FAYSAL MUNIIR IYO MISS XIIS | OGSOONOOW EREYADAAN KULEEYAHAY | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 3,158,604

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

Пікірлер: 518
@faadumoqaaali5184
@faadumoqaaali5184 4 жыл бұрын
Inti ila jcll abdi askari inuu dhawaan 1M gaaro soo duceya
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 4 жыл бұрын
Sanadka 2020 meeshu ku dhammaado Commentigaagan 1M ayaa lagu kala iibsanayaa -- haddii Alle kuu idmaayo..
@zuhaybbildhaanofficialchan2620
@zuhaybbildhaanofficialchan2620 4 жыл бұрын
Lakin horta arooskan baryahanba waxa uu ka socday d.d..s maxaa uu kaga duwan yahay aroos yada kale ee ka dhaca d.d.s Mise waaa mid aan dhamaanayba Askari
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 4 жыл бұрын
@@zuhaybbildhaanofficialchan2620 ..Arooskan oo kale ma dhammaado sannad buu socdaa.. todobabixi iyo sagoontintii yaa weli hadhsan, yaaba is gaadhay?
@zuhaybbildhaanofficialchan2620
@zuhaybbildhaanofficialchan2620 4 жыл бұрын
@@ABDIASKARITUBE wooow oo waliba waxbaa hadhsan 😂hadaa fari kama qodna
@zuhaybbildhaanofficialchan2620
@zuhaybbildhaanofficialchan2620 4 жыл бұрын
Insha allah way gaadhi 1m iyo wax ka badanba
@MiskiHassab
@MiskiHassab 11 ай бұрын
Afka waxka shegta arimihi dhexdaniyo Isha waxa ka dida nin adunyo kugu saba Adkeyo ayaantaynu leniyo mu iman wakhatiguye samir ila ogow ❤
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Kuwan baa keenay wllhi xitaa kuwii lahaa bey kaga cod macan yihiin 100\100 😢🤦‍♂️🙏🙆‍♀️🥰
@cabdikariimcawl2112
@cabdikariimcawl2112 2 жыл бұрын
Koly kuwan iyo kuwii heesta lahaa isma gadhayaaan 100/100 kuwii heesta lahaaba ku cod macaan adigana kuwana isku level tihino sidasad ku jeclaty wd yarthy😅
@ahmadsaleh374
@ahmadsaleh374 4 жыл бұрын
Ax waayo waayo beri jacayl i hayeu baan qaadi jiray 2008 lknse markii uugi horaysay ee aan maqlo waxaan ku daawaday riwaayadii if iyo aakhiro ax sahra ahmed iyo fanankii waynaa magaciisa hada ma xauustee wlhi 9 sano jacayl i hayey baan qaadi jiray hada gabadhaasi wali waa inan way joogtaa ana hada 5 years baan guri leeyhaya hada waxaa ii joogta inantayda curad oo aan uugu magac daray hooyaday macaan hoodo ilaahay hay daayee hoyaday ilaahay how naxariisto iyo hooyooyinka dhibtayba
@xasankaafi304
@xasankaafi304 2 жыл бұрын
Waa lakala tagay orod😻🥰 Maaha inbdan alfanaan feysl muniir waaaw cod kuugu dhamaady msha allah 😻love 💕 you,💓
@najmamohmouth7623
@najmamohmouth7623 9 ай бұрын
2020 sanadkii igu xasuusta badnaa sanadadii ina so dhafey wa sanad isugu ky darsadey farxad jacayl murugo wlhi waligey ma iloobayo 😩😭💔
@sundusmohamedabdi723
@sundusmohamedabdi723 4 жыл бұрын
Hadi eebe igu simo ama iilka laydhigin raga aynigaaga maxamed adaan kaa ishaartoo uurkan kugu haya🥰❤💋
@mohamedakqadir14
@mohamedakqadir14 4 жыл бұрын
💞💞💞💜💜💜💜🌹😍♥️💕♥️
@mohamedsaciid9721
@mohamedsaciid9721 4 жыл бұрын
Masha alaah waan kugu ogay xubi
@omarianbariadag5521
@omarianbariadag5521 4 жыл бұрын
Akhlaaaq ader kayesha wilshinas jacylka
@ramloqurux4169
@ramloqurux4169 4 жыл бұрын
Sundus ☝☝ ninkeyga ladhahaa maxamed magacas aduunkan ugu jecelahay
@umalkheyr2447
