No video

SULDAAN SEERAAR IYO QAALI LADAN | QURUXDA HABLAHA MUDUG | SHOWGA NAIROBI | 2019 OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 148,405

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

SULDAAN SEERAAR AROOSKII
REE GAALKACYO IYO
REE DHAGAXBUUR ISKU ARKEEN..
QURUXDA HABLAHA MUDUG
NEW SOMALI MUSIC VIDEO
2019 OFFICIAL VIDEO 4K
..............................................
SHOWGA NAIROBI
VALENTINE'S DAY NAIROBI...
HABLO WADA QUREESHOO
LOO WADA QUSHUUCOO
QURUX IYO ASLUUB BADAN
MUDUG QAYBAHEEDAA AA
QUDHA LOOGA XULI JIRAY
QAALI LADAN IYO RASMI RAYS
SULDAANKA GEESKA
LIVE: VALENTINES SHOW 2019 NAIROBI
.............................................
 HEESTA: MARYAM - QARAN BILA - MARYAN
 EREYADA: ABWAAN CABDULLAHAI XAWAAN
 MUSIC: MAXAMED YARE
 LAXANKA IYO CODK WAA SULDANKA GEESKA
 ALFNAAN: SULDAAN SEERAAR
 EDITED NY ANAD PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
©ABDIASKARITUBE 2019
"All rights reserved"
........................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 261
@princessdhamoali5286
@princessdhamoali5286 5 жыл бұрын
gabar mudug ana ahe😍😍😍 intii Rer mudug eh sòo muuqda yakh❤✌
@omar-farouqabu-muctasim7865
@omar-farouqabu-muctasim7865 5 жыл бұрын
Ana wiil asal jigjigaawi waaka dee 🙄😘🤔
@amiishali4110
@amiishali4110 5 жыл бұрын
Waa ikan huno mudug hablo qurxoow igu imow ❤❤❤🌷🌷🌷👈
@ruunmohamud2025
@ruunmohamud2025 5 жыл бұрын
Me gclo reer mudug ma qarsoomaan really haplo quruxoon udaa❤❤❤❤
@maxamednuurcramaan8091
@maxamednuurcramaan8091 5 жыл бұрын
Ana gabar reer mudug ubahan nacalla shaydan kutaale
@omar-farouqabu-muctasim7865
@omar-farouqabu-muctasim7865 5 жыл бұрын
@@ruunmohamud2025 huuunooyin sharaf madaxaad nio sarantihiin Galmudug + Som State talow maxay aska dhali lahayeen 😘😍😙
@Nina2019
@Nina2019 5 жыл бұрын
Am so happy ina ka mid ahay gabdhahaas la amaanay 😘😘😘 ree xaaji saleban girls 🔥🔥🔥😍🥰🥰🥰❤️❤️❤️🖤💯
@amiishali4110
@amiishali4110 5 жыл бұрын
Sidoo kale qali lkn amaan waba kadhan nahay
@mubarakhassan8008
@mubarakhassan8008 5 жыл бұрын
❤❤❤😍💪
@Husenyaano554
@Husenyaano554 7 ай бұрын
Ayyyy rer xaji saleban Idina jecliyaa from ogadeen sidalalana jarba waxed latihiin rer abtigay marexaan ❤️‍🩹🫀💋💗cabidwaaq mudug halyeey dhala
@mowlasutmad4900
@mowlasutmad4900 5 жыл бұрын
Hablaha Mudug iyo Galgaduub ONE love ❤❤❤❤❤
@taysanmohayusssufwalanwalc9055
@taysanmohayusssufwalanwalc9055 5 жыл бұрын
Galdogob miyaa kawaadaa
@amiishali4110
@amiishali4110 5 жыл бұрын
Me to huno
@mubarakhassan8008
@mubarakhassan8008 5 жыл бұрын
mudug= mudug+galgaduud
@najmafarah6696
@najmafarah6696 5 жыл бұрын
Galgadud maxaa meesha keenay .. mudug baa lugu yiri dee waa puntland dadka laga hadlaayo ...
