Wlh waa duq run badan cimriga ilahay ha ku dhereyo adeer❤❤❤
@OsmanMungani9 ай бұрын
Masha’alah 34 years intii aan daawanayay wareysi ama shaqsi la wareysanayo horay uma arag oo somalinimada ka run sheegayo pls Cali xaraarow manta ayad Hershey xogta runta ama somali xalkooda pls wareysi kale oo balaaran la yeelo aabaha somaliyeed
@hanagorgeous51319 ай бұрын
He’s funny😂qabiilka layga saaray! Kulahaa! Ali Harare could you please do me a favor and ask the gentleman if I can visit him on weekend! I want see the farm and animals for stress relief!
@axmeddaacad94979 ай бұрын
Qabiilka marka leyga saaray nafis dareemay kulaha kkkk
@mruun35429 ай бұрын
Oo kiina ma laga baxaa aan ku qoslay runtii😂😂😂
@AbdiQadir-i6u9 ай бұрын
Wallaahi Caliyow Was Arin mudan oo aanay isba waydiin AF MAALKII Somaliyed mahadsanid
Ma aadan gaadhan heerkan iyo hirarkan uu ka hadlaayo sababtaasad u fahmi wayday ila tahay.
@Jamaccall-ul4vn9 ай бұрын
Kusaliya nabigeena salalaahu caleehi wasalin
@FarxaanAbaqaal-ir6uf9 ай бұрын
Masha Allah ali harare iyo mohamed gaabane runtii barnaamijkaasi Wuxuu ahaa mid waxbadan hoga tusaalaynaya bulshada soomaaliyeed waxtarna u leh umada soomaaliyeed ali harare waxaan kaa codsanaynaa inaad Markale barnaamijka ku casuunto mohamed gaabane oo runtii ah oday soomaaliyeed oo wax badan og insha allah dhamaantiina Bahda soomali American TV waxaan idiin haynaa ixtiraam iyo galgacal walaaltinimo barnaamijkagana waxaan ka daawanaa caasimada dawlad deegaanka soomaalida D,D,S hawl adag ayaad u haysaan umadiina soomaaliyeed ee halkaa kasii wada shaqada waanad mahadsantihiin dhamaan Bahda soomali American TV ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Gurmad989 ай бұрын
I like this guy
@alibaax53469 ай бұрын
Very intelligent man
@Dhulka1beerta9 ай бұрын
Xeer hoseed
@ruqiyadihad36249 ай бұрын
Odagan waa ragi somalida oo la araki jiray❤❤❤❤❤
@abshirmohamed35279 ай бұрын
Masha akkah welcome Back adr
@Ahmedj488 ай бұрын
Odaygan waa legend runtii waa tageraa
@hersonmalaque38659 ай бұрын
Xeer halagu bedelo
@AnasYoung9 ай бұрын
Odaygaan Legend waaye.
@Aliinaliiban17809 ай бұрын
Waa odaygii aqli ga badnaa masha allah
@buraale1349 ай бұрын
Wa beralay iyo xoolo dhaqato odaygu somalida wu la taliyay
@guledyusufahmed35589 ай бұрын
Axdi qarameed
@Ahmedali-d9i9q9 ай бұрын
Xeer somali
@abdirahmanhusein22449 ай бұрын
AfSomaliga 70 % wuxu ka soo jeeda Carabi lkn hadii Dastuur AfSomali lagu tarjumo waxa ugu dhow (Xeer)
@bulshokaab68279 ай бұрын
Dastuur waa Nidaam ama qaabeynta dhaqanka bulshada ama xalinta qilaafka ama habraaca xalinta dhaqanka bulshada ama xeer ama xalxalin….Xeerka ama dastuurka somaliyeed waa in lagu saleeyaa Hadalka alle Subxanahu watacaalaa “Al-Quran” iyo Dhaqankii Rasuulka Sallahu caleyhi wasalim.
@AbdiSalah879 ай бұрын
Barnaamijkan cali xaraare wuxuu ku fiican yahay toos buu u bilaabaa. Waxaan aad necebahay kuwa jarjara ee jawaabaha gaagaaban soo hormaroya ilaa 2 ilaa 3 daqiiqo. Odaygaa waan salaamayaa.
@axmeddaacad94979 ай бұрын
War sxb dadka ayagaa jarjara miyaa ani Shirkada KZbin iney jar jarto umaleyey kkk
@AbdiSalah879 ай бұрын
@@axmeddaacad9497 ayagaa inta muhiimka ah soo horaysiiya. 😁
@vanneste02099 ай бұрын
Xeeeer
@abdirahmanjabir35299 ай бұрын
السلام عليكم علي حراري Waxan oran laha الدستور halagu badalo Xer beg
@kaalaynoo9 ай бұрын
Mastarad"
@HassanAhmed-yf7vm9 ай бұрын
Odaygani waa Ehlu janno waa nin daacad ah
@awoowalio17029 ай бұрын
Walaahi nin wax badan og oona fahansan Dadkii xadaariyiinta ah
@ayanabdillahi4209 ай бұрын
Ninkan waa geesi Somali dhalad ah
@worldvoice1018 ай бұрын
Odayga waa sirdoon American ah iyo Alqaeda.
