 4 жыл бұрын
Best talent weeye
@somalifanproducts9965
@somalifanproducts9965 2 жыл бұрын
Hees aroos ta ushidan♨🌆
@xakiimaali2329
@xakiimaali2329 Жыл бұрын
Imika ayn dawanayaa heestn2023
@mumtazina7325
@mumtazina7325 Жыл бұрын
Mansha Allah ❤🎉🎉🎉🎉
@wardhaissack5002
@wardhaissack5002 Жыл бұрын
I'm in love with the song n his voice too m.a
@nimco3140
@nimco3140 10 ай бұрын
❤❤🤩❤❤🤩❤🥰❤🤩🤩🤩🤩❤
@AbdiasisNuur
@AbdiasisNuur 8 ай бұрын
@@nimco3140 m.a
@halimahilowle9987
@halimahilowle9987 3 күн бұрын
❤😂😅❤ , 😂❤️❤ sax
@amranaxmed3427
@amranaxmed3427 4 жыл бұрын
Waaaaaaw
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 3 жыл бұрын
2 week oo xiraaran dawanaya Kor ban kaxifdiye kwrma he
@duniamahamud
@duniamahamud 2 жыл бұрын
hees MCN I remember my weeding day
@abdullahiabdurashid5976
@abdullahiabdurashid5976 3 жыл бұрын
Masha Allah
@cusmaanmohamed6026
@cusmaanmohamed6026 Жыл бұрын
Gabar wacan
@xasancabdiraxmaanweerarood651
@xasancabdiraxmaanweerarood651 Жыл бұрын
Marwada taah losarey❤💎👑
@abdiriirashid7717
@abdiriirashid7717 2 жыл бұрын
Very nice song
@user-nl4sh6wy2g
@user-nl4sh6wy2g 6 ай бұрын
Mashala wallshy mcan ❤
@sadiqmoha9284
@sadiqmoha9284 Жыл бұрын
Wxana ka hees ah❤
@nasroawkoonbechannel
@nasroawkoonbechannel 3 жыл бұрын
Wll waan ku sary bro adigana iisr insha allah
@abdirahmanmohamoud4915
@abdirahmanmohamoud4915 4 жыл бұрын
Masha allh
@AxmedBahjad
@AxmedBahjad 3 жыл бұрын
Salaam Calaykum, Ma saxi kartaa magaca fanaanka? Sidan ayuu ku saxsan yahay: Cabdihani! Mahadsanid
@AxmedBahjad
@AxmedBahjad 3 жыл бұрын
@@marwo854 Ingiiriis ahaan waa qalad xitaa. Af-Soomaaliga maxaad uga faanaysaa?
@roodishppa7509
@roodishppa7509 2 жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤💯💯💯🙏🙏🙏🙏🥰🥰
@kamalabdi7436
@kamalabdi7436 4 жыл бұрын
Gopta sidii lagu yaqiin intaas ayaan usok galayba 🤣
@mohamedyare7425
@mohamedyare7425 4 жыл бұрын
Anba walahi
@kamalabdi7436
@kamalabdi7436 4 жыл бұрын
@@mohamedyare7425 isku dhookh nahay ♥️
@xabibtimoha5650
@xabibtimoha5650 9 ай бұрын
Ish calaa hees❤
@AbdullahiDagane-lo6jb
@AbdullahiDagane-lo6jb 3 ай бұрын
Mashaal
@maslaxfaliidhofficial8298
@maslaxfaliidhofficial8298 4 жыл бұрын
Qoys. Aray ka dhalatooo😍
@ahmedabdirisakdahir2055
@ahmedabdirisakdahir2055 Жыл бұрын
Abdi hani xaashi abdilahi axyaa fanaan
@cabdisaka3937
@cabdisaka3937 2 жыл бұрын
Wewe fanaan sheekh noqoday
@AbdikadirRodol-dr6tv
@AbdikadirRodol-dr6tv 9 ай бұрын
Cabdiraxmaan ❤
@abdirahmaanibrahima3749
@abdirahmaanibrahima3749 2 жыл бұрын
Good song
@inaraygalinaraygal9115
@inaraygalinaraygal9115 2 жыл бұрын
Waw waw
@sumayogabow5825
@sumayogabow5825 Жыл бұрын
Codkisa Jah💯❤️
@nimcoclaahi8309
@nimcoclaahi8309 2 жыл бұрын
good song
@ladanladanyahya7060
@ladanladanyahya7060 2 жыл бұрын
Hes cajib mashallah ❤❤❤
@asmamahamuudxuseen2552
@asmamahamuudxuseen2552 Жыл бұрын
Waad nuuraysaa alle ha kudaayae
@shariifhilaal5767
@shariifhilaal5767 Жыл бұрын
wow💯💯❤🥰🇸🇴
@shaymabashiir4185
@shaymabashiir4185 3 жыл бұрын
M.a arooskii qarniiga❤
@imanabdihassan1044
@imanabdihassan1044 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@khadaressa8735
@khadaressa8735 4 жыл бұрын
Legend is come back🎼🎶🎙️🎤🎷🎧🎺🎸🎻📻
@chibriil_ahmett1166
@chibriil_ahmett1166 4 жыл бұрын
Wowo Esh Cala hees
@maahiryare2950
@maahiryare2950 2 жыл бұрын
🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷💓💓💓💓💓💓
@maancade5510
@maancade5510 2 жыл бұрын
abdi hani waa fanaan aroos 😂😂😂🔥
@moreqanii6489
@moreqanii6489 Жыл бұрын
Top
@aishahussein2888
@aishahussein2888 3 жыл бұрын
Thx Kahuna
ANSHAX IYO XAASKIISA  AYAAN  HEES AROOS JIGJIGA official video 2020
8:31
Waqal WStudío
Рет қаралды 15 МЛН
Najma nashaad feat Doni B - Ha Ila Iman
3:01
Najma Nashaad Official
Рет қаралды 6 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 38 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 118 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 22 МЛН
Yurub Geenyo (HABAR YARAHA) HEES CUSUB Official HD
6:00
Somali New Entertainment
Рет қаралды 1,2 МЛН
Xabad muuse hees Aroos
4:09
GURTA OFFICIAL
Рет қаралды 1,1 МЛН
CABDI HANI XAASHI┇RABI TAASHKA KU SAAR ᴴᴰ 2016┇OFFICIAL VIDEO
7:02
HODAN ABDIRAHMAN HEES CUSUB l UTUMA HEELADA l VIDEO HD 2020 LYRICS
5:44
Kabarai Films
Рет қаралды 3,9 МЛН
Nafiisaay Dumashi (OFFICIAL WEDDING VIDEO)
4:55
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 10 МЛН
CAWAALE AADAN HEES KALA KACSAN UQAADAY AROOSKA FATUUSH IYO TAMIIM
3:54
Goodax Media Production
Рет қаралды 9 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 235 М.
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 433 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 12 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 297 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54