@mowlasutmad4900
@mowlasutmad4900 5 жыл бұрын
@@najmafarah6696 Lkn ani Waxan jeclahay wa Qeybta Mudug Galgaduud Means Gal_Mudug State
@kowsarinaabdi5196
@kowsarinaabdi5196 5 жыл бұрын
Hubaal inay gabdhaha mudug qurux badan yihiin dhulkygii❤❤❤💋💋
@aniitaahmedchannel9520
@aniitaahmedchannel9520 5 жыл бұрын
Saxiix
@umaymamahamed4539
@umaymamahamed4539 5 жыл бұрын
@@aniitaahmedchannel9520 run badanidaa mudug qurux udaa
@mohamedlampard7042
@mohamedlampard7042 5 жыл бұрын
Gabareey caadi is dhig hablaha soomaaliyeed oo dhan ayaa quruxbadan
@amiishali4110
@amiishali4110 5 жыл бұрын
Sax masha allaah amaan oodhan hadii lasheego waba kasareynaa alxm ❤❤🌷🌷🌷🌷🌷❤❤❤❤💪💪💪👏👏👏👏🙏👈
@kowsarinaabdi5196
@kowsarinaabdi5196 5 жыл бұрын
@@mohamedlampard7042 gabdhaha wafolxun yihiin mabadhihin dhextuur iskada lol 😂
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 5 жыл бұрын
Been maaha Hablaha Mudug wey Qurxoonyihii Hooyadry baa kamida Mnshllh I love Hablaha Mudug Abaryaraheey Loveeeeeeeeee
@amiishali4110
@amiishali4110 5 жыл бұрын
Me to habo 👏👏👏👌👌👌❤❤❤👈
@yartiireergalmudug5835
@yartiireergalmudug5835 5 жыл бұрын
We love you habo macaan💞😍
@asturan_edebsan5630
@asturan_edebsan5630 5 жыл бұрын
Viva galmudug 😍😍specal xarar dheee iyo jowle iyo cadaado
@fartuunshabdullahi6445
@fartuunshabdullahi6445 5 жыл бұрын
Mansh.allaah xaradhere jowle jecliya waa dhulkeyga hooyo wadan aad u qurux badan
@queenfaadumo4262
@queenfaadumo4262 5 жыл бұрын
Suldaan seerar waad mahadsantahay anagoo ah gabdhaha reer mudug ilama adeeriyaalow soo runta ma ahn gabadhee ah reer mudug farta tag ❤❤❤
@vanismachannel2335
@vanismachannel2335 5 жыл бұрын
HABLAHA MUDUG ❤ JECLIYAA DADKEYGA 💯
@yahyehusseinroble1773
@yahyehusseinroble1773 5 жыл бұрын
Sabirin colow isoqabo huno Fb Boqor yahye
@nasteexocadey3927
@nasteexocadey3927 5 жыл бұрын
Melwalbo.jogno.wan.muqanaa.Masha Allah reer mudug
@yartiireergalmudug5835
@yartiireergalmudug5835 5 жыл бұрын
Hobyo qaayaheediyo qasriyadii Cadaado 😍😍💞😘❤️👏👏 Suldaanka gayigga thanks👏🌺🥰👑
@kafizaabdi7606
@kafizaabdi7606 5 жыл бұрын
Alla macaana mudug iyo cadado dhulkeygi❤
@amiishali4110
@amiishali4110 5 жыл бұрын
Masha allaah alow barakey mudug iyo cadaado carfow❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷👈
@manalmohamed4829
@manalmohamed4829 5 жыл бұрын
4:49 😂😂😂 Rasmi rays way iga qoslise bisinkow qabyalad badana ❤️ Dhagahbur Qorahay❤️ dhiga kacay boqorayda❤️
@wanaagjecel9136
@wanaagjecel9136 5 жыл бұрын
Maba aqan marka cadaado iyo hobyo maqlo xaadaba iska key kacdo allow barakee goboladeyda😍
@amiishali4110
