Abwaan Maxamuud Sangub iyo Qisadii Dhexmartay Siyaad Barre & Gabeyadii Cuslaa Ee Sarbeebta ahaa '

  Рет қаралды 197,239

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

Abwaan Maxamud Cabdillahi Ciise Sangub iyo Gabeyadii Mugga Weynaa
Ee Sarbeebta ahaa oo Siyaalo Badan loo Fasirtay!!
Abaawanku waxuu halkan kuxusayaa gabeyadii si qaldan loo
fahmay xilligii dowlada Kacaanka , iyo hadalkii madaxweyne
Maxamed Siyad Barre uu ku yiri ummada 200 ayaad ka horreysaaye ma adaan
kusoo celiyaa mase shacabka ayaan kaa dabakeena!!!
....................................................................
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Our Larger Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia

Пікірлер: 124
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 8 жыл бұрын
DAAWO QAAR KAMDI AH TAARIIKHDA AAN KA HAYNO ABWAANKA UGU RIWAAYADA BADAN SOOMAALIDA, ALLAH HA DAAYEE - ABWAAN : MAXAMUUD CABDILLAAHI CIISE SANGUB ‘SINGUB’ …………………………………………………………………………………………………………………………… Daawo - Abwaan Maxamuud Cabdillahi Ciise Sangub ‘’Aniga Waxaan ahay Qofka Ugu Riwaayadaha Badan’’ kzbin.info/www/bejne/iGWshoFuqp6nrJo Daawo - Abwaan Maxamuud Cabdillaahi Sangub oo Fankiisa u leexiyay Dib u dhiska Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed - kzbin.info/www/bejne/epicpKOLnNSUjJI Daawo - Abwaan Maxamuud Sangub iyo Qisadii Dhexmartay isaga & Siyaad Barre iyo Gabeyadii Cuslaa Ee Sarbeebta ahaa ' kzbin.info/www/bejne/enmTZoKLlLGtjrc Daawo - Wareysi Cusub - Abwaan : Maxamuud Sangub & Hani Xaaji |Sheeko & Riwaayadiihii Waayo -Waayo kzbin.info/www/bejne/emjCXnZ4o9eLmcU Daawo - Xadgudubka Kenya - Maxuu ka yiri Abwaan - Maxamuud Cabdillahi Ciise Sangub, kzbin.info/www/bejne/g5bdnJZ6eaqUgdk Daawo - Abwaan Cabdillaahi Ciise Sangub & Abaaraha Ba,an Ee Kajira Qaar Kamid ah Gobollada Somalia 'Yaa U Maqan Dadkeyga? Dhacdo uu La ilmeeyay Abwaanka! kzbin.info/www/bejne/jHrIeZWhnM-me6c Daawo - Abwaan Maxamuud Sangub -Geerida AUN - Saado Cali Kadib ''Qof Danbe aan Ka naxayo Geeridiisa Majirto'' kzbin.info/www/bejne/fpmYp6VpeLidjbM Daawo - Abwaan Cabdllaahi Ciise Sangub oo Ka warramaya Taariikhda - AU Alfanaan Maxamed Suleymaan #Tubeec kzbin.info/www/bejne/eXa4e4eQjbmcZ8U Daawo - Abawaan Sangub & Boqoradiisa Khadija Boqran 31 Guuradii Arooskooda - Gunnies #WaaberiRecords.. kzbin.info/www/bejne/h3WsoYJ9abx8hLM
@qwertqwesss5710
@qwertqwesss5710 5 жыл бұрын
You l
@ruqiyomohamed950
@ruqiyomohamed950 5 жыл бұрын
Nin rag ah ayaa naga dhintey allow kuunaxariiso AAMIIN AAMIIN
@cabdilaahimcawad
@cabdilaahimcawad 8 жыл бұрын
waxaan illaahay ka baryaya inuu somalida usoo saaro jiil sida wanaagsan wax u wada arka oo if iyo aakhiro wanaagsan ku hogaamiya,iyo in allaah uu naga qabto hogaamiyaayasha hada somali kala qoqobay ee qoysba si gaara wax aan if iyo aakhiro toona meel geynayn u sheegaya AMIIIIIIIN
@xyzabc6626
@xyzabc6626 5 жыл бұрын
who is watching after the news of his death - he is a legend. will remember forever.
