CALI XARAARE IYO KARBAASHKII UGU KULULAA | FARMAAJO HOOYADII WAA CANADIAN | DOWLADDA SAL FUDAYD 2018

  Рет қаралды 85,217

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

Пікірлер: 119
@ayanhaji1697
@ayanhaji1697 6 жыл бұрын
Masha Allah Alle Ali haraare walahay waa qosol lkn waxan kayaba dadka marka uu runta sheeku xanaqa dowladd walba dhaliil bay ledahay taasna runta ayu kaa sheegaa lkn somali xaqiqida maa yeelan Ali nolow inadeer qali
@mustafesaid754
@mustafesaid754 6 жыл бұрын
Waa saqraan cali xaraare doonaya lek iyo shar
@abdilahiabdi2160
@abdilahiabdi2160 6 жыл бұрын
Abdi askari mxaaa Ku Sooo dhexgalyey siyaasadaa fadlan subside kala noqdaaa viva nabad iyo nolol
@Zurich527
@Zurich527 6 жыл бұрын
Salfudeed igu sawir Dowladda xasan qeyre
@yusufwarsame9682
@yusufwarsame9682 6 жыл бұрын
Cali xaraare,waa doqon beenloow ah,waa qaran dumis allaha naga qabto.
@abdijibaar1663
@abdijibaar1663 8 ай бұрын
Dad badan waa dhaamaan xasan cali kheyr
@tashaaalpi3357
@tashaaalpi3357 6 жыл бұрын
wlhi farmajo iyo kheyre waa bil adaan Dadka xaquuq doda daremayo wacaladan inte Yurup takeen Caynayo Dowlad somaliya🇸🇴🔥 Hooyada sal fudeed ka kawas😁🔪
@jablibaax
@jablibaax 6 жыл бұрын
Tashaa Alpi naa xishoo
@tashaaalpi3357
@tashaaalpi3357 6 жыл бұрын
Dhalin Ileeye Boy Maxa ka xishonaa Hoyada miyan caye waryaa
@ibradgproduction5650
@ibradgproduction5650 6 жыл бұрын
Naag nool wlhi baad tahy lol
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 6 жыл бұрын
Alle ha inoo daayo madaxdeena waa Saad sheegtay waxa dawlada caaya waa dadka Europe caydha kaqaata
@simanqaali4045
@simanqaali4045 6 жыл бұрын
Tashaa Alpi hhhhhh 90 wan caytamaa blse kalmada hooyo wanku dhintaaa xaqiiqti hooyo waa xural ceyntii dunida xila jana weyan marka iska caytan lkn ka fagoow erayada qar afka uma roono quruxey
@mohaaasalax5443
@mohaaasalax5443 6 жыл бұрын
Abdi askari sxb Maxaa kugu dhacay Nin wadani baan kugu ogayee Nin xun oo dowlada rawo inuu magac ku Raadsado ayaa soo galineysaa Chanel kada Wlhi waan ka xumahay bro xayawaanka danyeerka u eg Ooo qeyre caynayo iyo farmaajo
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 2 жыл бұрын
Cali ❤Adigu maad Dalka Xukutid please
@axmedcali4511
@axmedcali4511 2 жыл бұрын
Suudaan wamuslim caqabad aanksgudubnay balagalatalinayee maogidmiyaa☝️🇵🇸🇸🇴💯❤️wainlasiyo talo muslimwalba oo ubahan taladaada taskudarso xisabta
@abdiraxmaanciisecumar2504
@abdiraxmaanciisecumar2504 3 жыл бұрын
Cali xaraaroow farmaajo waamuwaadin kushaqaynaya rabitaanka soomaali xasan calikhayre maaha guulwade waase khaayin sidaada
@faarahbaasto380
@faarahbaasto380 6 жыл бұрын
Cali Xaraare mid Doqon ah oo Haye Haye hye Haye Dhaha ma waayo mkkkkkkk
@idirismohamedmire282
@idirismohamedmire282 6 жыл бұрын
Saaxiib hooyo waxaa kaweyn danta umada soomaaliyed
