Saylic Oo Ku Fashilmaya Siyaasada Somaliland Oo Hada Soo Tuusaya 2010 Ilaa 2024

  Рет қаралды 16,498

Suxufi Hussein TV

Suxufi Hussein TV

Күн бұрын

Пікірлер: 76
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 2 күн бұрын
Saylici cidna wax umuu qaban waanu ceeboobey😂😂😂😂😂😂😂
@ubahyusuf1064
@ubahyusuf1064 Күн бұрын
GUUSHU WA KULMIYE IYO MMBA THE LION.❤❤
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 2 күн бұрын
Seylici xaqii umadaa ku dilaacday
@queensuqramahamed5971
@queensuqramahamed5971 2 күн бұрын
Saylici hadii uu cuney lacagtii dadweynaha ilahay ifka kakutuso
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan Күн бұрын
Guuul somaliland Insha allaah markastaba guul hilaac and horseed and kulmiye insha allaah markastaba guul somaliland insha allaah ❤❤🎉✊️✊️✊️💪💪🎉
@faizasaid3803
@faizasaid3803 Күн бұрын
Geesi baad tagay, dalkiisa jecel
@saadoxasan-x8n
@saadoxasan-x8n 2 күн бұрын
𝐱𝐮𝐬𝐞𝐧 𝐠𝐞𝐬𝐢 𝐪𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐥𝐚𝐡𝐢 𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐝 𝐬𝐡𝐞𝐠𝐭𝐚𝐲 𝐠𝐞𝐬𝐢 𝐪𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐠𝐮𝐮𝐥
@januarySl2024
@januarySl2024 Күн бұрын
Da'ada iyo ciradu waa ku khasaare ! 14 sanadood ayuu madaxweyne ku-xigeen ahaa ! Inta uu lacag ka calfaday dawlada Somalilaand madax ka calfaday ma jiro ! Waxa u raaca maqaamka lagu maamusay oo loo diidey qof kale oo Somalilaand ah ama Samaroon ah 14 sanadood. 14 kaa sanadood laba madaxweyne ayuu ku -xigeen u ahaa, shaqadiisa ayuu qabsanayey, maalin qudha ax muu ofhan, maalin qudha shaqadiisa muu dhibsan maalin qudha iskamay horiman madaxweynayaasha uu la shaqeeyey oo mid uu weli la shaqeeyo. Muxuu maanta Madaxweyne Muuse Biixi cambaaraynta ugu miisayaa ee madaxweyne 7 sanadood aan waxba qaban uga dhigayaa? Wuxu ogaadey in Muuse madax kale oo Samaroon ah madaxweyne ku-xigeen u rashaxay. Wuxu isuqaatay in uu madaxweyne for life noqonayo oo qof ka mudan ummada 6 da milyan ee Somalilaander aanu jirin ! Waa anaaninimada iyo iimaan la'aanta uu kala siman yahay madaxda Somalilaand ee marba xisbi u guura ilaa ay ku soo noqdaan kay markii hore ka tageen. Waa calooshood u shaqaystayaal aan wax mabda'a ah aan aaminsansyn. Dr., Professor, aqoonyan, siyaasi ruugcadaa waa sifooyin khasaare ku ah ! Waxba kama duwana waxmagaratada takhtadaha lambarada leh ku qayilaya, waa ay uun ka nasiib iyo been iyo truufo badan yihiin ! Waa rag aan xishoon marka ay hunguri noqoto oo meel kasta u gala oo hayaanad kasta iyo bahdalaad kasta u ogol ! Dhilinyarada wax baranaysa tusaale xun iyo sawir xun oo ku dayadho lahayn ayay u yihiin. Khatar ayay dhalinyarada ku yihiin waayo sawir qaldan ayay madaxtinimada ka bixiyaan : lacag doon, meel kasta u gal iyadaa wax kasta ah, bahdalaada iyo hayaanada u dhabar adayg, wax boob, wax kasta liq, lacag ururi, sidaad ku hesho ha eegin ! Zeylaci wuxu uun ka mid yahay boqolaalka wasiir iyo mas'uul ee Somalilaand ee mabdi'iisa iyo himiladiisu aanay dhaafsiisnayn lacag ee Qaran iyo qabiil midna u shaqayn ee xaaraan ugu dhaarta ee been taageerada kaga hela. Waa nasiibdaro in 34 sanadood Somalilaand oo hore dawlad ahayd ee aqoonsi la'adahay. Sababto waa madaxda uu Zeylaci, Cadaani, Cukuse iyo Muxamuud Aadan Galaal ka mid yihiin. Waa khaa'iniin, munaafiqiin markay wasiiro yihiin madaxweyne munaafad amaan iyo duco been ah u miisa marka uu bedelona cay iyo dhuuso sida dameerka kala daala, oo aad moodo in aanu maalin qudha la shaqayn oo aad moodo ceebta uu ka sheegayo in uu isagu saliim ka ahaa ! Iimaan la'aan waxay doonaan in aanay weligoodmadaxnimo ka degin. 6 da milyan ee dalka la leh xin iyo xumaan daraadeed fursad uma ogola. Madaxda Somalilaand waa kuwa dunida ugu xun, waayo waa dugaag aan diin, dal qsran, karaamad shakhsi iyo qabiil daacad u ahayn ee hunguri iyo lacag uun daacad u ah. Waxa 100% ka fiican madaxda Somaalia ! Waayo madaxda Somaalia dalkooda, kooxdooda iyo qabiilkooda waa u daacad. Mar la guuleesto iyo mar la jabo kooxdooda, ururkooda, qabiilkooda iyo degaankooda kama baydhan. Intaa lacag ma siistaan, way la dhintaan. Kuwani se dal daacad uma aha, qaran daacad uma aha, qabiilkooda daacad uma aha, lacag uun bay daacad u yihiin. Dalka iyo dadkaba way siisanayaan !!!
@MaryamaSaleebaan
@MaryamaSaleebaan Күн бұрын
Subxanalaah ilahay umada haka qabto siyaasiyiinta imaanlaawayaashsa Ah ee markuu xilku ka dhamaado dadka ula imanaya edebdarada
@IbrahimHoussein-z2i
@IbrahimHoussein-z2i Күн бұрын
Hambalyoo ! Suxuufi Houssein ! ❤❤❤
@haboon6195
@haboon6195 2 күн бұрын
Saylici wuu is cebeyay walhi inder guul kulmiye🔰✅
@liinaali4231
@liinaali4231 2 күн бұрын
Kkkkkk wa lagu fahmay guul saajin iyo muuse
@FadxiyaMowliid
@FadxiyaMowliid Күн бұрын
Suxufi xuseen cabdi geesi guuul masha allah guuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 2 күн бұрын
Suxufi xuseen geesi qaran jiro joog cadow ciile ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@IbrahimJaamac
@IbrahimJaamac Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢
@IbrahimJaamac
@IbrahimJaamac Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂
@IbrahimJaamac
@IbrahimJaamac Күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Faadumojaamac-p6k
@Faadumojaamac-p6k Күн бұрын
😊​@@IbrahimJaamac
@SahraHassan-r2c
@SahraHassan-r2c Күн бұрын
Guul somaliland guul madaxwaynah qaranka guul sonoqo marakale
@soleimanfarah12
@soleimanfarah12 Күн бұрын
Geeeeeeeesi Qaran guuuuuuuuul iyo gobanimo Suxufi Xusen Iyo Somaliland huulaysta
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 Күн бұрын
SUXUFI XUSEEN GEESI GEESI DHALAY ❤❤❤❤❤❤❤❤
@SicidHugurfarax
@SicidHugurfarax 2 күн бұрын
Guul.somaaliland
@SahraAdanAbdi-l9c
@SahraAdanAbdi-l9c 2 күн бұрын
Soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚 💚 💚 💚 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AxmedQulux-z5i
@AxmedQulux-z5i Күн бұрын
xusen maanta saylici karibasha
@somsessl1310
@somsessl1310 Күн бұрын
Waar waa fariidkii ❤😂
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 2 күн бұрын
Miyuu gadheya muse geesiqaren weyeallowdhowr❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 kulmiyemarkale inshainsha inshai alleh
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn Күн бұрын
HUSSEIN WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤GUUUUL KULMIYE GUUUL SOMAILAND
@Faisa-dr4df
@Faisa-dr4df Күн бұрын
Seelici wuu is ceebeeyay
@suldaanaxmed39
@suldaanaxmed39 2 күн бұрын
WAA ISTIIKAAD AYU IIS MARIYAAY
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z 2 күн бұрын
سبحان الله 😮😮😮😮
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Күн бұрын
Saajin waa nin Qaaliya guul
@Xergeeyexaad
@Xergeeyexaad Күн бұрын
Xuseen
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Күн бұрын
Libaax samaroon ee waadeni gaa ah haalka kaaga haaye odeeygi saylici maradi baa kaa dhacdeeye waa laabo meeyde oo is jiidaya ciiro Iyo saylic waa laaba Haaraag oo balaayo idinla jiliic sanaataye ee tuug😅😅😅 laaba qaasaro qaran dumiis ah saylici oo 10 sano fadhiyeeey oo afka loo bixiyeey 😂😂 cidi waax kaa qoori mayso
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 күн бұрын
SAAJIN SAAJIN GEESI
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 күн бұрын
Tuuuuuug tuuug
@fadumojama4670
@fadumojama4670 Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@alicabdallah9297
@alicabdallah9297 Күн бұрын
Guuul SOMALILAND Guuul Gadabuursey
@Abz_146
@Abz_146 Күн бұрын
Well done brother ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahimabdikhalak3592
@abdirahimabdikhalak3592 Күн бұрын
XISBIGA KULMIYE GUUL GUUL GUUL SOMALILAND GUUL GUUL GUUL
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Күн бұрын
Sayliciyow Waad isceebaysay 💔
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Күн бұрын
DEE HA XIDHO HADUU LACAG CUNEY
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Күн бұрын
SAYLIC AMUUSNAATA MASKIIN BAAN MOODI JIREY
@abdirahimabdikhalak3592
@abdirahimabdikhalak3592 Күн бұрын
RUNTA ADA SHEEGTAY NOLOW. GEESI GARAN AYADA TAHAY SUXUFI XUSEEN.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Күн бұрын
SAYLIC HUNGURIBWEYNE
@AyanleKhadar-s9o
@AyanleKhadar-s9o Күн бұрын
Geesi Geesi
@AbiibXasan-pe2cc
@AbiibXasan-pe2cc Күн бұрын
Runbuu sheegay waanan qaadanay wax̌ba dadka waa hore waashay hadalkoodu miisaanmalaha maanta
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Күн бұрын
SAYLICI WUU IS GOWRACAY LKN ISAGI KITAABKEE AYUU KU DHAARTAY
@AbiibColaad
@AbiibColaad Күн бұрын
Wlee sfcn wlee saylaci loo soo qarxiyey ex Ahmed runta ayuu sheegay saylici 14sano ceeb ayuu kusaboobtiyey wliba guul ayuu xisbiga kulmiye u horseedayaa
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Күн бұрын
1 million dollar ayuu siiyay oo daahir riyaale ugu dhiibay waa abaal wayn
@MohamedYussuf-w3e
@MohamedYussuf-w3e Күн бұрын
Naagtiisa utalisa khasnadna u ah inamadiisa sakhraaminta ah waa lacagtay kubaaba een inuu doqoyahay hadalkiisa kagarataa
@ZeinabHassan-y3n
@ZeinabHassan-y3n 2 күн бұрын
Saylici waa toobad seeg sharaftii ayuu iska qaaday Allayarxam
@MahamedAbdillahi-f6f
@MahamedAbdillahi-f6f Күн бұрын
Suxufi hussein geesi qaran jiir oo joog odaga sayilici odayi qaran maa aha ee waa daalin ku fashilmayi siyaasadi S.land ❤❤😮😮😮😮😮
@mahamedomar2179
@mahamedomar2179 Күн бұрын
Wale Saylici wu is cebeyay , rer awdalna wu cebeyay.... Nasibdaro, Nasibdaro, Nasibdaro...
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 күн бұрын
UF UF UF UF LACAG LACAGTII AWDAL DHAMAATAY TAN KALENA 000000
@hawahassan9128
@hawahassan9128 Күн бұрын
Waa laku aadeegtah damer buubu maxishodo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Күн бұрын
SAYLIC MALAATINTA BANK UGU JIRAA WAA IN LAGA XANIBAA
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Күн бұрын
CABIRAXMSN SAYLIC WAABA IIMAANLAAWE
@queency7943
@queency7943 Күн бұрын
Dadkaa la iibsaday inaga daaya horta doorashada ha inoo dhamaato markaasaa la is xisaabinayaaye
@khadragermany1610
@khadragermany1610 2 күн бұрын
Oo mar hore muxuu nogu shegi wayay inta uu hada no shegayo yaa ka aqbalaya toobada maanta
@LuulLuula-wb3qm
@LuulLuula-wb3qm Күн бұрын
arsaaqo aan samaroon ahayn mahaysid
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Күн бұрын
Nin saying oo been sheegayaa waa very sad walahi
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Күн бұрын
Fashilku makasahlan
@abiabi2393
@abiabi2393 Күн бұрын
Salici cimadiba kadhday wuxunoqday reryadicune wukucebobay dalki u uaha masulka cebaytacal
@a.mohamed9655
@a.mohamed9655 Күн бұрын
Ceebeey tacaal, waar Abdiraxman-zeilici are you alright mentally?
@MahdiMani-g8r
@MahdiMani-g8r Күн бұрын
Kkkk awood ba umalahan samaronku issaq in ay kob shaaxa oo bilaasha kuma garabcabikaraan hantida s.land issaq mabasodhaafto
@saidyussuf3140
@saidyussuf3140 Күн бұрын
Inan gumeed ka waxaa lagu gartaa sidaada
@CaliMuuse-v9g
@CaliMuuse-v9g Күн бұрын
Sxb. Xuseenaw. Odayga. Hadaku. Wukaadhay. Sxb.
@Xergeeyexaad
@Xergeeyexaad Күн бұрын
Asc
@AxmedQulux-z5i
@AxmedQulux-z5i Күн бұрын
suxufi xusen ninayaw waadi hadal cadahaya
@aliadanahmed9025
@aliadanahmed9025 Күн бұрын
Wariye qaali ah suxufi xusen
@mohamedabdillahi2633
@mohamedabdillahi2633 Күн бұрын
Beenaaleh tuug ah yaad tahay ma jaad baad rabtaa
@aminacbc2967
@aminacbc2967 Күн бұрын
Sailing.tuugwen
@dualehissak1536
@dualehissak1536 Күн бұрын
❤❤❤
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 8 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 3,2 МЛН
Hoodie gets wicked makeover! 😲
00:47
Justin Flom
Рет қаралды 120 МЛН
Tirinta cododka oo goobaha qaar ka bilaabatay
5:12
MM Somali TV
Рет қаралды 3,4 М.
Tirinta cododka oo goobaha qaar ka bilaabatay
MM Somali TV
Рет қаралды 271
DUMAR ISAAQ SAMEEYAY ARIN YAAB LEH DAAWO
13:02
waridaad TV
Рет қаралды 45 М.
TOOS/LIVE: Doorashada Madaxtooyada & Xisbiyada Qaranka 2024.
37:58
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 8 МЛН