@umalkheyr2447 4 жыл бұрын
Alle hkuu daayo wllo🌹
@barwaqofarah9650
@barwaqofarah9650 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤ ooooh wadahaa ii xanuunaay
@mariahassan6562
@mariahassan6562 4 жыл бұрын
Dadka oo oon iyo haraad qabo Indhaheyga deeq daye Sideen kugu illaabaa😢😍 If iyo aakhiro
@salmaankuluu813
@salmaankuluu813 4 жыл бұрын
Hees taan xusuus gaar ah ayey ii tahay runtii jacel keyga in badan ayaa u quray wllhi in kastoo hada ey iiga maqan tahay jacel keyga allah ii sahlo idin kana ii soo duceyo iney ii soo labato cidooda ayaa ii diidan halii soo duceyo asxaabta wan iiga codsi nafteyda ka jeclaahy wllhi intey nafta iigu jirto eyada sugaa iqro wligey ku jeclan donnaa abaao
@cabdirisaaqmogdisho6483
@cabdirisaaqmogdisho6483 3 жыл бұрын
Heestan markan maqlo jirka idamqadada
@KaderHussein
@KaderHussein 3 жыл бұрын
@@cabdirisaaqmogdisho6483 Bro kulamid bn ahay Anoo og in hees in lagu qiiroodo ay danbi thy bn kuqiiroday Xanun qalbi aan kadaremayo ba ilin indhahayga kuso istaajiyay
@hoyadaiyodhalanka897
@hoyadaiyodhalanka897 Жыл бұрын
Walal 2sana kaso waregate mais heshen
@najmamohmouth7623
@najmamohmouth7623 2 ай бұрын
@@hoyadaiyodhalanka897 sadex ba ka soo wareegtay ee ma is heleen tolow
@samirasaid4276
@samirasaid4276 4 жыл бұрын
Fan wa kii hore hubaal queen xiis and muniir wad kaso baxden heesta inta an u jeclhy o ah dardaran lala dardarmayo ruux la jeclyahay ina u dhawro jacaylka iyo maxabada ay wadagan ❤❤ Ogsonow erayadan ku leyay Uurkana ku hay axdika ino yaal Afka waxad ka shegata arimihi dhexdeniyo Isha waxad ka diida nin aduunyo kugu saba Adkeeyo ayantaynu leeniyo wuu Iman waqtiguye samir ila ogow 🥰❤🥰
@AnfacD
@AnfacD Жыл бұрын
Masha Allah Faysal MUNIir. Miss Xiis heestan caadi maha. ABDI Askari Waa hees aad macaan Mahadsanid.
@khaleda.hassanobsie184
@khaleda.hassanobsie184 4 жыл бұрын
Feysal muniir Waa soo rogaal celiyey Dhabtii heesaha si dareen leh buu uqaada waana fanaanka sanadka 2o2o
@maxamuudjamac166
@maxamuudjamac166 4 жыл бұрын
faysalmaniir
@dhirigaliyeofficial1290
@dhirigaliyeofficial1290 4 жыл бұрын
Wlhi waa runta
@sadioadankheyr3195
@sadioadankheyr3195 2 жыл бұрын
Hadii ebe igu simo ama ilka la idhigin raga aynigaa Dahiir adan kaa ishaartee Urka kugu hayaaa mcn Sida Ubaxa ama roob aroorya dadka ooniyo harad qaba indhahayga deeqdee sidee kugu ilawaa Adkeeyo ayaanteyno leenahay Wuu iman whakhtigaye samir ila ogow Wn ku jeclahay nolosheydi dahiir 30/9/2022 Wa habeen I xasus mudan Allha ina mideeyo mcn wn ku tusin dona mcn inan inta I jeceshahay ka badan ku jeclahay ogow mcn ❤️❤️❤️❤️❤️
@sammoses8639
@sammoses8639 4 жыл бұрын
Abdi askaroow xiis ha siideen iyo xariir, hadaad kusoo biirisay munuur (Jano diid) asna waan Ku haystaa♥️
@abdourahmanaboker983
@abdourahmanaboker983 4 жыл бұрын
Mr jana ka bood
@azmadegan4730
@azmadegan4730 4 жыл бұрын
isha waxn ka diida nin aduunya igusaba wan adkayn wacdkeni illahy haygu ka simon malingering wan kulmayna insha al my 🌏😘
@abdirisakmohamedahmed.7419
@abdirisakmohamedahmed.7419 4 жыл бұрын
Inaba caadi maahan xasuustii xasan ismacil iyo sahra axmed alle ha unaxariisto.
