ABDIRAHMAN NASRI | REER-MAGAAL OFFICAL VIDEO

  Рет қаралды 8,089,372

Abdirahman Nasri

Abdirahman Nasri

Жыл бұрын

ERAYADA : ABDIQADIR QALINLE
cabdiqaadirqali...
Artist:
LAXANKA:ABDIRAHMAN NASRI
abdirahman_nasr...
MUSIC : DJ-ADAM
djadam__?igshid...
VOCAL RECORDING : DJ-MIISH
mishonline?igsh...
CAMERA & EDITING : HAMSE INDHO
/ hamzeindho_
.......

Пікірлер: 1 200
@Qalinle11
@Qalinle11 Жыл бұрын
LYRICS: #1: Indhaha midabkaaga iyo Muuqaaga ku doogsadaa Macbuudki ku uumay iyo Rabbiga way mahadiyaan. Dhegtayda si maalinlaa Codkaaga macmiilatee U soo muhataa ku tidhi Ì maqashii erey macaan. Chorus: La'aantaa miyirsan maayo, La'aanta waa mashaakil Waxaad tahay reer magaale Nolosha kaa maarmi maayo. Page 2: Waxaan magacaaga iyo Maamuuskaagii ku qoray, Kashiyo marinnada xiskee, Jacaylka ka dhawr mashquul. Naftii muxubboon jirtee Dartaa muusoon jirtaa, Mar kale kuu yeedhaysee La joog qalbigaad mulkiday. Chorus: La'aantaa miyirsan maayo, La'aanta waa mashaakil Waxaad tahay reer magaale Nolosha kaa maarmi maayo. ©️Qalinle
@kingcabdiraxman8599
@kingcabdiraxman8599 Жыл бұрын
Abwaan qalinle tani heees wY dhaafty yarkan qaadayana waa cajiiib
@abdirashidsaed1832
@abdirashidsaed1832 Жыл бұрын
abwanka 👋abwnada
@suldaand
@suldaand Жыл бұрын
Walhi abwaaan dareenkayga ka hadashay, intaa waxa dheeer LAXANKA iyo codka😪😪😪😪
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 Жыл бұрын
abwaaan qalinleee🥰
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 Жыл бұрын
Axsan abwaan axsan
@SomFamous10
@SomFamous10 Жыл бұрын
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara💜🤲
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 Жыл бұрын
Laakin rasuulka kadaa wll meeaha waa hees waad arkaysaa hebalow wax fahan aakhiro dambi ayaad kuleedahay inta socoto hees taasi adna dambi ba kugu soco hamoodin been hebalow
@blalfarah6961
@blalfarah6961 Жыл бұрын
@@khalidmahamud1756 saasan markasta idhaahdaa walal mana yeelo walahi🤔
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 Жыл бұрын
@@blalfarah6961waa nin waalan sxb walhi
@abdulahimohamed2914
@abdulahimohamed2914 Жыл бұрын
scw
@zakiyonor9927
@zakiyonor9927 Жыл бұрын
👩‍🎓🌹🌹🌹🌹🌺🌺🌺🌻
@MaxamedBishaar-ux8pb
@MaxamedBishaar-ux8pb 11 ай бұрын
Heesaha wxa mcn quranka ❤
@mahedbaaba6326
@mahedbaaba6326 Жыл бұрын
Nolosha kaa maarmi maayo wllhi wxn galay xasuus dhaba wana la ilmeyey. wxn soo xasuustay gacaladaydii anan 10 beri isla hadlin miyey xanunsanaysaa mise arinkalaa haysata, 14/10/2022😭💔 Like isaar hadad iga dambayso wxn so booqan donaaa malin uune🙏❣️🇸🇴
@bahjaahmed4587
@bahjaahmed4587 Жыл бұрын
Dee hno lahadal 😮wakuside
@deqsanxusen8979
@deqsanxusen8979 Жыл бұрын
