ANSHAX IYO XAASKIISA AYAAN HEES AROOS JIGJIGA official video 2020

  Рет қаралды 15,480,002

Waqal WStudío

Waqal WStudío

3 жыл бұрын

hees aroos oofanaaninta jigjiga ugu talo galeen aroos ka abdirisaaq anshax
Copyright to Waqal & Afro Media Production

Пікірлер: 2 600
@qamarabdi5932
@qamarabdi5932 3 жыл бұрын
Inti kufaraxsan anshax iyo ayaan arooskada❤ nolool warta inthin rajeyna damantin❤❤❤😘🙏
@balqiisbeautycooking-show8985
@balqiisbeautycooking-show8985 3 жыл бұрын
M mom
@hamdimanutd1652
@hamdimanutd1652 3 жыл бұрын
Wll subscribe iisar ado mahadsan ✅
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 жыл бұрын
Allaha isku wariya
@abdirahmanhassan9744
@abdirahmanhassan9744 3 жыл бұрын
@@hamdimanutd1652 kama daalo inaan Walalaha soomalidha inaan Subscrite usaaro
@feysaldirir9626
@feysaldirir9626 3 жыл бұрын
Balqiis Beauty cooking-show å
@qnciltira5892
@qnciltira5892 3 жыл бұрын
GooBTii reer jiG jiGa si wacan baad uGa tuuNteen wlaLkiiN iyo wllzhiiN alle haydin sharFO froM hargaYsa🖐anshaX iyo ayaan wada jira abid insha allaH🤲
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo 3 жыл бұрын
Heestan Malintyda ayaan la sugayaa Ilahow mustaqbal fcn Ayaan ka baryaya 🤲❤🥳
@sakariyedayib3840
@sakariyedayib3840 3 жыл бұрын
iLaHay Haku gadhsiyo wl
@maxamuudgoodax2303
@maxamuudgoodax2303 2 жыл бұрын
Insha allh ❤️❤️❤️🌺
@nuurtomaxamed3323
@nuurtomaxamed3323 Жыл бұрын
@@sakariyedayib3840 .yu
@najmayussuf2794
@najmayussuf2794 10 ай бұрын
Malagugursadhe
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim Ай бұрын
Ma heshay wll
@sadiamohamedabdi5827
@sadiamohamedabdi5827 2 жыл бұрын
Alloow heesaha naga madoobeey
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 2 жыл бұрын
Aaaamiiin
@rahmaaze6187
@rahmaaze6187 2 жыл бұрын
aamiin aaamiin
@eshlahassan5899
@eshlahassan5899 2 жыл бұрын
ameen
@nadiiramahamed5990
@nadiiramahamed5990 3 жыл бұрын
Rer jigjiga 🎤inay naasb yhin intaa igu racsisaan ❤❤❤❤❤
@nasteexoaa6872
@nasteexoaa6872 3 жыл бұрын
Nasab iyo badh weeye ficil bay oogu tumeen allah barakeeyo
@5somaliawllkood567
@5somaliawllkood567 3 жыл бұрын
@@nasteexoaa6872 Aamiin aamiin yaa rabi
@umu-maahircali3871
@umu-maahircali3871 3 жыл бұрын
Haa wllhi
@cadhayz7956
@cadhayz7956 3 жыл бұрын
Waa Haa
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 3 жыл бұрын
AMEEN YAA RABBI
@sir__cmc
@sir__cmc 3 жыл бұрын
Hdd ogtay in *Heesuhu qalpigay dilaan* *Quraankana quluubtaa ku xasisha* like saAr 👇🙏
@abdullucky8818
@abdullucky8818 3 жыл бұрын
Qurankii alle ba like kuradinesa kwrn
@Hafsa-Ali1
@Hafsa-Ali1 3 жыл бұрын
Maxaad kaso doonty haday dilaan
@abdullucky8818
@abdullucky8818 3 жыл бұрын
@@Hafsa-Ali1 like radis wye nh
@nimcoyusofgalihe4132
@nimcoyusofgalihe4132 3 жыл бұрын
À
@mahamedahmadhassan5889
@mahamedahmadhassan5889 3 жыл бұрын
Caqli xumida somali ayay kamid tahay war maxaad kasoo doontay hadad sas u ogtahay brother kuwo soo qora hadad quraanka jeceshay ayaad lamid tahay
@drmariamosman55
@drmariamosman55 3 жыл бұрын
Xariir ahmed qofka ugu anshaxa wngsn fanka ❤
@raabiyare3065
@raabiyare3065 3 жыл бұрын
Xariir iyo gabadhaha la qadaysa codkoda 🔥🔥🔥❤️
@mariahassan5125
@mariahassan5125 3 жыл бұрын
Reer jigjiga gobta somalida guleysta sidad dadka usharaftinan jeclhy❤❤❤❤♥♥
@munadheer3096
@munadheer3096 3 жыл бұрын
Isku waara uduceeya famliga
@umu-maahircali3871
@umu-maahircali3871 3 жыл бұрын
Thnx gclo
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 3 жыл бұрын
faraxsan xasan thanks wll . Welcome To Somali State
@suhaybck2765
@suhaybck2765 3 жыл бұрын
Mshal
@xaaliabdalla4615
@xaaliabdalla4615 3 жыл бұрын
@@umu-maahircali3871 q
@kawtharaliy3009
@kawtharaliy3009 3 жыл бұрын
Wlh heesta marka dhageystay aroos aroos aba jeclday idiin jeclhy reer jigjigo from muqdisho❤️❤️
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 жыл бұрын
wll subscribe iisaar Please intaa igu Caawi
@Xabaalsuge
@Xabaalsuge 3 жыл бұрын
Gaabta ku heestaa xaar waaali ah saaran 😋
@najmaabdi3849
@najmaabdi3849 3 жыл бұрын
Aniga kula mid ah from muqdisho qalbiga ka jclyhy reer jigjiga❤️
@mukhtaarcumar9220
@mukhtaarcumar9220 3 жыл бұрын
bgdt
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 3 жыл бұрын
Me too
@Girlboss1.
