Abdikariin Cali Shaah Hees Cusub Nafteeydaay Qanaca Baro Lyrics 2019 BY ILKACASE LYRICS

  Рет қаралды 1,103,718

ILKACASE LYRICS

ILKACASE LYRICS

Күн бұрын

Ilkacase Lyrics
ilkacase
Lyrics
SOMALI
Hees Qoraa

Пікірлер: 1 000
@CaraaleSiciidMaxamed
@CaraaleSiciidMaxamed 7 ай бұрын
Heestan qofkii igadanbeeyooo soo booqdo like hyga ilaawin😢💔🙌
@SamiiroFarahmohamed
@SamiiroFarahmohamed 4 ай бұрын
Sethy wll❤
@MASKAX-DHISE12
@MASKAX-DHISE12 7 ай бұрын
Heestaan dareenka badan hadaa 2024ka ama wakhti kasii danbeeya daawanayso like iisaar 🥰 dareen gooni ahbay wadataa walee
@ZaciidCilmi-kz7zu
@ZaciidCilmi-kz7zu 11 ай бұрын
Hada hestan xanuunka badan soo boqatay 2023 oo ad iga danbeyso like haiga ilowin😢
@user-bw9qf2ps5i
@user-bw9qf2ps5i 8 ай бұрын
😢😢😢
@vateam135
@vateam135 8 ай бұрын
2024😢😢
@xafsoahead
@xafsoahead 6 ай бұрын
2024 qiso ciila iyo shalay
@aishaaxmed9143
@aishaaxmed9143 6 ай бұрын
😢😢
@user-xu9vk5bc9n
@user-xu9vk5bc9n 6 ай бұрын
hhh@@aishaaxmed9143
@engabdukadir7899
@engabdukadir7899 9 ай бұрын
2 sano aya kaso wareegatay qalbi jabkii ay ii ay ii geysatay walina dhawacii aya dareemaya❤️‍🩹🥺 jacelku iyo qayaanada wa laba sheey o isku sidgan jacelkuna qof noloshiisa ayo dhisayaa qayanaduna qof noloshiisa aye dumineysaa dadka commentigeyga aqrin doono hal talo aya idiin reebayaa adigoo qof noloshiisa dhisi kara ha burburin💔
@amliyaupdy6012
@amliyaupdy6012 8 ай бұрын
❤‍🩹🥺
@raqiyoruxi7226
@raqiyoruxi7226 8 ай бұрын
Noloshada waliga qof Ana u qalmin hasine nolo cuz ubilow naftada❤😊.
@sowdoabdiqadir64
@sowdoabdiqadir64 8 ай бұрын
Wlhi kula miid ahey qabi jabki an daremey 2020 ila iyo hada kama sokaban oo xiri iskuma dayo 💔🥹🥹
@user-ri1si9vz4n
@user-ri1si9vz4n 8 ай бұрын
Ka quuso qofan ku tabin 😂😢😮😅
@hibomohamed3532
@hibomohamed3532 7 ай бұрын
​@@raqiyoruxi7226😢😢 Haa qofaan karabiner see layelaa😢😢😢😊
@NuurMp313
@NuurMp313 8 ай бұрын
Hada soo boqatay xiligan 2024 like ha ila dhaafin😢😢
@MuhiimApdi
@MuhiimApdi 9 ай бұрын
Inta ila niyad japsan ee heesta ila dhagaysanysa 18/11/2023 ⏲️ 7:13😢😭😭please iso duceya in ilahy qlbiga i qabojiYo 😢💔💔😭😭😭😭
@Awosaleban.x
@Awosaleban.x 9 ай бұрын
😭😭😭qalbi jab aan dhamaad lahayn yaa allaah
@xuseennuur5955
@xuseennuur5955 9 ай бұрын
❤😢ax wllo qaliiiii allha qalpiga kuudajiyo
@apdulrasheideid1794
@apdulrasheideid1794 7 ай бұрын
Imika qalbiga ma ku qaboobay wlal ana niyad jab ku jiraa😢
@user-il2hp2bz8g
@user-il2hp2bz8g 6 ай бұрын
Same nahay wllo😭😭
@alijelee
@alijelee 3 ай бұрын
Wll qalbigu ma ku qabobay😢
@cabdisalaancabdilaahi6354
@cabdisalaancabdilaahi6354 8 ай бұрын
Heestan Jaceyl Uun uma dhagaysanaye xaalada kale baan u dhagaysanaya ilahay khayr haka dhigo 🤲
@Idilsomali45
@Idilsomali45 8 ай бұрын
Ana kula mid wlahi
@HipoMohamud
@HipoMohamud 8 ай бұрын
Same inta waayahu ku adagyhiin bn ka mid nhy allha noo fududeeyo🤲
@IkraanIsmaciil-iu2eb
@IkraanIsmaciil-iu2eb 4 ай бұрын
Same 😢
@ayyubelmi1440
@ayyubelmi1440 11 ай бұрын
Qalbi kastoo wax jeclaadey wu ilmeenaya 😢 . This song touches deep 💔
@user-op6cp2tq9f
@user-op6cp2tq9f 11 ай бұрын
Of course 😢🎉😢🎉😢
@ayyubelmi1440
@ayyubelmi1440 11 ай бұрын
@@user-op6cp2tq9f 🤦❤
@user-uf2ho9rg9d
@user-uf2ho9rg9d 11 ай бұрын
Saso dhani Maxy u dhacay bal wllo😢😢
@rumaan_beauty
@rumaan_beauty 10 ай бұрын
😭😭😭
@xamdixuseen5548
@xamdixuseen5548 9 ай бұрын
💔💔 broken heart naftaydaaayyy qanaca baro
@ifraaxcumar8316
@ifraaxcumar8316 9 ай бұрын
waxaan jeclaa qof inbadan 😭halka uu isagana jees jees iigu badalay aniga jacaylkaan uqabay waxaan noqday qof diciifa oon noolayn alx muddo kadib waxaan bartay wiil iga imaydhay wax walba oon qabay murug iyo ciil badan nolosha way na saaciday alx kadib sheeko dheer waan is guursanay ilahay calaf uu iigu daray imikana waa caruurtayda aabohood waxaan ku.noolahay nolol qurux badan ilahay haydaayo🥺😭😰
@hamsemohamoud3477
@hamsemohamoud3477 7 ай бұрын
❤❤👏👏nolosha QURUX ku dhammaysta Inshaa ALLAAH❤🤲
@Ikraanmohemdcllaahi
@Ikraanmohemdcllaahi 6 ай бұрын
Chyl ❤️
@abshiroxasan9499
@abshiroxasan9499 5 ай бұрын
Masha allh ilahey ha isku dindayo abyo❤
@IidMohamet
@IidMohamet 3 ай бұрын
M.a illhy ha isku kiin adaayo iskuna waara ❤😢
@queensaajida4918
@queensaajida4918 4 ай бұрын
Naftaydaaay qanaaco baro!😭 Kaquuso qofaan ku tabin Yaa ilaahal caalammm!😭15/4
@ShahuurSuhuur
@ShahuurSuhuur 3 ай бұрын
19 may 2024 ugu danbeyn manta go'an ka qadan dona 💔
@maryanaadam7582
@maryanaadam7582 2 жыл бұрын
16/6/2022/ malin qamisa ah xile duhurnimo /waxan fadhiya qol kaligey fadhiyaa aan kudhagesanya heesta xanuunka aan dremayo cid iladaremeyso majirto waa igu kale 😥😥😥 ilahey waxan kabaryayaa aniga io inta ila midka ah in ilahey qalbiyadoda kameydho dadka xun xun ee an uqalmen inlaxasus to💔😭😭🤝
