No video

ABDIRAHMAN NASRI - UBAXYO DHAXAL GALA OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 4,743,783

Abdirahman Nasri

Abdirahman Nasri

Күн бұрын

SONG TITLE: UBAXYO DHAXAL GALA
ABDIRAHMAN NASRI 2023
...
LYRICS: MAXAMED SHILKE
/ maxamedshilke5
MELODY: QAMAR SUUGAANI
MUSIC: QAASIM KARAAMA
VIDEO SHOOTING: HAMSE INDHO AND WAQAL
VOCAL RECORDING: WAQAL

Пікірлер: 1 100
@hodanaxmed5172
@hodanaxmed5172 Жыл бұрын
wax la dhageysto waaxa ugu macan quraan ka ❤😢
@axmedxassan8910
@axmedxassan8910 Жыл бұрын
Oo inta xaa KU keeney😮
@hodanaxmed5172
@hodanaxmed5172 Жыл бұрын
@@axmedxassan8910 maxa ka galey adi
@abdikanilaaska7445
@abdikanilaaska7445 Жыл бұрын
Orod dhageyso de hadaba
@axmedxassan8910
@axmedxassan8910 Жыл бұрын
​@@hodanaxmed5172 anagaa waxaa iska keen dhigesaan kuwo qerka jecel
@hodanaxmed5172
@hodanaxmed5172 Жыл бұрын
​@@abdikanilaaska7445waar was xanunsante reply da iga bax😊
@kaafiyaabdirizak
@kaafiyaabdirizak Жыл бұрын
Qof kasta Oo qoraalkayga arkay waxan u rajynayaa caafimaad iyo cibaado suuban ❤️
@maryamabdi632
@maryamabdi632 Жыл бұрын
sidoo kale huno ❤❤
@madaradan2085
@madaradan2085 Жыл бұрын
❤😊
@Chadmali
@Chadmali Жыл бұрын
Kaafiya Qurux ❤️❤️❤️❤️
@Maandhoore
@Maandhoore Жыл бұрын
Aamiin abayo sido kle ❤
@Fardosa869
@Fardosa869 Жыл бұрын
Amiin
@xamsexadaari7737
@xamsexadaari7737 Жыл бұрын
Qamar suugaani fanka ubaahan isagu uma baaahna ma isku raacnay🙌👐🧊🎵🎧
@user-ng8lj5mz8b
@user-ng8lj5mz8b Жыл бұрын
waa runta zxb wllhi
@ahmedzain5372
@ahmedzain5372 Жыл бұрын
Haa Zhp waa Mucjizo
@Hamzemodel
@Hamzemodel 4 ай бұрын
Runtad ka hadashey sxb
@xuseenaxmed-bw1mc
@xuseenaxmed-bw1mc 3 күн бұрын
yaa ku weydiiyay
@caashaabdirahmaan1786
@caashaabdirahmaan1786 Жыл бұрын
inta aaminsan in KALAAMKA AALE SWT uu wx kasata ka mcnyhy
@Ggg-wi3uo
@Ggg-wi3uo Жыл бұрын
Kalaamka Alle maxad Heesu dhex keenaysaa Inaad like ku hesho keliya miyaa🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️
@AbdiSiyaad-hg7yg
@AbdiSiyaad-hg7yg 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@SadcaAbdale
@SadcaAbdale Ай бұрын
Maxa ku kenaya hal kan hadan da hees u soo geliiin😂
@najibcali-x2m
@najibcali-x2m 4 күн бұрын
Duliyad
@Abdibassed_mohamutt
@Abdibassed_mohamutt Жыл бұрын
Qof walba oo ay qalbigiisa tabanyso wan salamaya😥💔
@HadiaMohamed-qr1nn
@HadiaMohamed-qr1nn 4 ай бұрын
😢ani wllhy realy u ooyay😢😢😂❤
@MeymunaGerat
@MeymunaGerat 2 ай бұрын
​@@HadiaMohamed-qr1nn😂😂 sorry
@AaminaSaalax-c2h
@AaminaSaalax-c2h Ай бұрын
@MAJEERTEEN.
