Wiil Jeclaaday Naag La Qaba 'Xurma Jacayl iyo Xaqiiq Dhab ah' Qiso Cajiib ah! +Sheekooyin Kale

  Рет қаралды 1,012,358

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

Пікірлер: 1 200
@bashirfarah9598
@bashirfarah9598 8 жыл бұрын
sheekadan jihaad baan ka xignaa nabi maxamed (scw) & ilaahey (swt) nama amrin fuxshigaan aa lasoo shir tagteen allahu akbar
@qanciyeyare6891
@qanciyeyare6891 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤️
@springtime1009
@springtime1009 8 жыл бұрын
Sheekadan waa laga fiicanyahay waayo arintaan waa wax diintayna kabaxsan. Mana fiicno in dadka lagu sheekayo oo waxay kadhigaysaa inay macsida caadi tahay. Illahay hana wada hanuuniyo, Amin.
@saidmahdi4167
@saidmahdi4167 8 жыл бұрын
Fack. Reer burco.
@solorman5479
@solorman5479 8 жыл бұрын
+Sirad Hanad waxay sii sahlkaysaa macsida in si caadi ah loo arko oo gabdho badan oo hada dhoorsan in nimankale damcaan oo reerkoodina burburinaayo aakhiraana naar baa lagu galayaa
@iloveislam9028
@iloveislam9028 8 жыл бұрын
qisadan wa dhab amin wa amar ale
@abdirashidgure346
@abdirashidgure346 8 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaw inaba cadi mahan shekadan meshan iga muqato
@libanabukar7864
@libanabukar7864 8 жыл бұрын
+Said Mahdi Bro Aflagaadada Waa Ceeb Isku Xishoo
@msogadenqueen7594
@msogadenqueen7594 8 жыл бұрын
Agah bismilahi rahmani rahim Waxas jecel maa ahan wax lasheegana maa ahan runtii waa daqan xumo ado marwo ah inad ninkada ad nin kale kaa racdo at least haday rabin may iska fuurto maxay u qiyanii maskinka kale oo ilmaha aboohod ah ninkan kala maba kasaysa wan ku arka wan ku canshaqa miyaa walahi waa yaab xaran aya lagu daqmi.. haa iso marina idinko martii ah waa labo dhaqan xuun
@MohamedAbdi-dp5jq
@MohamedAbdi-dp5jq 8 жыл бұрын
sax, waa disease anba cudur, qofku waa inu qalbigiisa iyo naftiisa ka adkaado,
@mohamedabdikarim5972
@mohamedabdikarim5972 8 жыл бұрын
naakaleinlkrac
@ibalamiofficial2989
@ibalamiofficial2989 8 жыл бұрын
Ms Ogaden Queen ragan hadey arkan dumar comment weyba walahayan wlhi yaab waba laigaso horeya ina ogadeney abayo aniga ka furan karo hadu ku qabo adiga ee diyar matahay???
@misssundus5752
@misssundus5752 8 жыл бұрын
Ms Ogaden Queen 👏🏻👏🏻
@kaderismail4151
@kaderismail4151 7 жыл бұрын
Ms Ogaden Queen hhhhh waarunta hno
@abdifatahali3081
@abdifatahali3081 8 жыл бұрын
Asc, runtii sheekadan markaan daawaday waan layaabay, waana wax diinteena iyo dhaqankeena ka baxsan, waxaanan filayaa inantu inay dhaqano shisheeye kasoo dheehatay sheekadan, sababtoo ah waa wax gaalada lagu yaqaan Subxaanalah. Waxaan ku talin lahaa inay inantani hadii ay sheeko qorayso inay sheekooyinkii wan wanaagsanaa ee asxaabta wax ka qorto. Runtii sheekadana inay buug ka qorto may ahayn, sababtoo ah marnaba qof muslim ahi kuma farxayo arintan. Ilaahay xaqa hayna waafajiyo.
@dhaantoland
@dhaantoland 6 жыл бұрын
Naag la qabo ninka damcay waaba dayuus diin laawaa subhan allah
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 8 жыл бұрын
#PopularOnKZbin - thanks to our wonderful #Somali Audience... Please Stay Relevant and Evaluate Your Impact to Tell your/any Story Sheekadaan Waa Qisso Dhab aha - oo Buuga Laga Qoray, Najma Waa Gabadh Soomaaliyeed - Waa Qoraa Da,ayar, Dhiirri Gelin bay Ubaahantahay Qissada Sida aay U Dhacday ayay Usoo Warinaysaa, Waa Jaceyl dhab ah oo Nin Helay, Ninka Wuxuu Jaceylkan Helay isagoon Ogeyn Qofta In la qaba iyo Inkale, Mudda Kadib ayuu Ogaaday ina La qaba , inta hore been ayuu u hastay hadalka aay u sheegayso ee ah in 'LA QABA' - Waa Sida aan Sheekada U Fahmay! #Subscribe to our channels to keep up to date with All the latest news and updates, kzbin.info kzbin.info.
@keinancaadeofficial7807
@keinancaadeofficial7807 8 жыл бұрын
you
@somaliaogadeniaunity3167
@somaliaogadeniaunity3167 8 жыл бұрын
waxanaad soo bandhigtay waa laqwi adna qayb ayaad kuleedahay danbigane ogooow
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 8 жыл бұрын
+Somalia,Ogadenia - Qissada Dhabta Ee Gabadha Ka shegeynaysa ayaa Laqwi ah Miyaa? Walaalle Waxani Wararka aan soo Bandhignuu Lamidyahay, Waa Qisso Dhacday - Yaan lasoo Gudbin Miyaad leedahay? Xayiraadda Xorriytul Qowlka - Shacbka Ree #Ogaadenia Laguma Ogeyn Waa sidee? Bal Daawo Muuqaalka Ilaa Dhamaad Kadib Igu soo war celi ...
@somaliaogadeniaunity3167
@somaliaogadeniaunity3167 8 жыл бұрын
+ABDI ASKARI TUBE huuno xoroyatul qawl igama ahan inaan kaa qaado ee waano wlltinimo ayaY iga thy وذكر فإن الذكرى تنفع المؤمنين Ee wax waani, waanaduna waxay anfici mu''minintee. [Quran 51 : 55 ] ta kale af-somaligu wuu margiyo badanyahay qofba dhinac ayuu uqaadan karaa sheekadan ilaa aY la noqoto ciyaar-ciyaar ooy sameey is dhahaan dadka maangaabka ah ta kale
@Deefyare
@Deefyare 8 жыл бұрын
+ABDI ASKARI TUBE somalidu waxay ku maah maahdaa waa lahadlaa uun looma hadlo, idinkuna khalad ayaad kafahanteen xoriyatul qawlka, buuga magiciisa iyo sheekadiisu waa kala labo. Markaad tv ga soo horfadhiisato waa inaad kahadashaa wax umada u mihiima ama waxtarleh waxaynu nahay dad islaam ah intaanad soodayn waa inaad fiirisaan saamaynta uu bulshada kuyeelanayo buugani, gabadha buugan qortay waa bila aadan oo waxay u arki kartaa qiso idinkuse dadbadan oo wax iska waydiinaya barnamujka ayaad tihiin, nin baa naag laqabo jeclaaday waliba og ayaad tv lasoo horfadhisanysan ama aad sogalinaysan youtube.