@mumtas4994
@mumtas4994 Жыл бұрын
Aniba ciil baan uqaadey nlosheyda qlbaana kaligey ku jira waana ilameyn lkiin nlosheyda wey wamagsanthy wax walba idhan lkiin farxadii baa iga maqan waxlba waxba ilamahan marr bdn waan damcey inan is dillo lkiin waan cabsadaa mar walba inan ka maqnado dadka qaar sida abahey waayo waxan uahey ilmihiisa uku tashanaayo mar walba wuu iweydiyaa maxa rabtaa oon kusiiya oo jaclaan lajeed madhihi karo abbe farxad isiii mrrka qaar waan maseyra dadka qaar sey nlosha ugu faraxsanyhiin waan ilmeya mar walba lkiin abahey dartiis baan waxba usameyn karin abhey wax walba aan rabana ma awoodo oo waa miskiin iska xmasho jamacadda ayaan bilabbey weyba iga sii dartey oo wax walba ciriiri ayaan ku daremayaa anna ma dhihi karo abbe sidaasan rabaa inuu niyad jabo marabo awooda alle io qoraal waye lkiin waan adkeysan la.ahey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔
@abdulsamedmohamoudabokor7386
@abdulsamedmohamoudabokor7386 Жыл бұрын
Inte ku dambesay isku waqti ayanu dhaw nay Walina wn kusuganhay manto ah 4/12/2022 😭💔
@Nuuriita767
@Nuuriita767 Жыл бұрын
@@abdulsamedmohamoudabokor7386 sorry wllkay wllhi anba idinla midbaan ahay lkn xanunki igu darna illa 28/4/2022 5/2022, intasu i haystay wllhi hada wan maarmay lkn waan xasuusi igamay maydhmin is adkayn igu jirta😢😢
@Nuuriita767
@Nuuriita767 Жыл бұрын
@@abdulsamedmohamoudabokor7386 waxa jira ereyo aan samsamaysan jiray Maxan qoray weero badan ubadan waaniyo wanaag kusoo joojay hayga tagin balse wayuhu haduu i gabay idaba dhigay ruux ineeceb kaadhunta collkayga iyo qoralada an u qoro adaleh qaladke ogow Naftaydan hada shegaya Adaleh qaladkee ogow ada bunidam baray dareenka ood u qabto jacaylanu u qalmayn ada siiye ogow ada hadalka jilicsan tusay ada eedale ogow naftaydii jilicsanay unuglayd wereha mcn waxan baray qalafsanan naftaydi waxan ku iri ka carar ruxaan aqoon sharaftu caynkay ahayd anoo dhiranan is biday ayan joojiyay wixii aniga cado ii aha waxan noqday kali usocod marabo wehelan adun lahogan wegeshade hankaygoow taa ogow hankiban la hadlaya hadana qalbigi ban la hadlay waxan iri qalbigan jabanow jawab oo shee halku nabarku yahay ana dhayayee ogow inan ruux danbe galayn Adigu nacasba tahee balyaa yiri ruux jeclow 😢😅😅 Wanba kala illaawe habenkasteba qaaarban qori jiray 😅😅
@muxamedismaaciil4455
@muxamedismaaciil4455 Жыл бұрын
Amiin walaal macaanto 😢
@AbdiwahaaB-mohamed
@AbdiwahaaB-mohamed 3 ай бұрын
KawrN qofan jaceyLba laheyn jaceylNa iska haayo ruuti ma aqan xaladan waxey tahay 😢❤❤
@user-ij7rz8em5i
@user-ij7rz8em5i 4 ай бұрын
Inantaan isdenaay Erayadaan ku odhan jiray Amaantaanba wadi jiray Toloow xageen uraacdaa Sidaan kuu iloobiyo Wali waxaan layabaa Sidaan kuu ahaan jiray Wakhtigaaba saasee Kuwa imika aad wado Inay aniga oo kale Kuu yihiin ma ogiye Waxaan kuu rajeyaa Ama aan kuu asteyaa Inaad meesha wacan iyo Wanaag aad utahay ehel Waligaa ha murugoon Hana mudanin ciil badan Imika aanu joonana Waxaad tahay walashay ILa dhalatay oo kale Sadku waa wax qoranee Saacadaadu way iman Dadka qaar waa sida tariikhda oo kle lamana tirtiri karo lamana soo celin karo waa say utageen 😢😢😢
@capdifataaxdaahir5023
@capdifataaxdaahir5023 9 ай бұрын
Waxaan ku suganahayy niyad jab,calool xumo waxaan la noolahayy cuqdad I.a Waxaan rajaynayaa inaan malin uun ka bixi doono halkan Waxaan u imaaday inaan kU nafiso heestany sacadu waa 2:05 am hapenimo 14/12/2023 Hadii Alle Ii qorayy waxaa rajaynayaa nolol qurux badan aniga iYo inta ila midkaaba 🥺💔
@Aragsanqalbisaba
@Aragsanqalbisaba 8 ай бұрын
Anba kula mid baan ahay calool xumo niyad jab baan… dareemayaa inasha allah walaga baxayaa
@ZalmaZalmaaadan
@ZalmaZalmaaadan 8 ай бұрын
Wlga baxaya wllo i’a🥺
@ZimonSoomali
@ZimonSoomali 8 ай бұрын
Sorry Sida jeceshay Allh kuu yeelo
@zubeyrhassan5231
@zubeyrhassan5231 8 ай бұрын
adigo dib uqoomaayn nasiibka qaloocday iyo qajeela xususaheed ka quuso qofan ku tabin ka saar kasaar qalpioo ilow lph 😭💔
@user-op1bu5wu7y
@user-op1bu5wu7y 8 ай бұрын
Isha allah 🤲❤️😢
@ayaanupdy6604
@ayaanupdy6604 7 ай бұрын
Still I'am listening 2024 emotional song😭😭💔
@muniircabdifitaax6683
@muniircabdifitaax6683 7 ай бұрын
Wll mcn 😢
@laylosiciid3071
@laylosiciid3071 7 ай бұрын
😢
@canabcabaas5412
@canabcabaas5412 3 жыл бұрын
Heesaha qaar waxaaba modaa inee ani iga hadlayaan maxaan qof jeclaay dartiis u soo ooyay allow qalbiga ii qabooji 🤲🤲🤲🤲🤲
@sukhranasir
@sukhranasir 8 ай бұрын