@Girlboss1. 3 жыл бұрын
Abwaanka Heesta Sameyay wa Amiin samadoon Kadhashey Boqortooyada Duriyada Barakeysan Waliba Reer Gabiley ah eshcala❤️😍
@najiibofficial1352
@najiibofficial1352 2 жыл бұрын
Duriyadaada was
@amiincali9557
@amiincali9557 2 жыл бұрын
@@najiibofficial1352 inaad ka xuntay waa macquul
@najiibofficial1352
@najiibofficial1352 2 жыл бұрын
@@amiincali9557 hoyadaa was afkaan kaaga biyo bsxaa shuubaa ku thrashed
@najmacisman4966
@najmacisman4966 2 жыл бұрын
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple Жыл бұрын
@@najiibofficial1352 futadasda itobia anka ka qarso duriyada barakeysan gaari meeyside
@malmo4235
@malmo4235 3 жыл бұрын
Wiilasha Jigjiga Dheerer iyo style ayeey isku darsadeen labiskaba ayaagaa loosameeyey woow proud of u guys as Reer Jigjiga inaan ahay
@nuurclxanaano4084
@nuurclxanaano4084 3 жыл бұрын
W
@noloshaislaamka2903
@noloshaislaamka2903 Жыл бұрын
Wraxui
@shurealiim9996
@shurealiim9996 Жыл бұрын
Midkoo rer jigjiga isoqabo walashey ankudarsadhee
@CadnaanCarab-up8px
@CadnaanCarab-up8px 18 күн бұрын
4
@kafiyagaandaa6846
@kafiyagaandaa6846 3 жыл бұрын
Gooob weeeeyan reeer jigjigsa ilhy hydin daaayo from puntland 💋❤🇸🇱
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
Ameen sidoo kale. Reer puntland iyo all Muslim
@maxamedamin2189
@maxamedamin2189 3 жыл бұрын
Mhdsnid dhiga darod love u rer putland💋
@abdihakimfarah7732
@abdihakimfarah7732 3 жыл бұрын
Wan kufana rer puntland san ogaden unahay 💚💙❤🇸🇱❤
@MohamedIbrahim-rg2lk
@MohamedIbrahim-rg2lk 3 жыл бұрын
Mashalaah kafiya kanada inadeer walhi ruuntaa heestaan markaan dhagiisto waaaa isbadalaa cadi mahan
@MohamedIbrahim-rg2lk
@MohamedIbrahim-rg2lk 3 жыл бұрын
Jigjiga goob goob dhashaay waaye walhi halkaas daad wanaagsan ayaa kajooga mashalaah guliista
@lamiaomar5895
@lamiaomar5895 3 жыл бұрын
Gobtii rer jigjiga walhi isma qarin✌️✌️✌️🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️Dhiigayow Allah idin daysto si niyad ah Anshax waan nagu weyn yahay hadanu punlander ❤️❤️❤️❤️& xaaskiis waxan leeyahay hambalyo❤️ From Galkacio 🇺🇿💓💓💓puntland🙏🇺🇿❤️
@abdihakimfarah7732
@abdihakimfarah7732 3 жыл бұрын
Madaxdena wanigufana 💚💙❤🇸🇱
@maarkomalaaqmedia7207
@maarkomalaaqmedia7207 3 жыл бұрын
Love jigjiga from mogadisho ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@muxyadiingalgaduud5369
@muxyadiingalgaduud5369 3 жыл бұрын
€$₩$×5÷
@khadijaaliaden966
@khadijaaliaden966 Жыл бұрын
❣️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@khudaaroofficial1698
@khudaaroofficial1698 3 жыл бұрын
Reer jigjiga waa halka dhaqanka somalida lagu daryeelo ♥️|| viva #jigjiga
@zabrinmohamed4056
@zabrinmohamed4056 3 жыл бұрын
hhhhhhhhh naa mudisho 😆😆😆
@sicidosman3555
@sicidosman3555 2 жыл бұрын
Maaaaaaaaaaaaaas
@sharfudiincusudiin1316
@sharfudiincusudiin1316 2 жыл бұрын
@@sicidosman3555 ..
