ABDI JACAYLKA ILHAAN DARTIIS BAAN LA CAATOOBAY, QISO DHAB AH

  Рет қаралды 200,317

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

3 жыл бұрын

WAXAAN AHAY GEESI JACAYL DHABANKA DHULKA U DHIGAY GARABNA WAAYAY.

Пікірлер: 420
@FADSO
@FADSO 3 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN . .
@koko83115
@koko83115 2 жыл бұрын
Runti wa qiso xanun leh balse wllken waxa ku dhahaya samir ku samra ayuu ilahay la jiraa culeys kastana fuded aya ka danbeeya ii wad guuleysan doontaa wasalalahu cala saidina muxamed scw ❤️😪
@hanidualle7935
@hanidualle7935 3 жыл бұрын
Marka hore waxan ku Amaanaya wiilka sida wanagsan ee dareenkiisa noola wadaagay. Waana nin Adag xikmadiisa Allaha usiyaadsho Marka xigta waxan oranaya gabadha Adne doqon la caanshaqay Ilhaaney hanoqon usoo dabac Inanka ❤️ Jacelka waa xanuun dadkoo dhane ma dareemi karaan blse ruuxii uu ku dhacay aya dareemi karo
@shukriosman2864
@shukriosman2864 3 жыл бұрын
Somalida waxay dhahaan qofkaas waalaygu diray iyo qifbaa ixaasiday waxyaabo badan oo kayaabaysid qofka hadduu Ku rabo cidna kuguma dirikaro waxaa tahay wiil yar qurux badan caqli badan xikmad leh waxaan fiursaday wiil kale malin dhowayd jigjigo dabaq iska soo tuuray maku dhahayi jaceel majiro lakiin naftaa waqti sii waad iska ilawaysaa lakiin qof aan Ku Rabin naftaa ha u ciilin hana u murugoon wixii Allah kuu qorin mahelaysid wixii Allah kuu qoro mawaynaysid just naftaa waqti sii waad ilaawaysaa insha Allah guul baan kuu rajaynaa
@ahmedquraish932
@ahmedquraish932 2 жыл бұрын
Masha Allah walale waxa tahay nin xigmad Alle kuma neystay sida quruxda badan aad ubayeenisay darenkeda cashaq aad aya kaga mahadcelinaya kashaqsi ahaan Allena waxa kaga baryaya hadii qeyr kugu jiro in Rabi kuhaleelsiiyo hadii uusan kugu jirane Allaha kasamar siiyo amiin
@a.m.k9976
@a.m.k9976 3 жыл бұрын
Waxaa la rabay intuuna jaceyl kala dul dhicin gabadha inuu hubsado gabadha xaalkeeda inay xiriir leedahay ama looga horeeyo waana khalad Mar walbo dhalinyaradu ku dhacaan xataa mararka qaar qof xaas ah ayey ku khaldamaan Alle isku xidh gabar wanaagsan waad helaysaa INSHA ALLAH.
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 3 жыл бұрын
Maasha Allah Abdi Xadiis Waan u baa yahay shekoyinka aad Baana ugu cunay wilka dhibka ku dhacay Mel Qeyr qabta alaha Ka siiyo Aamiin💕♥️🤲🏻🤲🏻💕💕💕💕💕💕💕
@aaminaahmedyuusuf6654
@aaminaahmedyuusuf6654 2 жыл бұрын
Abdi kafi waxan leyahay gabdhas hadey qeyr ku tahay allah ku sahlo hadey sharkuutahay Allah kaa leexiyo oo mid ka qeyr badan Allah kuu sahlo
@ahaapahlaam55
@ahaapahlaam55 2 жыл бұрын
Waaw It's good Story Allaha kuu soo jeediyo
@sahrasalad461
@sahrasalad461 3 жыл бұрын
Salan sare Hbo dhmn. Jaceylku waa wax jiro waxana lenahay wiilka.anago bdn. Jaceyl 💕❣️. biri magoyso. biyana kama meyran. gabadhana waxan lenahay. nabsi wuu jirayee garo wuuna jogi donayeey armad adna malin wiilkan ado radinaya. rabi na tusa. ado jaceyl. ❣️❣️ u qado jifsan wayey awgiis. Qisada waa cajib waxan wiilka kula talin laha ino bok ka qoro. buga magacisana u bixiyo. jaceylkii i dhawacay dhab umeysan qadan
@siyadjey132
@siyadjey132 3 жыл бұрын
