WAA KU BARYAA IGA RAALI NOQO HA IGA TAGIN WAA JECLAHAY SI PUPLIC AH AYAAN U RAALI GALINAA MASER DART

  Рет қаралды 29,367

JAKAARTA7

JAKAARTA7

21 күн бұрын

Пікірлер: 148
@user-yv2ez6xv9q
@user-yv2ez6xv9q 18 күн бұрын
Ilaaahayow usooo celi waa xanuun wallahi waxan camal
@duniyakordahab
@duniyakordahab 19 күн бұрын
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw alle kabaq meel kasta aad joogto ❤
@user-ho1yp5de1y
@user-ho1yp5de1y 11 күн бұрын
Scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw
@Maxamedwaji-fl7ob
@Maxamedwaji-fl7ob 19 күн бұрын
Abaayo walhi qof laga tago matahid lkin wanaga ayaa ku goolaesanee sharafey ❤❤inshaallaah
@mashkookemediachannel
@mashkookemediachannel 20 күн бұрын
Ku sali nabiga scw ❤
@caishahaji8839
@caishahaji8839 20 күн бұрын
Scw❤❤❤
@qararabostd5427
@qararabostd5427 20 күн бұрын
Scw❤❤
@Hassanmohomud-vu9bo
@Hassanmohomud-vu9bo 20 күн бұрын
Scw scw scw
@hajjigulled8710
@hajjigulled8710 20 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@AbshiroNuur-sj3lb
@AbshiroNuur-sj3lb 20 күн бұрын
Scw
@user-qp6zm6ev4r
@user-qp6zm6ev4r 19 күн бұрын
Ismaacilooo sooo laaboo plz 🙏 😢 😭
@Sacdyodaahir
@Sacdyodaahir 20 күн бұрын
Illahay jecel kaga ha kuu soo celiyo abaayo 😢😢😢 Ana keygii ha isoo celiyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@SumayoSaid
@SumayoSaid 20 күн бұрын
ilahow usoo celi waan kubaryaa Wllhi gabadha waa maskiin
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 19 күн бұрын
Jaceyl aan ka rayey waayo qofkii idaneeyaan daneeyaa lee kaan idanayna maan daneeyo dee waa intaas un lkn qof waligaa leysma raacsho dee qofna anigu umaan soojeedaayo waayo maskaxdayda iyo naftayda waan jeclahy 🧠❤🧕👏👏abyo qalbiga Allah kuu dhayo 👏👏
@user-ho1yp5de1y
@user-ho1yp5de1y 11 күн бұрын
Aamin ilaahow usooceli
@BashiirIbraahim-ke4fy
@BashiirIbraahim-ke4fy 19 күн бұрын
Qof waxa jecla ay dharimi karo jeclka qiimah uu liyahy ❤ Wan ku jeclahy qof aan ugahy 🎉🎉
@caskaaxmed4003
@caskaaxmed4003 19 күн бұрын
Cafis wax la dhahaayo ma jiro 😢 gabadhan wax qalad ah ma galin
@YahyeHish
@YahyeHish 19 күн бұрын
Hooyo iyo aabo ma og yihiin inaa video duubeesid 😂😂😂😂
@MunishInaabdala
@MunishInaabdala 13 күн бұрын
Maya😂😊
@abdirahmanmanka6180
@abdirahmanmanka6180 20 күн бұрын
Ismail Sxp qof wlpa Ex wuso maray muhimada wxe aheed inad taarikhda fiiriso mrka gbdha qalad haka galin wll ee gbdha public ku ledhy waa poqor wa jclhy aduunkeyga wye wx wlpa asiga ii ahaa qiimaheeda garo mnta plz kole hda iska indha tirto malina manta aheyn ka shaleyn doonta plz uso laapo poqoradaan wlh lama helo gbdhan okle 100% 5 dunida laga hela 🙏🙏