@kadirabdi7458
@kadirabdi7458 2 жыл бұрын
@khudaaro official Magalada fanka hoyga u ah wa #hargaysa, Taasna dood iyo hadal kama taagna. Ha nolaato #hargaysa 😍😍
@daacadtv6477
@daacadtv6477 2 жыл бұрын
5t .mm6nmm
@heartlightqueen3985
@heartlightqueen3985 3 жыл бұрын
Dadkeygu Gobsanaa Waan kuwaday inaad sidaas samaynaysaan intii reer jig -jiga ah 😊😊😍😍👍👍
@aswanahmed622
@aswanahmed622 3 жыл бұрын
Hees Aan Lo Kala Harin Ilays Band Jigjiga Tageera Buuxda ✊From Hargeisa Hambalyo Anshax Ayaan💞
@Hwiwbwowbw
@Hwiwbwowbw 3 жыл бұрын
hessta
@Hwiwbwowbw
@Hwiwbwowbw 3 жыл бұрын
magaceed
@garaadmire7380
@garaadmire7380 2 жыл бұрын
I always watch this clip when I am free from work specially my day off thanks
@gadefibrahim6706
@gadefibrahim6706 3 жыл бұрын
Dadka reer higjiga wa nasab , waxan halkan kasalamaya wlshay igu qaliya salma yusuf oo reer jigjiga 🖐🖐❤❤
@aishabarca9497
@aishabarca9497 3 жыл бұрын
Fanantiii rer jigjiga midhba kama maqna waxaas ka sxbo ah friends power 😍😍😘
@ashley7073
@ashley7073 3 жыл бұрын
Reer jigjiga waa gob gobi dhashay wale
@abdiwasashbarket3232
@abdiwasashbarket3232 3 жыл бұрын
waa la yaabay talantaaligii aduunka iyo arooskii aduunka 🔥🔥🔥❤️ afkaa juuqda gabay ban maqli jirey 🤛🏿🤛🏿
@hodanegal9312
@hodanegal9312 2 жыл бұрын
Reer jigjiga gob wlh , love you from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@muhyadinsheikhabdi4126
@muhyadinsheikhabdi4126 2 жыл бұрын
Reer waqooyi iyo Reer Soomali Galbeed waa meesh kaliya ee uu ku dambeeyo Afka soomaaliga ee Fasiixa ah Alle ha idiin siyaadiyo Nabadda iyo Horumarka from Galmudug Hg
@axmedkalluun2912
@axmedkalluun2912 3 жыл бұрын
Tageraysha Anshax iyo waqal studio 🎙 like nagu caawiya
@ayanhayan2011
@ayanhayan2011 3 жыл бұрын
Isar sabscarab plz iyo like
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 жыл бұрын
wll subscribe iisaar
@axmedkalluun2912
@axmedkalluun2912 3 жыл бұрын
Aad iyo Aad
@hiboabdi1302
@hiboabdi1302 3 жыл бұрын
@@ayanhayan2011 o
@hiboabdi1302
@hiboabdi1302 3 жыл бұрын
@@axmedkalluun2912 0
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 3 жыл бұрын
Reer jigjiga nasab nasab dhalay weeye man sha allah dadkaygii Hanplyo huuuuno Anshax iyo ugbaad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xamdibilan2571
@xamdibilan2571 3 жыл бұрын
Keeb gingi rer jig jiga
@mindho3955
@mindho3955 3 жыл бұрын
Markaad aragto arimaha noocan oo kle ah ee soodhawaynta, marti soorka iyo garab istaaga loo muujiyey Ninkan Anshax waxad si buuxda u dareemaysaa in damiirka wllnimo ee dadka Soomaaliyeed ka dhexeeyaa yahay mid nool oo weliba xoogan
@fadumoaadan8403
@fadumoaadan8403 3 жыл бұрын
Waan inaan reer somslilnd ah oo duriyadi ah masha allaah quruxda hablahyga alle ayaa qayb u siyeey waliba waa inaan reer sanaag ah habla ceergaabo waa hablo quruxda alle siyeey waa labday ayaan aniis salaah x. Xasan isku darsatay alle ha ku xafido inder
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 3 жыл бұрын
Reer ceeri miya gabadhan
@bishaardaahirxaange9911
@bishaardaahirxaange9911 3 жыл бұрын
Ilaahy ha isukiin daayo
@naruurab1114
@naruurab1114 3 жыл бұрын
Heestaan dagdag baa lagu Alifay laguna saaray laxan, music iyo codad aan kala dhicin🌹 That is what I call Somali Top Talent❤️❤️❤️
@ayanmohamed2124
@ayanmohamed2124 2 жыл бұрын
O
@the__ayman5612
@the__ayman5612 2 жыл бұрын
Asc wll
@cabdilaahishirecismaan2098
@cabdilaahishirecismaan2098 2 жыл бұрын
NSiib.daro.dhaqanku.mamacaasi.baaa.waa.ayaandaro
@rodaali1725
@rodaali1725 2 жыл бұрын
@@the__ayman5612 k
@fadxisiyaad9998
@fadxisiyaad9998 2 жыл бұрын
@@ayanmohamed2124 vfsjdjdjkiirerrryiddhca
@suldaankhadar3380
@suldaankhadar3380 3 жыл бұрын
Markasta on mirqaamayo heestan wan so raadiya . Ereyada 100 .laxanka 100.Music 100. Codadka 100. Video ga arooska iyo kaso qayb galayaasha 👌 . One Love ❤️ inta isjecel ✌️
@xamdaqaadwale2179
@xamdaqaadwale2179 3 жыл бұрын
🧡🧡🧡💘❤️❤️🙆❤️❤️🙆❤️❤️❤️❤️
@sadiamohamedabdi5827
@sadiamohamedabdi5827 2 жыл бұрын
Oo mirqaamkana malla sheegaa soow maanay ceeb ahayn???
@cahil6216
@cahil6216 2 жыл бұрын
@@sadiamohamedabdi5827 mxa ceeb kadhigay ma lacagtad naga bixisa
@Qaali.Issesala
@Qaali.Issesala 4 ай бұрын
@@cahil6216 .
