AYAAN WADANI | JAWAABTA ARAGSAN | BERBARA DOODI KAAGA XIDHAN | SILSILADDA DANGUUD | 2021 (PART 13)

  Рет қаралды 604,064

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

3 жыл бұрын

ILDUUF BAA SHAX KAA DILEE
SIDAADA ANI LAYMA DAGO
BADDA KAN DAMAACIYIYO
KENYA DAKHAR BAAN LA HELAY
SE TAAD ADIGU DAAYACDAYEE
GOLAHA KA AFDUUBATAYEE
DUBAI AAD KA IIBSATIYO
BERBARA DOODI KAAGA XIDHAN.
-----------------
NINYAHOW SHIMBIRAHA DIRSADAY
ADAAN DILLA IYO BURCIYO
HARGEYSA DOC U DHAAFINEE
INDHAHA KOONFUR DAAWADSII
---- MURANAKA BADDAN - KENYA IYO SOOMAALIYA,
KARBASHKA SILSILADDA DANGUUD
WAA LAMA HUURAAN
AYAAN WADDANI VS ARAGSAN CABDINAASIR
ABWAAN MUSGALAY OO GABAYGA LAGA XIDHAY..
HEESTI HORE EE ARAGSAN : bit.ly/3ifiKta
-----------------
DANGUUD WAA LAMA HURAAN
CODKA ABDI ASKARI | 00:07
BILLOWGA CODKA AYAAN WADDANI | 4:18 :
-----------
EREYADA: ABWAAN CABDI FAARAAX NUUR GAREEN
CODKA: XIDDIGTA XAMAR AYAAN WADDANI
MUSIC: MOWLIID XASANN FAARAX
DIRECTED BY : KABACDDE
SOOSAARISTII ABDIASKARITUBE
--------------------------
DEKADDA BARBARA
DP WORLD BERBERA NEW PORT
SOMALIA VS SOMALILAND - XAMAR IYO HARGEYSA
---------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Follow Our Instagram page: / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks.

Пікірлер: 2 100
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 3 жыл бұрын
CIYAAL XAMAR ISMUUJIYA HEEE.. SHACABKA JAMHUURIYADDA BARAKAYSAN WAA INOO HEESTA XIGTA ...
@apdi8957
@apdi8957 3 жыл бұрын
From b/weyn
@maryaliabdalla5410
@maryaliabdalla5410 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣 adeeR re waqoyi bad la Jirta adi
@mohamedmaarey9638
@mohamedmaarey9638 3 жыл бұрын
Ciyaal xamar bas haku koobin Abwaanka mesho kaso jeeda xaa u reebay Soomalind jamhuurida barakeysan waa dhahdee maxa team soomalia ama koonfur u dhihi waysay Adee far ku godan tahay Cabdiyow qoraalka sax
@apdurhmanapdullahisky7635
@apdurhmanapdullahisky7635 3 жыл бұрын
Abdi askari halyey qarankiisa jecel waayo badan nolow
@abdimessi4572
@abdimessi4572 3 жыл бұрын
cabdi askari adigu isaso sax horata marka hore
@qalbidhaya6578
@qalbidhaya6578 3 жыл бұрын
Love walalaheen muqdisho naga badan calankena buluuga ah🇸🇴🇸🇴 from jigjiga🇸🇴❤️
@zakibusuuriofficial9450
@zakibusuuriofficial9450 3 жыл бұрын
Adiga hadal kuuma yaala waa lagu gumeysta
@nawalfarah7640
@nawalfarah7640 3 жыл бұрын
Adigana Jigjiga ku gumeystaa viva Jigjiga.
@nawalfarah7640
@nawalfarah7640 3 жыл бұрын
🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@zakibusuuriofficial9450
@zakibusuuriofficial9450 3 жыл бұрын
@@nawalfarah7640 itopyanka idingmeystay idinma dhigaan
@xamdaqaali2423
@xamdaqaali2423 3 жыл бұрын
official adaalgugumystaa xoolo
@nastehiinaabdalla
@nastehiinaabdalla 3 жыл бұрын
Aragsan cabdinasir labo gantaal nagu riday wlh wa ka hurdi wayay balse ayaan wadani iga mayrtay nolow ayaan wadani 🇸🇴🇸🇴🙏🏽🙏🏽❤❤
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 2 жыл бұрын
Aad io aad ayaan wadani nag nool weye m.a
@sucadrooble4588
@sucadrooble4588 3 жыл бұрын
Ismujiya reer muqdisho🇸🇴🇸🇴
@munaismaciil2809
@munaismaciil2809 3 жыл бұрын
Somaliy ma dilban so raadsana
@hiboohassan9580
@hiboohassan9580 3 жыл бұрын
wanjogna
@maxamedafgaababwanafgaab2501
@maxamedafgaababwanafgaab2501 3 жыл бұрын
Ciyaal xamar ismuujiya meeday taagaradii afarta malyan iyo casimadii xamar caday
@rooneygeedi1551
@rooneygeedi1551 3 жыл бұрын
Yes ciyaal xamar ❤️❤️❤️❤️
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 3 жыл бұрын
Aloow abdiaskari tube ha inoo weynin caasimada afarta million galaan muqdisho cadeey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴❤❤
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 3 жыл бұрын
Xamar cadeey🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋
@maxamedgalgale
@maxamedgalgale 3 жыл бұрын
Idhaha ayaan ka eegaynaa Love ❤❤🇸🇴🇸🇴
@jirfe
@jirfe 3 жыл бұрын
Waar dadka maalin walbp xamar lagu dhex gaawracayo aan wax ka qabano hadaan reer xamar nahay maalin walbo xamar dhiig dad shacab ah baa lagu dilaa doorasho weliba dad ban baan qabsan kari la nahay african ciidamo ah baa dawladeena ilaaliya madaxweeyneheenu qaybo xamar ka tursan baanu tegi karin run maaysu sheegnaa reer waqooyi waay tashadeen yaaynaan ku habsaamin
@pretyysmile9923
@pretyysmile9923 3 жыл бұрын
NinyaHow shinbiraH dirsaday Ada dilaa burciyo hargaisa doc udhafine IndhaaaH konfor daawdasi🇸🇴 AyaaaN wadaNi❤💪
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
MeesHay Dad KuLa Dhiig Ahi Kaa Xigaanba La Daawada Idinku Ma Nala Dhiigba TiHiiN... Diyaarada Hargeisa Dhex TaaLba Tusaale Nogu MudaNe
@ahmeddahir4775