@Goodmanstd
@Goodmanstd 8 жыл бұрын
Ninkani khalad weyn ayuu sameeyey markii u horaysay ay u sheegtay in ay xaastahay in uu halkaa ku joogsado ayey ahayd aqalkaa dumay isagaa ka masuul ah mid kale in uu iska doonto ayey ahayd laakiin qof la qabo jacayl la qaad waa khiyaamo waana dambi uu aakhiro xambaarayo reerkaa uu burburiyeyna ilaahay ayaa ka abaal marin bal keliya eega labadaa caruura ee aan helayn mustaqbalka xanaankii wadajirka hooyo iyo aabo oo ay ku koridoonaan hadii eebe idmo in ama hooyadood hayso ama aabahood runtii waa dambi adag keliya dhalinyaradu arimahaa haka fogaadaan khaasatan dumarka la qabo.
@hamzehussein7666
@hamzehussein7666 8 жыл бұрын
Nin jacyl hayo Waad taqaana sxb hadii la yidhaahdo dayrka maka ka bood wuu ka boodaya.
@Goodmanstd
@Goodmanstd 8 жыл бұрын
+Hamze Hussein +Hamze Hussein waxaynu leenahay diin iyo dhaqan soo jireen ah oo inoo ah meel aan la dhaafikarayn in ilaahay laga baqdo dhaqankeenana la ixtiraamo markaa ninkani waa nin aan diin lahayn mar hadii uu guri dhisnaa burburiyey. Reply ·
@hamzehussein7666
@hamzehussein7666 8 жыл бұрын
+Mr Omer Jama waa runta sxb lkn iyadu marka ma qaldana miyaa sxb? had uu isagu dareenkiisa xakamayn Kari waayay iyadu miyay odhan Kari weyday waar waa lay qabaa oo gabdh guri iyo caruur leh ban ahay ee iga leexo
@Goodmanstd
@Goodmanstd 8 жыл бұрын
+Hamze Hussein و Husseinow waa runtaa khaladka qofkan dumarka ahi way lahayd laakiin Husseinow ilaahay subxanu watacaalaa wuxuu quraanka kariimka ah inoogu sheegay الرجال قوامون على النساء markaa waa in aynu qaadnaa masuuliyada ilaahay ina saaray dumarka waynu ka adkaysi badanahay waynu ka dulqaad badanahay dumarku waa nimco ilaahay inagu galaday waa hooyo waa walaalo waa xaas waxaynu nahay lamaane ilaahay isku sakhiray iyagu way inaga beer jilicsanyihiin way inaga qalbi wanaagsanyihiin markaa si hawlyar ayaa been loogu sheegi karaa oo lagu bedeli karaa sidaa daraadeed ayeynu khaladka inta badan saaraynaa ninkan.
@sayidsare2202
@sayidsare2202 8 жыл бұрын
ninka khaladkiisa waxa inooga xanuun badan buunbuuninta
@professormohamedkhadartawa2971
@professormohamedkhadartawa2971 7 жыл бұрын
Aniga qoftan baaba jeclaaday ee buuga qortay ee Najmo ladhaho toloow yaa iigu sheegaa waa qof Masha Allah Ah qoftan qofkii yaqaano ha iga gaarsiiyo fariinteeda Plz
@ashaasha4547
@ashaasha4547 7 жыл бұрын
Dhibka dhan waa safar bila maxrim ilaahey a wuu didey iney dumarka safran kaligod.waxa logu diidey waa waxan o Kala .iyo sharaf alle sharfey gabdhaha muslimadka ah allaahu Akbar
@umuafnaanshaariqah1533
@umuafnaanshaariqah1533 2 жыл бұрын
Haa wlhi waa sax tas Alle ayaa Naga taqano maslaxadena
@hassanfarah4266
@hassanfarah4266 8 жыл бұрын
waxan jecladay midha qortay book laftigisa seman ulaxarira masha Allaah Alaha xiftiyo
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
Ma heshay after 7 years
@isxaqabukar5409
@isxaqabukar5409 6 жыл бұрын
Nin gabar xaas ah jecladay in laga hadlo maha waba wax laga xishodo
@theblackbaby2416
@theblackbaby2416 2 жыл бұрын
Xurmo jacayl iyo amiga kusugan sheekadaa
@theblackbaby2416
@theblackbaby2416 2 жыл бұрын
Amiga kusugan
@marftoons5249
@marftoons5249 11 ай бұрын
Zinada iyo Fuxshiga ayeey wax caadi ah nooga dhigayaan Naagahan waa wayn Allah umada Muslimka ah haydinka badbaadsho, Saaxiriin ayaad tihiin.😊😊😊
@naciimogulledmohad5265
@naciimogulledmohad5265 8 жыл бұрын
waxan oo kale inay dad sideena oo kale ah oo muslimiin ah ku dhex faafto ma aha,Najmo khayr Allaha siiyo soona hanunsho way dadaashay lkn dadaalkaas hal bacaad lagu lisay ayuu noqday,waayo goobaha bulshadu ku kulanto wax faaxisho ah in lagu faafiyo waa dambi, nimankana waxan oran lahaa allee ha laga xishoodo oo yaan mas'uuliyaadka LA dayicin,gabdhahana waxan oran laha walalayaal noqda kuwii allee amaay oo uu yiri:(حافظات للغيب بما حفظ الله)
@somaliaogadeniaunity3167
@somaliaogadeniaunity3167 8 жыл бұрын
Maazhaa allaaah
@abdirahmaanmohamed1582
@abdirahmaanmohamed1582 3 жыл бұрын
Musiibo ayaa u dambeysa labadaba Sababtoo ah Alle raali ka ma ahan in xaas xiriir qarsoon lala sameeyo Jaceyl na ma ahan ee waa dambiyada naarta lagu galo Subxaanalaah
@nooribrahim2157
@nooribrahim2157 8 жыл бұрын
Dumarka somaliyed waxa fasahaadiyay tv seriesyada ajaanibta buugani halka lagaso guuriyay. wa buug fasahaadkisu cadyahy
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 8 жыл бұрын
Nur Elmi ,😂😂
@nasrudiin3914
@nasrudiin3914 6 жыл бұрын
Maxamad bk
@khadiyomaxamud8988
@khadiyomaxamud8988 6 жыл бұрын
Noor Ibrahim waaaaaaaaaaaw
@AhmedWeli
@AhmedWeli 8 жыл бұрын
subxanallah waxaa waa diin ka bax ma xeytahay naag xaas ah oo nin jaceel u sheyganaya ayada aqbaleysa waxa waa diin ka. bax xishoda allah xishoodka idinka qaaday
@olowtower4946
@olowtower4946 8 жыл бұрын
war nimanyahoow ninba meel beey ka tustaaye wlhh aniga gabartaan hadalkeeda iyo wajigeeda waa kusoo jiidanaaya hadii la qabo iyo hadii kalaba inaan ka helay haloo sheego,wxn codsanaaya hadii qof ii fududeen karo sida ugu fudud aan ku heli karo , ha igu caawiyo Mahadsanidiin I love gabadhaan ..
@abdaleali1438
@abdaleali1438 7 жыл бұрын
Engsulhi Saalah ha wll anaga kula xiririnayna so diyar garow
@warwaawareeysomalaaychanne2306
@warwaawareeysomalaaychanne2306 6 жыл бұрын
Saalah-oow gabadha sidaas oo kale diintu ma ogola in la guursado sababtoo ah akhlaaqdooda iyo garashadoodaba ayaa naaqis ah
@kawumasharif1805
@kawumasharif1805 6 жыл бұрын
Abdale Ali asc
@boqoraydid9866
@boqoraydid9866 8 жыл бұрын
runtii maaha qiso ku haboon inlasoo bandhigo wayo waa qiyaamo runtii gabartaas waxay qiyaameesay ninkeega waliba waxay sameesay inay la kulanto nin aan qabin safarana la gasho. sheekadan maan jeclaysan.