@anuupea8561
@anuupea8561 3 жыл бұрын
M.a reer jigjigo waa dad goba allaha idin xifdiYo wllYaaL🤲🙏❣ viva muqdisho cadeY🇸🇴💉❤❤❤❤
@hamdimanutd1652
@hamdimanutd1652 3 жыл бұрын
Wll subscribe iisar ado mahadsan ✅
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 3 жыл бұрын
أللهم أمين يارب العالمين 🤲🤲🤲
@5somaliawllkood567
@5somaliawllkood567 3 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi sidoo kale reer muqdisho waan idnku fanaa magalo madax somalia Allah ha idin xiftiyo
@ahlamali8890
@ahlamali8890 3 жыл бұрын
¹
@asiamahat1708
@asiamahat1708 Жыл бұрын
🥰🥰😍😍😍😍🥰🥰🤗
@shukridool3903
@shukridool3903 3 жыл бұрын
Jecliyaa reer jijiga alow Shar iyo cadow ba idinka xijaab allow amiin 🤲 from isiyalow NFD 🥰🌷🥰🌷✅
@Jamal21media
@Jamal21media 3 жыл бұрын
Waxaan hubaah reer jigjiga gobtii somaaal ku nooshahay wlahi saan arooskaan ugu farxay arooskeyga was iga farxad badnaaa anshaxoow Guuleeysta inta nolol jirto❤️❤️
@nimcoheego9543
@nimcoheego9543 3 жыл бұрын
😢😢😢ala wllhi wan oyay mrkn arkay qisada aroska ee Anshax Iyo marwadisa ayaan alle s.w.t. waxn iska baryaya adunku wa ayame noqda kuwi isku wara abidkood ee wada nolada❤😢kuwi qiisadan oo kle haysatana alle ha ku guleyo sidan lamanahan❤💯
@hanaabdi4632
@hanaabdi4632 3 жыл бұрын
Jigjiga anoo yar ayaan 3habeyn ku hoyaney anagoo safara lkn waxaan jeclahy inaan mar un imaado waqtina kuqaato faraxd iigu noloda reer jigjiga ❤from puntland 🇸🇱
@fartuunbilanchanel325
@fartuunbilanchanel325 3 жыл бұрын
Rer puntland hadan nahay dadka soomali oo dhan waa jecelnahay ❤❤❤
@MohamedIbrahim-rg2lk
@MohamedIbrahim-rg2lk 3 жыл бұрын
Walhi wasax anigana waligeey markiin lkn inaan taago ayaaan Rabaa inshalaah
@nimcacalicabdi2115
@nimcacalicabdi2115 3 жыл бұрын
@@MohamedIbrahim-rg2lk ķjjt
@Waxkasta
@Waxkasta 3 жыл бұрын
Ani wll weligay ma arkin lakin inaan arko jeclahay iyaga iyo Muqdishol
@habargidir1053
@habargidir1053 3 жыл бұрын
adiga jigjiga maku dhalatay
@hoodomaxamedcabdi1317
@hoodomaxamedcabdi1317 3 жыл бұрын
In xariir Ahmed qeybtisa ugu mcnthy yaa ila arkay👆
@hamdafaysal3206
@hamdafaysal3206 2 жыл бұрын
Alle the way From Germany JiGJiGa dhiiga waaYe ❤
@aqoonbaahiyechannel1200
@aqoonbaahiyechannel1200 3 жыл бұрын
Jigjiga waa meesha laga hello gabadh nin ka dheeer oo qurux iyo dherer isku dsrsatay Reer muqdisho si dhaba syaan idiin jeclahay wlji
@suhaylaarab7953
@suhaylaarab7953 3 жыл бұрын
Gabadh bin ka dheer kkkkkkkkk
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 3 жыл бұрын
Gabadhu waa Isaaq reer Ceerigabo.