@ahmeddahir4775 3 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 iyadoo diyaaradaasi jirta hadane Muqdisho imisaa daqar yaa soo maray miyey marna idiin af xumeysa Weligiinba sidaad wixii hore udaba joogtaan yaanad meelna gaadheyna wasaq Qalbi Nijaas ah
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
@@ahmeddahir4775 Brother Cay Igama Mudnid Lkn Kaliya TaarikHda Soo Baro... Waxad Ku Ledahay Imisa DakHarba Soo Maray.? Yaa U Gaystay DakHarada.? NABSIGU Waa sHay Jiroo Dadkaad Ka GasHeen Nabsiga Iyo DuLmiga Eed Dhiigooda Ku FarxayseeN Waakaa Aad Jwabtiisii Kasoo KabaN LaadiHiiN Ood MidHiHiisi GuraNaysaN... 💚🗯❤Viva Duriyada💚
@voiceofcommunityvoccodkabu5408
@voiceofcommunityvoccodkabu5408 3 жыл бұрын
Aaway gumeeysigii Ingariiska sida Koofil soo daa hada hargeyso kaniisad inee ka furteeyn koofil u Baroor diiqdeeyn dhiiga aad kuwaas u yeelanaha waa mxay
@yusufguul9286
@yusufguul9286 3 жыл бұрын
intaan silsiladaan dhegeysanayay weli ma arkin gabadh ka cod macaan ayan wadani masha allah ina ader ilaahay codka iyo quruxda hakuu barakeeyo from Somaliland
@ahmetshaker131
@ahmetshaker131 3 жыл бұрын
Ina adernimad u amanrysa miya Aragsan se mxd ktdhi
@rashidhared1160
@rashidhared1160 3 жыл бұрын
Ayan wadani wa naag dhiig leh haloistaga walasheen runta ayay miska sarti guul iyo gobonimo somalay danteen wa danta guud calankenuna wa cawale🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 from NFD 🇰🇪
@wllkhadarcabdi2834
@wllkhadarcabdi2834 3 жыл бұрын
Ismuujiya soomali wayn ❤🇸🇴🇩🇯🇬🇲🇮🇷👑🙏🎤
@UmmuJabril
@UmmuJabril 3 жыл бұрын
🇬🇶Somali state aad illawday 👍👍👍 ku dar
@farhiyashilaabo6012
@farhiyashilaabo6012 3 жыл бұрын
aay kabax warkasa igusocdo tagero konfur baan ahay from galbedka jigjiga jano🇬🇶😘❤✊✅
@khalievabdennour4979
@khalievabdennour4979 3 жыл бұрын
Somali wayn hadaa nahay daqar iyo hagardaamo midina nagama dhaxayso qof walbo ha ogaado danta guud inay dan u tahay💙🇸🇴💙
@zezsofficial1540
@zezsofficial1540 3 жыл бұрын
Heesaha dhan ee somaliya ka socada Ayaan Wadani ha loo dhiibo ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aishaabdullahi4890
@aishaabdullahi4890 3 жыл бұрын
Haa wlh naaag dhiig leh waye iyo cod iskudarsatay
@nuwara8333
@nuwara8333 3 жыл бұрын
Maxamed Kadheeri 💙 🇸🇴 💙 🇸🇴
@idilabdi8039
@idilabdi8039 3 жыл бұрын
@@nuwara8333 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@khadarmedia3522
@khadarmedia3522 3 жыл бұрын
Reer xamar gob baa tihiin from Hargaysa🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇹🇷🇸🇱
@qadaafi7855
@qadaafi7855 3 жыл бұрын
Oo Mee Calanki Somaliland Marka Sheegto 😂
@isxaqaadan5702
@isxaqaadan5702 3 жыл бұрын
SOOMALILAND maha wa qadadwayna
@madarsadiiq9968
@madarsadiiq9968 3 жыл бұрын
@@qadaafi7855 calankan miyaanu aheyn calankii shadaadiinta ee east falloria kkkkkkkkkkkkkkk Mise khiyaaligii cibaado iyo caano ayaa habeen ku sameyey baad noo sheegin Kkkkkkkkkkkkk
@saabiriinaxmed1572
@saabiriinaxmed1572 3 жыл бұрын
Sidoo kle adinkaneh gobaa thiin❤❤❤
@samiramohamed9001
@samiramohamed9001 3 жыл бұрын
Anigo from jabuuti ah maxan Calanka bluuka ku faana 🇩🇯🇸🇴❤️
@abdinasiribrahin3553
@abdinasiribrahin3553 3 жыл бұрын
Sisi Qurux 🖕🏽
@mohamedyacquub2973
@mohamedyacquub2973 3 жыл бұрын
Kaaga iska dhig markaa kaas buluga ah jabuuti ka taag
@samiramohamed9001
@samiramohamed9001 3 жыл бұрын
@@mohamedyacquub2973 anaga alx wan wanu caafimad gabna Somalia wa walaalehen wanu ku faana Haha somalilan necbiya 😂 xaasidin allah ni caafiyo
@nimonuura8474
@nimonuura8474 3 жыл бұрын
Orod la midoow Dee bal nacas tan eeg adeer somaliland way la midoowday iyadoo somalinimo jacayl hayo lakiin aduu kolkaaga orod ku biir
@shucaybciise971
@shucaybciise971 3 жыл бұрын
Yusus
@abdikadirmohamud5170
@abdikadirmohamud5170 3 жыл бұрын
Silsiladda barteda aye dhigtay boqoradda codka from Turkey 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@munaahmed8411
@munaahmed8411 3 жыл бұрын
Adaa dinliyo hargayso doc udhafine indha konfur daa wadsii Ayaan wadani meshadeda dhigtay 🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️😘
@xamdishiiqxasanxamdishiiqx1361
@xamdishiiqxasanxamdishiiqx1361 3 жыл бұрын
Darwishta ismujiya wan sugila aa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋 muqdisho waa lama huraan
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 3 жыл бұрын
waan nakaan yes
@nasroahmed1666
@nasroahmed1666 3 жыл бұрын
Saas waa huuno
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
darwisha wa a kaba qaadyada daroodka konfur iyo siyaasiyiinta koonfur waa hashii awrkeeda diida oo kale
@xamdicabdirashiid1933
@xamdicabdirashiid1933 3 жыл бұрын
Dawladnimaa na deeqda
@abdirisak31
@abdirisak31 3 жыл бұрын
Siday ila tahay anniga heesahan waxay noqon doonaan kuwii somali isukeeni Lahaa hadaad igu raacsanthy love saar❣❣
@najmanuura5473
@najmanuura5473 3 жыл бұрын
