SECURITY COUNCIL O SHEEGAY XASAN & KOOXDIISA INAY ARAGAGIXISO YIHIIN & DACWAD LAGA GUDBIYAY,

  Рет қаралды 25,358

Abdifatah Boodhari

Abdifatah Boodhari

Күн бұрын

Пікірлер: 98
@Dhagaxbuur-k4q
@Dhagaxbuur-k4q 2 ай бұрын
Insha Allaah guuuuuuuuuuul iyo gobanimo mareexaan❤❤❤❤❤❤
@Jama-ny3xy
@Jama-ny3xy 2 ай бұрын
Abdi Fataax Boodhari is a real one
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 ай бұрын
Hasan illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 2 ай бұрын
Subxana allah, walal habaarka ma fiicna ee iska daa. Qofka mucaarad waadku noqon kartaa lakin habaarka ma wanaagsana.
@mohamednur1696
@mohamednur1696 2 ай бұрын
WLL HADDII WAXA LAGU CIYAARAYAA YIHIIN DAD MAATA AH OO LAYSKU LAYNAYO ASAADAN AWOOD AAD WAX KAGA QABATID LAHAYN CALAYHIM MINALLAAHI MAA YASTAXIQUUN AYAA LA YIDHAAHDO AYAA HABBOON HADDII TOOS LOO HABAARANA WAXBA KUMA JABNA MIDDA KALE WALAAL IYADOON QABIIL GAAR AH LOO JEEDIN WAXAA MAANTA SOOMAALI WAXAA HORBOODAYA WAA MUNAAFAQIIN DAF KALE U SHAQEEYAA DALKA IYO DADKANA AAN DAN KA LAHAYN ILAAHAY DHAMMAAN HANNAGA QABTO OO DAD WADDANIYIIN IIMAAN LEH ALLOOW NOO KEEN MAANTA XALANE AYAA DAL IYO DADBA LAYNAGA XUKUMAA OO GAFUUR CULUS IYO GAALADA CADDII XAL INNOOMA HAYAAN ,HADDA OGOW OO MA IHI WALLAAHI KUWA TAAGEERA KUWANI AFKA DUUBTA❤❤😂😂​@@maryanmohameddirie2043
@jamasaid6787
@jamasaid6787 2 ай бұрын
Salaan qaaliya A, boodhari darwiish darwiish dhalay halkaa kahaay Geesiga sanadka ilaahay Haku xafido Aamin Aamin maasha Allaah 🎉 🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@MrQalay2005
@MrQalay2005 2 ай бұрын
👍👍👍
@HassanSheikh-v6p
@HassanSheikh-v6p 2 ай бұрын
Egey
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 ай бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah 🙏❤💯 VIVA Sade It's not so easy 🦁Mareexan waa lamtabta MAreexaanow hubka ilahayidiin keenay haku ciyaaarinina ee isku dafacaoo dhulkina kuxejiya Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah🙏🦁👍❤🐎💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 ай бұрын
Security Council wa run kooxda wa argixisada damajid shbb dacish xasan gorgurde familykisa marxun xamza liban shuqul mahad sanbolshe sadaq jon argixisada damajid shbb dacish
@CabdiFaarax-o9o
@CabdiFaarax-o9o 2 ай бұрын
Masha allh guuuuuuul iyo geesi nimo insha allh hado alle yira
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 2 ай бұрын
Moryaanta ha laka baqto wadanka imaanka Allah kaqaado
@Cnasser14omaarELmi
@Cnasser14omaarELmi 2 ай бұрын
Boodhariga caashaqa 😂😂😂team xasan dhiiqo ilaahaya haka qapto
@NimcoXasancali-vm8zb
@NimcoXasancali-vm8zb 2 ай бұрын
Xafidu laah cabdi fitaax boodhari runsheeg waa ale wehelkii guul iyo gobanimo shanta daarod aaamiin
@SonSharib
@SonSharib 2 ай бұрын
ماشاءالله الله اكبر ولله الحمد
@Xalad.degdeg.ahmedia
@Xalad.degdeg.ahmedia 2 ай бұрын
Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN ❤❤❤
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 2 ай бұрын
Waa yaab, madaxwayninimo ka dooro mooryaanimo. Ciidankii qaranka ka dooro macawisleey. Qaranimo ka dooro QABIIL. Waa waxa uu ku suntan yahay Xasan Dhiiqo.