@axmedibrahim4746
@axmedibrahim4746 Жыл бұрын
Hees Waa DhaaFtaY Mar Kasta Waa Dhagaystaa ❤
@mohameddhoonbe4916
@mohameddhoonbe4916 10 ай бұрын
Waa hees aaad umaacan iyo labao fanana oo cod macan waxaan layahay laxanak weey raaceen iyo Erayadaba In kastoon aan feysal muniir aan taagero halkeeda ayaada dhigteen
@fardusmahamoud7488
@fardusmahamoud7488 4 жыл бұрын
Wow isha waxd ka diida nin aduunyo kugu saba 👏👏👏👏👏👏
@quensamra7989
@quensamra7989 4 жыл бұрын
Woow ninkan cod guux ah baa ku jira oo aad u mcn hore usoco mr muniir
@fartuunsaliidfartuun1233
@fartuunsaliidfartuun1233 4 жыл бұрын
Miss xiis and faysaal muniir we love hees shidan iga dheeh💘❤💔😍
@filsancbdi3595
@filsancbdi3595 3 жыл бұрын
Halkaa kasii wada heesihi hore waad ku cod macaan tihiin miss xiis iyo faysal muniir
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 4 жыл бұрын
Faninta jigjiga add aya u jclhy dhaman think fsal iyo Queen xiis
@xafsoxafso3422
@xafsoxafso3422 4 жыл бұрын
Heesta ma iyagaa leh mise wa looga horeeyay
@xafsoxafso3422
@xafsoxafso3422 4 жыл бұрын
Wn so helay cidii hore u qaaday,,, wa Riwaayadi if iyo akhiro ,, sahra axmed iyo Uurcad....illhy ha u naxaristo
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
@@xafsoxafso3422 haa saxiibey fanantii hora qadey ma lahan iyagu😂✌
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Hadii ebe igu simo ama iilka lay dhigin raga aynigaga 🤴🏽m🤴🏽 Adan ka ishartoo uurka kugu haya😍🤴🏽❤😊🥰
@rihannaruhii1421
@rihannaruhii1421 4 жыл бұрын
❤️🥀 😢 hadii ebe igu simo ama ilka la idhigin raga aynigaa ♥️𝕊.... adaan kaa ishaartee urka kugu hayaa 😢sida ubaxa ama roob arooryaad dadka oo oon iyo haraad qaba idhaheyga deeqdew sideen kugu ilawaa♥️🥀🙏
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Woooooow🥰🙏🙆‍♀️
@sacdiyoshaaciye9932
@sacdiyoshaaciye9932 4 жыл бұрын
Waaaaw waa ku heystaa labada fanaan so daay hee naga daba geey
@istarlinkhalif2223
@istarlinkhalif2223 4 жыл бұрын
Mashaa alah alfanaan muniir horey u soco nice voice alah ku xafdiyo ilxun kuma aragto
@Siciiddhiif14
@Siciiddhiif14 4 жыл бұрын
abdi askari wuxuu ku daba jiraa waqal studio keep going legend
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Masha Allah, Qurux badanaa Mss Xiis goobta dhan wey ka dhex muuqataa, waa gabadh dhameys ah tin ilaa cidhib. 👍👍
@herrochannel2670
@herrochannel2670 3 жыл бұрын
Cawaale imkka hantiyay oo la dhacaya wll