Dee lahadal nin raga iska dhigo wllo
@mahedbaaba6326
@mahedbaaba6326 Жыл бұрын
@@bahjaahmed4587 hye wllo mahdsnid💔🙏
@mahedbaaba6326
@mahedbaaba6326 Жыл бұрын
@@deqsanxusen8979 hye wllshey mahdsnid 💔🙏
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Жыл бұрын
@@mahedbaaba6326 miyaa isku dhacsantihiin
@daaudmahamud7457
@daaudmahamud7457 Жыл бұрын
Nabigeena ku saliya scw
@Ggg-wi3uo
@Ggg-wi3uo Жыл бұрын
Scw 🥰🙌
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 5 ай бұрын
Scw scw Scw Scw Scw
@ahzaabosman7448
@ahzaabosman7448 Жыл бұрын
Burco waxa ka soo baxa dad hibo miidhan ah runtii Abdirahman nasri cajiib.❤️🖐️
@hudamoh-mb9bx
@hudamoh-mb9bx 3 ай бұрын
Jfidkldkdodfuoejzpzkfuififkffklfkrk❤krorprp❤kfofkrokroropfpe😂😅nwkwkwkkfkll
@KornelAbdi
@KornelAbdi Жыл бұрын
Aaba Yaabay 🎤 Waan Ku wata Libaax Abdirahman✊
@user-qp5wk2yv2m
@user-qp5wk2yv2m 2 ай бұрын
😂😂😂😂 aabaa yaabay
@zaciimabdiweli9291
@zaciimabdiweli9291 25 күн бұрын
Just 34min 7k👀 hestan wa on fire 🔥🔥🔥one million marky garto like isar
@a.rashiidmaxamet8826
@a.rashiidmaxamet8826 Жыл бұрын
Indhaha midabkaaga iyo Muuqaaga ku doogsadaa Macbuudki ku uumay iyo Rabbiga way mahadiyaan Dhegtayda si maalinlaa Codkaaga macmiilatee U soo muhataa ku tidhi I maqashii erey macaan La'aantaa miyirsan maayo La'aanta waa mashaakil Waxaad tahay reer magaale Nolosha kaa maarmi maayo Waxaan magacaaga iyo Maamuuskaagii ku qoray Kashiyo marinnada xiskee Jacaylka ka dhawr mashquul Naftii muxubboon jirtee Dartaa muusoon jirtaa Mar kale kuu yeedhaysee La joog qalbigaad mulkiday. Ereyada: Qalinle Codka iyo laxanka: Nasri Music: DJ Adam Hibo miidhan baa is heshay
@biishooali8550
@biishooali8550 Жыл бұрын
الاغنيه حلوه لكن معليش ماقدرت افهم الى بعض كلمات قليله بس حبيتها تحياتي من الصومال لأخوتي الحزائريه والمغاربة🇸🇴❤️❤️
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 Жыл бұрын
Waxan magacaga iyo maamuuskagii......❤💯✅🎯 ku qorey kashkiyo marinada xiskee.....❤💯✅🎯 jaceylka ka dhawr mashquulka..............❤💯✅🎯
@hodanguray8593
@hodanguray8593 Жыл бұрын
Lantaa waa mashakil😭 aniga jclku dulqaad buu ibaray 5sno waxan sugayaa qofkan nolasha ku modoobin lahayn illhy haysku keen simo inshaallh ❤😪
@mohamedofficial4280
@mohamedofficial4280 Жыл бұрын
Amin wlo qali
@deeqonuur5183
@deeqonuur5183 Жыл бұрын
Amiiin waa tan ani I heysato rabiyow aniga isahl amuuraha😭❤
@NasriqalbiNasriqalbi
@NasriqalbiNasriqalbi Жыл бұрын
Waxan ahy sidado kle ❤😊
@hodanguray8593
@hodanguray8593 Жыл бұрын
Inashaalh hada isku duban tihiin rabi riyadiina wuu inii rumanyaa
@kaafiyocabdiqadir993
@kaafiyocabdiqadir993 Жыл бұрын
WAAw legend
@drakeshadow435
@drakeshadow435 Жыл бұрын
