BILKHAYR AHMED | DABAYL CAAFIMAAD | DHAMMAADKA SILSILADDA DANGUUD | GUUSHA SOMALIA | PART 15 | 2022

  Рет қаралды 120,097

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

Пікірлер: 116
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 2 жыл бұрын
Raalli gelin... Hergab Kulul baa i helay, sidaa awgeed codki baa iga lumay.. Hambalyo Dhammaan Saaxibbada Danguud..
@jawahirabdullahi9304
@jawahirabdullahi9304 2 жыл бұрын
Viva bilkheyr
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 2 жыл бұрын
Welcome back abdi Askari Keep going
@maryanabdi6877
@maryanabdi6877 2 жыл бұрын
Hampalyo ABDI ASKARI WLLO MCN WAXAN KURAJAYNAYA INAD GUULAYSATO AADBAD UMAHADSANTAHY WALIGA JIR OO JOOG CAAFIMAD KUWAAR SIDAD SILSILADA NOGU SO WADAY
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 жыл бұрын
Ilahey haku caafiyo wllkey hambalyo
@RealIslaamic
@RealIslaamic 2 жыл бұрын
Zidanbad ku viicnayd
@ashheart9761
@ashheart9761 Жыл бұрын
Walaal halkaa ka sii wad illaahay baad ka farxineysaa Hadaad walaalo kala tagay wada jirkoodii soo celiso Waxay ka mid yihiin waxyaabaha Kannooyinka illaahay lagu galo illaahoow 5tii Walaalaha Soomaaliyeed ahayd wada midee Aamiin 🤲 yaa Rabi.
@shankaron4736
@shankaron4736 2 жыл бұрын
Soomaali Hishiisa Dunina Hishiis la ah Xabiibul Malaayiin Mudane Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamud Hambaliyo ✊🏼🇸🇴✊🏼
@ayancabdiraxman2231
@ayancabdiraxman2231 2 жыл бұрын
masha allah dumashidayo jano manta hanbalyo kunjer boqoradena iyo dalkena 🥰❤❤
@ubaxdugsiya363
@ubaxdugsiya363 2 жыл бұрын
Ayyy masha llaha Silsiladan Intey socotay Kilibkii ugu Xamaasada IYo Xikmada badneed hdna Noqotay Dhamaadkii Danguuud oo Soo af jaray Fananada Cod iYo karti isku darsatay Bilkheyr Ahmed Cod Dahab ❤️🇸🇴❤️ Somalia Somali baa Leh🇸🇴✊🤸‍♀️
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 2 жыл бұрын
Abwaan Abdullahi Xawayaaan Horay u soco Thanks Abdiaskar tube
@xabsocali3247
@xabsocali3247 2 жыл бұрын
Ayy m.a dabeel caafimad wadiyo midnimo daawo aan arka alow somali dhaman qalbiya doda isku fur 💓🇸🇴somalinimo
@bishaaroadan6992
@bishaaroadan6992 2 жыл бұрын
Danta guuud waa dadteeena somaliya oo Subax cusup u curtay Hambalyo Hambalyo somalia Guul aan dhaman❤❤💪
@maxamadcirro384
@maxamadcirro384 2 жыл бұрын
Ma.allah abyo huno Allah ku xifdiyo bil.kheyr
@ilkacasguure1287
@ilkacasguure1287 2 жыл бұрын
Masha allah bilkhayr aadban ufarxa wlhi saad uasturan thy una dhawrtay dhaqankeeni zamaa horay usoco xppti bahda abdi askarina wxn lee yhy tnx🙏
@shacnidaimon6936
@shacnidaimon6936 2 жыл бұрын
Woow. Bilkheyr qurux Dumar Naag adag keep going Abdi Askari KZbin
@abdigarad3341
@abdigarad3341 2 жыл бұрын
Darwiish masha'alaah 💘❤💕♥💖💗💘❤💕♥💖💗💘❤💕♥💖💗💘
@maxmedaadangorod2060
@maxmedaadangorod2060 2 жыл бұрын
Guul inshallah soomaalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴
@mohaaadam9335
@mohaaadam9335 2 жыл бұрын
Mshalh bilkhayr jano waan kugu faana soomalinimo adaa horseeday Fanaaanad qaran horay u soco wlaaal igu qaaali ah Soomalinimo muujiya si qaranku horay ugu socdo fadlan soomalinimo💟💗💗❣💯💯💯💯💯💯💯💯