@abdiazizmohed69819 ай бұрын
Dareenkeyga cilada caawa ku haysata Caliyoow waa hal makarafoon ayaa Active kuu ah kaasoo ah kan u xidhan Odayga aad Wareysanayso
@abdullahiomarali52419 ай бұрын
Odeygan waa asalkii waxuuu leeyhey somali in nin Xamar Fadhiyaa kama talin karo kaa tuulda jooga goaankaa somali oo dhan leh
@dh-lm3pq9 ай бұрын
Dastuur wa eray dutch wa De stuur micnaha wa shufeerka meesha gaariga ka wado
@vanneste02099 ай бұрын
Xildhibaanada Xeerbeegti
@kaalaynoo9 ай бұрын
Xeer beeg waa cabir, ama mastarad
@abdihakinadan44479 ай бұрын
xeeeeeeeer
@somalighosht9998 ай бұрын
DASTUUR WAA XEER 😂😂😂 FROM WIIL CIISW
@abdillahiadanissah92449 ай бұрын
Hido iyo Daqanka somali 🇸🇴
@sadaammohamed439 ай бұрын
Caliyow dastuur ma,la,odhan karaa xeer.
@yasinmohamed18189 ай бұрын
Ogow Dastuur looguma dhawaaqe carabiga ee waxa loogu dhawaaqaa DUstuur.
@kaalaynoo9 ай бұрын
Lajiifiyana banaan miyaa sheekadaada?
@mukhtaarsheikhabdi36219 ай бұрын
Waxaaba kadaran dastuurka akadeeemiyada afka soomaaliga akademy ma afsoomaalibaa?
Xeer waxa laga keenay, "xeero" tii aad badarka kucuni jirtay
@Anzal2229 ай бұрын
waa runtii talo wacn ayuu siiyay hadii ay somalinwax maqleyso somalia waxay ku hagaagi kartaa hadii hoos laga soo dhiso gogol gobal iyo dagmo dagmo ka dab ayaa lagu guuleysan karaa dowldnimo
@American_patriot1109 ай бұрын
Xeer dhaqan baa la dhahaa
@ruqiyaali65969 ай бұрын
Dastuurka 12dhibaato oo aad u xun ku jira waa dictoor nimo xun gumeysiga ugu darna. Somalia wey kale tagee
@abdulkadirdirie61469 ай бұрын
Cajiib waaye 😅😅
@abhayb77239 ай бұрын
Afsomali waxaa LAGU dhaha DAW,DASTUURKA.XEERNA WAA LA DHAHO.
@abdulmoaw73049 ай бұрын
Duqaan diin kama muuqato af carabi ayuu ka soo horjeedaa mida kale waa baqtiyay muxuu ula jeedaa
Somali American waxan mar labad iyo 3,4 idinka codsana wareysiyada Mr Max’ed gaabane pls soo celiya wareysiyo kale
@kaalaynoo9 ай бұрын
Reer macalin quwaax miyaad isla tihiin
@june62069 ай бұрын
@@kaalaynoomayee wa isku aqli fiican yin
@axmedanashde91949 ай бұрын
Odaygan wa oday wax ogaal ah runti waxbadan bu fahansanyahay ali hararow plz ninkan mar labaad wareysi la yeelo
@adzwestside15119 ай бұрын
Mohamed gabene need show
@MuxiAdan9 ай бұрын
Odaygan . Waan wataa. Wax badan ayuu. Usoo joogay
@Rashiid8998 ай бұрын
odaygan qurbaha wuu ku waashay waana nin wiiyal ah
@makonuur95739 ай бұрын
Tastuur af somali waxa lagu yidjahdaa waynuun hadaba baro
@Easy_way19 ай бұрын
😂 Reer hebel aan ka guurno coda waan raraynaa kulaha hhh
@bulshokaab68279 ай бұрын
Odayga armuu muusa soo diray😅😅😅
@abdullahiomarali52419 ай бұрын
Qaadhaanka hada anaba ma baxsho why waa busness
@saidhussein90379 ай бұрын
Muhiimadu waa in la adeegsado Afka Hooyo, dhankastaba Maxamed Gaabane Waa oday caqli iyo karti leh Waana nin isku Kalsoon. Taladiisa hala weeleeyo oo hala qaato
@mruun35429 ай бұрын
Qabiilkeyga waa leyga saaray xataa 😂😂😂😂 oo kiina ma laga baxaa cali xaraare waa balaayo runtii😂😂😂😂😂😂😂
@DalmarIsse9 ай бұрын
duqani wa dander madhan
@salebanomar769 ай бұрын
KKKK ODAYGA II SUAAL AF BEEY LEEYIHIIN??? MUU DHAHO GAFUUR EEY LEYIHIIN??? MUU DHAHO LUUQAD BEY LEE YIHIIN?? MUU DHOHO AF SOMALI BEEY LEE YIHIIN.?? ADEER HORTAA AYAAN WAREERNAY KKKKK😂 ALI BROTHER LIKE 👍 WAA KUU SARAY WAALI LIX SAAC AH 😂
@abdiazizmohed69819 ай бұрын
Sxb caawa Codkaagu wuxuu yahay mid aan nadiif ahayn oo la moodo inaad qol faaruq ah keligaa ka dhex hadlayso waana dhinaca Farsamada ee Micrafoonada aad isticmaaleyso soo afjar ciladdaas, teeda kale Magaca Dastuur waxaa la dhihi karaa si fudud Af-Soomaali ahaan HESHIIS BULSHO
Waar af somaliga waxaa ku jira kalmado badan oo caribi iyo hindi ah oo aan loo badali karin af somali iyo kuwo talyaani odaygan some fuses ayaa ka gubtay that's why ayaa looga saaray beeshiisa