@NadiiraAbdulaahi
@NadiiraAbdulaahi 19 күн бұрын
Walaalo ilaahay haysku so celiyo
@user-zq5nk5tp2o
@user-zq5nk5tp2o 19 күн бұрын
Wll waa run
@sahraahmed6021
@sahraahmed6021 17 күн бұрын
Jacelka❤ xanuun waayo Ismaciil gabadhan uso laawa plz. 😢. Waxa laga yaba markeey athiga. Ku adkeeyso in ad diib dhanba. Qof saan ku jecel ka wayso athigane. Wlhi. Wan so maraya tano kala. Wa. Qiiro xanuun badan. Abowee plz. Uso laawa plz plz plz plz. 😢😢😢😢😢
@istaahilmaxamad2057
@istaahilmaxamad2057 20 күн бұрын
Naa ismaacilkaa baye iga fadhiisu faraax ha iidabo calaacaline😂😂
@AmiiraCusmaan-uf4su
@AmiiraCusmaan-uf4su 15 күн бұрын
😂😂😂😂
@abdirizakhassan3234
@abdirizakhassan3234 14 күн бұрын
Mashallah walahi qalibiga kahadashay marka hore alaha kusahla mida xikta ismaciilow sxb qof kujecel lamaxumeya ee solaaba sxb
@NadiiraAbdulaahi
@NadiiraAbdulaahi 19 күн бұрын
Waa waxan sheeko u dhaafey Yaa rabi
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 20 күн бұрын
Allaha quluubtaada ha kuu dajiyo. Hana kuu soo celiyo jaceylkaagii
@rahaabdullahi9796
@rahaabdullahi9796 20 күн бұрын
Waa xanuun qofaa jacashahay o asagana kujaclaan waa dib 😢
@user-rf3vu2em9c
@user-rf3vu2em9c 20 күн бұрын
MAxaa qoraalada ax kaad taariikhdooda maxaa u tusi waysey
@saadosuleiman3887
@saadosuleiman3887 19 күн бұрын
Haduu khayr kuleeyahy allah hakusahalo wll illahy wuxu yidhi wax baa jeclaataan aaan khayr idiin lahy mana ogidin waxna waa nacdaan khayr idiin le marka wll illahy ulaabo laba ragcadood o istikhaara tuko sidii khayrkule allah haku waafajiyo abaayo
@farxaanjayte6218
@farxaanjayte6218 7 күн бұрын
Gabadhaan, gabar jaceylhaayo uma elo waa,caan raadis malaha
@muxyadin548
@muxyadin548 20 күн бұрын
Ismaciil usoo laabo wll qabadha waa gabadh masha allh ah
@ayaanjaamacdheeman9706
@ayaanjaamacdheeman9706 9 күн бұрын
Allow u soo celii jacaylkeda🤲😰
@user-rc5ml1dr2c
@user-rc5ml1dr2c 19 күн бұрын
Qooftan anay iskakey jacelanlehet❤
@FatimaAbukar133
@FatimaAbukar133 20 күн бұрын
Alle ha ku soceliyo jcl wa xanunu
@user-gj2rr9lc5o
@user-gj2rr9lc5o 19 күн бұрын
Scw
@SamiraAli-pf8tj
@SamiraAli-pf8tj 20 күн бұрын
Jakarta powe hormar wacan❤
@alkhadiiboffecial7683
@alkhadiiboffecial7683 9 күн бұрын
Erayga Ah. Caawo Ayaaba Kaa Jclaaday Jakaarta Caawo Mise Caawa😂
@HasancigaalDebed
@HasancigaalDebed 19 күн бұрын
Scw❤
@nawaaraomar316
@nawaaraomar316 5 күн бұрын
Hadhow hooyo iyo abbo mxaaa usheeegi dontaaaa😭😂
@user-fh3xu4gt7d
@user-fh3xu4gt7d 15 күн бұрын
Inuu shar kuyaxaye lagayaba ee shib kadex
@MunaMuhammed-ms5lv
@MunaMuhammed-ms5lv 20 күн бұрын
Allah ku soo ceiiyo Abyo 😢
@jaao562
@jaao562 19 күн бұрын
Jcl an jirin hashegin hawatha sare haiskulalin😂😂😂😊
@abdimajid2893
@abdimajid2893 20 күн бұрын
Waxaasaa go,aan ah lkin ninkaa waxaan leeyahay u dabci sxb wuxu waa haween ka dabci bilaah calayk
@Zahromohamed-ey9uj
@Zahromohamed-ey9uj 20 күн бұрын
Wa maskinad qalbi wangsan allha usahl9 key kuhamineyso ugana dhig mid qer leh
@munoxasan2266
@munoxasan2266 5 күн бұрын
Waaku dareemi karaa xanuuna uu lehay jeceelka aniga aniga ilaa hadaa sariir saaranahy iisoo duceeya Sxbta inuu illaah wixi weer Ku jiro I waafajiro 5 bilad AA sariir saaranahy 40 qof hal qof oo ducadiisa la aqbalo ayaa Jira iisoo duceeya plz
@user-rf3vu2em9c
@user-rf3vu2em9c 20 күн бұрын
All ayes on rafah ❤❤😢
@duniyakordahab
@duniyakordahab 19 күн бұрын
Jakaarta ciyaartay nagadaa ina adeerkey❤
@MuscabCabdi-yz6gq
@MuscabCabdi-yz6gq 18 күн бұрын
Abaayo anaa wax walbo kuula diyaar ah ee iska dhaaf kaas😊
@AbshiroNuur-sj3lb
@AbshiroNuur-sj3lb 20 күн бұрын
Allha kuu soo celiyo Abyo 🤲❤😪
@Fardososaid
@Fardososaid 19 күн бұрын
Faraxow sanaaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ilhy haku ceqabo saad ogaa nexesaay gabadaas😭😭😭😭😭😭
@BashiirIbraahim-ke4fy
@BashiirIbraahim-ke4fy 19 күн бұрын
Maxa u habari xaliimo adinka ya idiinka naxiirs xun😢😢
@jaao562
@jaao562 19 күн бұрын
hh maserow abaaha cun😂
@mohamedqoslaaye4782
@mohamedqoslaaye4782 19 күн бұрын
Mar ka Hore wala is qaliyena io kibir Ani hada mida igu Adkeysay Wa Arki Dontan Ayado Sidan cml lo daresay doono 😢
@Abdulfataaah
@Abdulfataaah 14 күн бұрын
Fariimuhu ma kuwo cusub bay ahaayeen mise kuwo hore... haddii ay cusbaayeen wuu saxsan yahay.
@yasina14
@yasina14 18 күн бұрын
3:16 wakala dharakteen.Hdee
@BiriyaHalif
@BiriyaHalif Күн бұрын
Jakarta dhubo soqabo markale pls
@FartuunMaxamuud-qg8he
@FartuunMaxamuud-qg8he 20 күн бұрын
Sida niyadada rabto allaha ku sahlo abyo ismail plz so labto wll adigo wxi dhacay ka iska ilobayo anyway guleso quruxey
@user-ng9sk1lb2r
@user-ng9sk1lb2r 18 күн бұрын
Alle hakuso celiyo jecelkada
@SamiraAli-pf8tj
@SamiraAli-pf8tj 20 күн бұрын
Ismacil gbdha u laabo❤🎉
@-fy8ff
@-fy8ff 17 күн бұрын
Dumarow please qalpigiina xirta 😢
@sofiyasaid528
@sofiyasaid528 16 күн бұрын
doqon qimahaaga garo intaad nin naftaada ka hor marinayso hasugin inuu kusoo laabto
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 20 күн бұрын
Taasi waalli ahaa !