Naftaydaay quusta baro go.aan qaado bal dhigo runta qabiloo mar dhugo quwi noqo oo is garooooo😢💔waxn rajaynaya inu qoralkani xasuus ii noqdo malin aan sidan ka fiicanhy ayaan so boqan dona heestan😢
@user-jz4hz4wl4z
@user-jz4hz4wl4z 4 ай бұрын
Amin xapiptiii wlhi aniga xitaa hada ayaan ku suganahy xaladadan 😢sorry ka quso qofan ku Rabin ka sar qalpigo ilow 😢aniga ayaa qalpigeyga uhibeyey qofan uqalmin 😢
@aragzanbea4844
@aragzanbea4844 5 жыл бұрын
Illaahow nasiib iigu yeel wiilkaan❤❣🔥 the one and only qalbigaan kaa jclhy 🔥❣❤😥😥😥
@salmaqurux944
@salmaqurux944 5 жыл бұрын
Aameen 🤣❤
@dekleepo9511
@dekleepo9511 5 жыл бұрын
kala gudhiye ma noqda waxaas oo jacayl ah xaasid mawayee
@asmalove8777
@asmalove8777 4 жыл бұрын
Akhas maxad ku fali fanan😂🤭
@laylamahamed7444
@laylamahamed7444 4 жыл бұрын
@@dekleepo9511 hhhhh xaasid🤣😂
@NasraSaacid
@NasraSaacid 10 ай бұрын
Imika gbr bu gursty aa filayo 4sno ka hor ba so posti greysay qoralkan
@cabdiqani2262
@cabdiqani2262 4 жыл бұрын
Dadka meshan ku jira dhan waxay iso galan dhawac qof ugaystay inay ku dhayan lkinse anigu waxan uso gala madama ay noloshu dagaal adag iga rabto iyo inan naftayda heer gaadhsiyo QORSHIYO YEELO GOAAN
@molacadde4264
@molacadde4264 Жыл бұрын
Ana maanta sidaadokale usoogalay
@vateam135
@vateam135 8 ай бұрын
Kula mid ayaan ahay weligey ma sameyn xidhiidh waxanan ugu soo noqnoqdaa dhirigelin ahaan marka aan is dhigto 😢😢
@hibomohamed3532
@hibomohamed3532 7 ай бұрын
Ala ani nolosha wax dhibaato ah kala shegaayo lkinse xiriir😢😢😢😢
@aragsanilovemom9856
@aragsanilovemom9856 5 жыл бұрын
Wiilkaan quruxloow. Waaye afkiisa ayaan jeclahay MaSHA allaah
@mehrawiofficial5706
@mehrawiofficial5706 5 жыл бұрын
Wxn Xasuustay 9/3/2k18 Hadad Gooan adag qaadato Nolosha wad bedeli Karta Mana wanagsana Qof inu sidu Rabo kaa Samaysto oo Sharaftada wx Dhimo Now Iam Strong💪💯✌
@nastaahmed9530
@nastaahmed9530 5 жыл бұрын
MeHrawi official xxxxxxx. soooqob wllo 616161128
@Anabeeyyyy
@Anabeeyyyy Жыл бұрын
Strong women🥺🥰
@Hafsa__ahmed
@Hafsa__ahmed 7 ай бұрын
Hadana markala lay qalbi jabiyay ana naf wax jecelbaan ahoo ma quusto yarabi ilahow qalbiga ii qaboji💔😭malmo wanagsan baan rajaynaya oo kuwan ii dhaama 9feb 2024
@khalidyare5992
@khalidyare5992 4 ай бұрын
Sorry wll hada xaalkaagu wa sideeh ?
@Hafsa__ahmed
@Hafsa__ahmed 4 ай бұрын
@@khalidyare5992 alxmdulilah imka wan faraxsanhy ilahy haygu wado❤️🤲
@Hafsa__ahmed
@Hafsa__ahmed 4 ай бұрын
imka wan ficnhy wll alxm
@hiigsimedia2714
@hiigsimedia2714 6 ай бұрын
Naxariis iyo nabad Gelyo korkooda ha ahaato kuwa qalbiga ka gubanaya hadana dhoola cadaynaya😢 10/3/24 Waxaan halkan ku soo noqon doonaa malinkaan Naftayda Dib u qabto inchalah 😢
@hooyoxaawa9448
@hooyoxaawa9448 5 ай бұрын
Wllo ana caawa qalbigaygu cidhiidhi bu daremaya illahay naga Saar Ada qadiree kwrn hada maysku so noqoten 😭😭😭😭😭😭
@hiigsimedia2714
@hiigsimedia2714 5 ай бұрын
😢😢my​@@hooyoxaawa9448
@Laki_Mahamed_Awad
@Laki_Mahamed_Awad 5 жыл бұрын
Adoo kaa soo horeeyay haddaa dhahdo anaa usoo horeeyay waa cadaalad daro😢🤣🤣🤣 Hadaan kaa soo horeeyay like dhac iigu sii😍🤣🤣
@mahadmaxoffacial7588
@mahadmaxoffacial7588 5 жыл бұрын
Laki.Adnh subacripe Dhac Dhac igu sii
@deeqadeeqa10
@deeqadeeqa10 5 жыл бұрын
Adiga meel kasta ma intanad la taaganthay😂😂😂😂😂
@mahadmaxoffacial7588
@mahadmaxoffacial7588 5 жыл бұрын
@@deeqadeeqa10 HhhH h shaqedeedi waye iisaar iguna qado
@ayanamiira4686
@ayanamiira4686 5 жыл бұрын
Mel kasto adiga ugu horeyo yutupka ma daganthy😅
@umuzubidahashi4134
@umuzubidahashi4134 3 жыл бұрын
@@ayanamiira4686 😂😂😂😂😂 miyaa dagan tahy ku qoslay kkkkkkk
@MunitaXirsi
@MunitaXirsi Күн бұрын
Hees xaqiiq ka hadlaysa weye aniguna cawaan dhagaysanaa anigo xaalkayga ilahay og yahay allow qalbigayga iadkee😢🤲🤲🤲
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 жыл бұрын
Waaaw waan ka hellay erayada afkaada caana lagu qabay abwe ka quuso qof aan ku tabin kasaar qalbigo illow nafteydaad dib isku qabo 😢👌👌💘👍
@nuura6075
@nuura6075 8 ай бұрын
Bis wax waliba wayso dhamaden 29/12/2023 sanadki igu xuma safar an wax wehela ama garab ah wayay koley sanadka wudhamaday balse xanuno ayu rebay hoyo sodhalo ado nabad ah waxa balan kaga qadaya inan masuliyada kaso bixi dono hoyo kaliya kuma noqon aabana wan kunoqon dona curud noqo an kuciil baxo mamo allow 2024 sabad barwaqadisa wato noga dhig aaamiin❤
@IdilRashiid
@IdilRashiid 8 ай бұрын
Sorry wan ku daremi karaa wll😢insha allh farxd baaa kuu danbysa
@maxameddeeq8364
@maxameddeeq8364 Ай бұрын
Sorry walal wlhi blhi anoo dhageesiga heesta xanuun ku dareemaya oo dhaawacyadii aan qabay i xasuusisay oom meel qol cidlaa ku dhex ilmeenaya Ayaan hada qoraalkaagan arkay wlhi blhi ilintii aan ilmeenayay ayuu qoraalkaaga ilin kale iigu siyaadiyay waanan kula dareemayaa xanuunkaa waxse aan rajeenayaa inaad ka gudbi doonto oo ilmahaaga yari ku ilowsiin doono Inshallaah 😭