@abdiaziizgoud8344
@abdiaziizgoud8344 3 жыл бұрын
cuqdada mesha laga helo weyaana ku dar
@rahmaaraye9564
@rahmaaraye9564 3 жыл бұрын
Kkkkk jigjiga wa mel fiican wana jeclhy lakini wad la wayde wl gabadhu wa rer somaliland duriyadi rer shekh isaxaaq anshax ba rer jigjiga ah xagas ula cararay marki laysu diiday
@rahohussen8528
@rahohussen8528 3 жыл бұрын
Reer jigjiga waa gob ❤️💋💋😭
@hodmanhilaacofficial2057
@hodmanhilaacofficial2057 3 жыл бұрын
💪💪💪💪m.a jigjiga
@rahohussen8528
@rahohussen8528 3 жыл бұрын
❤️
@bahjaaxmed9348
@bahjaaxmed9348 3 жыл бұрын
Masha allah jigjiga i like
@xafsaxariirmaxamuud7551
@xafsaxariirmaxamuud7551 3 жыл бұрын
💛💛💛💛💜💜💜🇧🇫🇧🇫🇧🇫💪💪💪💜💜💜☝☝💛💛👍💥
@rahohussen8528
@rahohussen8528 3 жыл бұрын
Xafsa xariir Maxamuud ❤️🩸
@dekowabdi9936
@dekowabdi9936 2 жыл бұрын
Reer jigjiiga 💔💔💔 .... From Garissa NFD#
@adenabdi3770
@adenabdi3770 3 жыл бұрын
Reer jigjiga waan jecelahay wayo waxa ka soo jeeda hooyo mcn I love you reer jigjiga
@leylaabdulkadir3257
@leylaabdulkadir3257 3 жыл бұрын
Reer jiig jigo waa dad nasab ah baal egaa siida loso dhaweyay ilove you reer jiig jiigaa 🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶💟💟💟💟💟💟💟
@zadkaboy4614
@zadkaboy4614 3 жыл бұрын
Lkn heer jigjiga hadda nahy mxirno dadka lolz🤣🤪
@cabdiwaasacdy386
@cabdiwaasacdy386 3 жыл бұрын
Saadiq ahmed 😂 😂 no more cmc from jgjga
@maxamedirshaad7851
@maxamedirshaad7851 3 жыл бұрын
Waa sax❤❤❤
@senabali9028
@senabali9028 3 жыл бұрын
Dd
@xasandugule9307
@xasandugule9307 3 жыл бұрын
@@zadkaboy4614 opppp000pppppp
@mubarikosman1807
@mubarikosman1807 3 жыл бұрын
9 Fanan oo hala hees qady waxan hory loo arkin gobta reer jigjiga Nolada 😍😍😍
@khaalidfuaad2718
@khaalidfuaad2718 3 жыл бұрын
Yuusuf xaybaro Miss xiis Suldaan seeraar Sahra kiin Mukhtaar jigjigaawi Salma nuura Xariir axmed Fatxi nuura
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Hees aroos ever aan arkay tii ugu macaanayd fanaaniin qaaliya ayaa isku helay 🔥❤
@abdirahmanadareahmed2101
@abdirahmanadareahmed2101 2 жыл бұрын
Jigjigo waa inaan gabar ka doontaa, waa meesha soomaali nimadu ku weyn tahay, love ❤ from Muqdisho
@Shaafie
@Shaafie 3 жыл бұрын
Hees aroos laga tumo, heesti Ugu Qurux badnahayd qarniga aan ku jirno.😍😍😘
@kowsarabdirahman8702
@kowsarabdirahman8702 2 жыл бұрын
Hhh
@maryancilmi4702
@maryancilmi4702 2 жыл бұрын
mmmmm
@asalimuhumed1521
@asalimuhumed1521 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@fathiabdinasir9711
@fathiabdinasir9711 2 жыл бұрын
@@maryancilmi4702 ..
@miskimussa5430
@miskimussa5430 2 жыл бұрын
😘
@fatushosman9796
@fatushosman9796 3 жыл бұрын
Best laxamistaa liban jigjigaa😍😍😍Gob wayeee rer jigjigaa mansha Allah hambalyo ayan idin leyhy lamanayashaa🎂🎂😘😘😘
@deeqadan9672
@deeqadan9672 3 жыл бұрын
Inta suldan seraar u qadayo aya ugu mcn Heesta
@ibromonamour8393
@ibromonamour8393 3 жыл бұрын
Runti Labadi Guuleysta Ahaada Ani Xata Dareen Aroos ayaa Igalay wxna igu Wacan Waa Heesta💞💞💞💞💞💞💞
@fatxiyacarab5937
@fatxiyacarab5937 3 жыл бұрын
Suldaanka geeska hadaad tageero u tahay liket imuujiya
@duceysaneofficiall7701
@duceysaneofficiall7701 3 жыл бұрын
Esh calaa Aroos Waa Wxn horay U dhicin 8 hobol Hees Talantaali aroos ah Wada qaadaya Tani Anshax Ayey u gooni thy Bishuba Xidigaha Ka weyn Arooskanina Aroosyada u weyn
@zamzamtinainahazan379
@zamzamtinainahazan379 3 жыл бұрын
Really wllkay alle ha isu barkeeyo
@hamdimanutd1652
@hamdimanutd1652 3 жыл бұрын
Wll subscribe iisar ado mahadsan ✅
@jamamohamud7004
@jamamohamud7004 3 жыл бұрын
Maashalaah gabadh quruxbadan buu heley guuleysta from puntland one love,
@xamdamaxamed4472
@xamdamaxamed4472 3 жыл бұрын
Kooxd rer jigjiga ee bend walle waa nazab wan idin kufaaanaa we we eezh caalaa heezo io codad toolmoon noolaada guul 😍🌏✨🎤
@HamzaHaaji
@HamzaHaaji 3 жыл бұрын
Heestan 10 jer ka badan wan dawaday one of the best ever Somali songs🎶💫🙏♥️
@XaliimoCabdulahi-zt5fz
@XaliimoCabdulahi-zt5fz Жыл бұрын
😊😊😊😊😊😊😊
@XaliimoCabdulahi-zt5fz
@XaliimoCabdulahi-zt5fz Жыл бұрын
😊😊😊😊😊to 😊😊
@XaliimoCabdulahi-zt5fz
@XaliimoCabdulahi-zt5fz Жыл бұрын
0p00😊
@SaleebaanAxmed-hg9ud
@SaleebaanAxmed-hg9ud 10 ай бұрын
​@@XaliimoCabdulahi-zt5fz🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😙😉😍😊🥰😊🥰😊🥰😊🥰😇😇😇🥰🥰🥰🥰😍
@shaaaruuyare8545
@shaaaruuyare8545 3 жыл бұрын
Liiban jigjiga laxamiiste buuxa😍.
