No video

ABDIRIZAK CARAB WAN KAA HAN JABAY OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

  Рет қаралды 1,241,231

Abdirizak Carab

Abdirizak Carab

Күн бұрын

Ereyada: Sidiiq Jiir
Laxanka: Abdirisaaq Carab
Music: Maftuux Cadceed
Directed & Edited: Ahmed Ak
Produced by: Waqal Studio
Copy Right: Abdirizak Carab

Пікірлер: 360
@MOON_CASKA__7
@MOON_CASKA__7 7 ай бұрын
heesaha waxa ka macan qur'aanka yaa igu raacsan ❤❤
@nasraibra201
@nasraibra201 7 ай бұрын
Aniga walll❤❤❤❤❤
@user-vk7gm5tu8g
@user-vk7gm5tu8g 7 ай бұрын
Tas shaki kuma jiro wllo❤
@MOON_CASKA__7
@MOON_CASKA__7 7 ай бұрын
@@user-vk7gm5tu8g 🙏
@amiishabdi4495
@amiishabdi4495 7 ай бұрын
​@@nasraibra201😅 0:24
@amiishabdi4495
@amiishabdi4495 7 ай бұрын
​@@user-vk7gm5tu8g🎉
@zakihazaazi
@zakihazaazi 7 ай бұрын
Heesaha waxa ka macaan quraanka wll❤
@user-me4wb5wr2s
@user-me4wb5wr2s 7 ай бұрын
WAA RUNTAA❤❤
@ubaxmaxamed2035
@ubaxmaxamed2035 7 ай бұрын
Yaakuyidhi daawo markaa?
@Prof_shaafici
@Prof_shaafici 6 ай бұрын
Waaruntaa. Zxp qali mahadsanid
@mohammetdekk1696
@mohammetdekk1696 7 ай бұрын
Inkastoon Haween , uga Hadhey Dartaa Habeen qudha kalgacal iimaad hibeyn. Heshiis iyo qof aan ogoleyn hagaag Layskuma Haleyn karo wa Hubaal 👌. Dad badan bay xaaladan haysataa oo Naf qodax ah nasiibku ku beegay 😢
@user-vk7gm5tu8g
@user-vk7gm5tu8g 7 ай бұрын
Sidaydoo kle tan anigey hada iheysataaa😢😢😢😢😢
@ladanahmed9630
@ladanahmed9630 7 ай бұрын
Waa i hystay alx hada waan ka baxay nolshii caynkaa ahaaa🤲
@xafsaabib
@xafsaabib 7 ай бұрын
Watan ka baxay hada 7 year wakhti lumisa😢
@abasabdulahi7439
@abasabdulahi7439 2 ай бұрын
7 year oo dhan aa. Allaha kaacafiyo wll​@@xafsaabib
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 7 ай бұрын
Hablaha somaliyeed 🥰. sharaf badan quruxbadan midadab wacan dulqaad badanaa dabacsanaa oo dahabsanaa Amina cadeey 😨🫂 : Udgoon badan❤
@user-zc8uc4pm3r
@user-zc8uc4pm3r 7 ай бұрын
Legend
@FaadumoXareedo
@FaadumoXareedo 6 ай бұрын
❤😂❤😂😮😅❤❤❤❤
@hudaosman4715
@hudaosman4715 7 ай бұрын
Waxaaaa Iga yaabiyeey heestan xiligaan ku jirayba timid bisinkoooow waaan u baahnaa hees nooocana 😢😢😢 thank you so much abdirisaq carab i give hug million times waaad i daawaysay wleee
@bashiirbashkaofficial4476
@bashiirbashkaofficial4476 7 ай бұрын
Same Time 😮
@imbashiir1825
@imbashiir1825 5 ай бұрын
Don’t forget the Abwaan who dictates this miracle words. Abwaan Sidiiq Jiir my childhood friend 🥰🙏
@NuurCabdi-b4u
@NuurCabdi-b4u Ай бұрын
3RT
@IlhaamMohamett
@IlhaamMohamett 7 күн бұрын
War orod 2 rakco duko😂😂wa u bahna kulaha
@mcm1215
@mcm1215 7 ай бұрын
Heees Qalbi Ka HadaL Ah Song_100% Camera_100% Action_100% Argtidaada waa Mihiim👍
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 7 ай бұрын
Dhammaan dadku may qalpi jabasanyihiin sidayda😢😢😢❤still watching 22 January 2024 From Qalpi dhaawacan
@xamdixuseen5548
@xamdixuseen5548 6 ай бұрын
Ilahay hakaa dulqaado i.a waad ka gudbi waxwalipa oo doqon uu ku siiyay
@khadrahassa321
@khadrahassa321 7 ай бұрын
