Abwaan Maxamuud Cabdillaahi Sangub oo Fankiisa u leexiyay Dib u dhiska Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed

  Рет қаралды 108,984

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

.............BBCSOMALI ......
Magaalada Muqdisho waxaa ka hanaqaaday kooxaha fanka tan iyo markii Alshabaab laga saaray 2011kii, waxana kooxahan dib u abaabulay abawaano horey uga tirsanaa kooxihii qaranka ka hor burburkii Soomaaliya.
Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise (Sangub), waxa uu ka mid ahaa hal abuuradii ugu caansanaa ee taariikhda fanka Soomaaliyeed soo marta, waxa uu sanadkii ugu danbeeyay ku sugnaa magaalada Muqdisho, oo uu ka sameeyay koox la yiraahdo Deegaan kuwaas oo masraxyada la isugu yimaado ka dhiga heeso iyo riwaayado dhamaantood ka tarjumaya in dib loo dhiso Soomaaliya lagana gudbo kala qaybsanaanta.
Weriyaha BBC Ibraahim Maxamed Aadan, ayaa la kulmay abwaan Sangub warbixintan ayuuna noo soo diray
......................................................
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Our Larger Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia

Пікірлер: 34
@roobleabdifitah9238
@roobleabdifitah9238 3 жыл бұрын
Allha unaxariisto wadani Bo ahy abwan sangub 😭😭
@geeljire395
@geeljire395 5 жыл бұрын
Allow u naxariiso abaan sangub. Wadani qaali ah ayuu ahaa.
@nimoawemuse4784
@nimoawemuse4784 5 жыл бұрын
Allaw unaxariisto amiiin 😭😭😭
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 5 ай бұрын
ASC Allahu Akbar Subahanallah Allahu Allah🙏 🙏👍🇸🇴🇸🇴🕋📿🕊 Dalka iyo dadka iyo diinta ba Alle ha noxafido Insha Allah 🙏👍🇸🇴🇸🇴🕋📿
@noorawdoll3128
@noorawdoll3128 10 жыл бұрын
wadani dhab ah weeye abwaan sangub
@dalhadahir6972
@dalhadahir6972 5 жыл бұрын
Ax ax ax ax ax ax alle ha u naxariisto
@kowsarxasan6969
@kowsarxasan6969 8 жыл бұрын
mansha allah caadi ma aha heesa wadani ah alle ha noo daayo sangub oo mar walba midnimada somaaliyeed u taagan iyo heesaha dhiiri galinta rajadena soo celinaya. waad mahadsan tihiin dhamaan inta qaranimada somaaliya ka shaqeyneyso
@junioraraleofficial7565
@junioraraleofficial7565 5 күн бұрын
Let’s share abwan sangub guys he meas a lot to as
@abdullahiyare4699
@abdullahiyare4699 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto waxuu ahaa mu`min Allah iyo muslim iyo Somali jecel ,abwaan qaali ah,wadani aan qof ka wadamisan uu yar yahay,Allah jannatul fardawsa ha ka waraabiyo.Waxuu aad u nibcaa qabyaaladda iyo dadka qabiilka ka sheekeeya.
@abselma3330
@abselma3330 5 жыл бұрын
Abwaanka aan gala dhicin wlhi murtidiisa allaha kuu naxariista aamiiiin
@awliyoalla7085
@awliyoalla7085 6 жыл бұрын
ABWAANKA ABWAANADA WALAHI
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Aun abwaan sangub wadani xalal aha
@adnanewton4713
@adnanewton4713 5 жыл бұрын
Ilahow u naxariiso Abwaan sangub
@qumanali7900
@qumanali7900 5 жыл бұрын
Allaha raxmaanka ha kuu naxariiso
@cabdiraxmaanmaxamuud2487
@cabdiraxmaanmaxamuud2487 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto runtii wadani dhab ah ee inaga baxay. La taliyihii MD Maxamad Siyad Barre
@msugal
@msugal 10 жыл бұрын
Wallahi waxaan ayaa wadanii lakaa dhahaa iyo abwaan sungub
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 10 жыл бұрын
Faisal Ali ..Sax weeyaan - Adigana Wadani baad tahay Walaalle Sababtoo ah Wadanigaad Garatay.. Somalia Way israaci Insha,Allah
@mohamedbootan616
@mohamedbootan616 6 жыл бұрын
Abaanka uguriwaayadahabadan abaan cabdulaahi ciise sangub ilaahay badhaadhe hasiiyo
@maxamedaadan6008
@maxamedaadan6008 8 жыл бұрын
allahayow i noo daa abwaankeena somaliyed wle wadani dhab ah waaye mansha allaah dhalinta kale ee soomaaliyeedoo beenta lagu akhriyeyna waxaad ogaataan in qofkii alle dila uu dhinta moogii qof alle dilin dhimaneyn marka waxaad qalbigaaga ka saadhaa in uu abwaankeena qaliga ahi inoogu waarahayo dhulkeenii hooyo iyo caasimadii dalkeena hooyo
@badmaceye2010
@badmaceye2010 7 жыл бұрын
masha allah abwan illahay haku xafido adun aqiro
@ilhanmohamed4392
@ilhanmohamed4392 6 жыл бұрын