@fadumaali8105
@fadumaali8105 Жыл бұрын
Maasha Allaah alxmdulilaah waxan idiin rejanyaah cafimad dheer iyo cimre dheer iyo guul iyo gobnimo dear sis and dear brother ❤❤❤❤🙏🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@jaajchannel
@jaajchannel 3 жыл бұрын
Maasha Allah beautiful couple iyo eesh calaa aroos nolol farxad leh kuwaara iyo ubad khayr qaba insha Allah 🌷🌷🌷🙏🙏🙏🙏
@nimahoussein8946
@nimahoussein8946 3 жыл бұрын
Hambalyoo Abdourazak Ansha From Djibouti hno 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Barakallahu lakuma wa baraka aleykumaa wa jamcaa lahuu baynakuma bilkhair aw filkhair 🇩🇯🇩🇯🇩🇯😚😚😚😚😚
@fartuundagan4463
@fartuundagan4463 3 жыл бұрын
Asc🥀🥀🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@maryanhareed6863
@maryanhareed6863 3 жыл бұрын
Hmplyo Hmplyo gur kheyr qabo. Jacelka ha waro. Rer jigjiga nasab kamil ah 😌. bästa libaan jigjiga🇸🇴❤️💯
@saadoahmed3227
@saadoahmed3227 3 жыл бұрын
Love from Minnesota ❤️❤️❤️❤️❤️❤️mashaAllah
@moktariibrahim5260
@moktariibrahim5260 3 жыл бұрын
Kaga sidaan ka dhigo abayoo
@MohamedIbrahim-rg2lk
@MohamedIbrahim-rg2lk 3 жыл бұрын
Asc abayo mashalaah sodhawow sharafeey
@MrMOHAMEDUMADEY
@MrMOHAMEDUMADEY 3 жыл бұрын
💕💕
@MohamedIbrahim-rg2lk
@MohamedIbrahim-rg2lk 3 жыл бұрын
Mashalaah walhi jigjiga nasab nasab dhalaay ayaa dagaan mustaqabalka halkaas ayaan kuaqal galinaa inshalaah
@xamdamohamed8608
@xamdamohamed8608 2 жыл бұрын
@@MohamedIbrahim-rg2lk we will be in touch
@mariakhadar2785
@mariakhadar2785 3 жыл бұрын
Inant ugu horaysa hdl Kari mayso Cod iyo qurux ba Masha Allah
@juqjam6629
@juqjam6629 3 жыл бұрын
Hees aroos ka cajiibsan man arga music laxnka waxkale yasaaalm heesba ku dhacday👏🏻👏🏻👏🏻💃💃😍😍
@abwaanadafnaan5774
@abwaanadafnaan5774 3 жыл бұрын
Mansha allah isku waara fanaaniinta soomaaliyeed waxa ugu cod fiican xariir mansha allah alle codkaaga dahabiga ah hakuu daayo xariir iyo fanaaniinta kleba
@AliiMoalim
@AliiMoalim 2 ай бұрын
Reer jigjiga gob iyo nasab somaliyeed weeye from Mogadishu Somalia 2024❤❤
@hawlkarfernandez3887
@hawlkarfernandez3887 3 жыл бұрын
Xulkii fanaaniintaa is biirsaday wlhi. Hdaa boqol jeer dhagaysatay sidayda like ta ha ila dhaafin
@Boqorkatiktok
@Boqorkatiktok 3 жыл бұрын
Hanblyooo anshax walahay saxibtinimadu wataaa markaaasad dareemaysaa hanblyoooo anahax waqal go for word
@gabadhqaran6402
@gabadhqaran6402 3 жыл бұрын
MashaAllaah ansha waa wiil gob aah walhi, wax inan laa yidhan waye ku dhacdey ilahayoow isku waari ubad khayr waba kala sii. Gobtii hargeisa❤️❤️❤️🎊🎉🎉🎉
@Rashid_Ali01
@Rashid_Ali01 3 жыл бұрын
Love ❤️ from USA coming soon to Jig jiga
@Scarface744
@Scarface744 3 жыл бұрын
Waan idiN salamaY ✋💓 from hargeisa somaliland 💘💘💘💘💘💘💘
@FarxaanDiiriye-vs9bn
@FarxaanDiiriye-vs9bn 3 жыл бұрын
Qofta xariir la qadeysa codkeeda caadi Mahan 👍😍
@gulledabdirashead5544
@gulledabdirashead5544 3 жыл бұрын
Fatxi nura😂waa xskyga huno
@rumanmatan3914
@rumanmatan3914 3 жыл бұрын
@@gulledabdirashead5544 ma adigeey xaaskaagii tahay?
