Idaaya

  Рет қаралды 3,626,752

Waayaha Cusub

Waayaha Cusub

Күн бұрын

Пікірлер: 4 400
@falastiinaxmed7418
@falastiinaxmed7418 7 ай бұрын
9/4/2024/😢sacadu waa 21:30 🕤 habenimo Ramadan sii baxayo cawana soo galeyso ciida 😢wxaan dib uso booqday hestan anigo qalbi jab daremayo iyo xasuuso gocosho kujirto 😢 waa haben ciid dadka wada faraxsamyihin lkn aniga farxadi waa iga guurty 😢oo kaligey qol mugdi kudhax dhageysanayo hestan 😢 wxan jooga kenya 🇰🇪 😢 inata iga dambeyso farxad iyo cimri dher idin rajena ana Sidokale farxadeydi ine iso labato rajenaa 😢😢😢😢😢
@AbdiwahabMohamed-sr7dv
@AbdiwahabMohamed-sr7dv 7 ай бұрын
Allaha ka qaado abayo😢❤
@ahmetsultan26
@ahmetsultan26 7 ай бұрын
Dhibka laguma Waaro Waxana Rajeynayaa inaad ka Baxdeyyy dhibkii iyo murugadii 😢
@CabaasCabdi-y3p
@CabaasCabdi-y3p 5 ай бұрын
😢
@YuusufhassanMohmed
@YuusufhassanMohmed 3 ай бұрын
7/15/2020/malina aa ilwekarani😢😢😢😢
@RaxmoXasan-h2u
@RaxmoXasan-h2u 2 ай бұрын
Iska simir aabyo waxni waa aduunyo waad ka baxin maalin uun dhibka ku haysta😢
@qaalicabdullahiaxmed5672
@qaalicabdullahiaxmed5672 Жыл бұрын
Xasuus Walaahi Caawa Anoo Darjiinka Guriga Fadhiyo Oo Fikiraayo Ayaa Bajaaj Ee Ka Shidan Tahay Meesha Soo Martay Xasuus Ayaan Galay Walaahi Waa Hees Dareen Leh Caawa Tarikhda Waa 23/4/2023 Asxaapta Qoraalka Aqrisay Xushmad Ayaan Idin Hayaa👍👍👍
@Waayahausub
@Waayahausub Жыл бұрын
Mahadsanid walal xushmad aan ku hayna
@hanifeysal9818
@hanifeysal9818 Жыл бұрын
Mn shaa aalllhaa ana cawan dhagaysnoyaa
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 Жыл бұрын
Qaali cabdulaahi axmed anigaa iskumid nahay heestan qalbiyan baan usoo doonay walhtigaygii dhalinyaro nimo universal tv ayaan ka daawan jiray anigoo macaansanaya bay naga dhamaan jirtay kamida xasuusahaygii dhalinyaro nimo😢 wakhti wuu ordayaa cimriguna wuu soconayaa ilaahay khayrka haynagu sugo dhamaanteenba❤ full respect adiyo bahda waayaha cusub gaar ahaan filiz🥰
@tuunaali4956
@tuunaali4956 Жыл бұрын
Bajaajlaha kusoo xasuusiyay iyo adigaba salaan idin saaray🙏
@worldnaturalscenery192
@worldnaturalscenery192 Жыл бұрын
​@@tuunaali4956malaha saacado kala dambeyny
@DIGAALE380
@DIGAALE380 Жыл бұрын
Waa habeen arbaco ah sacaduna waa 2:50 habeenimo waxaan bari in sha Allah balansanahay qoftan dunida oku jeclaatay waana farxiyo waxaan ku leeyahay waxaa tahy gabadhi iku horeesay aan jeclaato xidhiikenu wuxuu bilaawday 1/9/2023 jacylkenu wuxuu jiri doonaa ilaan aan iska guursano🥰
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 9 ай бұрын
😊
@alifadvert
@alifadvert 7 ай бұрын
00​@@1LAMINE_1
@alifadvert
@alifadvert 7 ай бұрын
Ppl
@MayowIbrahiim
@MayowIbrahiim 7 ай бұрын
p
@khalidalijimcale9858
@khalidalijimcale9858 5 ай бұрын
wxaan daawanyaa maanta oo ay tahay 6-6-2-24 khamiiis 11:50Am
@apdyaziizboodhle803
@apdyaziizboodhle803 3 ай бұрын
Waxan joooga hargeisa saacadu waa 1:30 habenimo 4/8/2024 waxan daremaya broken😢 walhi waxan wayay qofan aaan aad u jecla oo iga tagay bilasabab anina waxan ku tashtay inan wadanka ka tago oon tahriibo waayo meel walpa xasuus ayay igula samaysay marsay iga tagtay ahlaam Hussien sidan ku jecela rabi haku jeclado ee inta iga danbaysay iso duceya like na iisara😢💔
@King55555-x
@King55555-x 3 ай бұрын
Sorry walalkey ilhey dhibka hanagawada saro😢
@zayiddayibapdilaahi4677
@zayiddayibapdilaahi4677 3 ай бұрын
😭💔
@kidscartoon-wn1zi
@kidscartoon-wn1zi 3 ай бұрын
Qof walba wll dhiba haysa allah haynaga qaado 🤲🏻insha Allah weey dhammanayan waxan daramayno dhan wllo taasna ogow waa balan qaadka ilaahay
@Warzaneyyyyyyyyyyyyy
@Warzaneyyyyyyyyyyyyy 3 ай бұрын
Ha tahriibin wll is daji wad heli qof kalee 😭🤲🏻
@SalmanuurAadan
@SalmanuurAadan 3 ай бұрын
Wall alle hakuu gargaaro hadda setahy
@kamaalhussainahmed365
@kamaalhussainahmed365 Жыл бұрын
Doqon Ruxi weheshada cidlo dugaag ku cunay suldamada qoralkayga akhrinaysa Wan salamaya ❤️🥺
@aaminoahmed9654
@aaminoahmed9654 Жыл бұрын
Cade waakaa qadey abowe😚😚
@faraxxasan5757
@faraxxasan5757 Жыл бұрын
Wn ka qaday wll❤
@XaawoXasan-tj9gi
@XaawoXasan-tj9gi Жыл бұрын
Wan ka qaday ❤
@asmatahir1848
@asmatahir1848 Жыл бұрын
Waan kaa Qaday wllo❤
@shacnipea4784
@shacnipea4784 Жыл бұрын
Anoo niyad jabsan kaa qaaday😢💔
@Hassannoe
@Hassannoe 10 ай бұрын
Waxaan Halkaan Ka Salaamayaa Qof Waliboo dhageysanaayo 2024 Inta dhibka heysto Allaha Ka Dulqaado Farxad Waarto idin rajeynaa JaalayaaL ❤
@nimconalka215
@nimconalka215 9 ай бұрын
Amiin wll macn ❤
@NasteexoMaxamed-gn9xg
@NasteexoMaxamed-gn9xg 9 ай бұрын
Amin wll dhamantenba
@Jinan202
@Jinan202 9 ай бұрын
Waka qadnay Wll Amiiin yarabi 🤲
@inaMohamed-sk9hc
@inaMohamed-sk9hc 9 ай бұрын
😢Amiin
@Nadiaaaaaa-w7y
@Nadiaaaaaa-w7y 9 ай бұрын
Ameen wllo😢❤
@mohamedabdullahi8964
@mohamedabdullahi8964 4 жыл бұрын
Cajiib aloow cimriga noo dheeree waqooyiga africa ayaan tahriib ku aha markaan hestaan maqlay 2012 ayey aheyd maantana anigoo hamigeygii gaadhay oon helay waxan higsanayay wayayaha badan wn helay alx inkastoon wayayay jaceyladeydiii malintaa jawigaan ku dhageysanayay iyo manta jawigaan ku jiro wax isku dhaw oo leysku soo qaban karo maha markle alaa mahadleh kol hdadan herkaan raba gaadhay hablihii somaliyed maynan dhamanine wn heli mid aanu is jeclano oon ku iloowo tii hore falis thanks sister and thanks asxabta akhrisan doonta dabadey janadaa inoo balan ah
@gamiilaawil6719
@gamiilaawil6719 4 жыл бұрын
Aamin wll
@Waayahausub
@Waayahausub 4 жыл бұрын
Mohamed Abdullahi AAMIIN
@newchannel8337
@newchannel8337 4 жыл бұрын
Janada Inoo Balan Ah Walal Mohamed insha Allah
@muscapmohmet2110
@muscapmohmet2110 3 жыл бұрын
I.a shp qli 😍
@basmanoura1258
@basmanoura1258 2 жыл бұрын
@Mohmamed Abdullahi alle badal khayr qapa haku siiyo
@IdmanCabdullahi-z5l
@IdmanCabdullahi-z5l 4 ай бұрын
Wxan salamaya dhaman mucashaqiinta qalbiyadoda la dhawacayy alle hayno qabojiya qalbiyadena😢😢💔😭🤲
@ShemaaOnthebeat
@ShemaaOnthebeat 4 ай бұрын