Wa qisade ugu horeysey jcl o ka dacdey balad xawo inta rer bh like 👍 haila dafin😂
@ninwaxbadanog3176
@ninwaxbadanog3176 2 жыл бұрын
Waxlasta waa ku cimro qaadasho badal ka qeer badan ayaa helee walal abdihafid Alle hakuu abaal gudo noo soo badi qisooyinkaan cml si dadku ay wax uga faa iidaan walalkey 🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz 3 жыл бұрын
Maasha Allah,soo la gamayaabo inay change of mind ay sameyso,Kheyr baan urajeynaayaa wiilkaa
@hamdialiahmed561
@hamdialiahmed561 3 жыл бұрын
Masha Allah waa wiil qalbi wngsn walal waad heleysaa qofka Ku qoran haduu qeyrka kugu jiro iyadana Alle haku soo jediyo hade iyada noqone qoftii mahadhadada Ka babi'in laheed Alle haku so dadajiyo marnaba madaxaga hoos ha geynin waa guleysaneysaa Insha Allah
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 3 жыл бұрын
Cabdi Kaafiyow Cashaqan layaabka leh Haduu ciil ku baday iyo Hadaad maansa curisaba Calaf baa ka weynoo Waxan caadil kuu qorin Cuna dhaafi maayee Adigoon calaacalin Nafta aan culays badin Cadradaa la yaabka leh Cafiyo walaashaa Calooshaba ka siidaa Video ga intaan dawanayey qisada wiilkan comment gan ka bixin lahaa waxan door biday inan ereya kooban ku cabiro inkasto anan halkan ku dhamaystirayn inay iga xadaan baan ka baqayaa hadhowna music iyo laxan soo saraan😁
@c.qaadir3100
@c.qaadir3100 2 жыл бұрын
Zxp geesi dhab ah ayaad tahay marna ha quusan hore u soco waxana kuu rajaynaya in aad jaceylkaga ku guulaysato
@rumiaden780
@rumiaden780 3 жыл бұрын
Wow l loved what am giving him Advice don’t give up you never know if she changed her mind I will say good luck brother
@mustafcalibiir298
@mustafcalibiir298 3 жыл бұрын
In sha allaah waat heli dootaa
@libaanhassan2934
@libaanhassan2934 3 жыл бұрын
bad advice 😩You can't force someone to love you, if they don't love you,so the best to move on n find someone who loves u and appreciate so forget this xalimo 😂“If person wants to be a part of your life they will make an obvious effort to do so.” waxa ku haya jacayl shaydaan naag aadan guri la galin see u jeclaani oo halal ku ahyn horta
@sudaysicade1442
@sudaysicade1442 2 жыл бұрын
1111
@zeinabumu.hamza.1234
@zeinabumu.hamza.1234 2 жыл бұрын
@@sudaysicade1442 wlalo.jeclaka.wa.jira.oo.wasiide.malag.wuu ku.geeli.kunaa khaaadenaay.adooon.dheeremin.marka.xumo kumasameyn.bananka ayuu kajooga.alle.ha usahlo
@cmahadalle6999
@cmahadalle6999 2 жыл бұрын
Wlhi jclku wuuu xanuuun bdnyhy mrkaaa keligaa dareemaysid wuxuusa kasiii xanuun bdnyhy mrkii rejected lagusoo dhaho Ani ahaaan waxN aaaaminsanhy inAn leyahay qisadiiii ugu xumeed uguna rejo adkeed eee gberi samayso Blse waxan ku bad baaday oo daaalkii,rafaaadkiii , xanuunkiii iyo rejo beelkiii igu bedelay 1 go'aan oo aana mrkaaa Ani ahaaan aaaaminsanayn inaan miro intaaan la eg ka gurnaaayo Go,ankaaas ani ma qaaadan krin mana qaadan rabbin blse wiilka ayaaa igu qasbay😢kor iyo hooos ula hdl wuu iga diiiday wana ku qasbanaaaday sidow rbay inaaan sameeyo Wan qaaatay go,ankiiisa 7 sano kdibna allah wuxuu qadaray in wilka rerihiisa isku degaan noqno Nsb wng yarka 👪 kiisa ayaaa ani iska kay jcladay nsb wnaag familkaaa is fahmay blse shekadayna 2 qoysba mid og kuma jiro wiilka iyo anina iska qaaarad xitaaa ma joogno Layaab mlha mrki 📱 lasoo siyay inuu codkiiisa ahaa blse asi ima xaauuusan Hadiii aad allah 🙏 sidaaacad iyo qalbi ah ugu dhiibto baahidada Wukuuu rumaynaaaaa Maxa ku qurxn jclku 8 sano ka hor lagugu diiday inuu waaridkiis ku qaaado Dreemada edeb u yeel hubaal waad guulaysan Ilhay hayskusoo dumo qalbiyada is jcl🤲
