Qiso jacayl tii ugu yabadnayd wan huba hadaad dhagaysato ma ilabaydid!

  Рет қаралды 40,256

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

Күн бұрын

#sawdamohamud #qisooyinka kadhaca caalamka oo afsoomaali ah kadawo halkan please don’t forget to subscribe my channel thanks

Пікірлер: 104
@kayserimedia2197
@kayserimedia2197 Жыл бұрын
Drs Sawda Aad Baan Uga Helaa Sheekooyinkaaga Caawa Waxaan Kaala Socdaa Care Hospital Hyderabad Waxaa Lajoogaa Yar Saxibkey Ah oo Qaliin Lagu Samey Waxaa kacodsanaa Adiga iyo asxaabta kuugu Xiran Inaa Iigu Duceysaan Saaxibkey
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Allah hacaafiyo insha allah asxaabey uduceeya walalkeen please
@hibaaqnuure4976
@hibaaqnuure4976 Жыл бұрын
​@@sawdamqaaliballha cafiyo walken insha allha
@kayserimedia2197
@kayserimedia2197 Жыл бұрын
@@sawdamqaalib Aamiin Shukran
@mohamedgadafey127
@mohamedgadafey127 Жыл бұрын
عفاه الله تعالى
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 Жыл бұрын
Allah hacaafiyo huuno
@Nuura-zf7kf
@Nuura-zf7kf 2 ай бұрын
wallo sawda noo soo badi insha Allaah qisooyinka walhi waan jeclahay ❤❤❤😊
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Asc walaashey sowda sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Wan kaqaday wllo
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Жыл бұрын
Aamiin ilahay wadanka hano hagajiso
@maxamedcabdirisaaq1898
@maxamedcabdirisaaq1898 Жыл бұрын
Aamin
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Жыл бұрын
@@maxamedcabdirisaaq1898 ❤❤❤❤❤❤
@fartuunqaali5211
@fartuunqaali5211 Жыл бұрын
Aad ayey uxiiso badantahay sheekadani Lasoo dhakhso part two please
@xamdimuse921
@xamdimuse921 Жыл бұрын
Walashay sowda mahamud ku jecliyaa
@a.ardaalewarfaa1237
@a.ardaalewarfaa1237 Жыл бұрын
Wcs wrx wbr sawda maxamuud ehelu karam Allah haku xafido adiga iyo qeys kaagaba bi'idnillahi kareem
@aaminoaadan9011
@aaminoaadan9011 Жыл бұрын
Waa jeceeyl cajiiba ah
@zacdiaabdimalik9295
@zacdiaabdimalik9295 Жыл бұрын
M.a wll qaali
@saciidsanee4734
@saciidsanee4734 Жыл бұрын
Soo dhawoow adna xikmo
@user-ic4ir2nm9h
@user-ic4ir2nm9h 7 ай бұрын
Sawda ad ban kujec LaHaye
@nuuroclaahi2558
@nuuroclaahi2558 Жыл бұрын
Drs sawda qalib allh hakuxafiyo
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 Жыл бұрын
Inuu u shaagay ahayd wax walba ha dhacaan ee.
@axmedibraahin7279
@axmedibraahin7279 Жыл бұрын
The one only sawda mohamoud 🥰
@XaawoLuguf
@XaawoLuguf Ай бұрын
Waad Mahad santahaayabaayo❤
@XaawoLuguf
@XaawoLuguf Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Bulshaawiofficial12
@Bulshaawiofficial12 Жыл бұрын
M.a
@ZAMZAMCARABQORANE
@ZAMZAMCARABQORANE 28 күн бұрын
Sawdoooh seithy zxb alpiih😊😊😊❤❤
@AmusedShiba-cn9co
@AmusedShiba-cn9co 24 күн бұрын
Masha alaah Alle haku xafido momi❤❤❤❤❤❤
@queenayaanita9775
@queenayaanita9775 Жыл бұрын
Wcs xabibti❤️
@user-li6nv3ti2s
@user-li6nv3ti2s Ай бұрын
Xadanad waye qalih
@nacimaciisenacimaciise3867
@nacimaciisenacimaciise3867 2 ай бұрын
Sowda tanks quruxdayda❤❤❤
@ismailhassan5921
@ismailhassan5921 12 күн бұрын