Waad riyoonaysaa heesnah cid isku ma keenayso🤨go'aankayga aanu qaadanay heeso yar na ma badalayaan huno😡somaliland jiroo joog cadowgaa ma ciil baxo somaliland dalkayaga 💚🤍❤ Calanyahow jiroo joog 🥰 xinjir baa u qubatoo waa loo xabaal galay adeer markaa heeso yar anaga wxba hanagu soo hoos dhumanina🤨 somaliland tagty oo soo noqon mayso💚🤍❤
@nimcohassan3059
@nimcohassan3059 3 жыл бұрын
Maxaad kahadlaysaa soomali xagaygalarintay qadaadwan bilaa aqliya hanoolaato soomalilndr 💚❤🤍
@nimcusha
@nimcusha 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈kaasbaa naga bdn wllo inaga daa waxaa
@abdirisak31
@abdirisak31 3 жыл бұрын
@@najmanuura5473 🤣🤣 markaad tariikhda fiiriso kadip replay iso galay wllo qali waanku jeclhy I am from DDSI Ethiopia somali israacdan jeclhy❣❣❣❣❣ calankeenu waa blug 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇭
@nimconeyruus9783
@nimconeyruus9783 3 жыл бұрын
@@najmanuura5473 waligen cintiraf maheleysin sil weyn😠 yaidin bahan muse bixi ayaba u sajudin uf dad dhaqan le noqdo horta cabtoyal Wtf😠✨🇸🇴💪
@Sunshinequeen1
@Sunshinequeen1 Жыл бұрын
Ilduuf baa shax kaa dilee😂 Sidaada Ani layma Dago😂 Badana ka damaaciyiyo Kenyana dakhar baan la helay🇸🇴👊 Se taad Adigu Daayacdee😂 Dubai aad ka iibsatiyo💵😂 Berbera Doodi kaaga xidhan😂😂🤣 Noolaada Dadkaygoow🇸🇴💙 from Awdal state of Somalia 🇸🇴 😊
@user-yp8jt4lz1h
@user-yp8jt4lz1h 5 ай бұрын
From Muqdisho 🇸🇴 Viva Awdal Stete of Somalia 🇸🇴 Dib Baan Umidowi doonaa Boorame ❤ Magaladi Aqoonta ❤
@mubarikosman1807
@mubarikosman1807 3 жыл бұрын
Somalianimo Nag badn form jigjiga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤🥰🇸🇴🇸🇴
@saadaqmaxamed1712
@saadaqmaxamed1712 3 жыл бұрын
Heesahan bilow ilaa dhamad dangood waa heestii ugu shidneed 🤣🤣
@munanuur2210
@munanuur2210 3 жыл бұрын
Caku mara duug horteed ayuu duluf noqdaa Daciifnimada aay leedahay waa kala taga ama midnima diidka tusaale ku filan dadja la qaldaya
@Queenberlula
@Queenberlula 3 жыл бұрын
Reer beledweyne is muujiya liketa iyo subscribeta ha ila garab marina
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
wanku sareya isar cadey
@Mzzrahul
@Mzzrahul 3 жыл бұрын
wan ku saray abyo❤️❤️
@Queenberlula
@Queenberlula 3 жыл бұрын
@@Mzzrahul mahadsanid abbaayo soo dhawaaw
@Mzzrahul
@Mzzrahul 3 жыл бұрын
@@Queenberlula wan dhawahay qali dumr horay usoco❤️❤️💋💋
@Queenberlula
@Queenberlula 3 жыл бұрын
@@Mzzrahulthank u xbbti ❤❤❤❤
@khadrawarsame9209
@khadrawarsame9209 3 жыл бұрын
Indhaha konfur daawdsi From jubaland Ayaan Wadani ina abtii bartedii bad dhigte🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤💪
@abdirahmanmohamed3303
@abdirahmanmohamed3303 3 жыл бұрын
Guul Jamhuuriyadeena soomaaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴 From SSC Soomaaliya. From Laascaanood, Sool, Soomaaliya.
@nasragelle3668
@nasragelle3668 3 жыл бұрын
Form putlnd 🇸🇱❤ guul jamahuurideen barekesan Somaliya hanolto ❤🇸🇴🥰
@se1059
@se1059 3 жыл бұрын
Kkkkkk ma qoladii dayaysnayd baa
@cudoonpea7033
@cudoonpea7033 3 жыл бұрын
Allow baladwayne hanoo wayn 🤲🤲🤲 waligay muqdisho madhaafin allow anoo baladwayne tagin hay dilin 🤲🔥 ayaaan wadani boqorada muqdisho illhey haku xafido 🇸🇴👈💪🦁❤
@yacquubrk681
@yacquubrk681 3 жыл бұрын
Ayaan wadani boqorada koonfur ilaa bari weye guul from🇸🇴🇸🇱
@hiboo11maxamed52
@hiboo11maxamed52 3 жыл бұрын
Xagee nookala wadaa hee isku meelnee nahee
@amirabukar2913
@amirabukar2913 3 жыл бұрын
Calanka dambeeyo Adiga malihid cawaale 🇸🇴 ku Ekow naga badan ciiltire🇸🇴 mahadsanid 🙌
@ruweydaabdullahi8213
@ruweydaabdullahi8213 3 жыл бұрын
@@amirabukar2913 naa calanka Somalia MJ baa sameyay xage iskugu qoraysa urto
@amirabukar2913
@amirabukar2913 3 жыл бұрын
@@ruweydaabdullahi8213 Adigo qofka caayin ayaa fikirkaada dhiiban kartaa jaahil ha noqon🙃 mida kale calanka aan kahadlayo mataqanaa. Su’aasha aad fahanto waa jawabta barkeed. Kulaabo comments intaada wax soo qorin Nasiib wacan Salaama👋,
@abdiahmed9054
@abdiahmed9054 3 жыл бұрын
Indhaha kooruf daawadsii 7 days ago ayaa iigu danbeesay ilove muqdisho ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ayaanleaxmad6057
@ayaanleaxmad6057 3 жыл бұрын
Ishcalaa hees inaba caadi ahayn runta markii laga hadal calanka buluuga ayaa nahuran noola muqdisho from jigjiga
@caaliyamohmed1783
@caaliyamohmed1783 3 жыл бұрын
Silsilada danguud waa lama huraan cabdi askari tube waxba kadhacay Darawish hadaan nahay Somalia hanoolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪
@GAASHANLE114
@GAASHANLE114 3 жыл бұрын
Wllhi isaaq Land kor iyo hosba wax wa lagu shegaay gormey wax fahmayaan viva jigjiga xamar,,🇸🇴🇸🇴🇸🇴 🇬🇶🇬🇶🇬🇶
@saharshire5809
@saharshire5809 3 жыл бұрын
Maxa ka galay xamar iyo hargesa daba dhilif yahah roromada iyo xabashida ku raraya iska so xoray marka nala hadal dhexdodu kuma qado xamar iyo hargesa