@kowsarowkonbe2306
@kowsarowkonbe2306 3 жыл бұрын
Waaa wiil aqli bdn Mnashllah Bwe alle qalbiga haku qaboojiyo💔😭 Qoftaan nasiib malaha waxa Odhan lahaa wiilka wax la,qabo wlo😌🤦‍♀️ Gabdho wiil aad adigu jclhy oo aan ku jeclayn intaa raaci laheyd Qof ku jcyL raac baa idin dhihi lahaa😌🤦‍♀️
@ishmaeljoseph4565
@ishmaeljoseph4565 3 жыл бұрын
Waad saxsantahay wl, taasina waa sirta ama dulucda dhabta ah.
@abdirizakelmi8491
@abdirizakelmi8491 2 жыл бұрын
wiilka waxaan kula talin lahaa hadii adigu Aad jacayl uqaaday Aad Usoo ban dhigtay haday kudiido maha ceeb laakiin in Aad kacabsato waa liidnimo marka hore waa in Aad leedahay kalsooni naftaada hakabaqin jacaylka maha dhibaato hadaan laguursan ama laqabin La kulan sheeko labilaow suugaan ta waxaalaga yaaba inay suugaan ta aykabaqauso Tusaale qof aan Gabyin hadii looga yo magabyikaro lasoco taas hadii laguursaday gabadha ducee adigana midkale alle haku siyo aamiin aamiin aamiin
@kamilkayf6221
@kamilkayf6221 3 жыл бұрын
Waxaan jeclaan lahaa inay gabadhaasi jaanis siiso wiilkaan jeclaaday farsadaan dahabiga ahna ka faaiidaysato qofku jecel ayaa kuu roon walaasha yey hadayicin wiilka oo usoo dabac waxaa lagayaabaa ninkaad leedahay qalbigayguu kusoo horeeyey inuusan saan kuu jecleeyn ninkii ku dhaqi lahaa waakan ee dhuuqso naaguhu ma wadahelaan qof saa u jecel ❤❤❤❤❤❤
@bezani
@bezani 3 жыл бұрын
Nin ragga haka quusan adeer, wey un isyara micneeneysa, suugaan un digada kaga dhig iyada rajactu orane, lkn haday inta kadib kula fahmi waydo faraha ka qaad wa kuway carabtu yiraahdaan al-jismu kabiir wal caqlu saqiir ee 😎
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 3 жыл бұрын
Oo qasaba jeceylku maxad gabadha ku cayeeysa
@bezani
@bezani 3 жыл бұрын
@@xamdixaaji4178 Gabadha maan caayin wll ee wixii jira unbaan sheegay. Intay wiilka raja galisay ooy carabka u laalaadisay marki hore bay hadana uga baxday taa miyeyna caqli yari eheen!
@usaamefarxaan6301
@usaamefarxaan6301 3 жыл бұрын
Walaalo comentigeyga hadaad aragtid ha idhaafina 3k igaarsiiya
@ayaanhassan4936
@ayaanhassan4936 3 жыл бұрын
Qurux iyo caqliba ilaahbaa kudhameeyey ❤️❤️❤️❤️ Armayvkhayr kuutahay inay kudiido oo Nafsi soo celiyaa imisay sidaasi Kudhacay
@muntazahmed4741
@muntazahmed4741 2 жыл бұрын
❣❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amranmoha5366
@amranmoha5366 3 жыл бұрын
Intaa la daxo ilhaaan like isara . Samigey gaa baa jacel ku aburtay
@farxiyoalijamac4945
@farxiyoalijamac4945 3 жыл бұрын
M.a abdikafi my brother allah ku dhwro sadkagan Allah ku siyo i.a guul ❤🤴
@lazyanimal1341
@lazyanimal1341 3 жыл бұрын
Sheeko,ader inay kudiido wasax.Jacaylka somalida kudhaca wa mid an layabay. Sas asago ujecel haday isgursadaan carur markay imaadan,midkalu daba ordaya.