@falastinabdulahi2864
@falastinabdulahi2864 8 жыл бұрын
Sido kale wlh waxan wa xad gudub
@abdishariif1694
@abdishariif1694 7 жыл бұрын
Boqor Aydid kafaaaideyso ooo qiyaaanada baro.
@sandyals1232
@sandyals1232 7 жыл бұрын
Boqor dhaqan xumada la kala taga it,s dip shit fuck u guys
@maryamsheikh386
@maryamsheikh386 8 жыл бұрын
Waa Macaasi Cad oo la baahinayo Bal e Illaahay Wuxuu Amray Haweenka Nabiga Scw Inaysan Hdlka U jilcin Kuwa Qalbiga ka buka Si aanay U damcin Walal Abdi askar Adna Rabigaa Ka Baq Oo Khairka Faafi Lkn Macsidan cad Ha faafin Shukran.
@mohamedakhyarchannel762
@mohamedakhyarchannel762 8 жыл бұрын
Acww. dhab ahaantii Sheekadaani ma ahan tu waanaagsan Walashayda Arintaan soo bandhigtay Iyo tan kawarmaysaba waxaan leeyahay ALLAAH Waa idinkula Xisaabtami waxaad manta Dadka mediaha u soo ban dhigteen lana socda waxaad Fafinaysaani was Fuxshi (إِنَّ الَّذِينَ يُحِبُّونَ أَنْ تَشِيعَ الْفَاحِشَةُ فِي الَّذِينَ آمَنُوا لَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ فِي الدُّنْيَا وَالْآخِرَةِ ۚ وَاللَّهُ يَعْلَمُ وَأَنْتُمْ لَا تَعْلَمُونَ) [سورة النور 19]. Runtii in wax la qoro waa Arin wanaagsan balse waxaa wanaagsan inaad Qortaan wax dadka Anfac uleh Aduunkooda iyo Aakhiradooda, balse ma ahan inaad dadka usoo Qortaan waxaa layiri danbi qofka waxaa ugu filan inuu sheego War uusan hubin Sida waxaa la yiri idinkuse waxaad ku sii darsateen inaad Qorteen baa misana idacadaha la soo fadhiisateen, ALLE Waa towbad Aqbale Ee ALLE Unoqda. misana inamaa tihiinoo Guur doona Ninka , Quruxi Waa Xishood iyo in Qofka u kala saranyihiin hadalku kiisa Wanaagsan Iyo kan Aan Wanaagsanayn.
@somaliaogadeniaunity3167
@somaliaogadeniaunity3167 8 жыл бұрын
Maazhaa allaaah
@allehakucafiyoawoodaisagal3264
@allehakucafiyoawoodaisagal3264 7 жыл бұрын
shekadan waa been haday jirto xata sheko laga sheekayn karo maaha waayo waa arin aan bananayn mida kale wlshy magalada magaceda ka daaban odhan laha wayo qoysas badan oo kala maqan ayaa jira wanay kala shakiyi karaan
@fa7937
@fa7937 6 жыл бұрын
Nomadic people + failed state + social media + Turkish series + Arab musalsal + western movies = Dad ka tagey xishoodkii, adaabtii, iyo akhlaaqdii.
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 7 жыл бұрын
Buuga aad qorteen gabdhoow Hala is dhaco oo Hala is dubeeyo caadi ah weeye Wlhi war amaa xaliimadii xumayd ee aan Somalia ugasoo tagay laiga dhacay 😂😂😂😂
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
Jjkkkkkkkkkkkkkkkk waad iga qoslisay
@somalimaryoley5223
@somalimaryoley5223 8 жыл бұрын
aaaah, runtii waa qiso xanuun bdn. wxaan soo gocday sannadii 2014 arin jaceyl oo igu qabsatay dalka Ethiopia magaalada Addi abeba, halkaas oo aan line dibada ah ku sugayey. runtii wxaan jeclaaday 2 jeer, kii hore wxuu ahaa gabar laqabay oo aan ilmo dhalin weli, hayeeshee ninkeeda wxuu ku noolaa dalka South Africa, iyaduna magaalada muqdisho ( suuqa xoolaha) balse wxay howl cfmd u timid Addis abeba, muddo kadib waxa aan wada socono, marna turub wada dheelno ama aan heeso taleefanada ku kala xawilano waxaa lagaaray xiligii ay dib ugu noqon laheyd Mqdsho, aniga iyo gabdho kale iyo wiil aan saxiib aheyn waxaan laqaadnay alaabtii wxaana geenay Booley (jaamac jiis), intii aan sii soconay arintu wxay ii aheyd sheeko ( arin riyo ah) balse wxaa isha inagu haayey gabdhihii lasocday gabadha oo ogaa sheekadeena, markii lagaaray maqribkii baa gabadhii iyo rakaabkii ay koreen gaargii, wxaa si kadis ah iiga timid ilmo balse markii aan arkay gabadhii iyana aad bey u ilmeysay wayna ii gacan haatisay............ runtii ma sii wadi karo sheekada. lkn gabadhii waxay baxday inagoo isku sheegin jacaylkeenii. markaan soo noqonay ee aan nimid gurigii bey gabdhihii inoo sameyeen shaah, hayeeshee wiilashii ila socoday mey ogeen wixii igu dhacay waxyar kadib xasuus xun baan galay ileen meeshu waa halkii aan turubka kuwada ciyaari jirnay balse caawa ay maran tahay qofkii aan ku ogaa, ilin baa markiiba iga timid .waxaana iska dhigay qof qufacaya markiiba banaankaa u baxay qolkayga baan aaday oo ahaa dabaq u dho midka aan iminka joogay, waxaan soo xirtay qolkii si fcn baan u oohin bogtay lkn gabdhihii wey ifahmeen.
@asiyadiamond5693
@asiyadiamond5693 8 жыл бұрын
Suphanallah kani jacayl mahe Waa balayo wllhy guri rer dhnba kudumay
@safaaxahmed9817
@safaaxahmed9817 8 жыл бұрын
Asxabta waxa i shegtaan Waxa kaqaldan vedio gaan Gabarta jilbaabka madow wato fiiriya waxay u iljabinee qof ag joogo waxa u qaate kamiristaha cajiib wlh
@mahamufarahali61
@mahamufarahali61 6 жыл бұрын
Runtii qisadaani aniga ayey igu dhacday 2010kii ilaa hadana gabadhii waan jecelahay
@nasirmano4055
@nasirmano4055 4 жыл бұрын
Ma comatiga uunbàaa mise waa kaa dhab
@aishamohamedmohamud5883
@aishamohamedmohamud5883 11 ай бұрын
Wa wax dhici gara lkn wa danbi lkn aaad uxanuun badanthy
@TimaDheere
@TimaDheere 8 жыл бұрын
BRAVO. Waa sheeko macaan oo khiyaali ah, balse ku saleysan IMAGINATION aad u wanaagsan. Gabdhaheenna waan ku bogaadinayaa inay sheekooyinka noocaas ah allifayaan.