@ahmedkhayr7534
@ahmedkhayr7534 6 жыл бұрын
War Afkaasaa Leehadee Dowladda Hanaga Caayin ✔✔✔✔✔
@sahrakhaif8880
@sahrakhaif8880 6 жыл бұрын
VIVA XASAN CALI QAYRE WAA CURADKI HAWIYE NOOOOLOOW CADAWGADA CAGTA HOSTEEDA GUUUL
@omarboqor6665
@omarboqor6665 3 жыл бұрын
CALI XARAARE
@MUXIYEOFFICIAL
@MUXIYEOFFICIAL 6 жыл бұрын
Xali xaraare ayaan aduunka ugu necbahay bidaartaada was kanuu kheyre kahadlaya kowbaad katahay somalia hadaan kugu arki lahaa hilibkaagan dugaagta siin lahaa 50sano oo xadhig ah xataa waan kufarxi lahaaa dameeer dantiisa garanaya
@malikatulxubi8290
@malikatulxubi8290 6 жыл бұрын
MN143 Studio runlees ba sheegee scml
@zachkingmagic2925
@zachkingmagic2925 3 жыл бұрын
@monarooble1440
@monarooble1440 6 жыл бұрын
shaqala aan ba kabadataye nadaxda afkaaga kajeedi
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 2 жыл бұрын
Asc Cali Waan ku arkay kal hore ( sardheer )
@faiselaraye
@faiselaraye Жыл бұрын
Ali xaraare you are a comedian kkkkkk. I am dead kkk. You are bernie mac.
@bakarbiixibootan4742
@bakarbiixibootan4742 6 жыл бұрын
Cabdi askari mooryan ayad tahay caloshiis u shaqeyste ah umada in laga qabto waaye muqdisha iyo somalia waxba umaso kor dhisid aan danbi u eheen duliyahow
@abdirahmanaden5618
@abdirahmanaden5618 6 жыл бұрын
Odaygaan goormuu san uhalabay cali xarare waqti hore aya igu dambaysay ee maxaa dhinicii mareska miyaa biyo lagasiyey
@nimcoh1532
@nimcoh1532 6 жыл бұрын
Xaraare jooji waxaas waxaad kheeyre iyo farmaajo guuleeysta nabad iyo nolal
@yartagobalkasool622
@yartagobalkasool622 6 жыл бұрын
Sifcn urif khayre waa ninkii yiri PUNTLAND daraawish bathiin kkkkkk iyaguna mabeenbaaa
@user-ek9ly4fi9f
@user-ek9ly4fi9f 6 жыл бұрын
xidigta buuhodle adiga afarahaas maxaa kaa galay meesha dadka u dhashay wadanka somalia ayaa ku wada hadlayee
@yartagobalkasool622
@yartagobalkasool622 6 жыл бұрын
KuLMiyE ChanneL war Naga amus dalkaashegayso ayaydaa maaleh
@SuradTV1
@SuradTV1 6 жыл бұрын
Hal ha u wanaajiyo somali madaxda ducada la booba ha caayine laynoo badli mayee yaa igu raacsan raygaa
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 6 жыл бұрын
Umadii markii hore taageeri jiray way fahmeen beenaale yaal salfudud siyaasad xun umada kala dilaayo wadanka na qaribaayo inay yihiin Allaah ha naga qabto shartooda
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Kkkk waxaan la yaabay kuwa ag fadhiista ee sheekada kaa gura. Haa haaa haaa ma sawiraa
@hodanfarah7310
@hodanfarah7310 6 жыл бұрын
Doqon nickel iga dheh ma gaadhid farmaajo iyo khayre
@sahrahaji5749
@sahrahaji5749 6 жыл бұрын
Ali xaraare illaah kacabso soomaaliya umabaahno mucaarad iyo wax lamid ah bulshada waxeey ubaahantahay waxqabad waana heeysanaa waa Farmaajo iyo qeeyre rabi hanoodaayo nin wadani beey bulshada kuu atkeeysay hadase kalsooni kumalihid bulshada iska eetam suaal aan kuweeydiiye adiga soomaaliya maxaa uqabatay wax matare aatahay iska aamus