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 3 жыл бұрын
Wa runta jaceyl maaha waxoodu wa xiise
@sayno-toevil4753
@sayno-toevil4753 2 жыл бұрын
100% waa ruun
@cadeeyhasan3429
@cadeeyhasan3429 2 жыл бұрын
Xiiso wayo jacaylka somalida
@nila7120
@nila7120 3 жыл бұрын
What a love poems bro I wish him best of luck mashAllah I hope she a greed to marry him
@kadrafuaad455
@kadrafuaad455 3 жыл бұрын
Waad heli samir insha Allah haddii ay khayr kuu leedahay ❤️❤️👍👍😍✅💯💯💪💪❤️❤️
@sadiyaali1607
@sadiyaali1607 3 жыл бұрын
Mashallah wiilkan waa dadkii hore sidah Ahmed cigaal keep going my brother inshallah guul guul guul io farxad
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 3 жыл бұрын
Loves in the air every where I look around love in the air.. I hope you all the best
@abdulahiisse7321
@abdulahiisse7321 3 жыл бұрын
Never give up bro gabadhaasna waxaan oran lahaa abyo qof kujecel lama helo ee chanceka haiska siideyn
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 2 жыл бұрын
Ax wa cajiiib wlhi jacaylku wa cudur dawadiisuna qofki ad jeclatay unba ku haya somaliduna waku cayaran waxna isuma ogola gabadhas samidey ah waxan leyahay qofku jecel si lo hela adag e garabkisa noqo💑
@Ahmedramaas
@Ahmedramaas 2 жыл бұрын
Weligeed ha biqleyso
@abdirizackalishuriye7320
@abdirizackalishuriye7320 3 жыл бұрын
Warkn ninkan Ana isku class aheen see cml mantana xerkan ayu gari mash Allah keep going
@munirohussein4178
@munirohussein4178 2 жыл бұрын
Masha allah Guuleyso abowe ❤️😌 love is xanuun jira
@abdikadirmuse425
@abdikadirmuse425 2 жыл бұрын
Abdi hafid walaal,qisadeyda ma soo gudbisan karaa iyadoo qaraal ah mise wareysi ah. Waa qiso jaceyl oo aan ugod geli gaaray,ugu dambeyntiina aan ku guleystay alx,ala mxn dhibaato badan ka soo maray xaskeyga alaha idaayee.
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 3 жыл бұрын
waa hees aan fiicnayiin nin ararta heestiisa kuleh soonkiisa iyo sujuudii allahe uga tagay gabadh waa arin khaldan da yartana aan la maqashiin karin ee ha ka badalo arinka cibaadada in uu qof ugatay cibaadada allah uu hees u adeegsaday maaha arin fiican subxaanalah
@AhmedAhmed-ez6nz
@AhmedAhmed-ez6nz 3 жыл бұрын
Aad baad u mahadsanthy lkn jaceylka xadkiisa ayaa la dareensiinaa mooyee cidna soon iyo salaad uguma tagin 👍👍
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 3 жыл бұрын
@@AhmedAhmed-ez6nz adaa mudan wllo waa fahamayaa laakiin dadka dhagayistanaya ayaa waxay moodayaan in jacayiilka cibaadada looga tago oo ay caadi iska tahay waayo dad badan Ayaan u fahmayiin in waxan arar tahay oo uu wiilku sheegayo inta jacayiilkiisu gaadhsiisan yahay markaa dadkuun ayaan fahan siinayey in arinkan uu khalad ayahay oo aan sax loofahmin wabilaahi towfiiq
@amaalartan3844
@amaalartan3844 3 жыл бұрын
Qofkaa jeceshahay In aad alle weydiisato wax xun ma ahan wax walbo qeyr ah alle ayaa la weydiistaa
@fatimamudey1434
@fatimamudey1434 3 жыл бұрын
Sax waye walaallo inuu allaaah inoqdaan kula talin lahaa
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 3 жыл бұрын
@@fatimamudey1434 insha allah
@rahmoshine7144
@rahmoshine7144 3 жыл бұрын
Walal cabdi xaafid weysaan qabaa ilaahi waxaan kaaga baryaaa adiga iyo dhaman famligada warid iyo walal uu ku jiro in ilaahi kuu xafido owlada baari kaaga dhigo dhibka adunka ka jiro dhinac idinka mariyo ilahow iga aqbal adontada ahay walal waan ku salamay adoo kale aduunka ilaahi ha naagu dhaafo
@indhouroonhooyadeed3748
@indhouroonhooyadeed3748 2 жыл бұрын
Maasha allah abdikafi ilkahay khayr hakaaga dhigo waa inanyaro fariida
@ayanabdi54
@ayanabdi54 3 жыл бұрын
Oh qalbigeda allaha kuu soo jeediyo hadii kale mid ka qayr badan inshallah .