Ilaahow ku xafid sangubow Allow ku sii caafimad meel kasto kaa galo Allow jirada kaa qaad Oo Soomaaliya adigoo faraxsan kugu soo celi Smion
@ilhanmohamed4392
@ilhanmohamed4392 6 жыл бұрын
Amiin yaa rabanaa
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 4 жыл бұрын
Wadani dhaba alle haw naxariisto Wuxuu ahaa halyay qaran
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 8 жыл бұрын
DAAWO QAAR KAMDI AH TAARIIKHDA AAN KA HAYNO ABWAANKA UGU RIWAAYADA BADAN SOOMAALIDA, ALLAH HA DAAYEE - ABWAAN : MAXAMUUD CABDILLAAHI CIISE SANGUB ‘SINGUB’ …………………………………………………………………………………………………………………………… Daawo - Abwaan Maxamuud Cabdillahi Ciise Sangub ‘’Aniga Waxaan ahay Qofka Ugu Riwaayadaha Badan’’ kzbin.info/www/bejne/iGWshoFuqp6nrJo Daawo - Abwaan Maxamuud Cabdillaahi Sangub oo Fankiisa u leexiyay Dib u dhiska Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed - kzbin.info/www/bejne/epicpKOLnNSUjJI Daawo - Abwaan Maxamuud Sangub iyo Qisadii Dhexmartay isaga & Siyaad Barre iyo Gabeyadii Cuslaa Ee Sarbeebta ahaa ' kzbin.info/www/bejne/enmTZoKLlLGtjrc Daawo - Wareysi Cusub - Abwaan : Maxamuud Sangub & Hani Xaaji |Sheeko & Riwaayadiihii Waayo -Waayo kzbin.info/www/bejne/emjCXnZ4o9eLmcU Daawo - Xadgudubka Kenya - Maxuu ka yiri Abwaan - Maxamuud Cabdillahi Ciise Sangub, kzbin.info/www/bejne/g5bdnJZ6eaqUgdk Daawo - Abwaan Cabdillaahi Ciise Sangub & Abaaraha Ba,an Ee Kajira Qaar Kamid ah Gobollada Somalia 'Yaa U Maqan Dadkeyga? Dhacdo uu La ilmeeyay Abwaanka! kzbin.info/www/bejne/jHrIeZWhnM-me6c Daawo - Abwaan Maxamuud Sangub -Geerida AUN - Saado Cali Kadib ''Qof Danbe aan Ka naxayo Geeridiisa Majirto'' kzbin.info/www/bejne/fpmYp6VpeLidjbM Daawo - Abwaan Cabdllaahi Ciise Sangub oo Ka warramaya Taariikhda - AU Alfanaan Maxamed Suleymaan #Tubeec kzbin.info/www/bejne/eXa4e4eQjbmcZ8U Daawo - Abawaan Sangub & Boqoradiisa Khadija Boqran 31 Guuradii Arooskooda - Gunnies #WaaberiRecords.. kzbin.info/www/bejne/h3WsoYJ9abx8hLM
@rahmamohamed1253
@rahmamohamed1253 5 жыл бұрын
Abdi askari what's the songs name please mashaAllah
@nawaalqalbinura6316
@nawaalqalbinura6316 8 жыл бұрын
nolow wadani xalal ah
@maxamudmuse2623
@maxamudmuse2623 7 жыл бұрын
Halyey qarran sangub allow noo kaddaa
@siqaayehd5024
@siqaayehd5024 8 жыл бұрын
war ninkan calooosha ka buka ee isku sheegaya ahmed xasan muxuu ka hadlayaaa adi iyo qabiilkaad ka dhalatay toona sangub ma gaadhaan
@caydiid8023
@caydiid8023 6 жыл бұрын
Somalia hanooolato
@ahmedhasanudurmiin2249
@ahmedhasanudurmiin2249 9 жыл бұрын
ahmed hasan udurmiin 2 hours ago cirjiidh_91.. Sabaan sangur. waa sangubani ka muuqdo.. laakin sanguran waa yahay..sangur,, waa jiir yar loo yidhaa soogur,..ba dhala kii yar ba la yidhaa sangur. urtuu waxa ku helaa ,kana la mid ,barayada waa uriya, waa reer jig jiga hadan xamar baryo u jooga wale alshabaab goor ay qarxiso waa qarxi. Afar baa ku ridaya waa dhidar aan ku qabtay qori aan la doonayey muddo dheer , ma oga inuu meyd yahay xamari toos qabiil, idinka baray maanta seeftii QARAAMMI gabayga ku SHEEGAY EE .. ( SEEFTII abgaal bay la taal saawirta ahayd).. maanta sidii maaha..( SEEFII wadaad helay waa sudh iyo layn daar..) Sur-badhyoodle saxariirsan oo sudhayoo oo liita! Oo sebenkii kaca sacab baryo ah suuq-meer kidhin Oo aan sabiiliga lahayn sooryo lagu sheego Oo soobirsada si u ceesh waa sangur ookale Suunaadha sarayeyesan surufta raadkiisa Soogur baa ku dhalay sabar xumaan iyo siigo fadhatays. Sabadii sedkii ku xidhmayeye yuu si-yaadsade sakatiga wakaa sarkaal salow baandheeyey suufiyadu suntay qooshayeen yaa saqadhi yeedhowdey saracaagu waa shiilmayaaa saacad dababeed siday noqon suu'aalihii ilaah waa sugayaaan. ·
@anasmaxamed7789
@anasmaxamed7789 7 жыл бұрын
anaa hooyadaa wasa
@anasmaxamed7789
@anasmaxamed7789 7 жыл бұрын
abwaan sungub hanoolaado wixii ka xuna hadilaaco
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 14 МЛН
TACSIDA ABWAAN SANGUB & HOBALADA WABERI LONDON  2019
34:12
Abukar Mahdi
Рет қаралды 65 М.
SRTV Taariikhdii Abwaan Maxamuud Cabdilaahi Ciise SANGUB aun
20:13
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 2,7 М.