5 hours Dhagaysanaya TaN hees Way dhaafTe 🥺. Keep GoINg ProthEr Abdi RAhMaN NaSrI ❤️
@sharifxhaka3756
@sharifxhaka3756 Жыл бұрын
Qarabada miya😂
@drakeshadow435
@drakeshadow435 Жыл бұрын
@@sharifxhaka3756 AllaHu aClAM 🙄
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
Ramadan xata wa iska dayn kari wayay heestan jecliya❤❤😅
@najiibmohamud9799
@najiibmohamud9799 Жыл бұрын
Heesto caadi ma ahn wlhi ugu yaraan 30 jeer waan dhgysty waa hees la isla helay erayada codka laxanka iyo musica❤
@Ggg-wi3uo
@Ggg-wi3uo Жыл бұрын
❤️🥰🙌
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 Жыл бұрын
Heestan baan caawa ka maqlay meel ay ka baxayso, deg deg baan usoo dahisatay heestanoo kale beryahaa ma arag iyo fanaan sidan u cod macaan oo codkiisa ku xarragoonaya. ❤
@Maan_Ibraahim
@Maan_Ibraahim Жыл бұрын
From somaliland heestii aad Somaliland aad uso qaday ban kuso racay happy 18 may ❤
@sakariyemaxamuud-ox9dd
@sakariyemaxamuud-ox9dd Жыл бұрын
Waa somalilnder reer burco
@moali6299
@moali6299 Жыл бұрын
Heestaan gabadhaan wada sacono waa heesta kaliyon wada jecelnahay favorite-ma noo ah.😂♥️
@naz.mustaphe7365
@naz.mustaphe7365 Жыл бұрын
Waxad Tahay Reer Magaale Fanku Kaa Maarmi Maayo Huno 🥰👑♥️
@user-ht4yg4fd5u
@user-ht4yg4fd5u Жыл бұрын
Saan udhagaysanayay dhiig baan ka keenay😭🤣💕😥
@Carfooon
@Carfooon Жыл бұрын
Mar walpa dhagaysta amba😅
@ayannouh8768
@ayannouh8768 Жыл бұрын
Cawaa waaa haben zabti zo galayzo xafadaa waxaan ku jooognaaa zadex hablod waxaan ku jiirnaa malmihiii ugu danbeyaaay wadaaa nolanzhahygaa East Africa 🌍 waxaan dhagyzanynaaa heztaaa cawaa waxynaa no noqnyzaa xuuuz an la ilabi dooniiin with ayaaan nouh and zulekha❤
@marianoproduction8492
@marianoproduction8492 Жыл бұрын
Heestan waan kahelay inan dhaho kaliya ayaan hadda ugu so labtay inan halkan kuso qoro legend horey u soco.
@safwaanhassan4610
@safwaanhassan4610 Жыл бұрын
Fanaankii Reer burco Abdirahmaan Nazri❤️🙏
@xaliimomaxamed6874
@xaliimomaxamed6874 Жыл бұрын
Fanaan ah hj dheh
@mohamuudsaid2216
@mohamuudsaid2216 Жыл бұрын
AY RERMAGAAL
@Ggg-wi3uo
@Ggg-wi3uo Жыл бұрын
Gobolka ragga
@user-id2ks5du7o
@user-id2ks5du7o 10 ай бұрын
Wlhi wa dharte fanan wa dhafte jah mcn codkaga Dareen miran 😢waye waxa ahay tagerahaga wllky mcn ❤🎉❤🎉allaha ku xafido abid haben walba dawada 😢❤
@kiinosman3719
@kiinosman3719 Ай бұрын
Sm😂
@justtt.4nx_p7
@justtt.4nx_p7 Жыл бұрын
MACBUUDKI KU UUMAY IYO RABBIGA WAY MAHADIYAAN❌️ MACBUUDKI KU UUMAY IYO RABBIGA Wuu MAHADIYAA ☑️
@abwannasrishakespeare
@abwannasrishakespeare Жыл бұрын
Always Legend m'y bøy 💪 🙏 The song 💯 The lyrics 💯 The music 💯 The video 💯 Full respectøs boss
@caashaaxmedali2306
@caashaaxmedali2306 Жыл бұрын
M
@Mohamed-abdalla24.