@sacidoslo7672
@sacidoslo7672 4 жыл бұрын
Hestan anibe iga turjume oo sxbtey hada bixi rabto lkn malin aya tusi dona qorolkan hade nafta baqi naku thy i.a hppi waku jclhy🥰
@mumtazqalanjo2300
@mumtazqalanjo2300 Жыл бұрын
Waan kusoo xasuusiyey after 2yr
@xabiibwadani5791
@xabiibwadani5791 3 жыл бұрын
Heestii riwaayadii ifya aakhira ahaa Sahra axmed xasan ismalicil Oo ku kala jilaayay dhudi iyo tuse Waayo waayo Lkn way keeneen halkeedi ayay dhigeen faysal muniir iyo xiis miis
@ednamouze6935
@ednamouze6935 4 жыл бұрын
Miss xiiz kun gabdhood hdy dhex gazho ta ka dhex muuqta weeyi🥰qrxleey
@mustaphemooo9801
@mustaphemooo9801 4 жыл бұрын
@Faysa Farah shih vgjdkk
@caawiyefx3304
@caawiyefx3304 4 жыл бұрын
Quruxdeedu waxba tari meyso waa dhilo.
@xalaawatiloos1229
@xalaawatiloos1229 4 жыл бұрын
MUSTAPHE MOoo ist
@xalaawatiloos1229
@xalaawatiloos1229 4 жыл бұрын
Faysa Farah May bee 🐝 I people who are in my world 🌍 was my first season and now I’m so glad to
@umu-maahircali3871
@umu-maahircali3871 4 жыл бұрын
@@caawiyefx3304 subxanalaah ma adigaa arkay wllo
@barwaaqoaxmed726
@barwaaqoaxmed726 4 жыл бұрын
❤ miss xiis ❤ and faysal muniir❤
@XamdaMaxamed-nv6wo
@XamdaMaxamed-nv6wo 8 ай бұрын
wale cidna axdi la gelin intaa aduunka ku nolowygy 😮😢😢😢😢😢😢😢 waxauuu xasuusa jacalkii gab
@JamilaJano-mr1zj
@JamilaJano-mr1zj 8 ай бұрын
Hadii eebe igu simo ama iilka leydhigin raga aynigaga Abdilahi hasan mahamed❤️🫂🌎adaaan ka ishaaarto uurka kugu haya ppe carurteyda mustaqbalka abohod ❤🥹🌎🫂 Ayaanteynu leniyo wuu imaaan wakhtiguye samir ila ogow ppe ❤garadkeygi ❤️🫂🌎🥹
@iiddalmar4319
@iiddalmar4319 3 жыл бұрын
Shacab qalbi wanaagsan baa leedahy miss xiisey Waxaan ka helay gabdhaha marawaxada kusoo qaaday oo kugu haya si aadan ukululaan
@KhaLeDhaykal47
@KhaLeDhaykal47 4 жыл бұрын
Laxankii heeztii waan kula balamilahaa best laxan🥰👑🔥🙏
@halabuuresomaliyed3318
@halabuuresomaliyed3318 4 жыл бұрын
Laxanku waa copy
@sakiqarboshe7901
@sakiqarboshe7901 4 жыл бұрын
Waan tagera fananinta jig jiga keep going jalayal
@abdiisma5532
@abdiisma5532 3 жыл бұрын
Wlhi heestani wxy ahay heestii aan zxpdy ku partay 😍😍😍🤨
@gabileyboy1515
@gabileyboy1515 4 жыл бұрын
ax ax ax walahi heestaaasi xasuuuus aaanan koobi karin ayay igu leedahay 2008 bishii 03 anoo badhtanka SAXARAHA LIBYA IYO SUDAN oonan garan karin nolol iyo geeri ayaan ku ooyi jiray my one and only lovely allah ha u naxariiste oon samir farayay lkn 😢😢😭😭😭