@Xabaalsuge
@Xabaalsuge 3 жыл бұрын
Cod ma maqlo kuunto arkaa aniga
@khalidaadam5849
@khalidaadam5849 3 жыл бұрын
aniga wan ba ku dakhramay taa kkkkkkkkkkkkkkkkkk
@sakariyeabdi3382
@sakariyeabdi3382 2 жыл бұрын
Xaqiiq Caadi Maah Codkeedu Alle Codka Iyo Caafimaadkaba Ha U Barakeeyo😘❤
@dekahashi5278
@dekahashi5278 3 жыл бұрын
Reer Jigjigaaa waa rageeedi weyka shideen lamaanihii😂👏😘❤
@godeychannelmm7786
@godeychannelmm7786 2 жыл бұрын
Manshalaha
@godeychannelmm7786
@godeychannelmm7786 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️🌷🌱🌹🌲🥀🌺🌳🌴🍂🍁🍀💗💓💞💕💘💝❣️💖💛
@leilamohammed4327
@leilamohammed4327 3 жыл бұрын
Aroskeyga xestan lisara inshallah Viva ree jigjiga 😍
@rashidosmankhayr9007
@rashidosmankhayr9007 3 жыл бұрын
Masha Allah arooska anshax iyo ayaan ilahay khayr ha ka dhigo wan idin tageersanahay wana arooskii aduunyada oo dhan ugu qiimaha badnaa fananin famous ah ay ka soo qabgaleen suldaan seeraar iyo xariir iyo xiis iyo kuwa kale ee anagran haynin magacaantooda aad ayaan idiin salamayaa waxan leeyahau awoowe anshax your wedding Many congratulations
@dhoolhaaji2534
@dhoolhaaji2534 3 жыл бұрын
Wallahi reer jigjiga way ka tumeen arooska anshax Yaakheeyo gobta jig jigaay mahadsanidin💋❤💞
@macab6141
@macab6141 3 жыл бұрын
Ilahayaw Jigjiga nabada udaa amiin amiin amiin🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾Somali weyn
@hodmanhilaacofficial2057
@hodmanhilaacofficial2057 3 жыл бұрын
Aaamin
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 3 жыл бұрын
Aamiin
@kowtharabdiwhab3152
@kowtharabdiwhab3152 3 жыл бұрын
Ameen🤲
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
Ameen. Ameen Ameen ya rabi
@cismaanalixoor784
@cismaanalixoor784 2 жыл бұрын
Argos wacan
@muhaazlakiman9288
@muhaazlakiman9288 2 жыл бұрын
Miss xiise markay dhameeso heesto waan jecleestay say ulla haysato musica
@mustafmaxamedxuseen9900
@mustafmaxamedxuseen9900 3 жыл бұрын
Hees isoo jiidatay aroskeyga Waan kuso dhawen insha alalh 👭👫👬💑💏👨‍❤️‍👨
@shaafihanad9935
@shaafihanad9935 3 жыл бұрын
Ma home jijiga caday dd qalbi nadiifa 💋🥰🙏🏻jigjiga wa casimada 2 aad ee smlia 🇸🇴
@khawlabeautymake_up2663
@khawlabeautymake_up2663 3 жыл бұрын
😘😘
@albahussein5115
@albahussein5115 3 жыл бұрын
Hambalyo Anshax Ogadenkaygi waa Nasab way ka Tumeen Anshax❤️
@maizaquruxxox9145
@maizaquruxxox9145 3 жыл бұрын
Ogaden kee😂😂😂
@khadarmaandaweeye5140
@khadarmaandaweeye5140 3 жыл бұрын
@@maizaquruxxox9145 ma magacaa kudhibaya wll😁🤣
@ayanmuhammad6369
@ayanmuhammad6369 Жыл бұрын
Hestan xasus bey I ledahy aroskyga io hestan isku mar ayey ahyen mar kastna wan dhgeysta ilhy rerkoda ha u barakeyo Ayan io anshax 🤲💯💘ana kuwii nlosha igu dhamesta ilhy ha nga dhigo🤲🌍🔐
@eng.abdirizakqoslaaye3440
@eng.abdirizakqoslaaye3440 Жыл бұрын
Aamiin walaale
@miskymohamed9973
@miskymohamed9973 3 жыл бұрын
It’s the last two artists for me😍😍
@khadarmaandaweeye5140
@khadarmaandaweeye5140 3 жыл бұрын
Me too xariir axmad iyo fadxa nuura✌👌🔥❤
@sundussagal2007
@sundussagal2007 3 жыл бұрын
kamo99
@abdirahmanrashid4526
@abdirahmanrashid4526 2 жыл бұрын
The first two artists is for me and anyone has choise without these two First singers this song will be nothing I believe
@abdirahmanrashid4526
@abdirahmanrashid4526 2 жыл бұрын
The first singer woman has best voice that is so sweet I don’t compare any other woman check that if you don’t believe me
@wajotika
@wajotika 2 жыл бұрын
@@abdirahmanrashid4526 Agreed 100% The first two artists it is.
@cabdullaahimohamedibraahim955
@cabdullaahimohamedibraahim955 3 жыл бұрын
Waaaaw xariir waaan fanaan aan taagyeero weyn u ahay
@chuchugirl8218
@chuchugirl8218 3 жыл бұрын
Rer jigjiga gobsanaa wakas dadki isjecla iskukene city of love jigjiga cadey❤❤❤
@mohamedibrahimfarah4962
@mohamedibrahimfarah4962 3 жыл бұрын
Dumarka fananinta hesayan,yeey kala yihin,mida kowad was miss xiss,
@abdikaremsaid9336
@abdikaremsaid9336 3 жыл бұрын
Heestan maanta ayaa bajaaj ku maqlay waa hees aad u macaan 💞
@fuadabdulahi1405
@fuadabdulahi1405 Жыл бұрын
Xariir gabadha la qaadaysa Top voice keep up
@husseindhaqane9888
@husseindhaqane9888 3 жыл бұрын
ilaaahay baan kugu dhaarshee ii saar 👇👇
@fariidfaraxalan4635
@fariidfaraxalan4635 3 жыл бұрын
Sxiib
@kalidmahamed5567
@kalidmahamed5567 3 жыл бұрын
Maaaxaa dhacy dhaartu
@saafisomali7551
@saafisomali7551 3 жыл бұрын
kuwa magaca diinta like ta ku raadinaayo adaa 💯 ka fiican 👍
@abdimariahussein4583
@abdimariahussein4583 3 жыл бұрын
hadaaad dhimanayso xata ku saari maayo bal maxad samayn dawarsadayaw
@husseindhaqane9888
@husseindhaqane9888 3 жыл бұрын
@@abdimariahussein4583 Kagama bahniba waa socon karta
@hibaqmohamed7584
@hibaqmohamed7584 3 жыл бұрын
Xariir Masha Allah codkisa uwataa mesha
@abdikennykenny5379
@abdikennykenny5379 3 жыл бұрын
Gabar aroos aroos niyada ugu jiro hadey jirto anaa diyaar eh ee isoo qabta ❤️🌹
@mohammedbinissa7025
@mohammedbinissa7025 Жыл бұрын
This songs one of the best aroos hees in the history of Somali Mohamed bravo!