@MY-rk7vz
@MY-rk7vz 4 жыл бұрын
Walaahi is a legend personally I first saw him at 24mall in mpls MN back in 07 he's funny it doesn't matter if ur old or young he still listen I was young myself all I did was laughed at everything he said i thought I knew how to speak somali language till I met Sangub I was dead wrong ilaahey hakunaxariisto Sangub I respect you a lot!
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 9 жыл бұрын
Abwaaan SANGUB waan jeclahay suugaantiisa VIVA Noolaw
@nadifoabdi8621
@nadifoabdi8621 5 жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso sungib
@MaskaxdiiDunid
@MaskaxdiiDunid 9 жыл бұрын
Masha allah thank you
@mohammedahmedfarah6894
@mohammedahmedfarah6894 4 жыл бұрын
😭😭😭😭
@umuraage2984
@umuraage2984 5 жыл бұрын
😭😭😭illahow jannada kaa waraabi oo gadaashaa mid adigoo kalaa illah ha inoo sahlo inkastoo aduunyadan hada aan joogno ey aheyn aduunyadii hore ee aad soo martay alla nasiibkeenu xumaa😭😭😭😭
@daalnuurshe4046
@daalnuurshe4046 8 жыл бұрын
Sanguub is simply genius..
@abukarmurudimumin253
@abukarmurudimumin253 Жыл бұрын
Ragii ragga ahaa waa kuwaas mashallah anaaba kacaan ah....
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 8 жыл бұрын
Abwaan #SANGUB & Qisadii Dhexmartay Madaxweyne Siyaad Barre, Gabeyadii Sarbeebta Ahaa Ee #Kacaanku Fahmi waayay!
@TheWisdomVault2
@TheWisdomVault2 7 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE
@user-ru1ge5nn4y
@user-ru1ge5nn4y 5 ай бұрын
Dad waa dadkii hore allah how naxaristo dhamantood 🤲
@abdirazakmohamed9210
@abdirazakmohamed9210 6 жыл бұрын
Masha allah abwaankeena allah dhowro
@saidohassan4729
@saidohassan4729 3 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariistee Waa Abwaan wadani ayuu Ahaa Taariikhdiisa Waa bad Waa In buug laga qoran Taariikhii Sangub
@abdifatahshiine4278
@abdifatahshiine4278 3 жыл бұрын
Abwaan sangubow hada Fartun Balbalaarka,Sharma Boy,Faaladagan,Ck baa noo heesa caawa cajiinka anaa kaa qasaa Allow kuu naxariiso
@abdulledaud5
@abdulledaud5 7 жыл бұрын
Walahi waan kayaabay Abwaanka sangub Waxa tirinayo Mashaa allah abwan cimei Allaha kusiiyo
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 жыл бұрын
Masha'Allaah Muxuu ningobeed qaran ahaa, Alloow kuuraxmo, Amiin🙏💔🌹🌹🌹🌹🌹🌹🕊
@CadnaanSomali
@CadnaanSomali 8 жыл бұрын
Waa Abwaan wayn dadka cuqdada qaba iyo ciyaalka hada dhashay ma fahmi karaan nin suugan ku gaara ma filayo sangub in uu manta noolyahay anigoo igu qaryaan yahay banba u aqoonsanlahaaa
@dayaxteamkaazow2841
@dayaxteamkaazow2841 5 жыл бұрын
Thank you so much Cabdi Askari
@abdirahmanabdikarin8618
@abdirahmanabdikarin8618 8 жыл бұрын
mansha allah abwaan wad shidan tahay
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto walle meeshas nin ayaa ka baxay,maxamud cabdullahi sangub nin gobeed 😭😭
@ShafiQarasta
@ShafiQarasta 2 жыл бұрын
ilahay ha unaxriisto abwan sangub
@suleimanyasin6199
@suleimanyasin6199 4 жыл бұрын
Allah haw naxariisto janatul firdowsana hawgu deeqo isaga iyo inta dhimateyba ee muslimka ahba
@abdullahsultan8338
@abdullahsultan8338 4 жыл бұрын
Illaahay hawnaxariisto naxariis waasac ah Aamin, Kolkan singub eego tariikhda uu ugu tagay umada somaliyeed ee gumaysiga neceb iyo fikirkiisa iyo siduu mubdic uu aha waa yaba, Waxan galay ruwaayadihiisii lagaso bolaabo Xoriyo iyo Maadays anagoo nin aad u yar ah, Waan xusuusta Xoriyo waxa igeeyey walalkay waayo aadban u yara xiligas, Kolka boring ayan dareemayey lkn kolkan nin wayn noqday waxan kubiiray dadka qiimeya sugaanta somalida, Waxan ahay dadka jecel shanta somaliyeed oo dhan oo midaw inay arkan inshallaahu wayna Iman inshallaahu, Waayo shayga asalka ahi maqaybsamo