@amiishali4110 5 жыл бұрын
Dhiigaba ana ikoco dhul bar waaqo oo carafleh udaa 🌷🌷🌷❤❤❤❤🙏👈
@mubarakhassan8008
@mubarakhassan8008 5 жыл бұрын
❤❤💪
@ikranabdiqadir5710
@ikranabdiqadir5710 5 жыл бұрын
amiin abayo
@mohamoudhassan8223
@mohamoudhassan8223 5 жыл бұрын
Mncha allah alle ha sharafow habalaha mudug from Hargiesa Somaliland
@amiishali4110
@amiishali4110 5 жыл бұрын
Thanks.huno sido kale somalilandh love.u❤❤❤❤🌷🌷🌷👈
@duceysanlone7968
@duceysanlone7968 5 жыл бұрын
❤❤❤💗thanks
@maryancilmi6501
@maryancilmi6501 4 жыл бұрын
Thnks huno❤❤
@mariyaabdinoormaxamed304
@mariyaabdinoormaxamed304 5 жыл бұрын
Woow Maryan magaceyga iyo dhulkeygii mudug suldaankena geeska soomaaliyeed noolow
@Aar_Mudug66
@Aar_Mudug66 6 ай бұрын
Mudug abtiyaday waxay kadagan saaxo dhabad balanbal caabudwaq ayyyyy waxa ii frxad hboyinkay inay kujiraaan hablahaas la amaany walahi hablaha mudug hablaha kle waxbey dheryihiin ❤😩👸#mudug queen's
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 жыл бұрын
Gabdhaha Reer Mudug xaaskeygu kamid tahay jecliyaa gabdhaheena Gobta ah ❤️❤️❤️❤️
@MaxamedNuurdiin-jr4dr
@MaxamedNuurdiin-jr4dr 10 ай бұрын
Seedi😂❤inanta inoo ilaali❤❤❤❤❤❤❤❤hablaha ree mudug hablaha kle waxbey dheeryihiin❤❤❤❤❤
@qumandarajo9353
@qumandarajo9353 5 жыл бұрын
hobyo qayahediyo qasriyadi cadaado😍😍❤💞👌
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 5 жыл бұрын
Shib iska dheh 👏👏❤❤❤❤❤suldaanka maglka haloo baneeyo
@sirbashiir9948
@sirbashiir9948 5 жыл бұрын
Deegan keega hablahooda waan jclhy dadnimadooda hablo geesi dili kara Hablo garta goon kara mudug ugu tag
@amiishali4110
@amiishali4110 5 жыл бұрын
Sax runta kahadashay 💪💪💪💪👈
@ayaanahmed1954
@ayaanahmed1954 5 жыл бұрын
Hesta we igu socota mudug hopyo dhulki ankaberme jir ojog ❤❤❤❤💋👏👏👏
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 5 жыл бұрын
Quruxda hablaha galmudug Hobyo iyo Cadaado💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💞💞💞
@wyard8409
@wyard8409 5 жыл бұрын
Suldanka somaliyeed iyo suldanka geeska darood lol kkkkkkl Inta niic shutouts my dhiiga somaliyeed love you all
@nasriinamclindable4979
@nasriinamclindable4979 5 жыл бұрын
Hubyo qayahedo iyo cadado qasrikeda viva gabdhaha mudug😘❤️❤️
@enaapdinaserfaarah3382
@enaapdinaserfaarah3382 5 жыл бұрын
Dhegahbuurta qaniga Qoraxeey yaaa kusoo bara😍😍😍😍😍😍😍😍
@cabdicaziizgeedi401
@cabdicaziizgeedi401 5 жыл бұрын
Mudug dhul boqortooyo Wax lahubo waaye ❤❤👍👍👍😍
@amiishali4110
@amiishali4110 5 жыл бұрын
Sax allow barekey❤❤🌷🌷❤🌷👈
@cabdicaziizgeedi401
@cabdicaziizgeedi401 5 жыл бұрын
@@amiishali4110 aaameen quen ❤❤💕👍🙏
@fatimariyaadjama742