ani qisa xanun pdn igu dhacdy kahadl hadan isdhoho wan gariira ilintana maceshan karoh yaa Allah 😭😭😭😭😭😭😭😭
@IdmanCabdullahi-z5l
@IdmanCabdullahi-z5l 4 ай бұрын
@@ShemaaOnthebeat sorry qalpi 😭
@LovelyBeachVacation-ue7sj
@LovelyBeachVacation-ue7sj 4 ай бұрын
​@Shemaa😢😢😢😢😢Onthebeat
@abdullazizadanabdi1306
@abdullazizadanabdi1306 4 ай бұрын
Ameen bro
@bellasharif9501
@bellasharif9501 3 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi 😢
@kfg1765
@kfg1765 Жыл бұрын
Dadaydu waa 26years alxm waxan xasuusta anigo aad uu daa. Yare inaan gabadha Jacel xaad dhaafa u qaday lkn😢 aad bay iga daa waayned waxanu wada dhigan jiran school walow aan kale fasal aheen 😢nasiip xuumo waxa jacelkagii qarasadab habeen habeenada kamiday waxay igu aragtay suuqa markay ila hadasahy aad baan u faraxay oo waan kale batay ❤ waxay iga coodosatay inan xag guurigood uusii dhaweeyo anigo ka baqaya 😢 ayaan waxan ka codosaday inay wakhati aan kula hadlo isiiso way iga aqbashay ❤aniga faraxad wan kale batay waxan u sheetay waxa waliba oo aan uu qabay aad bay isoo dhawaysay waxa waaliba way iga aqabshay habeenka waxay ii aheed habeen faraxadeed waxan wada soco wakhti kabacid aniga oo habeen ka iimi dawasha musasal la oo dhan jiray nuura oo sagalka soo galijiray 😢😢😢 waa habeen aaanan waligay ilow doonin meel muugiya waxan ka maqalay codkeedi sii dhakhaso ah ban ugu leexday 😢nasiip xuumo waxay isheegtay in lasoo doonay 😢😢 wan iska ooyay way ila ooyaday ruuntiii labadayaduub marka loo eego wakhtigan waxan aheen caruur 😢 aniga ooyay waxan tagay guurigayagii waxa idareemay aabe mcn inay waxa iga khaladan yahiin waxa igu dhaahy abbe maxad la ooyayasaa waxan usheegay siday waxa uu jireeno dhan abe hawalwalin buu idhahay aniga waxa waliba soo dhamaynaye haye ban ku dhaahy waxa galiyay laabta aroortii markii daadku soo kaceen kolay aniga ma seexane baan abe si raacany waxan wada aadanay reerka guurigoda marka cabaar uu jirnay meeherad shaah baan abeheed ka arakay waxan usheegay aabahay wanu ku leexanay bacadal salan waxan fadhisanay gooni waxa wada hadalay labadii aabe 😢aniga marana faraxad marna muurug 😢😢😢nasiip xuumo waxay wada ogaden aniga iyo nuura inan is gayin ama aanan is guurasan karani waxa igu soo noqoday Abbehy oo marna aniga ka xuun suu xalkaygu yahay marn ku qanacan say waxayhiin aniga sidaydii ban iska ooyay 😢nuura iyo aniga jacelkayagu mid qabiil iyo qaranba waa ka wayna waxan go.aansaday maalinka ka bacadi inaan guursado gabadha ay nuura isku qabiilyahiin guurasado waxan iga baxiin wali cuqadadii aan reerka yaga u qaaday 😢 oo laygu cuunsuriyadeed Ila iyo hada waxan laleeyahy xiriir iyado hooyo sadex caruura leh Wllo hadaad ka heeshay qisadayda like ii saar ❤❤❤❤
@maxamedabaabala8879
@maxamedabaabala8879 10 ай бұрын
Haddii lA qabo wll kafagow
@AminaMohamed-v7h
@AminaMohamed-v7h 9 ай бұрын
Aduunyo wllo nolol wacan kurajeynayaa😢😢😢
@XuseenXasan-ez6uz
@XuseenXasan-ez6uz 9 ай бұрын
Wllkeyy Nolol ficn ku rajeyna😢😢
@Ddsionelove9
@Ddsionelove9 9 ай бұрын
Waan ka helay qisadada lakin mxaa lagu gu diiday nura oo aad rerkina cuqdad ugu qad rerkina way ba ku dadkine siba abo ❤
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 9 ай бұрын
​@maxamedabaabala8879 legend uunbaa fahmaya waxa uu ilaayo hada xidhiidhka ula.leeyahay😅😅 waar iskadaa waa dambi oo wlhyee sxbow😢
@hoodoayandiamondofficial5971
@hoodoayandiamondofficial5971 2 жыл бұрын
Wakhtigan ayan ku jira wakhti adag anigoo america jooga wiilkaygana 2 years jiro Muhanad hooyo l love you waynu ka bixi waayaha adag nolosha danbe ayaan u ordayaa inan nolol fican kugu koriyo hooyo mcn aniga aabo iyo hooyo u ah inshallah wanka bixi tan maanta 😭❤️❤️❤️😘 janada inoo balan ah qofkii arka comment gan isoo duceeya inshallah 6/21/2022
@libanhasan4746
@libanhasan4746 2 жыл бұрын
Insha allah guul wacan wll
@tarzanpubg1015
@tarzanpubg1015 2 жыл бұрын
Insha allah wll waalaga bixi waayaha adag ee aduunyada🥺
@abdirazakhuzein9982
@abdirazakhuzein9982 2 жыл бұрын
Inshallah walal wad ka bixi
@abdifitaahmohamedyassinabd4481
@abdifitaahmohamedyassinabd4481 2 жыл бұрын
Insha allh❤❤❤
@reallydaddy7347
@reallydaddy7347 2 жыл бұрын
I a wad ka bixi donta 🥺
@caaqilproduction3
@caaqilproduction3 Жыл бұрын
Dareenka heestan ay xambaarsan thy waxaa ogaan kara ruux jaceyl arkay😢 aniga hada ayaan daris la ahay jaceyl gabar somaliya joogta ayan jeclahay anoo hadda Belarus jooga ilaahey ha igu simo mcn badanteyda i love you zeinap❤❤😢🫂 qof walba oo akhrista fariintaan noo soo duceya😢
@caaqilproduction3
@caaqilproduction3 11 ай бұрын
@@Dr-zaam yaa yiri warkaas ma adaaba ani i arkay😂
@SimanAbdullahi-vo9eu
@SimanAbdullahi-vo9eu 9 ай бұрын
Allah iskukiin asturo apowe qali😢😢😢😢 jacelku wa xanuun dawadisuna waa qofka jeclty inad ehesho un😢😢😢😢😢😢😢
@HodanAli-ik2ud
@HodanAli-ik2ud 7 ай бұрын
2024 Ma is Hesheena Hada😢
@AbdirashiidomarIbrahim
@AbdirashiidomarIbrahim 7 ай бұрын
​@@HodanAli-ik2ud mya ina abtigeed lagu Daray ane waa iska tahriibe😢
@Bashirabdi-re1py
@Bashirabdi-re1py 7 ай бұрын
Sxb garkaga allha galo lkn magaca zainab wan isla jacelnahy ❤😢
@Team27somalia
@Team27somalia 21 күн бұрын
Waxaan halkan ka salaamayaa qof waliboo dhageysanaayo / November 2024 inta dhibka haysto Allh ka dulqaado. farxad waarta idin rajaynayaa dhamaantiin walalahay ❤😊
@AyaanDek
@AyaanDek 19 күн бұрын
Kaqadanay 😊
@Ceynte370
@Ceynte370 19 күн бұрын
Hooy wa ikan😭😭😭​@@AyaanDek
@Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10
@Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10 18 күн бұрын
Wankaa qaadnay, aamin Alle ha u fudaydiyo qof kaste wan u rejaynayaa. Adna Alle haku amaansado walaal.
@abdirahman4872
@abdirahman4872 18 күн бұрын
Isku wakhti so bokhanya​@@Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10
@imtisaamfaaraxCumar-oh9zo
@imtisaamfaaraxCumar-oh9zo 17 күн бұрын
Aamin illahow iga dulqad xanunka aan daremayo dhinac walba ha ahade
@Abdikadar.
@Abdikadar. Жыл бұрын
Doqon Ruxii waheshada Cidlo Dugaag ku helaya😥🥺 Heestan wada murugta ah waxa dhageysan haya waqti 1:00pm Taarikh tahy 6/6/2023 dhalinyaroy ogaada in uu waqtiga is badala wlhi nolasha si dedaba waa wajiyo cusub 🙎‍♂️🧐 hadad qoralkeyga aragto cafimad baa kuu rajeynaa insha allah 💟💟
@hazanmoha6845
@hazanmoha6845 Жыл бұрын
2023 june 17 21:26 aamiin
@zuhaipzultan5798
@zuhaipzultan5798 Жыл бұрын
Nov 24 2023
@abdishakuur1498
@abdishakuur1498 Жыл бұрын
No 24 2023
@AmiiraCadey-ts3fq
@AmiiraCadey-ts3fq Жыл бұрын
Me 25 Nov 2023
@MuZaMilMocalimCabadei
@MuZaMilMocalimCabadei 11 ай бұрын
Me 6 dec 2023. Mahadsanid walaal😊
@gaabawofficialchanel9246
@gaabawofficialchanel9246 11 ай бұрын
Sanadku waa 18/12/2023 Waxan jooga hargeisa Nolasha iyo mustaqbalka ii muuqdana maha taan ku riyooday abayo iyo abowe soo duceeya like ta ila dhaafin 😢
@FadedTer-sc7sb
@FadedTer-sc7sb 11 ай бұрын
From jigiga🔥
@nafizbilan124
@nafizbilan124 11 ай бұрын
Alle haku sahlo wll
@MohaMuuseleo-iv4ny
@MohaMuuseleo-iv4ny 11 ай бұрын
From bosaso illhay Haa kusahlo wll waxad rabto sii niyad leh 🤲
@CabdirisaaqAxmed-xr3bj
@CabdirisaaqAxmed-xr3bj 11 ай бұрын
Waad semeeysan karta WalaaL
@mubaarigmaxamuudguuleed
@mubaarigmaxamuudguuleed 10 ай бұрын
Alleh hakuu salon abaayo😢❤
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi Жыл бұрын
Heestan markan maqlo waxaan xasuusta sxpkay barkhad dheere sxpkay aad ayuu u wanaagsana heestasaanu wada dhagysan jirney sxpkay barkhad dheere runtii wuxuu ahaa nin aanu jaba soo wada marnay dhan walba marka loo eego sidoo kale heestan malinkii iidi ramadaan ayaanu ku wada qayilaynay magaalada hargeisa sxp kay barkhad markan heestan xasuuustana sxpkay barkhad ayaan xasuustaa ragga wakhtigaa kala fogeeya wuu iga fogyeyy oo meel miyi ah ayuu tagayy imika illa muddo 4bilood ah ayuu maqan yahay intaa waan xidhiidhiyaa sxp waxaan ku leeyay "gacantu waa qolfoofe qalbigaa ku salaamay " ❤🥺
@King55555-x
@King55555-x 5 ай бұрын
Jaadka iskada wll
@nasramuuze2541
@nasramuuze2541 4 ай бұрын
Heeso badan ban arkay adoo zxpkaa kaga sheekanayee alle haysku kiin simo idinkoo nabad ah😢
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 5 күн бұрын
Legend bad tahay 😊
@Ameeen-dek-moh
@Ameeen-dek-moh 5 ай бұрын
Asalaamu calaykum wxn salamaya mucaashaq iyo dhawac kasta oo soo booqdey heestan midhaha macaan, magaaldu waa Hargeisa bisha june 24 2024 wxa garabkeyga fadhiya oo si dareen iyo jawi bedelo u wada dhageesaneena heestan midhaha macaan saxiibkey Abaadir yuusuf Abaadir buuni, insha Allah wxanu dib u soo booqan doona heestann anago hamiga Nolosha ka lhyn gaadhneyyyyyy❤
@cumarguray6711
@cumarguray6711 5 ай бұрын
Waa qayiyeeshen Wana jawi badalateen habenka aadbn idin salaamaya zxpyaal cawa ana libiya Ayan ku dhagaysanaya inshaa allh hadafkana waa kadhabynaya ❤
@a.fattahkpofficial9149
@a.fattahkpofficial9149 Жыл бұрын
Run ahaanti heestan aniga xasuuso gaar ah ayay ii leedahay after 10 years markan manta dhagaystay waxan kala ahay laba qof wllahi waqtiga heestan dhagaysan jiray waxa ay ahayd waqtiyadii iigu farxada badanaa manta oo dhagaysanaayo asxaabtii aan aadka isku jeclayn mid wllahi hada ma wada joogno midna maqaan dunida meel uu kaga noolyahay nin walba waayaha aduunka ayaa meel ka tuuray khaas ahaan qoftaan dunida ugu jeclaa oo i bartay heestan dhagaysigeeda ayada xataa meel kuma sheego anyway waxan alle uga baryaa inaa dhaaman asxabtaydii alle nagu kulansiyo janatul fardaws dhamaanteen incha allah qof walba oo qoralkan akhristana adigana alle janatul fardawsa ha ku geeyo ❤❤
@abdiaziizrikooba9807
@abdiaziizrikooba9807 Ай бұрын
sxp aniga xataa kula mid ayaa ahay waxan ku noolahy cariga maraykanka sidaa oo ay farxada haystay waqtiga heestan dhagaysan jiray oo hada laga joogo 8 years manta ma haysto iyi asxaabtii aan dunida iskugu jecleen qof meel ma ku sheego kali ayaa kunoolahay meel poqortooyo dareen ahaan ayaa u hadashay manta aniga oo kle ayaa fahmaaya xanuunkaga sidoo ke sxop allae janatul fardaws ha inagu kulmiyo
@alto4989
@alto4989 2 жыл бұрын
Xasuus anoo ciyaal dhageysan jiray talefon nokai uu lahaa walalkay hadana heer jamacada ku jiraa asxaabta xiligaas aan isla joognay hada meel ku ma sheego noolada inta nolol jirto waa nii xiisay dhamaantiina iyo inta qoralkayka aqrinayso farxad ku noolada aduunyo marba nooc baa kaa dhige love❤️
@caashomaxamad2014
@caashomaxamad2014 2 жыл бұрын
Ax sorry 😰 anigaba asxbteyda hore meel kuma shega meel walba joga nolada adigana sidkle abwe😰😰🙏🙏🥰🥰
@ayaanmohamed9445
@ayaanmohamed9445 2 жыл бұрын
ASXAbEY I aNOO YAR DHAGEYSAN JIREY DUGSI KU YAALA Borame Somaliland 🤲 ALxAMDULILAH. hADAAN MAANTANa DHEgeystey
@xamdibashiir-3549
@xamdibashiir-3549 Жыл бұрын
Cawa wa axad sanadkuna 11 25 2023 wax yar wa murugsnahy waxan rajayna riyadayda iyo hamigayga inan heelo waxan ahay hooyo haysato 3 carura waxan rajayna ina mustaqbalka ilmahayga wnaajiyo ilahayow waxan rabo iifududay amin idunkuna raciya😢😅
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 3 ай бұрын
Kolay xanuunka i keenay ayaa adna ku keenay waadna aragtaa waa laga gudbayaa niyada khayr u sheeg Saxiib''.💔
@Kawsarcabdisalam
@Kawsarcabdisalam 2 ай бұрын
😢hye zhp in.zhallh
@muhiboali2930
@muhiboali2930 Ай бұрын
I.a
@IfraaxAli-if5kt
@IfraaxAli-if5kt 18 күн бұрын
​@@muhiboali2930Inshallah sxp wax waliba qayr
@BushraFuad-to5yf
@BushraFuad-to5yf 5 күн бұрын
Inshlh😢
@farhandreamboy2351
@farhandreamboy2351 Жыл бұрын
Waayo waayo 2011 dalkii hooyo waagi ceelasha loo qaxay iyo nolol aad u qurux badan dhamaan familka oo ku wada nool hal guri dhalada oo si wadajir ah loo daawanaayo, hada waqtiga ayaa dadka kala geeyey qof walba meel ayuu ka dhacay aniga nolosha europe ayey iga soo tuurtay xasuus aanan hilmaami karin ❤😢
@mizki02
@mizki02 Жыл бұрын
Xasuusaha qeyb ayaaba ah qiiro🥺😰
@MuxyadiinAli
@MuxyadiinAli 8 ай бұрын
Heestani waa urugo cadia wlhi💔 2024 21 mach .ban soboqday adne hada iga sii danbayso like isii😢
@haboondeeqa7932
@haboondeeqa7932 Жыл бұрын
Heestan ano murugsan dhageysan jiray alx hada qof nabaradii iga dhaqo helay kuwa nolosha ku midoobo alla hanaga dhiigo🤲🥺♥️♥️
@Haboonmohsmedismail
@Haboonmohsmedismail 6 ай бұрын
Hada iheysato runtii
@IzmahanAydiid