Acuudu acuudu waa heesti sanadaka 2024♥️🎤🔥🔥🔥🔥
@HamzeAbdisamed
@HamzeAbdisamed 7 ай бұрын
Adaan kugu Tala galay xb❤❤❤
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi 6 ай бұрын
Abdirizak arab The one and only heestu markey 1m gaadho love ❤️ iisara❤❤❤
@ZuhanaMohamed
@ZuhanaMohamed 7 ай бұрын
Qalbigan ku iri hoo mad hantinin ana kuhure jeceyl kama helin haye io isfahan dhaba kama helin Hadal io dhaman wan kahanjabay Halkad ii qorsheysaan kaga haray😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@abdi_asiisjoke8374
@abdi_asiisjoke8374 7 ай бұрын
Ina carab awooowo waan ka hayaa heeskan nio legen all ways legendary
@user-gw3bl6nq6g
@user-gw3bl6nq6g 7 ай бұрын
Legendry cabdirisaq carab zhp ma anigaad heestan iizoo qaadyy wlllhi any iga hadlayysa
@user-sw4qs9do7y
@user-sw4qs9do7y 7 ай бұрын
Hes macaan iyo cod macaan iyo wil qurux badan ayaa isku darsamay yaa salam 👍🏼🫶
@haboondagan3929
@haboondagan3929 6 ай бұрын
Inaderkay weeyaane makugu darsadaa😂
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv Ай бұрын
Masha allllah❤
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 7 ай бұрын
🔥💯Big cadcèed faro dab 🔥🎸🎻🎹💯 Melody 💯 🔥 Editing 🎥 🎞 💯 Duubista fantastic fire 🔥 hit song 🔥
@maax221
@maax221 7 ай бұрын
Ooooov Caleeeeeek Waar Waxani waa Legend Wlhi 🎉 abdirisaak Carab ❤
@imbashiir1825
@imbashiir1825 5 ай бұрын
Abwaan Sidiiq Jiir iyo Fanaan Carab iyo Hawlwadenada heestan iska Xilsaarayba mahadbay mudan yihiin❤❤
@kinsidahiir
@kinsidahiir 5 ай бұрын
Heshiis iyo Qofaan Ogalyn hagaag layskuma helayn kara 💔
@xadaari129
@xadaari129 7 ай бұрын
tani hees way dhaafte magac kale haloo bixiyo xaqiiqdi meel bay tabanaysa heestani ale xaladaha adag haynaga saare ❤😢
@nazrimalid8963
@nazrimalid8963 7 ай бұрын
Abwaan sidiiq Jiir Waba Gariir Heestuuuu❤️
@elizaaraale9556
@elizaaraale9556 7 ай бұрын
Omg ani ma igu dhax hadlooyo abdirizak arab😢😢😢
@domore8702
@domore8702 3 ай бұрын
Sirta heestani waa musicga runtii, Maftuux cadceed salute my boy ✌🏽
@halimasacdiya9880
@halimasacdiya9880 7 ай бұрын
The legendary abdirisack Arab ❤🎉
@user-vk7gm5tu8g
@user-vk7gm5tu8g 7 ай бұрын
Tolow hesta ma anigaa laygu talagaley😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-pz3xp7vs8l
@user-pz3xp7vs8l 7 ай бұрын
Heestan wxn dhagaysanya ano dareemaya pain 💔waxd moda in aniga laiga hadlayo qofkasta oo qof u dacada qalbigiisa jabiyey illhyba ka xisaabinya 😢
@user-cw4kt3qv4b
@user-cw4kt3qv4b 7 ай бұрын
Heahiiis iyo qofan ogalay hagaag layskuma halaynkaro waa hubaal waa hees cajiba waxan moda inlaygu talo galay aniiga 17 1 2024 malin munasiba timii
@SalebanFilmsandVlog
@SalebanFilmsandVlog 7 ай бұрын
Wooow woooooow cadceed fara dahable i loved these music c/risaq carab go forward bro laxanka wad laheshay
@AbdirisakiZiito
@AbdirisakiZiito 7 ай бұрын
Si Gaar ha baan U Dareemaya Hees kan 😢 Mcn iyo Badh wlhy ❤
@abdikareemomar7364
@abdikareemomar7364 4 ай бұрын
Adigaa horjoog saday horumar kii ❤ eesh calaa fanaan my favorite song 🎉29,4,2024