@MAJEERTEEN. Жыл бұрын
INTA AAMINSAN IN QURAANKA ALLE KA MACAAN YAHAY HEESAHA LIKE DHAC KU SII😢
@sahalalli9571
@sahalalli9571 Жыл бұрын
Xawayaan magaca halkan ha keenin heesuhu kabaxayaan
@user-nf9ou4wk7d
@user-nf9ou4wk7d Жыл бұрын
Nacas adaa dhagaysanaya
@IbrahimRobleh-lw8kx
@IbrahimRobleh-lw8kx Жыл бұрын
Ajouter nue
@Aizha_0pdirahaMn_muoseee
@Aizha_0pdirahaMn_muoseee Жыл бұрын
Camal l.aaan ba ku haysa hays barbar dhigin🤨😏
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 11 ай бұрын
Niic baad haaysaa nacasoow quraanka hakeenin meeshan.heesu kabaxayaan.jaahilyahow xumi🤨😡😡
@LoVeR_Man23
@LoVeR_Man23 Жыл бұрын
Fankuba wuxu leeyahyh hal laxamayste waana qamarsuugaani ❤
@mryoutube4874
@mryoutube4874 Жыл бұрын
Yaa ka dhaadhicinaya hdaba somalidan
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 Жыл бұрын
​@@mryoutube4874danbay uga dhaadhici zhp ninkan waa goat of melody 🐐
@Fiyoooooore
@Fiyoooooore 8 ай бұрын
Sax❤
@mobaar5767
@mobaar5767 Жыл бұрын
qamar suugaani waad ahaaneysaa marwalba ka u fiican dhinackasta dhanka fanka the best melody
@handeeq
@handeeq Жыл бұрын
Heesta waxa qurxiya oo shida waa laxanka waxana arkaa inuu laxameeyey qamarka duula❤😎
@madaradan2085
@madaradan2085 Жыл бұрын
Qamarka fanka shidaa❤
@faadumoibraahim9743
@faadumoibraahim9743 11 ай бұрын
Heesta m.a❤❤❤
@khadarzaxane3548
@khadarzaxane3548 9 ай бұрын
Haa wllhi somaha wllkyw macalinka.laxanka💋
@user-jb8ky1rn2l
@user-jb8ky1rn2l Жыл бұрын
Qamar fan qurxiye shilke erayo mug iyo miisanle nasri is not EASY ❤🎉
@yarabbi5472
@yarabbi5472 Жыл бұрын
Heestan way shidan tahay maalmahan 1M+views markay gaadho love-ta ha uga illaawin plls
@xafsadahirladan
@xafsadahirladan Жыл бұрын
Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️❤️❤️❤️
@MssSuuraley-hk9xg
@MssSuuraley-hk9xg Жыл бұрын
Heeskan 8 days Bay jirta balse waxad mooda Ereyada heestan in ay aniga iga so maaxdeen😭😭💔💔 waxaan jeclaaday wiil aan kala dal joogno asaga dalshisheeye buu joogay hadane sidas o ay tahay kala fogaanshaheena dhib nagumuu keenayn jacayl xad dhaaf ah baan u qaaday wiilka 😭😭💔💔 ka dib wuu inaaday wadanka waliba anago isku faraxsan waan soo dhaweeyey si aan caadi ahayn🫂🫂🫂🥺❤️❤️ wiilkii mudo marku joogay wadanka baan is badal ka dareemay😭😭💔 ka dib weydiiyey maxaa jiro balse asaga idhahy ma kusii wadi karo bes😭😭😭💔💔 Dhaliil hawga tudhin dhag kuu nugul Qalbigan kugu dhegey dhab kuu jecel Hadalka wax u dhime dheh kuu hadhay😭💔 Sidii wuu I macasalaameeyey isla maalinkiiba waxan ogaaday inuu xidhiidh kale samaystay intuu joogay wadnka oo uu anigana wax uu igu reebok garan la'aa😭😭😭💔 Adan dhugan waxan dhul kuu maray Dhantaal noloshaan dhis kaa rabay Laabtan kugu dhigay dhac kula maqan Dharaarba qof dhinac dhan kala soco Ayadoo oo ay xili danabe tahay isla xiligan aan fariintan qoraya hadana weli waan ilmaynayaa with out Reason 💔💔💔😭❤️ Maxaan u dhafriye dhib ugu mudan Dhalaan si uu yahay dhab ugu sidan Dhaqaaqa wadnuhu dhug ii odhan😭😭😭😭💔 Waan isku dayey inaan cafiyo balse awoodi waayye oo qalbigayga midaas iyo xanuunkagaaray awgeed ii ogalaan waayye💔💔😭😭 iiso duceeya si aan u ilaawo😭😭💔
@queenarwelo9846
@queenarwelo9846 Жыл бұрын
😭😭😭sorry for that abyo is adkey oo ilaw farxad nh ku qaado malmaha kuh dhiman😢
@Abdirihiimheybe
@Abdirihiimheybe Жыл бұрын
Am sorry abaayo alle hakuu dhib yareeyo
@salmosalmo8163
@salmosalmo8163 Жыл бұрын