@abuukarali474
@abuukarali474 2 жыл бұрын
Dhamman dadki ka qeyb qaatay qorsheynta silsiladaan waxan leeyahay hambalyo allahna waxan u weydiina cimri dheeri allaw ka ilaali wax dhibaata ukeena aamiin aamiin aamiin
@saalaxkamadhece7522
@saalaxkamadhece7522 2 жыл бұрын
Midnimado daashaad wadaa Mirood dhaxaysaad wadaa Markaan shalay kuu diraa Markaad idishaan damqaday Miskeedsey hashoon kacee Maantana muqdishana dhistoo Ku meel mara oo tashada Maandeeq baan maalayo Majiidkaan magansadoo May baan udabaal degee Thanks abdi askari tube
@hanuubintuhusen8902
@hanuubintuhusen8902 2 жыл бұрын
WOW saas waaye 🥰❤️
@ashheart9761
@ashheart9761 Жыл бұрын
Maashaa allaah illaahoow waad na wada mideyn kartaa Walaalayaal 5ta Soomaaliyeed oo dhan Aamiin 🤲 yaa Rabi 🤲💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕💕💕💕
@cabdallecismaan3264
@cabdallecismaan3264 2 жыл бұрын
Naga badan soomaalinimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@abwaanqoorqoor2415
@abwaanqoorqoor2415 2 жыл бұрын
Masha Allah dhikii laga baxay ALLAH qalbiga soomalida ALLAH haisku wanaajiyo
@waxsoosaar
@waxsoosaar 2 жыл бұрын
SOOMAALI HESHIIS AH 🇸🇴🤝🏾🇸🇴 DUNIDANA HESHIIS LA AH. GUUL & GOBANIMO! MUDANE XASAN SHEEKH GARABKAADA ALLAHA GALO. XILKAA CULUS EE LAGUU IGMADAYNA ALLAHA KUGU GUULEEYO. MAAMULE, MIDEEYE, MAAREEYE, MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD SOO NOQOSHO WACAN. SOOMAALIYA HA NOOLAATO! SOOMAALIYA HA ISRAACDO!! 💙🇸🇴💙 ALLAAHU AKBAR ✊🏾 ALLAAHU AKBAR ✊🏾✊🏾 ALLAHU AKBAR ✊🏾✊🏾✊🏾
@abdigarad3341
@abdigarad3341 2 жыл бұрын
Hassan sheekh waa madaxweyne nabadeed ..farmaajo waa in maxkamad la soo tagaa danbigii uu dalka ka galay
@xamdaidiris8644
@xamdaidiris8644 2 жыл бұрын
Keep going walakay macan 🥰🥰🥰
@aminoxasanmaxamud9844
@aminoxasanmaxamud9844 2 жыл бұрын
Maasha allah bil kheyr ahmed allaha ku xifdiyo
@cabdiaskar9294
@cabdiaskar9294 2 жыл бұрын
waxa wali laga yaaban yahay cida qoolka ka furtay abwaan c.laahi xayawaan💥💥💥💥
@ashheart9761
@ashheart9761 Жыл бұрын
Masha Allah illaahoow 5 teenii Walaalaha Soomaaliyeed Ahaan jirtay Allow na wada midee Oo bogeena burcad isku keen wada mari Oo qalbiyadeena wada fahan sii wax walba oo dhacay in ay ku dhaceen qadarta Alle weyne darteed, Intii naga dhimatay dhan kastana ilaahay ha u naxariisto Aamiin 🤲 Qabriyada Allaha u waadiciyo Aamiin Udgoon iyo iftiin Allaha uga dhigo Aamiin Inta hartayne walaalo aan coloobin waligood Alloow naga yeel Aamiin 🤲 yaa Rabi 🤲❤❤❤❤❤
@abwaan.suudiyare
@abwaan.suudiyare 2 жыл бұрын
ToLLHi laxankii way keentay codbaa kujira fanaanadaan top
@jimalejey6743
@jimalejey6743 2 жыл бұрын
somali hanolada ❤
@mohamedabdikadir8323
@mohamedabdikadir8323 2 жыл бұрын
Wow bilkheir Ahmed boqorada codka
@seynabyoonis1318
@seynabyoonis1318 2 жыл бұрын
Masha allah Bilkheyr janno Danguud by by Wax badan ban sugay walee
@najmaymohamedhusseinhussei8534
@najmaymohamedhusseinhussei8534 2 жыл бұрын
Keep going wlshy
@cabdiraxmaanmaxamed6479