M.a ❤
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Жыл бұрын
Masha Allah❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯
@jamaalnaasir1117
@jamaalnaasir1117 Жыл бұрын
Shugran
@abdikadirmohamedmohamud1624
@abdikadirmohamedmohamud1624 Жыл бұрын
Mxaa kuxiisy.
@RuqiyaYunis
@RuqiyaYunis 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤waankujelahay🎉
@abdialinoor2371
@abdialinoor2371 Жыл бұрын
MaashaAllah maa axlaahaa
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 Жыл бұрын
Ciil badana allow naga nabad gali waxaso kale jasakallahu khyr wll qisoyinkagu aad bay isameyen hore usoco wll
@ifkanolsha6466
@ifkanolsha6466 Жыл бұрын
My sis الله يحفظك
@asmacabdulqaadir
@asmacabdulqaadir Жыл бұрын
Wcs hbaryar tariiqbaad I barty tnx
@naciimamuse663
@naciimamuse663 Жыл бұрын
Parti two kuso dhakhso wll sawoda
@nastexonalka3617
@nastexonalka3617 Жыл бұрын
Drs Sowda wad mahad sanid wllo
@casalasal6466
@casalasal6466 Жыл бұрын
WCS WR WB WLLSHEY QAALI MAASHA ALLAAH ALLAHA KU XAFIDO CABSI CABSI LEE HA ITUSIN WAXAAN AHAY QALBI XAB XAB SORRY XARFAHA QAAR AYAA QALAD U QORMAY
@fartuunibraahim-u4t
@fartuunibraahim-u4t 14 күн бұрын
xagee joogta gabdhan
@a.ardaalewarfaa1237
@a.ardaalewarfaa1237 Жыл бұрын
Insha Allah si wadankeena maaha caalamku u hagaago dhinacaaga kasoo bilow 10/% Ayaan ku siiyay intaanad talaabo qaadin so let us meet 50/50 are u ready?
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Sure am ready
@SahraCiire
@SahraCiire 13 күн бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@AxlamAxmed-o1z
@AxlamAxmed-o1z Ай бұрын
Part two
@AtiyaabdirahmanBuuwe
@AtiyaabdirahmanBuuwe Ай бұрын
Alla qosol kaagi xabaryarey Aadbaan ujeclahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@IqraNuur-jd6jk
@IqraNuur-jd6jk Ай бұрын
❤❤❤❤
@user-pz2ff6ee5i
@user-pz2ff6ee5i 4 ай бұрын
Wcs
@shukrisharaf
@shukrisharaf Жыл бұрын
Ilaahey amarkiisa waan iska kaa jeclahay abaayo video kaaga ah ma idhaafo
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Mahadsanid ❤❤❤❤
@shukrisharaf
@shukrisharaf Жыл бұрын
@@sawdamqaalib 😘😘🥰
@camraomarsheikbilan438
@camraomarsheikbilan438 Жыл бұрын
wcs wllshay sowda nuura rabi haku xafido mcnto waan ku jeclahay ilaahay dartii ban ku jeclahay
@user-jf9ln9ik2z
@user-jf9ln9ik2z Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍
@MaxamuudCabdi-jp2lc
@MaxamuudCabdi-jp2lc Ай бұрын
Soobadi qali❤❤❤🎉🎉🎉 wankujecelay qlbi❤❤❤❤
@abdifidow3870
@abdifidow3870 Ай бұрын
Sowda Boodheri foornadii uu ka dhaqeyn jiray kuleelkeeda ayuu u dhintay ee jaceyl ma aheyn
@moumindouhour2957
@moumindouhour2957 Жыл бұрын
Dr ❤Aktayada waa kaa ceeb fuurniku Djibouti
@CaaishoNuir
@CaaishoNuir 4 ай бұрын
Wah maxaa dhcy
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Жыл бұрын
Walashy🙆🙏 Wax badan ayaan ka faidey Ilahy haka yeelo Abalkaga Jinatul Fardowsa Aamiin Aamiin Aamiin yarabi
@cabdilaahiiidle6454
@cabdilaahiiidle6454 Жыл бұрын
Drs sawda mahadsanid wll
@qamarhassan8349
@qamarhassan8349 Жыл бұрын
الله يحفطك يا اختي
@khadritahassan5705
@khadritahassan5705 Жыл бұрын