@GAASHANLE114
@GAASHANLE114 3 жыл бұрын
@@saharshire5809 war anigu somalino ku fana meshan jogaba sidada cadwaha lama safto ader kenya iyo Emirate dabada u maydh Ethiopia xininyahayga ku joga adu 30sano halked gadhay wadiga xamar coladiye
@mahrezrohitkp1692
@mahrezrohitkp1692 3 жыл бұрын
@@GAASHANLE114 Zhp nin xamar jooga iyo nin hargeiza jooga way wada doodi karayaan waanay wada kaftami karaaan Lkn adoon Jigjiga Jooga oo Xabashida iyo Oramadu cazarka xorayzo Inuu dood zoo gaLo maaha Wllhy ceeeb bay kugu tahaY Aniga xamar i yadaaba iga daba ooyayzaH anoo 30 sano ka maQan mana rabo lkn adigu XabazhidaN markaad kazoo hooz baxdid ila haDaL
@saharshire5809
@saharshire5809 3 жыл бұрын
Somalimadu wa jinsiyad naga wada dhaxaysa e cid gaar ahi kuma fanto mana laha lkn adiga caqli melihd waayo adigo weligaa amxaaro iyo oromo ku rarto 2021 bada laba dawladod o walalo ah o wada doday dhex caraysa taada u damqo xamar waxba kama quseyae wanu midobaynaa ama wa kala tegaynaay
@GAASHANLE114
@GAASHANLE114 3 жыл бұрын
@@mahrezrohitkp1692 war abti waxba ha iska walina takhridu ayada is qorta anku waligen axmaro dagal ban kula jirnay ila hadana wan la dagalmayna ee idinka weye ku dhabarka somaliweyn o dhan ka jabiyay xor ban ahay axmaro ima adonsato aniga sharaf iyo cisi ban ku nolahay dhulakyga idinka iyo xamar wad no simanthin lkn cadowga shisheyaha ayad la safataan idnku midasina somalinadu ma dhigayso ee xishoda wax isku fala nio
@nasiahassan1007
@nasiahassan1007 3 жыл бұрын
Silsilada gormee bilabatay walee waxbaa idhafay my home muqdisho cadeey
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Hayska Kaa dhaafte iska daa FARMAAJOO Su'aal Garan Waayaa Ku Jira Xataaye🤣🤣🤣
@nasiahassan1007
@nasiahassan1007 3 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 wlhi waxbadan idhafaye
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
@@nasiahassan1007 soo daawo karbaashka muqdisho😅
@nasiahassan1007
@nasiahassan1007 3 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 muqdisho maalakarbashaa magaladeyda calol hurkeda ha ii dirin melaha kale iidir hhhh
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
@@nasiahassan1007 Hayee Haysku Daawane FANBROJ Iska Daaro Hadda😅
@siciidtimacade5401
@siciidtimacade5401 3 жыл бұрын
GANTAAL XUN BAN ARKAA FROM MUGADISHU🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nadiira3341
@nadiira3341 3 жыл бұрын
J
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Yaad ku rideen Wa Hoygii FaNkee Idinkuunbaa Eediye🤣
@fatxush______pea3529
@fatxush______pea3529 3 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 anagaa fanka naga kenten😏
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
@@fatxush______pea3529 Jawab Uma Hayo Waxaan Caqliga Galayn✌
@sacduushabdullah6048
@sacduushabdullah6048 3 жыл бұрын
Somalinimo iga bdn saqiir hoyadii Ku caasiye saan udanbeyso Somali manihin dhahdeene yaa tihiin horta allow caqliga noo daa 🇸🇴🇸🇴😍💪
@hidesidechanel
@hidesidechanel 3 жыл бұрын
Somali waanahay lkn somalia manihin somalinimadu waa dhaqan aabo somali wada dhalay majiro
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 3 жыл бұрын
Somalia ween from Kenya my homeland 🇸🇴
@ladanadan7082
@ladanadan7082 3 жыл бұрын
💙🇸🇴
@cabaabaxmed4324
@cabaabaxmed4324 2 жыл бұрын
M.a
@cabdinaasir7433
@cabdinaasir7433 2 жыл бұрын
Fsdd
@maryanalinor4117
@maryanalinor4117 3 жыл бұрын
Beladweyn❣ Abwankeeni somalinimada na deeqda from baydhabo jannay❣
@abdinasiribrahin3553
@abdinasiribrahin3553 3 жыл бұрын
Maryan Ali Nor afsomaliga Ugu hadal marka hore si-saxa rer xamrow o afsomaliga barta anu somali inad thihin ogane
@maryanalinor4117
@maryanalinor4117 3 жыл бұрын
@@abdinasiribrahin3553 oo cada😂
@abdinasiribrahin3553
@abdinasiribrahin3553 3 жыл бұрын
Maryan Ali Nor afsomaligina waxba ka khday tarikhda somalida wax gabayo lashego kuma lihidin
@hamdahusienmuhumed7345
@hamdahusienmuhumed7345 3 жыл бұрын
I hope abdifatax yare inoso xidhayo silsilada somaliland dhulkaygi💚🗯❤somalia dadkaygi💙
@suhaibduco4496
@suhaibduco4496 3 жыл бұрын
kugu faana wllshy
@cabdinaazir3825
@cabdinaazir3825 3 жыл бұрын
Ayaaan Wadani ku wataa Queen QowdhanTa iYo Ictiraaf raadisTa xabsiga u dir Hadalkana ku xir 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Ilmo Aabahood Ka weYn Gobolna Caasimadaa ka sareYsa
@stromkilson5066
@stromkilson5066 3 жыл бұрын
Alleylehe abwaan cabdi faarax nuur gareen Abwaan somalinimadu ay ku weyn tahy weeye. Fanaanda somaliyeed ee ayaan waddani. Halki la wada doonayey ayey silsilada danguud dhigeen. Salaam boqortoyo ugaaskeena somaliyeed abdi askari. Wale waxad tahy waddani dhab ah ugaas. Ilaahay ha ku xifdiyo.