@user-od5xi8du5v
@user-od5xi8du5v 9 күн бұрын
Wlhi hadal kan said buu iitabtay allaha ku saqiro wllshey masuliyadadana iyo Tiisana kii qaadi lahaa allaha kaga dhigo yariskena
@ikaranjokar7808
@ikaranjokar7808 5 жыл бұрын
bisha 7aad ee sanadkan waa bil dadka is jecel kala tagen wlhi qof iyo labo maha inta jacaylkoda wayday bishan xita ani igu daro 😔ilahaw isku soo dhawe dadka is jecel 🤙
@liibaankasaana9681
@liibaankasaana9681 5 жыл бұрын
hhhj wllhi waad aragty ikran jokar
@blossom8569
@blossom8569 5 жыл бұрын
Ani xtaa ha iga reebin😅😅😅 anaa iska buriye sxptey sidoo kle way burisay ilaa hdana way jeceshahy inkstoo ani aa ncy😅
@Mattaanpro
@Mattaanpro 5 жыл бұрын
Lkn Anaa idin soo dhawayn yqy markale cigo haha
@marwomaida3950
@marwomaida3950 5 жыл бұрын
😭😭😢Ana igu daro wankala tagnay walina qalbiga wanku haaya
@raaliyo4893
@raaliyo4893 5 жыл бұрын
Anih xitaa😓😓
@RandaAbdi-yr7in
@RandaAbdi-yr7in 4 ай бұрын
Waxan ahay qofka igu koreeyo hda comments waxa halkan ikeyne ina niyada ku dhisto waxan ahy qof qalbi jaban waxn la nolahy culeys iyo qalbi xanun ma awodo Ina qof lawadago murugadeyda insha allh wan ka wada baxi donnaa Aniga iyo ku wa Aniga camal 😢
@hoodoibrahim7729
@hoodoibrahim7729 5 жыл бұрын
Waah waah naftaydaay qanaca baro Alfanaan cabdikariin cali shaah Taageero buuuxa
@asmaomar7069
@asmaomar7069 7 ай бұрын
ano daremaya qalbi jab ayan dhagaysanaya heestan wilkan jecla aya sbaba laan iga tagay hadad ka argot qoralkan like saar who
@user-apdulaahi
@user-apdulaahi 6 ай бұрын
Sorry wll😢
@nim7534
@nim7534 6 ай бұрын
Sorry baayo
@hiboabdi6555
@hiboabdi6555 5 жыл бұрын
Masha Allah hestani waa mid xaqiqda dhabta ah kahadleyso, qof wax garad lee fahmaayo,✔✔✔
@ABDIRISAQAllibadej
@ABDIRISAQAllibadej 3 ай бұрын
Is jeclada intina is jecel hadad wayadan jacaylkina is cafiya wayo wad dhimanysan ilahy ka bari ado qof niyada kuhaya inad dhimato cafis walalahy ❤
@sagalmaxamuud205
@sagalmaxamuud205 3 жыл бұрын
Heestan intan dhagaysanayay wllhi ilmo way iga dhamatay ax😰😰😰😰😰😰😰
@CaraaleSiciidMaxamed
@CaraaleSiciidMaxamed 7 ай бұрын
💔🥹
@rahmasalepan7167
@rahmasalepan7167 Жыл бұрын
Who listening 2023😢😢😢
@R38__JORDAN
@R38__JORDAN 10 ай бұрын
Me🥺
@abdirasakadam2266
@abdirasakadam2266 9 ай бұрын
💔😢
@Falanqeynta12
@Falanqeynta12 9 ай бұрын
Me😢
@bilkisaahmed4301
@bilkisaahmed4301 9 ай бұрын
Me😢
@Updyrahmanupdullahi
@Updyrahmanupdullahi 9 ай бұрын
Me still 🥺💕
@asmaabdirisaq4897
@asmaabdirisaq4897 4 ай бұрын
Who listening 2024😊
@fadumomohamed2968
@fadumomohamed2968 2 жыл бұрын
Heestan manta oo an aad u niyad jabanahay ayan dhagesanaya, ilahayow qalbigayga I qabaji oo iga saar qofna aan marna I daryeelin
@caaliyafaray8553
@caaliyafaray8553 Жыл бұрын
Wll fadumo please farintyda hadad arato akhri,,,, marka aad niyad jabsanthy e murugayssnthy dhinaca ilahy ayaa lo carara qur.aanka,Tasbiixda io salaada ayaa la weheshadaa ilahy wuxuu awooda inuu dhipka io mirugta kaa korqaado lkn heestu waxba kumataryso inay waxku yesho moyeee😪🤕
@user-zl5fh3xt9o
@user-zl5fh3xt9o 4 жыл бұрын
6 bilood kadib ayaaan heestaaan soo raadshay hada ayaaan rabaa in aan ku dhiirado runtii aad baan uraad Shay lkn hadda ayaaan helay waaana ku farax sanahay
@marialove5075
@marialove5075 3 жыл бұрын
wllky niyada kasaar ruxii kaa maarmo. naftada how wax yeleen kamaaran qur maarantay
@shafiedaahir9296
@shafiedaahir9296 2 жыл бұрын
Naf wax jecel way ku adagtahay heestaan wlhi dhib badanaa jacaylku 😥😥😥😥😥😥 14:34 29/10/2021
@user-op9cr3ir1w
@user-op9cr3ir1w 8 ай бұрын
Who listening in 2024😢
@user-nm7lj7xj1t
@user-nm7lj7xj1t 3 ай бұрын
Me😢
@TuneyyTuneyy
@TuneyyTuneyy 2 ай бұрын
👋🥲
@hassanosmaan5648
@hassanosmaan5648 5 жыл бұрын
Yarkaan Heesihiisa waa wda Top Kep going fnan jira
@Nagma-1d
@Nagma-1d Жыл бұрын
naftayday qanaca baro😢5sano uunbu jcylku kali igu yhy isna nolol bu smysty ana nolol ksta oon is dhaho smyso ma awoodo ya rabi ada qalbiga maamule iga maydh jcylkiisa adaa awoode
@xamdiaadan5166
@xamdiaadan5166 Жыл бұрын
Aamiin yaarabi😢😢😢
@maryamoxuseen5998
@maryamoxuseen5998 11 ай бұрын
Wlhi kula midaa ahay abyo lkin hda iska guurso uguursaday maanta 9malin ii ah inta Lee qabo😢 weli wxaan raadinaya hesihii😢
@user-bp7ho7ft8l
@user-bp7ho7ft8l 7 ай бұрын
😢😢😢😢 kula mid ahy wlhi
@abwaandhuux5517
@abwaandhuux5517 5 жыл бұрын