@khadijakhalif3837
@khadijakhalif3837 2 ай бұрын
My best yutuber
@HassanSheikh-v6p
@HassanSheikh-v6p 2 ай бұрын
Egey egey
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 ай бұрын
Xasan dhiiqo iyo kooxodiisa waa shabaab waa in la iska qabata😉
@DhammeDheyne
@DhammeDheyne 2 ай бұрын
Ad iyo Ad Abwane
@sakiamino1261
@sakiamino1261 2 ай бұрын
Guuuuleso brother
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 2 ай бұрын
Guuuuul gobanimo that’s right
@MunaAdan-z4z
@MunaAdan-z4z 2 ай бұрын
May 7saban Ku dhuftaan diyaaradd
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 2 ай бұрын
Niman saacaddii kaga fariisatay 1991 oo aan fahamsanayn in ay madax yihiin.
@Mahadcali-y4j
@Mahadcali-y4j 2 ай бұрын
MasAllah qaniimo cusub coming soon
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 2 ай бұрын
Xasbunallah wanicma wakiil
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 2 ай бұрын
Xassan munafaq gurgurte kow Ka yahay mareexan wa diyar dagaalka WA inad daanwayne Gala Dagaalka D5 😮😮😮
@ubahguled5047
@ubahguled5047 2 ай бұрын
Soo soco siraad sidaad doonto waad heliye. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@cabdikariimsharmake5953
@cabdikariimsharmake5953 2 ай бұрын
Kkkkkkkk funny
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 2 ай бұрын
Sxb xasan iyo fiqi iyo kuwa kuxeeran waa ciil qabayaal waxey aaminsanyihiin UNC ee ma aaminsana dowladnimo
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 2 ай бұрын
That’s right
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Mareexaan maanta ciidanka dowlad ku sheega waa ka awood badan yahay,Daarood hadii ay u socdeen,marka hore Mareexaan sidii ay ku dhaafi lahaayeen haa is weydiyaan.
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Mooryaantu qorshihii ay inoo suubisteen iyakay la gadoontay,Allah waa caadil.
@OsmanAbdikarim
@OsmanAbdikarim 2 ай бұрын
Ilaa quburihii
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
War qabiiladi baaba nabad iyo caano noqday oo hubki lagu aaminay halka dowladi laga aamin baxay yacni dowladi ba dadki laynaysa waayo xasuuqi sool xasan munaafiq ba kuniray
@ArashiidFaarax
@ArashiidFaarax 2 ай бұрын
Asc umada soomaaliyeed waan salaamaa waa xaqiiq in xasan sh oyo. Tiimkiisa aylashaqaystaa allshabaab iyo kuwo kale argagixisp caalami ah ninkaan ogayn waaba uma baryin hadana waxaa sii cadeeyey hubka caabudwaaq alle ayaa kashifay oo adoomada alle alee ayaa ilaashada lama dulmiyi karo
@waberihassan7867
@waberihassan7867 2 ай бұрын
Sadiq john wa eey hadalka ismail omar iyo hassan sheik ayu kuu shegaya ismail omar si xun ayan uu dileyna hada nacneey reer Djibouti umada somaliyed waxan uu sheegaya hassan sheik hala iska qabto iyaka aya ka wada dambeya arinta hubka reer caabudwaaq hubka habed pistol 🔫 ah yala bixin ishaallah cadawga shabab iyo wixi so racoo iska difac nabada caabudwaaq na ilaliya is jeceelada na walalayaal salan sare from Djibouti nolada ❤️
@امةالله-ج6و4ي
@امةالله-ج6و4ي 2 ай бұрын
Laa xowla walaa quwata ilaa bilaah xasbuna laah wa nicmal wakiil
@SagalMohaned
@SagalMohaned 2 ай бұрын
C fataaxoow war waxma tarayee daarrood weyne hasameystaan dowlad ilayn dhul allaabsiiyaye
@kiinadan6786
@kiinadan6786 2 ай бұрын
Walaahi waa mooryaan shabaab aabahood! Ilaahay ummada haka qabto! Sadex qabiil bay rabeen inay cunaan mid afraadna way u tirrisayeen! 3 da qabiil ee kawaanka u saadhnaa waa Mareexaan, Xawaadle iyo Leelkase, Majeerteena way u ula uruursanayeen! Ilaahay waa caadile way la rogmatay!🤣🤣
@OsmanAbdikarim
@OsmanAbdikarim 2 ай бұрын
Ciyaalkii anagay nala jogaan
@SagalMohaned
@SagalMohaned 2 ай бұрын
WAAR SOMALIYEY WAAN IDIN SALAMAYAA INTIINA XALASHA AH FAATAXO 4 4TA AH HALOO MARO MORYANTAN ALAHA NAGA QABTE AAAAMIIIIIN 34SANO AYA LAMARAYA IYO DAL IYO DA BAA BA AY
@abdijamac6270
@abdijamac6270 2 ай бұрын
LAAN-GAAB.. shibdheh😂
@SagalMohaned
@SagalMohaned 2 ай бұрын
HAWIYE QOR QOR UGU ROON INLA QAARAJIYANA LA RABAY
@rodajama7111
@rodajama7111 2 ай бұрын
Boodhari, waa run intii dowlad sax ah lagaheleyo waa in dadka somalida oo dhan in ay is ilaaliyan, Howiye iyo Daraadna waa in ay heshiiyaan si dhibtan looga baxa.