@cilminuur5850
@cilminuur5850 3 жыл бұрын
ilaahay qaraxa iyo dhibka ha idinka dulqaado anaigana nabada ha noogu wado aamiin
@farhiyamohamad5738
@farhiyamohamad5738 3 жыл бұрын
ilduuf baa shax kaa tiree sidaada ani leeyma dago bada kii damaaciyey keenya daqar baan la helay waaaw allaya cisag abwaan gareen. bataatan keenya mxaay agteena ka tahay maxkamada heeg ban geeyney somalilaan diideenee calanka baluugaa lakn idinka dan uqaadan doono no nee aqoonsi waad waalan kartiin lee. Thangs ayaan wadani soomaalyo guul
@thewhitenight1860
@thewhitenight1860 3 жыл бұрын
Anigu hadaan nahay waqooyi walipa qapta reer sool wali soma aliland jawaaab toodu waa meeraysi hal mara caadi uma soojawaabin viva soomaalinweyn nadeeqda 🥰
@samiiraapdiqaadir1927
@samiiraapdiqaadir1927 3 жыл бұрын
Inuu dee lascaanood ka taagan yahay ha ilaawin
@fadxacismancabdi9480
@fadxacismancabdi9480 3 жыл бұрын
@@samiiraapdiqaadir1927 usheeg waxa malaha waxba ma ogee
@somaliboysomali4798
@somaliboysomali4798 3 жыл бұрын
Wlhi Fuurada ayad ka hadashay
@jasmineadam5977
@jasmineadam5977 3 жыл бұрын
Calan lakhasbayo oo jirin Calan ma ahee cawaali ayaa sool quluubtooda hantaday ee wixii laqalday baraaruga ama aquunsi Hela hadal wuu inaga xiranyahay.
@somalidaaabahod3314
@somalidaaabahod3314 3 жыл бұрын
Taadu waa sidi kale 😂😂
@zunduzmohamed8328
@zunduzmohamed8328 3 жыл бұрын
Guul somalia from daraawiishta🐎🐎 ❤💋
@abdallaomar265
@abdallaomar265 3 жыл бұрын
Mahadsanid Ayaan wadani, Daawo koofur barwaaqada dhextaal USA xitaa mahaystaan inanta berbera kasoo hadashay. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@azhmeercawil6522
@azhmeercawil6522 3 жыл бұрын
Ayaan wadani Codkedda waan jeclahay muqaalkedda markaan arko wallahi waan jecladda dibnaha iyadda oo aan kala furin ayaan dareema waxay soo waddo hadalkedda waa xaqiiq shaki kuma jiro qoftaan waa taageera. @Abdi_Askari Zxpow waa mahdsan tahay boqolkiiba boqol waxaa intaas na tusta meeshay soomali ka qurunsan tahay🙏. Soomalia oo midowda waan arki doona hadduu illahay nafta noo daay. 🅢︎🅞︎🅞︎🅜︎🅐︎🅛︎🅘︎🅨︎🅐︎ 🅖︎🅤︎🅤︎🅛︎ ❤🥰💥
@halimaali431
@halimaali431 3 жыл бұрын
Masha allahi alle ha xifdiyo ayaan cadey waa cadaw jeebiso.
@raahohilowle4606
@raahohilowle4606 3 жыл бұрын
Waxaan kufanaa in aan ahay gabadh somaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guuul somaliwayn i.a
@zakihajji1960
@zakihajji1960 3 жыл бұрын
Gar iyo Gardarawa waxaan wataa Reer Abtigey Somaliland ❤🤍💚 ee Tolkayga Reer Muqdishooy Music iyo Duubisata naga Saxa Laxanka la socda Please
@fahmaali4127
@fahmaali4127 3 жыл бұрын
Meshaan film hidi mala dubaayo huno eee waxa saxan la istusoyaa ee reer abtiyashaa runta usheeg wanala xasuuqay yee mel walbo la taagnanee😏😏😏🥱🇸🇴💉❤
@deeqasubeer8052
@deeqasubeer8052 3 жыл бұрын
Ryyan Sæde absolutely wll la isakama dhige waa lo dhasha hooyada afnka hargeisa adey ha ku daalina hadi kale xusuladaad ka xoodhi doontan reer muqdisho.....mida kle somaliland ba naga badan meel kale uma socone ha na qasbina huunayaal 💚🤍❤️
@muniirmaanka9641
@muniirmaanka9641 2 жыл бұрын
Love Muqdisho from dhulbahante🤍🐎💙 🇸🇴💪 Somalia hanolato🇸🇴💪💪💪💪💪 Love calankayga🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🔥👑🐎💪
@aishasuleiman5482
@aishasuleiman5482 3 жыл бұрын
Somali nimo aya iga badan wanku fana calal kayga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 faram to lascanod ♥️♥️♥️♥️
@saidabdi73
@saidabdi73 3 жыл бұрын
Hhhhh berberadayda iyo calankayga landta
@iqra8832
@iqra8832 3 жыл бұрын
Waa run dad naga nasiib badan malaha saa calankaas quruxda badan ayaan ku faanaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰😘😍😏
@apdurhmanapdullahisky7635
@apdurhmanapdullahisky7635 3 жыл бұрын
Hees aan waxba laga qaban karin somalia ha noolaaato from italy
@nafisoaden1656
@nafisoaden1656 3 жыл бұрын
Hanolato waliged 🇸🇴💔
@iqra8832
@iqra8832 3 жыл бұрын
Hanoolato hana jirto waligeed ilaahay dhulkeena nabad haka dhigo 🥰😘
@ibrahimmohamed4477
@ibrahimmohamed4477 3 жыл бұрын
Ayaan wadani gabar qurux badan, qalanjo ah, dheyman ah oo qaali ah Mansha Allah💞💗💓💕💞💝🌹🌺🌹🌺🌹inaba caadi ma ahan gabadhaan waa gob nasab ah calankeedana 🇸🇴👈🥰😘 garbaha ku wadata Ayaan wadani Boqorada haweenka, Ruux dhameysoo Dhiigeed u sidatoo Dumarba Dhaaftay 💞💓💝🌹🌺💓💝🌹❤️❤️‍🔥🌹Abdi Askari Tube qoraalkan iga gaarsii gabadhaas fanaanada ah Gabar kastoo somaaliyeed in aan ka farxiyo oo aan amaano baan jeclahay meel kastoo dunida daafeheeda ay ka joogto Hablaha somaliyeed haweenka aduunka jooga hormuudkodii bey noqdeen hibiyo qurux iyo xishood baa u dheer 💓 Waan jeclahay gabdhaha somaaliyeed dhamaantood, farxad ku nolaada weligiin xushmad baan idiin hayaa 💕💗🌹💓🌺🌹🌺🌹🌺🌹🌺💝❤️🙂 Gabar kastoo somaliyeed oo qoralkan aqrisa like 👍 saar jawaan celina kasoo bixi 💬 waxaa tahay walashey qaaliya ❤️