@fathimohamed6943
@fathimohamed6943 3 жыл бұрын
Wiilka waxaan leeyahy ilahey bari mucawadatenka iyo suratul ikhlas laabtaada ku aqri ilahey wuxuu kusiindonaa qof adiga kujecel halka aad adigu jeceshay maanta believe me
@amishaxaryaan7787
@amishaxaryaan7787 2 жыл бұрын
Alhaa jaceelka xanun baad naa wll qalbiga alhaa ku qabo jiyo😭😭😭😭😭😭😭
@fawziahassan573
@fawziahassan573 3 жыл бұрын
Happy New Islamic Year 1443
@qalbiqurax9781
@qalbiqurax9781 3 жыл бұрын
Allow qalbiga uqaboji wa wil qalibi wanagsan wan kula darimi karaa 😢😢 raga somalida wax jacel fahmayo wa wax iska yar gaba dhi heshase nasib leeh
@sahraosman2285
@sahraosman2285 3 жыл бұрын
Alaha usahlo miskiinka Abdikafi Darmaloow ismuuji wLlhi Ilaahay iskuxidh Isha allaahu Malin uun wad iloobi dontaaye Alaha uqaboojiyo Qalbiga Aaamiin yaarabbi.
@shaakira.Cabdallah8318
@shaakira.Cabdallah8318 3 жыл бұрын
Istiqfaarta badso wllo oo xadhiga allaah aad u xejiso...Markuu qalbigaaga Allaah ku waynaado way ka baxaysaa iyadu ...marka danbe waxad arki doontaa iyadoo ku daba cararaysa.... bal car intaa samee wad gulaysanaysaa
@aliahmedamina
@aliahmedamina 3 жыл бұрын
Mansh Allah Baled-Xaawo iyo Bodhari Cusub 😂
@macalingarada.m.g6590
@macalingarada.m.g6590 3 жыл бұрын
Wll Abdikafi iso qabo Fc boka Nasir yare
@abdimohamud9134
@abdimohamud9134 2 жыл бұрын
Waa run
@hafsayusuf1992
@hafsayusuf1992 3 жыл бұрын
Alxmdllhi ilaahow jaceyl ha igu ridin asna allaha karab galo
@aaminaabdihaafid2442
@aaminaabdihaafid2442 3 жыл бұрын
Naso badi qisooyinka jacaylka❤❤
@manaalibrahim9574
@manaalibrahim9574 3 жыл бұрын
wax khayrle alle hakusiiyo walal waan daremayaa wiil waa iladhashy dhib koodana majecli
@hodanlascanod9302
@hodanlascanod9302 3 жыл бұрын
Poor guy I’m sorry wllo may Allah make it easy for you 🇸🇴👍🏻
@sucaadcali1893
@sucaadcali1893 3 жыл бұрын
Asc Abdihafid jecl waa mid jira lkn sida lo sheganaayo loma dhaqmo somali hadenu nahay
@Qadaro223
@Qadaro223 3 жыл бұрын
Samir wllky waad heli sadkaagiyo wuxuu saadir kuu qoray waanad guulaysan insha Allah
@shukrisharaf2452
@shukrisharaf2452 3 жыл бұрын
Ilaahey baad ku caaside ma heshid idim alle.