@cabdiraxmaanmaxamed6479 2 жыл бұрын
man sha alaah
@mohamedamin-rw5lu
@mohamedamin-rw5lu Жыл бұрын
Dihin dacalka Garissa iyo Jigjiga 🔥🥰✌️
@saladmaxamed6936
@saladmaxamed6936 2 жыл бұрын
Somali weyn midnimo iyo wanaag
@hamdanoor3535
@hamdanoor3535 2 жыл бұрын
Waan farxay oo waxaanba mooday somalia in ay heshiisay walaahay oo is wada raacday baan mooday illahow noo rumee oo somali qalbiyadood burcad isku mar
@fathiaseyed6959
@fathiaseyed6959 2 жыл бұрын
Guul inshallah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲
@sahruja5777
@sahruja5777 2 жыл бұрын
Hambalyo 💯💯💯❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hafsahabi9715
@hafsahabi9715 2 жыл бұрын
First one comment 😁
@sagalhashi6373
@sagalhashi6373 2 жыл бұрын
Xamar baa bilaawday xamar baana xirtay silsilada waan ku faraxsanahay
@xaliimosiidi4709
@xaliimosiidi4709 Жыл бұрын
hhhhhhhhhh❤❤❤
@xaragoofficial5608
@xaragoofficial5608 2 жыл бұрын
In badan ayan sugayay lkn inay socoto ayan ad uu jecla silsiladani runti
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 Жыл бұрын
Darwiish Dadkeedana way Laysay taasne yaan la inkirin. Kaligoodne lama dagaalamin cadowga taasne yaan la xaqir. Taariiqda been yaa laga shergin Horayne haloo socdo❤
@jawahirabdullahi9304
@jawahirabdullahi9304 2 жыл бұрын
Dawa da'inta Allow nogayel ....dabahan manta ambaqadne
@yasminibrahim7524
@yasminibrahim7524 2 жыл бұрын
Siday u socotay ma midnimaad sheekada ku soo xidhay gabagabadayadii ayaa hadhy 👍
@nasramohamud1629
@nasramohamud1629 2 жыл бұрын
Midnimada sas haka qabin abayo Shacab isku xiran oo mida uunbey lamacno tahay Siyasadi waa halkeda lkn ma benba dadku iney isu xiran yihiin
@mohailkacase3237
@mohailkacase3237 2 жыл бұрын
@@nasramohamud1629 ta Rabno watas lkn midnimo dhuled iyo mamul isku keni meno tas walalo a ahaan is cawiya bis
@shaafkaabdulle5939
@shaafkaabdulle5939 2 жыл бұрын
Dabeey caaafimaaad hees hees dhaafatay abwaaan xayawaaan waa abwaan somali kalin wayn uga jidho Arooskayga ayaaa dhawaan dhici rabo abdi askare whats.appka abwaanka isiii heeska xaaskayga ayaaan ii samay dhihirabaa Waxan rabaa Heesta hibo iyo hanad Ereyada abwaan c/ xayawaan Laxanka s..nuur goore jini shume Codka suldaan seere insha allh
@HaZa12
@HaZa12 2 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 Waa hal 🥰💪🇸🇴
@AbduqaadirMowluud-o9x
@AbduqaadirMowluud-o9x 9 ай бұрын
🎉Somali guul
@rufaciterso2409
@rufaciterso2409 2 жыл бұрын
Jijiga iyo garisa🇬🇲❤
@aasiyakarateey8182
@aasiyakarateey8182 2 жыл бұрын
Darwiishkii😢😿🐎
@shukriladan8244
@shukriladan8244 2 жыл бұрын
Rabbow isu keena daa
@aflaantamaanta1580
@aflaantamaanta1580 2 жыл бұрын
Adiga dhexbaa bahasha ka tahay. Bilkhayr. Fariid waxaad isticmaazhay siyaasdii farmaajo ee uu carabta dhex ja noqday kk
@dhamaystiran7287
@dhamaystiran7287 2 жыл бұрын
5 somali ❤🇩🇯🇸🇴💚🤍❤
@faithchanell628
@faithchanell628 2 жыл бұрын
Abdi askari walal mcn codsi ayaan sitaa fanka inaan ka mid noqdo Ayan rabaa pls garab isi walal mcn 🙏🙏🙏🧎🧎🧎🧎🙏🙏walal mcn hormarkeyga inaan halkaas ka bilaabo ayaan rabaa 🤔👑 jawaab Ayan Kaa sugaa 🙏🏃🔗