Naftayday Qanaca Baro Qadhaadh Gaadh Bal Garo Dantaada Qabsoo MarGaro Han Quman Yeeloo Wax Baro Adoon Dib U Qoomamaayn Nasiibka Qaloocday Iyo Qajeela Xusuushaheed Ka Quuso Qof Aan Ku Tabin Ka Saar Ka Saar Qalbigoo Iloow Naftaydaay Dib Isu Qaboo Wixii Qoran Waa Qoraale Qar Iyo Buur Ha Isku Ridiin Qorshiyo Yeelo Un Go'aan Naftaydaau Quusta Baro Go'aan Qaadoo Bal Dhigo Runta Qabilol Mar Dhugo Quwi Noqo Oo is Gaaroo Adoon Qooraansan Shalay Qabyada Waxa Sababay Iyo Adoon Qisaddii Rog rogin Ka Maaran Qudh Maarantoo Ka Maydh Ka Maydh Qushuucdoo Ilooow
@ABDIZAAK
@ABDIZAAK 6 ай бұрын
Me listening 2024😢
@samiilcosta8007
@samiilcosta8007 5 жыл бұрын
Hala yaa hala boqorka codka intuu u yahay. Like ya iigu qululuxiya 🍬
@sacdio6234
@sacdio6234 3 жыл бұрын
Jiitookqooo
@xamdihusein6746
@xamdihusein6746 5 жыл бұрын
Heestan wey shidan tahy qofki wax bdn og lee fahmaayo
@saladmohamedali3820
@saladmohamedali3820 5 жыл бұрын
Dib udhaca kuyimaada basharka Badanaa waxaa usabab ah In uu kacabsado go.aan qadashada nolasha Waayo waxaa lagayabaa inuu kacabsanayo inuu dib uheli waayo sheey ama wax qaali ku ah tasoo marwalba uu damco inuu qaato go.aan eesan usuurta gali kareen inuu katago mararka qaar nolasha markaa rabta inaa isbadal sameesa waa inaa katanaasushaa nolashii hore Waligaa hakacabsan sheey aad jeceshay inaa lumisa waayo waxa laga yabaa inaa hesha wax kawanaagsan waxaa lumisay Niyadsami iyo la.aanta ayaa kunolahay nolasha ima eesan siin jaanis go.aan kuqato Hesta waxa mooda in aniga iga hadlesa
@ayanabdulahi5291
@ayanabdulahi5291 4 жыл бұрын
Hadalkaag ayaa meel foga ig taabtay wllo aduunka ayaa wada dhaawacah afar sano ayaan qof jecelaa balse si lam filaan ayuu xiriir keena u go Aya mudo shan sano ayaa kasoo wareegtay waxaan Ku fikiraa mar waliba inaan iska iloobo noloshii hore ee isoo dhaaftay balse rago ayaan naawila oo rajo ayaan kalee yahay qofkaan jecel xaas ayuu lee yahay caruur ayaa loo dhalay anig wadankii waan kasoo tagay ilaa hada xiriir ma aan sameesan man awoodo inana sameesto sikasto aan yeelay waan iloobi l ahaya jecelkeega waxaan kale Ka baryaa inan iloobo 💔😭💔
@faizadakash5590
@faizadakash5590 4 жыл бұрын
@@ayanabdulahi5291 abayo wan ka xumahay waxa kugu dhacay wey adag tahay in ad sahal ku ilowdo xanunka hadad uu adkeysato wad ka gudbeysa alle qalbiga haku qabojeyo amiin duceyso alle aya qalbigada ka sarayo
@malapohchannel5399
@malapohchannel5399 4 жыл бұрын
@@ayanabdulahi5291 wllshy haa wax wd jeclaanysa lkn inta kula fahmeysaa yr mnta anigaba tsi wy i hysataa imika oo aan qoraalkaa kuu soo dirayo alle ayaa qlbigyga og Kac oo isbadal samee inkasty adagtay haddana noloshu kma maaranto change 😭
@aleelapowy9682
@aleelapowy9682 2 жыл бұрын
ad io ad bro🥺
@asmaadan8756
@asmaadan8756 2 жыл бұрын
Subxaan alah dhawacu waxaan modayey inu aniga igu kobanyahy sorry qisadaad camal aya igu dhacday wiil ayaan isjeclyn u tahribey kadibna waxuu isheegy marku yurub galy inu guursan rabo gabadh ay isku qorteen iney xaaas yihin wana jeclhy goan kama qaadan karo mana rabo qof nolol sameysty inan lasii jogo wayo waxuu igu qancinaya inu wali ijeclyahy wll ila tali maxaan sameya
@user-fd5qy9vj6e
@user-fd5qy9vj6e 8 ай бұрын
Am form 🇰🇪 kenya but this song is a heart break 😢let life goes on
@CanabJimcaale-qb9in
@CanabJimcaale-qb9in 9 ай бұрын
2 Sano Aya kaso waregato inta Kala maqanhy Ila hada wa darema dawici u I gesty oo Mar Mar wxn arka anigo ilmenayo MAR wlpa wxn dhaha nafteday qanaca baro💔😭😭Anga qalpigega inu qof jeclanayo Uma hesto rabiyow qof I jecl igu deq😭😭😭💔
@barkhadabdalla7652
@barkhadabdalla7652 8 ай бұрын
Insha allah qof wanagsan heli doontaa
@asmadaahir3456
@asmadaahir3456 5 ай бұрын
Who listening 2024😢
@hoodomukhtar8072
@hoodomukhtar8072 3 ай бұрын
🥺💔
@AwoMohmed
@AwoMohmed 3 ай бұрын
Me😢
@zahraabdirahman5891
@zahraabdirahman5891 3 ай бұрын
💔me
@ABWAANDAYIB-QOODH
@ABWAANDAYIB-QOODH 5 жыл бұрын
Second person ciddi kaheshay heesta liketa rug kusii
@jagzanhagan5106
@jagzanhagan5106 9 ай бұрын
Still listen friday 1/Dec/2023 💔 Naftayday qanaca baro Qadhaadh gaaro bal garo Dantaada qabso bal garo Han quman yeelo wax baro Adoon dib u qoomamayn Nasiibka qaloocdayo Qajeelo xasuusahe Ka quuso qof aan ku tabin Ka saar qalbigo i loow Naftaydaay dib isu qabo Wixii qoran waa qoraale Qar iyo buur ha iska ridin Qorshiyo yeelo uun go,aan Naftaayday quuska baro Goaan qaado bal dhigo Runta qaado mar dhugo Quwi noqo oo is garo Adoon qooransan shalay Qabyada waxa sabay iyo Adooo qisadii rog rogin Ka maaran qudh maa rantoo Ka maydh qushuucdo i low .......... ma jooojinyo heestan dhagesigeeda 💔💔😭
@hafsaahmed94
@hafsaahmed94 Жыл бұрын
Caawa oon aad u niyad jabsanahay ayaan heestan dhagaysanayaa illahow culuska i haysta iyo dhibta fudayd iigu bedel!!!