@jaamac7762
@jaamac7762 6 жыл бұрын
Woooow waa hablo shidan hala igu soo qabto qofkii yaqaano waliba aniga najmo baan aad ooga helay
@ibraahimabdifarah4794
@ibraahimabdifarah4794 7 жыл бұрын
anigu ray ahantayda waxaan umalaynaya Inuu jiro jacayl inama caadi Maaha ayaa jirey marka jacayl wax kaweyn ma jiro Allahu akbar
@kalsamewarsame7936
@kalsamewarsame7936 8 жыл бұрын
Bismillaah. ma bannaana in xaaraan la buunbuuniyo. wiilku dambi ayuu galay markuu gabar la qabo jacayl u bandhigey. gabadhuna dambi ayey gashay markey la sii wadday. dambiga ugu weyn waxaa qaatey qoftan buugga ka qortey. buuggan Xurmo Jacayl ...waxaa waajib ah in la soo wada uruuriyo kadibna la wada gubo si uusan bulshadu ugu dhex faafin
@youzhuff4527
@youzhuff4527 8 жыл бұрын
sheekadan waa acuudu bilaah waa diin la.aan laakii wey dhacdaa waana daahir yaa shamis ma iney somali ku hadleyso mise waa qiso qaab daran
@abdm5084
@abdm5084 6 жыл бұрын
wax kasta dadku jacayl ayay ku sheegayan inigu taa waxan u arkaa xumaan
@hassanmali-gz6uu
@hassanmali-gz6uu 7 жыл бұрын
waan nin ciyaal suuq ah reerka muslim ka ah duminaaya dhaalimna ah dhaalimiinta allah islaamka kaqabto
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 8 жыл бұрын
Waxa halkan sheekada ka xun ee comment ka qorayaa gidigood waa rag , sida ninkuba isaga oo xaas leh naag kale u jeclaado , sidoo kale waxaa dhacda oo badan naag xaasa oo nin kale jeclaata, maxaad ula yaabaysaan waxani waa qalbi , qalbigana gacanta ilaahay ayuu ku jiraa, qofku isagu isuma hayo
@asmah7586
@asmah7586 6 жыл бұрын
Hassan Ibrahim waa sidaa wll
@hanicumar7418
@hanicumar7418 6 жыл бұрын
Hassan Ibrahim midhkaas ayan. Ben Ahyn wll
@mohammedawil1041
@mohammedawil1041 2 жыл бұрын
Uff uff war waxaan oo kale lagama hadlo,oo dadka loogama sheekeeyo. waa wax qurun ah oo diinta iyo akhlaaqda wanaagsan kahor imaanaya. Subxana alh.
@hamzaadama9519
@hamzaadama9519 8 жыл бұрын
dhacdooyinka noocan dhaqan umaynaan lahayn balse waxd moodaa in dhaqamada reer galbeedku saamayn wayn inagu yeesheen oo diintii laga faro mudhuxsaday, Xadiis baa ahaa كما تدين تدان oo macna ahaan noqonaysa hadba sida habdhaqankaagu yahay ayaa laguula dhaqmayaa Nin ku dulli buu ahaa naag la qabo sidee wax idiin dhex mari karaan gabadhu markasta Waa nis shaydaan baana I qurxin kara ficilo xunxun.
@dr.mawliidahmed1464
@dr.mawliidahmed1464 6 жыл бұрын
qof waalan
@abdallahassan6342
@abdallahassan6342 6 жыл бұрын
Gabdhaha horre ee buuga ka qortay kan naagta laqabo jeclaaday ayada lafteeda aan kahelay oo wlhi ah tol hadaan nahay igu xariiriya😭❤️
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 8 жыл бұрын
Marriage and dignity of somali mother is our Last line of defence; shame on you girl...surely; somali is very proud and crazy about his clan ..... he may kill you but never ever chase other men's wives.
@nasraelmi6970
@nasraelmi6970 6 жыл бұрын
Right now it happens
@mohameddheere3906
@mohameddheere3906 8 жыл бұрын
subxanallah war wax xaram ah nag la qabonin ay nin jeclato ama nin u jeclado in waxas cml la qorahine wa qalad
@marwamiskiofficialchannel770
@marwamiskiofficialchannel770 8 жыл бұрын
sheekada hadii ay runtahay labada qof midna alle ka cabsi kuma jirin. ninkuna khiyaamo leh ayuu ahaa naagtuna doqon isma dhaanto.kkk
@AliCadan
@AliCadan 8 жыл бұрын
ninka qabaa dulqaad badnaaya saa markuu ogaaday bay buu labo jeer udulqaatay ufffff waxaas bulsahada muslimka yaan lagu dhex faafin aqyareey
@muxiyadiinaaden1466
@muxiyadiinaaden1466 8 жыл бұрын
kkk waxay lasoo shirtagtay gabadhu waa maxay naa caadi iska dhig dadku waaa islaame
@siarashak9151
@siarashak9151 7 жыл бұрын
The writer is brilliant but I regret the story of the married lady and the boy is faasuq story. You can not love a married woman. Ncalatullah type the two of them.
@gulzarkathatkathat545
@gulzarkathatkathat545 6 жыл бұрын
sheekowaalanwaxaba kamajiranmalahaahaaye dumarkugarah.haangab Dhaanwaqosolkkkkkklkkkkkkkk
@gulzarkathatkathat545
@gulzarkathatkathat545 6 жыл бұрын
sheekooyable.oqisoxabarsan murtiigabaDhaanwakaheelaybasheekadeedawaguwanrabayxaaqiqdi.jacaalymuguheelay
@sarardawa1409
@sarardawa1409 8 жыл бұрын
doqonkaa hala tilo walahay waan ka xumaaday sheekadan waa sheeko aad u liidata
@abdirisakmohamoud3086
@abdirisakmohamoud3086 8 жыл бұрын
+ADAM Moahmed kkkk
@dhana7566
@dhana7566 8 жыл бұрын
Qisadaan Anigu ma Tageerin In lagu qoro Buug ama Tv lalasoo istago waayo waxay dhiri galinaysa inta Caqliga yar ba beri tano kale ku dhacaya- Naag la Qabo in la Haweesto Mahan Hadiiba ay ku dhahdo wa lay qaba wa ina Xurmesa- Gabadha la qabona ayaduna Waa in Imaansata Faraxa ay Gursatay Shaydankana sika naarta haduu wiil so jiito Labadoodaba wa kala darnayeen. Naagta iyo Wiilkuba.
@nafisocabdi8110
@nafisocabdi8110 8 жыл бұрын
anigaaan kulahadlayaa nin baan leeyahay nin baana ijecel oo aan usheegay inaan xaas ah lkn sariir usaran jacaylkayga oo aan been ah
@abdisalanmohamed
@abdisalanmohamed 8 жыл бұрын
+Nafiso Cabdi jac iskadheh bahalka
@yasminehussien4351
@yasminehussien4351 8 жыл бұрын
Abdisalan Mohamed walaahi waaruntaa qosol baan u dhintay. Nin gabar la qabo ku dhahaayo anaa ku jecel waa edeb daran yahay.
