MAXAMED MAAME QALBIGAN KALIGAA KU SIISYAAY OFFICIAL VIDEO 2024

  Рет қаралды 4,065,967

Mohamed Maame

Mohamed Maame

Күн бұрын

Пікірлер: 1 000
@MohameThBrowN
@MohameThBrowN 3 ай бұрын
Xabiibkena Muhammad halmar aanku wada salino scw❤🥺
@MohamedHoussein-pb5ze
@MohamedHoussein-pb5ze 3 ай бұрын
Scw
@milgohodan7351
@milgohodan7351 3 ай бұрын
Scw
@SaadaAyan-u9x
@SaadaAyan-u9x 3 ай бұрын
Salalahu calyhim wasalam ❤
@ManQabojiyeQabojiye
@ManQabojiyeQabojiye 3 ай бұрын
Scw ❤️
@shagtamkofficial2831
@shagtamkofficial2831 3 ай бұрын
Scw
@SaaraHaji
@SaaraHaji 3 ай бұрын
Heesaha Dhageysikiisa Quraanka Kamacaan👍
@HODANAbdirazak
@HODANAbdirazak 3 ай бұрын
Maxaad soo doontay markaa😂
@SaaraHaji
@SaaraHaji 3 ай бұрын
@@HODANAbdirazakyaatahay
@HODANAbdirazak
@HODANAbdirazak 3 ай бұрын
@@SaaraHaji dee waxaan ahayba waad aragtaa
@DaariqApdi
@DaariqApdi 3 ай бұрын
Like isaaar wlll😂❤
@gumball894
@gumball894 3 ай бұрын
Maxa halkan ku keenay sheekh 😂
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 3 ай бұрын
Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan☝️❤❤❤
@SaderoOmarMohamed-bk3xl
@SaderoOmarMohamed-bk3xl 3 ай бұрын
@BushaarAli
@BushaarAli 3 ай бұрын
haa
@mohamedapdilahi6360
@mohamedapdilahi6360 3 ай бұрын
Wll kaas hadal kasta uu ka macaan yhy wll quraankii ilahy weeye in wx kale la barbar dhigo maaha
@AaminacilmiAre
@AaminacilmiAre 3 ай бұрын
Ani
@xamdiyaasiin-yr6vw
@xamdiyaasiin-yr6vw 3 ай бұрын
Maxa marka kuso gashay meeshan 😅😅
@CabdirisaqMuxumed-ir7xi
@CabdirisaqMuxumed-ir7xi 3 ай бұрын
Si fican ayaan u bartay maxamed maame ninka wanagsan oo ka shaqsiyad fiican maan arag runtii waana nin mustaqbal ifaya leh guulayso wll adu hadanaad I xasusan anu toos baan kuu xasuusta wllkyow🤚🙏🫡✅️
@SukhraMaxamed190
@SukhraMaxamed190 3 ай бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤🎉🎉
@KawsarBarkhad-zb8ql
@KawsarBarkhad-zb8ql 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@qaaliahmadsabriye6499
@qaaliahmadsabriye6499 3 ай бұрын
​@@SukhraMaxamed190i
@IsraUpthi
@IsraUpthi 2 ай бұрын
Ana i xasuuso❤
@CabdirisaqMuxumed-ir7xi
@CabdirisaqMuxumed-ir7xi 2 ай бұрын
@@IsraUpthi waanku xasuusta aniga walashay😁🤪🤣
@xadaari129
@xadaari129 3 ай бұрын
heestani markay qaraxdo like dhac kusiiya 🔥🙏✌️✅
@Supr93
@Supr93 3 ай бұрын
around a don't you pay info change out to do whatever it fishes properly reply star of Conor and it
@CawoshcaliaxmedCawosheikh
@CawoshcaliaxmedCawosheikh 2 ай бұрын
Fffffftsihgvyc❤
@apdyqanijamal4629
@apdyqanijamal4629 3 ай бұрын
VoicE 100% Video 100% Edit 100% Music100% Laxanka 100% like 👍
@TheGREAT-eh6jw
@TheGREAT-eh6jw 3 ай бұрын
Edit 77😂😂
@AxnedcilmiCabdilaahi
@AxnedcilmiCabdilaahi 3 ай бұрын