@cabdikariimsharmake5953
@cabdikariimsharmake5953 2 ай бұрын
Munaafaq macnahiisa ma taqaanaa
@abobasement346
@abobasement346 2 ай бұрын
Nacladih ha ku dhacdoh Argagixisadah u hogamiyoh xasan moryan iyo irir samaleh ilahay bah kah shifay waxaan u shegayah marexankah cabud waq inay isku difacan hubkah waxan kalo u shegayah xasan moryan iyo villa family lacagtah ay so dhiben waa falsoh waxan kalo u shegayah marexan kah ku nol yurub sibah kuwah ku nol Americah inay ku furan dacwad moryantah
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 2 ай бұрын
Soomaali oo dhan waa (marixaan) haddii ay isku deydo ( Villa hawiye) in colaadiso ummaddaas xallasha ah : dab iyo biyaa loo kala bixi doonaa
@sadam1318
@sadam1318 2 ай бұрын
mareexaan macawisleyduu hadee ka mid yahay ee ka baxsada dheh
@AbdikadirOmer-sc7ec
@AbdikadirOmer-sc7ec 2 ай бұрын
HORE AYAAN UGA HADLAY KOOXDAN MAAFIYADA AH XASAN WAA ADEEGE ISAGA LAFTIISA AYAA DHIBANE U AH KOOXDAN MAANTA OGAADA INAY IS MIIDAAMIN BILAABAYAAN . MEEL KU QORO
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 2 ай бұрын
Waa siday tahay
@SPharaoh
@SPharaoh 2 ай бұрын
Hubka waxaa soo dhiibay Jabuuti. itoobiya hub ma bixiso. Wali waxaa go’doon ku jira 2 candho meydle oo hub ku raran $9 milyan ah. Waxay ku sugan yihiin dhul Absame ee hala dhaco.
@fardowsoxassan2605
@fardowsoxassan2605 2 ай бұрын
Huka guuuuuuuuuuuuuuuuuil ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@OsmanAbdikarim
@OsmanAbdikarim 2 ай бұрын
Wallee ilasoo xieiir
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Reer Caabudwaaq waxay leeyihiin hubkaasi waa hub Daarood, Leelkase, Dhulbahante iyo Majeerteenba wuu gaarayaa insha Allah. Faysal faaruq kaadi baa ka socotaa.
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 2 ай бұрын
D5 hubka gacanta Mareexaan ku jira isku halleeya waa hubkiina! From Gedo
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
@@Madaxey-r2f war aniguba Gawraar ayàan ka i mid,haddi aad garanayso.
@sadam1318
@sadam1318 2 ай бұрын
waa kooxdii munaafiqiinta ahaa
@maryammohammed1605
@maryammohammed1605 2 ай бұрын
BOODHARI EFKAADA CAANO LAGUQABAY IFTIIMINTA XAQIQA XASAN DHIIQO
@geenyodila9095
@geenyodila9095 2 ай бұрын
May soo ridan tuugada dhiiga dadka dhuuqay oo madhargayaasha ah xasan dhalay war soo rida diyaarada
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Xasan Gurguurte hadda banaanka uma bixin Karo,qoriga khatarta ah ayuu ka cabsanayaa, Xabsi Guri ayuu galayaa wixii hadda ka dambeeya.
@cosobtayeegtayeeg9214
@cosobtayeegtayeeg9214 2 ай бұрын
War ka Sanbalollshe waxaas ma galo
@calidaclood5205
@calidaclood5205 2 ай бұрын
Boodheriyow Diyaaradahaas halagu toogto Qoryihii Shaashuutarada ahaa.
@sadam1318
@sadam1318 2 ай бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 2 ай бұрын
😂😂😂😂damaraahaan dhulkaa usoodagah ficnaan lahaaydaah hadaay noqooto damaaro iyo darood
@AishaAli-ck3zc
@AishaAli-ck3zc 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😮😮😮😮 MUDANE XASAN TUUG KUMA TALA GELIN INUU XILKA WAREEJIYO LAAKIISE WAXA UU RABAA INUU MACALIMKIISA ISMAACIIL HOROR SALAADA KU XIDHO OO XABAALI XILKA KALA WAREEGTO.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
FARTAAG HALA CAYRIYO😂
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk 2 ай бұрын
Mey ku guban diyarada marexan wa dab...iyaga isku filan...moryanta....wy. isaga filenyihin ...🙂
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 2 ай бұрын
Hadalkaaga macno ma leh ileyn cidii ayaa tahay iska hadalka
@بدلعامر
@بدلعامر 2 ай бұрын
Ader maxaad somaliwaan dawlada waain. Lakadhawaqa goorawa puataland khala moqodhasho barlamanka goomaloodk laka sara
@DalabMaxamed-nc7pm
@DalabMaxamed-nc7pm 2 ай бұрын
Doodi maheysaa ciidankii muuse u direy itoobiya inloosoo tababaro amxaaradii yaaleysey
@Mza122
@Mza122 2 ай бұрын
Xasan xabaalo qod. Iimaan laawe, ma xishoode, umula doox.