@mahmoud8891
@mahmoud8891 8 жыл бұрын
+Nafiso Cabdi Dhanbiga dhinaac ayaad ka leedahay saababto ah, waad in aad ninkaaga aarintaas kalaa haadashaa................... Asaaga meel ka saarayo sidaas na ayoo jacaylkeyna iyo qaadiriintina kusii weeynaa naaya. Walaahi wa yaab
@xabiibocadey5
@xabiibocadey5 8 жыл бұрын
+Nafiso Cabdi jcl waa rafaad ee ninka wax la qabo ninka kaloo ku qabana iska fur hhhhhhh
@abdarazakahmed9217
@abdarazakahmed9217 7 жыл бұрын
Waxaan jaceyl ma ahan waa qof khiyaantay nafteeda waana Alle ka fogaasho wax dad lala wadaagana ma han lkn gabartaan waa qurux badantahy sheekadaan weey la dhacsantahy walaal iska jir aan ku leeyahy Allaha ku xafido
@maxamud.faradare9546
@maxamud.faradare9546 7 жыл бұрын
dumarka somaliyed idinko rali.ah.halagudadaalo xijaaabka igana rali ahaada. wlll
@abdimohammed9093
@abdimohammed9093 6 жыл бұрын
B
@mudanee9644
@mudanee9644 8 жыл бұрын
WASAKHI WAQOOYI bay ka bilaabataa!!! Barina khaniis baa buugaag soo qori oo oran waa qiso dhacdo ah
@abokorhaji5668
@abokorhaji5668 8 жыл бұрын
nuur yasin inantu waa qalanjooyinkii reer burco waa laguu yaqaan, waar anaa kuu hayee kharashkii lagu dooni lahaa ayaa loo baahan yahay ee maxaad ogoshahay.....
@AhmedAli-vv8ui
@AhmedAli-vv8ui 8 жыл бұрын
Ma waxaas ayay layimadeen war waxan inga qabta bilaa dhaqanka ah naag laqabo sidee lo jeclaan subxanalaah
@muwaadindhulkisauheelanabd2737
@muwaadindhulkisauheelanabd2737 6 жыл бұрын
inan yar o kasta o labada miskod dhexdoda ka wareersan waxay tidhi waxban qorri bal imika waxay sheegi eega aad moddoh inay xadiis akhrin
@abdishariif1694
@abdishariif1694 7 жыл бұрын
Najma Cumar Cashuur aniga waxaaan jeclahay tan iyo Labadiiii kun iyo Sagaaalkiiii.....hadey xurma jaceyl taqanaano maxey anigu wax ilaqaban la'adahay?
@fardowsaabdirahmaan5890
@fardowsaabdirahmaan5890 8 жыл бұрын
Shekadan waa sheeko qaldan ee lagta nagat ayaa nag haleysan eheed nag laqabo sey uga ogolane am logu dhihi kara wan ka helay waxa bila dhaqan eh waye walid nagala taga
@sayfislam100
@sayfislam100 8 жыл бұрын
Waa sheeko qof walboo Muslim ah ka yaqyaq soodo, wll waxaan oo kale waa waxa aan dibada lasoo dhigin iska daa inaad kasii sheekaysid magaalada ay ka dhacdaye, Illahay Adinka iyo anakaba hana hanuunsho.Towba ya Rabi
@abwaanshucaybyarexasan5383
@abwaanshucaybyarexasan5383 7 жыл бұрын
nag. dhiilo ah iyo wiil ciyaal suq ah o is helay ayay ahaayen. nagahaa laqaaabo. qar ayabaa modaa Iney. ilaawin iney niin ledahay
@daauudmaxedxbulaale6607
@daauudmaxedxbulaale6607 6 жыл бұрын
Xaqiiqdii inantan yari wa mid mid bila xakame ah sida aynu ognahay xakamuhu wa xadhiga u dhexeeya faraska iyo ninka wada kaso ninku hadba jihaduu doono ugu duwo ama ugu leexiyo faraskisa si sahlan kuna jojiyo marku rabo inuu istaago sido kale biniaadmiguna wuxuu leyahay xakame kaaso ah diin iyo dhaqan labadasi aya qofka haga ka duwa wixii xun u duwa wixiin san una sameeya xad aanu dhaafi karin oo qabta ama joojiya marka inantan yari wa mid xakamihii goosatay o bilaa xakame ah magaca buuga ay leedahay wan qorayna anigu waxan u bixiyay XADGUDUB QOYS IYO XAARAAN DHABA Alahayaw so hanuni wa cawree WABILAAHI TAWFIIQ
@hayatgemini2531
@hayatgemini2531 8 жыл бұрын
Amazing story! What a desperate housewife...☺ But the lesson of all is women have needs, thetefor husband's should't leaving their wives behind months on end.
@somaliaogadeniaunity3167
@somaliaogadeniaunity3167 8 жыл бұрын
balaayo kula qaawanaatay uff
@abdurahmansaeed2111
@abdurahmansaeed2111 8 жыл бұрын
so the answer instead of reaching a solution or asking for divorce is that cheats and dishonor herself and marriage. youre very clever
@reo9475
@reo9475 6 жыл бұрын
Asking for a divorce is very much appropriate in this case Cheating is never the solution It's also haram Subhanallah
@warwaawareeysomalaaychanne2306
@warwaawareeysomalaaychanne2306 6 жыл бұрын
Here is Hayat without Hayat
@sayaanmedia358
@sayaanmedia358 7 жыл бұрын
mnasha Allah gabdhaha wabaan kuu heestaaa qurux hadiiii had a law qabo xitaa wlly bada had a iguuu dheertay
@hamdaabdi6282
@hamdaabdi6282 7 жыл бұрын
subxanalh allahuma najinaa dumarka hadalka ragg ad ujilcinaysaan iskadaaaye ilahy ayaaba idinshegay e ragg mid qalbiga kaxanunsan bakujira tankale bila muxrim in lasocda ma bananas diinta islamka subxanalh
@johnbeen3362
@johnbeen3362 7 жыл бұрын
kkkk waxa la yaab leh marna inu yirahdo maxram la aan miyad socon isguna uu sharciga qilafo oo uu diinta meel uga dhaco waxan maqli jiray hal booli ah nirig xalaal ah ma dhasho waar alle ka baqa subxaanah gabar la qabo inad jeclato waa xaaraan oo ducadu xage by ka imaan
@johnbeen3362
@johnbeen3362 7 жыл бұрын
waar ilahay ka baqa oo umada islamka ah ha usoo gudbina sheekooyinkaa xaaraanta ah oo diinta islaamka qilaafsan waar allah utowbiya
@mahamedadan739
@mahamedadan739 6 жыл бұрын
Labadooda iyo inta ka hadleysa arinkan wey dambaabeen naag laqabo TV in looga hadlo arimahan labalabada ah hor cable iyo inta ka shaqeysaba waan cambaareyneynaa
@jamayusuf7845
@jamayusuf7845 7 жыл бұрын
sheekadan waa sheeko aad iyo aad u fool xun oo xaraan ah mana fiicna in waxan oo kale books lagu qoro ama dadka looga sheekeeyo waayo faxeeshaadka in la fidayo maha ee waa in la daboolo waayo waa labo qof oo labaduba qalad sameeyeen sidan sheekada ka muuqada marka inanta ilahay ha cabso inan da,yar ah ayaad tahay ee waxan iska dhaaf oo hadii aad wax qoreyso wax aduun iyo aakhiroba ku anfaca ama umada islamka ahi an faca qor ayaan talo ahaan ku odhan lahaa ilahay dariiqa xaqa ah hayna waafajiyo aamiin
@siciid666
@siciid666 8 жыл бұрын
shit waxaas. oo kale ma ahaaaan. in. bulshada looo soo dhigo xag diin iyo xag. dhaqanba marka. isku xishoooooda
@shshmursalmursal3872
@shshmursalmursal3872 7 жыл бұрын
subxaanalaah subxaanallah
@cazuzyareahmed3224
@cazuzyareahmed3224 8 жыл бұрын
Maasha allah hablahan allaha u siyaadsho xikmada iyo caqliga. aad bn uga helay kalsoonida ay ku sheekaynayaan iyo qisooyinka ay ka waramayan. thanks Najma iyo Nabiiha. brother C/casis Canada Alberta
@cabdimahamed9469
@cabdimahamed9469 6 жыл бұрын
sheekadani waxay sahli kartaa inay dumarku ku dhacaan xaraan...... gabadha mar hadii nin uu qabo jacaylka ay u qaado nin kale waa fool xumo aad u wayn waxay rabtaama waa zino waayo ninkaadu haduu filaan waayay waxba ma deeqayaan ilaahay dumarka ha inoo ha gaajiyo
@mustafedahirali7312
@mustafedahirali7312 6 жыл бұрын
Waa nasiib darro in waxan oo kale la soo bandhigo Horn Cable Tv, Inanta qortay iyo dhamaan cid kasta oo ka qayb qaadatay waa ay khaldan yihiin
@mukhtarbarre9788
@mukhtarbarre9788 6 жыл бұрын
Najma inanta la fadhida ayaanba ka helee ha lay doono Waa caano ma daadshay
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 8 жыл бұрын
Asc Gabadhu waxay sheegayso way jirtaa Dalkeena qaasatan waqtiyadan ay dhalinyaradu jacelyihiin in ay sida ay doonaanba Dibaddaha ku tagaan. Laakin ma wanaagsano ayey illa tahay in buug laga qoro oo loo buun buuniyo ee waxa wanaagsan in si Diini ah ay culumadu ka tusiyaan in ay xuntahay aqlaaq ahan.