@adeerka_5
@adeerka_5 2 жыл бұрын
The one and only Queen Ayaan wadani❤
@khadarofficiall6976
@khadarofficiall6976 3 жыл бұрын
Tawxiidku kashuu damqay delley wanka xidhee dadki kle igu yeedh💚💬❤💚💬❤🤔✊
@annemarieevamarie2010
@annemarieevamarie2010 3 жыл бұрын
Heego shut up 🤮😂😂😂
@najaaxsouleimanaaden795
@najaaxsouleimanaaden795 3 жыл бұрын
Yeah absolutely buufi🥰 TAWXIIDKU KASHUU DAMQAA DELLEY WAANKA XIDHEE DADKII KALE IGU YEEDH,🥺🖐️
@ridwanruuxiofficial8967
@ridwanruuxiofficial8967 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭ialahow somaliyeey noo midee waxaan nahay dad walaalo ah iskuhooyo ah iskudiin ah iskudhaqan ah hooyo iyo wiilkeda shanta somalia 1990 wixii kahoreyay wixii dhacay wax ay dadkaan waqtiyadii danbe dhashay ay danbi kuleyihiin malahan walalayalow ilahay halaga cabsado dadka yaan lakala fogayn hesahaan in ay nasii kala fogeyaan ma ahane iskuma kaya sodhawaynayaan waynu wada dhalay somaliyeey cuqdad wax fcn ma ahan 3 malin kabadan qof muslim ah in ad waxuqabto maficno marka dadkii dhibka ugaysaty walalaheen manta manolo ee aqira kula xisabtama hadadkana waa walalhiin wax na idinma gaysan yeey odoyaal walan iskukaya diran
@ayoubkhalif1157
@ayoubkhalif1157 3 жыл бұрын
Reer somalia gantaalka way nala helayn walhi BarBare waxba nalagama waydiiyo ee imaraat ayaa utashaday lakiin heesta xigta waa lagu kala dareeri doona haday deeqsan soonoqoto( abdi askar lengan) somali jecel weeyan bilaad ayaad iga mudantay balan weeyan inaan bilad ku siiyo shakhsi ahaan👏👏👏👏👏
@asmachennel6749
@asmachennel6749 3 жыл бұрын
ABDI ASKARI REER MUQDISHUU LA JIRAA WAAN KA DHADHANSADAY WAAYO WIXII MUQDISHO KU SAABSAN LOVE BUU USAARAYAA
@naiimaabdifarah2731
@naiimaabdifarah2731 3 жыл бұрын
One love Somalia from Daewiiishta🥀🇸🇴♥️
@fardowsaabdi2734
@fardowsaabdi2734 3 жыл бұрын
Me to I m dhulbahante darawiish buuhoodlle guull somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙💝💝💝💝🙋‍♀️🙋‍♂️🇸🇴🥰🇸🇴🇸🇴🥰🥰🇸🇴🥰
@Barnibilan
@Barnibilan 3 жыл бұрын
Another Dhulbahante here ✌🏾Darawiish SSC Khaatumo 🇸🇴🐎
@fardowsaabdi2734
@fardowsaabdi2734 3 жыл бұрын
@@Barnibilan masha allah me to 👌👌🐎💙💬🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Barnibilan
@Barnibilan 3 жыл бұрын
@@fardowsaabdi2734 Ma Sha Allah 🇸🇴🐎
@fardowsaabdi2734
@fardowsaabdi2734 3 жыл бұрын
@@Barnibilan sido kale Abyo mcn masha allah thanks u 🥰
@ayaankoosmedia450
@ayaankoosmedia450 3 жыл бұрын
Mnsha allah abtigeey abdi farax gareeeen allah ku xafido waxaa tahay sunta indhaha muusgale la ilmeeysiiso keeeep going 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@shamisdaahir990
@shamisdaahir990 3 жыл бұрын
Wooow Jawaaabtii ugu xamaasada iyo qiimaha badneeed ee Mogadishu laga so diro💙🤍💙
@Durwaa
@Durwaa 3 жыл бұрын
We love jigjiga iyo wardheer soomaali sax ah noolaada idinkuma qasaarin difaaciinii 77 from muqdisho.
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 3 жыл бұрын
Jigjigo xoreynteedii baa aabahey god u galey oo u dhintey illaahey ha u naxariistee. Waan jecelahay walaalahey soomaali galbeed.
@ladanabdi2499
@ladanabdi2499 3 жыл бұрын
Nag nool oo cod mel dhigatay ayaan wadani keep up From somaliland
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Wll.Rer waqooyo.waa idin wataa gop ayaa tihiin ❤❤❤💙
@sowdodahir7742
@sowdodahir7742 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Love u Somaland
@Abwaanboodhari143
@Abwaanboodhari143 Жыл бұрын
Kkkkk
@aliaothman5564
@aliaothman5564 3 жыл бұрын
Masha allah my dadkeyga rer baladweyne, hiiraan dadkii leyga beeray Wan idiin jeclahay
@kawsaraxmed8004
@kawsaraxmed8004 3 жыл бұрын
From zool zomalia hanolato kaaz nagabadn waxakale bufiya♥️🇸🇴🇸🇴💪💋
@apdi8957
@apdi8957 3 жыл бұрын
From b/weyne somali
@istarsaleebaan8035
@istarsaleebaan8035 3 жыл бұрын
From Dhulka Daraawiishta🇸🇴 kaasa naga badan ayaan wadani fanaanad buuxda🙏🏻
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Aduu Ka Kugu Yaala Ayunbaad Xukumi Kartaaye Haku Deeqo Inabti😅
@iqra8832
@iqra8832 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴 👈👈 kaasa inaga badan saa calankaas quruxda badan baa ku faanaa 🇸🇴🇸🇴🥰🤩😘😍
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Nina Meelu Kasoo Jeedo Meel Kuma Doorsado, Qadaad wayn Ina La Tirsadona Anay SharaF Dhac Ii TaHay
@umuraage2984
@umuraage2984 3 жыл бұрын
Waaaaaw boqorada boqoradaha ahaa hore u soco wllaashey codkaaga ayaaba ah wax aan la heli karin madaxda dumarka inaa tahay inoo wad wey nagu kan ayey nafteyda ku doogsataa🇸🇴❤️🇸🇴💐👑❤️🌺xamar cadey xiis u xisaab la’aan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴.