@fatimariyaadjama742 5 жыл бұрын
Wow my gobalkayga mudug alha afka kuma gooyo suldaanka geeska
@ayaanahmed5117
@ayaanahmed5117 5 жыл бұрын
Hobyo qayaheediyo qasriyadii cadaado hablaha mudug axyaaa dadkayga ❤❤❤👌👌👌👌👌❤
@roxantajaceylkaitsme4143
@roxantajaceylkaitsme4143 5 жыл бұрын
❤❤❤wiilsha noo amaan an kuyacnee 😂😂
@nuuradde4988
@nuuradde4988 5 жыл бұрын
sahan Teneg wadhar santahay
@roxantajaceylkaitsme4143
@roxantajaceylkaitsme4143 5 жыл бұрын
@@nuuradde4988 Sowmah 🤣
@nuuradde4988
@nuuradde4988 5 жыл бұрын
wlshey manta dumarka aya logu talagalay abayo
@hamsemarwaan5663
@hamsemarwaan5663 5 жыл бұрын
Amaanta idinka kuficn shrfey☺
@mohamedlampard7042
@mohamedlampard7042 5 жыл бұрын
Wiilasha ak 47 buu ku nacay suldaanka
@boqoradapuntland1250
@boqoradapuntland1250 5 жыл бұрын
8ban so galay my dhuuxa ❤🇸🇱❤🇸🇱🇸🇴
@missmudug9247
@missmudug9247 4 жыл бұрын
Waatan naag rer mudug hg sacad eh😊💕
@munaaxmed1870
@munaaxmed1870 5 жыл бұрын
Fanankeyga aan taageero suldankeyga allaha ika daayo
@amiishali4110
@amiishali4110 5 жыл бұрын
Hablo quruxoow mudug ugu imow suldaan halkeeda dhigtay 🌷🌷🌷🌷🌷❤❤❤👏
@xafsocabdulaahi1999
@xafsocabdulaahi1999 4 жыл бұрын
gabar galmudug ban waxan kasi ahay gabar mudug wuuuuw suldanka geeska ❤❤❤
@africantv540
@africantv540 5 жыл бұрын
Galmudug ✔♥️
@mushtaaqfarhan7937
@mushtaaqfarhan7937 3 ай бұрын
Only hablaha hg heestoodi hablihii mudug❤
@salmaismaaiil7192
@salmaismaaiil7192 5 жыл бұрын
Mudug dhul.udug💙💬💚 💯💯💯🔥🔥🔥🔥
@nimcoabdullahihashi9837
@nimcoabdullahihashi9837 5 жыл бұрын
Viva mudug dhulkeygi ❤❤❤❤❤
@rahmaahmed231
@rahmaahmed231 5 жыл бұрын
Gabdhaha somali oo dhan waa wada qureesh
@munahassan5565
@munahassan5565 5 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ woow waxaan u mahad celinayaa abwaan Abdulahi Xayawaan,suldaan iyo Abdi Askari ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👌👏👌👌👌👌😍😍😍
@amiishali4110
@amiishali4110 5 жыл бұрын
Woow afkaada malab lagu qabay ❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷👏👏👏👏👈
@nimconitaindhauroon8672
@nimconitaindhauroon8672 5 жыл бұрын
Qaraduwaryug liyo qoraxey kuso bara ala qoraxey jecliya mesha leygu so barbariyy I miss you my dadkeyga ❤❤❤💋💋💖💜👌💪
@raxmoabdi3836
@raxmoabdi3836 5 жыл бұрын
Mudug❤❤❤
@ashrafanoor4985
@ashrafanoor4985 5 жыл бұрын
Hapalaha puntiland oo dhan wada diomond Allow no daa gabdhahayaga one love 💘💘💘
@saadluulhassan2021
@saadluulhassan2021 5 жыл бұрын
Cadado galgaduuda mudug love
@kaifhassan9230
@kaifhassan9230 5 жыл бұрын
Habalaha galmudug ❤❤
@walaxwalaxbeauty7533
@walaxwalaxbeauty7533 5 жыл бұрын