Wlshay sawda alle haku sharfo xbbti wlhi waan la socoda sheekooyinkaga markan xata jaanid u waayo maalmo kadib ayan dib u daawada sheekadana xiiso gaara ayayba leede la so dhakhso 🥰
@SooranHinda
@SooranHinda 4 сағат бұрын
Asxaabey waxaan iweydiiy lubnaan ma magla mise waa magaalo 🤔
@mushtaaqabdii
@mushtaaqabdii Жыл бұрын
Odayga xasisana
@Bulshaawiofficial12
@Bulshaawiofficial12 Жыл бұрын
Wax walbo waad noo gudbinaysa waad mahadsan tahay
@user-eu5it8fm4f
@user-eu5it8fm4f Ай бұрын
Warka so wadid san u ogahay lee😂
@farahwaismohamed
@farahwaismohamed Ай бұрын
Sawda hortaa adii nilow matahay wll oo fitoo waay miyad ledahay sochek baal
@a.ardaalewarfaa1237
@a.ardaalewarfaa1237 Жыл бұрын
Am waiting for your answer? Ok
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
I answered already
@a.ardaalewarfaa1237
@a.ardaalewarfaa1237 Жыл бұрын
Halkee
@AMO00165
@AMO00165 Жыл бұрын
❤Jacaylku markuu heer dhaafo "baabu naxnax" ayaa la dhehaa
@masbaljama9283
@masbaljama9283 5 ай бұрын
Sca Abaayo qurux I hope you are doing well, if is okay with you , can you please find stories that are cabsi Cabsi I like them is more interesting to listen, I love all your videos and stories ❤
@MaryanYuusuf-jo7zx
@MaryanYuusuf-jo7zx Ай бұрын
Qorxe
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 Жыл бұрын
Weli shekada waa fudeed maa 2ba guursado
@shugriali7270
@shugriali7270 7 ай бұрын
Asc wlla aad baan ujecelahay qisas kaaga
@farahwaismohamed
@farahwaismohamed Ай бұрын
Sawda horta adu dhiloo matahay wll
@ZAMZAMCARABQORANE
@ZAMZAMCARABQORANE 28 күн бұрын
War waa dhaqan xuntahay gabadha islaamkaa hacaayin waxad sheegaysa adaa she wasaqyohow dabuur kaa uf
@saharaibrahim2976
@saharaibrahim2976 Жыл бұрын
Asc abayo shekonyinka qeypta lawad masoalisid inta badan
@kedirabere7914
@kedirabere7914 Жыл бұрын
Asc soda waxn ahy bamo j jogta iswidhn waan kayel shekaddda
@nashaadqalbi5354
@nashaadqalbi5354 Жыл бұрын
Abyo muqdisho miyaa dagan thy
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Asc walaashey sowda sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan
@MaryanYuusuf-jo7zx
@MaryanYuusuf-jo7zx Ай бұрын
❤❤
EDO ARXANDARN TII UGU XUMAYD!@SawdaBillan
38:31
Sawda Billan
Рет қаралды 58 М.
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 34 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 54 МЛН
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 7 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
YAAB BADANAA NINKII SODONTAYT ABIHII AYAA GURSADAY!@sawdamqaalib
26:15
FARIIN HALIS AH!!@SawdaBillan
51:15
Sawda Billan
Рет қаралды 98 М.
Dabecadahaan iskabadal hadaa kudaqantid
11:25
Sacdiyo Timayare Health and healing channel
Рет қаралды 70
QISO JACAYL OO MURUGO BADAN AMAL IYO ASAD!Q.1@sawdamqaalib
25:57
Sawda Qaalib
Рет қаралды 34 М.
FILO PART 121
27:44
Abukar Mahdi
Рет қаралды 53 М.
QISADA GUURKII RIIM!!/@sawdamqaalib
21:55
Sawda Qaalib
Рет қаралды 34 М.
DEGDEG SHUUTE IYO KIIS NAXDIN LEH, MD XASAN??
26:31
TUBTA WARARKA
Рет қаралды 515
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 34 МЛН