@najaxnalkaofficial6532
@najaxnalkaofficial6532 3 жыл бұрын
Wad ku mahadsan tahy sida wanagsan e aad nogu so bandhigto silsilada dan guud abdi askri tube 🙏 bilow ila hada wan la socoda silsilda waxan jecelhy iny somli mid noqoto o ay cadowgoda meel uga so wada jeestan waxan rajaynyaa somli o midowda Inan arki doona inshaalh somlimo🇸🇴🇸🇴♥️😭😭
@maria-os2fm
@maria-os2fm 3 жыл бұрын
Aniga oo ah reer somaliland waxan dageeraya oo runta ku racsanhay reer abtigay goonfur
@ayaanabdullahi2584
@ayaanabdullahi2584 3 жыл бұрын
Habo❤
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Uba Tag Hadaa Doonto😅 Na dHaaf😅😅
@jabraahmed8744
@jabraahmed8744 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰 walalo kuli nahay 🥰🥰🥰
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 3 жыл бұрын
Hadaan dawlad xor ah hely Ma dayrkii makan badh guby viva soomlilnd💚🖇❤jawabtada waad haysataa
@ruqiyomohamed3782
@ruqiyomohamed3782 3 жыл бұрын
Masha allah ayaan👏👏👏👏👏👏👏👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤❤🇸🇴❤ ilaaheya ha ku xafdiiyo illahey muqdisho nabad noga dhiig aamiin🤲🏾🤲🏾🤲🏾 yaa rabi ❤
@abdirahmaanismaiil8547
@abdirahmaanismaiil8547 3 жыл бұрын
One love somalia from moqdisho🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪
@ismailmahamed8866
@ismailmahamed8866 3 жыл бұрын
Been reer xamarka iyo qiroo beenah on dhaafasanan dibnaa
@abdirahmaanismaiil8547
@abdirahmaanismaiil8547 3 жыл бұрын
Waa udhimnaa magca somalia marka adinka wxad rbtaan nga Aamin sanada blse wlldeyn ba tihiin wllhi idinma necbin wn idin jclnhy hrumarkina wn jecelnhy adinka na necbada blse somali is racdan doneynaa in.a🥰😍🥰💯
@OkOk-gg8me
@OkOk-gg8me 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙💙🤍🤍🤍🤍🤍💯💯👍👍👍👍👍
@kawsarmuuse8891
@kawsarmuuse8891 3 жыл бұрын
Somlillnd ha noolto ❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚
@hothanapdirahman1257
@hothanapdirahman1257 3 жыл бұрын
Ma noolato cadawgeDuH cagta down
@hudacabdi1139
@hudacabdi1139 3 жыл бұрын
Guul somaliland ayaa naga fujia dadkan somalinimada u waashay waa yaabe yaa yidhi carb aynahy tiisaba daryeele ayaa tukale kudara❤💬💚
@cambarodaahir974
@cambarodaahir974 3 жыл бұрын
Masha alah abwan wardher doolo iyo jigjiga muqdishan duraya danbowdaye manka dabar viva abwan somaliyed hanbalyo viva somali dhan waa 1☝☝☝
@najunaja2032
@najunaja2032 3 жыл бұрын
I love Somalia 🇸🇴 ❤️🇸🇴
@superfun1819
@superfun1819 3 жыл бұрын
Soool sanaag Bari Jigjiiga Iyo garizza konfuur 🇸🇴♥️🇸🇴💙🇸🇴💙♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@najaaxsouleimanaaden795
@najaaxsouleimanaaden795 3 жыл бұрын
Eedadaaba sanaag Ka dhigtay koonfur snaaag somaliland weeye anaana dagah 🤔🥰sool haku qorqorin sanaag huuno
@xamdixargo2906
@xamdixargo2906 3 жыл бұрын
@@najaaxsouleimanaaden795 intasoo dhanb darod baa dagah ee orad burco iyo hargysa kahadl hadlineh Langb bathy ee hal badrtmin dadkn ilaa awowa yashod soo laynjiren gumystyashi somli
@hodanomar4381
@hodanomar4381 3 жыл бұрын
Somalia hanoolaato🇸🇴💖 Sis ayaan wadani fanaanada qaran nolow waliga❤🇸🇴🥰🙏 From United Kingdom🇬🇧
@ramloahmed5300
@ramloahmed5300 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hodanomar4381
@hodanomar4381 3 жыл бұрын
@@ramloahmed5300 🇸🇴🇸🇴💖🇸🇴🇸🇴❤ Guuleyso waliga abaayo 🥰
@nihaanbeerlula8569
@nihaanbeerlula8569 3 жыл бұрын
Walhi waan jecel nahay wadanimada iyo somalinimada from Hiiraan balad wayne dhulkii murdida iyo hibada quruxda iyo qeyraad rabi u dhibay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤💋💋💋🇸🇴
@rashkacsc9089
@rashkacsc9089 Жыл бұрын
Balad weyne Dhul barwaaqo
@aaminaali5304
@aaminaali5304 3 жыл бұрын
Ayaney wankugu oga in ad aragsan dhulka kujideyso xidigta xamar ay kufanto m.a isha rer somaliland allah haka qabto wll 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐅🐅😍😍😍💪💪
@foozfoz7848
@foozfoz7848 3 жыл бұрын
Kabax Kabax gobta isma qariso 🥰 keep going my dear sister ayan Wadani boqor boqor tooyo Inaga bdn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@rooneygeedi1551
@rooneygeedi1551 3 жыл бұрын
Dadguud allow xaaq nafahansii Somali dadkeyga ❤️❤️❤️🇸🇴
@fardowkosh
@fardowkosh 3 жыл бұрын
off caleek Ayaan Wadani hore usoco walaalo, Thank you Abdi Askari jecliya heesaha so tebisid , guul
@nimcoyuusuf9078
@nimcoyuusuf9078 3 жыл бұрын
Manshala Ayan wadni wan tageera burco Ayan Ka salamaya
@Muqdisho669
@Muqdisho669 3 жыл бұрын