@mohamedmuktar9633
@mohamedmuktar9633 3 жыл бұрын
What a ceremony alah ya cizak dhulkaygii gobta jigjiga walee inankeenii waad ka tunteen liketa igu booba inta kaso jeeda gobtaas
@sheemanxuseendubad1027
@sheemanxuseendubad1027 3 жыл бұрын
Dheeman
@samsamadam9641
@samsamadam9641 3 жыл бұрын
Maasha Allah eesh calaaa hees reerka dhibkey Mareen yara ilowsiisay oo ku wanaagsan my favorite singer and his wife congrats ayaan iyo anshax reerka lagu nagaado oo lagu nasto alaha idiin ka yeelo barakalaah fiikum🙏🙏🙏💝💚💝💖💚💝💖👌
@khadarabdilkadir4966
@khadarabdilkadir4966 3 жыл бұрын
Inta single ah ❤😂☝️lake isaar
@ifraxwarsame1793
@ifraxwarsame1793 3 жыл бұрын
I cannot get tired of watching this video ♥️💯fav song🌹🌹🌹
@Hooda36
@Hooda36 3 жыл бұрын
Masha'Allah anshax iyo jacayladisa qalanjada Masha'Allah isku waara jacayl an dhamaan ubad khayr qaba Allah haidin siiyo waa beautiful wedding 🌹❤🌹❤🌹❤🙏iyo fananiin an kala dhicin👏👍
@khadaressa8735
@khadaressa8735 3 жыл бұрын
Reer jijiga Gob gobi dhashey Weeye❤❤ Alle heydinka dhigo kuwii isku waara Anshax & Ayaan
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 жыл бұрын
wll subscribe iisaar Please intaa igu Caawi
@muxudiiinfaysal4219
@muxudiiinfaysal4219 Жыл бұрын
Xariir axmed baan wataa cod macaan guuleyso
@mohamudabdalla2824
@mohamudabdalla2824 3 жыл бұрын
Naagta somali ugu qurux badan in ee Tahay intii igu Raacsan like Yaa lila dhaafin🇸🇴🇸🇴💪💪💪💋💋💓💓
@ruqiyamaxamed3373
@ruqiyamaxamed3373 3 жыл бұрын
Masha allah arooskii ugu quruxda badnaa aan arko abid iyo hees mcn oo loo kala hadhin
@tolmoon2233
@tolmoon2233 3 жыл бұрын
Mcha allh waa arooski qarniga ansha iyo Ayaan edebsan waa laysugu yimi allh farxada allh haydunku dhameyo nolosha👩‍❤️‍💋‍👨💞🖇🌹❤️❤️❤️❤️❤️🌎
@caazhodahapo4251
@caazhodahapo4251 3 жыл бұрын
Hmblyo hmblyo hmbluo anzhax aan edebzan izku waara wll wlee aroos shidan ayaa idiin dhacay jcylku walaahay waa dhibaato markaa jcylkiinii waad ku guulaaysateen ilaahaay cimrigiina haaydiin dheereeryo gurigiinu guri khaayr mzha laaah
@mowliidabudlqadir9119
@mowliidabudlqadir9119 Жыл бұрын
heeestaan heees aroos. lga tumo. hees ka mcn oo ka music. mcn oo ka laxan. mcn ma arag. 🎉
@garaadmire7380
@garaadmire7380 2 жыл бұрын
Greeting from the mogadisho the capital of somali nation
Kaftanka Siyaasada 501 oo aad u xiisabadan
34:52
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 3,7 М.
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 3,7 МЛН
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 13 МЛН
ABDIRISAAQ ANSHAX | NASRI | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:39
Waqal WStudío
Рет қаралды 8 МЛН
MURSAL MUUSE & XAMDI BILAN DADKUNA WUU YAABAYAA OFFICIAL MUSIC 2021
6:10
AWALE ADAN |  OPENING SHOW HARGEISA | 2019 (Official Video)
6:35
Tusmo Films
Рет қаралды 6 МЛН
CABDI HANI | SACABKA YEEDHAYA | CAWEYSKA ASMA SABAN 2020
5:41
Waqal WStudío
Рет қаралды 7 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 19 МЛН
QAMAR SUUGAANI CAASHAQA DHAXALKIISA FANSAN BAND 2020
2:55
Hawraar Music Production
Рет қаралды 9 МЛН
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 201 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 121 М.
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 9 МЛН
Duman - Баяғыдай
3:24
Duman Marat
Рет қаралды 156 М.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 34 МЛН
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,1 МЛН