Inta jecel nabiga scw love saar
@oubahQali-wv4wd
@oubahQali-wv4wd 2 ай бұрын
@AhmedDheere-w1b
@AhmedDheere-w1b 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@FaridaBilan
@FaridaBilan Ай бұрын
SCW
@Rich-4k
@Rich-4k 3 ай бұрын
HEES XUSID MUDAN ❤
@daauusdesign
@daauusdesign 3 ай бұрын
RICH 🎉😊
@MuniirMustafe-gd3bm
@MuniirMustafe-gd3bm 2 ай бұрын
Hhhhh❤😂😢😮😅😊
@anabhassan-zw3vo
@anabhassan-zw3vo Күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😢
@HamzeApaadir.2938
@HamzeApaadir.2938 3 ай бұрын
Saacadu waaa 12;35 habenimo wxn ku jira xld jcly walipa midii ugu wacnid wxn hysta qof si dhab ah I jecel ana sido kale wan jeclyhy waxad thy sida qiraalka 😢❤🎉 l misse you mcn bdan see you again soon inzah allaha after few months inzha allaha l can't wait 😊
@Dr.AdmikewBekeleBeke
@Dr.AdmikewBekeleBeke 3 ай бұрын
xamse ina apaadir🥰😇
@Dr.AdmikewBekeleBeke
@Dr.AdmikewBekeleBeke 3 ай бұрын
boss xamse yare lijoj 💞✋
@rayaanraani6783
@rayaanraani6783 3 ай бұрын
Ilaasho intaan ruuxkle kaaa ilaashan❤
@hamdafilms129
@hamdafilms129 3 ай бұрын
Illahay ha isku kiii daayo
@HamzeApaadir.2938
@HamzeApaadir.2938 3 ай бұрын
@@hamdafilms129 thank 😊 you will
@diidarmaxamed8677
@diidarmaxamed8677 3 ай бұрын
Heesta miraha macaan Aad Dib u soo booqatay Hadaa iga Dambeyso Like isaar Date 16/6/2024. Waa Hees Jacayl Really 😢 Maxamed maame ku dhacday 😮😢😢😢😢😊
@NejuuMohamett
@NejuuMohamett 3 ай бұрын
22/6/24
@Cabdiraxman-th2nf
@Cabdiraxman-th2nf 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@SayidCali-sg1fe
@SayidCali-sg1fe 3 ай бұрын
ugu danbayn laxankii waa ku baray goatkii ina ali shaah hambalyo saaxib
@kankamo1497
@kankamo1497 3 ай бұрын
"Monium 📽" Ninkan directing kiisa wx kle waaye runtii🔥✌️
@barwaaqoXasan-b5f
@barwaaqoXasan-b5f Ай бұрын
Pppp00⁰09
@barwaaqoXasan-b5f
@barwaaqoXasan-b5f Ай бұрын
Pppp00⁰09
@barwaaqoXasan-b5f
@barwaaqoXasan-b5f Ай бұрын
0p😊😊
@GuledOmarOmar
@GuledOmarOmar 3 ай бұрын
Fanaanka kaliya ee la Tabo intuu fanka soogalaYy the legend 🫡
@nomconimcoodowa5083
@nomconimcoodowa5083 3 ай бұрын
😂😂😂
@RaxmaReergaal
@RaxmaReergaal Ай бұрын
Qlbikn geeli gaakusiyi cid kale kula maye la niisoo mamee❤❤❤❤❤❤❤😭😭
@basraadan2321
@basraadan2321 Ай бұрын
I like mame's song wlhi❤❤waa singer kaliya an dhagaysto heesihisa ❤ keep going bro 💪 ❤️ he is so kind and amazing 👏 avance toi 🤩 tu resteras toujours my number one❤❤ ماشاءالله الله يبارك فيك يارب The people who know than the 4 languages can make me like 👍 🫡🫡😂 from 🇩🇯 🙃
@IsmaaciilcabdiismaaciilIsmo
@IsmaaciilcabdiismaaciilIsmo Ай бұрын
Waxaan balan kaaga qaaday inaan kula qaybsanaayo Jacayl iyo nolol qurxoone Murugo kuu quudhi maayo Intaan qalad kugu sameeyo Qudhaada ma dhaawacaayo Waxaan adi kuu qalmaynin Naftaada u qaadi maayo Qalbigan kligaa ku siiyay Qof kle kula yeelan maayo Halkaan qasri kaaga taagay Qayrkaa boos kama helaayo Wxaad tahay sida qiiraalka Qofkii iga soo hagaagay Dadkii qalbiyada lahaaye Kal iyo laab Baan ku qaatay Siday qawlkiyo codkaaga Qudhaydani ugu dagayso Ma jiro waxaan ugu qancaaye Ma wax baa jira kaa qarsoon ? Maxamed cumar saalax ( M.Maame )
@Abdiwahab_abshir
@Abdiwahab_abshir 3 ай бұрын
waxaan ballann kaga qaaday inaan kula qaybsanaayo jacayl Iyo nolol qurxoone murugo kuu quuri maayo hal qof ayaan balantaas ka qaaday allaha isku keen calfo i.a💖💕
@UnaxCiro-xj7nc
@UnaxCiro-xj7nc 3 ай бұрын
Kawaran adigo qof jecla o illhy ka baryi jiray mudo ka dib inad qof kle jacelato mx qaldan😢
@nagmaismail7830
@nagmaismail7830 2 ай бұрын
​@@UnaxCiro-xj7nc wxa laga yapa qof kad alleh ka baryey say inuuna ku fiicnyn kad jeclatey alleh mid wangsan alleh kga dheh😢🤲
@maxamedmaxamedcabadiwali844
@maxamedmaxamedcabadiwali844 3 ай бұрын
Maxamed maame hore u soco sxp qali 🎉❤🎉🎉🎉
@abdizamedelmi
@abdizamedelmi 2 ай бұрын
asad hagio aniga gugu raacsan heesta waxa ka macan quraanka alle kacabsada☝❤❤❤❤
@sabirinsabirin6192
@sabirinsabirin6192 3 ай бұрын
Qalbiga kaligaa ku siiyey qof kle kula yeelan maayo halkaa qasri kaga taagay qayrkaa boos kama helaayo waxaan hees wey dhaaftey wlhi🥺❤🔥
@IfraaxSahal-yc7xb
@IfraaxSahal-yc7xb 3 ай бұрын
Been mahan wlhi waa hees iyo badh😢❤
@manalmaher-m5s
@manalmaher-m5s 3 ай бұрын
Hestan waxn modayah inay aniga ila hadleyso maame hesso jeceyl wad dhameysay wllo 🔥🔥
@LoganmaxmuudCali
@LoganmaxmuudCali Ай бұрын
Adna kii jacel ahaa wadhamrsay😢😂
@RaxmaAxmed-k9x
@RaxmaAxmed-k9x Ай бұрын
Xabiibkena❤ muhammad❤ halmar aanku ❤wadasalino. Scw. Scw. Scw. Scw. Scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤
@RaxmaAxmed-k9x
@RaxmaAxmed-k9x Ай бұрын
Sscw scw scw scw scw scw scw. Nabi. Muhammad❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕
@gametv.743
@gametv.743 3 ай бұрын
12/06/2024 habeen aad igu qaaliya hestan waxa iso diray qofkan adunka ugu jecelahay waxan rajaynaya sanado badan kadib inan dib uu dhagaysan doono anago awlaad leh inshallah ❤❤miss my king
@Queen_Qamar07
@Queen_Qamar07 3 ай бұрын
Ayyy isku waara waligin❤anne anoo qof ii soo dira haysn baan soo raadi heestan qof ii qalma Allow ii sahal🥹😭
@KhadarCabdi-ho1ms
@KhadarCabdi-ho1ms 3 ай бұрын
Zxp illahay hamigaaga hakuu rumeyo ❤ Dhamaan teen illahay wax inaga farxiya hayna siiyo
@KhadarCabdi-ho1ms
@KhadarCabdi-ho1ms 3 ай бұрын
​@@Queen_Qamar07I shall Allah wad hali zxp walipana qof ku illaliaya sida boqoradaha❤
@Queen_Qamar07
@Queen_Qamar07 3 ай бұрын
@@KhadarCabdi-ho1ms insha Allah 🥰
@FarahAbdilaahiElmi
@FarahAbdilaahiElmi 3 ай бұрын
Aamin wlloH isku waara❤
@YusroAbdiwali
@YusroAbdiwali 2 ай бұрын
Heesaha waxaa kama can quraa.n ilaahay❤❤
@GuledOmarOmar
@GuledOmarOmar 3 ай бұрын
War Heestani way iga dhexbaxday wlHi Maame the legend 🫡
@maraimothman8074
@maraimothman8074 2 ай бұрын
Very talented maxamed maame fanku ku ilaawi maayo
@zakidhaqane1378
@zakidhaqane1378 3 ай бұрын
Xiligeedi baa iisooqaaday nio thanks 🙏
@ridwaanmohamed9049
@ridwaanmohamed9049 Ай бұрын
14/08/ 2024 haben igu qaliya hestan waxa isodiray. Xajigyga. Waxan rajynaya sanado badan kadip inan dip uso boqondona i.a ❤️💯miss u my king 🤴 ❤️
@Ameinchannel
@Ameinchannel 3 ай бұрын
The one and only goat 🐐 mo maame 😎🙌🏻
@FarxiyaCismaan-r1r
@FarxiyaCismaan-r1r 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@AffectionateBurger-hn8fm
@AffectionateBurger-hn8fm 2 ай бұрын
Walaalaw ila hadaldee ❤❤❤❤😂 hakeen isku argnaaaa ma hargeysa❤❤❤❤❤
@AfnanBashir-vd1yn
@AfnanBashir-vd1yn 3 ай бұрын
Walhi waan ku taagare guusahdu waxay ila mid tahaya guushada horay u soco walalkay ❤️🎉
@sadiiqkhadar8306
@sadiiqkhadar8306 Ай бұрын
Waxaa tahay sida qiraalkaa Qofkii iiga soo hagaagay Dadkii qalbiyada lahaaye Kal iyo laab baan ku qaatay Eshcalaa ereyo❤❤❤❤❤
@Khaalid336
@Khaalid336 3 ай бұрын
Maame laxan ayuu la yimi fanka hada❤🎉
@Xamdacali-j2e
@Xamdacali-j2e Ай бұрын
Tageeraha maxmed mame❤
@SharmarkeAbdalle-xx5vj
@SharmarkeAbdalle-xx5vj 3 ай бұрын
Hargaysa hoyga fanka umadda somaliyeed❤
@Hamzealiahmes
@Hamzealiahmes 29 күн бұрын
Maxamed mamee wlhi sxp fanka komasobaxayside talantikale l'aimons ayan kodgihilaha
@Abdilahimahdi5555
@Abdilahimahdi5555 3 ай бұрын
Goat ka faanka wakhtigan maame 🐐 ❤
@DuniishaHassan
@DuniishaHassan 2 ай бұрын
qalbiga kaligaa kusiiyo qof kale kulayaalanyo qof kale kulayeelamayo❤❤❤❤
@Ayaanchanel
@Ayaanchanel Ай бұрын
Maxamedoow wll wànkujeclahay waa ilajexel wllkeen aan garsiino 200 sebiscerb❤😂🎉
@tgrlucky6328
@tgrlucky6328 3 ай бұрын
Maame ❤️🔥 laxankaga xetaa wu fadhiyaa greatest singer next 10years 🔥🔥
@LibaaanCabdifataax
@LibaaanCabdifataax 8 күн бұрын
😂😅
@mihiimibraahim
@mihiimibraahim 3 ай бұрын
Halkaan qasri kaaga taagay Qayrkaa booskama helayo❤ Best song
@ibrahimcabdirashid9766
@ibrahimcabdirashid9766 3 ай бұрын
Inta Og inaY GadaL ka Qarxayso✌🏻❤️
@AryanSeath
@AryanSeath 3 ай бұрын
ayunu ku salino nebigeenii muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@AyaanFaarax-yp2kj
@AyaanFaarax-yp2kj 2 ай бұрын
23/7/2024 Habeen isniinah 23:35 Hestan waxan Rajeynayaa inan so Boqdo markle inzha Allah ❤🎉 Qalpiga kaligaa ku siyey Qof Kale kula yelan mayo 😊❤
@sagalmedia24k
@sagalmedia24k 2 ай бұрын
Quraanka ka macaan heesaha inta aaminsan isoo raaca 😮
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
SAX LAKIN ADU WA QAWAN TEE KK CAJIIB
@LibaaanCabdifataax
@LibaaanCabdifataax 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤😂😊
@daadihiyechannel9307
@daadihiyechannel9307 3 ай бұрын
Heestan waxa macnaheeda garanayaaHhh ninkii 4xaas soo furayy uun😮
@daoudsaad5632
@daoudsaad5632 3 ай бұрын
Maxamed maame the best KING KEEP GOING BROTHER FROM DJIBOUTI ❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@LibaaanCabdifataax
@LibaaanCabdifataax 8 күн бұрын
🇺🇸🇸🇱🇬🇹🇦🇪❤❤😂😂
@mohamedasloubadane5958
@mohamedasloubadane5958 Ай бұрын
❤fanaan buxa Mohamed omar salah yacni miidhaha heestu way dhamastiran yihiin keep going bro from Djibouti 🇩🇯
@Zack-B4
@Zack-B4 3 ай бұрын
Maame mulaxan wayn ayuu noqdaybee , keep going bro super star-baad kusoo baxdee 🎉
@apdiqaniuthman
@apdiqaniuthman 3 ай бұрын
Maame Wallee Laxankii Waad Baraty Laxankni Uu laxan Dhaafy Ku Soco Lipaaax 🔥
@CismaanIsmaaciil-gr6ek
@CismaanIsmaaciil-gr6ek 2 ай бұрын
Hesaha waxa ka macaan qowlka rabi yaa alaah na soo hanuuni aduunku waa maalmo ku saliya xabiibkeeni Scw.scw Scw.scw Scw.scw Scw.scw Scw.scw Scw.scw 😢
@FaridaBilan
@FaridaBilan Ай бұрын
SCW
@LoganmaxmuudCali
@LoganmaxmuudCali Ай бұрын
Horta xaniga qaldan
@CadooYe
@CadooYe 3 ай бұрын
Maame is the one and only legend my fav singer
@mgtayo9063
@mgtayo9063 3 ай бұрын
Meesha haduuba Monium ku jiro wa hitt🔥
@OmarBinuAbdulaziiz
@OmarBinuAbdulaziiz 2 ай бұрын
Baarliin khaalid anaa kuu balan qaaday inaan kaa tagen ebid ❤
@user-AHmeDshakti592
@user-AHmeDshakti592 3 ай бұрын
qalpiGaaN kaliGaa kusiiYeY❤
@XafsaCumar-p7d
@XafsaCumar-p7d Ай бұрын
Ku wad❤❤❤❤❤❤
@haliimomohamed9928
@haliimomohamed9928 3 ай бұрын
anoo jecyl i Hayn bay heesaha maame igu ridaan jecylba 😂❤
@bahjabilan7327
@bahjabilan7327 3 ай бұрын
Maame dayax fannka waxa mucjiso ah codkiisa dahabiga❤❤
@Mohamedaydiid230
@Mohamedaydiid230 3 ай бұрын
Maxamed maame pest song layaab layaab 😊
@ridwanhusein3028
@ridwanhusein3028 3 ай бұрын
Heesatan waxan ka macan quraan
@FarhanIbraahim-so3ie
@FarhanIbraahim-so3ie 3 ай бұрын
Laxanka idilayba oooh oooh😂❤
@ColaadBogba-oy8ds
@ColaadBogba-oy8ds 3 ай бұрын
Hadayy canimo wax tarayso wll orod soo fiiri tiktokaga qofkayy ugu qorantayy ((sheikh colaad alpi)) 😢🥹🤴🏻🫶🏼👸🏻
@RuqiyoAbdi-ol3uo
@RuqiyoAbdi-ol3uo 3 ай бұрын
Kusali nabigeena muxamed scw scw ❤❤
@IstaahilCapdi
@IstaahilCapdi 3 ай бұрын
Csw
@FaridaBilan
@FaridaBilan Ай бұрын
SCW
@AmounawadAmounfao
@AmounawadAmounfao Ай бұрын
Scw ❤
@ShukriMohamedAli-b7x
@ShukriMohamedAli-b7x 2 ай бұрын
Maxaa iiga So Yar Daahday💔😭Ugu Dambeyn Qofkeygiii Waan Helay Alx My Ciiltire🫂Waxaan Axdi Kaaga Qaaday inaadan Ayan Dareemin Darteey Urugiyo Xanuuune Nolosha Ani ila Dhameyso ❤️🫂
@Roodo683
@Roodo683 3 ай бұрын
Halkan qasri kaaga tagey qeyrka boos kahelimayo❤
@SowdaAxmed-q8b
@SowdaAxmed-q8b 3 ай бұрын
Heesta qof aan u jeclahy ayaa mar kasta ila dhageysan jirey 5maalmood oon agtiisa ku noola markale waxan rajeynayaa anagoo awlaadleh guri xalala wada leh inan wadajir u dhagysan doono 🤲🤲
@ceynimaxamed2395
@ceynimaxamed2395 3 ай бұрын
Jeceyl ma lihi heestaanna waan jeclaadey ❤❤❤
@halabuurcabaascabdiraxmaan1678
@halabuurcabaascabdiraxmaan1678 14 күн бұрын
Kal iyo laab baan ku qaatay ❤
@YTJ_CAROLE
@YTJ_CAROLE 3 ай бұрын
MAXAMED MAAME 🔥🔥🐐
@Jasminhersi
@Jasminhersi 3 ай бұрын
Haben sabti so galeso sacaduna ay tahay 10:51 fiidnima tarikhda 5/7/2024 heestana daren ba iso jiidayo ❤🥺like isaar🖤
@hodanmahamed2114
@hodanmahamed2114 3 ай бұрын
Ha ka shakin waligaaa❤😮
@DajiyafarhanFarah
@DajiyafarhanFarah 3 ай бұрын
Wilka kaliya ee dokha ika khalkhaliyey heesba hesti ka dembeyso hesihisa aa jeclahay dhibka baa ii haysta 😂😂😂 Bahja:AA ii darneyd awal✅👍 waji aa magan kaliyo maad dhigaan: bahja dambe layguma maqlin 90ka taan baan dhageysan jirey🤤 Ma diba laguu dhali maba dhacde: Taana tii horee ka daran😔 Ka helay jacel ba siduu uu dhaana: hesta kaliya ee single nimada Ika sarii rabtey😁🫂 Jacelada walida: taan tuu ahayen ma raabi dhaar ay Ika maari jirtey 🤭🫣 Qalbigaan kaliga kuu siyaay:asaxabey iku qaata manta wixi kadembeyo manta waa soo tashtey Taan tuu ka dembeyso iku ma ogidin 🥹🥲😮‍💨 Hooga waay iska cadahey ina niinkaan kuu walanahey mee toolki mame walalo wilkina ika dhexsara waa dhex dage 😂🥱🤸⛹️ Am Big fans to mame from Djibouti ❤️🇩🇯🫂
@MuscabbashiirAli
@MuscabbashiirAli 3 ай бұрын
NabiGa kuSaLi😢❤
@Cabdicaziiz-sk1rq
@Cabdicaziiz-sk1rq 3 ай бұрын
MAAME KU TAGERA VIV CIYAAL XAMAR ❤
@KhaalitizmailKhaalit
@KhaalitizmailKhaalit 3 ай бұрын
Download ma Leh 😂
@mohamedabdalla7811
@mohamedabdalla7811 3 ай бұрын
team dowled maa ila thyna wew
@MumtaasKhadar
@MumtaasKhadar 3 ай бұрын
😅
@AAMIINmaxamed-xx1mg
@AAMIINmaxamed-xx1mg 3 ай бұрын
Dee marky qaraxdo😂weeye
@KhaalitizmailKhaalit
@KhaalitizmailKhaalit 3 ай бұрын
​@@mohamedabdalla7811Haa 😂
@BillyanDhaan-n2q
@BillyanDhaan-n2q 3 ай бұрын
Views saas ay ku jiraa 😂😂
@Mr-Eagle-02
@Mr-Eagle-02 2 ай бұрын
Saacaddu waa 11kii iyo badhkii habeennimo. Maalin Jimce sii baxayo. 2-dii August 2024 ka. Buurta masalaha view ee magaalada Hargaysa ayaan hadda dusheeda ku dhagaysnayaa heestan. Roob aan sidaa u badnayn oo shuux ahi na wuu da'aya. ❤
@GuudonXashi
@GuudonXashi 2 ай бұрын
Haben sabti so galayso sacaduna tahay 12:20 habeenu tarikhdaun tahay 13/7/2024 😫❤🎀
@abdilatif2068
@abdilatif2068 3 ай бұрын
halkaan qasri kaga taagay qayrkaa boos kama helaayo❤️🫂
@Katiea671
@Katiea671 3 ай бұрын
❤i can't wait
@NasserAhmedIlwad-jb7vq
@NasserAhmedIlwad-jb7vq 3 ай бұрын
Med mamee mashallah wll waqtiyal adag hesahaga ii weheliyey gushana niyad iisiyay waad mahadsanthy walal
@SakariyeXariir
@SakariyeXariir 3 ай бұрын
inta dhawacan like
@umalkhayrahmed8866
@umalkhayrahmed8866 2 ай бұрын
𝖭𝖺𝖻𝗂𝗀𝖺 𝗁𝖺𝗅𝖺𝗀𝗎 𝗌𝖺𝗅𝗂𝗒𝗈❤❤❤😢😢
@Dagen-abdirahman
@Dagen-abdirahman 2 ай бұрын
Waxaan wada dhageysanyna heestan wakhti 12:09 03/08/2024 aniyo odeygeygah mustaqbalka @Hanath Apdisamad oo labadadeyduba heestan aad nooga warameysa midka mida ah BalamahaygiH🫱🏻‍🫲🏼aadna moodo iney xidhiidhkeyga ka hadleyso👸💍🤴waxaana ka mid ah ereyada” waxaan balan kaaga qadey inaan kula qeybsanaayo jaceyl iyo nolol qurxone murugo ku qudhi maayo”🥹🫂❤️Forever we are together inshlh hppi🥹♾️🫂❤️
@HanaTh143
@HanaTh143 2 ай бұрын
@KawsarMaxamed-b6z
@KawsarMaxamed-b6z 2 ай бұрын
Heestan wehelbaan kadhiganaya Xajigayga kaso maqanahay inbadan Alla mxn ku xiisey Noloshaydiyow❤ waxan balan kaga qaday inan Qaybsanayo jacayl iyo nolol qurxoone murugo ku quudhi mayo ❤🥺😭🫂
@lupinmoha604
@lupinmoha604 3 ай бұрын
❤Istabraq yusuf ❤ Sido kale aan u aqano (💙Gift from alaah 💙) Noloshyda wan ku jeclahy ❤ Waligeyna waxan adiga kuu qalmeynin kuu qaadi maayo 😢 Nafta nafteyda 🫂💖 ♡Qalbiga kaliga ku siiyay ♡Qofkale kula yelan maayo ♡Halkaan khasri kaga tagy ♡Qeyrkaa boos kama helaayo ❤
@IstabrakHajjiYusuf
@IstabrakHajjiYusuf 3 ай бұрын
Sidoo kale macanow wlhi ma jirto cid kale oo boskaga badali karto naftaydana kuma qanacsano qofaan adiga ahayn Waxaa tahay qofka kalia ee nolosheyda u qaaska ah ee aan marnaba ka maarmin 🥺❤️🫂
@KawsarMaxamed-b6z
@KawsarMaxamed-b6z 2 ай бұрын
Heestan wehelbaan kadhiganaya Xajigayga kaso maqanahay inbadan Alla mxn ku xiisey Noloshaydiyow❤ waxan balan kaga qaday inan Qaybsanayo jacayl iyo nolol qurxoone murugo ku quudhi mayo ❤🥺😭🫂
@saidbenrahma2777
@saidbenrahma2777 3 ай бұрын
Waxaan balan kaga qaaday inaan kula qeebsanaayo jaceyl iyo nolol qurxoonee murugo kuu quuri mayo 2x Intaan qalad kugu sameeyo Qudhaada madhaawacaayo Waxaan adi ku qalmeynin Naftaada uqaadi maayo 2x Qalbigaan kaligaa kusiyay Qof kale kula yeelan maayo Halkaan qasri kaaga taagay Qeyrkaa boos Kama helaayo 2x Waxaa tahy sida qiraalka Qofkii iiga soo hagaagay Dadkii qalbiyada laheed Kal iyo laab baan ku qaatay 2x Siday qoolkii iyo codkaaga Qudhaydan igu dagayso Majiro waxaan ugu qancaayo Ma waxbaa jiro ka qarsoon Adiga kaa jira qarsoon 2x Qalbigaan kaligaa ku siiyay Qof kale kula yeelan maayo Halkaan qasri kaaga taagay Qeyrka boos Kama helaayo 2x
@Abokorrrr
@Abokorrrr 3 ай бұрын
What a song Wapa dareen kale heestu🔥🔥❤️
@CaliCabdule-l5l
@CaliCabdule-l5l 3 ай бұрын
Mame is goat 🐐 fanka🫡
@ikrofaiz6638
@ikrofaiz6638 3 ай бұрын
Wan sugayey mudo wooow is wooow
@TheGREAT-eh6jw
@TheGREAT-eh6jw 3 ай бұрын
Doleod ma lahan😂😂
@mahamedali8185
@mahamedali8185 3 ай бұрын
😊😊😅😊😅😊😊😅😊😅😊😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@yurubaxmed6335
@yurubaxmed6335 3 ай бұрын
Ma arkagtay
@Taani70
@Taani70 3 ай бұрын
Mobilkaga update u baahan 😂
@liibaanhimilo1183
@liibaanhimilo1183 3 ай бұрын
Wuuleeyhy waa téléphone kaaga
@qadanCabdi-i1d
@qadanCabdi-i1d 3 ай бұрын
Way ledahay huno😂😂
@IkranMohamed-if3hz
@IkranMohamed-if3hz 3 ай бұрын
Qalpigan kaliga ku siiiyey😢❤hes dareenkeda wadata
@MuxuyidiinIbraahim
@MuxuyidiinIbraahim 3 ай бұрын
Maame is not ease
@foziayoussouf553
@foziayoussouf553 3 ай бұрын
Hees iyo badh iga dhee❤❤❤❤❤
@IfraaxMohamed-j3w
@IfraaxMohamed-j3w 3 ай бұрын
Ala mame mosiga yale shppp😮😮😊
@KawsarMaxamed-b6z
@KawsarMaxamed-b6z 2 ай бұрын
Heestan wehelbaan kadhiganaya Xajigayga kaso maqanahay inbadan Alla mxn ku xiisey Noloshaydiyow❤ waxan balan kaga qaday inan kuladhamsto jacayl iyo nolol qurxoone murugo ku quudhi mayo ❤🥺😭🫂
@HodanAhmed-gy1tw
@HodanAhmed-gy1tw 3 ай бұрын
❤❤machallah brother guuleso wll ❤❤
@apdixakiimmaxamuud
@apdixakiimmaxamuud 3 ай бұрын
Best zong layaab walhi❤🔥
@MonuXasan
@MonuXasan 2 ай бұрын
Abaheey oo nool ee sida agoon cml iikorisay ala hooyo janada hakaa waraabiyo😢❤
@rumaanmohamed8573
@rumaanmohamed8573 3 ай бұрын
Qalbiga kaligaa ku siiyey qof kle kula yeelan maayo🫂🥺
MAXAMED MAAME - JACEYLADA WAALIDA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 7 МЛН
MAXAMED MAAME - SIDAN KUU BARTAY (Official Video) 2024
4:53
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,9 МЛН
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 46 МЛН
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 72 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 507 М.
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,6 МЛН
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 13 МЛН
Mohamed Maame - Ma dibaa laguu dhali - Official Music Video 2023
4:39
Mohamed Maame
Рет қаралды 2,7 МЛН
MAXAMED MAAME DHAKHTARKII NAFTYADAAD TAHOON -OFFICIAL VIDEO 2024
5:28
Mohamed Maame
Рет қаралды 1,5 МЛН
FULL SHOWGII | MAXAMED MAAME | MUQDISHO | 2024
54:31
Mudey Studio
Рет қаралды 456 М.
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 4,4 МЛН
MAXAMED MAAME  KA HELAY JACAYL  OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:00
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 16 МЛН
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 46 МЛН