@mohamedsaidmohamud5920
@mohamedsaidmohamud5920 2 жыл бұрын
Manshall keep ongoing
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 2 жыл бұрын
Madaxweynaha umada somaliyeed alle xilka ha u fududeyo apdiaskari inad so xidho may ahayn silsiladan lkin enway hampalyo 🤗
@mohailkacase3237
@mohailkacase3237 2 жыл бұрын
MD xamar dheh ile mel kle ma dhafe
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 2 жыл бұрын
@@mohailkacase3237 haa nio anba wan ogahay inu muqdisho o keliya ka talinayo
@mabsuudmahamedmuuse5633
@mabsuudmahamedmuuse5633 2 жыл бұрын
Waxaba soo socda soomaliland dalkaygii 💚🤍❤️
@canabdareen1838
@canabdareen1838 2 жыл бұрын
ha socoto silsilada
@foozia426
@foozia426 2 жыл бұрын
15 mey maxaanagA galay anagaa xuriyada kahor qaadanay
@Unbelievable-4
@Unbelievable-4 2 жыл бұрын
🏆👏🙏
@foozia426
@foozia426 2 жыл бұрын
5 ta soomaliyeed haday isu imanayan raalibaanu kanahay
@daganxaajii4324
@daganxaajii4324 2 жыл бұрын
Aabihii waxbarashadda Somalia 🇸🇴 Aabihii nabad doonadda Somalia 🇸🇴 Aabihii wadaniyadda Somalia 🇸🇴 Hambalyo mudane madaxweyne Hassan sheekh Maxamuud ilaahay xaqqa haku waafajiyo hana kuu fududeeyo xilka culus---Aamiin 🤲
@anisamaxamed1679
@anisamaxamed1679 2 жыл бұрын
akhas naa ma xasan baraf baa noo aamani waxay noo thy maalin madow
@adengedow8742
@adengedow8742 6 ай бұрын
9:00
@drshoniishamohamed1911
@drshoniishamohamed1911 2 жыл бұрын
Qabiil waa kan aan farmaajo ku weyney runtii intee lahaayeen mareexan yuu mar labaad idiin talin bay hogii qodnaa nagu rideen balse illahay noo qoray tan Day black 2022-5-15 Night black 2022-5-15
@jimalemohamed68
@jimalemohamed68 2 жыл бұрын
Maalin ayna faraxsanayn umada somaliyeed inteeda badani
@khadaralihussein7444
@khadaralihussein7444 2 жыл бұрын
Silsilad kalaan rabnaa
@xabsocade3912
@xabsocade3912 2 жыл бұрын
Waxaas baa kaa cod ah m.a
@luulsuuley1884
@luulsuuley1884 2 жыл бұрын
Dadka diidan midnimada må qabsan ka war haynin ilmaha sidii dugaaga looga qadanayo waalidkood ama ku diintii iyo dhaqankii laga badaley waxaaba ka daran kuwa jinsiga laga bedelayo oo qaniisnimo ku faanaayo alahuma najeynaa min kuli balaa
@drsBello3240
@drsBello3240 2 жыл бұрын
Farmajo came back aabo
@sacdiyocabdulahi531
@sacdiyocabdulahi531 2 жыл бұрын
saas waaye
@FarxaanCabdillahi
@FarxaanCabdillahi 18 күн бұрын
2024 10 03😂
@nimcomohamedahmed1779
@nimcomohamedahmed1779 2 жыл бұрын
Jano Waa kuwada Sxb
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 2 жыл бұрын
ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WLSHY AMA WLLKY EE SOMAALYEED
@cabdiaskar9294
@cabdiaskar9294 2 жыл бұрын
abdi askari saln dare ku tage Laa kin xayawaan yazoo dayay zowki gabayga laga xidhay
@mahmedahmed7762
@mahmedahmed7762 2 жыл бұрын
Waar midnimo laheyne adiga laftigaaga dhinac u yara janjeedha ina askarow. ina xayawaan aniga jawaabtiisa haya haddi aad dooneyso iney somaali kuu wadda sinaanto. midnimo xabaalbey ku jirtaaye yaan la farafareyn.
@salmanuura8543
@salmanuura8543 2 жыл бұрын
Ilhy hana midobeye
@thebestftb1
@thebestftb1 2 жыл бұрын
Danguud
@Amooreabdiofficial
@Amooreabdiofficial 20 күн бұрын
01/10/2024 🎉🎉
@khadarmaxamuud3604
@khadarmaxamuud3604 2 жыл бұрын
Midnimo dhimatay kusii dhaganyiin
@khalidyusuf8040
@khalidyusuf8040 2 жыл бұрын
Cod Macaana.
@sadiowarsame
@sadiowarsame 2 жыл бұрын
💕💕💕😍💕🇸🇴👏🇸🇴🥰👏🇸🇴👏🇸🇴💕💕😍
@nadiiromuuse8818
@nadiiromuuse8818 2 жыл бұрын
Comments
@maxamedxasan5506
@maxamedxasan5506 2 ай бұрын
Intaad qiirada iska daysaan musgale jawaab buu raba 😂😂😂
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 2 жыл бұрын
Beeen maaweelo manaqoto
@Lander02
@Lander02 2 жыл бұрын
Somaliland wa xuur iyo jamhuriyaad, faqash Somalia ma rabno
@xaliimosiidi4709
@xaliimosiidi4709 Жыл бұрын
meel gaaye heee
@xayatimaxamed9758
@xayatimaxamed9758 3 ай бұрын
Riyo walee xamar baa ku nool😂
@xaliimosiidi4709
@xaliimosiidi4709 2 жыл бұрын
Hhh
@salmanura5109
@salmanura5109 2 жыл бұрын
Waxaagu maha xaq midnimo ayaad ku soo xidhay dib unbaan silsilad danbe fanaaniinta somaliland ka qayb qadan doonin.
@cabdiqaadir3932
@cabdiqaadir3932 2 жыл бұрын
Jabuuti iyo jigjiga iyo gaarisa iyo hargeeysa iyo muqdisho oo walaalo ah isna booqda nabad iyo barwaaqana ah wax ka wanaagsan miyaad ogtahay?
@mohailkacase3237
@mohailkacase3237 2 жыл бұрын
@@cabdiqaadir3932 hargeysa Oo Dal lo aqonsaday marka arko i.a lkn midnimo Hoog iyo burbur ma rabo taas wata ku sirmay shalaY ?
@istahilmohamed7871
@istahilmohamed7871 2 жыл бұрын
naa waa lagu midnimo laayhye tiina uun meel mariya waxba yaan laysku xoqane. horta kuwan maba qancaan miyaa uff
@mohailkacase3237
@mohailkacase3237 2 жыл бұрын
Wata la yabay wlhi
@xaliimosiidi4709
@xaliimosiidi4709 Жыл бұрын
cuqdad is saara laabta is nadiifiye soomaali hdy in soo dhaweysy soo dhaweeye laabtiina na diifiye soomaali waa dawad
@mubarakmahadmohamed
@mubarakmahadmohamed 2 жыл бұрын
Somaliland hadaanu nahay waxba laga bedeli karimaayo qadiyada Somaliland. Ama noo heesa ama noo calaacala
@mohailkacase3237
@mohailkacase3237 2 жыл бұрын
Sax
@xaliimosiidi4709
@xaliimosiidi4709 Жыл бұрын
dad caloosha ka buko uma calaalcalno
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,3 МЛН
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 23 МЛН
MEHERKII XAYAAT EE MUCJISADA AHAA!!@SawdaBillan
46:23
Sawda Billan
Рет қаралды 38 М.
BILKHAYR AHMED NINKEEDA YUUSUF XAYBARO U QAADAY HEES AMAAN AH 2022
4:44
Riwaayad Jabuutiyaan  Hooyo ayaa Tiri
21:42
Universal TV
Рет қаралды 140 М.
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,3 МЛН