@jamaalabzirapdillaahi1846
@jamaalabzirapdillaahi1846 Жыл бұрын
naftaydaay qanaco samirka qaado anigu jacayl u ooyi maayo lkn waxan la noolahay xasuusta wakhtigii idhaafay iyo waxbarashadii an iskaga ciyaarey meel wax ka bilaabana ma aqaan xanuun weeye wlhi before 2013 __________today _4/5/2023 inta iga dambaysa love ❤
@Iproz-rn8sl
@Iproz-rn8sl Жыл бұрын
Zhp weli waqti baad hysata ee ha murugon ee dedaal uun si aad hadafkaga uga miro dhalisid
@Mogtarabdizamed
@Mogtarabdizamed Жыл бұрын
Marnaba ha niyaad jabin walal waqti kama tagin waxad haysata fursad aad noloshada heer zare aad ku gaarsiiso
@cabdilaahisalaad2241
@cabdilaahisalaad2241 Жыл бұрын
Waqti kaama tegin saxiib caqabad ha isku noqon ee maanta bilow beri tan dhaanta..
@nastexacadey8875
@nastexacadey8875 5 жыл бұрын
abdikariin cali shaaah meeeel igu sheeega😭😭😭😭
@jiilkacusub-th4dd
@jiilkacusub-th4dd 5 жыл бұрын
Burco caday
@sihamsumayo4783
@sihamsumayo4783 2 жыл бұрын
😭😭😭😭Hestan wey I tawayey walahi ani aya lagu talagaley 😭😭😭😭😭
@munahajji54
@munahajji54 5 жыл бұрын
Naftydaay qanaca bro Qadhaadh gaaro pal gro Dantaada qabsoo mar gro Han quman yeeloo wx bro
@ifraxsaacidwalax2917
@ifraxsaacidwalax2917 5 жыл бұрын
Ka quuso qof aan ku tabin 🤗🤗🤗🤗🤗axyaa fanaaan
@colaadmaxamed9051
@colaadmaxamed9051 3 ай бұрын
Waxa jooga buur ciidlo ah kaligay heestan waxa dhagaysnaya 3 hour hada qoralkayga arkto waa Ii daremi karta😢😢
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭GABAR AAN AAN DUNIDA UGU JECLAA AYAA LA II DIIDAY ANIGOO LII HEEB SOOCAYO WLLHI XANUN WAN ARKAY IO CALOOL YOW 2020 AAD AYEEY IGU XUMEED WAXAAN WAA YY 2 QOF NOLASHEY DA KU WEYN HOOYA MCN IO JACEEL KEYGA LAWADAAZ DUNIDA KA FIIR SANAA YY 2020 11 JUN HOOYA IGA DHIMATAY ISLA.SANAD KAAS 2020 JULAY 18 DEEDA JACEEL KEYGA AYAAN WAA YY WLLHI WAA ARIN QOF KII KU DHACDAY UN DAREEMI KARO NAFTEY DAAY QANACO BARO WIXII QORAN WAA QORAALE 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@qadarshafii827
@qadarshafii827 2 жыл бұрын
Sorry brother, Stay strong 🤛🏼
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 2 жыл бұрын
Mid khayr qabta alle haku baddelo qabiil ayaa somali roge
@vathihajjo4652
@vathihajjo4652 2 жыл бұрын
😭💔
@Nimco551
@Nimco551 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭💔
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial 2 жыл бұрын
@@Nimco551 murugo iyo ciil iyo ooy tin hdii loo dhimn laha abayo aniga u dhiman lahaaa yutop kaan ayaan leyahay asiga un duni ka hees taa wax kale mnta aan hees to mlhn wax walbo wey iga dhamadeen abayo😭😭😭😭😭
@mssafrica7065
@mssafrica7065 8 ай бұрын
Koley ma arki donaa inan heesta mar danbe dhagayata anoo goaan qatey kana qaatey sowjkaygi aduunka ugu jeclaa oo mudo 2 sano baryaya walal idhaqo qalbi jab bahdilaad ano arkayo iyado lay le yahay kuma rabo wana kugu qasarey guurkaga waan ka qomameyey hadana wanaag aan si raadiya allow goaan aan ku adag baan ku weydiistye walina xanuun idheer yahay😢😢
@ayaanupdy6604
@ayaanupdy6604 8 ай бұрын
Ilhy abyo qalbiga haku qabojiyo naftada stress hku furin ilhy talo salo salatu istiqfar tuko sidi kheyr by noqoni
@user-gt1fm8wc5j
@user-gt1fm8wc5j 8 ай бұрын
dadna jclye Baye ka Hadlayen dadna Nolasha Baye la Rafadayane iyo nolol Adag qofkii fahmi kari fahmi kara 😢
@user-yc5ot4wj4d
@user-yc5ot4wj4d 7 ай бұрын
Dhaawac igaaray dartiisa ujeclaada😮
@user-im3vf3pz2n
@user-im3vf3pz2n 8 ай бұрын
Malin axada tarikhdu 1/1/2024 waa malin aan xoog u niyo jabasanahay qofki dhanaa ee noloshayda siyay ayaa ikhiyamay waxan taganay meel cidlaaa waan oyayaaa waxan ka oyayaa qofkaston aminaa muxu u noqodaa qof nolosha inacsiya yaaa allah waxan ku waydistay qof wanagsan oo garbkayga dhawacana iga maydha talow malin un maan heli qofkaygi waa qofki 3 ee dhabarka iga togta 😢😢
@MaryamMuhidin
@MaryamMuhidin 8 ай бұрын
Srry wllo😢😢😢
@vateam135
@vateam135 8 ай бұрын
Sorry wllo lkin waxaan ku odhan lahaa goaaan adag ka qaado wllo qofka aad noloshadaa u dhiibeysid si ayna Mar dambe kugu dhicin waxan oo kle 😢
@user-im3vf3pz2n
@user-im3vf3pz2n 8 ай бұрын
@@vateam135 haye abayo markasta oon dhawici hore ka so kabto oon fcndo ayan xidhidh bilba lkn manta maya qalbigaygi wuu jabay hadan ta manta ja so kabto bas qalbigaygan ilalin donaaa wllshy wad ku mahdsanty sa idhiri glisay
@user-im3vf3pz2n
@user-im3vf3pz2n 8 ай бұрын
@@MaryamMuhidin 😭😭😭
@vateam135
@vateam135 8 ай бұрын
@user-im3vf3pz2n wllo salaad iska tuko laba rakco ah Allena ugu mahadceli nimcoyinkiisa kana duceyso in xasuusihii hore kaa maydh maan naftadana adigu hore marso Insha Alleh qofkii kugu haboonana waad heli
@narmiinabdi4463