@ukhtysunish7960
@ukhtysunish7960 6 жыл бұрын
Acudubillah naag niin iyo caruur qabto ayaa niinkle shukansaneso yahuuu
@educationnet9712
@educationnet9712 6 жыл бұрын
salaam!☺ aad ayaan ugu xuma ahy ninkaas oo gabadh la qabo deenwaayay oo jecely ku abuuray - iyadan bilaa caqali by noqoty iyadoo marwo ah oo hysta 2 carruur ah ayay jeceltay isaga lafdiisuna rer dhisan ayuu dumiyay..... inaksdoo sheekadan mar la aqriyo ay wngsn thy iny gabdhu qurxoon tahy iny muxarim marksde is raacaan - hadii kale waxaas oo kale oo ku wacan anshax iyo diinta ayaa dhacy
@amatullahibrahim4283
@amatullahibrahim4283 8 жыл бұрын
subxanallah waxey laso shirtageysa bal daya yahuuuu acudubillah
@saadaqabdi7411
@saadaqabdi7411 8 жыл бұрын
hhh runti buuka dambaa iga qosliyay gbdhu waa qof wax badan fahansn bulshada wax bdn ku dhax jirtay kkkk wey iga qoslisay wlhi masha allh.
@somalioomidahinshaaallaah5908
@somalioomidahinshaaallaah5908 8 жыл бұрын
subxanallaah wuu qaldamay ninkaas guriga maxa uu udumiyey
@suheylmohamedmayow3060
@suheylmohamedmayow3060 8 жыл бұрын
Taa taciil maahin wall tani waa gabar xadgubtay oo go'galdhaaf sameeysay taa xukunkeedani waa in dhagxaan lagu dhilaa waxaad Jaceyl iyo wax lamid ah toone maahin reer Burco sheeko kale inoo keena kkkkk
@MustafaAli-ey5oy
@MustafaAli-ey5oy 8 жыл бұрын
naa danbiga is ka daaya reer burco naa Adiga mawan lagu qabin mad joojisid xaran iyo xuman ad faafinaysid qori lagu jabiye oo lagu qadye
@nuunecali5412
@nuunecali5412 6 жыл бұрын
hhh hhh caye miyaa bilawdeen
@durdurshe11roblecade3
@durdurshe11roblecade3 8 жыл бұрын
Asc. wax la qoraa ka badan ee buugaa hala xayiro xigmad kastoo ku jirta.
@mohamedfarah5476
@mohamedfarah5476 8 жыл бұрын
marka hore ceeb maahan in la jeclaado gabar laqabo..waa tuu Cilmiba hodan ayadoo marwo ah jeclaa ilaamaa intuu kaga geeriyooday. waxaan idin leeyahay ka daaya cayda ..gabadhu waxay soo bandhigtay khiso dhacday oo ay ku tilmaamtay xaqiiqo. ileen dunida waxwaliba way dhacaan waana qadar Alle... hubsiimo halbaa la siistaa
@shadiaabdulrashiid8885
@shadiaabdulrashiid8885 7 жыл бұрын
waxba haso sarin buuga labaad wayo wax saxa maha shekadan wlle Muslim Ayaan nahey
@xasanmohamed5629
@xasanmohamed5629 6 жыл бұрын
Shadia Abdulrashiid.
@abdihakimmohamud3540
@abdihakimmohamud3540 8 жыл бұрын
Sheekadan waa laga qurux badan yahay waxa eyna dhiiri galineysaa in gabdho badan oo dhowrsoon falkaa ku dhiiradan Subxanallaah war waxaan umada ha usoo bandhigina
@AliMohamed-tt8cu
@AliMohamed-tt8cu 7 жыл бұрын
Waa Naag sheeko khariban
@0o603
@0o603 8 жыл бұрын
bari waxa aad arki doontaan naago somali ah oo fillmo wasmo ah soo bandhigaya oo leh waa shaqadayda
@zakariamohamed6433
@zakariamohamed6433 6 жыл бұрын
m y man koley sidaba u egtahye de wanu arki dona hde
@nasirmano4055
@nasirmano4055 4 жыл бұрын
Sharfta hbleheeena meeel hwga dhicin
@ibrahi1002
@ibrahi1002 8 жыл бұрын
Gabar kasta oo laqabo haddii nin mujrim sheydaan ah u yimaado oo ku dhaho waan ku jeclahay ha is weydiiso su’aalahaan: - Hadii ninka jeclaaday uu yahay nin wanaagsan, sidee ayuu uga raali noqdey inuu burburiyo gurigga qof walaalkiis oo muslim ah? - Haddii uu ku jecelyahay jaceel dhab ah, maxaa uu u burburinaa gurigaaga iyo nolosha qooyskaaga? Ma adigga ayuu ku jecel yahay mise waxa u doonayaa shahwada naftiisa? - Yaa kuu damaanad qaadaya Bartio inuu mid kale oo laqbo am amid aan laqabin keclaado, haddiiba aad adigga oo lagu qabo uu ku jeclaaday, soow ma kaa jeclaanayo mid kale barrito? - Tan kale caruurtaada oo alle kugu amaanadeestay sow alle ku weydiin maayo?