Abayo quranka badso iyo ducoyinka welwel kasta oo kuhaya wad ilobi doontaa inasha allah qalbiga allaha ha ku qabojiyo😢😢😢😢
@ahmedbashirjama-vo7zx
@ahmedbashirjama-vo7zx Жыл бұрын
Sorry my young queen to hear that. Qalpiga alle hakuu qaboojiyom
@MssSuuraley-hk9xg
@MssSuuraley-hk9xg Жыл бұрын
Waan sameeyey wax kaste oo aan ku ilaabi karo Adkaar quraan akhris iyo waliba soon hadane sidii ahay markasta oo salaad tukado waan ilmaynayaa oo ma xakamayn karo Alhamdulilaah sikasta oo ay tahay waxaan dareemay in uu cabsida ilaahay wax iga baray oo xuska eebe baaban badsaday🥺😭😭❤️❤️
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 10 ай бұрын
Im from Ethiopia 🇪🇹 I love somalia songa ❤❤
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic Жыл бұрын
Waar ileen heesta rooxanti qamar Suugani ayaa laxanka saaray ❤
@mohamedabdehakem6106
@mohamedabdehakem6106 Жыл бұрын
Qamarka Dhuula kacabso
@MohamedAminahmed-hc8ry
@MohamedAminahmed-hc8ry Жыл бұрын
My pro Golden voice 1 million mrky gaadho Liketa Hayla dhaafin plse 😊🎉❤
@Abdifatahhh
@Abdifatahhh 3 ай бұрын
4mill man
@maxamedkhaliif6066
@maxamedkhaliif6066 Жыл бұрын
Shaw HeeStu Heestu WaxaY LaMaCaaN TahaY Laxanka QaMaR SuuGaaNi Baa Lahaa Kaw ❤
@mohamedabdehakem6106
@mohamedabdehakem6106 Жыл бұрын
Qamarka Dhuula is not easy
@koofiyadofficial1808
@koofiyadofficial1808 Жыл бұрын
Waa dareemay inuusan meesha ka marneen lagend of melody🙏😍
@abellayare4977
@abellayare4977 Жыл бұрын
hees qamar laxameyay dha geesigeedo inuu macan yahay shaki miyaa gala 🫡🫡golden voice Abdirahman nasri 🫡🫡🫡🫡🎵🎶🎼🎼🎧🎧🎧🎧
@faraskamohaa8183
@faraskamohaa8183 Жыл бұрын
```1=Dhaxanta axdigaan,Dhar kaga dadeyyy 2:Ubaxyo Dhaxal galaan DHir Uga Jareyyy 3:Haduu Dhamac Kulul Dhexda Ugaleyyy 4:Maxaan dhafriyaa Dhib ugu Muda 5:Dhalaan Zidii Uu Yaheyy Dhab Ugu sidan 6:Dhaqaaqa Wadnuhuuu Dhug Ii Odhan``😢❤ `
@Zakariyegd
@Zakariyegd Жыл бұрын
Heezta lapa fanaan pa izkugu tagay goat kii fanka qamar sugani iyo abdiraxman nasri golden voice🔥🔥
@aminahmed7376
@aminahmed7376 Жыл бұрын
Wlh so maha Laxanka qamar aya kaga shakinsana Fanaka qudhah an tagero qamar suugaani 🤗
@madaradan2085
@madaradan2085 Жыл бұрын
Laxankii qamarka fanka shida❤🎉
@Ayaanlequrbo
@Ayaanlequrbo Жыл бұрын
Eryada 100% Musica 100% Laxanka 100% Codka 100% Camar 100% Updiraxamn the golden voice 😊❤
@anascali3012
@anascali3012 Жыл бұрын
Yaaku wey diiyay 😂😂😅
@faraskamohaa8183
@faraskamohaa8183 Жыл бұрын
​@@anascali3012 qac😂😂
@user-lg2pg4wy8k
@user-lg2pg4wy8k Жыл бұрын
Legend
@anascali3012
@anascali3012 Жыл бұрын
@@faraskamohaa8183 🤣😂😁
@Mahrez26Mahrez26-co6cs
@Mahrez26Mahrez26-co6cs Жыл бұрын
QAC😅
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Markii aan dhagaystay heestan waxa galay xasuuso hore iyo waayo aan jeceel soo maray Allow qof i jecel ii sahal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@samiirstudio1872
@samiirstudio1872 Жыл бұрын
GOATKI BAA LAXANKA SAARAY🔥QAMAR SUUGAANI🫡
@AsadaadamIbraahim
@AsadaadamIbraahim 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadarzaxane3548
@khadarzaxane3548 9 ай бұрын
Haa wllhi somaha wlllkyow macalinka laxankah😍😍
@khalidjr5164
@khalidjr5164 Жыл бұрын
Best song of year Ayan siiyay yaa ugu Racsan 👍 .Abdirahman nasri Good jop 👏
@AxmadYasiin-tp7zr
@AxmadYasiin-tp7zr Жыл бұрын
Wlh ana kugu raacsan❤
@NaciimamahdiXayd
@NaciimamahdiXayd Жыл бұрын
ima cajabin.eryadana la fahmyn heestan😂😂😂😂😂😂
@khalidjr5164
@khalidjr5164 Жыл бұрын