@narmiinabdi4463 2 жыл бұрын
Nafteyda dib isku qabo wixi qoran waa qoraale qar iyo buur ha isku ridin qorshiyo yeelo uun go.aan heetan xalada hada kusu ganhy ee ka hadlesa alow qalbiga iqaboji 💔🥺😭😭
@kowsarAbdikadir-cb4qw
@kowsarAbdikadir-cb4qw 3 ай бұрын
Nafteydaay dib isu qabo wixii qoran waa qoraalee😭💔
@deka1805
@deka1805 5 жыл бұрын
Ax erayoh iga dheh wleee abwaan iga dheh 💞💞💞😞😞😞
@cabdirishidmaxamedjamac4820
@cabdirishidmaxamedjamac4820 Жыл бұрын
Seedigay cabdicali shaah❤️❤️❤️❤️ waxaan kaloo salaameyaa walaashayeey nafisa xaaskiisa💟💟💟💟💟💟💟💟🇮🇷🇮🇷🇮🇷 habeen dhalad weeye 💜💟💜💟💟💜💟💟💜
@samaraasiman6936
@samaraasiman6936 8 ай бұрын
Naftayday qanaca baro💔 31/12/2023 last night 😭💔
@Amineeta456
@Amineeta456 8 ай бұрын
Ana haben modow buu iha wll tarikhda💔😢
@kimmumtih9139
@kimmumtih9139 6 ай бұрын
Ma ogtahay qofka ku dhawaca Waka aad dad ka dhawaysato ee aad jeclato uun qof anad jeclyne ku qalbi jabin maayo... Aad iskooga fiirso marwlba qof aad jacayl siinyso marksta niyada ku hyso inu ku cidlayn dono ku dhawaci hubaal hadd inta naftdu ogtahay diyaar u tahayna dhawac badan kuso gaadhi maayo😢😢😢
@SucaadCali-uw1ff
@SucaadCali-uw1ff 10 ай бұрын
Heestan wxn dhigysanaya 15 nov 2023 sacaduna thy 12:28 hbnimo anigo nr labad naftyda khalad ka galay o kuso celiyay qofki 2sano ka hor idhawacay hdana dib dhawacay ihope inan marun ilaawo😢
@sumayoosman1864
@sumayoosman1864 Жыл бұрын
Nafteydaay quusta baro go,aan qaadoo bal dhigo runta qabiloo mar dhugo waxaan heestaan dhagaysanaya 17/7/2023 saacadu waa 12:46 habeenimo wxaan jeclaa wiil zakariye layiraahdo sbb uu iiga tagay xitaa ma aqaan ilaahow qalbiga iiga reeb💔
@ilwad3366
@ilwad3366 9 ай бұрын
Abaayo 😭😭
@aamiinayuub9
@aamiinayuub9 8 ай бұрын
Is adkeee byoh❤😢
@sacadahmed3009
@sacadahmed3009 5 жыл бұрын
Heesta Wn Hyaa Top 10 Wye wlhi😊😗
@haakamyare7559
@haakamyare7559 8 ай бұрын
Good memories for me waa Malin talaadaa bishuna 26/12/2023 rabow sandkaa Sanad qurxoon nooga dhig ❤
@shahWahgabadhiisa-bw9ib
@shahWahgabadhiisa-bw9ib 9 ай бұрын
nafteydaay quusta baro go aan qaado baldhigo 🥹💔kamaran qudh marantoo Thu 7/12/2023 allow nolol farxad leh ka baryayaa 😰🤲🤲midka qalbigeyga san ugalay allow noloshiisa cariiri gali kaligey inaa ilmeyo xaq maaha😢💔🤲😭yaarabi
@abdirahmanmohamed5308
@abdirahmanmohamed5308 18 күн бұрын
Hada laga billaabo wan is dhiibaay wxan rajayn doonaaa aaanigoo farxsan inaan hlkan ku so laaban doono insha allh ❤ wxuu qallbigau dareemayo iyo wuxuu u socdaa kla dheeer manta waa dhacdo beri seh waaaa taaarikh 😢❤ farxd ban idin raajynayh dhman umada somallida❤ h
@saadoahmed3152
@saadoahmed3152 5 жыл бұрын
Hees shidan waye 🌹❤️🇸🇴♥️
@naimaqueen3600
@naimaqueen3600 3 ай бұрын
Ilaheyow sabdi waye sabdikis kala murugtan faraxd igu badal 💔😭😭
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 5 жыл бұрын
😭😭😭 qof an i taban oo i rabin ayan sugay 4sano😭😭😭
@istaahilabdihuseen4271
@istaahilabdihuseen4271 3 жыл бұрын
Sajuuda dhulka dhig oo u ooy kan aan ka caaajisin baryadada anaka dhan ayaa qalpiga na wada xanuunaa hadane Alle ayaan iska barinaa si uu xanuunka nooga yaraado adna Allee hakuu rumeeyo rajaadada
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 3 жыл бұрын
@@istaahilabdihuseen4271 Aamiin ya rabi 1year kadib ayad aragtay qoralkagan qli 🙏
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 3 жыл бұрын
Hada maxa daremosa abyo 😢😢😢
@hamdaidiris7575
@hamdaidiris7575 2 жыл бұрын
Kaa quuso qof aan ku tabin wll oo qof aan garanyn qimhaaga haysku jabin
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 2 жыл бұрын
@@hamdaidiris7575 wa sida qli
@raxmaomar9469
@raxmaomar9469 6 ай бұрын
Naftaydaa quusto baro 😢😢😢😢💔
@mariamukhtar4216
@mariamukhtar4216 4 жыл бұрын
aniguba weheshadaY Hagoogti jacaYlka lkin waxan ilaaway waxan Ka dheeFi doonoH aadbaY ii taban heestani wlHY gortu qoFuu jacaYl iniga dhaxeYey aad aminsanaYd uu ku dhaHo wax jacAYl kuuma qabin 4 yeara jacayl aan aminsana miYaa manta ku qanca jacaYl kuuma qabin waan samrin intan samri karoH cawaH aY 9/4/2020 Aad Ayaan udamqan wixii iga soo garaY 2/4/2020 Waa aduun waxani
@amiiraabdirahman2203
@amiiraabdirahman2203 2 жыл бұрын
Mcnto aduunka wax waliba way ka dhacaan noloshuna hal qof uma istaagto wad helaysaa qofkkii kuu qalmay ha niyad jabin😢
@sucaadahabdirachiid958
@sucaadahabdirachiid958 5 ай бұрын
Anigu ma qalbi jabin lkin wxan dadka qalbiga jabay ula daremaya sidi inan anigu so maray hestana intan nola waxyabo badan ban kabartay in nafta ama iyadu kulexinayso ama inad adigu leexinayso 😥🥺
@nadaaleymohamoud2082
@nadaaleymohamoud2082 5 жыл бұрын
Qorshiyo yeelo un go aaaaaaan✔💯🙋‍♀️