@IzmahanAydiid 3 ай бұрын
Ameen inshallha ❤❤
@Ziraaj
@Ziraaj Ай бұрын
Ma nooshahy horta 1 year ago bu ahaa commentiganiYe😂😂😂
@abdirahmaanaxmed7971
@abdirahmaanaxmed7971 Ай бұрын
Amiin
@AMIIRUpdiHaSaN-ic7gg
@AMIIRUpdiHaSaN-ic7gg 4 ай бұрын
Walahi Hestan Comants keeda markaan akhriyayy AduunYa KaLaan GaLayy walahi 💔🔥Date 23/07/2024 Hadad iga sii danbayso like iisaar😢
@FataxMan-t1h
@FataxMan-t1h 3 ай бұрын
Waan saray
@fardowsoAbdullahi-kw6on
@fardowsoAbdullahi-kw6on Ай бұрын
Wllhi kula mida ahy jawi kale anoo kujira is arkey❤
@JabaneRomatic
@JabaneRomatic 25 күн бұрын
Allleh qofkasta riyadiiisa ha u rumeeeyo amiiin
@fardowsoAbdullahi-kw6on
@fardowsoAbdullahi-kw6on 24 күн бұрын
@@JabaneRomatic Amiin wllo😘
@nadrahappy2849
@nadrahappy2849 6 ай бұрын
Nin ixumeeya mooyee mid iwanaajiya ma Arag 2018kii Ilaa hada oo marayo 10my 2024🥺🙈 Iso ducee qofkastoo qoraalkygan akhrinaya😓
@mushtaqabdiqani5512
@mushtaqabdiqani5512 6 ай бұрын
Wll mid khye qaba❤
@foziafatah3063
@foziafatah3063 6 ай бұрын
Wa heeleysa mid hooyo iyo Abo ku noqda abyo❤❤ insha Allah qeyr
@NAJiiBowww
@NAJiiBowww 6 ай бұрын
In sha allh ina adeer❤️‍🩹🖤👑
@ciisewaamo7991
@ciisewaamo7991 5 ай бұрын
Waxan Allah ka barayaa mid qayrqaba anigo kala ah
@hamseosmaan
@hamseosmaan 4 ай бұрын
Alle mid khayr qaba haku siiyo Aniga oo kale Ah😂❤
@maxamedxassan1407
@maxamedxassan1407 Жыл бұрын
Heestan waxaa dhageesan jiray mar uu waqtigu igu adkaa ilaa hada oo ey tahay 25 bisha jun 2023 sidii buu iigu adagyahay lakin maalin un waa ka baxayaa insha alah asxabta qoralka aqrin doonta xushmad baa idin hayaa sharaf iyo karaamo😭😭😭
@NimcoCabdinasir-be1ix
@NimcoCabdinasir-be1ix Жыл бұрын
Bro badal qeerqabo alle hakuu sahlo😮😮 farxad ku noolow abide 🎉🎉
@maxamedxassan1407
@maxamedxassan1407 Жыл бұрын
@@NimcoCabdinasir-be1ix aamiin abyo mcn adna guuleeso oo farxad iigu noolow Abid walashey macan 👊🥰
@Aam13625
@Aam13625 Жыл бұрын
Illahay haka saro. Xalad lasto adag Faraj kheyr qabo allaha ku siyo😢🤲
@AbdirahmanHasssan
@AbdirahmanHasssan 6 ай бұрын
Sry wll
@reader38
@reader38 3 ай бұрын
Hada makabaxday hadaad mabaxaday alx hadad ku jirtane allha kaasaaro iyo dhmn intakale ii dhibataysan
@marwomudan3128
@marwomudan3128 4 жыл бұрын
2011 uganda kampala😢cawana muqdisho ayan ku dhageysanaya kadib markan wax walbo wayey jacaykeygii wayey😢dhoofna wayey alx guriga hooyadey ayan kuso noqday wayo hada iyada aya wax walbo ii ah niyadeydana happy ayey noqota markan wajigeda arko wax walbo xanuun ah oo iso maray waxay ii ahayd wax ii qorna illahayow adan maganta😭😭
@Waayahausub
@Waayahausub 4 жыл бұрын
Marwo Mudan mahadsanid abayo wixi ku qoran ma gafaysid balse waxa ku rajaynaya nolol farxad leh
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 4 жыл бұрын
anigana Hada ayaan uganda Dhoof u jooga wlh illahow Hal mar ii fududeeyo Leenka sister adina maskaxdaada allah saafi kaaga dhigo
@marwomudan3128
@marwomudan3128 4 жыл бұрын
@@WiillkaSiinka Aamiin walalkey allaha ku fududeeyo dhofkaga walalo
@marwomudan3128
@marwomudan3128 4 жыл бұрын
@@Waayahausub mahadsanid😍
@mohamedabdisalad2274
@mohamedabdisalad2274 2 жыл бұрын
Wakhtigu wa is guraya anigana hada ayan uganda joga cawa 24/5/2020 time 2:07 AM xafada Nakulapi isoo duce
@Axmedak8
@Axmedak8 6 ай бұрын
Yaa dawanayo hestan2024 xasuuus baan galay walhi waqtiga waa u gurmayaa da'dana waa ay socotaa 😢aduunkana wasii dhamanayaa inta iga dambeysa wan salamayaa 19/5/2024 hada qoralkeyga akhrisay liketa isar 👋💯
@Faiza-cr1vk
@Faiza-cr1vk 6 ай бұрын
😢
@Axmedak8
@Axmedak8 6 ай бұрын
@@Faiza-cr1vk faiza queen 👸
@libanibrahim2979
@libanibrahim2979 6 ай бұрын
Hada haa
@Faiza-cr1vk
@Faiza-cr1vk 6 ай бұрын
@@Axmedak8 ahmed🤴
@IkranHassan-kd4qk
@IkranHassan-kd4qk 6 ай бұрын
Ango yar baa kuwa dhageysanay daris ila ahaa hestan angu hestan hada dhageystay jcl qfkii jcl so dashadaa daremi karo
@ibrokhan7399
@ibrokhan7399 9 ай бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqadatay hadaa iga danbayso like isaar heestaan waxaan dhageysan jiray anigoo yar oo 10 sano jir ah TV ga xafada ayaay habeenkii kasogali jirtay 3:02 Tariikhda 24/2/2024🇸🇴🇩🇯🇮🇷🇰🇪🇬🇶❤
@shukrimohamed2198
@shukrimohamed2198 10 ай бұрын
Wan huba dad badan oo uso xiisay heesta sida aniga oo kale inay soboqan doo nan like ha ila dhafin
@alihosh8058
@alihosh8058 8 ай бұрын
Damabarsaday luugooyada doqon ruuxii weheshada Cidla dugaag Ku cunay ❤ waligaa qof ibnu adam ah ha is wada siin , hana amiinin dad baa jira wajiga ibu adam uga eeg lakin mas ah , heeestan macno badan bay ka turjumaysaa❤🙏🏻🙏🏻
@omarfarhanahmed3505
@omarfarhanahmed3505 8 ай бұрын
Hubaala😢
@alihosh8058
@alihosh8058 6 ай бұрын
Haaa walaal 🙏🏻 ​@@omarfarhanahmed3505
@LuizFonzi-h3c
@LuizFonzi-h3c 28 күн бұрын
Qoraalkan waxaan qoraynaa aniga zxpkay cabdirashiid dayuur waa waa maalin salaasa 29/10/2024 shaqo kujirna meel kawada xamaalana shaqo adag kujirna oo guumaysi ah oo lacag yar hadana waanku samraynaa ilahay kuwa samra ayuu lajiraa zxp Waynu kabaxanaa noloshan inchalah waxaynu rajaynaynaa mustaqbal fiican iyo USA inchalah iyo inagoo lacagaysanay qofksata oo Muslim ah oo kurba haystaa ilaahay haka saaro byby
@سلطانهمحمد-خ5د
@سلطانهمحمد-خ5د 28 күн бұрын
inshallah qaali❤
@LuizFonzi-h3c
@LuizFonzi-h3c 27 күн бұрын
Me two qaali❤​@@سلطانهمحمد-خ5د
@suleimanhussein2216
@suleimanhussein2216 24 күн бұрын
Gulesta 😢
@fardawsamohamoudiise4705
@fardawsamohamoudiise4705 22 күн бұрын
Alle ha idin aqbalo wl
@Ceynte370
@Ceynte370 19 күн бұрын
💘
@fadxijirdefj4891
@fadxijirdefj4891 10 ай бұрын
Sanadkii heesta la qaaday ilaa hada imisa qofba dhintey oo inaga hooseeya 😢 wll xili aad dhiman doonto ma ogid ee cibaadeyso oo alle u noqo 🙏 waxan la hadlaya qofkasta oo qoraalkeyga akhriyey 😢 4/ January / 2024
@abdilahiabdisamed870
@abdilahiabdisamed870 Жыл бұрын
Heesta waan hubaa in aad dhowro jeer kusoo noqnoqtay oo aad dhageesatay hadii aad ila mid tahay like saar anigu waxan dawanaya 21/7/2023 waliba maalin jimcaa😮
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 11 ай бұрын
Yaa Cabdillaahi, weli khadar Cabbaase ayaa heestan aad u jecel.
@abdilahiabdisamed870
@abdilahiabdisamed870 11 ай бұрын
@@khadarhogad5835 wllhy caaqil aniguba aad ayaan u jeclahay cawa anigoo quud awliyadii ku fadhiya ayaan dhageesanayaa.