@@NaciimamahdiXayd qof somaliya sii uu u fahmaba kulay uu fahmayaye malaha cadan ba tahay 😂 😂 😂
@mustafe983
@mustafe983 Жыл бұрын
waan hubaa inay heestan tahay hees ay dad badan sugayen qlpiga ❤😮
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy Жыл бұрын
Aad io aad 😢
@HamzeJama-mi1lg
@HamzeJama-mi1lg Жыл бұрын
Waxan lahaa heestu maxay la macan tahay show aabihi laxanka laxameeyy qamar suugaani❤❤
@HamzeApaadir.2938
@HamzeApaadir.2938 10 ай бұрын
Kayse 😂
@SahramoogeCigaal-vp4oj
@SahramoogeCigaal-vp4oj Жыл бұрын
Ax wlla wllhi waxaa kamcaan qur aan ka alle wllhi wll qur aan ka ayaa kama Caan 😍🙏😭
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Жыл бұрын
Hadaad saa.u ogtahay maxaa xagan ku.keenay?😮😮
@m.walimusic
@m.walimusic Жыл бұрын
King of melody Qamarka fanka shida is not easy
@abdirzck
@abdirzck Жыл бұрын
Qamar our mulaxan 🧨👊💀
@nuurtocabdikariim5196
@nuurtocabdikariim5196 4 ай бұрын
🎉🎉😊😊😊
@nuurtocabdikariim5196
@nuurtocabdikariim5196 4 ай бұрын
❤❤❤
@amalahmed6086
@amalahmed6086 Жыл бұрын
Waar Abdirahmanow Codkaaga waa 100% waligaa laxanka iyo erayayada cid ka qaado. Laxankan waa 100 bilaa caleek laxan ha saarin. Qamar Suugaani laxankiisa wow
@mustafe_kante
@mustafe_kante Жыл бұрын
Ragbaa u gacan qaaday heesta wlle Ereyada : Mohamed ali yaasiin [ zhilke ] Laxanka :maxamed apdi apdilaahi [ qamar suugaani ] Codka :opthirahmaan Nazri Raggu rag dheh ❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 0:54 0:54 0:54 0:54 0:55
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yespapa5929
@yespapa5929 5 ай бұрын
Intaad kaliya kabadan bro😂😂
@Khadraiido
@Khadraiido Жыл бұрын
Habinki iguh horeysey ee aan dhagysto heestan 🥰🥺25/8/20/23 hben sabti soo galayso cabar 11:00 habenimo waxn daremayaH maqanan igah timi qofan aan jclhy xagisa ❤️‍🩹🤲🏻ilaahy wxn ka baryaayah inaan wakhti kala midowno anuh wan sidi wan ku jeclhy kama samrin ee ale hano isku keen soo ceLiyo mcn 🥰✍🏻
@abdirahmanabdullahihussein4272
@abdirahmanabdullahihussein4272 Жыл бұрын
I can't stop listening this song 😢
@iqrahashihashiahmed8379
@iqrahashihashiahmed8379 Жыл бұрын
🙃😙😉🙃🙃😳🥳😝😛😏😏😔😕😙😏😞😏😏😔😏😏😏😏☹️☹️😏😏😏😏😏😏😙😏😏😏😏
@najmasulaymaan5905
@najmasulaymaan5905 Жыл бұрын
😩🫶🏻
@hamdamohamed-we2ep
@hamdamohamed-we2ep 7 ай бұрын
heart touch❤
@AxmadYasiin-tp7zr
@AxmadYasiin-tp7zr Жыл бұрын
Xaalad adag o waqtigan taagan 😢😢 jaceylow qalbiyada ilaali😢
@khadargermanyp0i172
@khadargermanyp0i172 26 күн бұрын
Nasri yare waa fanaan intiisa ka wayn go forward lpx
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 7 ай бұрын
2024 sanadka cusub hada dawanyso like ku cimamada..👍🤑
@israbintucabdullah9369
@israbintucabdullah9369 6 ай бұрын
Heestan waaan ku haysta malintaan farisanayay 5 jeer ku cishaday kumanan bay marisay lkn hadaa 3 million jartaay waqti oradea badanaa hadaa iga danbyso oo malin maalmaha kamid so boqoto waan ku salaamay like Haa ila dafiin sidaan sanado kabcdii uso boqdoo ❤🎉😊😊😊😊
@fosiyamohommetjama9544
@fosiyamohommetjama9544 Жыл бұрын
Maxaan ugu dhafriyee Dhib ugu mudan Dhaaln siduu yahay Dhab ugu sidaan Dhaqaaqa wasnuhu dhug ii oron💔💔💔💔😭😭😭 Maxaan dartaaa xanuun umarey Malin baan jiri doonta aad raadin doonto Hadlkayaga iyo macl aragayga ba😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Xanuun badnaaa qof aad si indho la aan ah jeclatey Blse akhirkii ku tusey in aad caadih u indho la ayd adigu 😢😢😢😢😢
@ozil699
@ozil699 Жыл бұрын