@deeqaomar2142
@deeqaomar2142 3 жыл бұрын
I was literally looking forward to happy ending . This is sad. Allah will grant you good woman in shaa Allah. Her lost 😞
@EmeraldZach
@EmeraldZach 3 жыл бұрын
Midlands khayr badan ilahay ha ku sahlo
@sahrafimidool
@sahrafimidool 2 жыл бұрын
Ilaahay qalbiga ha u qaboojiyo
@ayanwehele8994
@ayanwehele8994 3 жыл бұрын
illahey sida kheyr ka ha ku wafajiyo
@tusmoahmed2986
@tusmoahmed2986 3 жыл бұрын
Masha Allah waxan leeyahay Samiir
@musbaahmusbaah7435
@musbaahmusbaah7435 3 жыл бұрын
Asc walal keep going 💪
@sadiaibrahim8179
@sadiaibrahim8179 3 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah
@yussufxussen3503
@yussufxussen3503 3 жыл бұрын
Cabdikafi dalmar sxbkey qaali mesha kuron rabigen wayaqana ee allh kula garab galo
@abdinoormohamed8857
@abdinoormohamed8857 2 жыл бұрын
Asc Walalaha dhamanti, Bro never give up......
@khadiijamohamed4478
@khadiijamohamed4478 3 жыл бұрын
Wa xanun qof aad jeceshahay oo kuyiri kumasojeedo ilaahay khayr hakadhigo inankas inu jacaylkisa kuguulaysto wan jelaanlaha❤
@beeftujatani1364
@beeftujatani1364 3 жыл бұрын
Sorry to Heard you that 🙄
@baluglecadde3530
@baluglecadde3530 3 жыл бұрын
Sxpkey walalkey abwaan cabdi kafi dalmar Alle ayan ku baryay inu wanag ku dhameyo xajada ilhana Ad hesho I a
@jamalqaysmohamedyare6970
@jamalqaysmohamedyare6970 3 жыл бұрын
Maasha alaah tabarakalaah
@faynuustamudug3245
@faynuustamudug3245 3 жыл бұрын
Ilaahey qalbiga hakuu qaboojiyo wll
@aayaanmubaarik6256
@aayaanmubaarik6256 3 жыл бұрын
Wiilku inu sidaso dhan isku bahdilo my ahyn arin tiisana social media keno xata hadii uu gabadhkaleh idhaho xidhiidh lasamee halkas caqabad buu kala kulmayaa
@KhanYunis7
@KhanYunis7 3 жыл бұрын
18;47 Jwb naxdin & murugo leh🙆😥💔💔 Bahalku waa cudur😱 Alle qalbigaaga haka madobeeyo WL gabadh kale oo nafta iyo qalbiga kuu dejisa rabbi hakuu sahlo🤲🤲 Insha allaah
@stinkingrick3596
@stinkingrick3596 3 жыл бұрын
Amiin yaarabi
@wm9669
@wm9669 3 жыл бұрын
I hope no one steals your poems.
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 3 жыл бұрын
Waan ku salamay wallkay abdi xaafid
@abdimohamud9134
@abdimohamud9134 2 жыл бұрын
Saacali alaha wasabi soomli
@ifrahhersimohamed6436
@ifrahhersimohamed6436 3 жыл бұрын
💘💘💘💘😘😘😘😘😘😘
@inasheikh3463
@inasheikh3463 3 жыл бұрын
Balad xaawo waan ku dhashay 2004 alxmdlh re balad xaawo waxn kalmy kimaayo dhammntin
@amalfarah9205
@amalfarah9205 3 жыл бұрын
😭😭😭 wxnu kugu ducnay walaky in hadii khyr isku ledihiin inaad kulntan hadii klena Alle qalbiga ha kagag reebo jecylka dhabta indhihiisa ka muuqda
@xaliimomuxumud2886
@xaliimomuxumud2886 3 жыл бұрын
Illahey sii qeyr ha ku soo jeydiyo walala
@sh.abdulahi9989
@sh.abdulahi9989 3 жыл бұрын
Adeer soo badi arimahan kale waan u bogay😀
@hibaaqabdulahi1238
@hibaaqabdulahi1238 3 жыл бұрын
Walhi aadban uga xumaaday qofka qalbiga logamaciyaro way kuciyarta wilka😭😭😭😭
@peyazahassan2303
@peyazahassan2303 3 жыл бұрын
Nin yahow waan ku hestaa ku soco sxb
@naciimaali8664
@naciimaali8664 3 жыл бұрын
Walkey mid kaqerbadan alle ha ku siiyo
@mohamedabdielmi5053
@mohamedabdielmi5053 3 жыл бұрын
Abdikafi my big brother naziipkaan Allaha kugudoonsiiyo
@qurayshaaadan1956
@qurayshaaadan1956 3 жыл бұрын