@caliyapire8770
@caliyapire8770 10 ай бұрын
19/1/2024 habeen sabti soo galyso ❤️way igala dareen duwan thy heesaha kle mana aqan sabbta iyo wxan tabnyo meel cidlo ah ayaan keligay fadhiya earphones na wan ku dhagysana 😢jawiga iyo iyada waba laysugu talo galay
@Waayahadesing
@Waayahadesing 9 ай бұрын
26 /2/2024 still waan dhageysanaayaa 🙂😊😇
@amienzeadofficial2430
@amienzeadofficial2430 11 ай бұрын
Gobta Germany 🇩🇪 gobalka Bayern 28/12/2023 goor sheegta 10:27 pm Habenimo 🎧 kama dallo dhageysiga heestan ✋ inta ila midka like haleygu cumamado
@amuun_xoxo
@amuun_xoxo 9 ай бұрын
Amien halkana ma jogtaa😂😂
@amienzeadofficial2430
@amienzeadofficial2430 Ай бұрын
@@amuun_xoxo😂😂 haaa kama dalo heestan
@Zr-Muparik_
@Zr-Muparik_ 5 күн бұрын
Inabtigay Amiin Saed Muhumed Barkhad Noloshu Haku Wacnaato Shodhahaygii ❤
@abdallehaykal940
@abdallehaykal940 5 ай бұрын
Heestan waxan dhagaysanaya Habeen Isniin ah 6/10/2024 Waxan ku Jira WaQtigi DhaLinyarnimada Aan Ka Tashan Lahaa ayaha Noloshayda Hadana Caqabadan baa I Haya Qof walba qoralkayga arka waxan si Naxaris Leh ugu Codsanaya inuu Isoo ducey Mahadsanidin somali wayn🇸🇴❤️🫡🔥
@NuurMohamett
@NuurMohamett 5 ай бұрын
Ilhy haku Fududeeyo
@abdinurismailanshur4556
@abdinurismailanshur4556 5 ай бұрын
guuleyso idam alle ina adeer
@abdinurismailanshur4556
@abdinurismailanshur4556 5 ай бұрын
Magacaa jir
@abdinurismailanshur4556
@abdinurismailanshur4556 5 ай бұрын
Magacaa jir
@ayanahmed597
@ayanahmed597 4 ай бұрын
guuleyso wll
@secretarygeneralsg2778
@secretarygeneralsg2778 2 жыл бұрын
2011 Garissa kenya🇰🇪 2022 Okinawa wadanka japan🇯🇵 anigo military Kenya aah, Kenya airforce oo baranayo pilot nimoo iyo Aircraft maintenance.... Beautiful song🎶
@mjlabsaalah5998
@mjlabsaalah5998 2 жыл бұрын
Sxb Mel aad jogtaba Allah ku aamansado......
@secretarygeneralsg2778
@secretarygeneralsg2778 Жыл бұрын
@@mjlabsaalah5998 mhdsanid sxb Qali.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
​@@secretarygeneralsg2778 Legend ma soo bogtay wax barashadaadi 🙌
@mohamedmohamoud4447
@mohamedmohamoud4447 Жыл бұрын
mansha allah alle ha kula garab galo indr' inkasta oo aan jeclaa cilmigaa in aad somali ugu adeegto' balse guul basn kuu rajaynaa
@secretarygeneralsg2778
@secretarygeneralsg2778 Жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 Haa sxb Qali waan dameye balse waxan sugeyna pass out wax ladaha.. Insha'Allah 1 bilood kadib wadanka diib waan ogusolabana...
@hal-abuurhayle8659
@hal-abuurhayle8659 4 жыл бұрын
Heestaan waxa aan taleefan aan celis ahaan usoo iibsaday ka dhegeynsan jiray 2011 markaas oo waayaha aduun aad iigu adkaa jaceyl umaan dhegeysan jirin oo markaa nolosha kale ayaanba la daalaa dhacayay balse iminka oo ah 17-6-2020 waxaan ahay mid faraxsan oo soo jiiray maalmihii holaca allow qof walba oo hami iyo hiigsi leh lagarab gal
@safanour6766
@safanour6766 2 жыл бұрын
Aamiin wall
@mohamedabdisalad2274
@mohamedabdisalad2274 2 жыл бұрын
Amiin amin wll ani hami wayn aya igu jira iso ducay 😥
@abdifitahaxmadmaxamad9
@abdifitahaxmadmaxamad9 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabi 🤲
@Aam13625
@Aam13625 Жыл бұрын
Amiiin yarabi 🥺🤲 xaladado adag waa laso maray alxm hada
@Amiiraali-i4t
@Amiiraali-i4t 7 ай бұрын
Aamiin wll hadaad nooshahay😢❤
@iqranur3105
@iqranur3105 10 ай бұрын
Old is gold listening 🎧 2024 one of my favorite songs 😊❤️
@Amaal-k7r
@Amaal-k7r 4 ай бұрын
10july 2024😭anigo xaalad adag kujira ayan heestan soo raadiyay 😢inta iga danbaysaay iso duceeya wllhi murugadii walbigaygii iyo jiidhkaygii way cuntay anoo 21sano jira ayaan 40jir u eekaaday 😢😭walaalahay iyo ninkan jeclaaba noloshoodi way iga saareen😭
@hamseosmaan
@hamseosmaan 4 ай бұрын
Wlaashay Amaleey Never give up Noloshaada horumarso illaahayna talo saaro I hope Good lucky wlaashay marnaba hays dhiibin wllo❤❤
@muhiboali2930
@muhiboali2930 Ай бұрын
Nolol fcn kuu rajeena abyo❤
@YaasmiinMaxamed-t1c
@YaasmiinMaxamed-t1c 29 күн бұрын
😢
@wllzaahil7363
@wllzaahil7363 Жыл бұрын
Xusuus aan la ilaawi karin heestaan yaaraantadi dhageesan jiray waqtiga iyo waayaha adduunka maxey soconayan Cimriga iyo caafimaadkaba Allah noo barakeeyo 🤲 inta qoraalka akhrisa doonto farxad ku nolaada dhalinyaro 😊🙏🏽❤️ 07/07/2023/ 11:54 jawi dagan ku dhageysanyaa 🎧❤️
@asmaadan
@asmaadan Жыл бұрын
❤️ 😍 💖 ❣️
@MohaaAhmet
@MohaaAhmet Жыл бұрын
Markan dagey darmadii Aan dhigey sidan doonaayey durbadiiba kuma ladin 💔🥺27/10/2023 waa habeen ilaawi doonin Abid waa mid la aqbali karin loona laaban karin 😓mucashaqiintoo dhan qalbigan idinka salaamey 🙏👋
@sahraahmed83
@sahraahmed83 2 жыл бұрын
Heestan waxan dhagysty 2022 waxana ku jira xalad murugo gurigygii oo Bunbury qofkan jecla oo an wayey iyo awladydii oo layga qaaday iyo hooyo iyo abbe laan xata saxb lan muruga ihysa aya I ibarty dadyduna wa 22sano 😭😭😭 danbarsdy lugooyda doqon ruuxi weeheshda cidlu dugag ku cunya
@nuuramaax8275
@nuuramaax8275 2 жыл бұрын
Wll mcn zamir alle dulmiga lagu geystay wu arka nolol wcn ba ka danbayn inch alh
@caashoshiikhcali6435
@caashoshiikhcali6435 Жыл бұрын
Waan ka xumahy aad iyo aad waliba alha dhibka kaa😭😭 dulqaado huuno😭😭😭😭 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@faacilofficail3408
@faacilofficail3408 Жыл бұрын
Sorry 😞
@guledshugri2287
@guledshugri2287 Жыл бұрын
😢😔
@farxiyoindhoyare-cm1xn
@farxiyoindhoyare-cm1xn Жыл бұрын
Abyo ilhyyy un u oyyy bani aadan wlhi waligaa ha isku halynn dumar bn kula ahyyy xnuunkga wa xnuunkyga😭😭😭🖤
@m.mshoble8415
@m.mshoble8415 3 күн бұрын
Still 23 .11 2024❤ Who listenig and feeling lose love 😢
@SahraBade-x9v
@SahraBade-x9v 3 күн бұрын
5 hr kaa danbeyay❤
@Axmedyare-qo8up
@Axmedyare-qo8up Жыл бұрын
😢😢heestaan waqti waxaan xasusta markaan maqlo aan ilmeyn jirey oo aan waayey qof ay nafsadeyda oo dhan ku xirneyd kaliya maysan aheyn qof oo xiriir nagala dhaxeeyeey oo kaliya ee waxey aheyd saaxibadeyda kaliya aan muragadeyda iyo farxadeyda aan la qaybsan jirey balse maanta aduunka ma joogto 😢😢😢😢😢ha idilo jaceylku❤😢
@nashaadcalifarax8481
@nashaadcalifarax8481 Жыл бұрын
dhinmahn wll wax walbo wey dhamanyan hamurugon farxad ku rajeyna
@guleedmukhtaar3443
@guleedmukhtaar3443 Жыл бұрын
ILahy haw naxaristo😭
@fathiaawalahabdoulkader9395
@fathiaawalahabdoulkader9395 Жыл бұрын
😔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@nacimainaabdullahi1113
@nacimainaabdullahi1113 Жыл бұрын
Sorry abyo aduunka sidaas ehee 😭😭😭
@Eliza470
@Eliza470 Жыл бұрын
😭😭😭
@SaalimMahad-r8p
@SaalimMahad-r8p 11 ай бұрын
Wali 2024 ma daawanaysaa heesta love isaar ❤🔝
@nadiirmuuze2842
@nadiirmuuze2842 2 жыл бұрын
Waxan Dhagaysan Jiray Markana Wax Telefana Ma Lahayn 2011kii TV ayan Ka Dawan Jiray Waxana ahaa Arday Dugsiyeed Waxan Xasusta wlahe Waxan Xasuusta Inan Markay so gasho Jawi Kale dareemi Jiro Habeenkan an Comemtiga so qoraya Waa 08/06/2022 Habeen Ciid Carafo so Galayso Hadad qoralkayga aragto Like iisar Alle Cimriga Haku barakeeyo ☝️🤲🤲🤲💯
@BishaaroCqaadir
@BishaaroCqaadir Жыл бұрын
Ani to😢 lkn anigu waxan mnta maryaaa shaly meesha marysay
@NaciimoBare-ie6hs
@NaciimoBare-ie6hs Жыл бұрын
@@BishaaroCqaadir abyo dhibta laguma waare waa ka bixin I,a
@KhalidCabdi-gi4uy
@KhalidCabdi-gi4uy 4 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@RumaanCrahman-d9m
@RumaanCrahman-d9m Ай бұрын
Heestan wan dhagees tah mar walba ano akhri nayah comtiyada qisoyinka dadku soo qoren cawa waa habayan talaado soo galay so sacadu tahay 10:20 mp 21/10/2024 comentigan xasuus ahan ban uqur tay waxan jifah qolkayga waxan ku dhagesa nayah Buuhoodle 😂❤
@ezharquruxofficiall5970
@ezharquruxofficiall5970 4 жыл бұрын
Wlhi anoo yarban talephan nokia walashay ledahay intan kaxado ban kadhegeysan jiray 2012kii bosaso jogay kuwait deganahay masha allah mantana hoyan ahay waa illahay mahadii ❤❤✌
@Waayahausub
@Waayahausub 4 жыл бұрын
nihaan saciid nolow walal
@farhiyahassanmohamed7632
@farhiyahassanmohamed7632 2 жыл бұрын
Ezhar qurux abyo ma kuwait ba degantahay?
@CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx
@CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx Жыл бұрын
dambarsadey lugooyada doqon ruuxi weheshada cidla dugaag ku cunay qofkasto niyad jabsan wan salamayaa wxwaliba ishalah wayno hagaagi ishalah guulba ino dambeyn dhamanteen
@alihosh8058
@alihosh8058 9 ай бұрын
Ameen wlaal 🙏🏻
@Najmaaa275
@Najmaaa275 2 жыл бұрын
2011 in Ethiopia🇪🇹🥺💔/2022 Australia 🇦🇺🥺😩still my favorite 😍
@mohamedabdisalad2274
@mohamedabdisalad2274 2 жыл бұрын
Wayo wayo
@asmaidil7475
@asmaidil7475 2 жыл бұрын
🥺😌❤
@mashangumbao3887
@mashangumbao3887 2 жыл бұрын
Masha from Kenya i like this song too much
@maxamedmuxumed7687
@maxamedmuxumed7687 Жыл бұрын
Hlk jogta
@a.fattahkpofficial9149
@a.fattahkpofficial9149 Жыл бұрын
Finally you did it❤❤❤
@apdinazeromer2101
@apdinazeromer2101 22 күн бұрын
Heestan wxan dhagysanaya malin isniina oo waafaqsan 4/Nov/2024 goor sheegtu wa 4:14 hadad fariintayda aragto wanag ban ku rajaynaa, qofkasto idinka mida wxan si naxriis leh uga codsanyo inuu iiso duceecyo, mhdsnidiin❤️🙏🏽
@AKRAM___POi
@AKRAM___POi 9 ай бұрын
Sanadku waa 2024 saacduna 4:23 habenimo sabti ah waxn huba hesstan inaa dib uso boqon doonto hadadd iga dambayso like isaar❤
@happyibrahim356
@happyibrahim356 8 ай бұрын
Ismaan odhn kumanan seexan inaaad bila sbb utagyso anig oo kubahan wxn jeclaa booska waalidkagii inan ku buxiyo everything ku noqdo caqabahda nololeednh kula qaysado intaad noolhy lkn wlhi garanmaayo waxad sida usamaysay😢😢😢😢 ilahow nolol quruxbaan ku waydisty qofksta oo murugsatnah nolol quruxbadan baan urajaynyaa
@mohmedhassan7621
@mohmedhassan7621 Жыл бұрын
Sacadu waa cabaro 1 :12 habenimo taariikh duna ay tahay Thu, bishii 6/29/2023 waa habeen khamiis sogalayzo waxa aannfadhiya kaligay kaabad asaxaptaydina waxa ay ka kala dhacen dunida dafeheeda alle waxan kabaryaya inu alle ana meel khayr qabta imariyo asaxapey iiso duceya qof waliba noloshu ku hamiyayo alle ha siiyo heestan waxan dhagaysanaya kaligay waxanan ku dajinaya qalbiga hiikacay 😢
@libaanbarre6564
@libaanbarre6564 Жыл бұрын
Insha Allah gool wacan sxb
@mohmedhassan7621
@mohmedhassan7621 10 ай бұрын
Thanks 👍
@faisocalishire383
@faisocalishire383 7 ай бұрын
Ano oynayo ban dhagysan hestan mudo 2 sano iska so boqda murug iyo fikirr aan dhamaneyn 🥲
@CadnaanCabdihasan
@CadnaanCabdihasan 6 ай бұрын
​@@faisocalishire383 maxaa kugu dhacay😢
@King55555-x
@King55555-x 5 ай бұрын
Inshallah wad kabaxeysa sabar😢
@Kaaluu146Muqtaar
@Kaaluu146Muqtaar 3 ай бұрын
27.8.2024 habeen arbacaa anigoo kujira qol mugdiya welipa kaligeeya😮😢❤ inta iga dambeysa ee aqrineysa qoraal kayga waan idin salaamay🎉❤
@KamalMohamed005
@KamalMohamed005 3 ай бұрын
Same sxp 🤝
@ciiseyare8144
@ciiseyare8144 18 күн бұрын
😢
@muscabsoomali8943
@muscabsoomali8943 6 ай бұрын
Hada 2024 dib isoo radisay hestan xanuun awkii like isaar 🥺💔
@SamsamAli-xh7dn
@SamsamAli-xh7dn Жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysan jiray 2015 Lkn 2018 ban dareen ahan udhagaystay kolkii uu wiil aan aad ujeclaa igu ciyaray oo ila fahmi wayey jacylkayga ila 2020ban isla jitameynay wana kala tagnay in badan bay igu qadatay inan ilawo 2021 mar aan Nairobi tagay ban isku baranay wiil wiilkas si kale iakuma barane waxa lay barey si uu icawiyo hadan wax ubahdo madaman magalada kucusba lkn wax walba wa qorale wiilki hada wa jacylkyga mar dhawna wan aqal galayna insha'Allah Waxan rajeynaya hami kaston nolosha kaleyahay inu irumo dono Imikana waxan kusuganahay qardho magaladi boqorada❤️‍🩹🔥 25/jun/2023☝️
@GatsEclipse
@GatsEclipse 4 ай бұрын
ilaahy wxd rabto hku ziyo baayo
@fahadalli3117
@fahadalli3117 2 жыл бұрын
24/8/2022 habeen arbaca ah dhalinyarda igaga danbeyn doonta heestan waxaan kula dardaarmayaa waqtigu wuu is gurayaa ee heestan haw ogalanina inay dhimato🤩😪
@Amiiraahmed2023
@Amiiraahmed2023 Жыл бұрын
2023 ban dawanaya
@mahadbirgeydh7543
@mahadbirgeydh7543 Жыл бұрын
2023 may 25
@ziisoofficial
@ziisoofficial Жыл бұрын
2012kii ilaaa 2023 ilaaa cawana zhp anaaa dhageysanaya ee kawarana
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 Жыл бұрын
2023 09. 14
@DrmohanshineTimajilic
@DrmohanshineTimajilic 2 ай бұрын
15/9/2024😢
@xogbaahiyemedia3738
@xogbaahiyemedia3738 3 ай бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqadatayhadaa iga danbayso like isaar 11/10/2024🤩🤩🤩
@AnasCali-j8e
@AnasCali-j8e 3 ай бұрын
Haa zxb😢
@Apdala-kaatun64
@Apdala-kaatun64 Жыл бұрын
Maanta murug ban dreemayaa wlhi. 😢😢😢😢 Usoo duceeya 13 nov 2023
@diliqow140
@diliqow140 4 ай бұрын
Alle murukta akaa dulqaado insha allah intaa ifka ku nooshahay waxaan kuu rajeenaa farxad aanan dhamaanayn aaqirana janadii fardooso insha allah 🥹🤲🏾
@King55555-x
@King55555-x 4 ай бұрын
Inshallah ​@@diliqow140
@King55555-x
@King55555-x 7 күн бұрын
19 November 2024 now 😢
@amienabdi1544
@amienabdi1544 7 ай бұрын
Amintu waa 10:00am waa haben ramadan marayso 28 Anigo hadalka sii dheraynayn wxan leyahay guurso ama ciyal badan lahaw majiro jaceyl labaad oo aan ka ahayn qofkii kuugu horeyay waxan uducaynaya inta isjecel calaf allaha iskaga yeelo inta iswaydayna qalbiga allaha idin qabojiyo😢
@mubaarigfarahwafer1983
@mubaarigfarahwafer1983 11 ай бұрын
Heestan inta aan fahmin ilaa 2024, like ta ha taabtaan. Never gets old ❤
@saalimkeynan6673
@saalimkeynan6673 4 ай бұрын
Waxaan hubaa inaad heestan midhaha macn kusoo labatee love ta hayla dhaafin salaman ❤😢
@sultaanyaxye8160
@sultaanyaxye8160 7 ай бұрын
Habeen bizhu tahay 27/4/2024 waxan soo lapan doona Anigu hamigayaga ka Rumeeyey wxii ka danbeya like isaar❤ 11:22
@maxamuudsiciidrawe2181
@maxamuudsiciidrawe2181 6 ай бұрын
Alle haku rumeeYo insha allh mid khayr badan dadka aduun kan ku wada nool hadaf iYo Hami baY Lee Yihiin alle dartii halayskugu duceeyo hana laysku cafiYo