@cxakinxassan6937
@cxakinxassan6937 6 жыл бұрын
Hhhhhhhh hore yaa lo soconayaa
@deckeyrat4494
@deckeyrat4494 8 жыл бұрын
sheekuda wey fiicantahy laakiin caqli xumada somalida waxaa kamid ah qofkii rabay inuu bugan gato sheekadi sidaan ayaanba ku aqriyay miyaysan aheyn mise waa buug sheekoyin badan ay kuqoran yihiin midaa mafahmin balse gabadhu caqligeeda waa ok weyna qurxoontahay mashalh
@cabdulaahicali11
@cabdulaahicali11 7 жыл бұрын
sheekadani marka dhageestay si waxey udhigmeesa sheekadu in dumarka ayagoo laqabana inee wax shukaansan karaan laakin waa arin ciyaar iyo sheeko ku hanooneyn ka diin ahaan laakin dhan kale hadii loo rogo waxyaabo kawanaagsan kadiyaariya buugaagta sida mideynta dalka isdhaxgalka dadka iyo hadad wax qoreysaan diinta ka eega walaalayaal waa talo idin ku darayo mahadsanidiin
@oumalkerismailali3680
@oumalkerismailali3680 7 жыл бұрын
Cabdulaahi Cali
@oumalkerismailali3680
@oumalkerismailali3680 7 жыл бұрын
Cabdulaahi Cali
@cabdulaahicali11
@cabdulaahicali11 7 жыл бұрын
Oumalker Ismail Ali hhhhh
@khalidmohamoud7171
@khalidmohamoud7171 7 жыл бұрын
Cabdulaahi Cali waar kaalaya reer burco shaw musasaladana way matalan
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 5 жыл бұрын
@@oumalkerismailali3680 waa isla anigii
@farhiaahmed3621
@farhiaahmed3621 7 жыл бұрын
yaaahuu na meesha iskaga carar waba isla quman tahay qiso kulaha qiso bela
@sacdiocadey5546
@sacdiocadey5546 3 жыл бұрын
Gabadhu hadey nin yelato raga kale dhan wakaxaran xataa kay aduunka ugu jeclayd hanoqde naag laqabo inay nin raacdo maahan mid ay wax labarato ama lashaqyso oo ninkedana raali ugayahy inay waxlabarato ama lashaqeyso kaas ayay waydiin kartaa waxy rabto oo waxbarashada kusabsan wixii rerkeda duminayana wa inay kafogata aniga waxn leyahy nin waxan bartaa waxbarsho oo wada ninkyga waxan kacodsadey ama waydiyay inuu ii ogol yahy inaan wixi igu adkaada wilasha glasskyga ah kaga ceshan karo iyo inkale wuu i ogoladey wuxuu igu dhahay xbbi wixii kugu adkada lakaasho aradada waan kufasaxy 👑marka alaha iii xifdiyo waa garab aan hesto sowjkygu♥️ casharki aan fahmi waayo wilasha qaar wan kaga ceshtaa wayna ogyihin inan reer leyahy oo iguma qaldaman gabdha muslimada ah waa inay xaquuqda guurka barataa kahor intany guursan 💯waxa mahad leh alihii iimankyga sugay alxm waxa kaloo mahd leh waaridkii hooyo iyo aabe oo yarantydii diin igu ababiyay mahadsanidin hooyo iyo aabe waxad ibarteen waan ku intifaacaye alaha idinka abaal mariyo aduun iyo akhiraba♥️♥️♥️ Ilaahow noo gargaar adaa guulaha bixiyee insha allh wall hadad soo gaarto dhamadkan dhex alxmdulilah kalana bax wixii nuxura ee aan postigan kusoo gudbiyay insha allh🙏🇸🇴🇸🇱
@nawalmohamed4264
@nawalmohamed4264 7 жыл бұрын
naagaha ayaa sababa macsida waayo ninka ayey hadalka u jilcineysaa markaas ayaa midka awalba jiranaa yo shaydhaankuba ka faa'ideysanayaa
@hamudmohamedibrahim7601
@hamudmohamedibrahim7601 7 жыл бұрын
Qeys Nimcaan
@qaradd4265
@qaradd4265 7 жыл бұрын
Nawal Mohamed nawal raguba maal mahaan way sababaan macsida intey hadal macaan kaa dharjiyaan oo cirka ku geynayaa
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 7 жыл бұрын
sahraa abdisalam wllo waxaas waa been hadal macaan ma jiro waayo ragu waa waraabe Markaa waxaas yay idin hoddin.
@polatmohamed4324
@polatmohamed4324 6 жыл бұрын
Nawal Mohamed xaqiq
@Abdivlog
@Abdivlog 6 жыл бұрын
Suleekha D hadalka mcn labada isu xalasha lagu talagalay waayo darenku kiciyaa
@shadiaabdulrashiid8885
@shadiaabdulrashiid8885 7 жыл бұрын
waxan waa wax diintena qilafsan ma fcn
@ahmedwabarka4073
@ahmedwabarka4073 7 жыл бұрын
subxanalah ilaahii Ku abuurtay ka cabso fiqsi hafaafin
@homeoffunnyandfilms2275
@homeoffunnyandfilms2275 8 жыл бұрын
Waa hadaan qof dumaroo wadankii jirta amino hayaaay
@zeydabdullahidulmanahaqars8792
@zeydabdullahidulmanahaqars8792 8 жыл бұрын
haa wallahi waa gogol dhaaf. jaceeyl beesho maxaa jaceeyl ah. waxay ahaayen labo wasaq. nin muslim ah oo imaan leh naag marwo ah damac kama gasheen.
@hamudmohamedibrahim7601
@hamudmohamedibrahim7601 7 жыл бұрын
Zeyd Abdullah
@mohamedhasan7496
@mohamedhasan7496 6 жыл бұрын
Home of funny and films nacasnimo aya haiysaiy labadaba lakin kasi maha jaceil waa xasidnimo ayuaha
@ibnuxamse5661
@ibnuxamse5661 6 жыл бұрын
Hhhhh hayaaaaaaaaaay
@ibnuxamse5661
@ibnuxamse5661 6 жыл бұрын
Waaaaaaaaliiiikii
@qadaafimaxamad1214
@qadaafimaxamad1214 6 жыл бұрын
Hon Cable TV Riwaayad Aad iyo Aad u Xun bay soo Daayeen bal kawaran waxa ay Faafinayaan wa Marwo la qabo Alla Xumaa gabdhahaan
@ahmedabshir5300
@ahmedabshir5300 8 жыл бұрын
asc koley sheekada dhagaystay mana dooneyn inaan dhagaysto waxaan u fahmay filimaanta hindiga iney badsadeen in badan ninka labadoodaba waa qayaanoloyin ilaahna maka cabsanayaan sheekoyinka nuucaana looguma talagalin in tv laga soo daayo anaga muslim ayaynu nahay marwo lashukaansado ama xiriir lala sameeyo wax wanagsan ma aha waxaa loo baahna inuu meesha kaga haro curuurbay laheed nin bay laheed caruurta maxaa u danbaynaya bari
@waalamahuraanciidanqaranab7471
@waalamahuraanciidanqaranab7471 6 жыл бұрын
sub xaanalah ninka danbi weyn ayuu galay waa in uu raa diyaa ninkii uu go gashiisay Ka wasaqeeyey haduu nool yahay lkn dumarkaan soo bandhigay waxaan ilaahay u noqdo Muslim iyo gaal ayaa idin data wanaayo dad islaami rabo haaa nacsiin diinta islamk
@ahmedhassanosman1468
@ahmedhassanosman1468 6 жыл бұрын
dhaqan xumo qor
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 8 жыл бұрын
xaqiiqada dhabta ah ee laga dhaxli karaa waa sida ay udhacdey. oo weliba dunida kukooban. aakhirana subxaanaka allaahuma najanaa.