Wow Dhulka ayay la jartay Somaliland oo 30 sano ila meerayso ku jirto👎
@nastehohersi4250
@nastehohersi4250 3 жыл бұрын
Allah haka baxsho ila meereyso
@khayrehassan1185
@khayrehassan1185 3 жыл бұрын
Dhamaan soomaliya guul Xaqa allah ha na garasiiyo Midnimo wax dhaama lama arkee
@amuunahmet7367
@amuunahmet7367 3 жыл бұрын
Duunida meladan lahayn dacif ba lagu noqta Somaliland ismujiya Abwanida Somaliland waxn sugnaba waa jawati kala gurka 💚🤍❤
@hanaapdulah8167
@hanaapdulah8167 3 жыл бұрын
😂habartan badhacinaysa inama garise hooyadi fanka wa zomalilande waxayn sugnaba wa jawabte inaga konfur dawashadedu maxay ino tahay calol xanun iyo xasuus xun moye ma wax kala🥺
@mabzuuudmohammed1820
@mabzuuudmohammed1820 3 жыл бұрын
Waxad samayseen ma iloowdee anagaa idinle wanu iloowne na daaya wanu idinka maranaya soomaliland ha noolato 🥺💚💭❤
@educateyourself4546
@educateyourself4546 3 жыл бұрын
Hoping nothing but peace and prosperity to Somali people 🇸🇴
@ahakimahmedjamanuur5661
@ahakimahmedjamanuur5661 3 жыл бұрын
Calankan dhiiga leh ee shaydaanka ku caabuda leeyihiin baad nala daba socotaa. Qoraalkaagu calankan buu ku beenoobay.
@farhiyoabdi9861
@farhiyoabdi9861 3 жыл бұрын
👌👌👌👌👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯👑👑👑👑👑💋💋💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💪💪💪💪💪
@munaismaciil2809
@munaismaciil2809 3 жыл бұрын
Somaalind viv somaalind
@hamdadiriye6944
@hamdadiriye6944 3 жыл бұрын
Abdi askri tube waxa raba inuu bulahada isku diro ee aqli yeesha somaliland and somalia wa dad walala oo wada dhashay wiil Iyo abtigiis meelna somali maka adayso sikasta oo qadiyada ugu kala duwanahay dad walaalo Ah ayaa nahay ee aqligu ha shaqeeyo somaliyeey ninkaan isku dirkina lacag ayuu ku samaysana aqligu hashaqeeyo aqli maba jireee!!!
@ahakimahmedjamanuur5661
@ahakimahmedjamanuur5661 3 жыл бұрын
@@hamdadiriye6944 viva somaliland. Ma rabno wax kale waa nagu nusqaani.
@superlula2674
@superlula2674 3 жыл бұрын
Thnks abwanka iyo abdi amari barteeduu dhigay
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 3 жыл бұрын
alaylehe calalka duug iyo dudmay la dabaysheen ayaan wadani si wacan ayaad u karbaashtay afku kuma ogo abwaankuna waa mahadsanyahay Guul Soomaali weyn 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ♥
@MaaidaMaaida
@MaaidaMaaida 3 жыл бұрын
Soomaali oo dhan meel walba oy joogto midba calanbuu sitaa Aniga mid Aaan Qaaato waaban garan wayay ilaahy ha isu keen raaciyo😭
@hanaaabdi2259
@hanaaabdi2259 3 жыл бұрын
boqorda codka ayaan wadani halkeda dhigtay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sucadoshire8271
@sucadoshire8271 3 жыл бұрын
Saas waaye ayaan wadani Soomali ha noolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@adnaargsn1223
@adnaargsn1223 3 жыл бұрын
Baldweyne bartmaha soomalia ❤❣💕frome muqdisho💕
@muudahir7081
@muudahir7081 3 жыл бұрын
Somali weyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰😍
@diamondhaaji6177
@diamondhaaji6177 3 жыл бұрын
Boqorada codka Ayan wadani 🇸🇴🥰
@umkinaan1285
@umkinaan1285 3 жыл бұрын
Geddaa wax madoorisde sidee gobtu duurbidiyo danguud la ogow bulshadda Waaaw ayaan waddani Berbare doodi kaaga xidhan
@user-uk4hb9bj4c
@user-uk4hb9bj4c 3 жыл бұрын
Waw wad la heeshen jawabta ayan le halo dhiib ragedi anako qarax nakula dhameyay ayan dhaxda u xeeranay inta hartay inan cadowka ka dhici ino wa liiwa inta hartay aya damin u ah💪💪💪💪💪💪💪guul gonfurta insha allah🤲🤲🤲🤲
@annemarieevamarie2010
@annemarieevamarie2010 3 жыл бұрын
Wow Ayan wadani I love you from hargeysa keep waking people up love you 😍🇸🇴😘🥰🥰🥰
@naftauroon2482
@naftauroon2482 3 жыл бұрын
Waaaaah waaaaaaah waaaaaah waaaaah boqoradeeena caadi maaahin. Ayaaan qurux ❤️❤️❤️❤️❤️❤️💉💉💉🩸🩸🩸👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️indhaha koofur daawadsiii saxiiix 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️
@abdirahimkhalif4264
@abdirahimkhalif4264 3 жыл бұрын
marka hore laxanka sil silada way Dudey inantu marka xiga jawaab indhaha taabata qadaad weynta ayaan ka sugnaa abwaanka ruuxigaa musgale ha socoto buufinta cayayaanku😂😂😂 💚💟❤
@wayso1165
@wayso1165 3 жыл бұрын
Musgalay wale waa abwaan runta muujinayaa😍noolow abwaan in badan Jawaaap wcn ban idinka sugynaa
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
AYAAN WADANI HEES AROOS RIG KA SIIYA SACABKA
8:23
AYAAN WADANI
Рет қаралды 897 М.
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32