@abdirashidhassan4222
@abdirashidhassan4222 6 ай бұрын
Haa,hey
@bashirhassan744
@bashirhassan744 6 ай бұрын
😢😢😢
@jecelowofficial754
@jecelowofficial754 6 ай бұрын
Ma rumeeysay walalo
@amiiramohamed1905
@amiiramohamed1905 11 ай бұрын
Heestani wxay igu reebtay xasuus aan hadhayn markan meel ka maqlo ama aan arko ereyadeda qof ku dhawaqaya wxan dib u xasuusta 2018-2020💔 dhaawaci ugu wayna e abid noloshyda so mara 😢
@habonbarkhad1055
@habonbarkhad1055 8 ай бұрын
Heestan 2015 still wan dhagaystaa alle murugta hayga saaro isoo duceeya caawa waa habeen jimcee walaalayaal sidii buu qalbigu ii holcayaa in alle farash khayr qaba iifuro oo dalkan ka dhoofo
@MohamadAli-ge8zj
@MohamadAli-ge8zj 27 күн бұрын
Dawanyo 30/10/2024 9:53pm habeen qamiisa Is jeclada isu naxriista isuna sabra wlllahey inta aqrineysa fariintan❤🎉❤
@abdikaremjoker671
@abdikaremjoker671 11 ай бұрын
tue ,19 Dec in university ,with tension i am listening + reading who is a lagend still love this amezing song ❤ i love habalaheena somaliyeed 🎉 5:25
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 11 ай бұрын
Legend sare 😊
@IfrahMohamed-bo8mx
@IfrahMohamed-bo8mx 9 ай бұрын
E
@IfrahMohamed-bo8mx
@IfrahMohamed-bo8mx 9 ай бұрын
​@m😅maxamedcumar9391
@timirshemedia1656
@timirshemedia1656 9 ай бұрын
Waryahe kadhex bax tension leyne😂
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 11 ай бұрын
Hees dahab, macaan ka qaalisan 12 years aan laga Xiisa dhicayn wali dhammaadkii sannadka 2023 /12/22 😢❤ kan soo Socda alloow Badhaadhe nooga dhig 😢
@a_hero2535
@a_hero2535 2 жыл бұрын
2010 Muqdisho somalia 2022 cape Town south africa hdiii ad mrkle so boqte you legend like ha ila dhaffin 🌍
@HajirMahamed
@HajirMahamed 3 ай бұрын
Wlhi hestan sidhey qalbiga ixanujisay ila hada sidha ahy makasayo sacadu wa 3:00 malin sabti ah tahy cawadana shaqo leyahe sanadku wa 2024 bishu wa August heestu xita hadadhn waxba jeclyn lkn qalbi wax daremo ledhe wayku saameen 😢aniga alx inkasto qofkan jeclhy kala fognahy hadana wan wadha socona xiligan America ayn jooga gabadhydu Africa ayey jokta inta rag ah qoralkyga akhriso waxan idhn shegaya waxad berato umbad mirihisu guran waliga qof haxumeyn 😢Saladana hala ilaliyo wllyal waxwalbo iyada fura uah xaqiqdi 😢Rabi kacabsada Nabigana kusalaiya 😢SCW😢❤
@ArmaancCismaan
@ArmaancCismaan 3 ай бұрын
Allaha ku garab galo wllky
@ziharzalad7659
@ziharzalad7659 9 ай бұрын
1/2/2024 hbeen xnuun badan iitahy Waxan rajaynaa noloshayda inaan farxad dremo kabaxo murugada 🙄😭
@abdifitaxalex6913
@abdifitaxalex6913 Жыл бұрын
Old is gold waxan xasusta hestan ano gaban yara dhagaysan jiray waliba talefon Nokia jcyl ihayay uma dhagaysan jirin lkn miraha hesta macankeda udhagysan jiray lknse manta oo bishu tahay 30/sep/2023/ Aan wayay qofki Aan addunka ugu jecla allha ku naxaristo😢😢 qali kuma ilawi dono, waxan wada qaybsanay jcyl buxa, addunyaduna way wajiyo badan tahay insha allh waxan rajaynaya inan helo qof boskeda ii buxin dona. Asxabta qoralkayga akhrisay igu so duceya😢😢.
@AnasCabdiqani-nd4ue
@AnasCabdiqani-nd4ue Жыл бұрын
Allaha unaxariisto Adnoh allaha qalbiga kuu qaboojiyo
@iam.legendar
@iam.legendar Жыл бұрын
Aamin aamin sxb waad heli doonta
@AdeEca402
@AdeEca402 Жыл бұрын
Waxan ku rajaynaya [nolol qurxon] Waa kalmadii udanbeyey ay iskusi macasalameyen mucashaqinta wakhtigu ciilay 😔💔
@MumtaasBaashe
@MumtaasBaashe 4 ай бұрын
Anagoo iska faraxsan famliygii ayaa waxa dhacdey wllky ayaa saaxiipkii dilay xafadii waan ka guurnay oo wanu qaxnay walhi nolzhii wan ka niyad jabey mar kaad ama ehel leedahay ama adduunyo leedahay waxpa kuma wlayaal so duceeya hada waxan gacanta ku hayaa tellefanka walashay iga yar wiil dhalinya ah xaaladiisa wa dareemi kartaa😢😢❤
@King55555-x
@King55555-x 4 ай бұрын
I feel sorry for you brother inshallah ilhey hakasaro noloshas walalka mee😢
@RowdaAbaki
@RowdaAbaki 4 ай бұрын
ZnkgoybgnmazXqwawsdefghbbnmcktoruhgedfcjnbkmwesdqrtujgom
@ayaandhool
@ayaandhool 8 ай бұрын
😭 👈😢tarikhdu markay 😥Ahyd 2022/6\12 qif 😢Ayaan is barany waan jeclady waanu😰 ikhiyany waan ka qumameyey. Walhi qool Ayaan so xidhanjiry. 😰heeta Ayaan dhagysanjiray 😥224/ilahda waan dhagysda ina raag waax😥 lamino😰 maah walhi😥😥😥 6:41 💔💔❌️😭😭
@Mazraawi-graphics
@Mazraawi-graphics 7 ай бұрын
Sorry wlsheydi😢
@EuropeNewsworld
@EuropeNewsworld 9 ай бұрын
Maanta murug baan dareemeyaa isoo duceeya hamigan leyhy inuu ilhy iirumeeyo😢
@EuropeNewsworld
@EuropeNewsworld 4 ай бұрын
Ilhy haku rumeyo hmigaaga wll
@aaminahzehra7526
@aaminahzehra7526 2 жыл бұрын
Anoo yar ban dhageysani jiray,hadana hooyo wiil heysata ban ahay alhamdullilahi❤💘
@Faliseyyyy
@Faliseyyyy 11 күн бұрын
Mansha allh allh haku daayo nuunaha bayo❤
@AbdallaHassan-s7d
@AbdallaHassan-s7d 16 күн бұрын
Maanta waa axad 10/November/2024 waxaan rajeynayaa inaad fiican tihiin qof walbo somali ah
@hooyoxaawa9448
@hooyoxaawa9448 8 ай бұрын
Intan Murugoday adigoon I ogayn subaxiyo alayl ba awada u ooyay adiguna anad war igahay 😢22/03/2024💔
@HusseinMoha-cv6rr
@HusseinMoha-cv6rr 7 ай бұрын
Soryy
@hooyoxaawa9448
@hooyoxaawa9448 7 ай бұрын
@@HusseinMoha-cv6rrthanks 😢
@hoodoayaan1954
@hoodoayaan1954 8 ай бұрын
Wlhi hestan ad bay u Daren badNtHy 😢 waxan dhagysanaya tarikhda /5/3/2024😢 malin. Salsa 10:subaxnimo
@RidwaanAhmed-u4j
@RidwaanAhmed-u4j Жыл бұрын
Qofwalpa oo hlkaan ku sugan dhibaato io murugo ayuu dareemaya wllhy waa aduunyo qofwalpa jaceyl baa dugaashadey maxey thay sababtu xitaa mijiro miyaa qof ku guuleystey jaceylkiisa waa maxey waxanoo murugo 😢 si gaara heestaan aadbaan ugu murugooda xaalad walba oo anku jiro waan ooyaa😢 sabab la,aan xitaa hadii aan farxsanhy waan ooyaa mana garanyo sababta wax aannku tilmaamana magranyo 😢 lkn waxaan idiin leeyhy ilaahy wax murugo ah idinma tuso gaar ahaan kuwa murugtooda farxada ku daboola meel walpa aad joogtaan nolol farxd badan ayaan idiin rajeyn😢😢😢❤