C/kaafi waa wiil fariid ah waa boqole kaamila waxuu yiri tufora jirtay oo la iga dul qaday waxaan leyahay wax taran leh ayaa jira tarn sadax ley taran labaley insha allaah waad guleysan
@AliMohamed-qx2ke
@AliMohamed-qx2ke 3 жыл бұрын
Jaceyl markaan maqlo meelbaa I xanuunta 😭 xanuunka aan ka Soo maray kaliya 😭
@zeinabumu.hamza.1234
@zeinabumu.hamza.1234 2 жыл бұрын
Haade maheeshey.jeclki
@jibrilabdiahmed3610
@jibrilabdiahmed3610 3 жыл бұрын
Waa sheeko kale, Allah u saqiro
@bilanmohamed8302
@bilanmohamed8302 3 жыл бұрын
MashAllah
@ayankooofficial5520
@ayankooofficial5520 3 жыл бұрын
Nafteda nafbey rabata naftisana ilhan bey rabtaa weye 👏ma bombay ba mise baladxawo
@abdimohamud9134
@abdimohamud9134 2 жыл бұрын
IMO soco
@beeftujatani1364
@beeftujatani1364 3 жыл бұрын
Alaha ilahayow masha alhah keep going brother Move on....if it'didn't work
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 15 күн бұрын
Waa. Boori. Baalat. Xaawo. Guulayaso. Inka. Udaabaci. Jacaalk. From. Buraco
@ayaandheman1406
@ayaandheman1406 3 жыл бұрын
Meshay Joogto Ka Tag Walalo Ilahay Talo Saaro o Tasbixda iyo Quraanka ku Dadal wad ilawaysa Mid Ka Khayr badan bad Heli
@abdirisaaqmunsaaryare756
@abdirisaaqmunsaaryare756 3 жыл бұрын
Abdixaafid qiso ka xanuun badan ana kuhaya fadlan ilaso xiriir
@munashchannel359
@munashchannel359 3 жыл бұрын
waan ka xumahay wiilka waxa ku dhacay😰waa arin xanuun keda leh
@ifrahhersimohamed6436
@ifrahhersimohamed6436 3 жыл бұрын
Waaa qiso cajiib ah runt
@boqortooyoofficial4795
@boqortooyoofficial4795 2 жыл бұрын
War waxaan rag wax ka aqoon baa kuhelay abti marnaba hoos keep on trying
@yasinmohamed
@yasinmohamed Ай бұрын
Abdi xafid, asc some story ban Haye , how can I get your.?
@hassanwadani5790
@hassanwadani5790 3 жыл бұрын
War abwankii caawa halkan ayuu jacaylkisii kashidanyahay Wawareey Allow yasir amuura
@user-jo3hc2uz8p
@user-jo3hc2uz8p 3 жыл бұрын
Alle ha kuu sahlo
ISMACIL HANIYEH | SIDA LOO KHAARIJIYAY | 'WAXA LOO ADEEGSADAY'
12:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 60 М.
QISO CAJIIB AH OO KU DHACDAY GABAR INGIRIIS AH. YAAB!
16:10
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 130 М.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 39 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 26 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 87 МЛН
SAFIYA TUSMO & JACAYLKEEDA ''AJNABIGA AH' WAX BADAN KA OGOOW
37:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 255 М.
WARAYSIGII UGU HOREEYAY IYO EHALADA FANAAN OOMAAR BAR BAR
13:55
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 52 М.
HOOYO 75-JIR AH OO ARIN CAJIIB AH SAMAYSAY
10:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 134 М.
UBAX CUMAR CURADDII ''CEERIINKA LAGU CUNAY.''
24:53
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 198 М.
Guurkii Xaaskii Laqawey Part1 #qiso
27:07
HIGSI NO.1
Рет қаралды 42 М.
WIIL CADAAN AH OO DHIBAATO BADAN USOO MARAY INUU MUSLIMO.
16:06
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 163 М.
DHACDO UGUB AH HOOYO SOMALIYEED OO GABAR INGIRIIS AH 'CUNTAY'
17:25
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 341 М.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 39 МЛН