@Mohamed-abdalla24. Жыл бұрын
What a song kama daalo dhageysigeeda wlhi amazing waaye nasri keep going legend👍👏
@elhamabdrahman1401
@elhamabdrahman1401 Жыл бұрын
Intaa reer magaalka ah xagan kuso safo 😍✌️🏃‍♀️
@Ggg-wi3uo
@Ggg-wi3uo Жыл бұрын
Waanakan 😂😂
@asiyaibrahim1114
@asiyaibrahim1114 11 ай бұрын
Nafti muxubon jirta darta musunjirta markale kuyedhayse lajog labigad mulkiday ❤❤ ❤wow 😮
@eleyehabdallahali1984
@eleyehabdallahali1984 9 ай бұрын
Waan kuu xiseyaa from Djibouti❤🇩🇯
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Жыл бұрын
waxaadthy reer magaale nolosha ka maarmi.maayo waa hees cajiiba runtii😍🥰
@asmaaxmed377
@asmaaxmed377 Жыл бұрын
A/Rahman Nasri 🤴✨ Wiil Aan Aad U Tagero keep goin zp
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
What a golden voice ✨ 💛Abdirahman Nasri is a legend 🔥
@happygirl2077
@happygirl2077 Жыл бұрын
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
@@happygirl2077 ✌
@king_arabofficial3220
@king_arabofficial3220 Жыл бұрын
that is true wlhi
@alish3020
@alish3020 Жыл бұрын
VjK N university
@aragsan1432
@aragsan1432 Жыл бұрын
Sowmahan 😘😁
@abdimaalig662
@abdimaalig662 11 ай бұрын
2024 ismujiya like sara❤😂
@mupiina-officiall2869
@mupiina-officiall2869 10 ай бұрын
Dadki xurobey 2023majogan😂
@maryanrruun2832
@maryanrruun2832 10 ай бұрын
Xaged ucararee walal😂
@malyunali4703
@malyunali4703 10 ай бұрын
​@@maryanrruun2832u6u7ùy
@maxamedqalbi9674
@maxamedqalbi9674 10 ай бұрын
❤❤❤❤
@djxanj3568
@djxanj3568 9 ай бұрын
Nabad alle hanagu garsiiyo
@fowziyoxuseen219
@fowziyoxuseen219 Жыл бұрын
Wiilkan codkiisa iskà jeclhy guuleyso walalo♥️🙏
@user-xo6uq3ek7k
@user-xo6uq3ek7k Ай бұрын
Gold voice 😢❤❤❤
@fatxiabdi8823
@fatxiabdi8823 Жыл бұрын
Golden voice 😢❤
@maxamudfadhige7892
@maxamudfadhige7892 Жыл бұрын
Gabdhi hore geeda lagu amani jire hadan reer magaal lagu amana amazing 😍
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 Жыл бұрын
Tan heea wey dhaaftey waxaad thy reer magal😅2/4❤🎉
@sumayaabdullahi4264
@sumayaabdullahi4264 Жыл бұрын
How about no one talking about his moves so smooth daamn 🎉
@Ggg-wi3uo
@Ggg-wi3uo Жыл бұрын
I’m saying 🙂
@Awale.british
@Awale.british Жыл бұрын
Dashii Burco Ilahba Cod siiyay 🎉❤
@yahyamustaphaismail9422
@yahyamustaphaismail9422 Жыл бұрын
The golden voice wlhie , Allah protect you brother🥰
@Qaraamichanel241
@Qaraamichanel241 Жыл бұрын