Wey quruxbadayihiin aad iyo aad
@amiishali4110
@amiishali4110 5 жыл бұрын
One love mudug ❤❤❤❤🌷🌷🌷🙏👏👏👏👏👏👏🙏🙏💪💪💪💪♥♥❤❤👈
@moyeeydahooy4576
@moyeeydahooy4576 5 жыл бұрын
Nolada hablaha mudug
@vanismachannel2335
@vanismachannel2335 5 жыл бұрын
@amiishali4110
@amiishali4110 5 жыл бұрын
👏👏👏🌷🌷🌷♥♥♥❤💪💪🙏👌👌🌷👈
@sharfandowla9252
@sharfandowla9252 5 жыл бұрын
Waaw suldanka geeska nolow
@iqraosman7223
@iqraosman7223 5 жыл бұрын
Sacdiyo simaney xbbti sorry showgan cajabka ah wad kamaqned anigabo niyad umahayo adiga kamaqan ileni alle haku cafiyo adigo nabad ahna hakula keno aamen
@malmo4235
@malmo4235 5 жыл бұрын
Fanaan La Iskama Dhigo ee Ninkan waa legend 😳 Woow
@calinuur8907
@calinuur8907 5 жыл бұрын
Suldaanka taageero badan oo habargidir oo ku helaa heestaan waloow ninkaan uu yahay Fanaaan tagay
@Husenyaano554
@Husenyaano554 7 ай бұрын
Ayyyy Mudug halyeey dhala from galguduud 😢❤dadkeygiiiii wan idin jeclahay wale galmudug iyo Mudug ❤😊mashalah geesi dhala Gobolkq Mudug afka somaliga gobolkiii laga qoray Mudug ❤galkacyo mashalah we are😂rer mudug from cabudwaaq
@amranmowlid3482
@amranmowlid3482 5 жыл бұрын
Viva mudug
@bakarbiixibootan4742
@bakarbiixibootan4742 5 жыл бұрын
Mudug markii la dhaho qali ladan aya so oroday markii dhagax buur la dhahay rasmi reys aya iso kilkishay hhhhhh naag waliba dhigaa qadaayo yaaaah hhhhh
@fatmamohamud9163
@fatmamohamud9163 5 жыл бұрын
Hobyo godan jecliaa😘😍😍
@anabahmedmohamed8941
@anabahmedmohamed8941 5 жыл бұрын
Wow Xaqiiq iney dumar Qurxon yihiin shaki kuma jiro taaas 💋💋💋😍😍😍
@gobaadgaridumar2730
@gobaadgaridumar2730 5 жыл бұрын
viva magal madxada dhusamareeb a galmudug
@balqiisbulhan4067
@balqiisbulhan4067 5 жыл бұрын
❤❤❤❤Qoraxeey😍😍😍
@homesidehunter6817
@homesidehunter6817 5 жыл бұрын
One way ticket to cadaado... meshaas gabdho qiimaleh lagu sheegey
@kafizaabdi7606
@kafizaabdi7606 5 жыл бұрын
Laguso dhawena huno
@hamdiahmed3909
@hamdiahmed3909 5 жыл бұрын
maxaa lagu shegi wayay midhaa adigan qiimo lahayn viva gal mudug 👌👌👌
@dekhohussein9141
@dekhohussein9141 5 жыл бұрын
Wellecom to adado
@sacdiyofaarax9201
@sacdiyofaarax9201 5 жыл бұрын
saas wye hn
@ruunmohamud2025
@ruunmohamud2025 5 жыл бұрын
Aaad io aad haplaha mudug qamar nuuraya wee yihiin really waa haplo aan la heli karin karti io qurux qiimahana ugaaryahy viiva mudug girl's ❤❤😙😍😙❤😙😍😙❤😙😘😙❤😍😙❤💯
@qaysfarah9859
@qaysfarah9859 5 жыл бұрын
Ilove gabadha ha mudug qarniyadi hore tagay
@arwaaxmedia1548
@arwaaxmedia1548 5 жыл бұрын
Kan fanan waaa dhafay suldan fanan somaliyeeed igadheh
@Jamaalofficial
@Jamaalofficial 5 жыл бұрын