@madashakororso7552
@madashakororso7552 6 жыл бұрын
Abdi askari siyaasad maa isku badasha somalida sal maleh Views maa galay siyasada
@mohamedabdi1754
@mohamedabdi1754 6 жыл бұрын
Abdi askari tagero bdan ee nabad iyo nolol ha dhumin libaax afarahan waxkuma tarayo iska dhaaf hdi kale bariskaga isja carene oo youtubeka ka helesay
@waankunecbtahayhadiiaadine6021
@waankunecbtahayhadiiaadine6021 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk yaah Cali xaraare waa imtixaan
@nazrihello227
@nazrihello227 6 жыл бұрын
isirYo Sinjipaanu u leenahaY Silica hadeYnu Soomali nahaY 😭😭😭
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 2 жыл бұрын
Adigaa ku fiicnaa ( Wanaagsanaa) Xil
@hanicadeey7891
@hanicadeey7891 6 жыл бұрын
Hhhh somali waxbo iskumo ogalo war u qira libinta aay leeyihiin dowlada
@yasminquruxsan8965
@yasminquruxsan8965 6 жыл бұрын
Hani Cadeey dadka dhan....mawadaqaldana ee...waxaa....qaldan doowlad. ..isku. Sheegta
@1saamax
@1saamax 6 жыл бұрын
Markeey tagaan oo qawda maqashii waxna ha uqaban lagu laabto ayaa laga daba ooyin waligeena kama ilbaxno.
@nimcoh1532
@nimcoh1532 6 жыл бұрын
Xaraare adi maxaad qabatay
@saadaqrunsheeg3622
@saadaqrunsheeg3622 6 жыл бұрын
waryaahe xaraare saxaafada haka dhigin meel madaxda somalida lagu aflagaadeeyo laguna ceebeeyo danta iyo dalka waa in adigoo kale laga sifeeyaaa
@somalisomlia6720
@somalisomlia6720 6 жыл бұрын
Waryaa soomaaliween baa doowladaan leh ma aha soomallilaan cajuus saaqid ah nagadaa xaasunimada utali dadkaaka nacayohow
@siraadhassan4116
@siraadhassan4116 5 жыл бұрын
AR IGA QARSHA KUWAAN ARAGOODA IDHIBAYA
@Hon.mustafe
@Hon.mustafe 6 жыл бұрын
Hadal mcn waxba mataraayo ficil ayaa larabaa
@axmedcali4511
@axmedcali4511 2 жыл бұрын
Mayaaaaaaa maya maya mayaaaa benmahan ina odoow beenmaah beenmasha
@nazrihello227
@nazrihello227 6 жыл бұрын
soomalidu ninkeY Wanaajisee Wadkooda DamcaYa aYaY Walaal ka DhiGaTaa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@aminaguleid4543
@aminaguleid4543 6 жыл бұрын
Caliyow rif nimanka isu daba marey puntland oo majeerteen kaliya utagey dakadihii ay dhisayeena dakadii ugu qadiimisaneyd kareebey ee laasqorey umadu waa noo simanthey iyo sidani isma qabtee ku tuf
@abdirizakcabdullahi7330
@abdirizakcabdullahi7330 5 жыл бұрын
Qeyre waa wiilki siyad bare wala ogyahay wana agtar fimaha dhigo
@ramlajama8355
@ramlajama8355 3 жыл бұрын
Doqon cagey dowladu ka jirtaa oo laga yaqaan makuwan dadka dhiigoodii dhameeyey dil iyo dhac iyo qarax bay kunool yihiin beenta vilasomaliya Angela taga tuug vilasomaliya shilimada ku cuna which government we work inthe country?
@salmaansolo5595
@salmaansolo5595 6 жыл бұрын
lajar dulka wlahi. salfudeed
@rageaden5702
@rageaden5702 6 жыл бұрын
Inna xaraare manta ma mid cusub o ku nacamleeya miyad keensatay mandhow calacalka naga daa hadad qof fican tahay shaqadadi lagama so caydhiyeen waxan maqli jiray MUDUL GUBTAY MUDUL DHISAN KAMA NAXO marka bowe dowlada ha dag xaganin Nadal fawqal nadal ee BOOWE DIB ISU QABOO HANA DAALINOO HADAL YUU KU DILIN
@hanadmohamed4574
@hanadmohamed4574 6 жыл бұрын
War waa sax ninkan waxoo sheegaayo
@yusufsalax7305
@yusufsalax7305 6 жыл бұрын
Xaraare dufow ninwyn baathy isku xisho dhaadhaan baayhaye
@mahadjaale4358
@mahadjaale4358 6 жыл бұрын
Qawda ma qashii waxna ha uqaban bey wadaan farmajo iyo qeyre wlhi wlhi
@deequrufeey8329
@deequrufeey8329 6 жыл бұрын
Mahad Jaale hhh wlh waad ika qoslisay Ugaaas SLN sare
@odaydaalay3717
@odaydaalay3717 6 жыл бұрын
xaraare iska hadle baa tahy adeer wax yar baad iga yartahe xishood nin weyn baa tahe
@duranabdo90
@duranabdo90 6 жыл бұрын
Kkkkkkk Oday daalayoow cali xaraare waad dhali kartaaye joog.
@odaydaalay3717
@odaydaalay3717 6 жыл бұрын
+Durran Daljir kkkkkk awoowe anaa aqaan wax badan kama weyni
@xafsoxassan9507
@xafsoxassan9507 6 жыл бұрын
Oday daalay 😁😁Rif kureyga xunka😋
@mohamedamiin2531
@mohamedamiin2531 6 жыл бұрын
Oday murursade adiga xishood oo jooji qabyaalada aad kheyre ku taageereysid qabtaalad waa dhamaatay qaranimo aa nadeeqdo lakin waxaan kuu sheegaa kheyre iyo farmaajo waa fashilmeen ee ha iska tagaan ilmahooda ha heystaan
@iqraajofficial6063
@iqraajofficial6063 6 жыл бұрын
nacala wxa tihin kuyal odayashn wadamada shisheya joga o dowladena ugafayo war yaloka dacwoda rer lalush qate ikadheh khre iyo frmajo guuuuuuuuuul
@sahroali2741
@sahroali2741 6 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😌😌😌😌
@khayrefarmajo8540
@khayrefarmajo8540 6 жыл бұрын
war cali xadhaadhe wafgari ilaahbaytaqaan warmawax dhaama baynu aragnay
@somalisomlia6720
@somalisomlia6720 6 жыл бұрын
Hadaad aqli leedahay waaridka maad caydeen yaqyaqsi
@Ina-Maxamed
@Ina-Maxamed 6 жыл бұрын
sal fudeed
@moukhtarnouh8845
@moukhtarnouh8845 2 жыл бұрын
Moukhtar nouh f
@mohamedabdullahi5303
@mohamedabdullahi5303 3 жыл бұрын
Baan.iyawaxaan.luujugin.nabar.iyanaxdin.waakuwaliita.qabyaalad.ayaamadaxakamarty.mingistafarmaajo
@kampalahassan7500
@kampalahassan7500 6 жыл бұрын
doqonadan meesha fadh fadhiya meesha yaa ka xidha
@aminamuse1059
@aminamuse1059 6 жыл бұрын
aybaatahay xarare no dhaaf madaxda cayrtii miya ku deeqi wayday wax iskuma fale
@alinoor8322
@alinoor8322 6 жыл бұрын
Karbashka dhaaf waryaa xarare jooji dhaleeceynta dwlda.
@fatumaoluse2373
@fatumaoluse2373 3 жыл бұрын
Bee Le.wad.siran.tHay.qeyre
@nimcoh1532
@nimcoh1532 6 жыл бұрын
Hooyadii miyuu fiirinaayaa mise soomaali
@FootballLatestScore
@FootballLatestScore 6 жыл бұрын
Mucaaradnimada warbaahinta uma wanaagsana abdi askari tube wuxuu ahaa warbaahin toos ah maxaa ku dhacay!!!
@maryamdheerey998
@maryamdheerey998 3 жыл бұрын
Baldwen maxa wadiwasay samtar
@qadrohilawle132
@qadrohilawle132 6 жыл бұрын
Kkkkk wlhi Ninka waxu u dhaqmaya sidi kaba ladar e wu so dahey wlhi afkisa iyo qalbigisu islama socdan
@abjjaama694
@abjjaama694 6 жыл бұрын
Nac nac
@najmayusuf6636
@najmayusuf6636 6 жыл бұрын
Wa nin wyn o an.garad lahyno iska hdlaayo aqas
@ilkacaseiskadaauud2986
@ilkacaseiskadaauud2986 3 жыл бұрын
Nacas baataxay
@reallytich6205
@reallytich6205 6 жыл бұрын
Weligeeega ma arag dameer dad cayaya . Adiga aaan kaheheen. Tuli baaataha .iyo doqon
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 6 жыл бұрын
kheyre iyo teamkisa iyo cunugta faisa wadani la dhaho intaba fudeyd ayaa dashaday kkkkkkkkkk
@mohamadmahamuud1658
@mohamadmahamuud1658 6 жыл бұрын
😂😂😂😂🤣
@malikabertan7480
@malikabertan7480 6 жыл бұрын
Somaliland lasoo heshii marka hore south sudan haynoo danbaysee 😂😂😂
@ganiibadaa4962
@ganiibadaa4962 2 жыл бұрын
Hhhh
@anablucky
@anablucky 6 жыл бұрын
balaha karif maxa nooga dana anaga😂😂😂
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk khyre wuxu sheegaya mabeenba🤔🤔🤔
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 6 жыл бұрын
maxamed siciid 114 waxkale iga dheh😂😂😂😂
@abdirahmanmohamedahmed3547
@abdirahmanmohamedahmed3547 6 жыл бұрын
Channel kan waxan hawlihiisu ma ahayn ee wl shaqadaada haka bixin. Ninkani dadka ayuu rabaa inuu ka qosliyo balse waxani maaha mid lagu qodlo shame on you Mahadsanid
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 6 жыл бұрын
Malaha..Channelka ayaad ku cusubtahay.. Sannad iyo badh unbuu Channelka Ka Nastay Howlahan waa hawlihii uu ku caanbaxay .. Ee Dib U Daawo Muuqaalladeenni Taariikhda Galay.. 2013/14/15/16/17..Hadda ayaan Dib u billownay.. Lasocod Wanaagsan ............
@abdirahmanmohamedahmed3547
@abdirahmanmohamedahmed3547 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE haa sax wl balse markasta ku dadaala wixii xaqiiq ah inaad soo gud bisaan dhaliil caadiyana ah Horay usoco Mahadsanid wl
@muxudiinfaray353
@muxudiinfaray353 6 жыл бұрын
Tugta allaha nagaqabto
@malikatulxubi8290
@malikatulxubi8290 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk maxa iga ga dhiisha somalia iida dhan dab halagu qabto xamar ban iska joga kun shilin ima siiyaan kalama fcnee haloo wada sacbiyo meeshey somali ku niikisan arkeynaaye
Ali Harare iyo Sheekh Asuuli maxaa kala qabsaday.?
16:45
Xogmaal Media
Рет қаралды 49 М.
كم بصير عمركم عام ٢٠٢٥😍 #shorts #hasanandnour
00:27
hasan and nour shorts
Рет қаралды 10 МЛН
Players vs Pitch 🤯
00:26
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 135 МЛН
WASLAD Abti liibaan Vs Ali Harare yaa la gaaday "Camerada Qarsoon"
19:56
Ali Harare oo ka hadlay Arinta Farxiyo Kabayare.
12:35
Xogmaal Media
Рет қаралды 39 М.
Muxuu yahay Dastuur,Af-Somalise muxuu ku noqonayaa?
21:25
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 29 М.
Nimco Jookar iyo Ali Harare oo Barnaamij Cusub oo Xiiso leh bilaabay
28:22
Waamaxay Siyaasad - Wasiir Socdaalka Canada, Ahmed Hussen
15:16
Madaale Productions
Рет қаралды 37 М.
Kaftanka Siyaasada 167, iyo Kaftankii Ciida Ali Harare
39:30
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 22 М.
كم بصير عمركم عام ٢٠٢٥😍 #shorts #hasanandnour
00:27
hasan and nour shorts
Рет қаралды 10 МЛН