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 Жыл бұрын
Adna wll sidoo kale ❤🎉
@Sharma_Boy1
@Sharma_Boy1 5 ай бұрын
Murug nama haysee khiyaaliga nagadaa😂😂
@cabdalegmaxamed2045
@cabdalegmaxamed2045 2 ай бұрын
😂
@mariamohmed-hb3ly
@mariamohmed-hb3ly 3 ай бұрын
Xasuus wllhi anigoo yar jecela heestan lkiin Manta xiligiii lama joogo hami ayaa I galay inshallah waxan Rajaynayaa maalin uun inan dhoofi dono inshallah hada inksta ooo durufo nololeed I haystaan lkiin inshallah wan ka bixi dooonaa dhamntiii alle hamigiina hadin siiiyo anigana isoo duceeyo in safarka nolosha alle ii fudeedaye 😢😢❤🤲🤲🤲🤲🤲❤️😔
@aboudchannel8570
@aboudchannel8570 5 жыл бұрын
I'm from Somaliland I like this song falis abdi God bless you
@Waayahausub
@Waayahausub 4 жыл бұрын
Matchh Highlights thnks
@apdisalan276
@apdisalan276 2 жыл бұрын
Qof Walpa oo hami leh ilaahay hamagiisa ha urumeyo i soduceya ana in ilaahay hamigayga irumeeyo✍️
@mariamohmed-hb3ly
@mariamohmed-hb3ly Жыл бұрын
amiin dhamanteen😢❤
@waabaridhagajuun
@waabaridhagajuun Ай бұрын
Who is listening 🎶 still October 2024 Waxaan ahay Nafar Reer Galkacyood ah oo dalkii hooyo jooga, rajo mustaqbaleed oo wanaagsan leh Fankana ku madadaasha marar. Waxaani hees waa dhaaftay, ❤
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi Жыл бұрын
Wax kastaa waxaad moodaa iney shalay ahayd heestan waxan daawan jirey waayo hore cawana waa 9/10/2023 h1:08 bari ayey noqoneysaa waayo hore alle khaatumada khayr haynoogu khatimo ee hadaad iga danbeyso like iisaar❤🙏
@SakhiyaMaxamed
@SakhiyaMaxamed 8 ай бұрын
Aamiin😢
@aliabdirahman2817
@aliabdirahman2817 Жыл бұрын
My favourite song , waxan xasustaaa 2011 kii in aad heestan jeclaan jiray oo aan ka daawan jiray dhalo wagaas oo muqdisho laga wada qaxay , markaas hargeisa ayaan ku sugnaa xasuus wlh . Caawa oo ay tahay 25.7.2023 ayaan markale daawanayaaa anoo jaceel haysta balse sidakale u qanancsaneen 😢 hard time ⌚.
@Jinan202
@Jinan202 9 ай бұрын
Yaa dhagesanayo 2024 hees xasus igu leh🌸😏
@SahrahajiAbdi
@SahrahajiAbdi 8 ай бұрын
Me 😢
@Jinan202
@Jinan202 7 ай бұрын
Wan ku salamaya 😢🌸
@MaslahMohamed-m8l
@MaslahMohamed-m8l 5 күн бұрын
Xasusreb waxan jogaa muqdisho sacadu waa \8:29 /21/19/2024 waxan rajeynaa 2026 somaliyoo midaa
@yuusufmoha-v2j
@yuusufmoha-v2j 4 күн бұрын
Kulamid ba ahy pro illah hano rumeyo😮
@nasriineey1161
@nasriineey1161 7 ай бұрын
😢❤hadad iga dambeso oo aad hestan dhagesanysid like isar si ay xasus igu noqoto guys
@ApdifataHJr
@ApdifataHJr 3 ай бұрын
😢❤
@japouti_poi
@japouti_poi 10 ай бұрын
Friday 5 January 2024 still am listening ❤ qofki hestan dhagysanaya wa legend xaqiiq ❤
@SidOmar-ty1nc
@SidOmar-ty1nc Жыл бұрын
Old is gold xasuus bey igu reebta heesataani lke inta 2023 dhamadka sanadka
@Urcristiano-z2n
@Urcristiano-z2n 2 ай бұрын
Bishu waa September 23/ 2024 heestan markaa dhageesato sibuu dareen ku galaa sax pls hada comment akhrineso 2024 malinbaan kuso laban dona like👍 dhac kusii kasii soco❤
@maryantodobaale6910
@maryantodobaale6910 Жыл бұрын
Old is gold listening 🎧 2023 one of my favourite songs ♥️🇸🇱✊
@TreasuryFinance
@TreasuryFinance Жыл бұрын
i like it this song 5/2/2023
@ahmettozman3627
@ahmettozman3627 Жыл бұрын
Calanka islaamed iska dhig wllh Qabiiloa ku Qaaday kuma dhige
@mubarikfarehhassen8523
@mubarikfarehhassen8523 Жыл бұрын
Damqashada siduuBu dabku iigu baxaya🥺💔 ma heli kara Qof iiqalma😪
@mushtaqabdiqani5512
@mushtaqabdiqani5512 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@NAJIIBB123
@NAJIIBB123 11 ай бұрын
​@@ahmettozman3627adiga xge kuxanuntay 😂
@FalisAlpi
@FalisAlpi 9 ай бұрын
Manta waa arbaco tarikhduna waa 21-2-2024 waxan dhagaysanaa anigoo murugaysan oo jacel la il daran allow quluubteena noo qabooji riyadeyda iyo rajadeyda allow iiirumeeee
@Faliseyyyy
@Faliseyyyy 11 күн бұрын
Kula mid ahay samiyeey😭😩
@abdicasiismawlidcawl4998
@abdicasiismawlidcawl4998 Жыл бұрын
23/11/2023 Caawa ayaan heestan dhegaysanayaa hargaysa nololsha iyo mustaqbalka ayaan aad uga fikirayaa soo duceeya
@AhmedCabdi-mr7mt
@AhmedCabdi-mr7mt 10 ай бұрын
7.1.2024😊😊😅😅😮😮😢😢🎉🎉😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂
@HodanAhmed-z1q
@HodanAhmed-z1q 2 ай бұрын
Still listening 22/9/2024 Xanuunkii iyo qalbi jabkii aan ka ka qaadey /9/22/2023 kama bogsan Si kastoon isku kaa ilowsiiyey Is adkeyntii Socon weyday Qalbiigiina Ku iloobi kari waayey YAHYOW 😭💔😢🥺
@muhanadahmed7341
@muhanadahmed7341 5 жыл бұрын
2020 yaa ila dhagaysanaya 😭😭😭😭
@sucaadsaleebaan9300
@sucaadsaleebaan9300 4 жыл бұрын
Me
@faraxmahamed7367
@faraxmahamed7367 4 жыл бұрын
Aniga wlhi 😂
@faisodegnwow6293
@faisodegnwow6293 4 жыл бұрын
😭😭😭anig wll
@najmaxuseen1109
@najmaxuseen1109 4 жыл бұрын
Me 2020
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 4 жыл бұрын
Meee😭😭😭😭😭
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,7 МЛН
JOOQLE IYO NIMCO
10:55
Jibrilstudio
Рет қаралды 1,5 МЛН
كم بصير عمركم عام ٢٠٢٥😍 #shorts #hasanandnour
00:27
hasan and nour shorts
Рет қаралды 10 МЛН
falis abdi [ ha idilee idaaya ha idilo jacaylkuye ] lyrisc 2024
8:36
Allahayow Maxaa Iga Qabsaday
7:46
Farxiya Fiska - Topic
Рет қаралды 704 М.
Gullled Ahmed ft Fartun Omar
6:50
Gulled Ahmed
Рет қаралды 7 МЛН
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 3 МЛН
DIGRIYOW ABDI DOOKH
4:44
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 3,6 МЛН
Laabta igu qabo
8:39
Release - Topic
Рет қаралды 35 М.
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 299 М.
Abdihamiid iyo Hodan Hees cusub (Somali 2011) Erayadii Ibrahim Eagle
10:21
FARXIYA FISKA HEES JACEYL QORAAL
7:49
ALI DHAANTO
Рет қаралды 900 М.
كم بصير عمركم عام ٢٠٢٥😍 #shorts #hasanandnour
00:27
hasan and nour shorts
Рет қаралды 10 МЛН