First day of the song 🎶🎶🎶 on fire 🔥❤❤ Hees kasta wxa is moodaa inay Ani iga hadlayso😢
@user-7wz2vs2c
@user-7wz2vs2c Жыл бұрын
Inta laxanka qamar Ku raxaysanaysa inuu qamar Ku farayaraystay laxanka laysma xaqiree❤❤
@ry7905
@ry7905 Жыл бұрын
Marka ma Qamar ahaanbaad u dhagaysnay😂
@yespapa5929
@yespapa5929 5 ай бұрын
😂😂
@yespapa5929
@yespapa5929 5 ай бұрын
Hade​@@ry7905
@MaxamedXasan-yo5js
@MaxamedXasan-yo5js Жыл бұрын
laxanka qamar sugani ba heeesta macanaynaya💙😂
@hashemmohmoud9994
@hashemmohmoud9994 Жыл бұрын
Laxan fadhiya iyo cod natural ah abdirahman nasri Iyo Qamarka fanka oo is helay
@xaatimkayare4106
@xaatimkayare4106 Жыл бұрын
05_08_2023 waa hapen taarikhi igu ah zacadu 3:19 waa hapen aan la zoo kobi karin murugada i hyza zxp ilahy iduceya inuu ilahy kurbada iga dul qado qofkii arka farintayda naftani ducady idinka bashan tahy ❤❤❤❤❤
@nuurkacde250
@nuurkacde250 Жыл бұрын
8malin kedib ma caafimaady ama Ana xusus kugu celiyy ado cawa fraxsan
@Abdisamed-babe
@Abdisamed-babe 10 ай бұрын
Hada xaladadu waa sidee wll😭
@rahmamohamed6505
@rahmamohamed6505 Жыл бұрын
Ax yaa hees waxad Modaa inu aniga iyga hadalyo Waxan ka midahay dadkay qalpiyadoda gariirisay heesatani Waxa jirtay Qiso Jacayl o Dhaba Qofkaygii inu fahmi wyey jacaylkan u qaday dhalanteedna uu moday Hestaha ayan dabiib ka dhigan jiray walow uuu usan iyga bin ilaa iyo hada o laga jogo 7sano Mr marka qaar ayan nasiib u hela hes iyga hadlysa sida tano kale Eryada 100/100 Laxanka100/00 Musicga 100/00 Styl ka ama jawiga hesta 100/100 💔kashaad dhilatee dhay kugu iri 💔haday haka dhicin dhib kugu tahay 💔naftaad dhibsatee dhib kugu fudud 💔Dhaliil howga turin dhag kuu nugul 💔qalpigan kugu dhagay dhab ku jecel 💔hadalka wax u dhimee een ku haray 💔adoon dhugan waxan dhul ku maray 💔dhanatal noloshan dhiska rabay 💔laabtan kugu dhigay dhac kula maqan 💔dhararba qof dhinac dhan kala soco 💔dhaxanta axdigan dhar kaga daday 💔ubaxyo dhaxal gala dhir uga jaray 💔haduu dhamac dhamac kulul dhexda u galay 💔maxan u dhafriyee dhib ugu mudan 💔dhalan sidu yahay dhab ugu sidi 💔dhaqaqa wadnuhu dhug ii orn 💔adoon dhugan waxan dhul ku maray 💔dhantalay noloshan dhis ka rabay 💔laabtan kula rabay dhac kula maqan 💔dhararba qof dhinac dhan kala soco 💔 💔💔adoon dhugan waxan dhul kuu maray 💔💔 💔((Dhararba qof dhinac dhan kala soco eey ❤
@khadramahad2363
@khadramahad2363 Жыл бұрын
Haday haka dhixin dhib kugu tahay Naftana dhibsate dhib kugu fudud Hees iyo par 😭💔💔💔
@ayaanabokor8879
@ayaanabokor8879 Жыл бұрын
Ereyadda,laxanka,codka,music iyo duunistuba inaba caadi maaha.❤
@jacaylkaapelyrics8993
@jacaylkaapelyrics8993 Жыл бұрын
Laxankii boqorka fanka Qamar suugaani iyo codkii A/raxmaan Nasri
@Mohamed.Cabsiiye
@Mohamed.Cabsiiye Жыл бұрын
Abdirahman Nasri Best Song Of The Year Keep Going My Bro 🎶🔥🥰🥰❤️
@abdiwassamohamed445
@abdiwassamohamed445 Жыл бұрын
M.a
@Fiksi.Ruri55
@Fiksi.Ruri55 9 ай бұрын
I HETA YOU MOHAMED
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 8 ай бұрын
​@@Fiksi.Ruri55😊😊😅😅😅😅😅😅😅
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 8 ай бұрын
​@@Fiksi.Ruri55😊😊😊😊😊😊😊😊
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Markay 1m Gaadho Like dhac ku sii ❤️
@maxamedjeego4853
@maxamedjeego4853 Жыл бұрын
Marka ad hees inadeerka laxanka saray ad dhagaysato waa iska caykan oo kale qamar suugaani 🎉🎉🎉🎉
@saalimmohamedmouse-ul1uz
@saalimmohamedmouse-ul1uz Жыл бұрын