Masha Allah hablaha mudug
@ApbdiqaniAnaa
@ApbdiqaniAnaa 5 жыл бұрын
Gabdhaha mudug gabadh hala IGA siiyo Waa amaanan yihiin
@amiishali4110
@amiishali4110 5 жыл бұрын
Soo dhowoow diyaar gabar asluubleh oo quruxleh mudug ugu imow huno
@rahmaaay8642
@rahmaaay8642 5 жыл бұрын
Mudug ❤
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 5 жыл бұрын
Wixi Hablaha Mudug Love u dhamaantiin ❤❤🔥🔥🔥🔥
@amiishali4110
@amiishali4110 5 жыл бұрын
Me to qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤👈
@nazer4644
@nazer4644 5 жыл бұрын
dhagaxbuur❤
@munasarmaxamudmaxamed1227
@munasarmaxamudmaxamed1227 5 жыл бұрын
Arduqdu mey waalantahay mise qadiyada ayaa kuweeen Heee 🇸🇴🇸🇴🤣🤣😍
@nimcaanyare2587
@nimcaanyare2587 5 жыл бұрын
1:35 Luul Sigaale Waaba Maamo Waynoo Cimriyee May Iska Cibaadaysato Yaab🤔
@abdishakurhussein6777
@abdishakurhussein6777 5 жыл бұрын
Qofka yar yaa yiri cibaado lagama rabo
@mohamedlampard7042
@mohamedlampard7042 5 жыл бұрын
Adiga maxaa cibaadada kuu diiday wllo
@Yasminna_mohhha
@Yasminna_mohhha 5 жыл бұрын
Esmail Abdirahman Halagga Baashalo
@ssh1898
@ssh1898 5 жыл бұрын
Please wlyal gabdhaha reer Nairobi wahan kula talin laha bal inad yara hishotan ragana ka fogatin adun liibin maleh wlo
@lajaceleyqurx4658
@lajaceleyqurx4658 5 жыл бұрын
Waaw mudug Cadaado 😻😻
@ayaannaxidigtaawdal6408
@ayaannaxidigtaawdal6408 5 жыл бұрын
Viv reer mudug io suldeynkeyga
@quenelma6369
@quenelma6369 5 жыл бұрын
Woooow best song wllahi
@amiishali4110
@amiishali4110 5 жыл бұрын
Mudug allow barakey 🌷🌷🌷👈
@snowqueen9755
@snowqueen9755 5 жыл бұрын
Hobyo qaayahediii iyo qasriyadii cadaado ♥️
@ruunosman1921
@ruunosman1921 5 жыл бұрын
afkaga caano lagu qabay❣❣❣
@FatimaAbdi-fg7dg
@FatimaAbdi-fg7dg 2 ай бұрын
Ayy girl's mudug❤😊
@seynab1857
@seynab1857 5 жыл бұрын
😁😁allah hana cafiyo danbi laisla dabalanaya😂ke hesay iyo ke sogaliye iyo kuwa dawanayo allow na cafi😍😙😙😙🤔😙😙😙
@aminaabdirashid8830
@aminaabdirashid8830 5 жыл бұрын
Reer muduG👏
@canabxanaan4495
@canabxanaan4495 5 жыл бұрын
kaalinta 6 aadbaa soo galay saaka😍
@hooyomaryaangabadheda1659
@hooyomaryaangabadheda1659 5 жыл бұрын
Islanta fanaxda leey balo showkasta mey taganthy allow ale seey isledahy iga daran 😯
@ifrahmuktar8256
@ifrahmuktar8256 5 жыл бұрын
Haa ma ila aragtay show kasto waan ku arka
@hooyomaryaangabadheda1659
@hooyomaryaangabadheda1659 5 жыл бұрын
@@ifrahmuktar8256 haa qali wlhy iswalaqa iga daran
@ramlacadeey2328
@ramlacadeey2328 5 жыл бұрын
Fanad wye dee MX utagna wesy
@hooyomaryaangabadheda1659
@hooyomaryaangabadheda1659 5 жыл бұрын
@@ramlacadeey2328 fanand miya huuno??