@abshiribrahim2013
@abshiribrahim2013 3 жыл бұрын
Mashaa allaah ilahay ha unaxariisto abwaan maxamuud sangub
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
Allh ha unaxariisto ader Singub 😢💔🤲
@raahoosman3014
@raahoosman3014 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 Waxaan la heli Karin ruwayadi xoriyo iyo madeeys hadalada kujirto Toloow mid singub oo kale aftahan sidaa u ah oo noo badala manoo dhalan doonaa😭😭😭
@caydaruussaleban4479
@caydaruussaleban4479 9 жыл бұрын
mansha allah abaan sare iga dheh
@Shamso-ru7qc
@Shamso-ru7qc 8 жыл бұрын
waa abwaanka inta nool maanta nin guumaysi ka gabya bal car soo hel niwalba reerkiisuu afaray utiriyaa war taa looma baahnee boodhka ka jafa sugaanta
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 5 ай бұрын
Allah Yarxama abwaan sangub
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 3 жыл бұрын
Ilaahay hau naxariisto Abwaan singub
@abdisomali4418
@abdisomali4418 9 жыл бұрын
Jamal, aqoonta af-somaliga wax dadka oo dhan fahmayaan ma aha ee waa wax barasho ama hibo ilahay ku siiyo weeye, ee inta aadan iska hadlin waxaa fiican school in aad aadid kadibna fagaaraha iskeen. Abwaanada Somaliyeed ee Aduunkan ku nool ruux la xigmad ama la gabay ah abwaan sangub ma joogo.
@salmanhussein8501
@salmanhussein8501 2 жыл бұрын
Cabdulaahi qarshe abwaan
@cabdiraxmaanmakaftame704
@cabdiraxmaanmakaftame704 8 жыл бұрын
masha allah caaqil hadii uu jiro waa kan
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 8 жыл бұрын
dadka xanuunsan ayaa Singub mucaarada oo Qabyaalad geliya gabayadisa iyo riwaayadihisa
@nejibhassan4881
@nejibhassan4881 3 жыл бұрын
Ilahayow ku naxariso
@abdimuse7911
@abdimuse7911 2 жыл бұрын
Abwaan Singub AUN is better than Hadraawi....
@xamseciise8780
@xamseciise8780 2 жыл бұрын
Alle haku naxariisto
@xuseencabdiwarsame967
@xuseencabdiwarsame967 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto abwan sangub
@naruurab1114
@naruurab1114 5 жыл бұрын
Alaha u Naxariisto abwaan Singub
@abdirizakahmed494
@abdirizakahmed494 8 жыл бұрын
hhhhh siyaad bare caadi muu ahayn 200 sanaad dadka ka horaysaaye inaan adiga ku soo celiyo iyo inaan iyagii kaa daba diro kulahaa sangub aniga isoo celi hhhhhhh
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103 4 жыл бұрын
Wllhi run boow shegay nin Axmaar hub kaso qatay inow meel noo wadin waa run
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 жыл бұрын
allaha u naxariisto
@Kader.Arab4336
@Kader.Arab4336 2 жыл бұрын
Alle how naxariisto abwaan sangub
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
allow kuu naxariiso allow adaa weynoo waaxidaaye qab iyo iil taag uma haynee naga dhex saar
@omarali4314
@omarali4314 5 жыл бұрын
illahow unaxariiso nin aqli badan
@maliboy803
@maliboy803 3 жыл бұрын
Yaap Allaha Kuu Naxariistay Wlhi Gapayha Waxpa Kama Fahmin
@xasanaxmedxusenabwan209
@xasanaxmedxusenabwan209 3 жыл бұрын
Xasan Ahmed xusen abwan
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 4 жыл бұрын
ilahay ku naxariisay abwan sangub somali hadal haday wax ku qaadanayso wax badan siyaabo kala duwan wuu ula hadlay alle ku janee
@buthainabdulkadir7383
@buthainabdulkadir7383 7 жыл бұрын
Sanguboow walaal qor gabayadaada oo buug u yeel plz oo buug u yeel manshallahe
@Tasniim1
@Tasniim1 3 жыл бұрын
Kuligeen oo dhan qabyaaladateyaal baynu nahay Singub AUN maxaa kugaar ahaa?