I can't understand this song But somali music is the best music when we stay africa ❤ I love somalia💙 am from🇬🇭
@Kornelsaid
@Kornelsaid Жыл бұрын
Somali waa laga kala yaacay kulahaa am from 😂😂muuse muuse masaajidka ciyaarta kadaa 😂😂
@ugbaadcabdilaahi3962
@ugbaadcabdilaahi3962 Жыл бұрын
Subxanalah Faarax ma inaga been isu sheegna😂😂
@ubaxshire3842
@ubaxshire3842 Жыл бұрын
@@Kornelsaid 💔😂toosh weyn ina wadano ma ogo miyaa💔😭😂
@saalimmohamedmouse-ul1uz
@saalimmohamedmouse-ul1uz Жыл бұрын
Iga dhaca haayee dee miyaydaan cimaamadda waxba ii reebayn miyaad iga wada tuuraysaan 😀😀
@moctarkhadar4608
@moctarkhadar4608 Жыл бұрын
@@saalimmohamedmouse-ul1uzI can’t understand the words but the melody and music is another level I’m from Brazil 🇧🇷 😂💔
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 Жыл бұрын
Laxankii qamarka fanka shida 🥰😇
@Oontira123
@Oontira123 Жыл бұрын
DhaXanta axdigaan Dhar Kaga Daday 🥺 Ubaxyo dhaxal gala dhir uga jaray 🥀 Haduu dhamac kulul dhex da ugalay❤️💍🤴🏻
@Yaasinyare-rc3rg
@Yaasinyare-rc3rg Жыл бұрын
Waa la hystaa ka wrn
@khadiijohassan8454
@khadiijohassan8454 Жыл бұрын
His voice Amezing 😍 😭 😩 ❤️
@mohazdiinym7866
@mohazdiinym7866 Жыл бұрын
Keyga kadaran 😂
@Achraf_2002
@Achraf_2002 Жыл бұрын
Messiga Fanka Ee sanadka Fanaanka Kaliya ee Heesta ku Raxaysta keep shining bro❤🎉
@KartoPoi
@KartoPoi 3 ай бұрын
Who is watching. 2024 😂
@Hiyaamm
@Hiyaamm 3 ай бұрын
😂😂
@IkraanDhexyar
@IkraanDhexyar 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤phhvcftyf😅😊😊😅😮😢🎉😂😊❤
@CaashoDaahirInahooyoaamino
@CaashoDaahirInahooyoaamino 2 ай бұрын
​@@Hiyaammme😂😊
@AbdiladifBillow-hm4fe
@AbdiladifBillow-hm4fe Ай бұрын
Waikan ☝️☝️☝️
@nimaharoun893
@nimaharoun893 Ай бұрын
Me 😂😂
@Belladonna2003
@Belladonna2003 11 ай бұрын
Aww heestaan gurugeena aad baa looga jecelyahay musalsal ay kusoo gasho ayaa jira markaas hooyo waxey tidhi heestaan oo dhameystiran ha la ii raadiyo😂😫Abdirahmaan Nasri Sodohdadda Mustaqbalka wey ku jeceshahay!🥺❤️🫶🏻
@amalmaxamuud
@amalmaxamuud 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@yespapa5929
@yespapa5929 5 ай бұрын
bbe karto😂😂
@Belladonna2003
@Belladonna2003 5 ай бұрын
@@yespapa5929 what do u mean!??😭😂😂
@sadaammaxamed5363
@sadaammaxamed5363 Жыл бұрын
Madaxa laxanka qamar suugani goat of somali singers ❤
@najahburhaan2819
@najahburhaan2819 Жыл бұрын
War ileen heesta laxanku waa qamar sugaani ❤ ileen waxay la macanthybaa
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
What a golden voice😉💙 legend Abdirahman nasri 🙌🏿
@Konamipro
@Konamipro Жыл бұрын
😊
@kamariamohamed7176
@kamariamohamed7176 11 ай бұрын
You are the n'est légende 2023 2024
@kamariamohamed7176
@kamariamohamed7176 11 ай бұрын
You are the best 4:08
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Жыл бұрын
Heestu xagaay ka shidantahay waa soow goat🐐 kii fanka ee qamar suugani baa laxanka.saaray😮😮
@Nyctophile.3
@Nyctophile.3 Жыл бұрын
Laxanka: Qamar that's All ❤🔥 2:07 "Ubaxyo dhaxal gala..."😢
@madaradan2085
@madaradan2085 Жыл бұрын
Qamar is laxamiste wayn3
@quenlamiizacadey-in4by
@quenlamiizacadey-in4by Жыл бұрын
LaxankaQAmarthat✓❤😢❤🎉😢😂❤😮😅😊❤❤🎉🎉 4:14
@quenlamiizacadey-in4by
@quenlamiizacadey-in4by Жыл бұрын
4:15
@Nyctophile.3
@Nyctophile.3 Жыл бұрын
@@quenlamiizacadey-in4by 🥺fv song "Nafyahay muxubada ka joog" "Ha gelin iridaha nabsiga"❤️‍🩹
@exmaamulaha6947
@exmaamulaha6947 Жыл бұрын
Hees waa laxan waa dareemay inuu qamar sugani laxameyay❤😊😊
@user-cw9pv4if6k