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 2 ай бұрын
ILAAHAAY ADUUNKA IDINKU OLOLI DHEH 17MILYAN OO UMADU KABAAHAN YIHIIN MEESHAY KA QUUDIN LAHAAYEEN BAY HUB KU ASQAYSIINAYAAN ,, RIBIGEEN BAA NOO DHEX AH OO UMADA KA QABANAYA WAR SOOMAALIYEY GOORMAAD QABYAALADA KA BARAARUGAYSAAN ADUUNKEY NAGU CADAABEEN NIMANKAAN HAWIYE OO DHIIGEENEY KU BARAAREEN NOOMANA NAXAYAAN SOOMAALIYEY WAY NA ROGAYAAN ILAAHAAY ROGOOYIN .
@mohamedissack9050
@mohamedissack9050 2 ай бұрын
Qowlistayasha xaliska qabto
@casalasal6466
@casalasal6466 2 ай бұрын
Halayska qabto
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
SHIRKOODII SHALAY IYO WARAAQAHA AY SOO SAAREEN WARBA UMA TARAYAAN😂. BEENTOODA WAA LALA SOCDAA😂
@ALI-em3me
@ALI-em3me 2 ай бұрын
xasan tuug majerteen aya kursiga saaray waxwalba u geystana majerteen aya ka masuula warki o kooban
@sadam1318
@sadam1318 2 ай бұрын
tuugadaas mad madow ee mooriyaanta ah ayuu dhiibaayaa tuuga mareegaha leh
@ubahguled5047
@ubahguled5047 2 ай бұрын
Xassan munaafaq. Geed walba cuntaye geed xaraar goy. Waxaad daarood nacaybkooda ku seexataba. Maanta daarood baa hurda la, aan iyo haratag bay kugu rideen. Ar Dhiiqay cagaha kuugeliyeen Maxkamada aduunkana waanu kaa dacwaynay. Ogow
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
WAR CIDANKA OO QURA MEESHA UMA JOOGAANE HUB KALAYSOO WATAAN OO SUGAYAAN. SHACABKOW LA SOCDA😂
@BarodiirMadaxeey
@BarodiirMadaxeey 2 ай бұрын
Runtaada iyo beentaada yaa kala yaqaan
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
CAALAMKA U SHEEGA IN AY ILIKOPTARKA KU DOONTEEN HUB LALE OO AYSOO WATAAN😂. SATELLITE 🛰 BAA CAALAMKU KALA SOCONAYAA😂
@awalehdouksieh8940
@awalehdouksieh8940 2 ай бұрын
Allah Hassan gurgurte iyo Ismael Omar Guelleh doofar 🐷 haa kaa qabto oumada somali. Somalia 🇸🇴 haa Nolato.🇸🇴🇩🇯☝️
@Mza122
@Mza122 2 ай бұрын
Xasan sheekh Maxamuud tuug Ilaahay ka furtay oo weliba iimaan la' doqoniino weynna u weheliso. Noocaasi madaxwene ma aha inuu noqdo.
@sadam1318
@sadam1318 2 ай бұрын
boodhari ku jecliyaa noolow
@soraya.a7956
@soraya.a7956 2 ай бұрын
Abiy ayaa u soo dhiibay adoonkiisii farmajo ee umadaas ha qixin meesha igu soo carar mahee ileen waa galgaduude
@MASTERFOURMARKS-me2kd
@MASTERFOURMARKS-me2kd 2 ай бұрын
Ahlunaar baa tehee
@kamalabdi2755
@kamalabdi2755 2 ай бұрын
Adiga ahlunaar Wil
@macrobian89
@macrobian89 2 ай бұрын
Oo adiga yaa jannadii kuugu bishaareeyey
@FasdumoMaxamuud-me3du
@FasdumoMaxamuud-me3du 2 ай бұрын
Been
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,7 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 77 МЛН
Fahad Yaasiin wareysigiisa maxaa ka run ah hadaladiisa
56:16
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 276 М.
NAARAHAA LA ISKA WARAABINAYAA (4807)
2:48:04
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 10 М.
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,7 МЛН