ASC Subahanallah Allahu Akbar 🙏💯Dhulbahante waa 5D waa lamatabtan MY Allah protect them Cidanka Darawiishta SSC KH Guul Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🦁🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Absolutely waa runtiis abdifitaahow kalabax kitabkaa qabtah ceerigaabo harti ama argagixisada idoor absolutely
@FaraxFaraxlabarab-dz3rd7 күн бұрын
Inadan weynow miya lagu kufsuday 😢😢😢😢😢😢
@MuniirmuxiyadinMuniir12320 күн бұрын
Cirku intu ku jiraa nabadu ku jirta idor
@alijama6723Ай бұрын
BILI LIQAA TIHIIN MUKH MAARAD BAA TIHIIN
@calishaakir1Ай бұрын
CEERI IYO CAYNABA HARTI AMA DAAROOD BAA LEH.... MAAMULKA SSC BAANA KHALAD GASHAY MARKAY CIIDANKII IS HORTAAGEEN EE AY NABAD UUN KU DHAWAAQAYEEN INTA LOOSOO HUB URURSANAYEY AYEY SUGAYEEN.. !!!!
@zamzamali4347Ай бұрын
Laascaanood habarjeclo ayaa jooga laga waayey geerida iy maxaabiistana iyagaa u badnaa maantana muuse ismaacil oo magaalo iska daaye an tuulo lahayn baa laga kari layahay ceerigaabo dhiniciina nabad ku jooga bal xagay tegayaan haddii lagu dagaalamo iidoor markuu dagan yahay buu Allah yaqaane ha lays dilo dagaal waxaan ahayn daawo lagu waaye khayr insha Allah hartiyoow guul iyo gobonimo
@ASMAAHMED-sh9ho29 күн бұрын
Maxaa yaala waxaa ka soo horeeya rag maah ma xashiish baa. Haddii nabada diidan sheekadu tii laascaanood noqon mayso bariiska xaydha leh maw baratay . Nabada ninkii diida baa wax ku la,a.
waxaan ilaahay uga rajaynayaa Daarood ceerigaabo hadey maqlaan nabada been beenta ahee iidoor inaan ilaahay mid ka reebin 😡😡😡😡😡😡
@kskksshjks1931Ай бұрын
Af hayeenka naar afuifka😂😂😂
@faizam523Ай бұрын
Walee Boodhari iidoor si fiican buu u yaqaan. Iidoor kiisa galbeed dega iyo kiisa bari degaba waa munaafiqiin, inta dhagarta ku horeeyaan bey marka leyska ceshana ay ala bariga iyo nabad raadinta kaaga horeeyaan oo ku waashaan waala wada dhashey oo marka hore miyey dhoohan yihiin ma marka lagu garto munaafaqnimada ee leyska cesho bey xasuustaan in wax leysku ahaa.
BOODHARI CEERI LABA DAAMOOD MALAHA EE ADIGU HA U HIBAYNIN OO JOOJI KALADAAS...!!!!
@abdiazizali9573Ай бұрын
🎉❤🎉
@Lightyagami560Ай бұрын
Dumarkan masaskiinta ah ee qurbah jooga ee bishu markay dhamaanayso lacagta kaga raadisaansi ay u soo dirasn ceerigaabo ayaanu galaynaa ceerigaabo awoogaa haduu qabsan waayay adigun qabsan maysid beent faanja jooji
@Mideye157Ай бұрын
Doofar Ma Daahiro. Idoor wa Idoor Marka u horaysa Horgalada ha la cidhib tiro, magaladan waa in la kala qaybiyo oo nin walba meeshisa xukumto aan ahayn ninki shalay yimid ba isaga guuri
@masaai-cw4lzАй бұрын
WAR HARTIYOW WAXAANI SOMALI MA AH OO WLHI AH EE KASAARA CEERIGAABO LABADA DAAMODBA IIDOOR HARGEYSA IYO BURCO INLA ISUGUGEEYA MOOYEE XASUUQ JOOJIN MAHAYAAN. IHARTIYOW SOMALI DIUDKA WADANKA KA SAARA
Kkkkk dhulbahanta miyaa darood kula noqday waa lafyar oo harti kabaxda ee iska celi waxba darood ha waacan
@batulasmail8261Ай бұрын
Daarood Nabaday soo dhaweeyaan wax Lagu balamayna kama baxaan. Markay taagto goobaha Dagaal way Gacan Sareeyaan. Fulaygaa Nabada diido Marka Afka Lagu dhuftana ooyo
@HakiimHakiim-t8pАй бұрын
Orom 😂 abuu gandha
@saleebanali2905Ай бұрын
WAR WAAD FAANAYSAA UN E SOO SOCO WAAD ISKU BUUQDAY SOO GAL DAGAALKA