@Neyma884
@Neyma884 7 ай бұрын
Nag rer mudug oo rer galkio dhalada 😊❤mudug bila thanks inader for your compliment
@user-ig8dr9qc5r
@user-ig8dr9qc5r 3 ай бұрын
OnlY___0G Girls❤👭
@mrsharmamrsharma7242
@mrsharmamrsharma7242 5 жыл бұрын
suldaanka ku taageera wllky noolw waligaa hadhicin ooo haliicin
@mohameddheere7998
@mohameddheere7998 5 жыл бұрын
Waa hees kala kacsan Woooooooooow Waaaa heeeees Shidan
@sowdoabshir4390
@sowdoabshir4390 5 жыл бұрын
Hobyo
@chocolatejecel7110
@chocolatejecel7110 5 жыл бұрын
Ma indhaheygaa mise hablahoo idil wajigooda bur baa lagu jiiday (maybe except Qaali ladan?)
@khatrahassan5563
@khatrahassan5563 3 жыл бұрын
Dhagaxbuur markey maqleen Isla qayliyeen
@hilowhaykal9399
@hilowhaykal9399 5 жыл бұрын
Papapapapa Show gii mudug muu Noqday
@qadroahmedfarah794
@qadroahmedfarah794 5 жыл бұрын
i love gabdhaha mudug
@hilkas31
@hilkas31 2 ай бұрын
marka girls ❤
@adiljoon5817
@adiljoon5817 4 жыл бұрын
afkada caano mac lagu qabay inan gabdho xul nahy waa hubal mudug girl😍
@hilowhaykal9399
@hilowhaykal9399 5 жыл бұрын
Anna waan soo wadaa insha allah Mid lamid love to love
@alexbagwelljr7223
@alexbagwelljr7223 5 жыл бұрын
Mudug ❤️❤️❤️❤️❤️
@DeqoAbdullahi-dx4yr
@DeqoAbdullahi-dx4yr 3 ай бұрын
Gawadha mudug 2024/ 5/27😢❤
@ayuubbaremohamed8452
@ayuubbaremohamed8452 5 жыл бұрын
Hablaha mudug❤❤
@ladaniitaluza6369
@ladaniitaluza6369 5 жыл бұрын
Waa Kaaaa ❤❤❤❤❤
@xamdaxuseen4035
@xamdaxuseen4035 5 жыл бұрын
I love you galgaduud umcc
@bigislowumr4430
@bigislowumr4430 5 жыл бұрын
I loveyou
@nasteexomohamed3149
@nasteexomohamed3149 5 жыл бұрын
Suldaanka
@sowdoabshir4390
@sowdoabshir4390 5 жыл бұрын
Galmudug miyee jirta meel aan dhafsado
@inaoday7943
@inaoday7943 5 жыл бұрын
Seeraar fnan jira
@quruxsaninamohamed8108
@quruxsaninamohamed8108 5 жыл бұрын
Sxbkeey walee waad iamaantay allaah kusharfo
SULDAAN SEERAAR HEES CUSUB 2020 HABLAHA MUDUG
7:00
PILAAL MEDIA GROUP
Рет қаралды 6 М.
Please Help Barry Choose His Real Son
00:23
Garri Creative
Рет қаралды 23 МЛН
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 48 МЛН
Schoolboy Runaway в реальной жизни🤣@onLI_gAmeS
00:31
МишАня
Рет қаралды 4,1 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 427 М.
AHMED RASTA DARDAARAN HEESTI FARXIYO KABAYARE OFFICIAL VIDEO
7:12
Fanka North America
Рет қаралды 8 МЛН
Suldaan Seeraar Isoo Noqo Showgii Jabuuti 2021
5:52
Waqal WStudío
Рет қаралды 299 М.
SULDAAN SEERAAR HEES CUSUB | UGBAAD | 2019 BY AFLAANTA STUDIO
6:25
Aflaanta Studio
Рет қаралды 428 М.
SULDAAN SERAAR HEESTII UGBAAD OFFICIAL VIDEO 2018 DIRECTED JUNDI MEDIA
6:16
Please Help Barry Choose His Real Son
00:23
Garri Creative
Рет қаралды 23 МЛН