Suxufi hussein tv waa niin qaran niinka sida lee waxu laa tirsanyahay wadani waa na huwanta guudaha ee wadani ku jiraa waa nasib daroo somali land guul iyo gobonimo insha Allah ❤❤❤❤
Ninkan sheganaya xildhibaanka hadalkan uu kuhadlayaa waa hadalkasobaxay xisbiga huwanta ee lamagac baxay wadani waxaana sababaya waxay arken in wadani dorasho horted dhintay guulina kadhertahay kolkaa waxay rabaan inaydagaal ridaan iyaga oo iskudayaya sidii horaba hadafkodu u aha duminta qaranimada jamhuriyada somali land ee maanta somaaliya Allah yanacalak yaa munaafiqiin 😂😂😂bacaac bacaac
@ismailabdi6248Ай бұрын
Somaliland ilaahow ilaali
@YurubmohamedCigeАй бұрын
😊
@aaminacabdirahman7853Ай бұрын
Noolow suxufi xuseen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ifrahmohamed5854Ай бұрын
😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aaminozmohamed991jamactimo5Ай бұрын
Wadani Nairobi ayay somalia kula soo shireen laba cisho ka hor lacag ayana lasoo siiyay inay somaliland burburiyaan ayay haben iyo Malinba uu yaacayaan😮😮
@cabdixuseen1839Ай бұрын
Good xusen wlhi run ayaad ka hadashay bulshada oo dhan way wada og tahay aqoon gaabka ayuunban ogayn
@Araweelo74Ай бұрын
Borama iyo ceerigaabo laasdhiig maaha waa dad nabad ku caano maaley cuqaashoodu maatidooda ma fitneeyaan jaamacado caalamiyaa ku yaala wadanina waa xusbi bahalogaleeno qaran dumisa cid dooranmeeyso hubaal weliba gaca biraa lugu wada gaban tuugta qaranka raba ineey fadhateeystaan
@alijamaa921Ай бұрын
The journalist must be neutral
@abdikareemhassan2735Ай бұрын
Suxfi waan ku taageernaaye kulmiye taageer laakin wadni beenta aad ka sheegayso ka jooji
@shukriahussein1146Ай бұрын
Allah haynaga qabto caada qaatayasha hungurigu qaaty
X wadani ee ay huwan gacan Saarka leyihiin aya cod sinaya
@OsmaanAwAadanHersi-fh7ueАй бұрын
Geesi Geesi dhalay
@AliAhmed-zo1mcАй бұрын
WAA NAQANA XUSEEN HALA YABINA MEEL KU TIIRSADO MALEHE WAA REERKA SAMARON EE MASKIIN KU AB TIRSADA WEEYI REER KISI WAXBA U MA QABAN KARAAN MARKA SIDA AWGEED WAA IN 😂 SNM 😂 U DURMAN TUMA😂