@MaanMohamad-hp1xq
@MaanMohamad-hp1xq 7 ай бұрын
What a pretty song ❤❤keep going abdiririsq Arab
@user-dd9hj6gd7t
@user-dd9hj6gd7t 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤😍😍😍😍
@user-vn9yk2gk9k
@user-vn9yk2gk9k 7 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭
@yaasirmahad-dm6nx
@yaasirmahad-dm6nx 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉❤🎉❤🎉
@kulmiyeabdi88
@kulmiyeabdi88 5 ай бұрын
​@@user-dd9hj6gd7t❤❤
@hothoali
@hothoali 7 ай бұрын
eesh caala💃💃hlkaad ii qorshaysaan kaga hadhay✋✋✋
@user-sw4qs9do7y
@user-sw4qs9do7y 7 ай бұрын
Fanaanka jilka 👑❤️
@SalebanFilmsandVlog
@SalebanFilmsandVlog 7 ай бұрын
Cajiib wlahi for musigu waa waxkle wooow woooow
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 7 ай бұрын
Hesan sanado donaaye inaan niyadeyda iyo xalada Aan qawo ka hadasho ugu damben adiga so saray mahadsanid sxb from muqdisho❤
@hodanabiib5299
@hodanabiib5299 Ай бұрын
qalbigan Ku idhi ...HOOOO MAAD HANAN 💔...Ana ku huree jacaYL KAMA HELIN HADAL iyo dhamaan wan ka hanjabay . H. O 💔💔💔 1/7/2024/salasa xasusus
@user-ci2iy5ps9y
@user-ci2iy5ps9y 6 ай бұрын
Kadib khiyaamo dheer oo Sando socotay kunaso dhamatay diidmo iyo isfahanwaa Heestani waxay kuso beegantay Bishii ay aqalgashay ex taydii 👰🏻‍♀️💍 💔👋
@samiihabashiir655
@samiihabashiir655 7 ай бұрын
Heestan waa qalbi ka hadal wlhi💔 Qlbiga ku irh ho mad hantidin Ana ku hure jcyl kaama helin Hadal dhaman waka hanajaby💔😔
@Sunny_flowerstar
@Sunny_flowerstar Ай бұрын
Jag älskar den här sången 😊❤
@momed_ugaas
@momed_ugaas 7 ай бұрын
Abwaanka Abwaanada sadiiq jiir
@feysalxasan7900
@feysalxasan7900 7 ай бұрын
Waan ka helay wlaahi hestaan ❤ waqti fican baad soo qaaday
@user-nx4vs8sf1c
@user-nx4vs8sf1c 7 ай бұрын
The one and only My bro keep going 😘😘
@Tarabimedia
@Tarabimedia 6 ай бұрын
Goat 🐐 of Germany 🎉
@arsenalchannel8860
@arsenalchannel8860 3 ай бұрын
Wlhi heestaan siidaan udhageesaanayay 1m kudhaacaay
@hamzequrbo6300
@hamzequrbo6300 7 ай бұрын
Legend abdrizak tani hees way dhaaftay wa qalpi taabad
@rodaaden2205
@rodaaden2205 Ай бұрын
Heshiis iyo qofaan ogolayn hagaag layskuma halayn karo waa hubaal😢😢😢
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 7 ай бұрын
Indr ina carab♥️👑
@iZtaHiLMaHamut-px7fk
@iZtaHiLMaHamut-px7fk 7 ай бұрын
HaDaL iyo DHaMaN wN Ka HaN JaBay jaCayLow ApaHa Waz 😭😭😭💔
@zamzamahmed1181
@zamzamahmed1181 7 ай бұрын
Hadal iyo dhaman waanka hanjabay bye😊
@AbdirisaqAden
@AbdirisaqAden 7 ай бұрын
Heestan manada iso qadey sxb waxa hees wydhafty
@ilhanali2669
@ilhanali2669 7 ай бұрын
Hadal iyo dhamaan waan ka’ hanjabey
@ZAKKI2017
@ZAKKI2017 7 ай бұрын
Weewe Layaab Layaab Abdi Osman Arab 🔥🔥🔥
@user-nc4be2fr2c
@user-nc4be2fr2c 5 ай бұрын
😢😢heesa waadhaftaya waaxani❤
@ifrahjamac8306
@ifrahjamac8306 7 ай бұрын
Meeshu qurux badana ma Hargaysa iyo goonyihi burca😅
@ramloqueen1184
@ramloqueen1184 4 ай бұрын
Wa hargeisa
@samiircase9499
@samiircase9499 7 ай бұрын
laxanka iyo ereyada ilyaas baaska❤❤❤❤
@MarwoMahad-cl8vp
@MarwoMahad-cl8vp 2 ай бұрын
Keep going pro
@jiitale1234
@jiitale1234 7 ай бұрын
On 🔥
@user-tv9bg8my5u
@user-tv9bg8my5u 7 ай бұрын
😪😔😭 waxd modaa inay aniga iga so maxden erayadan😢😢😢
@Maryama7555
@Maryama7555 6 ай бұрын
Ana hayga filan halkaad igu ogeyd😢 18 February 2024 21:45 Hapeen isniin soo galayzo xanuun saida igaga tagteYy Qalpiga ihuraayo runttii Hapeen madow iiyahay caawa😢😢😢😢😢
@raaxocabdi273
@raaxocabdi273 5 ай бұрын
Qofkaagii wuu soo socdaa ha niyad jabin adkeeyso
@haboondaud5736
@haboondaud5736 7 ай бұрын
Heshiis.iyo.qofaan.ogalayn.hagaag.layskuma.halayn.karo.waa.hubaal
@user-zw7gh4jq8n
@user-zw7gh4jq8n 5 ай бұрын
Cadceed on ta biit❤
@YurupAyuup-zd1vn
@YurupAyuup-zd1vn 7 ай бұрын
Quruxlowww weyi wilkani❤
@user-vk7gm5tu8g
@user-vk7gm5tu8g 7 ай бұрын
Tolow hesta ma anigaa laygu talagaley😢😢😢😢😢😢😢😢❤
@ayaanleilkacase9364
@ayaanleilkacase9364 7 ай бұрын
the legendary ina Arab keep going pro🎉
@SalmaSaleebaan
@SalmaSaleebaan 7 ай бұрын
Hees wakhtigeedii soo baxday kusoco
@mahamedhuseen2568
@mahamedhuseen2568 7 ай бұрын
Heshiis iyo qofaan ogolayn hagaag laykuma halayn karo waa hubaal❤
@CfataaxMohameth
@CfataaxMohameth 5 ай бұрын
C/rizaK carap keep GoinG
@Umalkhayrhuseen-qh2rx
@Umalkhayrhuseen-qh2rx 7 ай бұрын
Halka ii qorsheysa kaaga hadhey
@gabaldayye
@gabaldayye 7 ай бұрын
libaax amazing song codka erayada iyo lxanakaba keep going inder
@YTJ_CAROLE
@YTJ_CAROLE 7 ай бұрын
ABDIRISAAQ CARAB 🐐🐐🔥🔥
@Maan-P
@Maan-P 6 ай бұрын
Dadkii baa alle sun isaga diray 😊
@user-bn1rm8ye8x
@user-bn1rm8ye8x 7 ай бұрын
100k aan gaarsiiNo wllkein abdirsaaq arab❤
@HassanOmarIsmail
@HassanOmarIsmail 7 ай бұрын
Cadceed studio 👏👏👏👏
@qaadir0Jacayl
@qaadir0Jacayl 5 ай бұрын
Pr0 Apdirizak Arap❤
@abdirizaakqurboofficial3334
@abdirizaakqurboofficial3334 7 ай бұрын
what a song keep going pro
@tajiriyare4658
@tajiriyare4658 7 ай бұрын
Waan sugaye wllhi 😢💔💔💔
@Aziiza-halgan
@Aziiza-halgan 7 ай бұрын
Halkaad iiqorshaysaan kaaga hadhay❤️‍🩹👋
@aladiijooga
@aladiijooga Ай бұрын
Hadal iyo dhaman waankaa hanjabay😢
@niciimaxaaji2343
@niciimaxaaji2343 6 ай бұрын
9-2-2024😢 ilamaad hirgalin hamigaan lahaa😢
@anababdirahman1243
@anababdirahman1243 Ай бұрын
Halkaad ii qorsheysaan kaga hadhay 🙌
@rashiidboss_
@rashiidboss_ 7 ай бұрын
Heestan Mustafe Dollar Ba Iska LeH Ban Islaha Balse Mesheedii Bad Dhigtay Sxb Keep Up
@MuxiyodiinDaahir
@MuxiyodiinDaahir 7 ай бұрын
Walhe waxay soo baxday wakhti kumunaasiba waxad modaa inay igahadlayso ax 😢😢😢😢
@maryanm5119
@maryanm5119 4 ай бұрын
Qlbi gayga ayad ka hadashay 9 ayan goan qadan wayay 😢 ala jcl maxu dhalin yaro curyanshay dadkuna u arka qof kartileh😢😢😢😢
@Cabdallecurad
@Cabdallecurad 7 ай бұрын
Number one 🙌
@muqtaaryare9368
@muqtaaryare9368 7 ай бұрын
Heestani waxay istaahishaa 1m views with in 2days. Lkn channel cuseeb waaye
@Khadar_Youseph
@Khadar_Youseph 7 ай бұрын
the best song 🎵 🎶
@AbdiqaniAbdullahi-vz3ce
@AbdiqaniAbdullahi-vz3ce 5 ай бұрын
Abdi saki
@shaafiaadan7959
@shaafiaadan7959 7 ай бұрын
Straight 🇩🇪💚🤍❤️
@kingvlogs.
@kingvlogs. 7 ай бұрын
Halka ii qorsheysa kaaga hadhey🖐🏽🔥💯
@user-zd9qr9xq6x
@user-zd9qr9xq6x 3 ай бұрын
horay usoco from muqdisho cadey fanan kena ❤❤❤🎉🎉🎉
@jacaylisiiaankusiiyee7474
@jacaylisiiaankusiiyee7474 4 ай бұрын
Inay anigu igu socotaad mooda runtii Aad bay iitaabatay 😢 Waa run oo dadka hada jooga intay marka hore waxwalba ku dheelan ayay ku dhahayaan maxay saas unoqon waysay xaajadu. 💔
@nimojoseph5906
@nimojoseph5906 7 ай бұрын
Wow hees wa dhaftay❤
@museweli
@museweli 7 ай бұрын
Tani Hees Mahee Magac Haloo Raadiyo 🧐 My Bro 🙏🏻
@mahamedahmedalirp6759
@mahamedahmedalirp6759 4 ай бұрын
Dhalinyarta la dhibayo wa wax kle fanan siyasada hlaga doyo pls from u🎉
@bilanmaxamed2322
@bilanmaxamed2322 4 ай бұрын
ila hada family is eryanaya heestan fananka ka hadlaysa darenkisa 😢😢
@SHARMAKE708
@SHARMAKE708 7 ай бұрын
Adigaa diley hankii io higsigiiyeH anaH ha iga filan halkaad igU ogeyyy
@gattuze453
@gattuze453 3 ай бұрын
Ilamaad hirgalin hadafkaan lahaa Himilooyinkii adigaa hagraday ×2 Hareertaada maad qaban hawlahii ×2 Inkastoon haween uga hadhay dartaa Habeen qudha kalgacal iimaad hibayn Heshiis iyo qofkaan ogolayn hagaag Layskuma halayn karo waa hubaal Qalbigaan ku idhi hoo maad hantiyin Anaa kuu huree jacayl kaama helin Haye iyo isfahan dhaba kaama helin Hadal iyo dhamaan waan kaa hanjabo Halkaad ii qorshaysaan kaaga hadhay Iigumaad hanbayn sidaan kuugu habay Naftaan kuu hibeeyey maadse hanan Adiga hankiyo dilay hiigsigii ×2 Ana hayga filan halkaad igu ogayd ×2 Inkastoo aan hoo iyo hiil ku taray Hadhawtiyo abaal mid kuu.......hayn Hubsiimiyo qofkaan Haye sami lahayn Dabcan kala huleela ugu haboon
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 Ай бұрын
Wiilasha isaaq❤ qurux
@user-qp4sv4ff3u
@user-qp4sv4ff3u Ай бұрын
Halkaad i Qorshaysaan Kaga Haray😊
@HaruunXareed-rs1qr
@HaruunXareed-rs1qr 7 ай бұрын
Hees wet dhaftay
@sayidkhan1573
@sayidkhan1573 7 ай бұрын
Waaaaaaaaaaaaaaw amazing ❤❤❤❤ remember today sat 27 jan 2024
@jeeleofficial7383
@jeeleofficial7383 7 ай бұрын
Waxaan Wey Hees Dhaaftay❤
@wakhtilumis6728
@wakhtilumis6728 7 ай бұрын
Cad ceed on the beat ❤
ABDIRISAAQ CARAB | ITIXGALI DOOKHA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:29
Waqal WStudío
Рет қаралды 224 М.
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 2,9 МЛН
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 21 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 427 М.
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,3 МЛН
ABDIRIZAK CARAB | HIBASHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
3:45
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,7 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
MAXAMED MAAME - SIDAN KUU BARTAY (Official Video) 2024
4:53
Waqal WStudío
Рет қаралды 2 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI KU DARDAARAY DAWAADA OFFICIAL VIDEO
3:35
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 913 М.
Abdirizak Carab Heesta 18 MAY [Kamid Maaha!] - Official Music Video 2024
5:30
MAXAMED MAAME QALBIGAN KALIGAA KU SIISYAAY OFFICIAL VIDEO 2024
4:26
Mohamed Maame
Рет қаралды 3,2 МЛН
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 21 МЛН