Wlhi wxa tay fnan fnan dhafy laxankaga o qudha aan la helyn keep keep liph
@apdirahmanMohamed22
@apdirahmanMohamed22 Жыл бұрын
Heestaan Waxaa Umalaysaa Nolol Aan Hada Ku jiro Bilowgeedii inay ka Hadlayso❤❤
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 Жыл бұрын
Golden Voice 🔥💯🎙👊👊abdi rahman nasir the best song ever seen of year Beat music 🎶 Adam on the beat fire 🔥 Melody amazing 🔥 💯intaa ka heesya like 👍 saar 👍 gys
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 Жыл бұрын
ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WALSHY AMA WLLKY EE SOMAALIYEED ♥
@nimashine8475
@nimashine8475 Жыл бұрын
Mashaallah cod dahable nolow Allah haku daayo habo
@mohamoudjama3774
@mohamoudjama3774 Жыл бұрын
Hamse indho special talent 👏🏽
@daakir9955
@daakir9955 Жыл бұрын
Wxan cod ma aha Ee codad❣💯the legend Apdirahman nasri🙏
@Blessed-thankful._.7
@Blessed-thankful._.7 Жыл бұрын
Where have you been! Phenomenal talent 🤯
@sagalahmed2489
@sagalahmed2489 Жыл бұрын
waxa tahay halyeyi nolosha ka marmen go forward wlky mcn
@maryanfuaad6632
@maryanfuaad6632 Жыл бұрын
What a voice 😊😫❤
@IkramJAMA-sg2cb
@IkramJAMA-sg2cb Жыл бұрын
😅😮
@adnachannel017
@adnachannel017 Жыл бұрын
Ayyy codka i dileey 😢❤😊
@mhazard6739
@mhazard6739 Жыл бұрын
Kusaliya nabigeena Mohammed scw
@hodankhalid7189
@hodankhalid7189 Жыл бұрын
Waxaa thy reer magal ilove this song 💃
@Ahmed-Jaliil
@Ahmed-Jaliil Жыл бұрын
Wow.! Another star in the making.! Such soothing voice stands out about this brother.!! And DJ Adam at it again as always.🔥🔥 Keep it up, buddy.✌️✌️
@ilyaazcdeh4076
@ilyaazcdeh4076 Жыл бұрын
This voice is the best walhi pro keep going ❣
@haniitaofficialchannel
@haniitaofficialchannel Жыл бұрын
Heestan kal iyo laaab baan ku jclahay I don’t meel ay ila aado ❤😢
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
His voice is phenomenon 🔥 👌 😩
@cabdikhaaliqcismancumar3623
@cabdikhaaliqcismancumar3623 Жыл бұрын
ma ila aragtaa zxp
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
@@cabdikhaaliqcismancumar3623 yeahhh broo🙏
@mohamudapdi3755
@mohamudapdi3755 Жыл бұрын
@@somaliyameni202 Qq
@Shucayb_mohmet
@Shucayb_mohmet 7 ай бұрын
Menom 😂
@somaliyameni202
@somaliyameni202 7 ай бұрын
@@Shucayb_mohmet heee😅😅😅
@caantv5943
@caantv5943 Жыл бұрын
Erayada 💯 Laxanka 💯 Musicaga 💯 Camera iyo Edit 💯
@Maxbash114
@Maxbash114 Жыл бұрын
Abdirahman Nasri 🎉❤ Legend-ow sxb qisa aan kaaga waramo een xageen kuuso mariya?