@nasriinamclindable4979
@nasriinamclindable4979 4 жыл бұрын
Cod dahibi feysal minir adban ujclahy fanankan realy❤❤
@alihildid1796
@alihildid1796 4 жыл бұрын
esh ala hees
@mahamedmiig2036
@mahamedmiig2036 4 жыл бұрын
Heestii sahra siyad iyo hasan ismail uurcade, Riwaayadii if iyo aakhiro ayay heestani ka shidnayd 😎
@selmaabdirxmn2698
@selmaabdirxmn2698 4 жыл бұрын
Hadii Ebee igu simo ama iilka laydhigiin raga aynigaaga Abdi adaan ka ishaartoo Uurkan kugu hayaa❤
@saluugladarwiish6954
@saluugladarwiish6954 4 жыл бұрын
Xiis maxmuud Raage xiis xarago👸❤🙋‍♀️❤ Quruxdii fanka💦❤
@abuqaysmedia1001
@abuqaysmedia1001 4 жыл бұрын
Waan jclhy ilaah amarkii xiis nafta unba ka hesha
@caddeeye
@caddeeye 4 жыл бұрын
Waa heestii sahra ahmed iyo xasan ismaaciil uurcadde AHN labadaba ,iyo ruwaayaddii IF IYO AAKHIRO
@Beerjacayl_official.7
@Beerjacayl_official.7 4 жыл бұрын
Xasan wuu noolyahy
@salmaanabdiaziiz9001
@salmaanabdiaziiz9001 4 жыл бұрын
Adkeyow waqtiganu lehenahay wey imane sow kuma dhihi lehen aniga hada nolsheyda dhawac u geysan lehen adiga😥😥 lkn dhib mlhn wax wlbo waxan aaminsnhy qadarta alle in ee ka weynyhiin wxaan ku rajeyna anigoo oghy in aad i xumeysay adiga wali kula jclhy wanag dhib uma arko 7sano💔 aad iga dhumisay adiga waxan ku leyahay ku nolow hankaga maybe in aad arki donto qoralkeyga adiga wxan ku rajeyna nasiib wcn😭😭🙏💯
@hodancabdi4721
@hodancabdi4721 4 жыл бұрын
Samir yeeelo
@shakirabdiibraibra4490
@shakirabdiibraibra4490 Жыл бұрын
Sxb gobanimadu waa saaz
@deqoindhoofficials9000
@deqoindhoofficials9000 4 ай бұрын
Srry abwe mcn wa iska adun 😢😢😢
@osmanabukar5095
@osmanabukar5095 4 жыл бұрын
Wlhi heestani waan uu malenya inaan adiga iga hadlso muniir legend 🙏🙏🙏🙏♥️♥️♥️♥️
@khadarhajjiahmed
@khadarhajjiahmed 4 жыл бұрын
Heestana organ kuma soo baxayso iyana may soo dhadhawayn xitaa. Inta soo daawatay abdikariin yarre iyo jamiil Jackson kuwaasaa soo dhadhaweeyee mayla aragteen
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 4 жыл бұрын
haa labadaasa kaga cod macaana
@khadarhajjiahmed
@khadarhajjiahmed 4 жыл бұрын
@@nemodiamond6401 exctaly
@aminaquneahmet2989
@aminaquneahmet2989 4 жыл бұрын
Waaay soodhodhoweeyen waloow saay ani ila thya
@abdirahmanahmed2271
@abdirahmanahmed2271 4 жыл бұрын
@@khadarhajjiahmed labadaasa aad u soo dhoweeyay.