@diniali9095
@diniali9095 2 жыл бұрын
Abtigay singub ilaahay jannadiisa hakaawaraabiyo dadkii qaaliga waa dhammaadeen maalintii uu dhintay ilaa iyo haddana quluubtayda ka uubixin....
@nimanmohamed
@nimanmohamed 4 жыл бұрын
Niman
@nasroadan2221
@nasroadan2221 5 жыл бұрын
sangub aloow jano fardaws ku gee walee waa lugu tabi
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 жыл бұрын
wax garad buu ahaa wllhy singub
@coffeewithtahliilsgrandson1835
@coffeewithtahliilsgrandson1835 Жыл бұрын
AUN
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Aun Abe siyad wa xiri jiray waberi hadey he's ama ruwayad ka hadleysa dowlada kacanka so alifan iyaga uma jogsan jirin every time kox qaran ka somaliyed difaca wayo dowlada qalad keda ka hadlo Abe siyad isaga dalay sidu u xirayay hadrawi xabsi dher ku xukuma marka la xukuma qof ka maxa codsan la dhaha marka raga inta badan xaskisa in lo so daya codsan jiren hadrawi waxu codsaday diq in lo keno digag marka lo kenay diqi arorti qeylin maxabista diqi qeyladisa ka dacwoday Abe siyad lo shegay xabsi ugu yimid hadrawi diqan maxa ula jeda la yiri waxu yiri jale madaxweyne Waxa tahay nin rabo inu diqan amusiyo mana dhaceyso inu amuso diqan arorti timado wa qeylin bless diqi afka ka xiray diq wa nafley afka u fur la yiri aniga kama xirin Abe siyad ka xiray afka Abe siyad great aha inta yabay yiri hala dayo marka diqi afka lo furay hadrawi laso dayay Kuwo dilayo yimid fananin ta bur burki ka dib
@kediye2001
@kediye2001 8 жыл бұрын
Abwaanadu waa badan yihiin, Sangub nin ka qaransan waa yar yahay.
@jackilyas9339
@jackilyas9339 4 жыл бұрын
Dadkii sidaa ahaa sababta hada xuduudo loogu kala sameeyey ee la isugu diray ee loo betelay siday wax u jiraan nio???
@user-yv4qc1em7e
@user-yv4qc1em7e 5 жыл бұрын
Ciil walaal mase ciji hoosted lagaahayaa
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhh kulhaa dad macangag ah unbaa kaa hor iman xita xisaabta uu ku fiicnaa abwaanka
@amatalaahhussein4836
@amatalaahhussein4836 8 жыл бұрын
cabdishakuur abdi welldoen alaylee soomaaliya waxay ubaahanahay biyo lasafeeyey ooharaadka laladagaalamo .
@kampalasubzero5096
@kampalasubzero5096 Жыл бұрын
Faqashh siyad barre faqashhh
@dacar
@dacar 8 жыл бұрын
Abdi Askari walee nin culusbaad tahay.
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 8 жыл бұрын
+wardheer iyo walwaal ... Adigaa iga Culus oo iga odeysan Mahadsanid Walaalle.. Tire Sagaalaad Seddax Laba Ka'Goo - Maxaa Soo Hadhay?