@maarigcabdi4687
@maarigcabdi4687 17 күн бұрын
Isamciil beedeyyy
@haniahmedwarsame9951
@haniahmedwarsame9951 8 күн бұрын
Sorry abayo Allah haku so celiyo
@maarigcabdi4687
@maarigcabdi4687 17 күн бұрын
Aniga weeye ismaaciil ku ma soo noqonaayoh 😅
@huska2077
@huska2077 19 күн бұрын
Part 2
@husseinmahamed4154
@husseinmahamed4154 19 күн бұрын
Kaaa maserow waayo iskaa daaa
@user-oz4ih6im2d
@user-oz4ih6im2d 19 күн бұрын
Ismaaciil
@ogaalmaal9898
@ogaalmaal9898 19 күн бұрын
Ismaail sxb qoftaan ka dhamaw 😮
@Maxamedwaji-fl7ob
@Maxamedwaji-fl7ob 19 күн бұрын
❤❤❤❤
@CaashoCali-qi1kr
@CaashoCali-qi1kr 18 күн бұрын
😭😭😭😭
@KUUNICadde
@KUUNICadde 19 күн бұрын
Aniso❤❤ex ka ee shegeso ani waaye waad iqiyaantay sida aad iigashay aa adigana lagu yelay wanku faraxsanahay ....ismacil guul wcn pro
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 19 күн бұрын
Bisinka seed wax yeeshay dee😂😂😂
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 20 күн бұрын
Wlley dhulkaa xa is ku dhiikin wxas horee uku soco , xaa u joojin naftada haa duleyn , in badan wx wn jacelnaa lkn daba orod mana qanoo , sharaftaa iyaa ka sareysaa jacel iyo wxas 😊
@MaaidaShariif-sy7yw
@MaaidaShariif-sy7yw 20 күн бұрын
Naa maxa ku falee haduba ka tagay
@cabdirahmancali2545
@cabdirahmancali2545 14 күн бұрын
😢
@AhmedMohamed-wg2gj
@AhmedMohamed-wg2gj 13 күн бұрын
Waxaan fahmi waaayey ex buu ahaaa waana la igu arkey messengerka wax uga qorey wuu arkey hade adaaa ninkaaa gacantaada isaga fogeeyey wlll nin masery badan kheyr maleh😊
@samsamegeh9795
@samsamegeh9795 19 күн бұрын
Hadad si walba wax uga dhaadhicisey oo ku aamini waayey Markii horeba kumu rabin Qalad yar ku raadinayey 😢
@quenwafa7790
@quenwafa7790 19 күн бұрын
iLahaY Qalpiga hakaga rebo
@user-qd7dn6ed8e
@user-qd7dn6ed8e 19 күн бұрын
😢😢
@teacher.abdiazizhassanhagikiim
@teacher.abdiazizhassanhagikiim 18 күн бұрын
Kan ani camal waaye wlhi
@LIIBAANABUUKAR-fe4ec
@LIIBAANABUUKAR-fe4ec 20 күн бұрын
Ravi noqo abyo❤❤❤
@zuhurismail4408
@zuhurismail4408 8 күн бұрын
Abyo Horta Adunka waxkasto wax ka muhimsan sharaftada iyo qimaha naftada intas marka laga tago jecelka xanun waye sax lkn abyo mahan inat isbahdishid oo Adunka oo dhan ad tusiisid dhibka ku heeto wlahi intaa qof Bila Adam ah tuugi lehet oo uu kugu sii kibri laha ilahey iska tuug labo rakac tuko ilaheh barii lkn san maficno wlahi qofka dacifnimadad Wuu Kaga fiideysanaya anyway ilahyey qalbiga haku qabojiyo
@cabdirahmancali2545
@cabdirahmancali2545 14 күн бұрын
😢😢😢😢
@user-su1kv8eb8h
@user-su1kv8eb8h 18 күн бұрын
😢😢😢
@nassahali2162
@nassahali2162 20 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@XajkaBoy
@XajkaBoy 18 күн бұрын
Qof wax jecel indho.ma laha❤😊
@user-ex6cx8yn9c
@user-ex6cx8yn9c 14 күн бұрын
Ala mxy dhibaato hysataa hablah allow kuso celi abwe😢😢
@user-ms2fk4vt6g
@user-ms2fk4vt6g 19 күн бұрын
Ana ku jecel abayo ❤😢😢😢😢
@user-kf4pz6pn6w
@user-kf4pz6pn6w 17 күн бұрын
ismacli uso noqo gabdha ❤❤
@abdiaziizraage
@abdiaziizraage 20 күн бұрын
qoftaan dahab weeye ee ii sheega numberkeeda qoftaanookle dhif iyo naadir kuthy dunarka soomaliyeed ayadookle walama helaan eee only dumarka inta wanagsan ayaa laga doortaye igusooleemiya pls plz
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 18 күн бұрын
Aakhiru zaman naag nin u calacaleyso nacuudu BiLLAAH
@c.fitaaxyare790
@c.fitaaxyare790 20 күн бұрын
maskin wye gadhaban😢
@HasancigaalDebed
@HasancigaalDebed 19 күн бұрын
18:27
@xudaybiyomohamed8714
@xudaybiyomohamed8714 20 күн бұрын
Please qofka sheekda marka hore ka dhageyso
@QureeshaAbdilaahi
@QureeshaAbdilaahi 6 күн бұрын
Alow usoo celi
@BashiirIbraahim-ke4fy
@BashiirIbraahim-ke4fy 19 күн бұрын
Adiga wicista ka badiyay sappto ah hada malinke wici lahiid Kuma usan naciin e waxan rajina inu koso labto 🎉🎉😂😂
@umacaaisha1041
@umacaaisha1041 19 күн бұрын
Dhuubo dhaxyar u cod ekaa gabadhaan
@muniirmaxamed4446
@muniirmaxamed4446 17 күн бұрын
Horta jcyl muu jiraa ?😅
@Zakariayissack
@Zakariayissack 19 күн бұрын
Wll sare iso laabo gabadha
@TmT301
@TmT301 17 күн бұрын
waxaan kunoolahey canada 🇨🇦 balan anaa guurkeeda diyaar uah waa hadey diyar thy❤
@Aishaahmedahmed-ep9vl
@Aishaahmedahmed-ep9vl 17 күн бұрын
War Ana Joga Saxib
@user-vb3ef5bi8c
@user-vb3ef5bi8c 18 күн бұрын
Aniga qisadayda shiidka iyo lacg LA aanta yaan ugawaramaa😂
@aminaahmed429
@aminaahmed429 18 күн бұрын
Ila Haye ha kahslo hadu qof daacad kuyahye lkn isaga nolshada kuma xirna wax walba wa calafa
@mohamedabdullahi664
@mohamedabdullahi664 17 күн бұрын
imagen ninkas hadii ay calaf isku yeelan wayaan ninka qofta guursan dono wlhi wuu iga geesisan yahay aniga waba walan lahaa wlhi ilahey kaas igama dhigo😢
@FartinAhmed4ever
@FartinAhmed4ever 14 күн бұрын
Sabab? Ma qaladba u aragta inay hortaa qof sojecleed wax ween ma ahan wa dumar sida rabtid Ada kadhigan karo jcylkay u qaday kabadan way ku qadi kartaa wanag hadad kula dhaqanto wad hantin kartaa wlhi
@Hibajamaa1122
@Hibajamaa1122 19 күн бұрын
Alla yarkaan maxaa nacay 😂😂😂 war wax caadi ah laimow waxaas wax ma ahaa
@user-sd4gp6fu6z
@user-sd4gp6fu6z 20 күн бұрын
Sorry abayo😢
@user-ql8fe5ik9e
@user-ql8fe5ik9e 20 күн бұрын
😂😂😂😂
@AbdisacidOmar
@AbdisacidOmar 18 күн бұрын
Ismail solabo sxp❤❤
@user-wz7io2in4k
@user-wz7io2in4k 19 күн бұрын
sorry 😭😭😭😭abyo mcnto
@zainabnoor6091
@zainabnoor6091 19 күн бұрын
Wn kaxu Mahy Walashy sori💔
@BashiirIbraahim-ke4fy
@BashiirIbraahim-ke4fy 19 күн бұрын
Qof aan aniga ugahy maba umaliso inan jeclahy dofarta Maba uga jeclka aan u qabo 😂😂😂😂 wanku jeclahy een een een een
@XeyleMaxamed
@XeyleMaxamed 18 күн бұрын
Aniga i maw jcela ku siina😊
@MiiraMohamed-vr1tm
@MiiraMohamed-vr1tm 20 күн бұрын
Wana cewesi xaliimo😂
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 118 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 101 МЛН
Shaykh Uthman And Sneako Visit Mecca! 🕋
13:19
Thekingmalik
Рет қаралды 19 М.
Si kale Ma u Taqaan Sihaamiita || Podcast season1 Episode 3
31:57
""waxaan gaadhay heer aan ragii soomaliyeed ka aamin baxo". Qisada Marwo
50:29
NAAGTI NAF & MAAL UHURAY AYAN UTAGAY AYADO NIN KALE LAJIFO
35:10
Ridhwan Issack
Рет қаралды 636 М.
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Sabeel Ahmed
Рет қаралды 865 М.
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН