FaysalMuniir {HEEDHE GABADHYAHAY HEEDHE}

  Рет қаралды 697,888

FAYSAL MUNIIR

FAYSAL MUNIIR

Күн бұрын

XASUUSTII{Faysal Cumar mushteeg} AUN
Camera-Asad Qarni
Edit- Maame Dayax
FaysalMuniir Team

Пікірлер: 285
@abdrhmnmouse9315
@abdrhmnmouse9315 2 ай бұрын
Faysal Muniir Waa Looga Hadhay Heesaha Dib U Garaaca Ah Top Top Fannaan
@RuthwanCabdi
@RuthwanCabdi Ай бұрын
Gabadh walba oo heestan ka heshay wan ku salaamay sharaf iyo karaamo
@EXnaasirQaboojiye
@EXnaasirQaboojiye Ай бұрын
Ad io Ad ❤❤❤
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Ай бұрын
OKAY I love ❤️ 😍 💖 ❣️ 👍
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 2 ай бұрын
Mid kamid ah dadka ugu fiican ee heesihii hore dib u tuma.
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 Ай бұрын
Heedhe wiilaw heedhe Heedhe gacalaw heedhe hadaan dayay wiilasha kacay Midi waa dayuus daran Midi waa habeen dhalad midna waa habaar qabe Mana hubo halaad noqon marka hoy lagula galo👋👋👋
@MiskiIsmail-ku5ec
@MiskiIsmail-ku5ec Ай бұрын
Wow
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 2 ай бұрын
Alla sidan u jecla heestas inad so sarto muniirka fanka❤😮
@bellachannel887
@bellachannel887 2 ай бұрын
Markan dayay hablaha kacay Mid waa hanfalanfalan Mid waa habeen dhalad Mid waa habaar qabte Mana hubo halaad noqon Marki hoy lagula galo Howli way dambeysaa Ax yaa hees iyo cod faysal muniir ❤❤❤
@NIAMASALAH-rs1tq
@NIAMASALAH-rs1tq 13 күн бұрын
😊😊😊😊😊😊
@ahmedabdi4396
@ahmedabdi4396 2 ай бұрын
Faysal Muniir heesihii hore waad ku soo baxda. Fanaaniin badan oo heesihii hore soo qaaday qofka ugu macquulsan baad tahay
@sirm2644
@sirm2644 2 ай бұрын
Legend heestaan waad iga soo hor qaaday😂😭waa heestaan fanka kusoo geli lahaa.
@qali20
@qali20 8 күн бұрын
Cavio😂
@ABDI-SHAKUR-DAHIR1
@ABDI-SHAKUR-DAHIR1 2 ай бұрын
Hadaad Heestaan TIKTOK kasoo aragtay kadibna soo raadisay waan ku salaamay isku mid baa nahay;😅
@maxamedxaanshidhalin6392
@maxamedxaanshidhalin6392 2 ай бұрын
Anaa tictok kasoo araky intana usooradshay
@samsamsahal-k9u
@samsamsahal-k9u 2 ай бұрын
Waan kaa qaaday❤😂
@qalbinuur-mu3fl
@qalbinuur-mu3fl 2 ай бұрын
Wn ka qaday
@FooziyoAxmedkadiiil
@FooziyoAxmedkadiiil 2 ай бұрын
Waan kaqadey😂
@AbdihakinMuktar-z6e
@AbdihakinMuktar-z6e 2 ай бұрын
Waankaaqaday
@HassanAmed-m1m
@HassanAmed-m1m 2 ай бұрын
Goat fankaa feysal muniir wan kahayaaa brother ♥️ 🙌
@AsmaAhmed-rb4rj
@AsmaAhmed-rb4rj 2 ай бұрын
wlhy wan rabay fanan nogu celiya heesta thanks faysal munirow🥰
@ReerMiyi
@ReerMiyi 21 күн бұрын
🎉🎉 Faysal Muniir🎉🎉, waad keentay waliba si fiican. Well done.
@bashiirwadne7502
@bashiirwadne7502 2 ай бұрын
Wlhi sidaan u sugayay inuu heestan Mar uun faysal muniir remax ku samaynayo Ninkani waa top Musiga uu heesaha remaxka u tumo Ayaan laga xiiso dhacaynba
@abdisalanyoung4019
@abdisalanyoung4019 2 ай бұрын
Heestan waxaa ku soo xasuustaa Exteyda oo 2015 xariir Jacayl naga dhaxeyay aan heestan u qadi jiray. Lkn ugu dambeyn Nin lacag leh iga Raacday Aduun 😢💔😭 Maanta Ayadoo 4 caruur lagu soo furay Aniga Nolosha ay ii fadhiso ayeey ii bahan tahay😢. Wlhi Adunkaanaa 😭😭
@cashasiciid5526
@cashasiciid5526 2 ай бұрын
lkn wali ayadi madan helin ,urajee nolol fican ayadana xasidnimada iska dhaf
@abdisalanyoung4019
@abdisalanyoung4019 Ай бұрын
@@cashasiciid5526calafkeda cunee 😂
@GeeyoMaxamed-j4v
@GeeyoMaxamed-j4v Ай бұрын
Ax soory😢
@kingfaysalofficial7722
@kingfaysalofficial7722 Ай бұрын
Dunidu la'aanteed waa mugdi ruux ahaantayda ayay dunida ii ahayd balse waqti ayaa na kala kaxeeyay 😢😢 Alle ha sharfe wanaag iyo sharf qof bay ahyd aan qoraal lagu sifayn karin 😢😢 2025 still waiting🔃🔄
@KhalifYare-p3d
@KhalifYare-p3d 2 ай бұрын
Golden voice fadhigan kaaga kacay sacabka imaqashiiya❤
@PrincessNabiiha-g4i
@PrincessNabiiha-g4i 2 ай бұрын
Hayeeshi ragii Hore wa kii yara hubsinada hala wa lasiista Hindisaha bal ila Eeg 🎶🎶🎶🎶🎶🎻🎻🎶🎶🎶🎼 Heedhe gabadhyay heedhe Hedhe gacaloyy hedhe Hadan dayy Habalaha ka cay midi wa Hanfada falan midi wa haben dhalad midna wa habar qabte hedhe gacalayy hedhe mana ogi hala noqon mrka Hoy lagula galo Hawli way danbaysa🎶🔥😍 Fv Song🎻🥺
@FooziyoAxmedkadiiil
@FooziyoAxmedkadiiil 2 ай бұрын
😢😢😢😢
@ridwanmohamud5134
@ridwanmohamud5134 2 ай бұрын
Mana hubo halaad noqon Marka hoy lagula dego Hawli way danbaysaa😂
@qali20
@qali20 8 күн бұрын
Tiktok ka soo arkay heest ka hadal malahan Golden voice🐐🔥
@deeqoowyare
@deeqoowyare 2 ай бұрын
Fanaanka kali ah aan taageero ahna fanaanka kali ah aan fankiisa ku dayado faysal muniir guuleyso
@dunishqurux1380
@dunishqurux1380 21 күн бұрын
Jah hees wey dhaafty xasuus wlhi 🥰
@Dalmarmedi
@Dalmarmedi 2 ай бұрын
Heedha gacalay heedhe wow bartedii bu dhigay oof calayk😮
@M0eDahir
@M0eDahir 2 ай бұрын
Ninkaan heesaha remake ga ah ayuu top ku yahay sxb kusoco👊🏻🫵🏻
@SaacidAbdi-f7d
@SaacidAbdi-f7d Ай бұрын
Rajo walbo marbey rumoowdaa welcome back 🙏
@Muheyma
@Muheyma 2 ай бұрын
Anuu fanaankaan wa jeclahay 😢😅
@hodmanofficials
@hodmanofficials 2 ай бұрын
Me too qalbi ❤😂
@AbdihakimMohamedYusuf
@AbdihakimMohamedYusuf 2 ай бұрын
​@@hodmanofficialsma kugu darsanaa😂
@axmedibro
@axmedibro 2 ай бұрын
Heesta cidii lahaydna inaad xusto ayaa fiicnaan lahayd Faysal axmed mushteeg [ xabeeb ] alaha unaxariisto wlhi codkiisa lama arag ayuu ahaaaa Fananiinta fanaankooda ayaa loogu yeedhi jiray wakhtigii 1971 kii markuu qaaday heestan 😢😢
@SawdaMahmed-yz4pl
@SawdaMahmed-yz4pl 2 ай бұрын
Wuuu kuxusay wlll hoosta eeg❤
@WaayoArag.
@WaayoArag. 2 ай бұрын
Isagu waa sheegay, weliba magaciisa qumman ayuu sheegay. Jooji degdegga, magacana sax, Faysal Axmed ma aha e.
@SalmanOmar931
@SalmanOmar931 2 ай бұрын
Wuu sheegay ee adigaa deg degay awow
@BarkhadHassan-w7j
@BarkhadHassan-w7j 2 ай бұрын
Faysal malaha mahamud cali burco ayaa iska leh hesta warya😮
@hanadali
@hanadali 2 ай бұрын
Haadu jaceyl jiro keena ugu horeya heedhe gabadhyahayn heedhe 🎉
@PureeqoabdiAbdi
@PureeqoabdiAbdi Ай бұрын
Markan dayay hablaha kacay midi waa hafade fudud midi waa habar qabe midna waa habeen dhala mana hibo halad noqon Marka hoylagula Galo hawali waydabysaa❤❤❤
@abokormohamed634
@abokormohamed634 Ай бұрын
Inta ladhacday heestan waxkale wlhi🥰🙋‍♂️ 2:25
@cabdilaahibadalaadan-m6y
@cabdilaahibadalaadan-m6y 2 ай бұрын
Aduunyadan han wayniyo habrashiyO kalgacal iyo hadii uu jacayl jirao kena ugu horeyee heedhe gacalay hee dhee mase hubO inaad hanan iYo inaad hal fududaan Haween lama maleyee 🧕😌 gout ka fanka faysal cabdizalaam golden voice 🙆‍♂️👌
@dhemaninaqasimali76
@dhemaninaqasimali76 2 ай бұрын
Ooof caleyk caleyk👨‍🎤🎤🎶 waawareey dheedhe gacalaay heedhedhe feysal muniir wax kale Tiktok ka soo arkey waan soo cararey
@FathiaObsiye
@FathiaObsiye 2 ай бұрын
Me too😂
@MupashirPhaLeNP0
@MupashirPhaLeNP0 2 ай бұрын
Kafadhiista dheh kuwa nagu wareeriyay😢 heesaha ciirtaa😅😅 Gaot fanka faysal
@Fathihaazhi44
@Fathihaazhi44 2 ай бұрын
Mana Hubo Hal aad Noqon AxZan Hees Fayzal Muniir Legend
@bashkaproduction4029
@bashkaproduction4029 2 ай бұрын
Musician Muniir Ultra Legend 🎹🎸 Voice 💯 Music 💯 Lyrcis 💯 Qarni studio Guulaysta
@SihamMed-l2m
@SihamMed-l2m Ай бұрын
Faysal A B C waan kutageera😅😅😅😅
@NimcoMohamed-th7dy
@NimcoMohamed-th7dy 25 күн бұрын
Heesta guled ku bartay waayo guled waa dumazhigay zzbtay najma zxbkeed hees wana ka helay heesta waa xasuusa 10:4 11/1/2025 lamaane isku faraxsan aleh ha isku keen barakeeyo by zaxiibaday lik isara wixii iga danbeya 😢😢😢😢
@Bidhanmedia1
@Bidhanmedia1 29 күн бұрын
Anoo gbr ka hely ayy❤
@bismus9944
@bismus9944 15 күн бұрын
We are proud of our soldiers✊🏿✊🏿✊🏿 they are fighteren for our freedom ✊🏿 thanks sharma ka sharma👏🏿✌🏿😁
@SheekhhassanWajid
@SheekhhassanWajid 2 ай бұрын
Fananka faysal muniir heestan barteyda ayaa dhiktey sxb guul wcn❤❤❤❤
@Xajiin
@Xajiin 2 ай бұрын
Faysal Abdi salaan Allaa yacisik wll Halkeedi baad dhigtay🎉❤
@KafiyaAdam
@KafiyaAdam 2 ай бұрын
Alle ha unaxariiste waxaa lahaa faysal cumar mushteega
@HodonCawil-eu3ct
@HodonCawil-eu3ct 2 ай бұрын
Masha allah al fanaan faysal cabdisalaan faysal muniir ilaahaw kubarakeee ❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏
@JamcaleFarah
@JamcaleFarah 2 ай бұрын
Ultra legend faysal muniir aad baad ukeentaah heesaha qaramiga🎉👏
@amaalmire7340
@amaalmire7340 2 ай бұрын
Waaaw fanan aan aad u taageero guuleeso
@hassanabdullahi7857
@hassanabdullahi7857 Ай бұрын
❤❤waaw fanan codmacan gulayso faysal muniir
@YussufHussein-k9i
@YussufHussein-k9i 2 ай бұрын
Fanan dab ah waa Faisal okale
@HaaruunAhmed-n6w
@HaaruunAhmed-n6w 2 ай бұрын
Faysal murniir wllhi hesta wan oga inu malin u so qadono goat 🐐 ka fanka
@QARNISTUDIO
@QARNISTUDIO 2 ай бұрын
Wow horay u soco my bro feysal muniir
@AbdullahiMusa-e8t
@AbdullahiMusa-e8t 2 ай бұрын
Mashallah ❤ wan kugufanaa faysal Munir hori usisico keep going ❤❤❤❤❤👍
@abdihassan3874
@abdihassan3874 10 күн бұрын
My favourite fanaan ❤🙏🇸🇴👍
@SalmoMohamed-o8q
@SalmoMohamed-o8q 2 ай бұрын
Fysal muniir ninkeyga mustaqbalka❤❤❤❤❤
@KhalifYare-p3d
@KhalifYare-p3d 2 ай бұрын
Xalima ma iskaga dhawaaqee😅
@SalmoMohamed-o8q
@SalmoMohamed-o8q 2 ай бұрын
​@@KhalifYare-p3danaa leh kan❤❤❤
@Lander.143
@Lander.143 Ай бұрын
Heestan wan jeclahay❤
@dhijelove4748
@dhijelove4748 2 ай бұрын
Fanaan cod leh ayd thy 🔥
@SawdaMahmed-yz4pl
@SawdaMahmed-yz4pl 2 ай бұрын
Baryahanba kuwaa natawakhiyay kafadhiista dhe nio meesha the legend ♥️ faysal 🎉
@haajihazzan9715
@haajihazzan9715 2 ай бұрын
Legend Bartii Faysal Cumar Mushteeg Waad Dhigtay ❤
@dripside2102
@dripside2102 2 ай бұрын
Legend, Hees uu dib u qaaday oo aanu meesheedii dhigin ma jiro
@yasminali5763
@yasminali5763 24 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤well done qaylo dhaan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉
@CasriMahamed2021
@CasriMahamed2021 2 ай бұрын
The goat 🐐 Faysal Muniir ❤
@zlatanabiyata3366
@zlatanabiyata3366 Ай бұрын
Hesta San ujclaaaaaaaaaa fanan kuso celiyo laa wlhi aad ogu mahadsan tahay mazul. Sesta kle aan kujclahay nh adga uun ba kuso celiye oo aah geluba naq dogliyo. Big fun❤️🥀
@AsmaXarago
@AsmaXarago 2 ай бұрын
Faysal muniir fans inan u ahay wxn ogaaday mrkan arkay isago hees so wadin xata in aan searching ku baadho ❤
@NiciimaIidle
@NiciimaIidle 2 ай бұрын
Wanba ku dalay san u gynay hees ad so qadee hadan bila ban tan dhagysany❤
@XawocaliMire
@XawocaliMire 2 ай бұрын
Heedhe kayfeey heedhe hadii uu jacayl jiro keenaa ugu horeeyee Heedhe gacalooy heedhe duco abdirizaaqey❤❤❤❤
@khadijosamarar1330
@khadijosamarar1330 2 ай бұрын
Hees waa dhaftay ❤🎉🎉🎉faysaloow 🎉
@abdiqanimuuse6844
@abdiqanimuuse6844 2 ай бұрын
Masha Allah. Cod & Muusig Way Is Qaateen
@umuehaabofficial9704
@umuehaabofficial9704 2 ай бұрын
Ninka kaliya ku fiican heesaha hore inu qaado oo só nooleeyo fankii hore
@AbdiwayneAbdi
@AbdiwayneAbdi 2 ай бұрын
Waan sugaynay heestan taliye🫡🫡🫡
@XuseenNuur-y5o
@XuseenNuur-y5o Ай бұрын
faysal cumar mushteeg ayaa hore qaaday imikana faysal muniir
@SaidOmer-d8n
@SaidOmer-d8n 2 ай бұрын
Golden voice 🎉🎉🎉🎉 sxb FAYSAL MUNIIR MUSIC 🎶 NICE 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@qomaalmahadqomaalmahad2426
@qomaalmahadqomaalmahad2426 2 ай бұрын
Faysal muniir zxp sare❤️👏
@qomaalmahadqomaalmahad2426
@qomaalmahadqomaalmahad2426 2 ай бұрын
@AbdijabaarAxmed-p9y
@AbdijabaarAxmed-p9y Ай бұрын
😢😢😢 heestan markan dhageystey saacad ku dhow ilmadan heshan waayey wlhy xanunka jeelku leyahy nin galey uunba garana
@qali20
@qali20 8 күн бұрын
Srry🥺
@ahmedcade6549
@ahmedcade6549 2 ай бұрын
Faysal fanan top ah ayd tahy legend
@AbdirashidMohamed-gd9dn
@AbdirashidMohamed-gd9dn 2 ай бұрын
Eesh calaa cod fsl muniir Fanaan antaagero
@HiboMaxamedCismaan-o3t
@HiboMaxamedCismaan-o3t 2 ай бұрын
Fesal heehisa wana wada jecelhy❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suhaipLilka
@suhaipLilka 2 ай бұрын
FaaNaN TaN Waa Hes Dhaftayy🔥
@ikraniita.2524
@ikraniita.2524 2 ай бұрын
Goat fanka 🎤🎶🎶🎶🎶 ❤
@SadaabdullahiAli
@SadaabdullahiAli 2 ай бұрын
Kalidii fanaan jah ❤
@axlaambeautychannel3800
@axlaambeautychannel3800 2 ай бұрын
FaysaL junior Fanaaan Aaan JeclahY Wlhi Best song 🎵 ♥️
@MahadAxmed123
@MahadAxmed123 2 ай бұрын
Laba faysal way is shebehaan allayle
@badridahir7499
@badridahir7499 2 ай бұрын
Faysal apdi salaan apTigiz HeeS iyo badh wlhi 😊
@muhayfacartan9540
@muhayfacartan9540 Ай бұрын
Heestiiii qaraniga ❤️
@Mohamedabdi-mz9uk
@Mohamedabdi-mz9uk 2 ай бұрын
Dadka dhintay hesahooda daa faysalow hadii kale uqobo ayaa kugu dhici😂😊
@britibiryanka4675
@britibiryanka4675 2 ай бұрын
Wwww faysal mounir fanan aan u tagero dhanka kalana fanan an aad u jeclhy
@jiniteesteeye3889
@jiniteesteeye3889 2 ай бұрын
Waan kaa hayaa legenow🎉
@SundusMohamad-q3e
@SundusMohamad-q3e 2 ай бұрын
Codka ale haku barakeyo fanaan🔥👌
@AhmedIbrahim-mx5bx
@AhmedIbrahim-mx5bx Ай бұрын
Wallee kan waa fannaan
@khadardaahiyeaxmed7637
@khadardaahiyeaxmed7637 Ай бұрын
I like this song 🎵 faysal muniir father of love
@RumiyaaAbdallaa-do6ns
@RumiyaaAbdallaa-do6ns Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Nazakhaliif2419
@Nazakhaliif2419 2 ай бұрын
Halkedi Bad Dhigtay Fanankaygi..❤😊
@mustafemohamed3666
@mustafemohamed3666 2 ай бұрын
Faysaloow From Jigjiga Zxb ❤ Heesahaan Aad Caadi Usooqaadaysid inagunasocdaanee Kuwan Remax Ah Baanu Kuli Kuwada haysanaayee Noosaabadi I A 🎉🎉
@harunhashi5365
@harunhashi5365 Ай бұрын
You did good guys well done but orginal is the best 😂
@sabahsiyad
@sabahsiyad 2 ай бұрын
Fananakaygiiih❤😂
@NasteexoBintuOogle
@NasteexoBintuOogle 2 ай бұрын
Wee wee hees iga dheh❤
@filsanbigays
@filsanbigays 2 ай бұрын
fananka kaliyah heesihiisa dhagaysto caruurtaydaa xitaa Way barteen
@Cabdilaahi2
@Cabdilaahi2 2 ай бұрын
Arooskayga ninkanaa ku casuumi doonaa insha alaah🎉
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Ай бұрын
Wof wof wof ❤faysal ❤💔🙌🔥🔥😍
@badrauk6940
@badrauk6940 2 ай бұрын
Halkedi buu dhigay❤
@TUlluuMasoo
@TUlluuMasoo 2 ай бұрын
Wawaw Eshclaaa heees❤❤❤❤
@Xuseenholof9592
@Xuseenholof9592 Ай бұрын
Wlhn tik Tak kasoo arag Orginalkeedi baan dhagesan jiry FESAL CUMAR MUSHTEK AUN DHAMAAN INTII DHIMATYBA
@mohamedalitumbo8900
@mohamedalitumbo8900 2 ай бұрын
It touches the cells of one suffering love😢😢
@hodomohamed3648
@hodomohamed3648 2 ай бұрын
Adunyada Hanwayniyo Habrashiyo kalgacaliyo Hadi uu jacayl jiro Kena ugu Horeya❤ 25/11/2024=1:52
@Sahrasalad2024
@Sahrasalad2024 2 ай бұрын
Ww ww ww heeeeeey fanan 2 ma aha kal & lab. OScER 👑⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️💫💯✅ midi wa hbn dhld 🤩🤩🤩🤩🙏🌹
@quruxoday533
@quruxoday533 2 ай бұрын
Beautiful song I love it
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,7 МЛН
SLIDE #shortssprintbrasil
0:31
Natan por Aí
Рет қаралды 49 МЛН
FAYSAL MUNIIR  XASUUSTII {MAXAMED AADAN DUGSIYE}2022
3:37
FAYSAL MUNIIR
Рет қаралды 7 МЛН
HEEDHE GABADYAHAY
7:27
Faysal Muniir - Topic
Рет қаралды 3 М.
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,8 МЛН
ISMAIL AARKA || INTAAD DHINACEYGA JOOGTO || OFFICIAL MUSIC VIDEO 2025
5:41
Heeso xul ah 2023 | Somali Mix 2023
21:58
Somali Songs
Рет қаралды 214 М.
FAYSAL MUNIR/ XASUUSTII CUMAR DHUULE(AUN)
5:25
FAYSAL MUNIIR
Рет қаралды 2,4 МЛН