@hassanabdifatah9926
@hassanabdifatah9926 8 жыл бұрын
I see lot people on the comment section talking about religion, saying haram Haram. Before u saying anything about the video look yourself and see if u are pure Muslim or just fake Muslim .99.99 Somalis don't knew nothing about religion. Just ask your Ask your self what so called MIDGGAN people have done to Somali, they have been treating them like a less Humen, and people didn't say anything how those people suffer, and u guys talking about this video when there is big elephant in the room. I suggest you guys shut your dirty mounts and enjoy the video, there is nothing sin they comment this sister she just exposingsomething that need to be exposed period
@dblockforlife2044
@dblockforlife2044 7 жыл бұрын
they ate dead animal or something am not sure but midgaan are releted to hawiye huutu
@qaradd4265
@qaradd4265 7 жыл бұрын
Hassan Abdifatah hadalkii loo baahnaa adaa soo gaban gabeey thank you
@yusufmicaad103
@yusufmicaad103 6 жыл бұрын
shut your funck mouth
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 8 жыл бұрын
waa wax lala yaabo Subxanallah Naag marwo ah in jaceyl ey jisho iska daaye nin islaameed xstaa iney la qososho ma babaana! Waxaase iiga sii daran ninka marwo jeclaanaayo Ilaahow diinta nagu sug
@safarle9284
@safarle9284 8 жыл бұрын
waa sheeko sheeydaan mida ugu xun aan waligeey umad Islaam ka dhax maqlo bal sidduu ku keenay naag la qabo in uu shukaansado sideeysa ayada naagta la qabo in eey ninkeeda qayaameeyso sideesa arimaha noocaan oo kale TV Islaan leeyahay looga soo deenaa inanta yar eey rabto in eey ku soo caan baxdo waxyaabo anshaxa iyo Islaamnida ka soohorjeeda waan ka xumahay baan leeyahay la imoow waxyaabo kale lkn maahan marwo baa ninkeeda gogol dhaaf wax u eg beey ninkeeda ku sameeysay.waa wax laga xishoodo.
@nawalmohamed4264
@nawalmohamed4264 7 жыл бұрын
Waa gabdho wa
@kaltoumhoussein7426
@kaltoumhoussein7426 6 жыл бұрын
cadnaan barre
@farahahmed5573
@farahahmed5573 8 жыл бұрын
Masha Allah laba gabadh oo qurxoon waxan jeclady qaabka dagan ay u halayaan
@ibraahimnuuriye9346
@ibraahimnuuriye9346 8 жыл бұрын
Meesha sheeko xaaraan ah baad kuhaysaaye inadeer dad aan diin lahayn baad kasheekeynaysaaye jaahiliin baad kawaranaysaaye xaaraanta aad qurxinaysid kadaa bulshadaha dhagahooda waxba sheeko cajiib ah maahee
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 8 жыл бұрын
#ibrahim ali ,😂😂sax waaye isgu xishooda dheh
@abdulshakoorabdi5052
@abdulshakoorabdi5052 6 жыл бұрын
Caqli yadaydi wa ay diday shekadan
@saidaomar3222
@saidaomar3222 8 жыл бұрын
subxanallah a walba waxay ahaayeen waxaaan diin haysan
@zayfzayf8848
@zayfzayf8848 7 жыл бұрын
idoor ilbaxnimadoodu waatas diinti fircoon baad wali haysataaan kkkkk
@siyadmohammed534
@siyadmohammed534 8 жыл бұрын
Wey dhecdaa balse aniga ay ihesataa mana is dhehenin wad arki dontaa mid aniga caml ah lkn maxad kaoran laheden . but don talk rbsh. Thanks
@mariam-vd7xu
@mariam-vd7xu 8 жыл бұрын
waa wax macquul ah qofka biniaadamka ah isma xukumi karo ,,,maxaa dad badan oo aan hadli karin niyada iska leeyihiin aniga ayeey igu dhacdey horey baa loo yiri .jaceylku indho maleh.
@somaliaogadeniaunity3167
@somaliaogadeniaunity3167 8 жыл бұрын
sheekooy ku nacay
@somaliaogadeniaunity3167
@somaliaogadeniaunity3167 8 жыл бұрын
ma taasaad latimid
@mariam-vd7xu
@mariam-vd7xu 8 жыл бұрын
dee haa walaal maxaad ka tiri
@MohamedHassan-rx1kf
@MohamedHassan-rx1kf 6 жыл бұрын
Hhhhhhh tanina waa yaabe ma taasaad keentay waxay ku hadlayaan eega naag la qabo ayaan jeclaaday gurigeda ayaan u dhaweyay ayana way iga yeeshay imaanka alle idinka qaad
@harun.yare8789
@harun.yare8789 8 жыл бұрын
waraada sheekadaan aniga kama helin qisadaan wax fiicaan ma aha ee meesha kasaar wxaa faafineysiin labo qof oo iska sineysteen . Astaqfurallaahi ilaahoo nacafi. wxn waa dimbi cad ee runta malasheeegoo.
@AxmedBahjad
@AxmedBahjad 6 жыл бұрын
Salaam Calaykum, mashaAllah. Waa quruxlay.
@MrLooyaan
@MrLooyaan 8 жыл бұрын
Waxaan Oo Kale Tvga Lagama Soo Jeediyo , Waaayo Waxa Meesha Ka Muuqdo Waaa Caqiido Daro , Dad Caqiido Lehne Sidaan Uma Dhaqmaan , Haday Ahaan Laheed Gabdha La Qabo , Iyo Midka Damcay Gabadh La Qabo, Marka Waxaa Dhihi Lahaa Gabadha & Wiilkaba Iimaanka Allaha Idin Sugo , Oo Xaqa Allaha Idin Tuso .
@aminaadam7053
@aminaadam7053 8 жыл бұрын
i hate love so much because it made me sick and heart broke
@abdisallamabdullahi7407
@abdisallamabdullahi7407 8 жыл бұрын
Hhhhhhh not only u
@abdulkadiromar9202
@abdulkadiromar9202 7 жыл бұрын
yes me 2 abaayo not u only !!
@baanjeabdillahi2929
@baanjeabdillahi2929 7 жыл бұрын
kalidaa ma aha wlaal
@fatimaabdirahman9308
@fatimaabdirahman9308 7 жыл бұрын
Mitra Cadey that Is true love make me sick
@fatimaabdirahman9308
@fatimaabdirahman9308 7 жыл бұрын
Mitra Cadey thanks sis
@AbdirizakDiyeeshe
@AbdirizakDiyeeshe 8 жыл бұрын
Runtii waxaa aad ii farxad geliyey sida qiimaha badan ee Najma u sharaxeyso sheekada waa qof aad iyo aad u dagan xikmad ilaah ku manaystay sheekadana waa mid aad u qiimo badan Najma walaal guuleyso ayaaan ku leeyahay waxaa tusaale u noqoneysaa guud ahaan hablaha soomaaliyeed oo dhan insha alaah
@mohadaahir2785
@mohadaahir2785 7 жыл бұрын
waaba wax diinta ka baxsan
KIISKA BISLE OOMAAR BARBAR WAREYSI DAHIR ALASOW IYO FARTA XAAJI MAXKAMADA DAHIR ALASOW
40:00
Maxkamada Calasow - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 812
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 317 М.
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 14 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
xeeladihii iyo Tabihii dagaal ee garaad WIILWAAL
24:24
Halkar TV
Рет қаралды 19 М.
Taariikhdii Garaad Wiil Waal
1:48:38
warbahinta bulshaawi.com
Рет қаралды 957 М.
Filmkii | Dulmi Caashaq |
55:01
Diraac official
Рет қаралды 229 М.
Shekadii jacelki falis iyo cali fiyore fajac moye
20:32
yahye zaneey
Рет қаралды 6 М.
QISADA JACAYL EE ABWAAN YUUSUF SHAACIR
26:16
Heersare Media
Рет қаралды 215 М.
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 317 М.