@farhanjam2773
@farhanjam2773 4 жыл бұрын
Haaaaa wad heshay niyow xabadah
@oraahsamelyrics9357
@oraahsamelyrics9357 4 жыл бұрын
Labo fanaan oo aan taageero FunKu xoOg maahan
@shaambelcabdinasir7534
@shaambelcabdinasir7534 4 жыл бұрын
Asal dheh horaantii heestan waxa ay ehayd hees qaraami ah balse Iminka faysal iyo xiis ayaa kuwada dheelayaa oo wada qaadaya Music by faysal munniir
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Faysal muniir vs Mss xiis fanaanin qiimo le dhanka codka ma kala dhacaan 🥰👌
@yarantixajikaxajika3647
@yarantixajikaxajika3647 4 жыл бұрын
Hadiii ebe igu simo Ama iilka la idhigin Raga ay igaga ah Maxamed adaan kaa inshaarto Uuurka kugu hayaa 😘😘😘
@hadiyamohamed439
@hadiyamohamed439 4 жыл бұрын
Heestaan xasuuus iyo rajo ayay igu ledahay manaha allah waa hees qiimaheeda leh ilahow intii is jeclba uurkooda isku nadiifi xasiidkana ka qaabo
@nimcoanfaconline8941
@nimcoanfaconline8941 4 жыл бұрын
aaaaamiiiin jcylku ha guulaysto
@hodansaciid8706
@hodansaciid8706 4 жыл бұрын
Amiin Amiin aniga iyo xajigeyga jacaykeena ha waaro iyo intaa is jacaylba Amiin
@xamarbila1770
@xamarbila1770 4 жыл бұрын
Axdi ba ino yaal 😍
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 4 жыл бұрын
heestan waxa idinkaga cod macaan jamiila jagsan iyo cabdkariin yare
@ahmedilmi2244
@ahmedilmi2244 4 жыл бұрын
Abdi askari hore usoco zhp Agtaada sharaf
@ahmedhajji8456
@ahmedhajji8456 4 жыл бұрын
Faysal muniir captanka fanka cusub Xiiiz geenyo cod iyo qurux kulansaty❣
@mohamedomer3483
@mohamedomer3483 4 жыл бұрын
Isha waxa ka diidaa nin aduun kugu saboo ❤️adkeeyo ayanteniyo leenahay wu iman wagtiguye samir ila ogoow
@mohametizmail3966
@mohametizmail3966 4 жыл бұрын
first
@zuhaybbildhaanofficialchan2620
@zuhaybbildhaanofficialchan2620 4 жыл бұрын
Adkeeyo Ayaanteynu leenahay wuu iman waqtiguye samir ila ogow😅 Walhi heesta xasuus iga mudan tahay waxan ku xasuustaa riwaayadii if iyo Aakhiro , Heestana waxa ku wada luuqaynaya Sahra axmed iyo tuse wooooooooow looma kala hadhin Horay u socda
@hasaanmuse4422
@hasaanmuse4422 2 жыл бұрын
Miss xiis boqorada fanka casriga ah ee somalida waxan kaasoo salaamaya hargaysa munii r geesi ga fanka
@maxamedwaliofficial3553
@maxamedwaliofficial3553 4 жыл бұрын
Maanshaa allaah gabadh laxanka heeska sidiisi ayaay ula keentay balse faysal laxankii heeskan ee hore loogu qaaday wuu marin habaabiyay
@zuhaybbildhaanofficialchan2620
@zuhaybbildhaanofficialchan2620 4 жыл бұрын
Horta arooskani baryahanba waaa uu socday ee ma midaan dhamaanaynba Askari
@saraapdulsalamvolgz
@saraapdulsalamvolgz 4 жыл бұрын
heestan waxa ku raxaystay abdikarin yare iyi jamila jaqsan yado cuud ku tumanaya
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 4 жыл бұрын
Miss xiss malaha waxayba ku sigatay boqorada fanka soomaliyeed
@faisalformerchannel5228
@faisalformerchannel5228 4 жыл бұрын
Horay ayaan usu weydiiyay walaal she is absolutely on fire 🔥👌
@aynuzhawer2262
@aynuzhawer2262 4 жыл бұрын
Heestan horaa loo qaday waxayna ku jirtaa Riwaayadii if iyo akhiro waxna ka qaday alle ha u naxriistee sahra axmed iyo tuse
@caddeeye
@caddeeye 4 жыл бұрын
Heestani mid aroos maaha....ninkii garanayaa garanayee, waa heestii if iyo aakhiro SAHRA AXMED AHN..