@dacar
@dacar 8 жыл бұрын
Kkkkk
@timkristiansson1880
@timkristiansson1880 7 жыл бұрын
wiil bari waxaa loo baahanyahay in wax laga qoro cilmiga felega iyo xidigiska.
@abdulljama4591
@abdulljama4591 7 жыл бұрын
Ali yousofe aad iyo aad bro wlhy ninkan wa nin culus
@ruqiyomohamed950
@ruqiyomohamed950 5 жыл бұрын
Amxaaro wuu necbaa wax lanaco wey tahay
@dhaqansamechannel9530
@dhaqansamechannel9530 Жыл бұрын
Gobaygan waa faal
@qoobeyofficial4815
@qoobeyofficial4815 9 жыл бұрын
sx amxaaro hub lagasooqatay waa dhibka maanta nahesta
@xasanoogle4241
@xasanoogle4241 6 жыл бұрын
Iidle Qo obey
@saadeeriseedaari836
@saadeeriseedaari836 5 жыл бұрын
Ilaahay hawnaxariisto lkn nan qabyaalad aayku weeyntahay buu ahaa dadka aan daaroodka ahayn majeclayn sangub
@mohamedabdullahi5461
@mohamedabdullahi5461 4 жыл бұрын
Ka aamuus marxuumka imaanka alle kaa qaade
@abdulbasito5778
@abdulbasito5778 8 жыл бұрын
sangub waligii muu tirin suugaan micno leh waana lagu yaqaanay micno darada bal eeg abwaanadii waaweynaa ,DHOODAAN GAARIYE,HADRAAWI,TIMOCADE ilaa maanta ayaa murtidoodii la isticmaalaa isaga qofkii suugaanta wax uun ka garanayaa wuu fahmi karaa maalaayacnigiisa.
@CadnaanSomali
@CadnaanSomali 8 жыл бұрын
xaywan wayn nin aan waxba aqoon baa tahay ragaa sheegayso iyagaa u qoray sangub nin gaara in uusan jirin asagoo waliba waligaas waxba baran heesa uu sameyay abwaan nool gaara ma jiro riwayadii barigii nabada ninkii ugu badnaa buu ahaa oo mid walba 20 hees wadato oo ay mid aheed xoriyo iyo qabrigii jaceyl ka iyo kuwo kale oo badan
@yusufibnuyusuf759
@yusufibnuyusuf759 7 жыл бұрын
Heesaha wadaniga ah & riwaayadaha ugu caansan yaa lahaa, adeer taarikhda dib u eeg jaahilyahaw
@mahdicabdi9676
@mahdicabdi9676 8 жыл бұрын
bal jaahilkaan EEG ku leh soomaali qof xukuma oon siyaad ahayni ma jirin
@AliAli-tb9mm
@AliAli-tb9mm 8 жыл бұрын
marxuumka ka har ! wax gaara Soomalida ma soo marine calankada cusub iska heyso awoowe.
@jamal1963
@jamal1963 9 жыл бұрын
Waa lagu yaqaan Sangub inuu gabay tiriyo aan ujeeddo cad lahayn, dadka af somaliga aan aad u aqoonin ayaa u sacabiya. Riwaayadihiisuna waa la mid. Qabrigii Jecayl ka, Xoot baa liqay jecaykii, Xuskii Jacaylka etc hore ayaa loo faaleeyey inuu ku celcelinaayo sidii arday dariskii fahmi weyday.