@user-cw9pv4if6k Жыл бұрын
😚Waaw maasha Allh waan ku taageraa ku soco wallo qaali 😇😍
@saciidkaramaofficial8650
@saciidkaramaofficial8650 Жыл бұрын
Anigoo xawaadla ah heestan waa wataa kal iyo laab waye✌️
@user-jl8yl6lp1q
@user-jl8yl6lp1q 3 ай бұрын
😂😂😂
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi Жыл бұрын
Yaa is waydiin kara maxaad u dhafriye dhib😢 ugu mudan qof kastoo wax jecel hadii la xumeeyo iyo hadii la wanaajiyaba waa laga ilaabey ficishiga qofkaas uu jecel yahay😢😢😢❤
@CamuushCade
@CamuushCade 3 ай бұрын
Xfggjfss
@handeeq
@handeeq Жыл бұрын
Laxamul qamarka hirgaly ahaa😂❤
@shamsemahdi3686
@shamsemahdi3686 4 ай бұрын
Laxanka from qamar awoowe waku salamay you are the best from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. Жыл бұрын
Heestu way erayo iyo laxan macaantayay, wiilkana codkiiisu ma xumo. Hees shidan oo macaaan weeeyi. Waxan ka daawanayaa magaalada Rouen ee dalka france 🇫🇷🇫🇷 adiguna akhristoow 😅 ?
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 Жыл бұрын
Miami florida zhp
@khalidabdi6
@khalidabdi6 Жыл бұрын
What A song What A singer❤ What A Voice Rooxaanta fanka Abdirahman Nasri🎵
@AsadaadamIbraahim
@AsadaadamIbraahim 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@guutojr612
@guutojr612 Жыл бұрын
On fire song 🔥Apdirahman 😊
@user-dq9xy7nk2w
@user-dq9xy7nk2w 9 ай бұрын
Heestan walahi markay soo baxday waxay I ahayd xiligi xagagi gar ahan gobolka bari tuulada kalabayr bari ba joogay wakhtigas wuxu aha wakhti ikala kacsana cajiib ❤️🫶
@manetosingham7510
@manetosingham7510 Жыл бұрын
Laxanka Qamar suugaaani 🫡
@abwancabdiraxmandaahir5895
@abwancabdiraxmandaahir5895 Жыл бұрын
Heestu waa laxan iyo baabah isaguna waa hiboole ilaahey u fududeeyay sida laxanka loo sameeyo
@abdikadirhusein5464
@abdikadirhusein5464 Жыл бұрын
heestu intay kusocoto like ❤😊😊
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 Жыл бұрын
Wiil yaroo cod mcn qurux bdn style shidan isku helay waa adiga wlhy clrahman woow🎉😂❤❤❤ love buran wlhy💯🥵🥵🥵🥵
@abdullahi1953
@abdullahi1953 Жыл бұрын
MIISANKA CULUS FANKA hadba sidaa doonto ka yeelo❤️🔥
@quenlamiizacadey-in4by
@quenlamiizacadey-in4by Жыл бұрын
Ina fanan noqoto Miya isku daydi mise wad iskah ledahy lee
@qanixusen9793
@qanixusen9793 Жыл бұрын
​@@quenlamiizacadey-in4byj
@aishaomer8775
@aishaomer8775 Жыл бұрын
Wax la dhageysto waxa ugu maca quraan ka❤😢😢
@bakeeyofficial2633
@bakeeyofficial2633 2 ай бұрын
Who's watching it June 2024😅
@adenmohamed841
@adenmohamed841 2 ай бұрын
Me😂
@sahrabishaar
@sahrabishaar Ай бұрын
July ❤😂 Daawanayaa Still
@Upxeyyy
@Upxeyyy Ай бұрын
Me😂😂
@Upxeyyy
@Upxeyyy Ай бұрын
​@@sahrabishaar😂😂 anba
@SubeercaddeMAHAD
@SubeercaddeMAHAD Жыл бұрын
inta filaysay in uu laxanka qamar saray😮😮
@abdirashiid1089
@abdirashiid1089 Жыл бұрын
Best Fanan Abdirahmaan Nasri✨
@asmaaxmed4358
@asmaaxmed4358 Жыл бұрын
Adaan xanun ku marey dhantal nolshan dhisnan rabey 💔🥺🫀🫂 halsano kadib he's tan qisadeyda ayey quseysa 💯😢 inta dacad nimdoda lagu qiyaney wx dhaya Alah ha u sahlo✌
@user-jl8yl6lp1q
@user-jl8yl6lp1q 3 ай бұрын
Sorry 😢
@Mustaqbal-Tv
@Mustaqbal-Tv Жыл бұрын
1 milion markay garto hada qoralkayag aragto like please 👎🥺 My Fav song. 💯🤩🌹
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle Жыл бұрын
Abdiraxman Nasri ❤💯🔥 Qamar💯💯💯🔥
@jibriildaahir5314
@jibriildaahir5314 Жыл бұрын
Heesta MaRkay MiLLion GaadHO 1M Like RaBaa😊❤
@hogaamisotaatiko6569
@hogaamisotaatiko6569 Жыл бұрын
DUMARLAND💸 😂 hestan yey nigu siran Faraxyaasha😂😌👋🏻💸
@IfraaxxasanIfraaxxasan
@IfraaxxasanIfraaxxasan Жыл бұрын
Qalbiga kugu dhacay dhab ku jeceyl😢😮❤ niyad jab dareemoyaa😢😢😢
@xudayfiabaadir9299
@xudayfiabaadir9299 Жыл бұрын
All time of golden voice❤
@user-ht5cf8sf4d
@user-ht5cf8sf4d Жыл бұрын
🎉🎉🎉waan sugi la.ahay 🎉🎉
@naz.mustaphe7365
@naz.mustaphe7365 Жыл бұрын
Nasri and Amazing Song 🙏🏻👑Music Karama's on the beat ❤️‍🔥
@Yaasinyare-rc3rg
@Yaasinyare-rc3rg Жыл бұрын
Waxan hez miyaaa 😂
@naz.mustaphe7365
@naz.mustaphe7365 Жыл бұрын
​@@Yaasinyare-rc3rg way Heesdhaaftay Walibana😊❤ E Magac usoo Raadi😅
@Ggg-wi3uo
@Ggg-wi3uo Жыл бұрын
@@Yaasinyare-rc3rg hada maxay tahay
@ahmedzakki_
@ahmedzakki_ 4 ай бұрын
Mar Hadii ay Geerida Hubaal Tahay Dunida Ha Ugu Nolaan Fulaynimo ☘️
@taysaboy4104
@taysaboy4104 Жыл бұрын
Melody qamar ❤
@abdillatifismailahmad4862
@abdillatifismailahmad4862 Жыл бұрын
Wlhy hestan nasirow wlhy waad kabaxsatay inba caadi maha in badan samir iyo dulqad dugsanayay ayay moraalkooda inay hore usii socdaan ayay utahay qalbi dhaya aad baan kusoo salamayaa from jarmalka berlin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedtimacase5596
@ahmedtimacase5596 Жыл бұрын
Qamar's melody is always lit🎉
@bellaqurux9010
@bellaqurux9010 Жыл бұрын
Adaa dhuugan waxaan Duul ku maraay Oo Dhaantaal noloshaan dhiis karaabay Labtaan kugu dhigay dhac kula maqaan Dhararba qof dhinac dhaan kala socon😢 2:57 axyaa hees
@luckyfilms9529
@luckyfilms9529 Жыл бұрын
Qamarka duula best melody ❤
@abdirehmansudais2113
@abdirehmansudais2113 Жыл бұрын
Sweat song nd golden voice❤
@mohammedmumin2591
@mohammedmumin2591 Жыл бұрын
Abwan shilka ✅️ Qamar laxan✅️ C raxmaan nasri cod dahable ✅️ Heeeeees ✅️%100
@bushramohanutt2991
@bushramohanutt2991 Жыл бұрын
Adaan dhugan waxan. Dhul kuu maray dhantaalay noloshaan dhis ka rabay laabtaan kugu dhigay dhac kula maqan dharaarba qof dhinac dhan kala soconeey🥺❤️.
ABDIRAHMAN NASRI KU DARDAARAY DAWAADA OFFICIAL VIDEO
3:35
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 915 М.
ABDIRAHMAAN NASRI FT AYANNA | MA-ADAA OFFICIAL VIDEO
3:44
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 10 МЛН
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 96 МЛН
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 25 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 41 МЛН
MUSTAFE KANTE - QALBI KULA MIDOOBAY - ( Official Music Lyrics )
4:50
SOMALI STUDIO 🎧
Рет қаралды 123 М.
Hanad Bandz - Saameyn (Official Music Video)
2:41
Hanad Bandz
Рет қаралды 2,7 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI | REER-MAGAAL OFFICAL VIDEO
3:18
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 9 МЛН
MAXAMED MAAME  KAMA DHIGO  AFKAYGA AMAANTA NEW OFFICIAL VIDEO 2021
4:43
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,7 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI XUBI DAARA OFFICIAL VIDEO
4:18
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 2,6 МЛН
SAALAX SANAAG | WAXAN BOQORKA WEYDISTAA -OFFCIAL MUSIC VIDEO 2023
5:43
Dheeman Visualizer 2022
4:11
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 14 МЛН
Waa Balane
4:44
ABDIRAHMAN NASRI - Topic
Рет қаралды 231 М.
HABOON NUURA | IMAAD CAJABIN | (OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024
4:13
Haboon Nuura
Рет қаралды 661 М.
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 96 МЛН