@xaawoaxmed8975
@xaawoaxmed8975 4 жыл бұрын
Heees iyo Bar wlh Mesheed baaa dhigdeeen Muniir iyo Xiis
@hindahasan3604
@hindahasan3604 4 жыл бұрын
Hadi eebe igu simo ama iilka laydhigo Raga ay nigaaga Barkhad adaan ka ishaarton Uurka kugu haya 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@amuunmaan5949
@amuunmaan5949 4 жыл бұрын
Barteday dhigeen 💯💯💯💯👌👌👌
@libanhussein5340
@libanhussein5340 4 жыл бұрын
c/kariim iyo jamiila jagsan oo live u aaaday ayaa kaga cod macaan qaba heestaa
@ayaanibraahincabdilahi547
@ayaanibraahincabdilahi547 3 жыл бұрын
sida ubaxa ama roob arooryaad dadka oo oon iyo haraadqaba indhahayga deeqdee sidenkugu ilaawaa ilove you cabdiqadir
@sakimaahirkalid5083
@sakimaahirkalid5083 3 жыл бұрын
Alle ha isku kiin daayo walaal .
@najaxnalkaofficial6532
@najaxnalkaofficial6532 4 жыл бұрын
Heestan waxad modaa in anigah iyo boqorkagah nalogu Talgaly ♥️ hadii aabe igu Simo ama iilka lay dhigin ragah aynigaha Adan ka ishaartay ahmed ♥️
@rabiicceeroh269
@rabiicceeroh269 3 жыл бұрын
Fias
@najaxnalkaofficial6532
@najaxnalkaofficial6532 Жыл бұрын
😢
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Жыл бұрын
Xassan ismaaciil uur cadde allha unaxristo malin dhaweed ayaan maqalay geridiisa mama sahrana allha unaxristo 😢😢
@ismaaciilabdullaahi1543
@ismaaciilabdullaahi1543 3 жыл бұрын
Waa hees mcn adaan ka daalen dgageysigeeda
@ibtisaamaragsan5048
@ibtisaamaragsan5048 4 жыл бұрын
Faysal Muniir fanaan la isku hubo ❤👏
@NajmaClaahi
@NajmaClaahi 4 жыл бұрын
Labo aan jeclahy runtii taageero buuxo u ahay
@ayaanitu1477
@ayaanitu1477 4 жыл бұрын
Raga aynigaagaa muniir♥️♥️♥️♥️♥️😎😎😎😎
@abokordhasha4261
@abokordhasha4261 3 жыл бұрын
ADkeeYo aYantaYnu LenahaY Wuu iman waKhtiGuYe NoloshaYdiiiH Hotho ♥️😍😥
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 4 жыл бұрын
FaysaL Muniir on Fire 🔥🔥💯 💚💭❤
@zakiyajama51
@zakiyajama51 4 жыл бұрын
Inta ila aragta mirwaxada yaree la dabo hayyo 🤣🤣
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 3 жыл бұрын
Shiekhal ino heesaysa adunka ina tusay😂 Culimadii sharfanayd wa is balaadhisay Keep going
@niyaaladem
@niyaaladem 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 AAKHIRO in ay jirto waa la wada ilaabay.
@maqsudahmed-yh5pd
@maqsudahmed-yh5pd Жыл бұрын
Ayaa shekhaal aha faysal basa shekhalahee 😊
@hanixasan5467
@hanixasan5467 Жыл бұрын
😂😂wa cadi maxa cod kudhan faysal
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 11 ай бұрын
​@@maqsudahmed-yh5pd Gabadhuna miyaysan sheekhaal ahayn mise waa ashraaf?
@bashirmohammed6577
@bashirmohammed6577 4 жыл бұрын
Esh calaa hees, esh calaa laxan, esh calaa labis, esh calaa organisers maxaan iraahdaa wlhi waad ku faro yaraysatay.
@musamohamed5778
@musamohamed5778 Жыл бұрын
Fankii somalida wa la kufsaday indeed
@FatimaUpdi
@FatimaUpdi 7 ай бұрын
Heees xusidmudan 💔 ogsoonoow😢 ogsoonoow
@farhiafunny5589
@farhiafunny5589 4 жыл бұрын
Poqorka codka faysal muniir oyo boqorada codka ale ha idin xafido miss xiis nolada inta nolol jirto
@ibnufaarah5472
@ibnufaarah5472 4 жыл бұрын
Sami saan iyo si kawacn Ayaan kuu Rajeynaayaa fayasal yare
@zamzammohammed1049
@zamzammohammed1049 Ай бұрын
Walee dadkani way iska bayikh laynayan ee se nidhahani dad bay si dhaba utabanayaan😢😢😢😢
@ilhaanbile6057
@ilhaanbile6057 4 жыл бұрын
Heestani qalbiga ayn ka oya markan arko iso duceya inu ilahay iso dhaweeyo wax kasta oo qalbigayga ku jira
@sakimaahirkalid5083
@sakimaahirkalid5083 3 жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@mumtazqalanjo2300
@mumtazqalanjo2300 Жыл бұрын
Haddii eebbe nagu simo Ama iilka laydhigin Ragga aynigaaga (Abdifatah) Adaan kaa ishaartoo Uurka kugu hayaa🫂
@nimoosman8961
@nimoosman8961 8 ай бұрын
5may 2024 Hben Xasus igu leh waxa idhagausinqyey wil Marka I Shegty jacyl Hben jwagu aad ushidnaa Xasus ayu aha
@siciidoahmed1758
@siciidoahmed1758 2 жыл бұрын
Wlhi Axdibaa inooyaal Abuu Suhayb Nzbku hanazacidooh hbii😰😰❤❤
@zharmavicdelta9504
@zharmavicdelta9504 2 жыл бұрын
10 cizho kaHor anoo izka akhriny qoraalada falcelinta ayan arkay kaagan Mize waaba waqti dhaw heeztuna waa laba zana kaHor Zlan diiRan Ziciidooy wllo NaziipKu Garabkaaga Kuligeenpa KHeyr ayaan inoo rajeeyey dhalinyarada jiiLkan meelkaztoy joogaan
@maxamedofficial710
@maxamedofficial710 4 жыл бұрын
Haa💞💗💘 yoma 💖qali kam y🍇🍉🍈🍒🍓uu xiiss miss💘💕💛 atis firaysii 💚🧡💙💜💟
@_zamiirapdi7648
@_zamiirapdi7648 4 жыл бұрын
HEEZ MACAAN WLHI 😘😘😘😘
@asmasagal8528
@asmasagal8528 4 жыл бұрын
Waaa khatar
@SuleekhaCali-uy3pg
@SuleekhaCali-uy3pg 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤n. Masha Allah hafiz take 🙏 💖 ❤️ ♥️ 💓 💕 🙏
@AsmoMuuse-u5e
@AsmoMuuse-u5e Жыл бұрын
isha waxn ka diida nin aduunya igusaba 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 😢😢😢
@ugaaskagabdhisaa7954
@ugaaskagabdhisaa7954 4 жыл бұрын
Hadi ebe igu simo ama ilka lai dhigin Raga eynigaga @(sadam🌍)adan ka insharta urka kugu haya waligay ilahow calaf igu daar 🤲🤲🤲🤲❤
@iftinmaxamed6820
@iftinmaxamed6820 2 жыл бұрын
Fayasal muniir ogsonow 🎤🕊🔥🤴❤🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@guntane143
@guntane143 4 жыл бұрын
Awale Adan is watching 😅
@Celebrities_0
@Celebrities_0 4 жыл бұрын
😃
Как Ходили родители в ШКОЛУ!
0:49
Family Box
Рет қаралды 2,3 МЛН
FaysalMuniir {HEEDHE GABADHYAHAY HEEDHE}
7:20
FAYSAL MUNIIR
Рет қаралды 660 М.
XARIIR & XIIS | BABY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
5:43
Waqal WStudío
Рет қаралды 13 МЛН
Princess Istaahil & Faysal Muniir | Dhawrsan & Dhame | Hees Cusub
5:45
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 2 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX HEES SHIDAN DUCA QABA XIDIGAHA GEESKA 2020
8:44
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
MAXAMED MAAME - SUUQA GALIN MAAYO OFFICIAL VIDEO 2025
5:23
Mohamed Maame
Рет қаралды 3,3 МЛН