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 8 жыл бұрын
+jamal Qabiil inaad cid ku macaarado maha Singub waa fanaan waana layaqana isheeg cid kariwaayada wanagsan riwaayada xasan genay tiriyay ayaad laala meraysta sxb reer waqooyi ayaa riwayadihisa jecel heesihisana reer waqooyi marka ma afsomali mayaqanan qabyalada indhaha la iska daaya cid wax kuma yeli karaysan
@jamal1963
@jamal1963 8 жыл бұрын
+mahamed cudhi sorry, spellingka ayaan qalday commentkii hore. sxb arrintu qabyaalad ma taagna. suugaantu waa ay inaga dhaxaysaa ma aha wax la qarin karo ama la duudsiyi karo . Qof kasta oo suugaanta daneeyaa qabiil dan kama leh. Riwaayadaha badan ee Sangub, heeso taabbo gal ah ma leh ama aad bay ugu yar yihiin. Abwaanka waxa lagu qiimeeyaa gabay ama hees dareen badan oo uu inooga tagay. Yamyam aun heestiisa Isha sacabka mari ama Dhulka sow anigu ma lihi iwm qof kastaa inuu dhagaysto ayuu jecelahay. Waxaa jira abwaano aan riwaado badan lahayn hadana heesahoodu ay dhaxal gal yihiin sida Huryo, heesta Diigaa habeenkii, Dhool bari ka muuqda iyo Raaxeeye, giddigood qofkii dhaqyastaa ay jecayl hor leh ku abuuraysa of course dhinaca guurka. hooyada barri ayey heesahani ku jeclaysiinayaan. Sangub Aabihii Isaaq baa dhalay, isagana Isaaq baa dhalay, Xaaskiisuna waa Isaaq. Hargeysa Askari buu ka ahaa cid waliba taqaano, marka inaga yereeya qabiil jacaylka. Sababta igu kaliftay inaan meesha faalo ku qoro waa dadkan la dhacsan gabay aanay fahmin.
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 8 жыл бұрын
Jamal. Sxb cidkasto darooda askari ayu ahaa ayaa ladhaha oo waqooyi joogay hargeysa tiyatarka ayu haystay anigu wan joogay hadana kama madhni isaaq sira badan ayaan ogahay Singub kooxda waberi ayu ahaa askari musan ahaayn
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 8 жыл бұрын
Dhulka soo aniguma lihi singub ayaa iskaleh. Sugaan waxba kama taqanid saxiib isha sacabka mari oo khadra dahir qado waxba haka dhigan. Soobaro heesaha singub sxb uu leyahay riwayadiisana wa 11 riwayadood cid aan ahaayn reer waqooyi oo dida isaga iyo sado cali majirto. Qabyaalada joojiya.
@jamal1963
@jamal1963 8 жыл бұрын
+mahamed cudhi Haddaad sidaa u hadashay, war baad ii sheegtay. Aniga oo reer woqooyi ah suugaan iiguma faani kartid. Daarood nimo ayaa loogu dhiibay ee miyuu istaahilaa inuu hoygii walaalo Hargeysa maamulo? Askari ayuu ahaa. Dabcan reer Afweyne iyaga oo guul wadayaal ah ama geel jira ah ayaa meel kasta loo dhiibay. Waxaas baa wadankii ku baabiiseen. Sangub hadal badni waa uu leeyahay laakiin heeso aad u hirgalay ma laha.
@apdyrahmannahwe8591
@apdyrahmannahwe8591 5 жыл бұрын
Sangub Waa caade qaate qabyaldeysta ah Suaal ba la weydiyey ahyd Ileen abwaan ba tahye Dadka shacabka afkooda tahye Waligaa siyaad sugaan waxa ma ugu sheegtey kulahaa may maxaan kugu sheegi
@amatalaahhussein4836
@amatalaahhussein4836 8 жыл бұрын
cabdishakuur abdi welldoen alaylee soomaaliya waxay ubaahanahay biyo lasafeeyey ooharaadka laladagaalamo .
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 34 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 48 МЛН
What does Satoru Gojo have? #cosplay#joker#Harley Quinn
00:10
佐助与鸣人
Рет қаралды 7 МЛН
MAJAAJILO CAJIIBA AUN MAXAMOUD CABDILLAAHI CIISE "SINGUB" IYO KOOXDA DEEGAAN
9:11
SOMALI MUSIC & CULTURE
Рет қаралды 292 М.
DAAWO Wariye cagmadhige Oo Banaanka keenay Afganbiyee Siyaad Bare
1:10:38
Abwaan makeyte gabay
3:45
Abwaan Dhimbil
Рет қаралды 10 М.
Silsiladii  GUBA  gabayadii sida weyn laysugu weeraray
1:21:09
daawasho tv
Рет қаралды 1,3 МЛН
Ismaaciil Xayd Xirsi (Afloow)  - Milyaneerkii Ararta
34:11
HOYGA SUUGAANTA
Рет қаралды 27 М.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН