TAHRIIB GUUR DEGDEG AH IYO WIILKA AAN IS JECLAYN OO LA I DIIDAY….QISO XANUUN BADAN..MOGDISGO WAXAN U

  Рет қаралды 18,690

JAKAARTA7

JAKAARTA7

Күн бұрын

Пікірлер: 68
@JawharKaxda
@JawharKaxda 2 ай бұрын
allow culeeska kadul-qaad walaasheen inta dhib haysatana laha kadul-qaado 🤲
@karamacadde4
@karamacadde4 2 ай бұрын
Alle hakaa qaado 🤲🤲 culeeska ku saaran abayo mcn culees kaaga fudud Alle hakaaga dhigo 🙏🙏
@RaxmaCigaal
@RaxmaCigaal 2 ай бұрын
Gabadhan isku mid ayan nahyi ani waxan ahyi inan yar o jirta 16sano o ku nol hargeisa waxn u shaqeeya xafad hooyo io abo wa iska dan yar waxan idinka cod tsana ya inad iso ducayisan 😭🤲
@FardawsoIsmail
@FardawsoIsmail 2 ай бұрын
Rabi garab kaga hagalo wll ducayso ilahy talo saro saliga nebigana badi iyo istiqfarta Insh allah isbedel degdeg ah arkay ilahy huwaydinaya faraj khyrqaba
@samirasiyad8409
@samirasiyad8409 25 күн бұрын
Waleshey tasbixda badso
@mohamedBashka-i7o
@mohamedBashka-i7o 2 ай бұрын
Sxb Jakarta KZbin ufura halkeda haka kanacsato intaa kucaaei sxb amaala ayee ku ku ledahy sxb guuleso. Gabdhaha asageeda Ka hormari
@Xalimo-x7f
@Xalimo-x7f 2 ай бұрын
Ax waa dhibaatadaan maray oo kale lkn alx waan u samray wanna ka baxay oo waxaan helay ninkii hore boogihiisii oo dhan nin halmar iga daweeya ikoolkooliya 2 ciyaalana waan udhalay kii horana 1baan udhalay lkn wuu igu dayacay Ana waan jeclaa anoo jecel ayaan wiilkale iska guursaday kadibna ilahay ayaa waxaan kaa kawayay kan iigu dhiibay samir wll waad kabuxi dhibatada insha alaah
@imhmd1080
@imhmd1080 2 ай бұрын
Jakaarta idiriska iitaabo soo qabo codsi waaye❤
@Kookobulle-z1m
@Kookobulle-z1m 2 ай бұрын
TEAM KOOKOBULLE FANS ❤
@adnayusuf1632
@adnayusuf1632 25 күн бұрын
Illahy faraj hakuu furo
@ahmeddakir9262
@ahmeddakir9262 2 ай бұрын
inaa warwaeegto wax fiican maaha ,gabadha in gurigooda joogtana wax ka fiican malahan in hudheelada la warwareego iyo in aroosyada la tago oo nimanka gaadhiyada lagu wareego wax fiican miyaa walaahi aduun waxan joognaa xornimo loo yaqaan in hudheelada niman loo raaxo subxan allah
@Najax-n2h
@Najax-n2h 2 ай бұрын
❤sharaf igu noolow qalpi ilahay dhip ka haka dul qad0❤
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom 2 ай бұрын
Mstr Jakarta Waxad soo Qapataa captan baara
@djDeeqsi
@djDeeqsi 2 ай бұрын
Allah ku fududeeyo abaayo
@AbdullahiAbdullahi-n7s
@AbdullahiAbdullahi-n7s Ай бұрын
Magaceyga waa beydan Wxaa ahay gabar daaro eh marke ani inku soxir marwo ahay ani ila nololaneysa😢😢😢😢
@nastehobottan9024
@nastehobottan9024 20 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FadxaAbdi-vb5gf
@FadxaAbdi-vb5gf 2 ай бұрын
Wll ilahay qalbi ha qaboojiyo
@cmalyuunabdinasir
@cmalyuunabdinasir 2 ай бұрын
Alaha ku fudueyo nolosha abyo adiga dhaman inta gbdho e dhib haysto alaah ka dulqaado nolosha hadba wa siday kugu so marto alaah ku sharfo abyo nolosha adag bay ka mid tahay🙏
@ridwaancumar8879
@ridwaancumar8879 2 ай бұрын
Allaha ka dulqado wlshey wan la xanunsaday wlhi 🤲😥
@ahmeddakir9262
@ahmeddakir9262 2 ай бұрын
gabadh walashay oo kale in dhib gaadho ma jecli lkn ciyaalnimo ayaa qaaday waayo waalidku caruurta uunbay wax fiican la rabaan
@muktarmuse7871
@muktarmuse7871 2 ай бұрын
Alle muxu jacaylkiisi ciidagalle laayaya😢
@AbdikhaaliqMohomed
@AbdikhaaliqMohomed 2 ай бұрын
ALLE HA UGARGAARO culeysakana Alle haka dulqaado
@FardawsoIsmail
@FardawsoIsmail 2 ай бұрын
GarabkGa allah hagalo wllo bedel khyrqaba
@SuleimanYassin-j9s
@SuleimanYassin-j9s 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@khadanxusenjama9052
@khadanxusenjama9052 2 ай бұрын
ilaahay dhibka haka saaro maaido mustaqbal wangsan inshallh
@Layla6793
@Layla6793 2 ай бұрын
Ma Sha Allah gabadh dagan quruxna Rabbi siiyey
@djDeeqsi
@djDeeqsi 2 ай бұрын
Wllka ❤
@Samsam-t6y
@Samsam-t6y 2 ай бұрын
ilahi culyska ha ka dulqado byo
@Khadar-tv8pr
@Khadar-tv8pr 2 ай бұрын
Isoo duceeya wllyaal culays ayaan dareemayaye
@dagancali754
@dagancali754 2 ай бұрын
Ax sorry mcnto ilahy haku gargaro abayo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@lakionline06
@lakionline06 2 ай бұрын
Nolosha khurux deeda ayaa ah in wakhtiga adag loo yeesho samir io dul khaad ❤
@SuleimanYassin-j9s
@SuleimanYassin-j9s 2 ай бұрын
Jagarta lakini ridwan isak BA kawar fcn xaga sualaha 😂😂
@cmalyuunabdinasir
@cmalyuunabdinasir 2 ай бұрын
aaa in yarabi🤲🤲🤲
@xamiidasiciid8995
@xamiidasiciid8995 2 ай бұрын
Hala caawiyo inanta shaqo ama qarash halagu caawiyo
@dagancali754
@dagancali754 2 ай бұрын
Hablaha in la cel celiya ma ficna oo hadana ka qasbo kalsoni ba la siya wa lala saxiba 😢😢
@AbdullahiAbdullahi-n7s
@AbdullahiAbdullahi-n7s Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@ibrahimabifarax7820
@ibrahimabifarax7820 2 ай бұрын
Allah ka dul qado
@YaasmiinmakhtalHaji
@YaasmiinmakhtalHaji 2 ай бұрын
Wartu meshanaab meeg🎤uqadatye ma jrkooda😂😂
@FadumoMohamoud-n3h
@FadumoMohamoud-n3h 2 ай бұрын
Safio tusmo bay u egthy gbadhan
@XasanAbdi-v2c
@XasanAbdi-v2c 2 ай бұрын
Rayaan bajaaj pro max 😂
@AftanoHusseinMadey
@AftanoHusseinMadey 2 ай бұрын
Jakarta wankutagera wllh
@Asmo-u8r
@Asmo-u8r 2 ай бұрын
Alha ku siiyo badal qayr qabo kaas nin mahan dadka qaar waqtigaa loga faaidystaa alha nodayo waridkeena wax kasta hooyo nagu rabto allow noodaah alx warid waa hysnah
@MaxamedGude
@MaxamedGude 2 ай бұрын
Tan may waalantay😅😅
@imhmd1080
@imhmd1080 2 ай бұрын
First😂😂
@SawdaCabdulaahi
@SawdaCabdulaahi 2 ай бұрын
😢😢😢😢
@AbdirahmanHassanHussein-u5d
@AbdirahmanHassanHussein-u5d 2 ай бұрын
Keydsane soqabo sxb fanka wax kaweydi
@QuenCaisho-e9i
@QuenCaisho-e9i 2 ай бұрын
Ragu dumurka ma xaqdhowraan😢
@NimcoMaxamuud-i4z
@NimcoMaxamuud-i4z 2 ай бұрын
Jakarta wan kusalamay
@AbdiweiliAdawe
@AbdiweiliAdawe 2 ай бұрын
Culeska Allah ka dul qatha midkle jk7 gawartas igoso hagiji
@AshaOmarAli
@AshaOmarAli 2 ай бұрын
Beeeen baad la cararysaaan
@adnayusuf1632
@adnayusuf1632 25 күн бұрын
Wall bal gabadha hadalka kasug wareysoga soobaro
@MaxamedAmiin-y5n
@MaxamedAmiin-y5n 2 ай бұрын
ᴊɪᴋᴀᴀʀᴛᴏ ɴᴀᴀɢʙᴀᴀᴀ ʟᴀᴡᴀsᴇᴇᴇ ᴍᴀxᴀᴀᴀ ᴋᴀ ᴊɪʀᴀ sᴜ.ᴀᴀsʜᴀᴀᴀ ɪɢᴀ sᴏᴏᴏ ᴊᴀᴡᴀᴀᴀʙsxʙ😅😅😅😅😅😅😅
@niciimaahmed1157
@niciimaahmed1157 2 ай бұрын
Alla tanaa mafooq beenay udhistay jikaarta😂😂😂😂
@NuuneDek
@NuuneDek Ай бұрын
Waxan Kayabay Habaynkii kobad. Ban is guursanay😂
@niciimaahmed1157
@niciimaahmed1157 Ай бұрын
@ 😂😂😂qayl runa kumahadasho
@manaalcabdi924
@manaalcabdi924 2 ай бұрын
Jakarta wn ku salmy
@abdirizakjakaarta
@abdirizakjakaarta 2 ай бұрын
❤❤❤❤wcs
@AshaOmarAli
@AshaOmarAli 2 ай бұрын
War gabdhane waaa beenalay Unad keediiii iydaaa dayacday Caruurtan ay shegayso iydaa ka tahriibtay. Iydaa dibjirada oo walatay. Oo Reer kooda ka walatay. Intay canimo raadinayso. Caruurtada kuu bahan Dhaha ninka ay sheegayso watiii fanan ka raacday.oo iydooo la joogta la furay Naa ceeb ka daa jararkaa Warkaga hayeeee
@niciimaahmed1157
@niciimaahmed1157 2 ай бұрын
Alla mamagidaa Waligeedba Eray runa may sheegin 😂😂😂😂Lkn Intii aqoon waxay rabto haw sheegdee iskadaaa😂
@AsmaMaxamed-fq2uy
@AsmaMaxamed-fq2uy 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂​@@niciimaahmed1157
@ciiseahmed-x4u
@ciiseahmed-x4u 2 ай бұрын
Sxb sare sorry sorry
@abdirahmanhalac7312
@abdirahmanhalac7312 2 ай бұрын
Waxa wyn wxay ka sheekeyneyza 😀😀😀 caanyo
@StareGoat
@StareGoat 2 ай бұрын
Jakratow hgee jogta
@NimcoQaasim-t7h
@NimcoQaasim-t7h 2 ай бұрын
Nawa dhaqoqofotu
@AshaOmarAli
@AshaOmarAli 2 ай бұрын
Ceeeb
@AshaOmarAli
@AshaOmarAli 2 ай бұрын
Beenaleeey
DARTIISA AYAAN DOWLAD DEGAANKA OOGA IMID LAKIN ASAGA SI AAN ...
23:05
#behindthescenes @CrissaJackson
0:11
Happy Kelli
Рет қаралды 27 МЛН
QISADA JAMAAL IYO LUBNAA!!@sawdamqaalib
58:32
Sawda Qaalib
Рет қаралды 94 М.
XALIIMO VS FAARAX || EMOTIONAL DAMAGE WAXBAA KA DHACAY 😢 💔
24:31
FALEEMBO OFFICIAL
Рет қаралды 95 М.