@aishaibrahim3320
@aishaibrahim3320 Жыл бұрын
Abdirahman Golden voice 😍🎶
@mohamedAbdi-mo9bo
@mohamedAbdi-mo9bo Жыл бұрын
Dhagteyda si malinlaa Codkaga macmiilaate U so muhataa ku tidhi I maqashii eray macaan (Kralice❤)
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Oh my god Keep going shoodhe Abdirahman🥇
@apdirahimahmedothman147
@apdirahimahmedothman147 Жыл бұрын
Wlhi waxad tahay fanaan dhamaystiran guul wllkayow 🙏🙏🙏🙏
@noormaxamoudabdi8768
@noormaxamoudabdi8768 Жыл бұрын
The best somg ever I listened realy i love it big respect 🙏
@user-wo6mq4bo3g
@user-wo6mq4bo3g 4 ай бұрын
Rer magal ❤
@kifaahamohammett1951
@kifaahamohammett1951 Жыл бұрын
dhagteydaa simaalinlaa🥺 codkaaga macmiilatee🔊💋 usoo muhataa kutidhi🥺 xabiiibi 🥺❤❤ imaqashii eray macaan🎧🌏 erayadah🥺
@nawalabdikani9366
@nawalabdikani9366 Жыл бұрын
Jacaylka ka dhowr mashquul😊❤what a voice
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Жыл бұрын
Abdirahman nasri best song 🎵👌♥
@abdirizakliban7541
@abdirizakliban7541 10 ай бұрын
La joog qalbigaad mulkiday ❤❤❤❤ what a voice you lit it bro
@sakariyeaburahman
@sakariyeaburahman Жыл бұрын
This is golden voice and golden word thanks both my brothers qalinle and nasri
@raxmajama3207
@raxmajama3207 Жыл бұрын
😅4t
@Janno66
@Janno66 Жыл бұрын
His voice 😫❤️❤️
@apdiwaasac7585
@apdiwaasac7585 5 ай бұрын
@XigmaAbdi-bd7cp
@XigmaAbdi-bd7cp 5 ай бұрын
❤❤
@ily3568
@ily3568 Жыл бұрын
His voice 😍😩
@ayanabdi153
@ayanabdi153 Жыл бұрын
Me too 😩😄
@shukrihassanciid7243
@shukrihassanciid7243 6 ай бұрын
Ay heestaan waa jeclahay wlh🥺❤❤🥺
@mohamed.dawaco4072
@mohamed.dawaco4072 Жыл бұрын
Bets song voice cod iyo badh fanka ninkii iskalaha ayaa dibuso labtay hada iga danbeysid like isaar😄👍
@Hotho-kaaYa
@Hotho-kaaYa Жыл бұрын
His Voice😫❤
@cabdikhaaliqcismancumar3623
@cabdikhaaliqcismancumar3623 Жыл бұрын
hahaha 🤣🤣
@xanaansaciidxanaansaciid9602
@xanaansaciidxanaansaciid9602 Жыл бұрын
heeestaan tiktok weyka qaraxday🎤🎺🎻🔥🙌
@ubahabdulahi4830
@ubahabdulahi4830 Жыл бұрын
Heestan aniga mahaa waa qof haysta qof Jacyl lkn inta ku ceshty aniga og♥️🥺🙌
@ikraabdulle3943
@ikraabdulle3943 Жыл бұрын
Qof ma jecli saas ay tahyna maalintii dhowr jeer baan dhagaystaa codka nazri baa cajiiba m.a
@ayshaabdi9821
@ayshaabdi9821 Жыл бұрын
I love it ur amazing voice👌👌🥰🥰🥰🥰horey uu soco😍😍😍
@aziizajanno6574
@aziizajanno6574 Жыл бұрын
Hees wey dhaftay wadnaha ayey so tabanaysa 😢😭
@zakariahusseinnor5931
@zakariahusseinnor5931 Жыл бұрын
Heestan sxpteyda jecel, waana habeen jimca soo galeyso, waxayna noqon doontaa habeen xasuus ah.❤️😴
@Lyrics_Bage
@Lyrics_Bage 3 ай бұрын
Chorus La.aanta miirsan maaya La.aanta wa mashakil Waxa tahay reer magaale Nolosha ka maarmimaaye💝🤚
@mahamedahmedalirp6759
@mahamedahmedalirp6759 Жыл бұрын
Nasri dad dagan ayun baa fahmi kara dulucda heesta nin an tageero 🔥💘🔥
@siijelinamadaxay9745
@siijelinamadaxay9745 Жыл бұрын
waaaaaw wllhi hees waya dhaftay hoore usooco walaky cood iyo ciyaaar masha allha daadkgi fankaa iska lahaaa dhigaa
@KhaalidSomali-wm7wy
@KhaalidSomali-wm7wy Жыл бұрын
Golden voice with amazing acting
@apdiaziizhassan9595
@apdiaziizhassan9595 Жыл бұрын
Naftii muxiboon jirtee❤🎉
@ROONETV
@ROONETV Жыл бұрын
La.aantaa miyirsan maayo La.aantaa waa mashakil My lovely F❤️💯
@zeinabhussein8741
@zeinabhussein8741 Жыл бұрын
Wooooow Another level
@hoodomiimi9113
@hoodomiimi9113 Жыл бұрын
Dam his voice 😍 😳 👌
@user-kd8vq3sk3f
@user-kd8vq3sk3f 2 күн бұрын
15 /7/2024 hapeen salasa soo galayso commentiga waxan ku so laban doona 10 sanno ka dib ❤ 😢 Zadaam mohmoud adan ❤
@fitaaxdaahir4106
@fitaaxdaahir4106 Жыл бұрын
Subax sabti ah oo bish aay tahay 17. 12 . 2022 sanadka dhamaadka ah ee waan soo xasuusan doonq aniga oo jooga xafiiska shaqa ah
@zundus_9987
@zundus_9987 Жыл бұрын
What a voice🔥💗
@theclassicman6730
@theclassicman6730 10 ай бұрын
Yaa soo booqday 9/September/2023 🗣️🎤
@abdourahmanali
@abdourahmanali Ай бұрын
One of thé best somali song Golden voice Stylish Dancer Go ahead bro 🔥
@aniisociise4161
@aniisociise4161 9 ай бұрын
Ayy adi fanaan malagu dhihi karo cod mcnkeyga jah love you 😽 Iam your Fans waligaa jir oo joog illhay haku xifdiyo😭🤲🏻
@Gymmotivations230
@Gymmotivations230 Жыл бұрын
What a song ! Jacylka ka dhowr mashquuL 😘
@nazaemabdirizak1892
@nazaemabdirizak1892 Жыл бұрын
Eyyy best song nasriga hirgalay🔥🤴🏿🙏❤
@HaniCabdulahi-sk1vl
@HaniCabdulahi-sk1vl 6 ай бұрын
Hees way dhaftay tan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FartunAhmed-de2wo
@FartunAhmed-de2wo Ай бұрын
❤ hese isoo qad fartuun
@Farushbintucumar
@Farushbintucumar Жыл бұрын
This voice is the gold
ABDIRAHMAN NASRI - UBAXYO DHAXAL GALA OFFICIAL VIDEO
4:09
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 4,4 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 62 МЛН
Dheeman Visualizer 2022
4:11
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 13 МЛН
SHEEG HEESTAN CHALLENGE ADAG 2 TEAM
10:18
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 41 М.
ABDIKARIM ALI SHAAH - MARLEY WAA JACAYL DHABEE OFFICIAL VIDEO 2023
5:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 3 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI XUBI DAARA OFFICIAL VIDEO
4:18
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 2,3 МЛН
ISMA IP - SAAR JUUSTO (Official Music Video)
2:59
ISMA IP
Рет қаралды 2 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
ABDIRAHMAAN NASRI FT AYANNA | MA-ADAA OFFICIAL VIDEO
3:44
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 10 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI JAWI BAAN GALAY OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
4:23
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,5 МЛН