@FartuunXaashicali
@FartuunXaashicali Ай бұрын
Ma aqaano waxan qoro lkiin waan ka saray qalbiga waan ilowo Insh aalha July/22/2024
@user-pz1jr8qu7z
@user-pz1jr8qu7z 8 ай бұрын
Nafteyday dib isu qabo wixii qoran wa qoralee qar iyo buur ha iska ridin qorshiyo yeelo oo,aan 🥺💔😭
@cabdilahidalmar
@cabdilahidalmar 5 жыл бұрын
C/kariim Cali Shaaah.. Fanaan sare
@axlaandagan4334
@axlaandagan4334 3 жыл бұрын
Wiixi Qoran Waa Qoral 😒😥😥
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei 6 ай бұрын
naftaydaay wixi rabi kuu qoray ku samir rajadadana marna haka daalin dantu ceeb maha wakhtiga oo ka xumaado wa qoraal rabi rabi kuma khasarinayo
@Gaaney
@Gaaney 7 ай бұрын
Who is listening 2024😢💔
@KowtharMohamed-pj8hv
@KowtharMohamed-pj8hv 6 ай бұрын
😢 meh
@KowtharMohamed-pj8hv
@KowtharMohamed-pj8hv 6 ай бұрын
Mardambe no jcl😢
@suadwalid5307
@suadwalid5307 4 ай бұрын
Ani 😢
@Dr_MustafeDaacad
@Dr_MustafeDaacad 2 ай бұрын
Erayada music 🎶 laxanka Iyo codka abdi kariin cali shaah Wllhi heestan dareen gooniya ayey wadataa😢😢😢😢 xataa qofaan qiyaano lagu sameyn ayey qalbigiisa taabaneysaa waa inta dareenka u saaxiibka ah ama leg damiir qoyan 😢😢 13/07/2024 12:21 pm ayaan daawanayaa heesta hadaad ila mid tahay ama iga danbeyso like isaar si aan u dareemo iney jiraan dad badan oo ila mid ahi alle khaatumada khyr haynoogu khatimeee 😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲
@umuzahir3890
@umuzahir3890 3 жыл бұрын
Wow hees iyo badh anigaa miyey iga durjumeysaaa
@N12180
@N12180 4 ай бұрын
inta Daqisanyso 2024😢😊
@ikraabdulle3943
@ikraabdulle3943 11 ай бұрын
Anoo jecel baN goaan ka qaatay oo lama hadlo lkn qalbiga sidee loo aamuziya Ma aqaan jaceylkaan waaliya xili uu igalay sababta an u jecladayna ma aqaan lkn wu is badalay waqtina iima haayo😢ka quuso qof aan ku tabin asna dalxiis buu dalka banaankiisa u jidha ana xanuun baan la jiifa cidina iima oga😭💔Naftaydaay dib isu qabo Saacadu 00:27 haben isniin ah 9 10 2023 Ano ka cfmd rajayna ina kuso laaban doono insh allh😭
@niamawarsame6732
@niamawarsame6732 11 ай бұрын
Sorry wllo dhibta laguma waroo dhaxal luuma yeeshe waa laga dhamdaa 😢
@fill-me-in
@fill-me-in 4 ай бұрын
Sawdiga adu go'aan ka qaadtey en lahadal mxd rajaynaysay mrkad go'aanka qadanaysy walalo?
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 7 ай бұрын
Anoo Jacel nafdeyda xata ka jecel ubahaan Rag odhan an ugaso go.ay ayu ifahmi wayeey wlhi xanuunkan dareemayo ilahay ayun baa qiyaasi karaya💔💔😭😭😭
@hamdaabdi4272
@hamdaabdi4272 3 жыл бұрын
alfanan cabdikariin cali shaah tagero buuxa.ayanku ahay ❤️💯🙏
@abdirizakawil9058
@abdirizakawil9058 3 ай бұрын
Aniga oo joogista somalia nacay baan dhagaysanayaa waayo dad waxaa buuxa hormar kaga ka xun ku waas oo aan wax ku tarayn lkn ku dhibaya ilahow ku waas iga qabo oo somalia iga wad wajigooda aan arkii 😮😊
@hamzedugsie4086
@hamzedugsie4086 4 жыл бұрын
Markan Meelahan Soo Galo Waan Iska Ilmeeya Umad Dhan Oo Calaacalaysa Markan Arko
@fardosomahamed8175
@fardosomahamed8175 2 жыл бұрын
Adi waliga wax ma jeclan Miya😥😥
@roodoabdullahi3562
@roodoabdullahi3562 2 жыл бұрын
Qeybta naxariista maka xeran
@SabirinAbdirahman-hh5jt
@SabirinAbdirahman-hh5jt 10 ай бұрын
Wey wey hees wey dhaaftay 🎉
@sagalapdy368
@sagalapdy368 7 ай бұрын
😢 waqti walipa aaan dareemo in aaan ku jiro boos aaan lahaYn heeesta kaliYah aaan dhagaYsto waa tan 😭 waxaana dareema in aaan wada sheekaYsanaYno anih io naftaYdah 😭😰
@NajibYusuf-vt4pl
@NajibYusuf-vt4pl Ай бұрын
2024/7/17 maalin arbaca ah saacada 1:03 wxn rajaynayaa anoo Saan ka fiican inaan heestan soo booqdo insha Allah iina soo duceeya inuu qlbiga ilahay ii qaboojiyo 😭😭💔💔💔💔
CABDIKARIIN CALI SHAAH HEES CUSUB MAGARAN 0FFICIAL LYRICS 2019
4:57
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 969 М.
Brawl Stars Edit😈📕
00:15
Kan Andrey
Рет қаралды 18 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 45 МЛН
Mursal Muuse Heesti Dhiigaa ugu Sharaf Badnoow official lyrics video HD
7:51
Cabdikariim Cali Shaah | Qalbi Dila
6:02
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,2 МЛН
SAALAX SANAAG |QUUS JACAYL| OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
3:46
Saalah Sanaag
Рет қаралды 348 М.
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 3 МЛН
Dareen Caashaq
4:40
QAMAR SUUGANI - Topic
Рет қаралды 518 М.
Abdikariin ali Shaah | Haduu Cashaqu Qaldamo | Qiso Dhaba hees Cusub 2021
4:55
ZAKARIYE KOBCIYE HA OOYIN HA OOYINE AAMU HEES CUSUB-2018
8:02
ZAMI FILMS
Рет қаралды 1,4 МЛН
FAYSAL MUNIIR Hees Cusub | Nafyahay Doqontiyo Qof Neceb | Lyrics 2019
5:37
Deeq Darajo Lyrics
Рет қаралды 22 М.